Тёмный

3 Website oo kaa caawin kara inaad lacag ka sameyso YouTube 

Подписаться
Просмотров 10 тыс.
% 945

Paid: www.storyblocks.com/
Free: www.pexels.com/
Free: pixabay.com/
Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.
✅Subscribe
🔔Notication-ka furo
🟢Koorsada ka dalbo website keena
👉abdishakur.me/student-registr...
Telegram: t.me/abdishakurhm/

Опубликовано:

 

25 фев 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 77   
@maxamedcadde3233
@maxamedcadde3233 4 месяца назад
Qofki ugu horeeye
@Khalidbarreali
@Khalidbarreali 4 месяца назад
youtube.com/@Bidhaansho?si=4nzUa9us8Qt1Vdc9 M.a sxb
@Markaawi9
@Markaawi9 4 месяца назад
Eng abdirashid guuleyso marwalba wuxuu jecelyahy in dhalinta soomaaliyeed ay kabariiseeyaan yuutubka
@Said_Ciilqabe
@Said_Ciilqabe 4 месяца назад
Eng abdishakuur xushmad leh GuLyso 🙏🥰
@user-tp4zj5hb1d
@user-tp4zj5hb1d 4 месяца назад
Mshllh Eng abdishakur dhalinta fursado bdan bad ufaaideysaa mshllh allh k sharfo
@haqabtiremedia01
@haqabtiremedia01 4 месяца назад
Ustaadi aad ayaad u mahadsantahay
@kheyrdoonmedia1
@kheyrdoonmedia1 4 месяца назад
Inta kheyrka jecel❤❤
@CamirAcademy24
@CamirAcademy24 4 месяца назад
Masha Allah ustad guulyso 🎉
@Shaah.Macabe.995
@Shaah.Macabe.995 4 месяца назад
Ustaad kasoo hadal Sida binance somalia ano joga aan deposit ama withdraw samayn karo bank account. Inta igu raacsan like
@user-pt7hk1vw6l
@user-pt7hk1vw6l 4 месяца назад
Aad bad u mhdznthy legend hore u soco
@akmaofficial9648
@akmaofficial9648 4 месяца назад
Aad iyo aad
@Farxaan-xidig
@Farxaan-xidig 4 месяца назад
Mahadsand shp Eng Apdishakur Allah kubarakeyo Cilmigaga shp
@user-zh4ze5im9d
@user-zh4ze5im9d 4 месяца назад
Mahadsanid
@user-jq5bd1uv3s
@user-jq5bd1uv3s 4 месяца назад
Mahadsanid ustaad ❤
@aadanmaxamed6360
@aadanmaxamed6360 4 месяца назад
Aadan Abaal Marin 🎉
@AbdiqaniAbdisalan
@AbdiqaniAbdisalan 4 месяца назад
M.a eng guulayso
@user-xc3rx8my9w
@user-xc3rx8my9w 4 месяца назад
THANK YOU SO MUCH ✅️ 💓
@MohamethCumar
@MohamethCumar 4 месяца назад
Wllhi qof ka shaqeeya dhalinta horumarkeeda
@mohammedadenmohammedisruxy9562
@mohammedadenmohammedisruxy9562 Месяц назад
Sideen,usameeyyaa,
@fahammedia3445
@fahammedia3445 2 месяца назад
Masha Allah sxb horay usoco
@ApdulaahixasanApdulahiyowpolla
@ApdulaahixasanApdulahiyowpolla 4 месяца назад
Waad ku mahadsan tahay caawinada nasiisay
@user-ih7oq7jo7b
@user-ih7oq7jo7b 2 месяца назад
Sahan podcast
@CawoluckyCawolucky
@CawoluckyCawolucky 4 месяца назад
Alle ha ku sharfao wll muqalka kale hangala dahin
@mohammedadenmohammedisruxy9562
@mohammedadenmohammedisruxy9562 Месяц назад
Sidee,usameeyaa,walal
@KINGTAAMIR1
@KINGTAAMIR1 4 месяца назад
