Тёмный

5 Star Hotel Somali ay leedahay oo laga furay Istanbul 

Sola Portal
Подписаться 148 тыс.
Просмотров 51 тыс.
50% 1

Hotel cusub oo 5 star ah ayaa laga furay magaalada Istanbul ee wadanka Turkey,Hotelkan waxaa ka hirgeliyay ganacsade Somali ah
Hotelkan waa 15 dabaq iyo 130 qol oo isugu jirakuwa single ah, kuwa qoyska iyo Suite kala duwan. Hotelkan oo lagu magacaabo Ottoperla Hotel wuxuu ku yaalaa badda

Развлечения

Опубликовано:

 

12 июн 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 237   
@AMIsmail22
@AMIsmail22 3 года назад
It’s not easy to open a business like a hotel this guy needed our support inshaa Allah I will be staying there this summer when I am in Istanbul Mashallah it’s very beautiful thanks mr Abdinasir Sola saaxiibkay aad baan kuu salaamayaa.
@asmarmaalik9335
@asmarmaalik9335 3 года назад
Mashallah maxa ka faraxad badan in qof soamli ah dhigeeni ah uu leyahay wax sidan u wanagsan waliba magaaloyin wawayn caan ah. Xaqiiqdi wa ku farxay soamlinimada darted 🥰🥰👍
@fatuma6420
@fatuma6420 3 года назад
Waa qurxoon ya hay laakiin dalkeena in laga dhiso Ayey ahayd waa tacab shiidle
@aadanosman3367
@aadanosman3367 3 года назад
Dalkasta Dadkiisa ayaa dhisa haddaan Soomaali nahay waxaan dhisana iska dhaaf xaaladeena waxeey noqotay Kursi la'isku qab qabsada,waqti lumis iyo siyaasad xumi wadankii ka dhamaan la'yahay goormee Horumar la gaaraa shisheeyo cadoow nagu ahna waa naga dhex faa'iideysteen Rabbi ha inoo hagaajiya wadankeena🇸🇴🤲🤲🤲
@degaahmed4737
@degaahmed4737 3 года назад
Dad baa is qab qabsiga dani ugu jirtaa oo kataajiray. Dadna macluul bay ubaqtinayaan. Saas aytahayna lagu awrkacsadaa, ayan fahmeen meesha Danta ugu jiroto. Hakasaarto.lol
@xaseyroble4283
@xaseyroble4283 3 года назад
Aamiin Aamiin Aamiin wllo mcn 🤲🤲🤲💯💯💯
@Ardaagaxog
@Ardaagaxog 2 года назад
Alle ha u barakeeyo walaalkay ganacsadaha Hotelkan .
@Hornscope
@Hornscope 3 года назад
Masha'allah ilaahay how barakeeyo. Kuwiina xasiidiinta ah ee aan u quudhayn in nin Somali ah samaysay hotelkan quruxda badan ilaahay ka baqa , oo isku xishooda
@cukaashahmed4511
@cukaashahmed4511 3 года назад
Shugran walal
@spotluxe1885
@spotluxe1885 3 года назад
Make every Somali create multi national corporate companies around the world
@isxaaqsomaliland2898
@isxaaqsomaliland2898 3 года назад
Somalis can be the richest tribe in the Africa if not the world we just need to Calculate our every move together!!
@spotluxe1885
@spotluxe1885 3 года назад
@@isxaaqsomaliland2898 Exactly once division, separatism, trablism destroyed and attract tourism industry there is always a chance but next generation more likely.
@halyeydhaladah5831
@halyeydhaladah5831 3 года назад
Mashallah. Hadday somaliya qaraxa iyo qabyaalada ka daayaan waxan iyo wax ka fiicanba waa laga dhisayaa
@wawaboosaaso7062
@wawaboosaaso7062 3 года назад
Qof kasta oo Somali ha oo Hotelka seexda ha bixi sadaqa 10$ ah oo Lagu caawiyo qaxootiga somaaliga ee jooga Istanbuul. Si uu u tuso Kan ku gaajaysan magaaladda Istanbuul.
