Тёмный

4:50 

sabarin abaas
Подписаться 20 тыс.
Просмотров 4,1 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 33   
@FartunXusenisaq-k4y
@FartunXusenisaq-k4y 7 дней назад
Maasha allh
@Ramlo713
@Ramlo713 23 дня назад
Masha Allah abaayo Allaha ku xafido adiga iyo sowjkaga iyo caruurtada ❤❤❤❤
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 23 дня назад
Masha allah tabarakallah illaahay haku xafido
@UmuSuheyma
@UmuSuheyma 23 дня назад
Masha Allah sabariin xabiibti ❤❤❤
@naciimomaxamuud3754
@naciimomaxamuud3754 23 дня назад
Masha allaah
@Umamuctazim
@Umamuctazim 23 дня назад
Masha allah abayo keep going anigana iso boqo ❤❤❤
@Nadiifonalka-c4y
@Nadiifonalka-c4y 23 дня назад
Salaan saabiriin
@user-um7gj5of1q
@user-um7gj5of1q 23 дня назад
Mnshllh tabarak allah
@miinicali2297
@miinicali2297 23 дня назад
Caaajisleeey😢😢😢😢 lkn waa isdhibaaaa
@ummuintisaarchannel3655
@ummuintisaarchannel3655 23 дня назад
Sabirin lan barkaga ubahanahay
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 23 дня назад
Bashii 70 dollar aaa qalisana
@user-gd1zg4cs4c
@user-gd1zg4cs4c 23 дня назад
Qaali wayy
@simrannimcan5214
@simrannimcan5214 23 дня назад
😂😂😂waa Baaris ee hooyo somaliyed kaarisay
@khadraaxmed479
@khadraaxmed479 23 дня назад
Masha Allah abayo mcn❤❤❤
@hananhassan5363
@hananhassan5363 23 дня назад
Xanandas ma fiicano gajo ku dilan carurt cunga cunto ugu rido gas yey kaga dhicin
@sabarinabaas
@sabarinabaas 23 дня назад
@@hananhassan5363 ilhey Adiga ilmo miyAA KU DHIGTO ABAYO
@hananhassan5363
@hananhassan5363 22 дня назад
@sabarinabaas ha abyo cunto xuma ayaan kagag baxasadaya baris bubur iyo maraqa bocor lagu kari hadii aad dhado cunga waxa ugu Rida waa laga cuna ama lam sinayo adi taga so araga cunatadad wlhi waa yabeysaa
@SabiriinSamraa
@SabiriinSamraa 16 дней назад
Bismilah alh abayo anihada kahor xanano kutalo koka kolo oladhoho teysir 55 oigudhigan jiray malin angaday qadadi waxalokenan roti bana olyo ah iyo sugo laga sameyay hilibshidan adhaxda laga galiyay iyo galas galas biyo lib ah wayabay
@MustalifoCaliFaarax
@MustalifoCaliFaarax 23 дня назад
Qofkii kowad
@Hodan_Family
@Hodan_Family 23 дня назад
Abaayo ii soo duceeya hurdadii aa iga dagtay habeenkii dhan ma seexdo waxaan ii keenay ma aqaano abaayo qof saas isku arkay hadeey jirto oo ka gudubtay waxee sameesay a ii sheegto ayaantaan ayaa aa ilmaha iga xanuusanaayeey saas miyaa waan fahmi la ahay ee iisoo duceeya
@MunoMahamuud-i4r
@MunoMahamuud-i4r 23 дня назад
Abaayo allaha ku caafiyo kaniniga fitimin e cab markaad qadeso hurdo waa hele insha alaah
@Hodan_Family
@Hodan_Family 23 дня назад
@@MunoMahamuud-i4r aamiin abaayo waad mahadsan thy
@ignafarahmohamud6513
@ignafarahmohamud6513 23 дня назад
Adkaar iyo saliga nebiga scw akhriso waad seexan insha allh
@Hodan_Family
@Hodan_Family 23 дня назад
@@ignafarahmohamud6513 hye abyo
@Ramlo713
@Ramlo713 23 дня назад
Asc abaayo Allaha ku cafiyo talo waxa ku siinaa suuratu baqra aqriso siqda dhaxe habeenkii soo kac waa ku cafimadee insha allah doctor waa inaa aado dhiiga iska soo baar abaayo habeenkii fiid hore seexo salada cisho marka dukato hore kaseexo caruurta maqribka marka lagaro cashada sii jadwal yeelo stress ka waa keenaa hurda la,aanta Qur'aanka waa daawo isku aqri adi cafimadkaga inaa baarto waa ficanahy tahay Doctor kana aad malintii waa ugu yaraan seexo sadax sac see maskaxda u dagto abaayo From USA 🇺🇸
@SaredoAbdi25
@SaredoAbdi25 23 дня назад
Ha wll waxan qata 230dollar bisha dhan rashin iyo bil ba 230 weyi way igu yarthy melba waxba ma dhigto waxan nahy 5qof kwrn abyo
@maryanxaajixuseen1046
@maryanxaajixuseen1046 21 день назад
400 qata 7 ayn nahy weyna igu yerthy
@SaredoAbdi25
@SaredoAbdi25 21 день назад
@@maryanxaajixuseen1046 wll bisinka uqabo way badantehe
@FadmaXaji
@FadmaXaji 23 дня назад
Saabariiney digsiyadan qaandan logu ma talagalin digsigadhan waa iska haleysay
@Marlaarag5821
@Marlaarag5821 23 дня назад
Nashiido ma diinbaa mise wax barasho mise hees carabi alla maxaa somaali heysta walle aqoon waa muhiim
@Istaahil-yt3rr
@Istaahil-yt3rr 23 дня назад
Habenki 6sac ayan sexda 12ka carurta dugsiga aya laga raba
@ugasohaji
@ugasohaji 23 дня назад
Abayo intee kala xiriraa snp ama instagram
Далее
ДОМИК ДЛЯ БЕРЕМЕННОЙ БЕЛКИ #cat
00:38
ninkayga telphonka igama qabto                                             plez subscrib🙏🏻
44:36
ДОМИК ДЛЯ БЕРЕМЕННОЙ БЕЛКИ #cat
00:38