Тёмный

Aabe 80 Jir oo Carurtisi Deyriyeen ayaa sabab ta iiga waramay Xanuun Ax Ax 

Illintir
Подписаться 405 тыс.
Просмотров 179 тыс.
50% 1

#Barnaamijka #ilintir #Part_8

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,2 тыс.   
@illintir
@illintir 3 года назад
Waa arin aad ii xanuunjisay walaahi😭
@ruqiyaabdihassan359
@ruqiyaabdihassan359 3 года назад
Waaa xanuun lkn iyagaga oo u baahan oo yar yar oo cidka le haysan buuu iyaga saas ku sameeyay aboowe marka hada isaga ha u adkaysto markiisah isagaba wayn oo u adkaysan karaha iyagu ma aysan u adkaysan karin markii uu saas ku sameeyay saaasnah ha ku dhinto wax xaq iyo xuquuuqah uu ku leeyahay ma jirto aduun iyo aakhiro midnah becauce walidnimada wax la is ka helo ma ahan waa wax ilhay jideyay shuruday leedahay
@abdirizaksareeye2150
@abdirizaksareeye2150 3 года назад
Jahil paad thy waxa lafa hadlay0 map0 adan fahmin in leys saamax0 waxey ka qarar thy wax walp0 weyna ka cfmd pdn thy shey walp0 illaheyna xasanaad an las0 k0pi karin ayU kaa sinayaa marka aapaha 0d ka r0nat0 kUmapa sii jirt0 marka iney samaxan waayeeelkas aya ila qUrUx pdn all0w qUlUpt0da ka yel mid isUs0 dhawansh0 iy0 jcyl hareey0 inta aph0d tii rappi U i man insh lh
@ashaoali8020
@ashaoali8020 3 года назад
HABARYAR MACAANE WAAMAHAD SANTAHAY ANIGA KULA HADLAYA ILMEHEEYGA AABOHOOD 25 YEARS ILAMA HADAL SABABTUNA WOXOOW NAGA TEGEY 1 YEAR'S 2 YEAR 3 YEAR'S IYO MIDKA UGU YAR OO CALOOSHEYDA KUJIRA GABAR KALE AYUGUURSADEY MALINTAAS BAANOOGU DANBEYSEY KADIBNA WAXAAN KADHOOFNAY AFRICA ILAA 1997 ILAA MAANTA ILAA MAANTA HELLO ANAKUNA MADHIHIN ASNA NAMASOODHIHIN
@rashkaarow45
@rashkaarow45 3 года назад
@@ruqiyaabdihassan359 Walaal sidaas ma aha . Odaygu xumaan ayuu sameeyey , xumaantaasi uma fasaxayso caruurta iney ku caasiyaan waalidkood . Hadduu waalidkaa noqdo gaal waxaa wali kugu waajib ah inaad ku wanaajiso dhamaan waxii aan kacareysiineynin Alle swt . Kanina waaba aabe muslim ah oo qaldamay .
