Тёмный

2-WIIL | OO TOOREEY LAGALA DAALAY | CABSI CABSI | UK RIOTS 

BRIT SOMALI TV
Подписаться 528 тыс.
Просмотров 65 тыс.
50% 1

2-WIIL OO YAR YAR IYO GABAR SOMALIYED OO TOOREEY LAGALA DAALAY | CABSI CABSI UK MARKHAATIGA NOOL • 2-WIIL | OO TOOREEY LA...
Election Live Updates: Harris Meets With V.P. Finalists in Pivotal Test of Chemistry
Kamala Harris was conducting interviews in Washington with top contenders to be her running mate - including Senator Mark Kelly of Arizona and Govs. Tim Walz of Minnesota and Josh Shapiro of Pennsylvania.n SOURCE: NYT

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 87   
@SamiiraXiiray
@SamiiraXiiray Месяц назад
SUBXAANALAAH SUBXAANALAAH ILAAHOW DAALIMIINTA SHARKODA NAGA QABO YAAWADUUD AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 Месяц назад
DAL DADOOW DAREEN KU JOOG WAAYE. Allow idinka wada badbaadi shartooda. Dalkeeniina nabad diid arxanlaawayaal ah iyo dawlad faashil ah ayaa ka jirtee, Eeboow Allow na amaanayeel.🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Месяц назад
Allahuma ameen yaarabi
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc Месяц назад
Subxaanallaah,intii shar wada ilaahay sharkooda ha KUCELIYO aamiin aamiin yaarabi
@jammane3880
@jammane3880 Месяц назад
Alaabtii S.Africa miyey Europeankii bilaabeen way kululaadeen inay weeraro waaweyn ku qaadeen baa dhicikarta somaliyey Be careful wherever your Dal Aanad lahayni waa Dareen ku joog
@John-mu3vy
@John-mu3vy Месяц назад
Fantastic show as always Mr Abdihafid Xaaji thanks ❤
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Месяц назад
بسم الله الرحمن الرحيم Ilaahay musliminta ha badbaadiyo
@Caliya7
@Caliya7 Месяц назад
Subxaanallaah, Illaahow sharkoda naga badbaadi Dalkenina Nabadwarta oon welwel laheyn nogadhig Yaa Allaah. Somali meel ay ubaxsato majirto Dalkenii dulibaa kuhabsadey Debaduna waa dareen kujoog.
@munaaden9549
@munaaden9549 Месяц назад
Ilaahay ha badbaadiyo umada
@user-qg7rl6yu4m
@user-qg7rl6yu4m Месяц назад
Illaahow islamka badbaadi Mel kastay joogaan aamiin yaa rabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@AliHaybe-w1y
@AliHaybe-w1y Месяц назад
Ilaahay hanaga qaboojiyo, bi'idmilaah.
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Месяц назад
Bismillaahi raxmaan raxiim,allaah ha inaga nabad gesho musiibada ay la wareegayaan cadaanka gadooday ee cunsuriyiinta ah.
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc Месяц назад
Subxamallah illaahow nagu xifdi dhulalkaan qarbiga oo dhulkeenii hooyo nabad nooga dhig yaa rabi
@saidasultan6826
@saidasultan6826 Месяц назад
Ilahay Swt Hana Qabto
@DeeqoTaqal33
@DeeqoTaqal33 Месяц назад
Subxanaalaahi ya raaaaabi adiga awoda iska leh
@samirasahra1747
@samirasahra1747 28 дней назад
Gabdhaha.3.da.AH..SomaaLi..Miyaa
@Primecaseer
@Primecaseer Месяц назад
Thanks for the information 👏🏾
@ahmedabdirahman3951
@ahmedabdirahman3951 Месяц назад
Allah ha sahlo.
@BashirPlan
@BashirPlan Месяц назад
UK 🇬🇧 laigama leh saan may dhashey Somali🇸🇴 maryooley maxey qiyaali aamin sanyihiin😊.
