Тёмный

5 GUMAYSI Qof sidii la rabo laga yeesho ha noqon 

Ayub Ahmed Media
Подписаться 474 тыс.
Просмотров 90 тыс.
50% 1

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Развлечения

Опубликовано:

 

24 май 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 231   
@sabrinmoh5201
@sabrinmoh5201 Год назад
Ayuubow walal mhdsanid wlhi lugooyo aan maanta ku dhax jiro qof dhib igu ah oo noloshayda ku jira qaab aan uga baxaan garan laahay inaan ka baxaan go'aansaday iisoo duceeya like iisaara ixasuusiya bal after 3years ayaa inoo balana waxa iska kay badala qorshayaashayda oo dhan ii rumoobaan insha allah ❤
@hamdamohamed9738
@hamdamohamed9738 Год назад
Insha allah guul
@hamdamohamed9738
@hamdamohamed9738 Год назад
Sister
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. Год назад
Qofka xabsi maa uga jirtaa soo maahin midkaa aa laheyd wuu i af lagaadeeyaa abyo weli waxba kuma gaarin balse go,an ka qaado qofkaas waxba ha u jixin jixin qof ku jecel in uu ku aflagaadeeyo iska daayee xitaa hal hadal oo gaf eh kuuma quuro marka waxba ha is murjin qofkaasne iska jar hadii aa rabto tan kadaran inta aysan kugu dhicin... Nolol qurux badan kuu rajeynaa guulleyso ❤
@idilawad3233
@idilawad3233 Год назад
Wakabixikarta mcnto qof noloshiisa sikasto uumuhiimkuuguhayay wakabixikarta isaga hortiiba wajirtay waliga qofban kabixikarayn noloshiisa hays dhihin taasi wa burburka noloshaada guul kuurajaynaya
@mariamaanka2406
@mariamaanka2406 Год назад
abaayo marka hore Allah haku waafijiyo waxii qeyr kuu ah, waligaa naqo qof go aan leh go aanka intaadan qaadana siifican oga fiirso adunkaan qof dhameestiran maleh, marka Allah isku xer o Salaad istakhaaro duko markaa go aan qaadaneeso,
@updy_khayreaaqilkaynan
@updy_khayreaaqilkaynan Год назад
يا عبادي الذين امنوا ان ارضي واسعه فاياي فاعبدون 😢😢😢 كل نفس ذائقه الموت ثم الينا ترجعون 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭every soul will test the Death 😢😢😢
@Maahir397
@Maahir397 Год назад
Caqabad kasta oo kusoo wajahda waxy mujisa qofka aad tahy ❤ Nolosha haw ogalaan inad is dhibto ❤
@ziyadhosseyn5938
@ziyadhosseyn5938 Год назад
Thank you Ayub. You are one of the best Somalian motivational speaker
@nasrinaytaali3866
@nasrinaytaali3866 Год назад
Wax badan baan kaa faaiday xaqiiqdii Allah miisaanka xasanaadka hakugu daro yaa rabbi 🤲
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. Год назад
Wax bixi balse yaa lagu isticmaalin Excellent intaas baa iga gadan waana ku baraarugsanaa mahadsanid ustaad ❤
@mariaabdiasiis
@mariaabdiasiis Год назад
Thank u Ayub you are one of my best motivational speaker ❤❤
@Maash-sp2jt
@Maash-sp2jt Год назад
Mansha Allah my teacher 💯
@SalmoMohamed-np8fs
@SalmoMohamed-np8fs Год назад
Thank wllo sidaad noo dhiiri galisy 👏🏻azxaabey isoo duceeya inuu alle shaqo fiicn isiiyo👏🏻❤️🥰❤️
@mussolinifootball4947
@mussolinifootball4947 Год назад
Alle ha kuu fududeeyo
@mursalgadhka9394
