Тёмный

7 Adigaa Sannadkii ugu FIICNAA ka dhigan kara 2024 

Ayub Ahmed Media
Подписаться 489 тыс.
Просмотров 51 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 125   
@deeqacali_23
@deeqacali_23 9 месяцев назад
Mahadsanid aboowe qali dhiragaliye qaliya notaha ilahay haila garab galo waxyabo badan oo an badalayo ayaan Mel kuqorta 2024 walhi social media aya waqtiga naga cunay dhalinyaradena lkn markaan video ad ledahay an dawadaba wax an waxba I tareen oo an kudhaqmaba waan loss gareya mahadsanid abowe ❤🙏✌️ina sodhigto muqaal San usugo le wan dhararaya
@MaxamedJeeko-bx8tm
@MaxamedJeeko-bx8tm 9 месяцев назад
Sanadkan 2024 naftayda wax badan ayaa ka balay insha allah hita ii dhimana waa dhamaystiri doona ~الحمد الله ❤
@dekdekow
@dekdekow 9 месяцев назад
Legend I always wait your motivation its meaning for opinion thank you Mr ayub
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 9 месяцев назад
SALAAM ALAYKUMA FIRST ONE PERSON TO VIEW PEN KU QABO PLEASE MILLION THANKS MY DEAR TEACHER 🎉🎉🎉🎉😊
@Shuceyb284
@Shuceyb284 9 месяцев назад
Ayubow bro Sual ayaan rabaa inaan Ku weydiiyo Waa ii Muhiim suashaa inaad iga xaliso madaama aan kuu arko qofka kaliga ee aan Ku kalsoonahy nafsadeeda.
@Cawilaadan-yx3py
@Cawilaadan-yx3py 3 месяца назад
Mahadsanid ustaad ayuub ilaahay cafimad iyo cimri dherer ku waydiyey
@SuleimanAbdiElmi-ff2pt
@SuleimanAbdiElmi-ff2pt 9 месяцев назад
M'y father of my life M'y motivation ❤ I waited you for along time ⏲ But fortunately I'm so happy to listen your last video 📹 Macha Allah We shall wait the next video 📹 Incha Allah
@Muhanad-v2c
@Muhanad-v2c 9 месяцев назад
Ustaad mahadsanid❤
@nadifaosman9389
@nadifaosman9389 9 месяцев назад
ماشاءالله تبارك الله شكرًا يا أخي❤❤❤🫶
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 8 месяцев назад
Jazakalahu khayr walalo
@arfonhassan5593
@arfonhassan5593 9 месяцев назад
MashaAllah tabarakaAllah brother good advice JazakaAllah kheir
@sundaosmansundaosman9060
@sundaosmansundaosman9060 9 месяцев назад
Mashallah walalkey ayuub Ahmed allaha kusharfo garab dhiriye walal aan cidkale kudorsan badantahye😊❤🙏🙏🙏🙏🙏
@cabdiwalimaxamedcabdi5859
@cabdiwalimaxamedcabdi5859 9 месяцев назад
Mahadsanid macalin ayuuub you are the best ❤
@FatxaHuzeinAli
@FatxaHuzeinAli 9 месяцев назад
❤wad ku mahadsanthy ustad dhirigalinta aad na siso 😊
@nimoco401
@nimoco401 8 месяцев назад
شكرٱ أخي الكريم 😊❤
@NasroCusman-v2t
@NasroCusman-v2t 17 дней назад
الحمد الله على كل نعمة من الله ❤❤❤🎉🎉🎉
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 9 месяцев назад