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 Месяц назад
Alla ilaahow caafi wiilasha iyo dhamaan dadka ku dhaawacmay. midbaa habaryar u ahayee Allaha noo caafiyo.
@luulmohamud
@luulmohamud Месяц назад
Allow sahal oo noo xifdi no9 babad yeel ehel iyo islaamba in ta ku nool 🇬🇧 shartooda Allah hanaga qabto cadowg iskaamka Shukran walaalkey jazaakallahu kheyran
@malyunukash2975
@malyunukash2975 Месяц назад
Xasbiyalaah wa nicmal wakiil Xasbiyalaah Wa nicmal wakiil Xasbiyalaah Wa nicmal wakiil. Ilaahayow naga qabo sharkooda iyo shar walba. Acudu bilaahi mina sheydaani.
@itzManha125
@itzManha125 Месяц назад
Hada anaga hooyo soomali kaligeed cabsidaan ku nool maxaa talo siineesiin wadanka ka dhimidnah dowlad la aan dhaqlo la aan lama joogi karo ciyaalka meel dholo ku helayaan maha hadaa noqono intanah cabsi shaqo la aan ayaantaan maxaa talo ah heli karah waan isku buuqooyah cunug sakor qabtaa Type one diabetting ii joogto Insulin ee qadatah africa in laga helah ma ogi 20 ma tagin wax iga hore maleh cabsi cabsi nolosha markeye rabtah rogman kartaah😊
@amalyusuf1210
@amalyusuf1210 Месяц назад
Insha Allah khayr bay noqon abbayo
@user-jp9mu1of2r
@user-jp9mu1of2r Месяц назад
Intaad wadanka joogtay inaad meel aad ku noolaato iyo waxaa ku noolaato sameysato ayeey aheed eedo ma ahanee inaad ceyrdh uun iska dhuuqdo ma aheen adigoo kale waaye waxa dadka nagu diraya ilmahaada dowlada kulama dhalin adigaa lagaa rabay inay u shaqeysato ahee
@anissahassan9932
@anissahassan9932 27 дней назад
Subxanallah ilahoow na Xafid all Muslims now in Brattain was dangerous really 👍🌸
@roobocadeey688
@roobocadeey688 Месяц назад
Abdixaafidoow Walhi maantay ku shan guriga ayaa ku jirnaa waliba anigu xijaab wayn vaa sitaayoo waan cabsanayaa gabar ayaa aashito lagu shibayama xijaab wayn watay
@Abdilahi-Hayle
@Abdilahi-Hayle Месяц назад
Dhulkoodii iyo guryahoodii idiinka ugu tagay iyagu idamay iman
@AbdirahmanHussein-r6q
@AbdirahmanHussein-r6q Месяц назад
Asc cabdi xafid inshallah illahey habadbadiyo Muslimintah intaskadib somalidu whn kuwaninayah dalkaynah hoyoo wx nodamah malaha wha Lambourn ee aan utashano
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Месяц назад
Yaa allaah Yaa allaah Yaa allaah Aloow idinku Amaan yeel somaliyeey idinkiyo intii islaam ahba Ameen
@aliomarwehliye
@aliomarwehliye Месяц назад
Iyo eeyaha Kulahaa ilaahoow wadankeena nabad inooga dhig
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Месяц назад
DUCADU WAA BARYA ILAAHAY OO MARKASTA WAA LOO BAAHAN YAHAY LAAKIIN HADDII DALAL SHISHEEYE SALDHIG LAGA DHIGTO OO AAN DALKA LOO DADAALIN AMA LA DAAFACAN WAXAA IMAANEYSAA IYADOO LAGAALABA WAREEGIN ETHIOPIAN KA KUSOO QULQULAYAQ
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Месяц назад
