Тёмный

7 Gabar Kasta Uga Xiisa Dhacdo Ragga Qaar ha samayn! 

Ayub Ahmed Media
Подписаться 475 тыс.
Просмотров 53 тыс.
50% 1

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Развлечения

Опубликовано:

 

31 мар 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 138   
@zakidahir1092
@zakidahir1092 2 года назад
Soo koobid 1:nin kale hadey barato 2:danteeda kaama aragto~waqti lumis 3:Danayn&Jacayl badan~istartibi(xaska mha) 4:Wey ku tijaabineysa 5:deg deg baa kugu jirta~boodbodka joji 6:waad ixtiraam xumaysa ~xushmee 7:Ballanta kuma fiicnid ~ilaali balanta
@user-ni4tj8ri6s
@user-ni4tj8ri6s 2 года назад
Mar walbo soo koob
@maxamedmuuse3890
@maxamedmuuse3890 Год назад
MaHadsnid wll Aad bn kaaGa mahadcelinaa
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 года назад
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔❤❣
@barwaladancige5602
@barwaladancige5602 2 года назад
Wll ta lacagta waan kugu raacsanahay oo waxa jira dumar aan lacag, qurux, shahaado iyo mansibkale toona wax ku qiimayn, lkn tan wicitaanka koley waa lagu kala duwan yahay oo hadda anigu gabadh baan ahay sikastoo ay ahaataba aan raga wicin wax kalena igama aha ee waaban ka qajilaa, markaa koley qaar ila midana way jiraan, markaa sidaa ula soco.
@hormuudkiitogdheer5143
@hormuudkiitogdheer5143 2 года назад
Ramadan kariim dhamantii🌙❤️
@guleeddayga1565
@guleeddayga1565 2 года назад
Marki Ugu horesaya ee waxa ku so qor waye walaalkay 🙆🏾‍♂️ Waan jeclahay fiidiyoyadaada & waxaa tahay qof arigti fog leh & Mar walbo waad wanaagsan tahay wlhi & Waxaad leedahay mustabal wanaagsan oo so socdo & waan jecalahay hal abuurkaaga & waan jeclahay qaabka aad u hadasho & Ramadan Mubarak 🌙☪️ 🙆🏾‍♂️ Magca waa Guleed Abdi Barasho wngsn walalkay 🙏🏾
@M.OZIL4
@M.OZIL4 2 года назад
Sxb khibradan waa wax la barto schoolka permer lagu barto inkst Africa xiisadan anay ka jirin
@ismalura7314
@ismalura7314 2 года назад
Raga qaar iyaga dumarka xiiso rida waxa arkaysa qof marku ku baranaye aad ku tusaye jacayl daryeel wanaag marka dhankiisa u soo badato ee kali u noqotana dib iska badalaya isago raba ina adigu ka daba cararto ku inkiraya ka dib markay qofkii dumarka aheed isa samirto iska dhaafto daba socodkiisa ku soo laabanaya dhow cisho inta laga aamusnadow marka ma u malaynaysa ninkii shalay adigoo u baahan ka fogaaday ina marku soo laabto sidii hore lo ahaanayow
@mustafmahad7495
@mustafmahad7495 2 года назад
Thank you so much my motivater 🥰
@maryamasalaat9251
@maryamasalaat9251 2 года назад
Ramadhan Mubarak 💖 to all Muslims in the world
@xaliimoyuusuf6870
@xaliimoyuusuf6870 2 года назад
Ramadan kariiim 🤞😻🤦‍♀️
@idlehawaleh8436
@idlehawaleh8436 2 года назад
Wll welcome soo good advice iyad icecey,machallah wano fiane kahelay
@craxmanoday6793
@craxmanoday6793 2 года назад
legend walaahi.....dictoor takhasus u leh...xirhiidhadda...lamaanaha...iyo calaamadohoogaba... dictoor wax badan ayaan kaa faaidey....waanad ku mahadsantahay
@xogahadunida6201
@xogahadunida6201 2 года назад
