Тёмный

9000K SIDEE U ARUURIYAY MUDO 4 SANO AH  

Ruumi Channel
Подписаться 79 тыс.
Просмотров 38 тыс.
50% 1

‪@ruumichannel‬

Опубликовано:

 

10 дек 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 238   
@Aash179
@Aash179 7 месяцев назад
Ruumi waa mahadsantahay abaayo, waa aniga gabadha 1.aniga lacagaha la diro familka wa iska yareeyey wayo iyaga wax ma taraysid oo ma shaqaysanayan adna wa ku daali 1. Dharka shoppinka cunta banan ka laga dalbo nagaha saxiibka kula ah oo hadba meelo loo raaco dhaqalaha way dilaan 3. Dhaqalaha aad hesho cidna Ha la share garayn xajiga xata waayo lacag bay haysta buu is dhahayaa 4. Lacagta investment gasho lacag Ha kuu dhasho Ha iska aruurin uun ❤ Ugu danbayn intaa reerka fudud tahay wax meel dhigo waayo markaa xaas ciyaal badan noqoto xogaa waa kugu adkaan inaa meel wax dhigato
@haashimmustaf251
@haashimmustaf251 7 месяцев назад
Saxiix waytaas
@fardosahade5470
@fardosahade5470 7 месяцев назад
Mashaa allah Hambalyo walashey guul wacan adigana ilahey gurigaaga iyo ubarkaaga haku barakeeyo aqligaadana hakuu desto.
@fardosahade5470
@fardosahade5470 7 месяцев назад
Walee inaa iskufilan dumar tahay magaca igu dishay aniga wlhi isku waqti nala qabaa hadana wax aan meel dhigtay dhaqaalo maleh. Sanadkaan ugu roonahay oo wax aan lasheegi karin aruuriyaay balse saas aanba ku faraxsanahay oo nafta abaal mari leeyahay si sanadka dambe agasii wacnaado.
@IbaadoAli
@IbaadoAli 7 месяцев назад
​@@fardosahade5470hhhhhh wlhi waad iga qoslisay mnsha alah isku midbaan nahy sanakii lixaad bishanaan galay allah ha inoo bareeyo qaysaska ana sanadkanaan ugu fiicanahy wax la sheego meel dhigay waa inaynu ia abaal marinaa
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 7 месяцев назад
Maasha allah waa kugu bogaadinayaa waana fikrad fiican aniga waxaan qorsheynaa 5000 dollar sanadkaan waan shaqeyaa ma ogi si aan maal gashi ku heli karo
@Ridwaan20
@Ridwaan20 7 месяцев назад
Mahadsanid abayo lkin dumar isku nolal maha inada waxa meel dhiigto waxey ku xeran tahay waxa kuso galay gabadhas kisteda alle ha uu barakeyo ankan arsaqada alle hano wasaciyo
@shakirahhassan2525
@shakirahhassan2525 7 месяцев назад
3-4 bil ku aruuriyay 1000 alxamdulillah
@hodoadam1672
@hodoadam1672 7 месяцев назад
Absolutely wa gabar dadaal badan iyadoon shaqayn carurteda iyo gurigeda maamulanaysy dhaqala ficana ururisay Ilahy haw barakeeyo inaguna aynu ka faaidaysano tips ka iyo dhiri galinta gabadhaa iyo Ruumi cadey oo inoso gudbisay
@istahil6183
@istahil6183 7 месяцев назад
Aniga ii soo duceeya muraad ban sanad kaan Lee yahay
@maryankeyf4017
@maryankeyf4017 7 месяцев назад
Ilhy ha ku fududeeyo abyo
@fardosahade5470
@fardosahade5470 7 месяцев назад
Amiin amiin amiin yaa rabi dhamaanteen. Wlhi ruumi inaa nala joogto ayeey ilanoqotaa.