@mursalgadhka9394 Год назад
Alle haku fududeeyo wll mid khayr qabrana haku siiyo
@abdirizackmuhamud9203
@abdirizackmuhamud9203 Год назад
You talks spark in me Unimaginable energy, Allah barik
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Год назад
Masha Allah❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Год назад
Mowduuc dhaxal gal ah waaye muuqalkan..Mahadsanid Macalin❤️
@boloalifaiza8435
@boloalifaiza8435 Год назад
Manshallah good advice shukran walal 😊
@asiaali1869
@asiaali1869 Год назад
Xaqiiq ✅️ alhamdulilah washukri ilahey waisiyey nimcooyin badan ❤👏
@haniabdifarah5015
@haniabdifarah5015 Год назад
Jazakallahu kheyr walalky❤
@HabiKhabaja-hl3yn
@HabiKhabaja-hl3yn Год назад
Masha allah wallo ayub
@Daganabdi123
@Daganabdi123 Год назад
Qofka kaliya ee toloyin kiisu wax ku ool yihiin M.allah ilhy mazkaxsa ha kuu barakeeyo wllo 🥰🔥
@Zahruush
@Zahruush Год назад
My motivation ayuub Axmed
@Bilan_mizanMizan-gf2ox
@Bilan_mizanMizan-gf2ox Год назад
Thank you abti ano yari ayaa noloshayida bada shayi ilahayi jiri kaga narta haka xoreyo❤❤🥲🦋
@user-lg1gt4mk4s
@user-lg1gt4mk4s Год назад
baarakallahu feek akhi
@Golxjrdj
@Golxjrdj Год назад
Ustad Mahad Sanid Inan ku Dhagaysto Wax Badan Ayey i Fa’ideyen❤ 🙏🏽
@abdilahiadenali
@abdilahiadenali Год назад
My role model thank you ❤
@faadimacabdalle6981
@faadimacabdalle6981 Год назад
Masha allaah ustaad mahadsanid jasaka allaahu khayrn
@ibraahimmohahasaan
@ibraahimmohahasaan Год назад
Comi soon 400k guuleyso ayuub ahmed wax barashada iyo taariikh iyo sokoobida buuggta kuso dar wll qaali haday macquul tahau
@malyuunmaxamed56
@malyuunmaxamed56 Год назад
Masha Allah 👍👍😍😍😍
@nimcoahmed1794
@nimcoahmed1794 Год назад
Masha allah tabarakalaah aqoonyhn waa xaqiiq 🙏
@user-fj9qc4ob6t
@user-fj9qc4ob6t Год назад
M.a teacher ayub❤️💯
@user-yl1pu9vi9f
@user-yl1pu9vi9f Год назад
Ustaad Xaqiiqo kale :- Gabadhu hadday ku jeceshay No matter how valuable hadiyadda aad siisid way aqbali.
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 Год назад
Mahadsanid ustad ayub ❤ 9:16
@cabdulaahimaxamad1232
@cabdulaahimaxamad1232 11 месяцев назад
My teacher guul gobonimo
@hodanladan4248
@hodanladan4248 Год назад
Masha allh ilahay haku barakeyo hn ❤
@halimoabdi7947
@halimoabdi7947 Год назад
Masha allh teacher thanks
@salmanabdi957
@salmanabdi957 Год назад
Another Level Ayub from 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@abdiqaadirjaamac
@abdiqaadirjaamac Год назад
Masha Allah wll allow kubareee
@hamdushibraahim5381
@hamdushibraahim5381 Год назад
Jazakallahu khyr wll
@farxiyogabal7984
@farxiyogabal7984 Год назад
Allh hakubarakyo wlllo
@feysalnuurxaangi8305
@feysalnuurxaangi8305 8 месяцев назад
There Real teacher ❤❤
@MaaidaMaaida
@MaaidaMaaida Год назад
Mahdsanid wll waqti badan waan kudaawaday casharkani maanta Anaa ubaahnaa runtii mid
@MaryamoYacquub-zk1yi
@MaryamoYacquub-zk1yi Год назад
masha my dear teacher thanks i support you