ustd ayuub horta waan ku salamey magaceygu wa xuseen waxana ahay 19 jir waxan rabaa inaan kuu sheego waxan ku dawan jiry qiiyaz ahaan ilaa 2019 ilaa manta waxan rajenaa maalin uun inaan toos ukalano ama aan call kugula hadlo si aan mahadcelinteyda sidaren leh ku sheego waxan mar walbo ku duceya in nolashada marnaba wax ku tuso Adan arag waxan rajena inad isoo jawabto hadey macqul thy ustdka nolosha❤❤
@yuusufabdi8527
@yuusufabdi8527 2 года назад
Wllky m.a ale hana xifdiyo dhamaan teen wllky codkaagii mcnaa baan uxiisay ee quraanka noo soo badi wll❤❤❤❤❤
@muunaxasan6562
@muunaxasan6562 2 года назад
Waaw thank you ustaad ramdan mubarik ayuubkena
@fardowsamohamed3745
@fardowsamohamed3745 2 года назад
Ramadhan Kareem
@drsbahjasmart3948
@drsbahjasmart3948 2 года назад
Ramadan Kareem
@network5302
@network5302 2 года назад
Mahdsanid Ustaad
@askaramir7830
@askaramir7830 2 года назад
Suhayb Sajid Waa Mesha Kaliya Talo uso radsado chnalkan 💯
@xamdicabdullahi3685
@xamdicabdullahi3685 2 года назад
Ramadaan mubaarak ustaad Ayuub Axmed 😘😍
@istaahilbadal9292
@istaahilbadal9292 2 года назад
Ramadan Mubarak macalinkeena iyo asxaabta
@hodish128
@hodish128 2 года назад
Masha Allah wllkey Keep going
@bulshawimedia455
@bulshawimedia455 Год назад
Thanks Ustaad
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Год назад
Amazing advice
@cabdicasiiscali2912
@cabdicasiiscali2912 2 года назад
Mahadsanid wll
@yuusufmohamed455
@yuusufmohamed455 2 года назад
Masha Allah ❤
@abdiqafaradan9588
@abdiqafaradan9588 2 года назад
Sax wajiraa arinkaa xaqiqdhii ustdh , Ramadhaan mubaarak wllka
@shadiyaadam
@shadiyaadam 2 года назад
Keep going brother 👍 Ramadan Mubarak 🌜
@channeldadyaraha9406
@channeldadyaraha9406 2 года назад
Zxpkay Marna Wllkay suhayb waa qodob Aaaaad u Muhiim ah Mahadsanid iLaahay haku BarakeeyoH
@AhmedHassan-ci8nd
@AhmedHassan-ci8nd 2 года назад
Thanks Teacher
@somalimedia33
@somalimedia33 2 года назад
mashalah wllkay hormar wacan wll mcn
@Slh4341
@Slh4341 4 месяца назад
Mahadsanid❤❤❤❤❤❤❤
@cabdifataxmursal3440
@cabdifataxmursal3440 2 года назад
Thanks wll
@mohamorganmoha1887
@mohamorganmoha1887 2 года назад
Rabadaan mubaarik 🕋🌙🌙🇸🇴🇸🇴
@bushradahir8876
@bushradahir8876 2 года назад
Asc Ramadan mubarek jazaka allah kheyr al jazaa
@yurubyurub1230
@yurubyurub1230 2 года назад
Ramadan mubrka
@abdilahiothman2735
@abdilahiothman2735 2 года назад
Ramadan Mubarak wll ayub tsliye wagsan❤🙏
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 года назад
Masha Allah💯💯💯👏👏👏
@cabdiraxmanyuusufalcayni3473
@cabdiraxmanyuusufalcayni3473 2 года назад
Thanks for much wll
@abdirahmanqaase279
@abdirahmanqaase279 2 года назад
Ramadan Mubarak
@muhiimhassan2500
@muhiimhassan2500 2 года назад
Wad mahadsantay wll sharfow ♥️🥺🤴🏻
@queensocial
@queensocial 2 года назад
Masha allaha walaal
@simansidahooyaded9049
@simansidahooyaded9049 2 года назад
M a dhirigaliyaha nolasheyeda. Waxa thy ninka kaliyee an amiisanhye♥️💯♥️♥️♥️💝 keep going my brother 💟😍
@hanedibnusaleban5562
@hanedibnusaleban5562 2 года назад
Asc Wl ayuub Aad ban ku salaamyah. inta ka dib Haday macquul tahay lessons ka english E aad Dhigayso Wa kuwa muddo u dhaxayso videos ka aad so galiso jannalkana way badan yihiin Marka ma ficnan lahayd Inaad u samayso janal gaar ah si loo helo video yada lessonska ah si fudud thanks U....
