Тёмный

9 JIR SI ARXAN DARO AH LO DILAY. HADAD CALOL JILICSAN TAHAY HA DAWAN 

Ruumi Channel
Подписаться 76 тыс.
Просмотров 3,4 тыс.
50% 1

Calool xumada tala somali dayaca caruurta maha mid lo dulqadan karo

Опубликовано:

 

5 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 22   
@user-og2fp3bf5m
@user-og2fp3bf5m 6 дней назад
Waaa sababta an ula nolahay carurtayda abohood aniga oo an agtiisa wax deganansha ku dareemayn waxana mar walba ku ducaysta inan ubadkayga illahay u baaylihin
@user-qp1mx3sz6n
@user-qp1mx3sz6n 5 дней назад
Allah ha ku xafido xbbti ninkaaga Allah qalbigiisa hakuusoo jeediyo
@MunaHassan-oy8hn
@MunaHassan-oy8hn 4 дня назад
Inanta isku dareenba nahye alleh haino xafido caruurta Islamka Ala huma aamiinm insha allh
@laaaramadrid8930
@laaaramadrid8930 3 дня назад
Hooyo kaste illaahay ha ugargaaro tii faraxsan allow usiyaadi tiii dhibana allow dhipta ka qaad oo farxad qlbiga ugali
@edebsanaxmed4821
@edebsanaxmed4821 5 дней назад
Illaahow rabiyoow owlaada islaamka xifdi meel ey joogaanba Allaahuma Aamiin 🤲 😭 wallaahi xaalku waa xuntahay waalid Hada nahay aan dadaalno illaahey hanala jireee
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 5 дней назад
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha ugargaro musliminta inshallh
@user-pw3hm8wh8c
@user-pw3hm8wh8c 5 дней назад
allh qalbiga hawqaboojiyo waalidkeed hadii ladilayna allh ha so bidhbidhiyo dheegeeda sabiriyo iimaan ha ka siiyo
@ayaanabdullahi1
@ayaanabdullahi1 4 дня назад
Hooyaday oo habeen aftigeed ku leh ayaan maqlay abti hadii aan aduunkayga iska raacan lahaa oo iska baashilahaa maanta facood kama ay waynaadeen jaamacadna kama aysan baxeen😢 qofka maanta ugu digriiga sareeya eee jaamacada kabaxay walaalahayna waa aniga😭 waa balan hoiyooy nolol walba iyo meel walba oo darteen iskaaga daysay inaan kugayn doono inagoo sadex kula eg kaana dheer ah maanta, waa balan inaad ku raaxaysan doonto kuwii aad dartood xanuunyaasha usoo martat xanuunkii uurka xanuunka qaliinka iyo xanuunkii koriimada.❤
@hooyocooking
@hooyocooking 5 дней назад
Subxanalaah allaaaha u gargaaro yaa rabii dhibtana allaaha ka qabto
@user-ep9ox7hi4v
@user-ep9ox7hi4v 5 дней назад
Walaahi ruumi waruntaa
@fardowsasheikhofficial9027
@fardowsasheikhofficial9027 5 дней назад
Sagal jir baadiya jooga ciyaar ciyaar kuma dhuma oo wadada hori Mari jiray ee wey iska cadahy in la dilay illahey qalbiga ha u qaboojiya hooyada miskiinta ah😢
@mcnbadanhooyadeey3831
@mcnbadanhooyadeey3831 5 дней назад
Anaa 5 sano la igu bixiyey tii aan soo maray 😢waa Alxamdulillah. allow adaa i soo dhaafiyey. My story waa calool xumo wlhi 😢.
@user-xr2qb7jm1v
@user-xr2qb7jm1v 5 дней назад
sax wye abyo
@user-wv8zl8ys5p
@user-wv8zl8ys5p 6 дней назад
Somalidenu intooda badan caruurta lagaama taxadiiro ilalahaay ba ino maqaan
@SuadoMahamud
@SuadoMahamud 6 дней назад
dulmiga lagu hayo waye waxa somalia ey dhibatada uga bexeynin wana kuwo shibatada o dhn ey ku dhacdo maskin
@ABDALEMAXAMEDYUSUF
@ABDALEMAXAMEDYUSUF 6 дней назад
انا ليه حاسه انك بتشبهي سودا خالب؟🤔💗🙈
@HiboFaarax-jo4km
@HiboFaarax-jo4km 5 дней назад
😮😮😮😮😮
@ABDALEMAXAMEDYUSUF
@ABDALEMAXAMEDYUSUF 5 дней назад
@@HiboFaarax-jo4km ?
@khadramohamud9184
@khadramohamud9184 6 дней назад
Walaaahi oobilaahi gabadhayar dayaca iyo dhibka kubdhacay 100% waxaa iiga ciil badan naagta gudoomiyaha sheeganeyso Nacalad kugu dhacday dheh naxariis daranaa.Hooyada gabadha yar dhalay Rabi qalbiga ha u adkeeyo😢
@hsaksa8264
@hsaksa8264 5 дней назад
😭😭😭😭😭😭😭😭
@user-ep9ox7hi4v
@user-ep9ox7hi4v 5 дней назад
Ruumiyeey reebaadiyaha manaxaan gabar walaashey ah Aabaheey baa Eedo siiyey ayadoo yar sidiiduurka loogudiraayey oo ariuraacaysay baalakufsaday saas na urkuqaaday Eadadii lasiiyey iyo gabadheeda weeyqari yeen markey arkeen ayadoo ayadoo dhali rabta baamaalintii dambe duurka lagusoodiray kaligeed
@munamohamed1078
@munamohamed1078 5 дней назад
Abaayo bahal haduu cunay xitaa waxa laheli lahaa iyado israacsan lafaheeda maxay tahay lafaha kala harsan
Далее
# Hadafkaga
1:01
Просмотров 526
FILO PART 104
32:46
Просмотров 366 тыс.
Gabadh aad u dhibaataysan iyo talo
20:32
Просмотров 3,2 тыс.
short film qaybti kobad
4:32
Просмотров 1,3 тыс.