Тёмный

5 Adigaa Qurxin Kara Qof Adag Noqo 

Ayub Ahmed Media
Подписаться 486 тыс.
Просмотров 60 тыс.
50% 1

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 149   
@aanulaabanoshareecadaraxma5502
@aanulaabanoshareecadaraxma5502 2 года назад
Dastuur waa shareecada rabi. Sida aad ujeceshahay quraanka akhrintiisa iyo iskudaaweyntiisu ujecloow inuu noqdo quranka iyo sunada dastuurka xukumaayo dalkeenu. In sharci lagadhigto Quranka ayeey hormar iyo cadaalad kujirtaa luguna walaaloobayaa rabina noogu naxariisanayaa... أَفَحُكْمَ الْجَاهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ اللَّهِ حُكْمًا لِّقَوْمٍ يُوقِنُونَ
@ASADHAGIO-vv8qx
@ASADHAGIO-vv8qx 2 года назад
RasuulKu (SCW) Wuxuu Yiri Xishoodku MakeeNo iLaa Qeyr Mooyaanee🥰
@khaalidqeys3672
@khaalidqeys3672 2 года назад
●Farxadada shey kaliya haku xirin ●Qof walbo meel buu daciif ku yahay ● Yeelo hadaf ●malinle,asbucle,bille,sandle ●Noloshaada xad u yeel ●S**gada iska daaya ragoow👌
@ismaaciilahmed9481
@ismaaciilahmed9481 2 года назад
I.n pro
@AlhamdulillAh_247
@AlhamdulillAh_247 2 года назад
MashAllah xaqiiq wllhi wll sare JizakAllah Alle ayaa ah garbaheyna marwaliba guul inshAllah ✌️
@abdallaabdirahmaan9091
@abdallaabdirahmaan9091 2 года назад
Runtii inaan magacaaga kuugu Waco waan kaxishoonaa waxaa tahay macalinkena macalin noso badi barnaamij yadaada horeyna usoco macalin❤️
@Blessed-thankful._.7
@Blessed-thankful._.7 2 года назад
Listening to your channel helps me stay focused on my goals, thank you
@cabdifataaxabshir378
@cabdifataaxabshir378 2 года назад
I am first comment ustaad 🥰🙏🙏
@MaxamedNuurowxasan
@MaxamedNuurowxasan 8 месяцев назад
Shukran lbx
@sarafarax8064
@sarafarax8064 2 года назад
Qaab nooceya app limited loo sameyaah zaad sheegtay Instagram 10 wx ka badan ma ogala ustaan bl wx naga fahamsii
@queen-samra4891
@queen-samra4891 2 года назад
Sida maan keyga u kabto allaha kuu kabo wllk👍
@yaasmabeauty2261
@yaasmabeauty2261 2 года назад
very true. Noloshu wa qanecad ku qalanac wuxu allah ku siyay dadaalna ku dar that's beautiful thnks ayub ragow wanada qata ma so qeyliya sidini 😁
@sunshine-vk2xw
@sunshine-vk2xw 2 года назад
Qofka bini adamka waxa qurxiya waxa ka mida ku qancitanka waxad haysato iyo akhlaqda wanagsan
@alif00zi77
@alif00zi77 2 года назад
Ustaad you do possible actions every day💯💙 Allah may praise you
@najmasufi805
@najmasufi805 2 года назад
sax mashallah bro. u give us a part of ur time ... time is important thanks. may Allah reward you for that .. and I enjoyed all ur video has beautiful advice and messages ... that can change many people life
@cimraan166
@cimraan166 2 года назад
Mahad sanid akhii Mar waliba sidaadt qeerka iyo waanada nala jeceshahy
@mtr_mohamed-1663
@mtr_mohamed-1663 2 года назад
runtii dadbadan ayaad noloshooda wax ka badashay wll
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 2 года назад
Thank you teacher🥰🥰🙏🙏❤❤❤💯💯💯
@Engabdiqaadir
@Engabdiqaadir 2 года назад
Farst c.mts waxasa tageero laga dhahaa ayuub waa maclimkyga
@hadalyargaflaaan3141
@hadalyargaflaaan3141 2 года назад
Waqtigan lajoogo nafta ugu xun wax latarabiyeyo Geeezi Guullayso 💪❤️
@fathimamohammedxusen5839
@fathimamohammedxusen5839 2 года назад
Ustaad ayuub Ahmed shukran jazaka Allah kheir keep going
@ibnuhassan5008
@ibnuhassan5008 2 года назад
Siigeysiga sidaaad ugu hadashay ayaaaba cajiib ilanoqoty
@cabdallelnuurcazaam8769
@cabdallelnuurcazaam8769 2 года назад
waa cudur xun nio
@goldennature3129
@goldennature3129 2 года назад
Ustad xaqiiqdii wax badan baan kaa faa idey 🥰