@maymuunomer3829
@maymuunomer3829 2 года назад
Xaqiiq weye hadalada Ma.allh ✅ ilahay haku xafido 👍
@MohamedAhmed-ql9eo
@MohamedAhmed-ql9eo 2 года назад
Rammadan mubarak
@faadimacabdalle6981
@faadimacabdalle6981 2 года назад
Ramadan kariim
@Maahir397
@Maahir397 2 года назад
Wllky ayuub Axmed ramadan mubarik 🙌✅
@abdirahmanqaase279
@abdirahmanqaase279 2 года назад
Màsha Allah bro
@salmanabdi957
@salmanabdi957 2 года назад
Ramadan Karim 🌜🌛
@kinghanadkh8510
@kinghanadkh8510 2 года назад
Ramadan Mubarak ❤️🥰
@abdirahmanqaase279
@abdirahmanqaase279 2 года назад
Màsha Allah
@boqolsoonmedia6668
@boqolsoonmedia6668 2 года назад
Ramadaan mubaarak
@deeganuur6997
@deeganuur6997 2 года назад
Legend dhiirigaliyahayggiii Rmadaan kreem 🥰
@deeqsan9422
@deeqsan9422 2 года назад
Ramadaan mubaaarak ustaaad
@ahmedhasanali3600
@ahmedhasanali3600 2 года назад
Ramadaan mubarak ustaad
@harrizapdul2529
@harrizapdul2529 2 года назад
Mzh Alhh Allh mercy You pro
@hassanelmi9592
@hassanelmi9592 2 года назад
Merci
@aymanmaxamad4517
@aymanmaxamad4517 14 дней назад
Sxp haadbaan gumahaadcilinaaya🎉❤
@MohamedAhmed-ql9eo
@MohamedAhmed-ql9eo 2 года назад
M. A ustaad
@kadigaobakar7140
@kadigaobakar7140 2 года назад
Walaal alle ha kubarakeeyo
@yusufdemir4337
@yusufdemir4337 2 года назад
Is ku soo duu waxa jirta maah maah dhahda (kas dumar oo kadaloob rag kaaga dan beeyey kaad ogayd maaha )
@fino5724
@fino5724 2 года назад
Ramadan kariim🌙❤
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Год назад
Thank you
@ibraahimjaamac6817
@ibraahimjaamac6817 2 года назад
Azxpta waan idin salamay ramadaan karim
@messiabdillahi7972
@messiabdillahi7972 2 года назад
Thanks ☺ 😊
@fardowsahussein4183
@fardowsahussein4183 2 года назад
Ramadhan mubarak all Muslim.
@karanaden9741
@karanaden9741 2 года назад
Wallhi beeentaaa maahn wll suhayb
@AKAANABASHIIRAHMED2012
@AKAANABASHIIRAHMED2012 9 месяцев назад
Good motivator
@user-vi3ks6bs7s
@user-vi3ks6bs7s 2 года назад
Asc. Masha allh wn ku tageeraa wll lkn cadaalad sameey ragga wx pdn wad ka hadashy hadda izku day inad dumarka kaso hadasho mxa yely ani cadaaladu wa wxa dalkeena dip u dhigay ind ifahntay rajeynaa
@osmanm6672
@osmanm6672 2 года назад
Dumarka Marhore AYAA LAGA hadlay
@amatallahbintuosman1092
@amatallahbintuosman1092 2 года назад
Waa runtaa Ayuuboow Anaa kamida dumarka aan lacagta daneyn Aduunka nin ii naxariista oo I ixtiraamaa ujeclahay
@Bilan_mizanMizan-gf2ox
@Bilan_mizanMizan-gf2ox Год назад
Thank ❤❤
@xasanmaxamud5871
@xasanmaxamud5871 2 года назад
TNKZ MACALIMUU 🖤✌️🎈
@maryamacimraan5672
@maryamacimraan5672 2 года назад
Ramadaan wanaagsan walaal🤩
@cadnaanmooge2135
@cadnaanmooge2135 2 года назад
Waa xaqiiq walhi
@abuuxafsaa1177
@abuuxafsaa1177 2 года назад
Wll meshaa mafahmin ...nafis asisiid ...ifahfahii wll
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 2 года назад
Ramadaan munaarak❤❤❤
@Tiny_teachings
@Tiny_teachings 2 года назад
RAMADAAAN KARIIIM 😁SOMALIYEEEY
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 2 года назад
Ramadaan Mubaarak wll
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 2 года назад
@@ayuubaxmedmedia wll Ayuub xagiina malaga soomanyahay maxaa yeelay somalia qilaaf ayaa jira. Caawa masjodada qaar waa laga tukanaa kuwa kalan malaga tukanooyo