@afkaxaaaji474
@afkaxaaaji474 3 года назад
Arikan cml wey iqabsatay lkn waa cafiye lkn jecyl maleh
@hooyoamish6438
@hooyoamish6438 3 года назад
Aniga mid igu dayacay 2 caruur wiil iyo gabadh muda 3yrs namaso xiriirin daariqa dhig ayu dhahay uma baahni Europe ayu kunoolyahay hoyo da'ayar ayn ahay kaligey korsada hadana diyaar uma ihi inan dhaho wuu xunyahahay iyo wuuni deyriye wankorin sida ugu wanagsan hadhowna hadii uu usobaahdo wan isbari waa aduunyo waxan marabo ilma caasiya inan koriyo insha allah
@samsamomar9512
@samsamomar9512 3 года назад
Manshallah sidasa fiican
@kadijalove4769
@kadijalove4769 3 года назад
Masha allah hooyo wanaagsan allah idiin xifdiyo abyo🥰❤️🙏🏽
@Liiloowe
@Liiloowe 2 года назад
Guur haddii aad dooneyso duceyso in ilaahey xaas baarri ah kusiiyo. Walaahi anigoo ilmaheyga jecel ayaa ka dhaqaaqay dhibka hooyadood dartii. Xaasku haddii eey ku dhibto xitaa caruurta ayaad naceysaa waana imtixaan. Umaleyn maayo inuu jiro Aabo iga wanaagsan oo iga ilmo jecel. Laakiin hooyadood markey ku dhibto waad ka haajireysaa. Ragoow dumar qurux iyo qabiil ha u guusanina ee diinta ku doorta in kasta oo markii qurbaha lakeenay hal ceel ey kawada cabbeen
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 2 года назад
maya doqonyhy hooyada awalka ku gashay mahan ina saan uhadasho uuf waa ku qasaartay wadad inaa ku dhigta ahed war aniga hooyada mcn waa iso goorisay asiga waa isogariya lkn naxariis imagalin yurub ikeenay hooyada12sano sugeysi naag yurub ku 1abay marko anaga 4 nahay naa keenay ayu hooyo mcn furay kuna jesjesay anaga asiga iska fasaxnaya abeh ma dhahno hada hooyada mcn aya wadanka ku nolnahau keen rabna mid kale abeh mahan allah ku abuurtay waa ibnadam side okale hadu xaqa kasobaxi waye hooyada ugafay xaaq uladahay ina dhahdo naga tag anag dus hadu hdoqda xita marabno wayo ima naxarisan ilmkle nagta Naga jclyhy hooyada wo xunaya lkn anag hooyada nakumabqasarin lkn adiga waku qasaartay in wadad ka dhaxtagto ahed in ku qasaariso xogeda ma ahan
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 2 года назад
dhiga iga kacay sorry ina adiga abeh umaleyna ino dhahay San ilaa waa ninka kuqabo ok sorry mcney dhig igu kavay anaga 5 nahay abeh lama hdlno kolen daadka ka maqlayan hada usheegin xita
@yaasminabdirahman8607
@yaasminabdirahman8607 3 года назад
Abahy isaga oo na jecel oo mrkasta farxad na siiya oo hoyaday mcna ad u jecel farxadna mrkasta siiya ayuu Naga dhintay alle haku naxaristo Abe mcne 🤲🤲
@abdullahiismail8465
@abdullahiismail8465 3 года назад
😭😭😭😭😭inaa lillahi wa inaa illayhi raajucuun wlhi anagaba aabahaa naga wiilka nooga yar ee uurka kujiray maalinka eey hooyo kala tagaa yeen waa 15jir waligii namuu soo eegin hooyana wuu nagu deyriyay naag kale ayuu guursaday 6 caruur ayaa loo dhalay kuwaas ayaa helay farxada aaba nimo dhibaatooyin fara badan ayey hooya no shegtay xitaa ineey xamaal noo gashay si eey noo koriso mar walba oo qiso eey hooyo ii shegto ilmada wey ka daadan jirtay dhibaato waxey soo martay darteed markaa buu naceybku nagu sii badan lkn halka arin eey ku dadaashay wuxuu in eey diinta na bartay qofkana mar haduu diinta barta wuxuu yaqaanaa xaqa waalidka si kastuu u qaldamo Alx ugu dambeyn hada waxaan jognaa wadanka canada aabana Ethiopia degaanka somaalida 6 wiil iyo hal gabar ayaa nahay si kastaba waa aabahaa naga hooyo iyo aabo aniga ayaa heshiisiyay cid ku dayatay malaha marka xaqa uu nagu lahaa waanu ugudi haynaa marka waxaan dhihi lahaa iska cafiya aabiheen waayo waxan ogaaday marka wiilkeyga curudka aan jeceyl fara badan uqaaday in sidaa aaba heey ii jeclaa markaan yaraa lkn sheydaan u dadka la xariiro 😭😭😭😭😭