USTAAAD ILA HADA ILAMA XIDHIIDHAYSID😢🎉
@ziidkacade411
@ziidkacade411 3 месяца назад
M,a
@junioriprahim4397
@junioriprahim4397 4 месяца назад
Eng abdishakuR Legend❤
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM 4 месяца назад
mahadsanid bro
@xasanmacalin4732
@xasanmacalin4732 4 месяца назад
​@@AbdishakurHM Ustaad intee lagaala soo xariiri karaa si private ah adoo mahadsan.
@farxiyoabdalla7501
@farxiyoabdalla7501 4 месяца назад
​@@AbdishakurHMustaad tiktok sida lcg logu sameeyo kaso hdl pleaze😭
@sahanofficial1589
@sahanofficial1589 4 месяца назад
Saxib waxan ubahanay sida technical analysis cryptocurrency loo sameyyo iyo shurudaha😊
@SafiyoCismaan-zb7sm
@SafiyoCismaan-zb7sm 3 месяца назад
Waan kusalaamay walaal youtube ka iisoo booqo
@XasanAxmed-ql2rf
@XasanAxmed-ql2rf 4 месяца назад
Nio biryahaan xariif ayaad noqotee masaarta like kkkk waa saaray
@anonymous_x870
@anonymous_x870 4 месяца назад
we are everywhere 🎭 X-870 🕊️✌️
@kuunaaa
@kuunaaa 4 месяца назад
Ka soo hadal nich loo raadiyo
@Englishmadefunn
@Englishmadefunn 4 месяца назад
Anigoo hargaysa jooga ayan channelkan lacag ka sameeyaa waana english
@ismailmohamedhussein3946
@ismailmohamedhussein3946 3 месяца назад
Video-yada iPhone ku Duubay sidee Computer ama CapCut ugu habeen karaa Sida vlogs/Blogger? Sidee Cod loo diyaarsadaa
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM 4 месяца назад
Asxaabta mowduuca aad jeceshihiin iyo wixi su'aal ah iigu reeba comment
@kingkamal2660
@kingkamal2660 4 месяца назад
Facebook page aya shurudaha buuxiye wll abdi Shakur adigo mhdsan adegi server ki nala so wadaag plz
@khadarwaqal409
@khadarwaqal409 4 месяца назад
Wax aan ku soo qoro xataa waa wayay nio yaaab !😮
@Umuamiirofficial
@Umuamiirofficial 4 месяца назад
❤❤❤🎉🎉
@MR-BIDIXO
@MR-BIDIXO 4 месяца назад
Iboqo zhp qli bidixo official 😢😢
@user-jv5my5th2j
@user-jv5my5th2j 3 месяца назад
RU-vid iga caawisid halke lagaaga soo xiriiraa
@ololmedia8814
@ololmedia8814 4 месяца назад
Walal Dadka Waxa ugu Badan Ee Lagu Qabsado ma ahan Copyright Ee Reused marka kaas xalkiisa Keen
@user-om9pe7sw1s
@user-om9pe7sw1s 4 месяца назад
Eng codka maxaa ku duubtaa qalabka codka duubto kasoo hadal please 🙏
@DiiniFootbaalMatchs
@DiiniFootbaalMatchs 4 месяца назад
sida mawduuca loraadsadana nooso dhig walal
@sayfudiinqudus5767
@sayfudiinqudus5767 4 месяца назад
Telegramka nala wadaag
@kingqays1785
@kingqays1785 4 месяца назад
Sxb manta bilaabay lkn mawduuc ina doorto igu adag
@Abdisamed12
@Abdisamed12 4 месяца назад
Yutuubku inaad akoonka dibada ah ku xidhiidhiso oo lacagtu hlkawax kuso maraan lkn hada eligible baa ku xidhan iyo admin wuu inuu noqda qof dibada jooga taas maxa lagu xalinayaa
