Тёмный

500 DOOLAR KALIYA KU BILOW FIKRADAHAN GANACSI - 500 Dollar Business ideas 

Zakariye Abdullahi Ali
Подписаться 169 тыс.
Просмотров 22 тыс.
50% 1

Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya Fikrado Ganacsi oo Qiimo Jaban lagu bilaabi karo aadna u banaan fursad ahaan.
Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeA...
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 69   
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 14 дней назад
Fadlan Like & Subscribe Jimce wanaagsan
@AbdimaxamedAbdi-br2it
@AbdimaxamedAbdi-br2it 14 дней назад
Jimco lamid ah wll
@derejoart1602
@derejoart1602 14 дней назад
Cargo ga ka soo hadal ee somaliya keena alabta wll
@Dayibliamt-mf6si
@Dayibliamt-mf6si 13 дней назад
Asc waxaan kuu hayaa topic viral ah
@ahmedibrahim2650
@ahmedibrahim2650 4 дня назад
Isoqabo szb
@Aabeonline24
@Aabeonline24 14 дней назад
Walaal Marka hore waa inaad barataa mechanic iyo electric kadib ayaad barankartaa codeskaas waxaan ahay mechanic ❤
@bulshodhis1344
@bulshodhis1344 14 дней назад
Code asagaa aqrinayo kadibna google kuqor Cilada adoo ogsoon mechanic utag
@saharwafa7539
@saharwafa7539 14 дней назад
Maasha Allaah waa mahadsantahay
@samsamnoor1425
@samsamnoor1425 14 дней назад
Masha allh sad Noola wadaagto fikrada ha mahadsanid talooyinkaga wllo
@nasriinbashe5562
@nasriinbashe5562 14 дней назад
Mahadsanid
@cabdilahi-z1z
@cabdilahi-z1z 13 дней назад
runtii in badan ayaan raadinayey qaabkii lagu heli lahaa waad mahadsantahay sekeriyow
@AaminaSahra-k5e
@AaminaSahra-k5e 4 дня назад
Jasaakumulaahu khayr wllo
@ugaasahmed2046
@ugaasahmed2046 13 дней назад
Baraka Allah wll
@baadwayneinstituteofmodern9375
@baadwayneinstituteofmodern9375 9 дней назад
Thanks for supporting us
@MohamedIssack-m4z
@MohamedIssack-m4z День назад
Baraka Allah
@halimamussa-dl7td
@halimamussa-dl7td 14 дней назад
Masha Allah tabaarakalaah
@Dahab7
@Dahab7 14 дней назад
Mahadsanid
@DalsanElectr
@DalsanElectr 13 дней назад
Mahadsanid ustaad Zakariye
@abdullahialiabdullahi3420
@abdullahialiabdullahi3420 14 дней назад
Sidee lagu baranka codes ka ay bahasha soo qoreyso
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 14 дней назад
Mahad sanid walal Sakariye daacad.