@maamaabaadiryare6170
@maamaabaadiryare6170 3 года назад
Allaha ku cafiyo sidaa abahaa u cafisay🤲
@abdullahiismail8465
@abdullahiismail8465 3 года назад
@@maamaabaadiryare6170 aameen wll qaali allaha ku dhowra
@ummuosman4449
@ummuosman4449 3 года назад
Hooyo wanaagsan ayaa idin dhashay oo akhlaaqda wanagsan ni bartau sidaas ayaa ku noqoteen owlad bariyal ah hoyadin aya masul ka ah allah janada geeyo
@maamaabaadiryare6170
@maamaabaadiryare6170 3 года назад
@@ummuosman4449 Wlhi taasan beyn aheyn Waayo ciyaal wanagsan hadaa aragto waxaa soo tarbiyadeeyay hoyo macan wanagsan allow no dhowr maamoyinkeena dhamanba😍😍🤲
@fatog796
@fatog796 3 года назад
War inta badan abayasha somalida markey nagta qaban ayey ilmaheeda raban hadey kala tagan kalama jeclo walhi abahey oonool oo waliba shaqeynaya ayaa ayaa dhibaato fara badan so maray waaayo hooyadey anoo halsano jiro ayey dhimaty ani kaliya ayey iga takty asigana naak kalow iska guur sady wax war ah igama heyn ayeydey ayaa isoo korisay oo wayel ah ayaa waxey soo xamasho ayan wax kubaran jiray oo ku so koray 13sano markaa garay bacda diilmada leh iyo mida madow ayaa sarifka dolarka muqdisho ku gadi jiray waxna wan baran jiray oi wax barashada wan jeclaa lkn ayan daro wax fiicn soma baran manta markaa wey naday abe ow wayeloway illhy kasoko garab ayow iiga bahan yahy
@mariakarlsson356
@mariakarlsson356 3 года назад
Somaalida ragooda weey u badan yihiin markii eykala tagaan weey dayacaan caruurtooda
@mhaabdimha4814
@mhaabdimha4814 3 года назад
Wlalo dadka isku mid ma aha ragoow dhane sidaa ma aha
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 3 года назад
Xaqiiq aniga ka mid eh kuwa lagu dayacay 😢😢😢😢😢lakiin way ikoraayan insha allaah
@umuabdi3450
@umuabdi3450 3 года назад
@@asmaabuukar1705 ilahay hakula koriyo abayo ilahay garabkaga hagalo
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 3 года назад
@@mhaabdimha4814 lakin waa siday u badanyihiin ragga somalidu 100,99 way dayacaan awloodooda haday hooyada kala tagaan
@mohamedshire3005
@mohamedshire3005 3 года назад
Rag badan oo an garayo ayey sidan ku wacnan lahed maxa yelay marka hoyada lafuro ayey carurtana furan
@Fowzia69
@Fowzia69 3 года назад
Aad iyo aad 100%
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 3 года назад
Xaqiiq aboowe 😢😢😢
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b 3 года назад
True
@rahmaabdid
@rahmaabdid 3 года назад
Wale tas been mahan
@ruqiyaabdihassan359
@ruqiyaabdihassan359 3 года назад
Caaasi ma noqonayaan iyagubah hadii aysan ilmahoda nabsi ka galin
@moyu4418
@moyu4418 3 года назад
Waw. Cajiib ustaad C/Casiis. Cayaalka ayaa cuqdad lagu abuuray. 80 years old asagaa ubaahan caawimad. Allah qalbigooda hauso jeediyo. Ameen. Mahadsanid ustaad.