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Год назад
Thank you soo mach my dear teacher
@missflowers4614
@missflowers4614 Год назад
I needed that. Thank you
@dajiyaahmed8702
@dajiyaahmed8702 Год назад
Mash Allah ❤
@maxamuudahmedcabdikadir4520
Ustaad Ayuub
@user-ij4qq6rz8h
@user-ij4qq6rz8h Год назад
Masha Allah
@nimahassan6423
@nimahassan6423 Год назад
Merci beaucoup professeur
@sakariyefilfil6578
@sakariyefilfil6578 7 месяцев назад
Ayuub ahmed waxaa tahay qof bulshada wax ka dhadhicin kara fahansiin kara xaqiiqatan cawa ayan anigoo iska dhex socda ayan video aad uga hadleyso astamaha lagu garto gabadha ku jecel kadib chanalkaga gudaha ugalee masha allah muuqaalo wax tar leh waxna aan ka kororsaday ustaad sharaf iyo karaamo walalky
@farhiafilsan76
@farhiafilsan76 Год назад
Ayuub majid 400k congratulations 🎉 wd uqalantaa dhiirigeliye💯👏
@kingarjunka6411
@kingarjunka6411 Месяц назад
Thank you teacher ayub🙏
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu Год назад
400k coming soon insha allah
@Abdulahiosmaan-ls4mk
@Abdulahiosmaan-ls4mk Год назад
Mash Allah wll
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Год назад
Masha allah
@anizoabdi-kp7jt
@anizoabdi-kp7jt Год назад
mash alaah ayuub axmd
@maxamedaliabdi4509
@maxamedaliabdi4509 Год назад
ماشاء الله اخي
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Год назад
Ayuub wllhay waad naa dhiiri galisay ilhay ilhay haa kuu xafido
@joinlee5594
@joinlee5594 Год назад
M.a ustaad ayuub
@qurayshocaliaadan3292
@qurayshocaliaadan3292 Год назад
Dhiri galiyahayga mahadssnid💯❤
@santa_0045
@santa_0045 Год назад
Legend aa tahay pro❤😂
@qalbiuroonmaxamed8775
@qalbiuroonmaxamed8775 Год назад
Tnx macalin indhaha ino kala furtay wlhi
@nimcoahmed1794
@nimcoahmed1794 Год назад
Guulayso wllo ayuub axmed
@deeqoowyare
@deeqoowyare Год назад
Thanks my teacher
@YusufIssack-cb5xp
@YusufIssack-cb5xp Год назад
Masha allah mahadsanid
@efootballmasterlegend2024
@efootballmasterlegend2024 Год назад
Great legend
@Gaashaanboy
@Gaashaanboy Год назад
Good teacher Ciga geela casharkaan barta
@safaabdirahman6853
@safaabdirahman6853 Год назад
Thanks wll for your opinion 😍
@user-mt6tw1os7q
@user-mt6tw1os7q Год назад
Ayuub wll meel lagalasooxariiro soo sheeg arin baan kulawadaagilahaaa Inshalah
@gulledahmedgulledahmed1478
@gulledahmedgulledahmed1478 Год назад
Nin cashar laga barto ayaa tahay Mahadsanid Macalin
@Jabjacayl
@Jabjacayl Год назад
may allah bless you
@sureyamohamed5695
@sureyamohamed5695 Год назад
Ani murug ayaan daris la ahay alxmdulilaah
@user-to7xl5yz3u
@user-to7xl5yz3u 2 месяца назад
Thanks teacher 🎉
@user-mz7td1ce1l
@user-mz7td1ce1l Год назад
Ayuubow wllo muuqaalada la soo dhaqso fadlan wa iga codsi😢😢😊
@raaqiyabaashi3184
@raaqiyabaashi3184 Год назад
Thanks so much brother
@NajaxSiciid-zd5pq
@NajaxSiciid-zd5pq Год назад
Thank you brother ❤
@rahmahassanhassan5823
@rahmahassanhassan5823 Год назад
Thanks you Ayub
