Тёмный

3 hab ood kaga shuban karto mobile waxa ku jirta computer bilaa xadhig(usb) 

tech maal
Подписаться 5 тыс.
Просмотров 66 тыс.
50% 1

waxaan ku qaadan doona casharkan 3 hab oo aad ku kala shuban karto macluumaadka sida sawirada muqaalada application iyo wixii lamida computerka iyo mobile adoon wax xadhiga isticmaaleyn
portal website: portal.pushbull...
portal applicaion: play.google.co...
share it website: shareit.lenovo....
OUR PAGE: / thetechmaal
please SUBCRIBE channel and share this video thank you

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 28   
@saacidcabdirisaaq3047
@saacidcabdirisaaq3047 5 лет назад
walaahi waa cashar xaqiiqadi xiiso leh ilaahay qofki soo diyaariyay haka abaal mariyo bulshoy waliba bulshada soomaaliyeed baan lahadlaya waa inaad wax akhrisaan intaad hadalka iska daysaan adduunki akhris buu iskugu biyo shubtaye waana ka harnay asaageene
@cabdiwahabbarwaani239
@cabdiwahabbarwaani239 6 лет назад
Macalinka wayn sxb amiin abdi allah hakugu anfaco aqoonta aadnoo faidaysay
@fadumodiriye7540
@fadumodiriye7540 Год назад
Alle ha ku barakeeyo macalin waad I caawisay
@enghawamowlidabdi3694
@enghawamowlidabdi3694 6 лет назад
thnks my bro aamiin or my dear teacher
@sagalabdikariim5245
@sagalabdikariim5245 3 года назад
Mahadsanid bro Mehmet
@asmahira7364
@asmahira7364 2 года назад
Wllo shere itka mopelka isagoo ku jira oo aab conptarka ku jirin wax mku gudbinkaraa
@shuiabmohamed5042
@shuiabmohamed5042 2 года назад
mahdsanid
@bashirosman6270
@bashirosman6270 6 лет назад
Asc macalin magacaygu waa Mahdi muuse waxaan ahay arday ku xidhan yuotubkaaga macalin waxaad ii sheegtaa marka waraaqda lagu qorayo wordka sidee labada pape warqad kaliya looga dhigikaraa macalin mahadsanid
@gaadeibraahin6285
@gaadeibraahin6285 6 лет назад
Masha Allah zxb hore usoco
@anharfarah6747
@anharfarah6747 6 лет назад
Wll intee kalasooxirira waxyalo kuweydin raby bdn
@ogaalsidemedia730
@ogaalsidemedia730 2 года назад
Thanks
@ogaalsidemedia730
@ogaalsidemedia730 2 года назад
Go for head
@boqorkayurub9361
@boqorkayurub9361 6 лет назад
Sxb qeyba wifia ka ayaa iga diday in ku isticamlo qabken ugu isticmal
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 3 года назад
ASLAMU CALAYAKUM miyaan u isticmaali karaa mopile kayaga sida Coputer
@husseinkeisane8332
@husseinkeisane8332 5 лет назад
Sidee laiskugu xiriiriyaa iphonka iyo laptopka
@abdi-aziizahmed7912
@abdi-aziizahmed7912 4 года назад
Mzha allh eng Mohamed Abdi
@salimnour
@salimnour 7 лет назад
thanks Sir
@yuusufmuuse7097
@yuusufmuuse7097 5 лет назад
Thank you very much bro
@mym3057
@mym3057 3 года назад
shugran
@abdirisaqcasayr2763
@abdirisaqcasayr2763 5 лет назад
masha alllla waa fcn thy
@mohamedismuslim1371
@mohamedismuslim1371 5 лет назад
Okay
@shaafijama3417
@shaafijama3417 7 лет назад
sxb codki maxaa ku dhacay
@khadarahmed4795
@khadarahmed4795 3 года назад
linkiga share it . lenova hoos noo dhig gentelmen
@tiktoktv729
@tiktoktv729 4 года назад
mcx common boy say something
@mohamedismuslim1371
@mohamedismuslim1371 5 лет назад
Msh allah
@drmoumin6865
@drmoumin6865 7 лет назад
hadla noh asxby
@libanmaow6252
@libanmaow6252 6 лет назад
M
@aadamcabdulahi2443
@aadamcabdulahi2443 4 года назад
Mahadsanid
Далее
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
Просмотров 23 млн
Qayb labaad Sida layskugu xiro Laptop iyo Mobile
5:32
Tilmaamaha ku doran lahayd Laptop cusub.
14:44
Просмотров 66 тыс.
Sidee layskugu xiraa Laptop-ka iyo Mobile.
3:02
Просмотров 1,4 тыс.
BARO SIDA COMPUTER LOGA MAMULO MOBILE KAGA ( CSH67 )
7:18
SIDA la is kugu xiro mobile ka iyo computer ka
7:10
Просмотров 12 тыс.