DUCADU WAA BARYA ILAAHAY OO MARKASTA WAA LOO BAAHAN YAHAY LAAKIIN HADDII DALAL SHISHEEYE SALDHIG LAGA DHIGTO OO AAN DALKA LOO DADAALIN AMA LA DAAFACAN WAXAA IMAANEYSAA IYADOO LAGAALABA WAREEGIN ETHIOPIAN KA KUSOO QULQULAYAQ
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Месяц назад
DUCADU WAA BARYA ILAAHAY OO MARKASTA WAA LOO BAAHAN YAHAY LAAKIIN HADDII DALAL SHISHEEYE SALDHIG LAGA DHIGTO OO AAN DALKA LOO DADAALIN AMA LA DAAFACAN WAXAA IMAANEYSAA IYADOO LAGAALABA WAREEGIN ETHIOPIAN KA KUSOO QULQULAYAQ
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Месяц назад
DUCADU WAA BARYA ILAAHAY OO MARKASTA WAA LOO BAAHAN YAHAY LAAKIIN HADDII DALAL SHISHEEYE SALDHIG LAGA DHIGTO OO AAN DALKA LOO DADAALIN AMA LA DAAFACAN WAXAA IMAANEYSAA IYADOO LAGAALABA WAREEGIN ETHIOPIAN KA KUSOO QULQULAYAQ
@abdijabir4333
@abdijabir4333 Месяц назад
Wlhi xaalada waa qasantahay waxan ka naxay gabar somali ah oo mindi la galiyay Ayado dukaanka Lidl Belfast kaso baxday xaalka Allaha sahlo meela badan ayaa la gubay 😢😢😢
@farhiyakahib4435
@farhiyakahib4435 Месяц назад
Irish kuu waa daadka ugu xuun sharkoda Ilahaay haynaga qabto miskiinta naa Ilahaay haa Cafiiyo
@abdijabir4333
@abdijabir4333 Месяц назад
@@farhiyakahib4435 Amin Amin Amin walaal hadii aad Belfast joogtid ama banaankeeda is ilaali waayo shalay gabar somaliyed ayaa mindi la galiyay Allaha caafiyo ayaa leeyahay walaasheen insha Allah ❤️❤️❤️🙏🤦‍♂️🙏
@farhiyakahib4435
@farhiyakahib4435 Месяц назад
@@abdijabir4333 bisiinka miiy dhimatay wll? Ilahaay haa ina xafido
@Aymo72
@Aymo72 Месяц назад
Irish ka markooda horeba qaxootiga weykasoo horjeedeen weynecbaayen janis ey kuheleen
@abdijabir4333
@abdijabir4333 Месяц назад
@Aymo72 waa sax Lkn Anaga ayaa so raadsanay oo u imaaanay Marka Allaha naga qabto shartooda insha Allah
@uptownmay9042
@uptownmay9042 Месяц назад
UK dhibaato badan aa ka jirtoh, waana 70 million, ma ahan Europeta kale oh 5 million ama 10 million ku nool, cunsuriyaal tirada ka batey waye
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw Месяц назад
ilahayow muslimka badbadi aamiin taxadar fejignaan soomaliyeey🤲🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🥺🥺🥺😭😭😭🙏
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Месяц назад
Alaha hanaga bad badiyo sharkooda
@AbdirahmanHussein-r6q
@AbdirahmanHussein-r6q Месяц назад
Ee aankatashaneh aan uhomarinlahay Dunidah wnkharnayeh
@eyqalib
@eyqalib Месяц назад
Jimcaha soo socda waxay imanayaan East London mosque 2 bada galanimo ee halayska jiro insha waa salaada duhur ka bacdi masajid kuna waxu ku yaal bariga london oo aan degenahay anigu isjira reer East Londonow insha allah
@gobeyluul1122
@gobeyluul1122 Месяц назад
ALLAH NA BADBAADIYO SUBXAANA ALLAH
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 Месяц назад
Soomaali dalkooda ha aadaan oo ha dhistaan.