@maxamedabdirihmaan
@maxamedabdirihmaan Год назад
Thanks pro🙏
@user-mj4pl3gw5v
@user-mj4pl3gw5v 11 месяцев назад
ilaah haku barakeeyo wallkey qli❤❤❤❤
@ilyasmohamed5899
@ilyasmohamed5899 Год назад
XaQiiiQ WLHi AniGa aye Igu Dhacday😢 ßalse Waa Adduunyo Qoftii sida iyeeshay Manta wxan Leeyahay illahey Waku Jeeda Alle Kacabsi Yeelo Thnks ustad😊
@zerzayid
@zerzayid Год назад
Nin raga iska dhig xaliimoyinka mel walba way jogne tags buffi nio haw calaclin
@maidohussain-it9nd
@maidohussain-it9nd Год назад
Wax walba wlhi waa Qoraal Mesha mare qof ku mare maleh ILhy Hana iLalsho qof walba xumanta uu Sameysto waa lagu sameyn doona adunku wa waregto wlhi waa Sax iNa ka Amusta muhiim ah
@user-uv5ov3lp9n
@user-uv5ov3lp9n Год назад
Asc mashalah
@awoawi7445
@awoawi7445 Год назад
Mahadsanid wll
@CaliMaxamedIbraahim-oo1cv
@CaliMaxamedIbraahim-oo1cv 10 месяцев назад
wll waadmaxsantahay❤ arin aan waxbadan garan waayey ayaan fahmey thanks
@user-db7mn4gk8e
@user-db7mn4gk8e 2 месяца назад
Ayuubow walal waad mahdsnthy nlasha waa sadax sheey kow samar iiman dulqaad
@CaptainDucaysane
@CaptainDucaysane Год назад
GuulYso wll
@user-ny2jg2rc5r
@user-ny2jg2rc5r 8 месяцев назад
F.v RU-vidr❤
@user-jn7rg5eq2b
@user-jn7rg5eq2b Год назад
Ustaad Ayyub, Ahmed waadkumahadsatahay dhirigalintada fcny eed nasiiso markaste
@farax6361
@farax6361 Год назад
Good advice
@user-ii5mz6wj4k
@user-ii5mz6wj4k 9 месяцев назад
Macalin ayuub xaqiiqada ay kahadasha walahi❤❤❤🥺
@janaleaxmed7081
@janaleaxmed7081 Год назад
Teacher❤
@adanabdullahiabdi126
@adanabdullahiabdi126 Год назад
M.a ustaad
@caliqaadac9714
@caliqaadac9714 Год назад
Sxb wax badan ayaad ifahansiisay allaha ku barakeeyo
@hachimdjama8491
@hachimdjama8491 Год назад
Wad mahadsantahey walalkey ayub axmed
@muusemaracade3228
@muusemaracade3228 Год назад
Asc hore usoco bro
@abdiaziizmohamed3552
@abdiaziizmohamed3552 Год назад
Gumeysiga wa so arkay alxm rabbi wa iiga gargary
@user-oq2hb8om8l
@user-oq2hb8om8l 4 месяца назад
Masham Allah korbaad nowadays ilaahay kohakuu qaado
@abdirisaakcaawiye5531
@abdirisaakcaawiye5531 Год назад
thn u ustaadi
@AxmedAbuukar-mh1jb
@AxmedAbuukar-mh1jb Год назад
Man Sha lah
@azmacabdilahi6267
@azmacabdilahi6267 Год назад
M.a ustad
@samiyaxasangaas
@samiyaxasangaas Год назад
Ayuubow Wll mahadsanid Runtii taladada waan qataa
@Abdulahiosmaan-ls4mk
@Abdulahiosmaan-ls4mk Год назад
Mash sllsh wll
@user-ok1ju8iw8m
@user-ok1ju8iw8m Год назад
Ayuub Axmad❤
@252soomali
@252soomali Год назад
Thanks macalin
@user-mk7wf6nw5d
@user-mk7wf6nw5d Год назад
Tnks ustaad
Далее
Adiga Laguuma Dirsan Ha u qiil bixin
8:04
Просмотров 47 тыс.
CLANCY 🦞 Operation Squid Ink (New Animation)
00:58
10 Dumarka dabeecadahan leh Ha Guursan
38:04
Просмотров 25 тыс.
Dhexda Dhuuqso Dantaada U ISTAAG
12:39
Просмотров 35 тыс.
10 Nolosha qalbiga farxad ku BEERTA E08
35:38
Просмотров 39 тыс.
Qof wax u taagan noqo 2024
17:33
Просмотров 131 тыс.
Да блин 😀
0:19
Просмотров 4,4 млн