@manal8149
@manal8149 2 года назад
@@ibraahimyuusuf8228 haa wll wn ka somanahy alx 😍😍
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 2 года назад
@@manal8149 Maashaa Allah anagana xalay lexda sac ayaa noola sheegay Axl
@libanmed7284
@libanmed7284 2 года назад
Ayub ramadan kariim walal
@umuabdalah4969
@umuabdalah4969 Год назад
Wll ayuub vidoegii aad lahayd gabar iyo nin ma saaxiibi karaan waan ka waayey chanalkaaga ma tirtay
@willpoqoortoyo8966
@willpoqoortoyo8966 2 года назад
Wad mahdsanthye legend
@qadriinaqurux3585
@qadriinaqurux3585 2 года назад
Ramadaan kareem wll
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Год назад
You right
@Abdulkhaleq32
@Abdulkhaleq32 2 года назад
M.a wll keep going dhiuri geliye wangzan ku soco
@hassancaddehassan1136
@hassancaddehassan1136 2 года назад
Gabrbaan kahelay sideen ugu sheegtaaa si ay iiga xiiso dhcin gbr wlpo aan brto hal hwen iiga caajise waa mxay wllkey
@munasarcabdale5754
@munasarcabdale5754 2 года назад
Keap up pro
@maryanluuul7778
@maryanluuul7778 2 года назад
Ayuuboow wll qoysas ka is qaba qilaaf ka say uxalin lahaayeen kasoo hadal
@SaakirSuhayb
@SaakirSuhayb 3 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@cayuushcaqiil7576
@cayuushcaqiil7576 2 года назад
❤❤❤❤❤❤❤
@khadar4679
@khadar4679 2 года назад
Ramadan kariim muslimow
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Год назад
Wllhi that true
@abdulkadiradan3775
@abdulkadiradan3775 2 года назад
Naarsistiga ka so hadal ayuub
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 2 года назад
wll mar hore ayaan ka hadlay laakiin videosgaas hadda kuma jiro jaanalka waan ka samyn mar kale insha Allah
@Adnomo1234
@Adnomo1234 2 года назад
🤲 I am alone Happy for that
@saidfantastic9744
@saidfantastic9744 2 года назад
Wll mhdsnid waa jeclhy in aan wax kaa barto lkn soo koob qodobada sheeko badan baad gashaa ee keliya ka hadal mawduuca
@hasannani2038
@hasannani2038 2 года назад
alla ninkani muxuu soo jabay
@Abdulkhaleq32
@Abdulkhaleq32 2 года назад
We are your family 👪
@zack8456
@zack8456 2 года назад
sxb koorsada english noo wad plz
@zeynuushsiman9381
@zeynuushsiman9381 2 года назад
Ayuub aniga wilka wa jeclahay lkn nawaco waxa isdhaha amuu ku nacaa hada wacdo
@kadigaobakar7140
@kadigaobakar7140 2 года назад
Walaal waxaan rabaa is inaan ku la so xiriro
@nimcosagal1044
@nimcosagal1044 2 года назад
ayuubow anaga dhankayagii wad ilowday ragunbad usoogalinaysa kilips
@gogoup3203
@gogoup3203 2 года назад
*GIRIIGA* sidan ku imid ban idin so dubaya please *66K* i dhaafiya caawa.
Далее
3 faqriga ugu xun qofka ku dhaca ka bax maanta!
6:14
5 Gabadha leh ka leexo wakhti ha iskaga lumin
14:00
Просмотров 50 тыс.
Построил ДЕРЕВНЮ на ДЕРЕВЬЯХ!
19:07
Как похудеть на 10 кг ?!
07:06
Просмотров 496 тыс.
10 Nolosha qalbiga farxad ku BEERTA E08
35:38
Просмотров 40 тыс.
8 Qalad dumarka ninka sameeya
15:40
Просмотров 52 тыс.
Ha noqon Nin la saadaalin karo !
16:21
Просмотров 44 тыс.
10 Dabinnada Xiriirada Maanta Jira EP10
28:53
Просмотров 15 тыс.
Qaraxii xalay iyo waxyaabihii ugu naxdinta badnaa
9:51
5 Dumarku ninka tiisa ka raacda ayey daneeyaan
10:15
Просмотров 49 тыс.
10 Dumarka dabeecadahan leh Ha Guursan
38:04
Просмотров 27 тыс.
Дымооок.. как альтернатива🤭
0:38