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@maymuunomer3829
@maymuunomer3829 9 месяцев назад
Ma.allh tabarakalh ustaad ayub waxan kusugo ibadan waan haya cawo xalqda sanadka cusub waxan ku leyehaay allh ku siisiyadiyo caqli iyo tarbiyada aad nooso gudbinaysid waxad tahay macalin waqtigisa qeeb nagasiyay saad nogu soo hurtay waqtigaaga allh haku deeqo janooyinkisa sarsare yaa rabi suu nogu deeqay waqtigisa ugu arzaq janada shuran usatad
@abdifatahmousegasle9818
@abdifatahmousegasle9818 9 месяцев назад
Tnx uztad ayoup Wax bdn ban ka faiday ❤❤❤💯💯🖇🩸
@MohammedAbdi-q8k
@MohammedAbdi-q8k 9 месяцев назад
Mahadsanid ustaad
@HachimDjama-qi5gv
@HachimDjama-qi5gv 9 месяцев назад
Mashallah walalkey ayub axmed allah haku barakeyoo inbadan aya ku sugayeey brother wad mahadsantahey kunjeer walalkey
@NajmasheikhHassan-hm6tf
@NajmasheikhHassan-hm6tf 9 месяцев назад
M.a shukran wll Ayuub
@fdsomaliofficial7884
@fdsomaliofficial7884 3 месяца назад
Thank you 🇸🇴🩸❤️
@adanhussein4458
@adanhussein4458 9 месяцев назад
Mahadsanid wll ayuub
@faatumamohamud1551
@faatumamohamud1551 9 месяцев назад
Mansha allaah videokan ana la igu talagaly sand walbo mala yacni kudhameyo insha allaah sandkan waxbadn wan iska badli doona rabiyow igu caawi ani iyo inta lamid socail media naga madoowey 🤲🤲 mahdsnid ayub sadno dhiri galiso marwalbo allaah kajza isiyo malinta qiyaamo allahuma aamiin 🤲🤲
@hamdafaysal4165
@hamdafaysal4165 9 месяцев назад
Thanks ❤
@amaalabdikadiramaalabdikad7034
@amaalabdikadiramaalabdikad7034 9 месяцев назад
وعليكم السلام
@MaxamedSaabiyo
@MaxamedSaabiyo 9 месяцев назад
Masha Allah macalin Ayuub
@NimcaanAtham-im9nm
@NimcaanAtham-im9nm 9 месяцев назад
Macalin wax Ku Gu Abaal Gudo Ma Garanaayo Thank.s ❤
@faadumoabdillahabdillahifa1541
@faadumoabdillahabdillahifa1541 9 месяцев назад
M.a thanks teachers ayuub❤
@bigmoha-oj7zu
@bigmoha-oj7zu 9 месяцев назад
Thanks ustaad
@DaaciCawil-wj7ui
@DaaciCawil-wj7ui 9 месяцев назад
Msh.allah ilahay caqliga iyo cafimadkaba haku barakeyo Macalin ayuub axmed ❤
@SuldaanFahad19
@SuldaanFahad19 9 месяцев назад
Thanks
@siidcaliibraahimisaaqsiidc6751
@siidcaliibraahimisaaqsiidc6751 9 месяцев назад
Mahadsanid wllaal qaali good morning
@ahmednooradan7950
@ahmednooradan7950 9 месяцев назад
Fav❤ teacher
@sagalahmed6694
@sagalahmed6694 9 месяцев назад
Asc Ustaad inaan kula soo xidhiidhno baan rabnaa intee kaala Soo xidhiidhnaa
@kiimow7
@kiimow7 9 месяцев назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@asiaqueenmohamett2748
@asiaqueenmohamett2748 9 месяцев назад
Fav person 💓
@maame.