@nimco9305
@nimco9305 7 месяцев назад
Wa ku salamay abayo ruumi shukran
@hooyocooking
@hooyocooking 7 месяцев назад
Maasha allaaah tabarakalaah xabibti .gabadhasna aqligeyda allaaha u barakeeyo adigana guul wacan ❤❤
@amaalahmed9734
@amaalahmed9734 7 месяцев назад
Amiin yaarabi Diyaar inshalah 👌👌
@user-wl1fg2pv8y
@user-wl1fg2pv8y 5 месяцев назад
Asc xabiibti maasha alaah tabaarka alaha alaha ha nu barakeyo ilaahey ha nu barakeyo
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 7 месяцев назад
Aamin yaarabi allah noo barakeeyo cumriga
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 7 месяцев назад
Masha Allah
@user-xe5td9sj3e
@user-xe5td9sj3e 7 месяцев назад
Mansha allaah guuleso wll sanadkan ban bilabeyna isha allaah 2024 bi idmilaah
@istarlinonline7664
@istarlinonline7664 7 месяцев назад
Aamiin ya rabi
@fardosahade5470
@fardosahade5470 7 месяцев назад
Mashaa allah walaasheey hala dhaho ilahey ha ubarakeeyo aqligeeda.
@halimamussa-dl7td
@halimamussa-dl7td 11 дней назад
Masha Allah tabaarakalaah ilahey swt haubarakheyo
@Muniirachannel
@Muniirachannel 7 месяцев назад
Masha Allah wllshay ruumi aadbaad umahadsan tahay wanadaada iyo talooyinkaba waa inoo muhum ilahayna cimriga ha kuu dheeyo adiga noo soobadi insha Allah khayr ka wll waxaan ahay RU-vid waxaana raba inaad isoo booqataan adiga iyo asxaabta aanka mid ahay muniira chanel
@kaltunahmed3518
@kaltunahmed3518 7 месяцев назад
Masha allh wagabadh dadashay rumiyay inana wainan fadhiga kakacna insha allh
@mumtazkhalif1095
@mumtazkhalif1095 7 месяцев назад
Msh allh tabarakallah
@queensaafi
@queensaafi 7 месяцев назад
Mashaa alllah tabarakallah hormar wacan abayo shukaran
@user-pg7ey8zg3z
@user-pg7ey8zg3z 7 месяцев назад
Masha Allah is a amiin
@user-vv9of6gf5u
@user-vv9of6gf5u 4 месяца назад
Amiin yarabi 🤲 Thanks Abaayo dhirigalintada waa no mahim ❤❤
@ilhanmohasuleyman4568
@ilhanmohasuleyman4568 7 месяцев назад
masha allah ruumii quru,ey ❤❤❤
@mkafamily6700
@mkafamily6700 7 месяцев назад
MashaAllah TabarakaAllah, walahi caqliga un maa lays dheeryahay, gabdhaheena soomaaliyeed aad iyo aad bey ukarti badan yihiin
@user-ph6xb5no4h
@user-ph6xb5no4h 7 месяцев назад
Shugran abaayo amiin amiin ya allaah
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 7 месяцев назад
Asc mashallh shukrn
@fardusjama7379
@fardusjama7379 7 месяцев назад
Amiin dhamaantenba wllo
@Fardowsa-kd4ks
@Fardowsa-kd4ks 7 месяцев назад
Asc abaayo wa xanuun sanaa iso duceya
@som1
@som1 7 месяцев назад
Biil badan aa midaas la sii jiray aan umalaynaa Mashallah
@iberen99
@iberen99 7 месяцев назад
Masha allah
@faadumoaxmed3709
@faadumoaxmed3709 7 месяцев назад
Mashaallah
@fatumaali5834
@fatumaali5834 7 месяцев назад
Allhuma aamiin
@shukriyamuhammad295
@shukriyamuhammad295 7 месяцев назад
Masha allh hamblyo ❤️💋
@deqa868
@deqa868 5 месяцев назад
Aamiinyaarabi abaayo
@fadumomohamed-uf3lb
@fadumomohamed-uf3lb 7 месяцев назад
Rumi anigu waxaan dhaha ilaahayoow I gaadhasi cuurta aan ayeeyo u hay waqti dheer inooo igu ducee
@user-vg9hk6wo9d
@user-vg9hk6wo9d 7 месяцев назад
Abaayo masha allah 🎉🎉🎉
@munamohamed1078
@munamohamed1078 7 месяцев назад
Aamiin abayo
@fardusjama7379
@fardusjama7379 7 месяцев назад
Mansha Allah
@miskiqase7747
@miskiqase7747 7 месяцев назад
Mashallah
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 7 месяцев назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
@sadaisheekh3981
@sadaisheekh3981 7 месяцев назад
Cibrika alow nobarakeey yaalah amiiiin
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 6 месяцев назад
Masha alllllah ❤
@munocali9272
@munocali9272 7 месяцев назад
Kkkk abaayo ruumi su aasha ey gebdhaha lasso boodeen ayaa caadi eheen oo ah ninja Mala wadaagtay abaayo hadiii la ogaado wax aad aruu rineyso waa ebr ani horay ayaan u arkay Sidookale cibaadada lamasheeg sheego masha allah allaha noo barakeeyo waxaan heysano
@FatumaAdan-we5uj
@FatumaAdan-we5uj 7 месяцев назад
Wcs abayo MashaaAllah abayo ❤❤❤Shukran walashey ❤❤
@BahdoonOday
@BahdoonOday 7 месяцев назад
Masha alaah
@hiboharaf5504
@hiboharaf5504 7 месяцев назад
Maasha'allah waa noo balan sanadka dambe insha'allah abaayo maalka Allah hakuu barakeeyo.