@nazraahmed2881
@nazraahmed2881 3 года назад
Wow that’s absolutely Breathtaking , hotel love it again another wonderful touring thank you so much Abdinaasir solo we love you brother I will visit that hotel inshaallah one day thanks
@nuraali6419
@nuraali6419 3 года назад
I love it Somali rate viiiiiva somalia Guuuuuul iyo gobonimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍
@shaakirabdi9422
@shaakirabdi9422 3 года назад
Walaahi wadankeena waan udhisi karnaa sidan iyo si ka fiicane ma heshiina oo dhibaka ma dhaafa ah😳😎😜
@hodanahmed9360
@hodanahmed9360 3 года назад
Solo kaalay mogadisho oonoo xayeeysii hotelada mogadisho ku yaala sida Doorpin Hotel Inshalah nala soo xiriir
@user-ju8ee5tg3d
@user-ju8ee5tg3d 3 месяца назад
Hhh wll hortelkiina badda masaaran yhy
@alixasan8667
@alixasan8667 3 года назад
Taajir hadaa rabto in aad noqoto weey fudud tahay laakiin waxaa ka fudud xaasidnimada ... Walaalka la jeclow waxaa jeceshahay
@hipstajohnyy2033
@hipstajohnyy2033 3 года назад
taajirka laba lagu noqdaa si halal ah iyo so haram ah...istanbul lacagta somaliya siyaasiintu xaaranta lagaga gortay waa halka la geeyo
@alixasan8667
@alixasan8667 3 года назад
@@hipstajohnyy2033 wax cadeyn ah geen aad KU heysatid ninkaan ... Ama xaasidnimada Naga la tag
@UmmuJabril
@UmmuJabril 3 года назад
Masha Allah illahey waddankena Hanoo toosiyo waddankena ayaan Saan ugu faani laheen
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 3 года назад
Masha allah Zolo hees aan jcl hay ayaad muusikadeeda soo qaadatay dib mow gocatay gacaloy Hibo nuura & Cigaal ayaana ku luqeeya, wadankeena hooyo ayeyna amaaneysaa heestan thanks Zola👋👋👋🙏🙏🙏
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 3 года назад
saaxiiboow thanks alot waxaan rabay inan soo qoro music gaan waa heestee hadaan youtube ka radinaya lol
@Ali7730_
@Ali7730_ 2 года назад
Thank you for this…Now I have a go to hotel in Istanbul 🙏🏾
@kaamilhassan9895
@kaamilhassan9895 3 года назад
absolutely marvelous indeed beautiful hotel...
@ashashego3474
@ashashego3474 3 года назад
We highly appreciated the beautiful touring inside the Hotel thanks brother. 👍
@ahmedadanmahamed2165
@ahmedadanmahamed2165 3 года назад
Waxaa is weyadiin u baahan meesha laga keenay lacagat lagu dhisay?
@degaahmed4737
@degaahmed4737 3 года назад
😂😂😂
@abdirashiddirie3522
@abdirashiddirie3522 3 года назад
Hoteelada waa ijaartaa
@aliyare6864
@aliyare6864 3 года назад
Masha allah allaha u barakeeyo💚💥
@moealichanel4215
@moealichanel4215 3 года назад
Mid walba lacag buu iga qaadanayaa Macno wayn ii samayn mayso haduu somali leeyahay iyo haduu ciraqi leyahay Qiimihiisu ma jabna Hotelo ka jaban Istanbul way ku yaalaan
@arahimkaraama4297
@arahimkaraama4297 3 года назад
Masha Allah dadka soomaliyeed waa creative people
@abdiadam3808
@abdiadam3808 3 года назад
ilaahay ha u barakeeyo ha na u ziyaadiyo . well done
@asadlionish
@asadlionish 2 года назад
Waa ka xumahay fasax ayaan ku tegi lahaa Istanbul ,insha Allah tacaalaa March-June 2022 laakiin hotelkan wuu buuxaa xilligaas 😞
@somaliagracefulplacebb2077
@somaliagracefulplacebb2077 3 года назад
Mashaalhh ❤❤❤ it's amazing 👏 I loved it ❤ 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abumedia9612
@abumedia9612 3 года назад
Maasha Allah inaba caadi ma ahan. Waxaa kaloo layaabay qaabo video ga "nice and very smoothly no hand shaking." thanks Mr Sola.
