Тёмный

7 Facaa ku DHAAFISA 

Ayub Ahmed Media
Подписаться 489 тыс.
Просмотров 95 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 230   
@haawoali5442
@haawoali5442 9 месяцев назад
Thanks 7 facaakudhaafisa 1- cidna hausheegin qorshahaaga ( kaliya lakaasho ilaahy) 2- 5 tani waalafdhabarta guusha * salaadhaaga ilaasho, quraan akhriso bogba ha ahaadee, istiqfaarta badi ❤ * 7 saac seexo habaynkii means dhafarka iskadaa caafimaadna kugumajiro 😅 * cab biyo badan * cun cunto caafimaadqabta * exercise samee ama soco 45 daqiiqo maalintii 3- kalsooni inaadkuqabto naftaada 4- dulqaad inaad yeelato 5- xoog ushaqee yacnii wakhtibadan gali shaygaad doonayso 6- iskadaa cudurdaarada 7- hakala joojin 😊
@canabmoHassan
@canabmoHassan 9 месяцев назад
شكر الله يحفطك
@ireallydonthavename.736
@ireallydonthavename.736 8 месяцев назад
Thanks dear
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 8 месяцев назад
MHd sand wll mcn waqtiga aad galisey jazakallah ❤
@jaamacduceesane3794
@jaamacduceesane3794 7 месяцев назад
Sadexna iska ilaali Talefanka Talafashanka Social media ❤
@Casowee
@Casowee 6 месяцев назад
❤❤❤❤
@maymuunomer3829
@maymuunomer3829 9 месяцев назад
Shukran jzakalahu khyrul jazaa ustaad waa runta waa inta ku dhibanahay bal isoo duceeya adi iyo asxbtada meesha kuwalaa lowdeen allh haku xafido hana ku barkeeyo waqtigada iyo sida aad runta noogu sheegtid ustaad
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 9 месяцев назад
Alaykuma Salaam masha Allaha qofkii 191 Ee casharakn daawada million thanks my dear teacher 🎉🎉🎉
@islamique-culture
@islamique-culture 9 месяцев назад
Firstly I salute you Muslim greetings all my brothers and sisters secondly I am proud to always have a person who teaches us the lesson of life like Ayub Ahmed my brother I love you thank God always...🌟🤍❤
@DrlulaMoha
@DrlulaMoha 9 месяцев назад
2024 halka hdaf oo kliya aan leyahy waa inaan qur aanka tafsirkisa barto waqti 24 h waxbo maqabto lkn ma aqaan marar bdn bilby waana joojiyaaa 😢😢
@Moha1-2-3
@Moha1-2-3 9 месяцев назад
I absolutely agree with you dear brother ✌️
@CabdullaahiAadanmaxamed
@CabdullaahiAadanmaxamed 3 месяца назад
Aad iyo aad baad u mahadsan tahay Caaqil Ayuub.Ajar Allah xaggiisa ka yimid baan kuu rajeynayaa Inshaa'Allah.
@ziyaad-gooni_socod
@ziyaad-gooni_socod 9 месяцев назад
You are my first friends and teacher❤❤❤❤❤
@abbasmohamed6805
@abbasmohamed6805 9 месяцев назад
Jazzaakallaah walaal, Fariin aad muhiim u ah oo wakhtigeeddiii na joogta, illahay khayr ha kuugu baddello.