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 7 месяцев назад
Asc sabiskaraayb igu sharaf thanks
@user-rx7yu6tl2o
@user-rx7yu6tl2o 6 месяцев назад
Masha allaah wllo ❤❤❤❤❤
@foolhooradchannel156
@foolhooradchannel156 7 месяцев назад
Masha Allah abaayo ruuma❤❤
@ladancaday2092
@ladancaday2092 7 месяцев назад
Maashaaallaah ❤❤waad mahadsanty ❤❤aaaaaaaaamiiiin alle cimriga ha inoo dheereeyo dhamaantiinba in.shaallaah ❤❤
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 7 месяцев назад
Asc sabiskaraayb igu sharaf thanks
@fardowsomahamud-pt9mq
@fardowsomahamud-pt9mq 7 месяцев назад
Mansha allah
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 7 месяцев назад
Ruun saliid cadeey caafimaadka uma fiicna wax yaabo chemical ah aa ku jira olive oil aa kaaga fiican ta kale air fryer isticmaal fries iyo digaaga wax kasta aad ku karin kartaa saliid la aan
@hafsomahamudali280
@hafsomahamudali280 7 месяцев назад
Mshllh waa gabar nool
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 7 месяцев назад
الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-zi5qb9so5g
@user-zi5qb9so5g 7 месяцев назад
Mahdsanid
@-farhia
@-farhia 7 месяцев назад
Good idea
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 7 месяцев назад
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
@ayaandagan5176
@ayaandagan5176 7 месяцев назад
❤ aamin
@mandermohamed6236
@mandermohamed6236 7 месяцев назад
Abaayo ruumi ma fiicna halqof inuu kalikii wax ogaado waayo nafta adika malihid waa amaano haday qadarta ku dhicilaheyd yaa arkilahaa hada anika hadan Mel waxdhika waxan usheega 3 qof 2.aan dhalay iyo odayka waliba anoo og inaana nin la aminin marka ku waxya gili iney 1.ama2.qof familie lala wadaago❤.ruumi ❤channel❤
@luulsharib
@luulsharib 7 месяцев назад
DHAQAALAHU WAXUU KU XIRAN YAHAY MEESHAAD JOOGTO IYO HADBA WAXA KU SOO GALA 9,000 iyo 6 SANO ba badna abaayo! Lkn anigu waxaan arkay waxaan sadaqaysto wax 100 ka badan baa Allah I siiyaa!! Allah swt markuu ka hadlayay cibaadu rahmaanka waxuu ku tilmaamay kuwa aan Israafka samayn waxna isku ciriirin marka hala dhex dhaxaysto wax badan
@fatumaali5834
@fatumaali5834 7 месяцев назад
Horta masha allh macquul wey naqonkarta sanadada ugu horayso oo carurto kuyaryar iyo xajigo kuxiseynayo walaga fa,iideysankara kafa,iideysta gabdho😂😂
@leylaali1614
@leylaali1614 2 месяца назад
Amiin🤲🤲🤲❤
@qadromuxudiin4951
@qadromuxudiin4951 7 месяцев назад
Masha allh wllhi wan jeclahay inaa.wx uruuriyo lkn markaa lcg helo anoo magaalada adaa arkaa
@Umuxasan
@Umuxasan 7 месяцев назад
Shugran abayo ❤
@nimcoabdilaahi1246
@nimcoabdilaahi1246 7 месяцев назад
Masha Allah ruumi 😂😂 hasuuxin oo madaxa derbi haku dhufsanin ayaa dhahday 😂😂 wlh waarun lacag in la yareesto ma ahan ilahayna hanala garabgalo
@fardosahade5470
@fardosahade5470 7 месяцев назад
Ruumi aniga wali 6sano la iqabaa oo sanadkaan buuxinaa 6sano hadana sanadkaan ugu roonahay dhaqaale. Oo wax sefgareeyaay oo sanadkaan nafteyda abaal marinaa waayo ayadoo lacag iitaalo oow iidhalanaa sanadka cusub.