@abdihakimmohamedfarah8108
@abdihakimmohamedfarah8108 4 месяца назад
😢
@safadayib
@safadayib 4 месяца назад
Ustaad abdishkour mahadsnid
@user-tt4bv4og3w
@user-tt4bv4og3w 4 месяца назад
Stock market
@Guudle1659
@Guudle1659 4 месяца назад
Eng course aya rawaa
@maajidpoi11
@maajidpoi11 4 месяца назад
Stock market k so hdal
@mahadabdiadan2442
@mahadabdiadan2442 4 месяца назад
Sxb meel an kala xariira rabaa
@user-jy1ki6pt7x
@user-jy1ki6pt7x 4 месяца назад
Mobil ban istixmala ayd ah mana isodagayo wll iga cawi ado mahadsan
@Amiira72
@Amiira72 4 месяца назад
Sxp 10k Views meega lacag laga helaa
@Abdifitahcagayare
@Abdifitahcagayare 4 месяца назад
Muqal an kasodagsaday RU-vid madhigan kara
@liverpoolfchome2398
@liverpoolfchome2398 4 месяца назад
Macalimuu👍🫶
@nawaafnawaafyare2109
@nawaafnawaafyare2109 4 месяца назад
Masuul waxaa inoo soo sameysaa sidee wabsite traffic loga helaa🎉🎉🎉🎉
@intisaamisak
@intisaamisak 4 месяца назад
asc Abdishakuur walal somalia joogaa ,maraykanka asxaab kuma lihi ee number mayga caawi kartaa wllkey
@samiiraadanabdulle4689
@samiiraadanabdulle4689 4 месяца назад
Crypto ka soo hdl huno
@hennafoosladan6773
@hennafoosladan6773 4 месяца назад
4 sano ka hor ayaan sharudaha youtube ka buxiyay wax lacaga na ilaa hada kama samee
@ismahanibrahin1470
@ismahanibrahin1470 4 месяца назад
Xaye siinta ku xiro wll
@ordaayecali1348
@ordaayecali1348 3 месяца назад
Tiktok kasoo hadal video markuu kudhago oo leeyahey not eligible for the for you feed❤❤❤❤😂😂🎉🎉🎉🎉😢😢😢😊😅😮😢
@moohazaani
@moohazaani 4 месяца назад
Ustaad waxaad ka soo hadashaa suda script Yada loo duyaariyo
@footballskills9870
@footballskills9870 4 месяца назад
The Facebook performance bonus program wixii aqoona oo kaga baxasan inoo faaide garad io wuxuu yahay
@footballskills9870
@footballskills9870 4 месяца назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Lz4_-ALyoM8.htmlsi=YtN4mXu7NPDZz4t2
@mohamudafkalahaye2224
@mohamudafkalahaye2224 4 месяца назад
sidee mawduuc lo baaraa kaso hadal
@zakariemohamed273
@zakariemohamed273 4 месяца назад
Eng waxa rabay channel sameyay vrify numberka ayaa ii ah numberka dalkena somalia gar ahan hormuud sharudaha hada buxiyo cilad ma iga iman karo
@ibraayare3389
@ibraayare3389 4 месяца назад
copy paste kawaran kada istimcalo sxb
@user-gu2zt2ny8f
@user-gu2zt2ny8f 4 месяца назад
Ustaado facbook eljeblity rabaa services malagadaa
@kingkamal2660
@kingkamal2660 4 месяца назад
Eng abdishukur service facebook monetize adigo mhdsan
@user-cl6wg9pu5g
@user-cl6wg9pu5g 4 месяца назад
Asc pro plz 🙏 number kaada?
@user-gu2zt2ny8f
@user-gu2zt2ny8f 4 месяца назад
Ustaado facbook eljeblity rabaa services malagadaa