Тёмный

5 Xeer ee Guusha :: Ustaad Xamse Xabiib 

Razeen Training Center
Подписаться 36 тыс.
Просмотров 90 тыс.
50% 1

5 Xeer ee Guusha :: Ustaad Xamse Xabiib

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 120   
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 2 года назад
Rules for success : 1; Take your responsibility 2; self discipline 3; choosing or decision maker or chance maker 4 ; Optimistic or positive thinker 5; persistance or consistency
@AlxYrs
@AlxYrs 4 месяца назад
Chance or opportunity creator.not maker, makeable is something tangible.thanks
@Coolvidz20
@Coolvidz20 Год назад
5 - ta Xeer Ee Guusha ; 1. Qaad Masuuliyada Naftaada. 2. Ka Adkow Naftaada. 3. Yeelo Go'aan Qaadasho. 4. U Feker Si Togan. 5. Dadaal iyo Joogtayn.
@rudwaannaasir1975
@rudwaannaasir1975 6 месяцев назад
Thanks zxp
@khalidismail5960
@khalidismail5960 2 года назад
Ustaad muddo badan badan ayaad naga maqnaydee bal imika apdate ahow Mansha Allah Ustaad mahad sanid
@abdirahmanhussein2983
@abdirahmanhussein2983 2 года назад
Mashallah Ustaad Allaha ku barakeeyo, Darsigaan 2 qodob o muhiim ah ayan ka qaatay o kala ah 1️⃣ Ahdaafta in la koobo, mid iyo labo laga dhigo 2️⃣ Joogteyn iyo commitment
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 2 года назад
Hal walba ama qof waliba waa halka uu naftiisa dhigo xaqiiq wllhy markasta han sare lahow oo hore u soco guul inshlh
@farhan_taffo
@farhan_taffo 21 день назад
Ustaad mahadsanid
@cabdiqafarsaeed1067
@cabdiqafarsaeed1067 2 года назад
Ustaad rabbi hakaa abaal mariyo wan hubaa cid dhaqan gelisa xeerarkan inay guuleysanyaan
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 2 года назад
Mnshlh ustaad mhdsanid in bdn alle haku barakeeyo caqliga iyo cilmigaba
@abdallahiahmedyusuf3369
@abdallahiahmedyusuf3369 2 года назад
Masha allaah allaah ku xafido ustaaad
@sekisaid8929
@sekisaid8929 2 года назад
Alaha Ku barakeyo ..Aduun Iyo Aaqiro
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 2 года назад
Mnshlh ustaad mhdsanid in bdn alle hakaa abaalmariyo lkn soo badi inshlh
@muniirabdisamed538
@muniirabdisamed538 2 года назад
جزاك الله خيرا يا شيخنا waa mawduuc nolosha qofka qaabaynayaa
@macalinxasan6447
@macalinxasan6447 2 года назад
Ustaaad mudo bdn naga maqneed waku xiisney Vedoa bdn kasugynaaaa hanaga raagin🤝✅
@burcolyrics4006
@burcolyrics4006 2 года назад
Jezeka llaahu khyr shiekh xamse xapiip
@jeylaanixasancade3355
@jeylaanixasancade3355 2 года назад
جزاك الله خيرا جزيلا لايزال ولا ينقص ابدا ونفعنا الله بعلمك وبنصائحك
@Samawade1445
@Samawade1445 2 года назад
جزاك الله خيرا وبارك فيك أستاذي الفاضل
@getto10
@getto10 2 года назад
Jazaaka allah kheyr. Ustaad wax badan ayaan kaa faaidey,hadana wxn ku guuleystay qaabka mushaharka loo maareeyo.
@cabdalemuhamed2842
@cabdalemuhamed2842 2 года назад
Soo badi ustaad mahdsanid
@maxamedcabdi2232
@maxamedcabdi2232 5 месяцев назад
Allh ha ku barakeeyo ustaad xamse wax aad u wanaagsan oo aduun iyo aakhiroba dadka anfacaya baa nala wadaagtay
@barahadahsoon8434
@barahadahsoon8434 2 года назад
Jazza ka allahu khayran ustaad aad ban ku salamaya
@daudmuktar2560
@daudmuktar2560 2 года назад
JazakaAllahu Kheyra Yaa Ustad
@samraali4860
@samraali4860 2 года назад
Masha Allah inbadan ayaan kafaiday ustaad mahadsanid
@user-ic6oc2hy8f
@user-ic6oc2hy8f 2 года назад
جزاك الله خير أستاذ على هذا الجهد البليغ وعلى هذه الكلمة الهادفة. جعل الله مثواك الفردوس الأعلى.