@ummushukri6359
@ummushukri6359 3 года назад
Maasha Allah guuleeso walaal waadadaalay.
@se1059
@se1059 3 года назад
Wow that’s soo beautiful masha allah
@97abshir
@97abshir 3 года назад
Masha allah,
@xuseenmuadin1816
@xuseenmuadin1816 3 года назад
Masha allah alle ha u barakeeyo wllkena somaliga hormarkaan sameeyey Lkn wadankeena ayu ku fiican amni fiican alle hana siiyo somalay Mogdisho allow sidaan iyo si fiican ka dhig
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 3 года назад
Masha allah mbruukcaleek ilahay ha u barakeeyo
@cumarfaarax9035
@cumarfaarax9035 3 года назад
Thanks a lot sola great Video 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻
@ashashego3474
@ashashego3474 3 года назад
Masha Allah Tabaraka Allah 💖 💙
@qaalyare
@qaalyare 2 года назад
wooooow thes amzing whi lacag inaan samayso , muhimadaas bay leedahay ,
@mohamedmusa1598
@mohamedmusa1598 3 года назад
What a beautiful music and beautiful views
@mrzain1745
@mrzain1745 3 года назад
Ilaahay xaqa hanatuso wadamada shisheeye saan ayaan udhiseenaa wadankeena hooyo waa kala qeyb qeybinay. Oo iskuma ogolin
@amalismail7772
@amalismail7772 3 года назад
Waxa ka horaysa Nabad Ha ka belo, Somalia maal inkasta qarax baa ka dhaca , dad masakina ayaa malainkasta Naftooda waaya,,
@a.a.mohamed4635
@a.a.mohamed4635 3 года назад
Magaalo muqdisho ladhaa wadanka dhan u afduubanyey
@realsom36
@realsom36 3 года назад
@@a.a.mohamed4635 wadanka dhan ma hal magaalaa. Adeer somalia isma dhaanto waa fowdo iyo meel dunida ka hartay.
@Seatbelt120
@Seatbelt120 3 года назад
Hoteelkaan waa ijaar ee somali ma dhisan
@amalismail7772
@amalismail7772 3 года назад
@@Seatbelt120 sidaas baan u malaynaya,, waayo somalida Hottel sidan oo kale ah wali may dhisan
@iloveallah8454
@iloveallah8454 3 года назад
Masha allah allaha u barakeeyo hadii lagu dhisay lacag halal ah nuur calaa nuur insha allah
@saacidhussein4655
@saacidhussein4655 3 года назад
Amazing Maaha Allah. Allaha bulaaliyo Ganacsiga Soomaaliyeed meel kasta oo uu ku yaalo.
@lodoonelmi6875
@lodoonelmi6875 3 года назад
Maasha Allah ilahay ha u barakeeyo
@hodmanwarsame7086
@hodmanwarsame7086 3 года назад
masha allah waa hotel ad u qurax badan, hore mar wanagsan baa u rajenayaa somaali oo idil
@zamzamahmed8139
@zamzamahmed8139 2 года назад
Walaalaha hotel magalada ku dhax yal oo fican istanbul ma ii sheegi kartin?
@Nickname-sk1oh
@Nickname-sk1oh 3 года назад
That king bed has no privacy from the kids lol 😂 😆
@adandhgey
@adandhgey 3 года назад
hhh
@mustafamusaabdi7284
@mustafamusaabdi7284 3 года назад
My exact thought indeed
@darishore814
@darishore814 3 года назад
Ilmo edeb daran hadaadan wadan waa caadi
@abdulkadira75
@abdulkadira75 3 года назад
That is what I was thinking about, when I saw it.