@ismahanahmad3413
@ismahanahmad3413 3 года назад
Intey ayagoba aynayeen ha uyo isaguna hadanba naqanaa kuwo jidkas ku socda abayasha soo maliyeed wax lagu tilmamo lama yaqaano
@sucdiaweys6995
@sucdiaweys6995 3 года назад
Very very sad story 😭 I wish they will forgive him one day insha'Allah.i know what's his done it wasn't good but his father plz forgive him 🙏
@fadumoegal9452
@fadumoegal9452 3 года назад
Cabdicaciis.ilaahzy.dsrdiis.baan.kuujecelzhay.waayo.waxaa.tahsy.nin.samafalaha.oo.dadk ax. Ugargaara
@kifahmoha9785
@kifahmoha9785 3 года назад
Aniga 3wiil baan haystaa aabahood 5sano kahor baan kala tagnay wuu jaray wiilashiisa markaan damco inaan uwaco anigoo diidaya inay qalbi jabaan oo aabbe la'aan dareemaan telefonka ma uu iga qabto markaasaan wiilal kale iraahdaa bal aabahood isaga dhiga oo waan idinsoo wacayaaye lahadla si ay iigu farxaan ilmahaygu😭😭😭
@june6206
@june6206 3 года назад
Sug isagoo sida odeygana ayuu soo radin haduu sidaa kusii wado
@tahraanabdiqeystahraan5334
@tahraanabdiqeystahraan5334 3 года назад
Waxba haka qarinin xumantisa ilmaha ha arko asgana biri ka malin
@faskachannel2236
@faskachannel2236 3 года назад
اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت خَلَقتني وأنا عَبْدُك وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت وأعوذ بك من شر ما صنعت أبوء لك بنعمتك على وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت
@xannaan7273
@xannaan7273 3 года назад
Abtiyaasha soo korsaday waa inay heshiisiiyaan caruurta iyo aabahood ilaahey ha u gargaaro
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 3 года назад
Caruurta mala qasabi Karo wa ineey eyaga kaso godaa
@xannaan7273
@xannaan7273 3 года назад
@@xamdixaaji4178 meesha qasab ma yaalo aabahood xaq waa ku leeyahay haba yaraadee midda kala dadka dagaala waa la heahiisiyaa ilmo iyo aabahood waa la heshiisiin karaa haddii reerka korsaday ay daacad ka yihiin qabiilo islaayey ayaa heshiis la dhex dhigaa dad is dhalay iska dhaafe
@Geeseycade12umacaaisha
@Geeseycade12umacaaisha 7 месяцев назад
Mashaa allaah aniga wey isoo martay arintaan waxan dhalay wiil iyo gabar waan kala tagnay mar aan waco dugsiga ayaan kadhiba iskulka kadhiib jw ma awoodo hada aabihii vuxuu dhalay toban iyo dhoor caruur hada wiilkii waxan dhahay aabo carurta lakori waa aabahaa❤❤❤❤❤❤
@munoali6345
@munoali6345 3 года назад
Allaah qalbi yadooda naxariis ha u galiyo mahadsanid
@iqracardoof6975
@iqracardoof6975 3 года назад
Illaahey ha u naxariisto aabehey mcn aragtidiisa ma siisteen aduunka oo dhan
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 3 года назад
Nin somaali waa caadasiis lama yaabin caruutoo guursatay ay imaan jireen aabo cirka laga soo tuuray oo kale iyagoo ah lakiin caruurta somalia ku kortay oo aabohood saan yeelaya waa arin nagu cusub yaan lagu dayan waaridka
@Cici_mimi
@Cici_mimi 3 года назад
Hadeeynu Dhalinyaradda Nahay Waa Inaaan Aad Uga Fogaanaa Nin Aan Nasoo Korsanin Sidda Ninkaaan Oo Kale. Halala Xisaabtamo Dayuuusiintaan Mas'uuliyadoooddii Tuureen Oo Intaas Hooyooyinka Dayacaan.
