Тёмный

4 Dabeecadood oo ay leeyihiin dadka nolosha ku guulaysta (xaqiiqo ogoow). 

Daraasaad
Подписаться 211
Просмотров 848
50% 1

4 dabeecadood oo ay leeyihiin dadka nolosha ku guulaysta (xaqiiqo ogoow) oo ay waqtiga ka faaidaystaan isla markaana la sheego inay guulaysteen weeye arinka aan maantay videogeena uga hadlayno. dabaceedaha ama dhaqamada dadka nolosha horumark ka gaaraa(the habits of highly successful people) way badan yihiin laakin afartaan ayaa ugu muhiimsan. 4 Dabeecadood oo ay leeyihiin dadka nolosha ku guulaysta (xaqiiqo ogoow) adiguna sameeso oo inta goori goor tahay meesha iska qaad.
wax-akhriska joogtada ah, jimicisaga iyo la socodka caafimaadka, yeelashada goolal ama yoolal cad cad, iyo barashada xiliyada kugu fiican ee aad wax qaban karto ayaa aad u mhiim u ah.
arinkaas oo dhan oo faahfaahsan fadlan videoga kala soco. wixii fikir iyo talo ah oo aad hayso hoos inoo ku raab. aad ayaad u mahadsan tahay.
fadlan channelka inoo sharee gareeya ugu yaraan hal qof la wadaaga.
Here are 4 habits of highly successful people, all in one complete video. Having clear goals, lifelong reading habits, and exercising regularly can be helpful to you and put you ahead of many people while also making you successful. In this summarized video, we dig deep and present these habits to you in a nice and easy way. Please subscribe for more.
/ @daraasaad1
#4 Dabeecadood oo ay leeyihiin dadka nolosha ku guulaysta.
#Daraasaad

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 5   
@DARaaSAAD1
@DARaaSAAD1 3 месяца назад
wixii fikrad iyo suaalo ama talo ah commentiga uga tag mahadsanid.
@ABDI-SHIRE
@ABDI-SHIRE 2 месяца назад
aad iyo aad brother
@BUKHAARICABDISABBANBukha-gg5cg
@BUKHAARICABDISABBANBukha-gg5cg 3 месяца назад
❤❤❤❤
@culuumtabulshada6763
@culuumtabulshada6763 3 месяца назад
Asc Aad iyo aad
@AbdirahmanBasher-m4h
@AbdirahmanBasher-m4h 3 месяца назад
Think again hada heli karno Ustaad
Далее
Шок-контент! 😱
00:50
Просмотров 2,2 млн
Qaab Sir ah oo Guul lagu gaaro | Xeelada Pareto 80/20 |
11:36
7 QOF HA SOO DHAWAYSAN
7:06
Просмотров 103 тыс.
GANACSIGA KALUUNKA - FURSADA - QIIMAHA - QALABKA
10:37
E392 How to Live with Humility with Jamin Goggin
1:12:44