@abdulafro3283
@abdulafro3283 3 года назад
Thank you for showing us that there is a somalia 🇸🇴 hotel 🏨 in turkey 🇹🇷
@ayanlekhadar8278
@ayanlekhadar8278 3 года назад
Say Somali hotel
@abdulafro3283
@abdulafro3283 3 года назад
@@ayanlekhadar8278 get it thanks
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 3 года назад
Mashallah top hotel alaha business hau barakeyo
@munahussein9687
@munahussein9687 3 года назад
Masha Allah wa mel holiday lo tagi kara,somali guul iyo gobanimo, thank sola.
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 3 года назад
Masha Allah. Aad iyo aad baan ugu hambalyaynayaa milkiilaha Hotel-ka iyo Abdinasir Solo Portal. Ballanteenu waa Hotel 🏨 keena quruxda badan ee OTTOPERLA.
@jumaana1237
@jumaana1237 3 года назад
Masha allah
@gomeyre6320
@gomeyre6320 3 года назад
Sola portal mahadsanid boss
@ayshaali4851
@ayshaali4851 3 года назад
It's beautiful kindly add location it will easier for people to find .
@shaakirabdi9422
@shaakirabdi9422 3 года назад
Hadaan Istanbul imaado hotel 🏨 10$ ka badan ma dagayo poowe inaan aroos ahay mooye #lacagtawalaalonahay
@bilicdumar7403
@bilicdumar7403 3 года назад
😂😂😂
@akh8501
@akh8501 3 года назад
😁 ninyahow naftaada u raaxayso. Adduunkan waad ka tageysaa. 10$ waa meel uraysa. Kkk
@thepearlofindianocean
@thepearlofindianocean 3 года назад
Nice One
@fourmvlogs3670
@fourmvlogs3670 3 года назад
cabdi nasirow walal ilahay haku xifdiye musican macaan ee murugada u eg xagee kaheshay wan radinayey qof iska murugeysan ayan ahaye walal wan ubahna
@SolaPortal
@SolaPortal 3 года назад
facebook.com/abdinasirsola/videos/10224955974388514
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 3 года назад
Masha allah guuuuuuul iyo gobanimo insha allah. ❤️🇸🇴🌸🏆😍
@aminaali9509
@aminaali9509 3 года назад
Masha alah ilaheey qeer hakusiyo
@humoab7169
@humoab7169 3 года назад
Marka hore masha allah Lkin waxaa wanaagsanaa laheyd in magac soomaali ah loo bixiyo Maadaama uu qof soomaali ah leeyahay
@mustafamusaabdi7284
@mustafamusaabdi7284 3 года назад
International name is good for business, even turks use English names to attract the tourists. It is a common sense🤷‍♂️
@jumbojalato3884
@jumbojalato3884 3 года назад
Soomaalida waa cadow waxey cadow ku yahiin wadan kooda bal mey soomaaluya ka dhistaan ma arkeysid turky meela kale wax ka dhisanaaya aduun koo dhan soomaali uun baa hotel ka dhisata wadan eysan laheen xasid waaye wadan kooda xasid ku yahiin
@duranabdi4105
@duranabdi4105 3 года назад
Decale yaa dhistay
@Khaatumo411
@Khaatumo411 3 года назад
Decale hotel Muqdishu ganacsade Turkey ah baa leh
@ahmedyasiin2418
@ahmedyasiin2418 3 года назад
Somalia markuu ka dhisayo ma in la qarxiyo ayaad rabtaa adigaa xasidaa
@habdihassan4960
@habdihassan4960 3 года назад
Brother thanks Malah kafe place ama talaagada cabitanka ama daawada lagashto? Hadii dad waaweyn daawaqato meel gashto ama caruur yaryar milk wata kawaran brother?