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 14 дней назад
Waxan rabaa tukaan alaabta carurta kawaran
@Macalimow48
@Macalimow48 10 дней назад
Assalamu caleykum Sakariye cabdulaahi aad baad u mahadsantahay waxa aad dhowr jeer barnaamij ka diyaarisay makiinadaha saliida Waxa jirey isna barnaamij ku saabsana makiinadaha cuntada shiida sida hadhuudhka galeyda IWM. markaa muuqalkaas oo yara horeeyey dartiis waxa aan jeclaan laha barnaamidka isaga oo update in aad noo sameyso Iyo waliba qiimayaashooda Makiinada markaa aad aheegtay waxa ay ahayd ilaa 3kun markaa bal haddey jiraan kuwo kajaban mahadsanid ilaa 2kun oo dollar
@bushrayasin9648
@bushrayasin9648 14 дней назад
شكرآ
@bablozabdi4229
@bablozabdi4229 11 дней назад
ustatad kaso hadal ganacsiga dhanka technologiyada komputerada iyo ganacsiga ka banan dhanka komputer madama aan ahay arday bartay comuter science
@AbdiRashid-vf7dx
@AbdiRashid-vf7dx 13 дней назад
Frist machine waa fiican yahay lkn waxa uu u baahan yahay cilmi dheeraad ah Waa inaad barata electricity of car and computer of car
@nasriincawil6877
@nasriincawil6877 9 дней назад
Qalabkaas tip tob ta anaa haya qofkii ubaahan waa diyaar
@farduusmaxamuud6413
@farduusmaxamuud6413 День назад
Intee joogtaa wll
@maxamedabdiirahmanmohamud3626
@maxamedabdiirahmanmohamud3626 11 дней назад
Asc walal waxan rabey midee Ku Habon Afirka magaceda ii shegto
@maryankasim8067
@maryankasim8067 14 дней назад
Hooyo Guri joog Ah ayan ahay Shaqoyinka ma igu saaciddeee
@SagalMohaned
@SagalMohaned 13 дней назад
Aniga gurijog ahay 2015 16 17 18 19 20 Intaaso dhan macmacaan ayan guriga ku diyaarinaayay Lacag fiican ka heli jiray 20021 lacagihii kaashka nalaga daadiyay hada waxba ma1abto Adiga waan kaa caawinkaraa hadaa wax iga so weydiiso dar alle
@sdaabokar1978
@sdaabokar1978 13 дней назад
​please share your ideas sis
@sdaabokar1978
@sdaabokar1978 13 дней назад
Thank you
@KamadareMaxamed-mf9er
@KamadareMaxamed-mf9er 14 дней назад
Asc wll zakariyow fikrido fiican ayaad umadeena soomaaliyeed usoo gudbisaa lakiin inlagula Soo xiriirona lacag ayaad dhahdey ee sidee lagula Soo xiriiraa? Anagu soomaali ayaan joognaa
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 14 дней назад
Walal Dhowr Boqol oo qof ayaa ila soo xidhiidha oo mid kasta rabo Saacad iyo dheeraad in wakhti la siiyo Dan Ganacsi lagala shaqeeyo, Ma xuma ee Zakariye ahaan sidee ugu wada qayb sami karaa? Mida kale hadii aan Fikrad idin la wadaago Si bilaash ahna maalintii dadkoo dhan ula wada hadlo halkee wakhti uga helayaa howla nolosha muhiim ka ah ee ii yaala sida Shaqo Ama muuqaal duubis? Soomaali ma ogola shilin inay bixiso ama xataa hadii Ganacsi ahaan loola shaqayno khidmad yar oo consulting ah in qofkii Ganacsi u socdaa bixiyo. Marar baan is dhahaa Barnamijyada Ganacsi iska daa madaama dadku waxba ogolayn!
@Saamiya33
@Saamiya33 14 дней назад
​@@ZakariyeCaawiye sorry ustaad waad mahadsantahay soo jeedintaada
@AbdullahiDiriye-yv6yk
@AbdullahiDiriye-yv6yk 12 дней назад
Asc wllo qali plz an plz kaso hadaal mashiinka duhusha lagu sameyo mida dabka lagu shito😢😢😢
@bulshodhis1344
@bulshodhis1344 14 дней назад
Mid 30dollar baaan wataa marwalboo gaari gadanayo wixii kuqarsoonxitaa waad ogaaneysa
@Ubax114
@Ubax114 11 дней назад
Wilasha leh Shaqo mayaalo Somalia wilkaan ka faideysa oo ficil la imaada
@mahamadabdikaadir3602
@mahamadabdikaadir3602 14 дней назад
Asc wll zakeriye, dukaan intee bay igu qaadaneysaa inaan ku furo mahadsnd
@naimaabdirashiddahir2212
@naimaabdirashiddahir2212 14 дней назад
Mahadsanid wll khayr allah ku siyo
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 14 дней назад
Aamiin walal dhamaanteenba
@mohajabiye7622
@mohajabiye7622 14 дней назад
First
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 14 дней назад
Bravo 🏆
@najmaali17
@najmaali17 9 дней назад
Kulfi caadi maha
@ahmedhamse7860
@ahmedhamse7860 14 дней назад
Qofka seddexaad
@XasanMaxamed-gh6uw
@XasanMaxamed-gh6uw 14 дней назад
Wll gawadhidi hore muku shaqeynaya?