@kaletosman9069
@kaletosman9069 2 года назад
Hadlo noloshayda wax ka badaln kaa hle alle haku sharfo❤
@sadiamohammed6661
@sadiamohammed6661 2 года назад
Walaloow dhibkeeyga waxawaye qof naxariiis badan Ayaan ahay waxaan jeclahay inaan qof kasta an raaligeeliyo markas ayaay dadkana naxariisteyda iiga faadeysataan ooy iigudhibàaan
@Saamiya33
@Saamiya33 Месяц назад
Wll ma nooshahay
@AbdiHassanAden-ip9ll
@AbdiHassanAden-ip9ll 3 месяца назад
Dastuurwaashareecada😍😍
@hawanature9053
@hawanature9053 2 года назад
From Djibouti, il like this man Mr Ayub waane kuu salamay
@sahramuuse5973
@sahramuuse5973 Год назад
Wnku tageeraa wll qaali horey usoco🥰😍😍💗💗💗👍👍👍
@ismaciilshariif11
@ismaciilshariif11 2 года назад
Mahadsanid wll 🙏👍💯
@abgaalhargeysa5384
@abgaalhargeysa5384 2 года назад
Ayuub Ahmed Mansh allah ilahay ha ku dayow 💯🙏🏾💯🙏🏾💯🙏🏾
@ebadaabdi444
@ebadaabdi444 2 года назад
Mashaalah🥰🥰
@ArMan-od3nx
@ArMan-od3nx 2 года назад
Ustaad ayuub waxa jirta gabar an mudo 2 sano wada socanay hadana i qiyantay runti waxan ahay qof waxbarto hada dhaqdhaqisa badan yahay mar walbo waxan arka marka an hello break time an ku nasto ila 15 daqiiqo qalpigeyga bey kuso dhacda run ahanti waxan darta vedio yada ad kaga hadasho qofka marka uu ku qiyaano wan daga xogaha dib ayan isigu laabta😰💔 waan ku barya vedio ceynka ah so badi alle haku xafide 💙💯
@faraharab153
@faraharab153 2 года назад
Wllo marka Break time ka asxaabtaada iska dhaxgal ismashquuli mida kale waxaad kusoo xasuusaneesid oodhan baabi i rajo dhana ay kugalin inay maalin kuusoo laabanayso illahayna kabari qalbiga inuu kaaga tiro waxaad helaysaa midkuu qalanta insha allh
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 2 года назад
Am sorry bro is mashquuli waad iloobi doontaa qof ku qiyaanay xumaan kuulama harin qofka wngsn wax ma qiyaano waa daacad qofks wngsn ayaad tahay intaa wax xumayn lahayd adiga ha lagu xumeeyo nabsiga u daa Alle bari salaadaja wakhtigooda ku tuko waad ka bogsan doontaa insha Allah😀
@umadaahirumadaahir175
@umadaahirumadaahir175 2 года назад
@@ayuubaxmedmedia su aalaha istgramka noo soo jawab wll adoo mahad san
@abdirahmankosar723
@abdirahmankosar723 2 года назад
@@ayuubaxmedmedia Hakuu qoslin wey xanun badhan tahay qiyanadho
@naimaabduqadir9906
@naimaabduqadir9906 2 года назад
Ayubow ,su all ku weydiye hda igu dhanto kwrn ninka xaaskisa ,Ayago wado maraya ,hade gacanta is qabsadan ma qaladbaa ,runti ninkeyka ,Aya iga diida Mar walbo on bananka u baxno Ina gacanta Qabsado ,Aso leh ,waba qalad in less qabsdo Ku lahaa ,Ane waxn dhahay ,dadaka xalaasha isku eh ,Qalad Kuma Ahan ,walalayolw ,Asi Maa saxan mise Ani ,walhi raga Qaar xaaskoda Qima ey ugu fadhido ma yaqaanan ,Ama we u didaan wexe ku Qanacsathy
@Aaminsahra
@Aaminsahra 6 месяцев назад
12sano Nin kuxidhanahay wacayaa mssge udirayaa markan wicin ooyayaa sidan wax ugabadalikaraa Nolasheyda talo
@nuurmostafe6154
@nuurmostafe6154 2 года назад
Masha allah wllky wax badan ban ka faaidey ilhay haku xafido wllo
@cabduqadirabukar5948
@cabduqadirabukar5948 2 года назад
Ayuub wadkumahadsanthy sida aad marwalibo aadinoguso gudbiso tusalaha wanaagsan ee nolosha
@mtr_mohamed-1663
@mtr_mohamed-1663 2 года назад
mashallah wll
@fathimamohammedxusen5839
@fathimamohammedxusen5839 2 года назад
Ustaad ayuub Ahmed shukran jazaka Allah kheir keep going
@aabbeaxmed9741
@aabbeaxmed9741 2 года назад
Wlhi runta ayaad ka hadashaay wllkey guuleyso anigamidka ladhahaayo ma sameeyo Alxamdulilaah waadna ku mahadsan tahay dhiiro galintaada shukran.
