Тёмный

4 Bilood luuqad cusub ku baro English and Turkish🇬🇧🇹🇷 || Just 4 months learn a New language easily 

Hassan inspire
Подписаться 4,1 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

Marabta inad luuqad cusub barato si fudud talaboyinkan raac!
inshallah wad baran dhonta

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 39   
@LiibBiil
@LiibBiil 3 дня назад
1:22 marka ugu horeso ku dadaal listening (dhageysiga) 3:04 mida labaad oo ah speaking (ku hadalka) 4:52 mida sadaxad oo ah writing (qoritaanka) 6:02 practice (ku celcelin)
@hassanalihersiofficielle6596
@hassanalihersiofficielle6596 3 дня назад
Good job
@NadiiroMahamutt
@NadiiroMahamutt 2 дня назад
Thanks bro
@NadiiroMahamutt
@NadiiroMahamutt 2 дня назад
Thank
@JilleyAliIbrahim
@JilleyAliIbrahim 2 дня назад
I have written the word you said all.
@XIKMADAEEBAABIXIYA
@XIKMADAEEBAABIXIYA 4 дня назад
6 bil kuma finally waa kaadiiday at least one year ayaa ku filan Aniga 1 sano ayaan is isbarayaykaligay oo aan you tube ku xirnaa, filim kartoon ah oo story ah, iyo sidoo kale casharoba hada waan ku hadli karaa, waana fahmayaa, laakiin wali waan wadaa si aan vocabulary u badsado
@hassanalihersiofficielle6596
@hassanalihersiofficielle6596 4 дня назад
Keep going
@RahmaAli-ff7kh
@RahmaAli-ff7kh 3 дня назад
Luuqdee bartaa wll ado mahadsan
@faadumodahir2883
@faadumodahir2883 2 дня назад
Adiga nagu caawi wll
@hassanalihersiofficielle6596
@hassanalihersiofficielle6596 2 дня назад
Marhaba
@CabdulaahiAlhaatimi
@CabdulaahiAlhaatimi 6 дней назад
mahadsanid ustaadii allah kubarakeeyo
@IkraamMohamedOmer
@IkraamMohamedOmer 3 дня назад
Mahdsanid sandkasta bilwgisa go'aanka qaato sandkiyo tagan arkaa lkn 4tan bil ee sandka igma tagyan inshllh
@hassanalihersiofficielle6596
@hassanalihersiofficielle6596 2 дня назад
Inshallah
@MumtaazMohamuudadeec
@MumtaazMohamuudadeec 5 дней назад
Teşekkürler wll anigaba 2 bilood ka hor bilabay ,marki uhoraysy wxn modayay adayga lkn ma ahn, adi gorme biladay gormese kuso gabagabaysay
@hassanalihersiofficielle6596
@hassanalihersiofficielle6596 5 дней назад
6bilood ayan bilabay luuqada turkiga alhmd Wan dhameeyey
@SacdiyoHassan-k9v
@SacdiyoHassan-k9v 3 дня назад
Mahadsanid
@jamafarah8162
@jamafarah8162 6 дней назад
Good lesson 🎉
@SundusmohamedXuseen
@SundusmohamedXuseen 3 дня назад
Thanks brother ❤
@user-ov9wx7fv9h
@user-ov9wx7fv9h 6 дней назад
Keep going❤
@KaLiTMoHameth-p2y
@KaLiTMoHameth-p2y 7 дней назад
Thanks bro 🙏
@OmarBarbar-rd9wi
@OmarBarbar-rd9wi 6 дней назад
Mahadsanid
@xakiimamahdi
@xakiimamahdi 6 дней назад
thanks ❤❤❤
@wizimran537
@wizimran537 6 дней назад
M.a🎉
@SacdiyoHassan-k9v
@SacdiyoHassan-k9v 3 дня назад
Haa
@SacdiyoHassan-k9v
@SacdiyoHassan-k9v 3 дня назад
Hassan
@hamzemahdi3276
@hamzemahdi3276 6 дней назад
‏‪1:00‬‏
@umuaalaan
@umuaalaan 3 дня назад
Wll aflaan ama filim in ladaawado waa xaaraam oo si aan ubarano luuqad darteed alihii ibuuray oo ikeenay aduunkan oo ii keenay inaan asaga bas adeeco oo caabudo miyaan ucaasiyaa si aan ubarto luuqad yar midakale wll dadka qaata hadalkaga oo dawada filimka miyaadan dabigaa adiguna kula jirin ileen adaa utilmaamee jawaabtu waa haa wll waxaan idinka digayaa dadow waxwal ba oo maqashaan ha iska qaadanina ee fiiriya marka hore ale raali maka yahay mise ale waxan waa wax cadha galinaya walaalayaal
@hassanalihersiofficielle6596
@hassanalihersiofficielle6596 3 дня назад
Marka hore aflam dawo mahodhan wll lakin filmada documentaryka iyo qisoyinka tarikhda leh podcast tiyada waxa ficani u buxa aniguba sidas ayan sameeya filmada cartooniga hata waan dawada
@HiboAbdiraxman-sl1el
@HiboAbdiraxman-sl1el 5 дней назад
Wll waxan ku waydinay labo luuqad ma baran kara
@hassanalihersiofficielle6596
@hassanalihersiofficielle6596 5 дней назад
@@HiboAbdiraxman-sl1el haa wll hal mar maha lakiin balse waqti si For ex : hal luuqad 4 or 6 bilood si takalena sidas oo kale
@Hanish139
@Hanish139 4 дня назад
M.a taas been aheyn dhageysiguu waa muhiim somali hada nahye angoo waxba dhageysanin baa rabnaa in luqad baranoo
@hassanalihersiofficielle6596
@hassanalihersiofficielle6596 4 дня назад
Ruuntas weeyi ani waxa iga cawiyey 4 luuqadood inaan barto waa dhagaysiga ila hada waan wada
@RahmaAli-ff7kh
@RahmaAli-ff7kh 3 дня назад
@@hassanalihersiofficielle6596Mashaallah wll hassan luqada farnsiiska rabaa in barto macalim i bara magrnysa wll mahadsanid
@hassanalihersiofficielle6596
@hassanalihersiofficielle6596 3 дня назад
@RahmaAli-ff7kh wad baran karta wllo waxa jira muqallo RU-vid ka macalim dhiga fransiska oo somali ah
@learnEnglishwithFaisal4512
@learnEnglishwithFaisal4512 4 дня назад
You kidding😂 . You can't learn a language for 4 months
@hassanalihersiofficielle6596
@hassanalihersiofficielle6596 4 дня назад
You can learn the basic of the language if u Keep the Pratice Like listen to much speaking and reading books
@learnEnglishwithFaisal4512
@learnEnglishwithFaisal4512 3 дня назад
@@hassanalihersiofficielle6596 yes, but you can't speak perfect English language.
@iskandarproduction726
@iskandarproduction726 7 дней назад
good bro
@jabrodalmar22
@jabrodalmar22 3 дня назад
mahadsanid
Далее
sideen isku baray luuqada English-ka
19:23
Просмотров 573 тыс.
CASHARKA 1AAD BUUGA ATOMIC HABITS
10:27
Просмотров 3,6 тыс.
SIDEED NAFTAADA U EDBIN KARTAA | ADNAN & SIRKA PODCAST
38:04
QISADA DOCTOR CIISA IYO QOYSKIISI!!@sawdamqaalib
42:12
Sidee loo gaadhaa horumar | Meehaal Podcast
25:07
Просмотров 71 тыс.