@bashiirmohamedawjeele811
@bashiirmohamedawjeele811 9 месяцев назад
Ustaad Waad mahad santahay waxaaan kaaga codsan laheyn inaad podcast noo belowdo❤ Allah ha kaa abaal mariyee
@idrismohamed6422
@idrismohamed6422 9 месяцев назад
JazakAllah khayr walaalkay qaaliga ah. Jannada Firdawsa abaalmarin Allaha kaaga dhigo. Allahumma Ameen 🤲🤲🤲❤️❤️❤️
@miskiabdi2651
@miskiabdi2651 8 месяцев назад
Thanks teacher خزاك الله 👍
@ipnumaxamed5576
@ipnumaxamed5576 9 месяцев назад
جزاك الله خير 🧠👍
@NimoAbdi-d2x
@NimoAbdi-d2x 9 месяцев назад
Allha kudhawro wll ayuub ❤ عظم الله اجرك❤
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 9 месяцев назад
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@AdoonkiAlle-c
@AdoonkiAlle-c Месяц назад
Thanks our teacher ❤
@farxiyamalin
@farxiyamalin 9 месяцев назад
Ustaad ayuub allaha kubarakeeyo waaku faraxsanahay inaad nahor timaado❤❤❤❤❤❤❤❤
@hanixasan847
@hanixasan847 9 месяцев назад
Masha Allaah mahadsaNid ustaad
@aaminamohamedbulshale2972
@aaminamohamedbulshale2972 9 месяцев назад
Jasakallh ayuub Ahmed allh haku xifdiyo ❤❤❤
@hennafoosladan6773
@hennafoosladan6773 9 месяцев назад
Shugraan walalkeey jazaka Allah kheir ❤
@CaydaroosSheikh
@CaydaroosSheikh 9 месяцев назад
Ilaahy ha ku barakeeyo wlo
@anabali5298
@anabali5298 9 месяцев назад
❤Waa jeclahay war kaga inaan dhageso mar hore igu kaa dan besay alaha ku xafido amin amin❤❤❤❤❤❤❤
@MahamedRamzi
@MahamedRamzi 7 месяцев назад
Thanks my brother and my two teacher❤❤❤❤❤❤❤
@fardousadirir2390
@fardousadirir2390 10 дней назад
Jazaklaah khayr walaal ❤️ ♥️
@quenmasbal9558
@quenmasbal9558 9 месяцев назад
جزاكم الله خيرا
@AstaanGraphicis
@AstaanGraphicis 9 месяцев назад
Masha allh thanks teacher
@احمدابراهيمحاج
@احمدابراهيمحاج 9 месяцев назад
Asc ayuub ahmed medio ayuub sxb dhibka I heyso waxa waaye hadalada waan dhageysta 1weak hada si fiican uga dhaqmo maalinta kale sidee ayaa noqona marka maxa iga qaldan aniga 2022 ilaa hada waa kula socda😔
@mumazmohamed7133
@mumazmohamed7133 9 месяцев назад
xaga ihey u carar wll bas taasa ka dhiman qiyamul leylkana badso iyo dikriga ugu horey quraanka karimka
@FatoumaMahamoud-k6p
@FatoumaMahamoud-k6p 9 месяцев назад
Wsc ayoub wallo juzakallah ❤❤❤❤❤❤ Allah haku barakeeyo
@abdikheirali384
@abdikheirali384 9 месяцев назад
حزاك الله خيرا واحسن اليك
@hamzeabdillhi
@hamzeabdillhi 9 месяцев назад
Ayub ahmed ths best man thank you
@bisharokhaliif3137
@bisharokhaliif3137 9 месяцев назад
Asc ustaad away xiisadii aad bixin jirtay ma iska deysay ustaad aniga mar dhaw ayan kula so qabsaday❤❤❤❤❤❤❤ alaha ku xifdiyo waa markii igu horey say ee aan fariin kuso qoro
@fosiyaomar6660
@fosiyaomar6660 9 месяцев назад
Mashallah wll hore uso Co
@Abdilahimouse
@Abdilahimouse 8 месяцев назад
Thank you so much! My brother ❤
@drsanjuudiomond2475
@drsanjuudiomond2475 9 месяцев назад
Aniga hadiii hadal la i dhaho waan niyad jabaaa😢😢 Sameyn beey igu yeeshaaan
@Moha1-2-3
@Moha1-2-3 9 месяцев назад
Bro alle talo saaro dadka kuwooda aad isleedahay Waa positive noloshaada haku xeernaaadan kuwa negative ka ahna ka fagow alle hakaa dhigo nin adag 🙋‍♂️
@AsmaaCabdi-ut2gb
@AsmaaCabdi-ut2gb 9 месяцев назад
@@Moha1-2-3mararka qaar waalidka bay kugu noqonayan kuwo negative ah😭
@abdiweliabdi3822
@abdiweliabdi3822 9 месяцев назад
Masha allh allh maskaxdaada hakuu barakeeyo ustaad
@yusufwarsame6771
@yusufwarsame6771 9 месяцев назад