@maxamedxasan4769
@maxamedxasan4769 3 года назад
Waxaan dhihi lahaa aabihiin cafiya waaba haday ku daawadan ama komantigayga arkaan
@luulaaka1804
@luulaaka1804 3 года назад
Walaahi walaale kaasu aabo Uma qalmo haday hooyadood nooshahay lagaray balse aabahaa oogeeridii hooyo ilasoohadlin walaahi waligay masaamaxeen
@maxamedxasan4769
@maxamedxasan4769 3 года назад
Wax kastoo dhaca illaahey ayaad leedahay lkn waalidka waxkasta ay sameeyaan waa la cafiyaa walaal
@luulaaka1804
@luulaaka1804 3 года назад
@@maxamedxasan4769 hooyo macan haaa balse aabo macafiyeen alle iguma keenee
@kafiyoabdullahi7922
@kafiyoabdullahi7922 3 года назад
@@luulaaka1804 wlh qufkasto ku xumeeyo cafiska ina cafisid we adagtahay lkin maanta wa 82 jir waqti lagu daydo ma joogo
@luulaaka1804
@luulaaka1804 3 года назад
@@kafiyoabdullahi7922 walaalo hooyaday nin xumeeyay dadka igama xogo
@khadijac9841
@khadijac9841 3 года назад
Horta waaxanuun laakiin ragbadan oo hada arintaa kujira ayaa jira hada haysdabaqabtee .caruutaana waxan leeyay hada dadwaawayn ayaatihiin haduuasaga qaldamay oo xaqiirabi saaray dayacay indku xaqiisa waalidnimo wuu idinkileeyay aakhirona wuunadayacay idinkama saarayso Allah kabaqa oo xumaan xumaan hakusixina
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 3 года назад
Niman badanoo somaliyaa sidaas sameeya siiba qurbaha waalidku xaq buu leeyahay ilmuhuna xaq buu waalidka ku leeyahay ilaahoow umada isu sakhir amin
@fartumsicid2079
@fartumsicid2079 3 года назад
Waa aabahiin eeiskasamaxa waa waalid maqaldame wa alle allow caruurtiisa baari ogadhig yaarabi
@khadrabarrekhadra6108
@khadrabarrekhadra6108 3 года назад
Wll dar alle ayan kuu jecelahy wayo waxa cawisa dadka dhiban alle haku xiftiyo
@degmomaxamad5169
@degmomaxamad5169 3 года назад
Walahi walidka sikasda kuxumeyo lama ficiltamo aniga abahay ima korsan waxan bartay ano 16jira wanso dhweyay kadib barashada kadib wageriyoday ano halsano kaliya aqana ilahay haunaxaristo
@mohamedhusien8368
@mohamedhusien8368 3 года назад
Ax Alle yaa raxma sis
@umucabdullaahi2386
@umucabdullaahi2386 3 года назад
Alle haunaxariisto asaga iyo intii waalidiin dhimatayi
@cabiirahaldha6534
@cabiirahaldha6534 3 года назад
Indha adakaa ilmo uu xooray buu raadinayaa 👍👍
@maryanali6154
@maryanali6154 3 года назад
Abdicasiise waxa u dhigtay baa ku dhacay raga badan waa same-day waan soo marathon aniga oo day yar waan la soo silcay Cardura azn dhalay laakiin hada waan ka wada kornay
@habonmuse9150
@habonmuse9150 3 года назад
Ilmaha iney cafiyaan waaye Abahood waxan waa aduun ilaahey qalbigooda naxariista Abahood haku beero
@amilaabdirahmanshekh8035
@amilaabdirahmanshekh8035 3 года назад
Ax sorry Allah ha usoojediyo qalbiyadooda 😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭
@macalincuteybi8967
@macalincuteybi8967 3 года назад
Cabdi casiis realy sxp qofkii adiga ku caaya waa qof waalaan sxp warkooda kabax horeyna usoco
@duniyodhiblawe6503
@duniyodhiblawe6503 3 года назад
Allaha swt quluubtoda ha u soo duwo oo farxad dhexdooda ha dhigo waxan ku rajeyna muqaalka xigo in aad farxad ka soo gudbiso ayagoo heshiiyey
@khadarmaxamed6973
@khadarmaxamed6973 3 года назад
C casiis Realy anigoo saxiib kaala ah media hargeisana degan walal Way yartahay shaqsi dada ah oo Oo sidaan u qalbi wanaagsana oo dadkiisa sidaas u gargaaraya Cimriga iyo cafimaadka ilahay haku barakeeyo haka daalin shaqada aad u hayso umadaada
@دكتورة-ق5ل