@AyuubTarabi
@AyuubTarabi 2 месяца назад
Mancha allah ustad adunka ceeb la,aan noolow Aakhirana ciqaaab la,aan❤
@warsamemohamud3355
@warsamemohamud3355 2 года назад
Aad iyo aad ayaan uga faaiidaysanay runtii
@AlxYrs
@AlxYrs 4 месяца назад
شكرا شكرا شكرا شكرا ❤❤❤❤ يا شيخ
@AxmedSaalaxProduction
@AxmedSaalaxProduction 2 года назад
بارك الله فيك وجزاك عنا خير الجزاء
@Muscabeid1
@Muscabeid1 Год назад
Ustaad muxaadaradan si hoose baa iskaga dhex arkayaa Aad baa u mahadsan tahay wehelna way ii tahay insha allah in aan guuleysto baa rajaynaya 🖤
@abdifatahamin3220
@abdifatahamin3220 2 года назад
الله يا عزك شيخنا حمسا
@abdulfatahaden6382
@abdulfatahaden6382 7 месяцев назад
Mansha allah Tabarakallah
@YasirCarafat19
@YasirCarafat19 10 месяцев назад
Shukran ustaadi❤
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 2 года назад
الله يجزيك خيرا يا أستاذ
@ahmedbiif4059
@ahmedbiif4059 2 года назад
Machallh
@nicimaabdilah5073
@nicimaabdilah5073 2 года назад
Thanks ustaad 👍🏻
@universalinternationalcollege
@universalinternationalcollege 2 года назад
Manshaa Allah walaahi wax badan baan ka faaiday
@uniqueperson6294
@uniqueperson6294 2 года назад
mashanallha jasakalah fil kheir ustaad.
@mohamedhassan-xl7lf
@mohamedhassan-xl7lf 2 года назад
Jzk kheyr runtii waa cashar muhiim ah
@hassanyusuf8767
@hassanyusuf8767 2 года назад
Masha allah
@mohamudyusuf9900
@mohamudyusuf9900 2 года назад
Masha allaha allaha ka awal mariyo
@rocky4066
@rocky4066 Год назад
jazaaka allaah kheyr jazaa
@hamzepeta3747
@hamzepeta3747 2 года назад
Sheekh guusha wadadayda ayaad ii ifisay taas oon wax badan ka faiday
@haboodinrahaboodeilkacass8170
@haboodinrahaboodeilkacass8170 7 месяцев назад
Aallaya baariik ustaad.
@khadarahmedrashiid2012
@khadarahmedrashiid2012 4 месяца назад
Masha allaaah aale habarakeeyo sheekha
@mohamedhassan7726
@mohamedhassan7726 2 года назад
Masha allah ustaad sare
@Iftiinmohamed-qu9bn
@Iftiinmohamed-qu9bn 6 месяцев назад
Jazakallah ustaad🤝👑
@Suleiman98
@Suleiman98 2 года назад
ماشاءالله تبارك الله معلم
@cabddinuur7517
@cabddinuur7517 2 года назад
Waad mahadsantahay ustaade
@abdulazizog1743
@abdulazizog1743 Год назад
جزاك الله خير أستاذ .