@maame. 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤ thanks ustaad
@gulledahmedgulledahmed1478
@gulledahmedgulledahmed1478 9 месяцев назад
Waad ku mahadsan tahay Macalin dhirigalintaada ❤
@ZakariyaAbdi-yu3wm
@ZakariyaAbdi-yu3wm 9 месяцев назад
Good Vision
@rahmacige9251
@rahmacige9251 9 месяцев назад
Alxmdullah Alle mahad leh ❤inkastoo noloshaydu ay tahay mid aan xag aan u dhaqaqo anan garnyn hadana alxmdullah ilaahyow faraj ii fur ❤
@hafiif
@hafiif 9 месяцев назад
Dhamaanteen alleh haynoo wanaajiyo❤
@BAXRAANMEDIA
@BAXRAANMEDIA 9 месяцев назад
Wlhi ilaa 2020 aan khadka soo galay waa Kula socday abaal baan Ku haya sxb ayuubow mahadsanid mudane
@NajmaomarNuju
@NajmaomarNuju 9 месяцев назад
My favourite person ❤❤
@Owji-man
@Owji-man 9 месяцев назад
Ugu dambeyn waa imatay 2024
@user-vz3ec1ki4d
@user-vz3ec1ki4d 9 месяцев назад
❤ thanks wll Qaaaali😊😢❤ intaad waano nagu bixineysid hadaan nahy dhalinyaro❤😢😊
@sharmaakeubdiqdirismail9231
@sharmaakeubdiqdirismail9231 9 месяцев назад
M.a video aaan sugayay
@queenbalqisdagn6155
@queenbalqisdagn6155 9 месяцев назад
Msha allah Aad bad umahad santhy wll♥️
@XaliimoAbdullahi-ou7lj
@XaliimoAbdullahi-ou7lj 9 месяцев назад
M,a allaha ku xifdiyo macalin❤
@farxiyamalin
@farxiyamalin 9 месяцев назад
Masha Allah tabaarakallah ustaad ayuub allaha kubarakeeyo ❤❤❤❤❤
@diinisaleebaan8185
@diinisaleebaan8185 9 месяцев назад
Waan dhameystey thanks ustaad qodobkaa mahadnaquna waa mid qiimihiisa wata
@XasanCali-q2p
@XasanCali-q2p 9 месяцев назад
Saxib Wan kuxisay isbucan naga maqaned❤
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt 9 месяцев назад
Asc ustaad Ayyuub allahakaajiriyoo wll❤❤❤❤
@channel-barkhadle
@channel-barkhadle 9 месяцев назад
asc ustaad su aa waamaxay farqiga udhexeeya cabsida nafta iyo kalsooni la aanta nafta tusaale shaybaad rabtaa inaad qabato waxba kuguleh maqaban karaysid ma baqdinbaa mase kalsooni la aan ?
@cabimaalikasadhasan
@cabimaalikasadhasan 9 месяцев назад
Thanks wllky
@lastking4304
@lastking4304 9 месяцев назад
My teacher ❤
@hamzeabdillhi
@hamzeabdillhi 9 месяцев назад
Dheri geliye qaliya ayub ahmed noloshu kuma xumayso wax yabo badan kaa iidnay inta yada kugu xidhan me very important...say wllhi .. ..noloshu kuma xumayso si masta noo dheri gelisaa alle ha kuu furo albaabada rajada leedahay💯
@abuo_9
@abuo_9 9 месяцев назад
My teacher 🎉😊
@CabdixakiinCabdi-u4c
@CabdixakiinCabdi-u4c 9 месяцев назад
Macalin luqada inaad iga dhistid Ayan u bahnaa hadey macquul tahay🙏🙏🙏
@fadumaqaayo
@fadumaqaayo 9 месяцев назад
Assalama calykum wlll qlh maansha allah❤❤👍
@maizamohaan
@maizamohaan 9 месяцев назад