@user-sd5dw6er3c
@user-sd5dw6er3c 2 года назад
Zxb ruuntad ayaa ka had shaey anig waa ii saka dhafay mar hora ayaa igu dabasaye zxb 🥰😔😔😔😔😔😔
@abdillahiawaleh7948
@abdillahiawaleh7948 2 года назад
Think you my teacher the motivation 🙏🙏🙏
@amishpea845
@amishpea845 2 года назад
Walal side logu xirta app ka 10 daqiqo ka bdn in lagu jiri karin noso sheeg
@maryamaabdi47
@maryamaabdi47 2 года назад
Waxa idilaayo waa kalsonida badan qof waliba sidaan ugu kalsonahay halmar ayuu ixanujina
@hafsamohamed5738
@hafsamohamed5738 2 года назад
Ustaad waxa aan rabaa in aan ku weeydiiyo ma waxaa jira app ku dhahaya intii loogu talagalay waad ku jirtay oo iska kaa xiraya mise adaa waqtigaa u qorsheeystay
@sadaammohomed663
@sadaammohomed663 2 года назад
Thanks ustaad taagero buxdaan kuu hayaa hore u soco wll ayuub axmed
@roodonuur4670
@roodonuur4670 Год назад
Hal cilad ayaan isku arky marka aan kujiro dhanka shukaansiga dadka waxa ay idhahaan ima soowacdid waad inacdy daacad i.w.m iimati 90 eedyn midaas ayaan layaaby
@fadricaisse5750
@fadricaisse5750 2 года назад
Manshalh ustad🥰🙏🙏🙏
@fuadfarahh
@fuadfarahh 2 года назад
32 sano😢😭😭😭
@rumaadsakaaji138
@rumaadsakaaji138 2 года назад
Mshaa allh mcaalin Allah ku Barkeeyo Allah ku zifdiyo
@laalii2103
@laalii2103 2 года назад
Ayuubo wl talo ayaan kaa raby xagee ka helaa si qarsoodiya
@bnl7762
@bnl7762 2 года назад
Sxb ayuub Axmed Kip Go ilks yoü
@iidocabdirahman3624
@iidocabdirahman3624 2 года назад
Allah kurabooyinka aduunka iyo kuwa aakhiroba hakuu fududeeyo ustaad ayuub
@suleymanmaxamed3632
@suleymanmaxamed3632 2 года назад
Mash allah allah ku xafido usat wllhi wax bdn ka faa Iday tageeero uubxada ku ahay
@apdalebihi7199
@apdalebihi7199 11 дней назад
siigada dhalin yarta allaha haka madoobeeyo
@ayaanhajji848
@ayaanhajji848 2 года назад
Wlky hormar wacan
@cimraan166
@cimraan166 2 года назад
Ilaahay hakaa abaal mariyo
@mariyaabshir7118
@mariyaabshir7118 Год назад
Ayuubw waad idhiiri galisaa thanks wll
@filsankaamil8438
@filsankaamil8438 2 года назад
Jaza kumulahu kheir jaza
@ruunruun6136
@ruunruun6136 2 года назад
Qurxi noloshaada mashaa Allah runtii wan ka helay Topics kaada Ustad farxad nogu noolow Thank u❤❤💯💐
@shaaficumar3742
@shaaficumar3742 2 года назад
Masha allaah wall qali keep going
@abdirazaaqahmed2813
@abdirazaaqahmed2813 2 года назад
Legand. The best motivational Allah haku barakeeyo wll ayuub
@shamsaabdinur8808
@shamsaabdinur8808 2 года назад
Mashalhaaa walalqaliya
@saalaxafrika672
@saalaxafrika672 2 года назад
masha allaha sxb allaha kuxafido
@hidoraacchanel5258
@hidoraacchanel5258 2 года назад
Keep going brother hore u soco
@ugbadabdirahman3837
@ugbadabdirahman3837 2 года назад
Wcs wlla
@faadimacabdalle6981
@faadimacabdalle6981 2 года назад