@Hafsaxiisstyle117
@Hafsaxiisstyle117 7 месяцев назад
Masha.Allah Masha.Allah Masha.Allah Masha.Allah Masha.Allah Masha.Allah Masha.Allah Masha.Allah Masha.Allah Masha.Allah Hambalyo Hambalyo Hambalyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 7 месяцев назад
Asc sabiskaraayb igu sharaf thanks
@idilomar3051
@idilomar3051 7 месяцев назад
Horay usoco xabiibti
@bmk111
@bmk111 7 месяцев назад
Aniga hada waxaan jiraa 32 sano ilaa markaa 16 sano jiray waa shaqeeynayay hada xaas ayaa ahay mana shaqeeyo qurbaha dhawaan imid intaa dalka joogay ilaa hada hadaa xaas ahay ama inta anan noqon ba waligeey wax ba meel ma dhigan reerkeena ayaa siiya dadka waa ila yaaban lakin Hal mid ayaa niyada ku dhistaa waa ducada hooyadey markasta waxa ay I dhahdaa Aduun iyo aaqiro dhib arki meeysid mida kale waa dareema in ay muhiim tahay in wax meel la dhigo lakin waalidka iyo ilmahaga wax ay ka baahan yihiin waligaa ha dhigin awalba waa laga tagaa aduun
@umuxafsaxayad254
@umuxafsaxayad254 7 месяцев назад
Sax wan kugu racsanahay walidka iyo ehelkada waxey u bahanyihin mel ha dhiganin adunka wa malmo
@leylaahmed8967
@leylaahmed8967 7 месяцев назад
Walidka haa lakin wixi dheer shaqo kuma lihid hashaqeystaan adigana wax mel iska dhigo waxa awodo sida dumarka qaar hasameen waxey hayaan inta wada diran ama macno daro ku dayacaan bari daruf yar hadey ku imato isma kabi karaan qurbaha wu duruf badan yahay marka ciyal ledahay waliba
@omaamir1444
@omaamir1444 7 месяцев назад
Dhaqaalo waad aruurin karta markaad guriga wax walba ka dhaco dhegaha ka xiratid mar emergency kugu imaaneyso ama odeyga howl ka dhinaaneysa guriga ku fadhiyo dhahaayo intaas wax iga xiran yihiin waxaan heysto inta iga dhiman waxi aruurineysa ku furdaamineysaa lacag odey i ogeyn sidee ku aruurin karaa qalad ayuuto ama banki gasac duleela cid furi karin lagu ritaa ayaa wax lagu aruurin karaa gasac lagu rido lacagta wax ka fiican ma leh ani maku ridin sabarkaas ma lahi gasaca ma furi kartid marka lacagta mudo ku wado waa jabinee gasaca waxaaga kala baxee
@FathimaFathima-rz6yl
@FathimaFathima-rz6yl 7 месяцев назад
اللهم امين يارب العالمين 🤲🤍🫶
@nuuracabdilahi3930
@nuuracabdilahi3930 7 месяцев назад
Waa ruune siday u uruurisay
@hodoadam1672
@hodoadam1672 7 месяцев назад
Ani my family & gabdhihi asxbtayda aha ayan u wada share gareyay 😂is taaga haka dhicina barnamij kana ka faidaysta camal
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 7 месяцев назад
Masha allah tabarakallah shukran abayo ♥️
@Abdi123m6
@Abdi123m6 7 месяцев назад
Mashaa Allah ruuney Allah haku barkeeyo 9000 kun daaye 30kunbaan ururin lahaa lakiin guri qurxisbaa i wareeriyaya waase dhaafi inzhaa Allh 😂
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 7 месяцев назад
Asc sabiskaraayb igu sharaf thanks
@xakiimamahamud6350
@xakiimamahamud6350 5 месяцев назад
Abyo waxaa sameysata halmar lacag aruurso soo gado waxa muhiimka guriga kuu qurxinaya muhiim maaha wax walbo qurxoon inaa soo gadatid
@halimoahmedcalag1846
@halimoahmedcalag1846 7 месяцев назад
Maahaaga
@user-vf4qz4wv2z
@user-vf4qz4wv2z 7 месяцев назад