wcs wr wb ustaad dad ka zxip ka la ahay waa dad caaajis walina waxan radiyaa qof ani herkaan taganahy ka sareeyah waan argay qofka zxip lanoqo waan isdhahhy lakin qofka isga busy noqday oo waqti lagu aan kula hadlo mahelin lkn wali waxn waaxn isku dayin saan goals kayga u xaqiijiyo issso duceeyah hdaf aad usereyah leeyahy zxipada casharadan ila qadath
@Abdulahiosmaan-ls4mk
@Abdulahiosmaan-ls4mk 9 месяцев назад
Mash Allah wll ayub axmed ale ha ku sharafo
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 9 месяцев назад
Aad iyo aad
@mssballa
@mssballa 9 месяцев назад
Wll hada podcast noogu dhex dartid kwrn maybe it will be good🫶🏻😍💜
@safaamohamud2540
@safaamohamud2540 9 месяцев назад
Aad aya kula socda noso badi ❤
@Updirahman-ts3ve
@Updirahman-ts3ve 9 месяцев назад
Golden voice😊🎉
@fardusmuuse
@fardusmuuse 9 месяцев назад
Masha allh ilaah hakuxafido wll qali aad uu mahadsanid ❤100 3:20
@zuuzujama
@zuuzujama 9 месяцев назад
Asc dhiirigaliye ayuub👏
@AdanXirsimuuse
@AdanXirsimuuse 9 месяцев назад
Asc my teacher
@sahanofficial1589
@sahanofficial1589 9 месяцев назад
M.a guuleyso ustaaf
@bintufarxiosalah
@bintufarxiosalah 9 месяцев назад
Waan jeclaby inan hor mar gaaro blse ma heysto wax lacag ah waalidna iima noolla wax ii caawiyana waan waayey alle moyee shaleyn wey iheysata waxbarasho free ahna waa qabiil ama waji .marka allaah baa iijooga aduunka wan kaquustey isduceeya dhamntiin🥺💔
@abdifatahnur665
@abdifatahnur665 9 месяцев назад
Abaayo Allaha kuu sahlo amuurahaga
@maizamohaan
@maizamohaan 9 месяцев назад
abyo waaa inaad isku daydah tedakle nolosh lagama quustoh sbbtoo ah wax walpoo isku daydidnah waaad helan dhibato kastoo umartid
@HipaJamac-xu7bj
@HipaJamac-xu7bj 9 месяцев назад
Abayo hdey macqul tahay Mel an Kala so xariro Ila wadaag 🙏🏼
@IfrahMoha-dr5lc
@IfrahMoha-dr5lc 9 месяцев назад
Sidoo kale wllh abayo 😢😢
@Nuurmohamed34Nuur
@Nuurmohamed34Nuur 8 месяцев назад
Number kaga isodir wlal 😢
@noqoakhriste1281
@noqoakhriste1281 9 месяцев назад
Hadda ina ma bilaabo waaye Alxamdulillah ❤
@AshraFAHashi
@AshraFAHashi 9 месяцев назад
Ayubka. ❤
@ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958
@ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958 9 месяцев назад
M.a wll❤
@Waxkale__26
@Waxkale__26 9 месяцев назад
Ka faaiideeyso ayuub axmed kip going pro❤
@SahroAxmed-il9wr
@SahroAxmed-il9wr 9 месяцев назад
Guulay so wllky
@raxmaabdasiis6266
@raxmaabdasiis6266 9 месяцев назад
waanka dalay saqidmad 2024 i aan waxan barato ayan rab i so ducay 😞
@diaatik9022
@diaatik9022 9 месяцев назад
Dadka hadafkooda gaadhay ma ayaagaba nala socon kara iyaguna qaar iyaga kasii sareeya ayay iyaguna raadsane
@bishaaromaxamuud1302
@bishaaromaxamuud1302 9 месяцев назад
Wlhy waxad moodaa in aad i ogeyd in aan jadwal keyga 2024 kow kayahay in an joojiyo social media