Mash allaah aad baa umadsantahy ustaad run ahaanti dhirigelin baan kahelaa jasaka allaahu khayran ❤💯🙏
@RootiiAmaa
@RootiiAmaa 7 месяцев назад
Ilahay hamala garaab galo yaaa alaah 😢
@zahrahussein2703
@zahrahussein2703 2 года назад
Shukran wllkey sa nogu nasaxeyso🥰🤎
@wllmahrez6960
@wllmahrez6960 2 года назад
Macalin si walbo aan isu adkeeyo siigada iskama deyn Karo 2 bil Ka dib wan Ku labanaya mxan sameya mclin please 🙏🥺🥺🥺
@stadiumcity2908
@stadiumcity2908 2 года назад
Zhp hal mid Zame aan kugu La talinaya 1= zhp sports zame 2=cuntada proteinka oo dhan ka fogow oo izka iLaali zadexda wakhti uun wax cun 3=izkaga Fogaw Zhp cid kasto ka zheekaynayza hablo 4=cidlada aad kaliga joogtid ama aad khadka izticmaalaysid izka ilaali 5=waxad ku xidhnaata dhiirigeliye ku dhiirigeliya marwalpa Zhp inta zame❣🙏 6=cibaadayzo zhp oo alleh ka bari inuu ka madoobeeyo
@sakaliyealiomar1304
@sakaliyealiomar1304 2 года назад
Thnkz sxp wlhi waa ku qancay dhira gilintaa
@rihsbasuleimanjamac2581
@rihsbasuleimanjamac2581 2 года назад
Ayuubow appka ad waqtiga loogaxido appkakale linkigiisa inoo soo dhig video ga dambe adigoo rali ah inoo soo raci
@hamdixsan
@hamdixsan 2 года назад
Wll app ma lahan mobile setting tag waxaad kasii doorata meesha ay ku qoran tahay digital wellbeing halkaas ka dooro oo applicationada aad isticmaasho oo dhan ku xiro saacad sida facebook,Instgram,massager,tiktok kuliyood intad rabto
@Ahmed_bullaale
@Ahmed_bullaale 2 года назад
Thanks bro, Ayuub Ahmed.❤
@Ismail_Indhamaleh3
@Ismail_Indhamaleh3 2 года назад
Thanks you Ustad Ayub Axmed
@maimonaadheere5359
@maimonaadheere5359 2 года назад
Mansha allah
@usermustapha
@usermustapha Год назад
Maclin waa igu ogtahy❤
@Saciya306
@Saciya306 2 года назад
ASC. Wll horeeyi u socoo
@yuusufcqaadir6256
@yuusufcqaadir6256 Год назад
Wll waxan raba inad ila taliso aabaheyga icanaansanayo xuriyad maheysto waxn rabin uu igu qasbaya makatagaya mise maxan sameya wll
@CabdiraxmaanSudeeys
@CabdiraxmaanSudeeys Год назад
Sxp nin rag baa tahe u adkeeso
@drs-barwaaqochannel4570
@drs-barwaaqochannel4570 2 года назад
M.allah jasaakallaahu khyr wllkiis alle hakuxifdiyo
@nuurdiin2027
@nuurdiin2027 2 года назад
Wllhy zxp horta wad mahad san tay Lkn markad siigada kahadashay wllhy waan ooyay zppto ah iyada noloshayda baa bi isay👊😭
@historynerd7549
@historynerd7549 2 года назад
Mansha allah Guuleyso Ustad Ayub
@yahyamahad9007
@yahyamahad9007 Месяц назад
thanks you ustaad
@aymanaxmed7481
@aymanaxmed7481 2 года назад
Mahadsanid macalin🥰
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 2 года назад
Asc walalahey chanelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allash🙏🙏👍🥰💜
@maryanbintkulow9525
@maryanbintkulow9525 2 года назад