Ayub Ahmed big congratulations to u my friend by warsame Alberta Canada
@CabdirashiidMaxamuud-o2p
@CabdirashiidMaxamuud-o2p 9 месяцев назад
M.a good teacher ❤
@cawohashi3078
@cawohashi3078 9 месяцев назад
Ustaad qaaliya ayuub jasakalah khayr
@MohamedAbdullahi-wk9bs
@MohamedAbdullahi-wk9bs 9 месяцев назад
Thanks teacher
@FaadumoCawi
@FaadumoCawi 9 месяцев назад
شكرا لك على النصيحتك 🎉🎉🎉🎉🎉
@saidmostaphe3361
@saidmostaphe3361 9 месяцев назад
M.A wax badan wan kaa faa'iiday Alle haku sharfo Mclin 🤝😇🙏
@NimcoHassan-b6v
@NimcoHassan-b6v 9 месяцев назад
Mashallah dadka wax badan bay ka baranaya thank you
@Abdirisakfaisal
@Abdirisakfaisal 9 месяцев назад
Mahadsanid ❤😊
@kaafiyamohamed8548
@kaafiyamohamed8548 9 месяцев назад
jazakallah mi teacher
@NuurCali-r5e
@NuurCali-r5e 9 месяцев назад
M.a ustaad keep up
@LUULAXMADAamino
@LUULAXMADAamino 9 месяцев назад
Thanks you so much ustaad❤
@user-kb6tc1mc2
@user-kb6tc1mc2 9 месяцев назад
IlhaY haKU horUmariyo WllkEI dhiiriGalIye ayuB AHmeth 😊
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 9 месяцев назад
M.a ustaadii Runtii wax badan ayaan kafaa.iiday mowduucaan 7 Daan qodob Ee qiimaha badan ❤❤❤❤
@SirKassim12
@SirKassim12 7 месяцев назад
Thanks Sxp Ayub Ahmed
@MaxamedAbsifitax
@MaxamedAbsifitax 9 месяцев назад
Masha allaah
@AdanXirsimuuse
@AdanXirsimuuse 9 месяцев назад
My teacher thank you
@mahadhaissack3748
@mahadhaissack3748 9 месяцев назад
Thanks bro i learnt a lot from you
@HachimDjama-qi5gv
@HachimDjama-qi5gv 9 месяцев назад
Mashallah walalkey ayub axmed allah haku xifdiyoo
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 9 месяцев назад
SALLALLAAHU CALEYHI WASAL😢🥺
@sundusmaxamed7351
@sundusmaxamed7351 9 месяцев назад
Mahadsanid Aboowe 1year ago igu kaa danbaysay lkn wxn ka mid Ahaa tagerayaashada
@Shaxshaxlaybeautysalon
@Shaxshaxlaybeautysalon 9 месяцев назад
Thanks my teacher illhy ha ku xifdiyo❤
@MaahirAbdalle
@MaahirAbdalle 9 месяцев назад
Macalin ayuub ahmed aad baan kuu salaamay
@CabdirashiidMaxamuud-o2p
@CabdirashiidMaxamuud-o2p 9 месяцев назад
It's important for me ❤
@Nimcoahmeth
@Nimcoahmeth 9 месяцев назад
Macalinkaygii ayuub noloshu Kuma xumayso walal.❤
@Maxamuud590
@Maxamuud590 2 месяца назад
Mnsha allah
@adoonkialle3600
@adoonkialle3600 8 месяцев назад
Thanks ustaad
@NimcoAbdirisaq
@NimcoAbdirisaq 9 месяцев назад
Mahadsanid ustaad❤️
@zuhuurali2492
@zuhuurali2492 9 месяцев назад
Wll ilaahey ha ku xafido😊
@Abu__yaxya
@Abu__yaxya 9 месяцев назад
Alle hanoo dhib yareeyo guusha
@jaabirahmed4946
@jaabirahmed4946 9 месяцев назад
Thanks Ayuub.😊
@ibraahimmohahasaan
@ibraahimmohahasaan 9 месяцев назад
Wcs ustaad i miss you
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 9 месяцев назад
Masha alaah ayuub ahmed wlhi waan dalay gonna maqaato 6 sano ayaan taganhy
@libanlibon3662
@libanlibon3662 9 месяцев назад
Masha allah barakalah
@ubaxabdirahmaan-mc3bv
@ubaxabdirahmaan-mc3bv 7 месяцев назад
masha allah ❤❤❤
@CiisexuseenIbraahim
@CiisexuseenIbraahim 9 месяцев назад
Every one like me love
@naimaboor5646
@naimaboor5646 9 месяцев назад
Asc teacher xagee lagaa heli karaa
@CiisexuseenIbraahim
@CiisexuseenIbraahim 9 месяцев назад
@@naimaboor5646 meesha aa joogto waa xagee adigu
@CiisexuseenIbraahim
@CiisexuseenIbraahim 9 месяцев назад
@@naimaboor5646 wcs
@hindaadamaxmed-td2pb
@hindaadamaxmed-td2pb 9 месяцев назад