@Aadancabdisalaan-kr5gd
@Aadancabdisalaan-kr5gd 9 месяцев назад
Mahada sanid ayuuboow
@cilmiyouz5971
@cilmiyouz5971 9 месяцев назад
Xaqiiq dhaba
@YaasircarabYaasircarab
@YaasircarabYaasircarab 9 месяцев назад
Ale darting ilatali walal
@abdifatahmohameddogo1028
@abdifatahmohameddogo1028 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
@XamdaFaarax-x9y
@XamdaFaarax-x9y 9 месяцев назад
Waruun
@FathiaFathia-un5xo
@FathiaFathia-un5xo 9 месяцев назад
Asc wankusalamayi wall wankamidahyi asxabtatd kuguxiran waxankadonaya talo waxanahyi qof shaqeysta waxandonaya inanwaxbarto lakinwayi iguadaktahyi dhinac lacagta--waxanqata lacgasanubadanayi hadan wakhatiga wuiguyaryahyi ee maxadigulatalinisa adigo
@Mareyeaxmedodowaa
@Mareyeaxmedodowaa 9 месяцев назад
Asc. Wll. Ayub farinteyda hadad aragto waxan rabaa in aad ila sooxirirto
@Jiilkeena-e3r
@Jiilkeena-e3r 9 месяцев назад
Com back ustaad
@ShaakirAadan-l9w
@ShaakirAadan-l9w 9 месяцев назад
🎉
@MakoHassan-z3e
@MakoHassan-z3e 9 месяцев назад
Cabsiy igama dhamato wax sida balaban garan mayo wax iskadaa markan dhahan sacado kadib waxi ano samenayan is arkaa xitaa doco wan isku dayey waxba garan mayo ee alahy igargaro aamin
@updi.zhakra.mohamud1920
@updi.zhakra.mohamud1920 8 месяцев назад
6:41 6:42
@Hafsa-w7c
@Hafsa-w7c 8 месяцев назад
Xaqiqo wallhi mahdasnid huno
@YaasircarabYaasircarab
@YaasircarabYaasircarab 9 месяцев назад
Asc ayub xagen kalasoxirira talo kaga bahanahay walalkey please 🙏
@gulleddaahir4691
@gulleddaahir4691 9 месяцев назад
Ayuub wll waxajira vedio aat kahatleeso aroorti oon kugu bartay wana waye xge kahelikara
@REALSHAAKIR
@REALSHAAKIR 9 месяцев назад
M.a zxp dadka isla yaaban xagga noloshooda sida caatata qofka positive noogu sheeg
@ayaanxaashi972
@ayaanxaashi972 9 месяцев назад
Ka sohadal wll Qali 1xbet 😢😢 money 💰 😢
@ayaanxaashi972
@ayaanxaashi972 9 месяцев назад
1xbet 😢😢
@cumarcalicumar8299
@cumarcalicumar8299 9 месяцев назад
cod ma maqlo 😢😢 mise xageyga waaye asxbey
@najmanur4270
@najmanur4270 8 месяцев назад
Abowe
@Xamdirajkunool
@Xamdirajkunool 9 месяцев назад
IDUCEEYA PLZ MUSLM HADA TIHIIN OO XALA QALPIGEYGA IWADO BAHDIL U ARKA WAXA RABAA INAA KA MAARMO ISKA ILAABO WLHI CAAFIMAD KU DAREEMA NAFTEYDA WEE AWOODA INAA JARO LKN QALBIGA CELIN LA AHY WAX MA QABSADO 😭😭😭😭😭😭😭😭AYUUB ILHY DARTII IGULA SO XIRIR😪🙏
@maxamed9633
@maxamed9633 9 месяцев назад
Asc sxp
Далее
Dhabar ADAYG Meelaad ka noqoto ma joogtid
9:56
Просмотров 63 тыс.
ITZY "GOLD" M/V
03:20
Просмотров 8 млн
086 | Nuun | Furaha akhriska iyo qoraalka.
52:34
Просмотров 46 тыс.
SHEEKADA NOLOSHAYDA PART 1
20:12
Просмотров 139 тыс.
Qof wax u taagan noqo 2024
17:33
Просмотров 140 тыс.
ITZY "GOLD" M/V
03:20
Просмотров 8 млн