@دكتورة-ق5ل 3 года назад
😥 wlhi wa xanuun Si hda U firiso qaladkiiza aad Bu u wayn yahy 😿 lkn Sikastaba ha ahaate waan cafin lha Aniga 😥 whyo Aabo la'antaba waan dareeme oo anigo 4 jir oo dhintay ilaa Mantaadan wa dareema aabo la'anta xanunkedana Aniga kawarami karo 😿 Illahy waxan ka baryeena Abdi ziizo In oo qulubtaas Uso jestaan Aabahoda Aad Adigana Nala wadagto farxadooda Io Guushas ween insha allah Allab subxanna watacala Agtisa waxba kama aha كن فيكن waa Allow Adan kugo deynay Famillkan na xanunjiye qisadoda 😿🤲
@shukridool3903
@shukridool3903 3 года назад
Raga somalidu hadey Naagta nacaan caruurtu waxay la tahay Kab Xaar leh wey na tuuraan caruurta 80% 🤔 markii caruurtu koraan ayeey beer laxawsadaan 😓😓😓
@afnanabdi7010
@afnanabdi7010 3 года назад
Allaah ha waafajiyo khaayrka caruurtaas aabahoodna hacafiyeen kuwoodaa nabsi kageli doona waayo waalidku aargosi maleh
@fatimajama4838
@fatimajama4838 3 года назад
Waa xanun ay sameeyan rag badan oo somali ah markay gabadha ay aqbaan oo uu dhamaado calafkii ilmahaas hooyada la furey aad iyo aad bay u dhibtooda runti allaha xafido ilmahaas qalbigooda
@aishoali4804
@aishoali4804 3 года назад
Allah ha uu dejiyo qalbiga ilmaha allah ha uu soo jeediyo
@aliwargadud7522
@aliwargadud7522 3 года назад
Waa musiibo weyn laakiin hada waa laxalinkaraa sababtoo ah waxa laga hadlaayo shisheeye ma'ha ee waa waalid waalidkuna shey lagu ciyaaro manoqonkaro ee asagu hada xoog malaha wuuna qirsanyahay in UU qaldamey maqaldamana waa ilaahey ee ilmahaas waxaan kulatalinlahaa fursada in ay kafaaideystaan sababtoo ah waxaa birito loo soo sheegi karaa geeridiisa kolkaasna fursad aan dib dambe idiin soomari doonin ayaa idin dhaaftey waana shaleyti thanks
@fatimamuse2691
@fatimamuse2691 3 года назад
Allah ha u gargaro caruurtisana rabi ha u sakhiro waxnu idinka codsanayaa inad khaladka galay idinkuna aydan Gali plz cafiya wa walid😭
@rodaomar2916
@rodaomar2916 3 года назад
Asc sheikh saciid rage aya dhayay raagu markay furan nagta caruurtana way furan
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 года назад
Masha Allah baraka Allah. Akhlaaqda wanaagsan iyo iimaanka wacan, Allaha kaa abaal mariyo. We love you brother. Xafidaka Allah.
@raymaroza1382
@raymaroza1382 3 года назад
Lao
@ashaibrahim8215
@ashaibrahim8215 3 года назад
Abdiasiis hooyo Raga somali wa dhaqankooda inay caruurtoda katagan manta makuu ubahaday ayo sonaqaday caruutana waxan leyahay gacnta sare allaa leh samir samir ogaad allaha ku dhowro amin
@fatxisaid6437
@fatxisaid6437 3 года назад
Waa Abe mar walba qalad wen ayuu galay ,Wana sida inta bdan aabayaasha soomaliyeed ilmha dayacaan marke hoyada kala tagaan ,lkn waxa fcn inaa liska cafiyo manta asagaa cuqubo heesato oo Alle idin Soo mutesiyay 💔💔💔😥😥😥
@fadumamohamed6795
@fadumamohamed6795 3 года назад
Dantiisa soo celisay in la xanaaneeyo ayuu rabaa aabo maaha kaas ha is dabiro
@anisaduela9784
@anisaduela9784 3 года назад
Subxaanalaa Abe qalad waa galaa waa biniaadam laakiin aniga waxaan leeyahey dhalinyaradaa ha xusuustaan xadiiskii xuquuqal waa lidiinka, ilaahey dartii u cafiya oo eega caruurtiina cuquubada iska ilaaliya tuu galey tiinaa ka daran, Adunyaa wa deer, ilaahey ka baqa, subxaanalaa sheydaanka naara dadka xun warkooda ma maqlina ilaahey dartii Aabihiin u saamaxa, ilaahey wuu idii naxariisan
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 2 года назад