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Месяц назад
WEERARADAN DHACAYA, WAXA KA DAMBEYA SAHYUNIYADDA , OO ADEEGSANAYA DHALLINYARADA BALWADDA QAADATAY, OO JEEBKA LOO QOOYNAYO.
@user-hf9cm7th3v
@user-hf9cm7th3v Месяц назад
Cabdixafiid wariye fiican baad ahayde sawdogan qoladii vaiwga raadin jirayoo kale sidoodii nooga dhigay cieankih waxaan jirin 2 nin oj toiray lagu weeraray adoo noogu dhex qaldaya sheekadan cunsuriyada
@Raadadka.Taariikhda
@Raadadka.Taariikhda Месяц назад
Uk qof ki Joogoow Gurigaga ku eekoow
@hawomohamed507
@hawomohamed507 Месяц назад
Waa sidaas, waxaa ku jiray fasax shaqada ilmahana schoolka waa u xiranyahay nasiib wanaag. London xoogaa waa roonahay. Ilaahay hanaga xaliyo dhibaatada taagan maanta UK.
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 Месяц назад
Marekan aya kadambeeya madama ay mamulka cusub lajaan qadeeynin
@isiri.2835
@isiri.2835 Месяц назад
Guryihii way qasliyeeyeen xaqii Soomaaliyeed oo kale bay ka wadaan Reergalbeedku Guryaha maciishafa bay qaali ka dhigin
@user-wd3qs2on7f
@user-wd3qs2on7f Месяц назад
Subxanallah
@khadarmaxamedmire4021
@khadarmaxamedmire4021 Месяц назад
WAXAA DHIBKA KA QAYBA MEDIA YUHUUDU LEEDAY OO COLADA ISLAMKA WADA WIXII WANAAG ISLAMKA KA SHEEGAYANA WAA KA SAARAYAAN
@sadiyaali273
@sadiyaali273 Месяц назад
Ilahow naga qabo musibada socota 😢😢
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Месяц назад
Cunsuriyiinta logagulaystay dorasha ayamarmarsinyo kadhiganaya waxan waxana surtogala inay iyagu kadanbeyen dhacdadi carurta sikale wilkimadawga ahaa inaysotashkiliyen sidadban
@kiingeesay1341
@kiingeesay1341 Месяц назад
Alow naga badbaadi shartooda
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol Месяц назад
Asc BRIT somali TV cabdixafid guleesoo kusoocoo guleestaa kusoocdaa guleesoo kusoocoo Allaha Badbadio Muslimitaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Xalimo421
@Xalimo421 Месяц назад
Aloow badbaadi dhamaan intii an wadankooda ku nooleyn ee laga badan yhy.Mida an ka yaabay Maxay meelkasta Muslim u neceb yihiin? Ma maseeyra ileen wa Diin an isbadaleyn.Ilaahey qolo kasta dadyoow kasta ha u hagaajiyo Dalkooda.Meel ad marti ku thy wa naxdin inaad ku noolato kuwo ku neceb ay joogan😢
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Месяц назад
HAYBAD WXD KU LEEDAHAY DHULKAGA HOYO 😢 waxan La.yaabay Raga Hada u socdo uk Ee Tahriobka ku jira.
@sariyamukhtar5468
@sariyamukhtar5468 Месяц назад
Ilahayow Muslim ka badbadi😢
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 Месяц назад
Ingiriis ayagaa ku baaba'aayo waayo masiibooyinkee qarniyaal u gaysanaayeen Caalamka oo dhan gaar haan Caalamul Islam ayuu Alle ayaka isku baabi'inaa.