@zakariamohamed1059
@zakariamohamed1059 3 года назад
Masha Allah
@bashirabdirahman7867
@bashirabdirahman7867 3 года назад
Mashallah wa Hotel gurxoon
@adannur4755
@adannur4755 3 года назад
Masha allah beautiful hotel I'm coming soon inshaallah
@happymohamed9633
@happymohamed9633 3 года назад
Macha allaah Beautiful Hotel Alla ha barakeeyo wiilkaas, anigana igu soo duceeya inaan kaas oo kale Dhiso insha allaah
@smileygirl2656
@smileygirl2656 3 года назад
Nasiib Wcn Wlal One day wa gari dontaa dadal kaaga badi🙂
@happymohamed9633
@happymohamed9633 3 года назад
@@smileygirl2656Thanks
@mandeqcali6002
@mandeqcali6002 3 года назад
Waa mid muhiim ah keep goin
@yusufahmed5467
@yusufahmed5467 3 года назад
Masha allah. Walaalaha hotelkan dhistay waa Wax lagu farxo. Kuweena xaasidnimada feeraha fariisatay ee horumarka somalida Ka xun allaha qalbiga u qaboojiyo. I would say work harder than you already do. Hadaad pay check to pay check ku nooshahay micneheda Maaha inay dadka oo dhami miserable life ku nool yihiin. Dad baa ilahay u nimceeyay. Waxaad naftada la jeceshahay tan walaalkaana la Jecelow.
@ruqiyoese9522
@ruqiyoese9522 3 года назад
Maan sha allaah
@amiin8690
@amiin8690 3 года назад
Wow 5star hotel
@onlyme562
@onlyme562 2 года назад
lacagta somalia laga xadey aa lagu dhistey, lets be honest.
@deqawarsame9018
@deqawarsame9018 3 года назад
Waxaan ugu baaqayaa dhamaan Soomalida in aysan kudegin Hotelkan ilaa noogala soo cadeeyo lacagta lagu furey halkuu k keeney ninkan furtey. Waayo waxa laga yabaa in ay tahay lacag lagusoo dhacay magac Dowladeed ama Hayado. Koley Ajnabi degaa ma badnaandoono ee Somaalida Qurbaha ayaa loo furtey ee ka fiirsada meesha ay ka timid lacagta
@abdiazizmursalahmed2285
@abdiazizmursalahmed2285 3 года назад
Shirkadaha jira oo dhan waydii lacagta meeshay ka keenen kan keliya maxa kugu saliday🤣🤣 jealousy lady
@deqawarsame9018
@deqawarsame9018 3 года назад
@@abdiazizmursalahmed2285 Isku Qabiil maad ku difaacee.
@abdiazizmursalahmed2285
@abdiazizmursalahmed2285 3 года назад
@@deqawarsame9018 maya wll, qabiilkiisa garan maayo, xita ninka magaciisa garan maayo, lkn waxaan diiday in qof muslim ah oo aanad ogayn aad iska tuhunto. Logic maaha sharcina maaha. Ummada waa la dhacay waa run lkn cidna waxaanad hubin haku sheegin yaanu aakhiro ku qabsane. Wa a iga talo.
@deqawarsame9018
@deqawarsame9018 3 года назад
@@abdiazizmursalahmed2285 Haye walaal mahadsanid
@warsamefarah7848
@warsamefarah7848 3 года назад
Maxa iga galay meshu ka keenay war edeb darana dadkeena?!!!!
@dualehdualeh3195
@dualehdualeh3195 3 года назад
ماشاء الله
@user-qr7pb3kg4j
@user-qr7pb3kg4j Месяц назад
Masha allaah
@aziamohamuud9283
@aziamohamuud9283 3 года назад
Hargeisa iyo grow maad nooga further iyo dhulka soomaalida
@abdulkadiranshur6822
@abdulkadiranshur6822 3 года назад
Maasha Allah looks like a nice hotel, but a quick fact check aan sameeyey waxaa ii soo baxday in hotelka uu yahay 3 star hotel, macalin Sola muxuu kaga jawaabaa arintaas
@abdiazizhassan7291
@abdiazizhassan7291 3 года назад
5 star iyo saana!