Mansha alllaah mahadsanid macalin
@SOMALILYRICS-c8j
@SOMALILYRICS-c8j 9 месяцев назад
Thanks wllkey
@fardowsanuur8348
@fardowsanuur8348 9 месяцев назад
Shugran ustaat❤
@aamiinyare6484
@aamiinyare6484 9 месяцев назад
Alle haku barakeyo wll ayubow mahad sanid horayna usoco wll 🎉
@FarhanAbdi-g1t
@FarhanAbdi-g1t 9 месяцев назад
Mahadsanid
@raxmadayibcige4790
@raxmadayibcige4790 9 месяцев назад
Thanks abti❤
@MohamudDek-f8u
@MohamudDek-f8u 9 месяцев назад
Shugran Mahad sanid Alhamdulilaah
@Shukri.isse11
@Shukri.isse11 9 месяцев назад
Macalinkyga Ale haku barakeyo
@cilmiyouz5971
@cilmiyouz5971 9 месяцев назад
Zxb ale haku xafido masha alh
@khaalidahmedosman1087
@khaalidahmedosman1087 9 месяцев назад
Mclin dhan walpa Naga dhisay Kgu Maalney Ustaad ✋️
@MuminSure
@MuminSure 9 месяцев назад
Ayup Axmed soo badi xaga cibadada
@cashacasha4992
@cashacasha4992 9 месяцев назад
Insha allah waxn rajeyn inaa ku tamil qato
@fadumaqaayo
@fadumaqaayo 9 месяцев назад
Maansha allah wlll qlh allah haku xiftiyo👑👑
@axmadcomedy
@axmadcomedy 9 месяцев назад
USTAAD WAAD MAHADSANTHY WAXBADAN AYAAN KAAFAA IIDAYE
@Sahruush
@Sahruush 9 месяцев назад
Wcs wrx wbr ustaad wllhi xaqiiqda ka hadashya Cid kula rabto mlhn ina hormar gaarto😢❤
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 9 месяцев назад
Goor dambe ayey dadku badi fahmaan inaan qofna si dhaba kuula rabin waxaad rabto nolosha oo horumar ah xattaa mararka qaar xaaskaaga ama ninkaaga ku leh waan ku jeclahay ayaan kuu quurin inaad horumar gaarto ama ehelkaaga cida keliyee WAX RABTA WAA ADIGA qofka kuu rumayn karana waa ADIGA KELIYA adigoo Allah kaashanaya
@calixasan6688
@calixasan6688 7 месяцев назад
Ok that is the most thanks
@QAYS____SHELPY
@QAYS____SHELPY 9 месяцев назад
Uztaad ayuub axmed Mhdsnd ❤
@IkranMusse-g1i
@IkranMusse-g1i 9 месяцев назад
Thanks I would like to be like you how I can do that
@owfarahmedia6091
@owfarahmedia6091 9 месяцев назад
Mahadsanid ustaad
@cabdiraxmaanyaasiin1159
@cabdiraxmaanyaasiin1159 9 месяцев назад
Mahadsanid😢
@MaxamedJeeko-bx8tm
@MaxamedJeeko-bx8tm 9 месяцев назад
جزاءك الله خيرا ❤
@cabdiwali4146
@cabdiwali4146 9 месяцев назад
Alllh kuxafido wll @ayuub ahmed❤❤
@HANAAN-b3q
@HANAAN-b3q 9 месяцев назад
I million buu uqalm Ayub😊😊
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 9 месяцев назад
Thanks wllo
@haawofaarax1129
@haawofaarax1129 9 месяцев назад
Shugrn ustd
@Barwaaqobaani247
@Barwaaqobaani247 9 месяцев назад
BarakaalaaH wll
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt 9 месяцев назад
Waad mahad santahay ❤❤❤
@nimcomohamed3097
@nimcomohamed3097 9 месяцев назад
Mahadzanid walky🥰
@farhiyasaid697
@farhiyasaid697 9 месяцев назад
Shukran walaal
@zundaappeofficial3849
@zundaappeofficial3849 9 месяцев назад
Qeyr allh kusiyo macalinkeyga ❤😮
@honeysharif3521
@honeysharif3521 9 месяцев назад
Maasha allah❤ ayub Hore usoco wall
Далее
057 | 17 | Yaan lagu filan | Awoodda kedisada!
18:15
Просмотров 35 тыс.
xaqiiqada an lagaga sheegin lacagta | sirta guusha
14:50
Adigaa MEEL FOG nolosha is gaarsiin kara HADAAD rabto
14:17
Maskax Dhaqid | Fandhaal Podcast 63 | Buug Muhiim ah .
27:35
10 Nolosha qalbiga farxad ku BEERTA E08
35:38
Просмотров 48 тыс.
SIRTA JOOGTAYNTA | ADNAN & SIRKA PODCAST
44:09
Просмотров 72 тыс.
Dhexda Duubo Sidan kuuma qalanto
10:10
Просмотров 134 тыс.
DIILINTA DHAMAADKEEDA
20:29
Просмотров 11 тыс.