Ma sha Allah Thanks ustaz especially about manage time and Honestly I take your advice
@sadiaculusow2871
@sadiaculusow2871 2 года назад
Ustaad ilaahay ha ku xifdiyo wacyi galinta daacada ah
@maxamedcabdulahi659
@maxamedcabdulahi659 2 года назад
Asc
@maxamedcabdulahi659
@maxamedcabdulahi659 2 года назад
Asc
@rax8776
@rax8776 2 года назад
masha thank you
@faysasiciid847
@faysasiciid847 2 года назад
Masha allah waa talo wanagsan
@projr7690
@projr7690 2 года назад
Wll ayuub allh haku xifdiyo
@nadiiranuurcali6466
@nadiiranuurcali6466 2 года назад
Wcsm wllo ayub
@Islamtv56975
@Islamtv56975 Год назад
Mahadsanid
@ayaancumar4476
@ayaancumar4476 2 года назад
Mshlh ale haku barakeyo wllo
@SafaSiciid-f5m
@SafaSiciid-f5m 10 месяцев назад
Thanks
@sadaamcabdi14420
@sadaamcabdi14420 Год назад
Thanks
@hoodocsalaan5520
@hoodocsalaan5520 2 года назад
Keep going ustaad ilaahay haku barakeeyo
@kheyroraage6504
@kheyroraage6504 6 месяцев назад
.❤
@aminpesofficial5220
@aminpesofficial5220 2 года назад
Mashaallah Ustaad Ayuup
@caamirpro6625
@caamirpro6625 2 года назад
Walal Ayuub ahmed RU-vid ma ilow day hadii kale view Dib udhacaya
@abdilkaderhassan1891
@abdilkaderhassan1891 2 года назад
Mashallah thank you abuy Ahmed jazzakaha khair
@dekabela9815
@dekabela9815 2 года назад
M a wllky 🌺❤️🔥
@hawaabdullahi2177
@hawaabdullahi2177 2 года назад
Wacaleykum Salam ustad🌺
@abdifataahmoha5900
@abdifataahmoha5900 2 года назад
Mid ka mida videoyadii ugu qiimaha badnaa een daawaday weeye videogan. Thanks Ustaad sidaad kalmadaha qiimaha badan noola wadaagtay. Wax badan ayaa iska kay badalay markan daawaday wlhi 😥😥.
@farhiadagan1439
@farhiadagan1439 2 года назад
M.a wll sare
@adeymahaad8364
@adeymahaad8364 2 года назад
Mansha'Allaah tabaarakallaah Allaah yaxfidaka aamiin yaa Allaah Jimco wanaagsan dhamaan tiin Jazaakallaah kheyran
@واعبدربكحتييأتيكاليقين-ز8ش
baarakallahu fiik akhi
@abdullahishariif9865
@abdullahishariif9865 2 года назад
Mahadsanid ustaad inbadan rabi cimridheer iyo cafimaad haku siiyo
@naciimacismaan1337
@naciimacismaan1337 2 года назад
jasaakallahu khyr wll
@alveswillqaran9981
@alveswillqaran9981 2 года назад
Ustaad wxan rabay in aan Hal dual ku weydiiyo ?
Далее
7 Raga doonaya inay naftooda dhisaan
12:42
Просмотров 34 тыс.
7 Qofna ha u sheegin
11:09
Просмотров 134 тыс.
Лиса🦊 УЖЕ НА ВСЕХ ПЛОЩАДКАХ!
00:24
Провал со стеклянным хлебом…
00:41
10 ISKU TASHO EP12
22:03
Просмотров 27 тыс.
JOOJI JILEECA. NOQO QOF ADAG
5:10
Просмотров 94 тыс.
Qof wax u taagan noqo 2024
17:33
Просмотров 138 тыс.
7 Sida hadaf loo DEGSADO
16:19
Просмотров 103 тыс.
5 Adigaa isu keenay qasaaro
9:48
Просмотров 48 тыс.
5 Adigu is qurxi qofna ha isu jilcin isku filan noqo
10:56
Лиса🦊 УЖЕ НА ВСЕХ ПЛОЩАДКАХ!
00:24