@hodanrooble2281
@hodanrooble2281 Год назад
Ustaad mahsnid allah ku barakeeyo
@user-vh1wh2dw6z
@user-vh1wh2dw6z 4 месяца назад
Masha alah qayr alaha kusiiyo sheeq soo badi
@user-vv8hn2ez4i
@user-vv8hn2ez4i 10 месяцев назад
جزا ك الله خيرا
@sahroomar8149
@sahroomar8149 Год назад
Masha allah mahadsanit ustad
@hamzepeta3747
@hamzepeta3747 2 года назад
Jazaka allh
@user-ec3nb8gw5i
@user-ec3nb8gw5i 3 месяца назад
M.a
@MohamedAbdi-ym6xz
@MohamedAbdi-ym6xz 10 месяцев назад
جزاك الله خيرا
@warsamemohamud3355
@warsamemohamud3355 2 года назад
Assalaamu callaykum
@hindaaxmed393
@hindaaxmed393 2 года назад
Mahadsanid sheikh 🥳🥳
@muxamedshariif1530
@muxamedshariif1530 2 года назад
masha Allaah ustaad
@mohamedali-ip5sx
@mohamedali-ip5sx 2 года назад
Mahadsanid ustaaf
@SaruurBudul
@SaruurBudul 2 года назад
Ustaad Guulayso
@waraabecabdiaxmed1620
@waraabecabdiaxmed1620 Год назад
بارك الله فيك يا أستاذ
@abdulhakiimiishismail1094
@abdulhakiimiishismail1094 2 года назад
good lacture
@mustafehaybe9581
@mustafehaybe9581 Год назад
Alleh cimriga hakuu barakeeyo wax badan baad ii ifisay
@cxamiidmaxamed9103
@cxamiidmaxamed9103 2 года назад
شكرا استاذ 🥰
@yussufibrahim3640
@yussufibrahim3640 2 года назад
wcs ustaad waa laguwaaye ee sodhowow
@SomfilmsFHD
@SomfilmsFHD 2 года назад
Welcome back ustaad
@Inajaaburi
@Inajaaburi 7 месяцев назад
jaskalaha khyr ustad
@roodajamac2521
@roodajamac2521 2 года назад
Soo noqod wacan ustaad
@suldaansudaysicumar
@suldaansudaysicumar 5 месяцев назад
THANKS SH HAMSE ALLE HANAGA DHIGO KUWII UU KU ANFACO
@warsamemohamud3355
@warsamemohamud3355 2 года назад
Waxaan wax yar kugu baraarujinlahaa xaga luqada carabiga xooga saar in aad kalmadwalba tafsiir soomaaliya saarto inshaa Allah
@Subeercllaahi
@Subeercllaahi 3 месяца назад
❤❤❤❤❤ninrageed ❤❤❤❤
@Subeercllaahi
@Subeercllaahi 3 месяца назад
Wow❤
@ramlodhalhow6088
@ramlodhalhow6088 Год назад
Jizakallaahu walal qaali
@xamsecarabcismaan3988
@xamsecarabcismaan3988 2 года назад
Ustaaad xamza cabiib Alle HAKU sharfo
@rahmohassan6442
@rahmohassan6442 2 года назад
Mashallah
@hassanaden8703
@hassanaden8703 Год назад
M.a aqoontaada Allah hakuu barakeeyo
@umalkhayr7124
@umalkhayr7124 10 месяцев назад
Maanshaa Allah ❤❤😮
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 2 года назад
5 ; Never stop moving or Never give up
@saeedofficial
@saeedofficial 2 года назад
Inaan ooyo ayaan qarka u saarnahay jazakalaah sheikh hamse Video gaa kii ka horeeyay 5 months Ka danbeeyay from now only 15 days and four months take risks After 4 months Nad fifteen days Ha ino ahayo Now 13th Aug 22 Had have (3k.5.20) Target 1k5 Within 5mon
@razeentrainingcenter189
@razeentrainingcenter189 2 года назад
Guul wayn baan kuu rajaynaynaa waanan ku faraxsanahay guushaada wll 👍
@mohziinjama9531
@mohziinjama9531 10 месяцев назад
Barnaamij qiimihiisa aan hadallo lagu sheegi karin. Alle haku dhowro ustaad xamse xabiib runtii wax badan kaa faa'iday ❤
@maanmohamedcaydiid646
@maanmohamedcaydiid646 3 месяца назад
It is a useful word
@abdirahmanlowyadomigration1694
@abdirahmanlowyadomigration1694 5 часов назад
Shanta (5) Xeer ee Guusha 1. Masuuliyada Naftaada 💯 % Qaad si dhamaystiran 2. Naftaada ka Adkaw, Joogtee waxaad qabanayso 3. Dhanka wanaagsan u fikir 4. Dadaal iyo Joogtayn