@CabdicasiisHaybe-qg5ip
@CabdicasiisHaybe-qg5ip 13 дней назад
zakariyow airdrop yada ka soo hadal
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 14 дней назад
Mishiinka gadhiga lagu cabiro wa fikrad fican lkn tababar bu u bahanyay.
@abdishakurhashi4573
@abdishakurhashi4573 14 дней назад
Warninyahow numbarkada ku wareray marka lagu so waco
@AbdullahiKhadar-f7v
@AbdullahiKhadar-f7v 12 дней назад
Wlle korontada baan laga bixi karin oo qaali ah jalatada
@MohamedIssack-m4z
@MohamedIssack-m4z День назад
Can you kindly help me with your contact I want an ice cream machine. I have not seen this kind of machine.
@xasangaas5708
@xasangaas5708 14 дней назад
WAXAAD NOO SOO OGAATAA MASHIINKA BAADHA DNA BINI AADAMKA KAAS AYAA LOO BAAHI QABAA OO LACAG BADANA LAGA QAADAA DADKA
@yoonisMaxamed-i2s
@yoonisMaxamed-i2s 14 дней назад
Zxp Ana So Baraayo i.a Ee Machine ka Magaciisa iisheg Mahadsanid
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 13 дней назад
Jasaakallah khair wll
@GaradNaaleeye
@GaradNaaleeye 14 дней назад
Mahsanid Kun jeer
@Chang2323-z8u
@Chang2323-z8u 10 дней назад
Zxp see tahay
@naimaabdirashiddahir2212
@naimaabdirashiddahir2212 14 дней назад
Qofka koobad
@Nolosha.dhabtaa
@Nolosha.dhabtaa 14 дней назад
Asc sxb fikradahaaga aad bey ii qanciyaan waxa filaa ina shaqo wanagsan bul shada uheydo fikradahaaga mid kamida oo wali xamar loogu arag ayan arkay shirkad bilowday waxaana filaa iney adiga kaso xigteen Aniga waxa ubahanay ina RU-vid sameysto wax iga saacidane maheysto bal iiso jwb hadad wax un igu caawin karto
@engapdirahman6079
@engapdirahman6079 13 дней назад
Wll shirkadaas maxay ahayd se fikradoodu waa nooce
@Nolosha.dhabtaa
@Nolosha.dhabtaa 13 дней назад
@@engapdirahman6079 dhardhaqaalka waxa laga furay isgoska lambar afar
@Nolosha.dhabtaa
@Nolosha.dhabtaa 13 дней назад
Marki aad rabta inaa qof siqaasa ula hadasho RU-vid ka dhaxdiisa halke lagala hadlaa tusaale ahaan adiga side si qaasa kuula so hadla karaa
@KayseShibraahin
@KayseShibraahin 12 дней назад
Sax
@Maahirbile-r5e
@Maahirbile-r5e 14 дней назад
😊❤❤❤
@ugaasahmed2046
@ugaasahmed2046 13 дней назад
Period
@maryankasim8067
@maryankasim8067 14 дней назад
👍asc
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 14 дней назад
Wcs walal
@Ahmeddable
@Ahmeddable 13 дней назад
Sscrka
@anasmohomed6471
@anasmohomed6471 14 дней назад
Wll Sakariye waxaan Rabaa number kaaga what is up ka noo soo qor si aan kuula soo xiriir no mahadsanid❤
Далее
ЭТО НАСТОЯЩАЯ МАГИЯ😬😬😬
00:19
53 Ayuu Jir Ganacsi Ka Sameeyay Fooxa Wadanka.
17:39
Просмотров 80 тыс.
Safarkaygii dalka Vietnam  🇻🇳 My trip to Vietnam
18:00
500 DOLLAR KU BILOW MASHRUUC DIGAAG
12:58
Просмотров 58 тыс.
5 MASHIIN AAD KU SHAQAYSAN KARTO 💵
9:00
Просмотров 27 тыс.
GANACSI QIIMO JABAN LAGU BILAABI KARO TUSAALE DAAWO
9:28