Mashallah waba yartahay ani labo sano iyo bar ayaan lixdan kun ku uruuriyey waxana isuragaliyey ayuuto ayaan kujiray alena waa igu guleyey alxamdulaah
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 7 месяцев назад
Asc sabiskaraayb igu sharaf thanks
@Sanaaaxmad79
@Sanaaaxmad79 7 месяцев назад
😂hy qali wan fadhiya amiiin abyo diyaar
@LadanAxmed-pr6mj
@LadanAxmed-pr6mj 7 месяцев назад
Inshallh xabbti 😂😂😂😂😂
@mohanayaanfamily2265
@mohanayaanfamily2265 7 месяцев назад
Masha allah abayo ilatale bil waxan qata $400waxan haysta 5carur ah mana shaaqeyo waxan raba sede ugu fudud ee an waxa ku qabsankara
@XafsaMaxamuud-io5tu
@XafsaMaxamuud-io5tu 7 месяцев назад
Xbbti kaliya bishii 20 dolr meel ku tuur 380kana isku fileysii 20kaana haka daba tagin illhoow biilka noo barkeeee
@luulsharib
@luulsharib 7 месяцев назад
Xagee baad joogtaa? $400 iyo 6 qof haday kugu filaato Alxamdulillah! dheh abaayo
@XamdiCaliMaxamed-ze6hk
@XamdiCaliMaxamed-ze6hk 7 месяцев назад
Walahi ani xitaa 3sano ayn ku aruurssatay 1000
@najmocali1700
@najmocali1700 7 месяцев назад
Masha allah waa ra’yi fiican balse waxaas aad naftiina kaxakameyseyn nin haiskaga sheginina waa iga talo maxa heysataa waxna
@user-vf4qz4wv2z
@user-vf4qz4wv2z 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Ahmed_483
@Ahmed_483 7 месяцев назад
Ruun ismacil ❤❤❤❤
@hodoadam1672
@hodoadam1672 7 месяцев назад
Dhaqaluhu wuxu ka bilowdaa jikada dharka iyo wixi kuso gala ood bismillah intad dhahdo si macqula u qorshayso hagbad yar ka gasho xajigana marba barnamij cusub ukento usuurooto qosol iyo is macaanays wax kaga qaado sadaqada na ka bixiso wixi ilahy ku siyo
@user-wr5vb5lk2y
@user-wr5vb5lk2y 7 месяцев назад
Sax
@haboon6195
@haboon6195 7 месяцев назад
Sax fariid
@munamohamud1555
@munamohamud1555 7 месяцев назад
Ruunaay xbti aadbaa umahadsantahy . Abyo nolosha qurbaha nooga soo warn waa noloo bahala geliyaa mar walbo ha isku aadin baa laygu dhehaa marka xbti bal war igaso sii , allh kubarakeeyo
@fartunm.abdirahman7233
@fartunm.abdirahman7233 7 месяцев назад
Halaahas a sanad kasto arurinaye wa yasaye waxan dhahaye 9 kun sanadki wax badan ma ahan lakin Axl markasto Axl dhahno waaye haday badantahay iyo haday yartahay
@xaawahasan-bf4br
@xaawahasan-bf4br 7 месяцев назад
Ruumiyey anoo dhanaa cimri dheerida jecel 😂😂
@wardaaden9764
@wardaaden9764 7 месяцев назад
❤❤❤
@user-hz3xl3wg5h
@user-hz3xl3wg5h 6 месяцев назад
Walahi waa runta ruumiyey wayo hadaan somali nahay wax sev garaynta ma naqaana
@user-pk6rl5rk4l
@user-pk6rl5rk4l 7 месяцев назад
Walley hadan biilba arag maxaan save gareeyaa carab bn ku nolahy wx kasta xajiga ba doona
@aminaogas6831
@aminaogas6831 7 месяцев назад
Ruumi run sheeg❤
@umuamiira6098
@umuamiira6098 7 месяцев назад
Dhibka ugo wayn naheesto Afka kafalannahy ninka usheegenaa . Gabdhan uma shegin xajiga marka macqul inad mel wax dhigato
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 7 месяцев назад
Masha Allaah wllo mcn gulayso❤❤❤❤❤
@anababdullahi686
@anababdullahi686 7 месяцев назад
Masha allah abaayadaas waa qof ku dayasho mudan.. ruumiyey abaay ani somalia jogaa waxaan ku dhibanahay sokorta markaan ugu yarahay waxaan cunaa 15 kiilo 2waqti shaax hal waqti cabitaan. Hadana bisha ma gaareyso. Baayo bal xalken.