@Abdilahi-Hayle
@Abdilahi-Hayle Месяц назад
Dadka dhulkooda uga kaalaya, dhulkiinana aamina
@kaltoumwaiss9634
@kaltoumwaiss9634 Месяц назад
Dhulki sowtan qarax liga tag wayeey allaha sahlo
@mohamedabdulle358
@mohamedabdulle358 Месяц назад
Dadka argagixinta saaidka ah kaa daay dhibaato waa ay jirtaa lkn sidaan ma gaarto
@roobocadeey688
@roobocadeey688 Месяц назад
Cadnaan koow noo qabta innaga mudaharaad maalinteena
@ubahguled96
@ubahguled96 Месяц назад
Dadka dhuulka iyaga iska leh waxaay uu malayaanyan in wadankooda laga qadaayo .waxa laga soo qaxaay Africa ,East Asia wadankoodi waxay ka noqodeen minority.
@fauziahashi8469
@fauziahashi8469 Месяц назад
Ogaada wadanka inay din laheyn oo marti ku tihiin. Edeb ku jooga
@Ayaan8912
@Ayaan8912 Месяц назад
😭😭😭
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 Месяц назад
Ingiriiska tooray ayay isku dilaan.
@user-zx7gk5xv5t
@user-zx7gk5xv5t Месяц назад
Hindiga cunsuri ga ah ka warama?
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 Месяц назад
Waxan so xasuustay markan uk 🇬🇧 imaaday waxa lalaa labo gabdhood oo 11 jira ah waxan dilay nin cadan oo aay yaqaniin so marka caruurta u dilay nin Madow ah maxay ku gala duwan yahiin
@AhmedMohamed-uk4jz
@AhmedMohamed-uk4jz Месяц назад
Brit somali hagaha bulshada oo dhan
@halimahersi8454
@halimahersi8454 Месяц назад
Alle hakaqabto dadka muslimiinta iyo soogatigaba is
@abdiqanimohamoud2158
@abdiqanimohamoud2158 Месяц назад
Sheekh Al xaajina waad sida taa ee iska ilaali dhaarta marka suaal lagu weeydiiyaba dhaar baa kaa soo horaysa is ilaali
@kiat987
@kiat987 Месяц назад
😡😡😡😡😢😢😢subxanalh😢
@fadumohashi5621
@fadumohashi5621 Месяц назад
Reer London xitaa ha isilaali yaan maxaa yeelay waa laysku daydaa
@user-wh5mr4tr8u
@user-wh5mr4tr8u Месяц назад
Meelkasta way kasocotaa new world order ayaa aduunka afgambinaya, dalkeena bad baado inooga baahan dadkan dhulkoday gacantooda kusoo celinayaan,inaga keenii meelaanu ku sheegno sheega,faaido ayaa inooga jirta kacdoonka dhalinteenii baday kudhaamatay dalkeeniina gacan inooguma jiro
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Месяц назад
😮😮😮😮😮 UK waxa Ka socda Islam phobia western people's waxe rabaan in laga saaro Muslim dhamaantisa dunida wa cajiib Muslim dadka dalalkoda waxa dhibaateyey reer galbeed weli fara gelin Ku haayo dadka Muslim qaxootinimo Ka dhigay qofka usi tahriibayo Ka liito Dal laheen Muslim wa in midowaan dalalkoda Ka saaran reer galbeed
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Месяц назад
!!! Maruwandaa ka.aargudatay mashrucii logabaxay Eayrabtay inay dhaqale kasamayso iyo helida balanqadyadi wanajinta xirirada calamiga ah??????????
@abobasement346
@abobasement346 Месяц назад
way gajoden ingiris Qadhmun ilahay bah nacladay ingiris Qadhmun
@abdulahijama6614
@abdulahijama6614 Месяц назад
Ninkani muxuu ka wadaa eeyuh hasoo dhawadaan bal somaliyey ninka wariyaha sheeganayo si fiican u dhegeysta
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Месяц назад
Ninka aad wareysaneys waa kuwii doomaha ku soo galey ayaad wareysaneysan
Далее
The Most Elite Chefs Ever!
00:35
Просмотров 4,1 млн
FILO PART 115
32:53
Просмотров 418 тыс.