@AbdullaahiGurxan
@AbdullaahiGurxan Год назад
Shugran ustaad
@ahmedaliadem-dn6xr
@ahmedaliadem-dn6xr Год назад
Mahadsan ustaad
@user-rk9pc2te6z
@user-rk9pc2te6z 3 месяца назад
Alle haku barakeeyo
@abdirahmanlowyadomigration1694
@abdirahmanlowyadomigration1694 8 часов назад
Qufku inuu gaadho Guul dhamaystiran wuxuu u baahan yahay inuu ku guulayso 1. Xidhiidh Allah(swt) La leeyahay 2. Caafimaad kiisa 3. Dhaqaalaha 4. Cilmiga 5. Xidhiidhka Bulshada
@faysalcilmi
@faysalcilmi 9 месяцев назад
الله يظول عمرك وحيالك
@nuuxfaaraxqardaawi5681
@nuuxfaaraxqardaawi5681 2 года назад
Ustaad noosoo badi
@hididiilochanel9856
@hididiilochanel9856 2 года назад
masha Allah ustad mahad sanid
@abdishakurali
@abdishakurali 4 месяца назад
❤❤❤
@sadiasaid5565
@sadiasaid5565 2 года назад
Asc wall nagda af carabiga somali nogu sheg ad ba uxisenya. Mabducan please
@XaamuudCumar
@XaamuudCumar 4 месяца назад
Mashallaah
@qalbinuuraelmi3171
@qalbinuuraelmi3171 Год назад
Anig Hal dhiiba iheesto markan adkeeysan waayo waan oyaaa ilaa labo mliin waxa macuuno sbb waxa wayee dhibkaan darremyo shaqdaa waa dhiiba badaan tahaay wlh
@mahdiali4218
@mahdiali4218 2 года назад
Ustaad waxaan ahay macalin qaata 240 miishaar sideen waxaan jeclahay inaan horay usocdo ii sheeg bal sideen ugu mareeyaa noloshayda
@MaxamedCali-tx6vp
@MaxamedCali-tx6vp 3 месяца назад
M.a
@samraali4860
@samraali4860 2 года назад
Share gareya o like ta saara channel kan waxu u qalmaa millions subs hada awodi lahaa wan usaari lahaa inta iyo kabadan
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 5 месяцев назад
Wallaahi been maaha, waa xikmad sidii durdurka u socoto.
@hibatullahi350
@hibatullahi350 Год назад
Wcs barnamujka ushekhu jedinayao waxaan kutalinlahaa in idaacada hargaysa ukabaxo laba malmod okaliya
@drhusseinismael298
@drhusseinismael298 2 года назад
Asc ustaad course yo small businesses administration ahi majiran oo xaruntu bixiso
@razeentrainingcenter189
@razeentrainingcenter189 2 года назад
wa.me/message/2JG4QJHIX327H1 fadlan linkigaa gal oo kala xidhiidh xoghaynta Razeen halkaasaad ka heli wixii xog ah mahadsanid
@hayehaye5624
@hayehaye5624 2 года назад
1. Qofna ha eedeeyn masuuliyada adigu qaado 2. Qof aan Allah aheeyn ha isku haleeyn hawo been ah ha Sugin sida wllo baa ii dhoofay
@feisal6592
@feisal6592 Год назад
Hapo ndani
@MuktarAliKanu
@MuktarAliKanu 2 года назад
Aad baan kaaga mahad celinayaa kalimadan qiimaha badan eed nosoo jeedisay, labada arimood ee igu weyn een ka faaiday 1-Ahdaafta soo koob 2-Joogtee aroor iyo habeen Xaqiiqatan waa mufiid inta bdan waan daawaday muuqaladaada aad bayna ii saameeyaan, qorshe fiicana waan Lee yahay. Muktar ali ku Nool addis ababa
@mustafemohamoud3392
@mustafemohamoud3392 2 года назад
Ustaad lama degsan karro lama download gareen karro
@mahdixamud8364
@mahdixamud8364 8 месяцев назад
10:20
Далее
Dropping In from the Clouds 🌁
00:17
Просмотров 1 млн
Bike Challenge
00:20
Просмотров 23 млн
2024 Waa Maxay Qorshahaagu?
36:16
Просмотров 37 тыс.
Sidee loo gaadhaa horumar | Meehaal Podcast
25:07
Просмотров 64 тыс.
Dariìqa Guusha iyo Horumarinta Nafta || Sh. Xamse Xabiib
1:05:32
HABIB MOMO Part 1 سبحان الله
10:54
Просмотров 68 тыс.