@ilhaanilhaan9165
@ilhaanilhaan9165 7 месяцев назад
Abayo jumlada aad hadaa jogtid xamar
@anababdullahi686
@anababdullahi686 7 месяцев назад
@@ilhaanilhaan9165 abaay haa xmraa jogaa jumlda xageey ku taal?
@aasiyocabdi9322
@aasiyocabdi9322 7 месяцев назад
guriga sokor ha dhigan.abaayo anaa sas ahan jire hadan bishi dhan 7kilo isticmala
@user-dm7ws6jq5j
@user-dm7ws6jq5j 7 месяцев назад
Nahedhe waxa shegesi ana kadaran 25kilo an cuna
@aasiyocabdi9322
@aasiyocabdi9322 7 месяцев назад
@@user-dm7ws6jq5j isku daya waa joojin kartan. ls dulqad ubahante
@user-rx7yu6tl2o
@user-rx7yu6tl2o 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
@Xafso25
@Xafso25 7 месяцев назад
Aniga abayo hada dhaw ayan bartay inan wax meeel dhigto
@nimcocali8414
@nimcocali8414 7 месяцев назад
@cabdiraxman2094
@cabdiraxman2094 7 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤
@ashaahmed8799
@ashaahmed8799 7 месяцев назад
Wllo aniga dhul ayan ka iibsaday walahi sida gabadhas oo kale shaqana ma tagin waligay wadanki ayan jooga waxooga lacagana imika wan haysta in aan guri aan iska leyahay in aan dhisto ayan ku rajo waynahay insha allah waligayna naag hagbad laman galin (ayuuto)
@IbaadoAli
@IbaadoAli 7 месяцев назад
Mnsha alah alah ha kuu barakeeyo wll anuu maba hayn karo hagbadaa ayuunbay igag nabad galaysaa 😂😂😂
@ashaahmed8799
@ashaahmed8799 7 месяцев назад
Amin aamin wllo akoon dahabshiil ka samaysa kolba wixii ku soo hara ku tuur iyadoo lacag badan kuu noqotay ayad arkaysa
@anfacfaarax3038
@anfacfaarax3038 7 месяцев назад
@@IbaadoAli that’s true
@user-gn7tb3wy7f
@user-gn7tb3wy7f 7 месяцев назад
Wll ilaahay hakaa available mriyo waa talo fiican
@user-sf4lw6tx5g
@user-sf4lw6tx5g 7 месяцев назад
🤲🤲🤲🤲
Далее
50'000K AYAAN SHAQEYSTAY XAGEYN GEEYAY
11:51
Просмотров 16 тыс.
UNO!
00:18
Просмотров 1,6 млн
Ne jamais regarder une fille à la plage 😂
00:10
Просмотров 1,5 млн
Naftada U Tasho😡 Nin Haka Dacwon Malin kaste
17:26
NOLASHA XAGEN KASO BILABAY MAXAN SO MARAY
13:09
Просмотров 14 тыс.
8 SHEY EE DHAQALAHAGA HOOS U DHIGAYA MANA OGID
15:46
Просмотров 14 тыс.
MAAREYNTA BIILKA💸 GURIGA🏕
16:54
Просмотров 27 тыс.
Maqal Ma jira Dumarka  Ku Nol Kenya 🇰🇪 Nayrobi
13:14
1,500 TEAM DHAQALE WAR FARAX LEH
15:32
Просмотров 12 тыс.
UNO!
00:18
Просмотров 1,6 млн