@iqramoallim
@iqramoallim 3 года назад
Layaabka waxa uu yahay dadka dhan waxay ku hayaan lacagta xaguu ka keenay iyo muu wadankisa mal gashto tan hore yaa idin yiri hal qofa leh sido kale malaha qaar wa dambi ee waxadan hubin haku dambabina allah aya og in lacag la xaday ama mid la shaqeytay lagu dhisay sababta somalia loga dhisi wayeyna waxay ila thy arimo amni
@abdullahiabshir9607
@abdullahiabshir9607 3 года назад
Lagu kari waa dhulkiina dhista Maryooley
@abdidaud9183
@abdidaud9183 3 года назад
Keee waye kaaas yaa dhulkooda dhisanaayo mar 2 aad ku soo celi Dugaag maa loo dhisaa dhulka dugaag ayaa dagane qofka asaga miyaa rabo asago halahan qarash galay in 1 mali lagu du dumiyo war somalia meel la dhisto maahine nagu kala wada dheh ninyahaw cawaa somalia la gadaa hdii lay dhaho xitaa waa rabaa qeybteyda halay lacageyo kaliya sxb sheeka ku jirtaa bee😂😂😂
@abdullahiabshir9607
@abdullahiabshir9607 3 года назад
@@abdidaud9183 Maangaabka iyo doqonka bulsho kast way leedahay Adigana doqomada nagu jira ayaad kamidtahay
@Faysal_Mohamed
@Faysal_Mohamed 3 года назад
@@abdidaud9183 kuwa aa sheegosid waxa duminaayo iyo adiga waxba isma dhaantaan 😳
@Faysal_Mohamed
@Faysal_Mohamed 3 года назад
Bro abdullahi abshir wadankeena amni maleh qofka haduu qarash gashto niman argagixiso aa meel laga maro laheen, marka ayaga hadaa meel iska saarno hotel iyo kuwa kasii shidan ka dhiseenaa inshallah 💪🇸🇴
@abdullahiabshir9607
@abdullahiabshir9607 3 года назад
@@Faysal_Mohamed maanta wadanku sidii hore ma aha dhulka somalida badankiisna waa nabad sida jabuuti dawlad degaanka somali land Xitaa puntland waa amni Dadkaanu iyaga ayaa nacay dhulkoogi taas baa xaqiiqo ah Magaaloyinka waawaynka ah badankood waa amni somaliya maanta Dhulkeena aynu dhisano intaynu wadamo kale ku mashquuli lahayn
@akh8501
@akh8501 3 года назад
Somali waa iska garab rarato, ajanabi bay ugu talogaleen baan filayaa
@Gashanle02
@Gashanle02 3 года назад
Guul Somalia Mohamed
@ZaciimYare
@ZaciimYare 3 года назад
Aadbuu uqurux badan yahay masha Allah
@mohametfoodofficial4797
@mohametfoodofficial4797 3 года назад
Dalkaygii Hoyoo in laga dhiiso ayey ahayd Hargeyza Hoygii faanka
@nawalmaxamed6687
@nawalmaxamed6687 3 года назад
Hooyadaa was
@insidethe10skills6
@insidethe10skills6 3 года назад
Wow m.shlh
@aydenadventures7965
@aydenadventures7965 2 года назад
MashAllah
@samiiramuuse6076
@samiiramuuse6076 Год назад
Maansha alaah wallo habeenkii waa imisa price lagu seexdo ? Qofka two bedside
@runleejeff4883
@runleejeff4883 3 года назад
Hoteelada laga furey dhulal ka ee soomaaliyed waxaa ku arkey ayaantaan ineey dhahaan "af soomaali muhiim ma'ahan" talow jaahilnimadas aduunka kale ma ka jiraan oona ka eheen Afrika?
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 3 года назад
insha.Allah hadii aab dhiman waan ku soo dagaa niyadan turkiga ku haya
@duaalehussein2755
@duaalehussein2755 3 года назад
Shaqo malaga helaa boss
@husseinabdi5204
@husseinabdi5204 3 года назад
My question to Abdi naser can somali people afford to rent per night how is much per night mashallah it's good for Somali per to have five star hotel in Turkey Istanbul
@thurayathabit5200
@thurayathabit5200 Год назад
Share waye 60% wax lee nin Turkey ah Somali lee ma ahaan
@daadirmuxudin1828
@daadirmuxudin1828 3 года назад
Zola well qualified men
@nuraali6419
@nuraali6419 3 года назад
Yes we need to support each other's let's support our community everyone go to Istanbul please stay there hope the owner will make discount for the families yeap time to visit Istanbul 🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷👍👍👍👍
@batulasmail8261
@batulasmail8261 3 года назад
Raga Soomaaliyeed ee Tuugda ah ee xoolohii dadweeyne Soo xadey calloolaha weeyn afarta Adina Ka miiqmey warkooda Nagada.
@thepearlofindianocean
@thepearlofindianocean 3 года назад
Xaasidku sidiisaba meel ma gaaro. Magaalo joog xumo haadad maqashay wa adigoo kale. Alla yaa Ku cesha waxaraheedii.
@saidhasan4718
@saidhasan4718 3 года назад
Fasaxayga ayaan ku qaadanayaa December
@momomomo2693
@momomomo2693 3 года назад
Solo is very expensive price
@geelleguure8808
@geelleguure8808 3 года назад
Sola Portal aad baas u mahadsantahay.
@aflaantacusubaflaantacusub3773
@aflaantacusubaflaantacusub3773 2 года назад
SOMALIDA MASAKINTA AH EE DALAKA TURK KU GAAJEESAN MAXA U SIIN WEEYSAY KALIYA SHADA NADAFADA HOTELKA SORRY SOMALI GARAB MA ISASIIYAN SORRY KOLEY ALLAHA KU BARAKEYO
@ahashi7828
@ahashi7828 3 года назад
Asc soolo kow ninka dhalinyarada ah ee leh hotelka magaciisa maad sheegin .sidoo kale somaalida degen Hal qof nagama aadan tusin mar sedexaadka waxaan leeyahay haduu nin Somaali ah oo islaam ahi leeyahay hotolkan Illaahay Ha u barkeeyo insha Allah aniguna waa iman doonaa hadii rabi idmo intaan noolahay .
@zuhayb9
@zuhayb9 3 года назад
Turki Hadaan INAADo Wxn Dhahayaa Hotelka Somalida igeeya
@atolffhiddler1668
@atolffhiddler1668 3 года назад
5 Star Hotel👀 I will look at it from outside kkkk
@skyblackholles5403
@skyblackholles5403 3 года назад
Armuu xasan shiikh maxamuud lee yahay qof kale ma dhisan karo ayaan is lee yahay hhhh xaaraan ku naax
@makiyahali4585
@makiyahali4585 3 года назад
Ka ilaasho dhaqyahay dhigatada ah.
@Ahmedali-fo4wo
@Ahmedali-fo4wo 3 года назад
walaal somali baa is kale baad tiri mabank buu soo jabsadey mise wadankii buu soo dhacey
@moupdynaser5004
@moupdynaser5004 3 года назад
Siyaadi somali ah u badi😏
@box5319
@box5319 3 года назад
😂😂
@aliabdi8347
@aliabdi8347 3 года назад
Waa lacagtii Soomaaliya laga soo xaday. Mid walba inta u soomaaliya madaxweyna ka noqdo ayu lacagta ka soo xada dibidaha keensanayaa
@realsom36
@realsom36 3 года назад
Adiga xatooyo ma ogiye in lacagta la shaqeysto ma ogid miyaa. Miss lacag hadaad aragto waa lasoo xaday.🤣
@fe8445
@fe8445 3 года назад
Nice
@Mohamedibrahim-fi4cp
@Mohamedibrahim-fi4cp 3 года назад
waa mahad santahay sola
Далее
Shalay iyo maanta ee nolosha Soomaalida ku nool Turky
19:32
ТРОЛЛИНГ СКАМЕРА СТАНДОФФ 2
00:59
MISTAKES Tourists ALWAYS make in Istanbul
15:34
Просмотров 162 тыс.
Amazing Places to Visit in Turkey - Travel Video
11:32
#ANKARA GURYO IIB AH 2020 GULED REAL ESTATE #2
13:12
Просмотров 85 тыс.
Where To Stay in Istanbul - SantoriniDave.com
8:04
Просмотров 61 тыс.
Sola Travel Vlog Istanbul International Airport 2021
51:48
Лимон жиросжигающий
0:21
Просмотров 1,9 млн