​@@anisaduela9784 sheeko heysa wayo vauurtada cuqabay ku dhacayso isheeg anaiga hada abeh xariir nagaan dhaxeyo aniga 4 kale walal nahay wannjarnay xariirkina hadu nolyhy hadu dhinta kalama juli wayo dhibki hooyada mcn u geestay12sano sugeyso anaga nagasowaday yurub na kenay naag ka racay kadib amrko na keenay hooyo mcnfuray 12sano xaqi kasugeysi kudafiray elx anaga hada hooyo mcnsowadanrqbno asiga xariirka ujarnay sheeko anaga hada hal wil heesta hada abeh xarirkisa jaray micnaheda mahan wilka in caasi noqonay side caruurta ka dhigto waye hooyada mcn bari u ahay wan jclhy side hooyada u jclyay ujclnaya wilgeyga naxariista hooyo mcn igu sobarbarisay aya ku barbarinaya
@anisaduela9784
@anisaduela9784 2 года назад
@@halimajeylani9243 asc halima anigu wax wanaagsan baan ku taliyay laakiin hadaad qalad fahantey ka raali noqo qeerka iyo wanaaga Allah ayaa ina farey laakiin waxaad ogaataa waalidka hooyo iyo Aabe hadey qalad galaan waxaa ka sii daran keynu ka galno xbbt
@surerbarre7877
@surerbarre7877 Год назад
Maan sh alaah abdi aziiz riyali
@fatimamohamed3756
@fatimamohamed3756 3 года назад
Inshaa allah nin an ogahay ayan u rajeyna in ey qabsato waayo saulaha manta ey I weydineyso gawadhiisa malin ayuu ka jawaabi doona wana sugayaa inshaa allah malintaas allow hoyoyinka ubadka lagu furay ee u badkoda u dhabar adeegay in ey korsadaan alle garab ha siiyo gulesta gabdhaha kartida badan ee u soo dhabar adegay
@leylaahmed8967
@leylaahmed8967 3 года назад
Durufta qofka kujiro ama somaray fahmi karo gabadhaas bari waxa dhici karo markey guur garto laso donto inuuba diido ama isku arko in loso bahday camal nimanka somalida qaarkood wa musibo socoto lagama yaabo umadaha kale iney ilme dhalan iskaga tagan
@fatimamohamed3756
@fatimamohamed3756 3 года назад
@@leylaahmed8967 saxiix abayo hada aniga wan ka soo fogeyay dartee ayaan qurpo u imid ayadana wan kensatay alx hada loma bahna waa ilmo yar balse malinka ey wax qabsato waa loo soo bahan malinta ayan wada hadli donaa ninka kasoke Maya kumana mashqulayo waayo nolol manta ey hesato alxmdulillah alle ha inoo xafido ubadka inshà allah
@nimcoabdi8822
@nimcoabdi8822 3 года назад
Dadka meshan ka hadlaya oo dhan ma fahmayan xaalada qof ki so maray uunba fahmi kara abaayoy ilamahaga korso isaga jab u danbeeya anba hooyaday iso korisay alx aabana uma baahni anaaba hada hooyo ah
@qamarmuse4507
@qamarmuse4507 3 года назад
Masha Allah dadka isku aruuri walaale walaahi aad baan kuu taageeraa saad umada u caawinayso thank you
@fadumoqurux4715
@fadumoqurux4715 3 года назад
Allahka cafiyo qaladkii uu galayaa ayaganaa Allah uu so hanuuniyo
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 8 месяцев назад
Masha allah weriye.cafimad qaba. Tahay calshan ma fiyow dacifnomada dulmiga lagu taagero masha allah an ku lenahay
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 3 года назад
Inshaa Allah Aabbe way dhahayaan oo waan uduceeynaynaa Allena ducada hanaga aqbalo Aamiin yaarabi
@abdirahmanjamac5815
@abdirahmanjamac5815 Год назад
Asc sxb barnaamij fiican ayaa wadaa oray usoco waanku hambalyenaa
@fadumoosman9740
@fadumoosman9740 3 года назад
Mid aan sadex u dhalay oo saas u dayacay aan sugaa inuu xnuunkaan arko
@luckyh4131
@luckyh4131 3 года назад
Aniga xataa
@yasirqarni
@yasirqarni 3 года назад
Ar haku dayanina waxan wa aduunyo waa laga tegaya dhibaato ha abuurinina waa iga talo
@xalimalaki9326
@xalimalaki9326 3 года назад
inay saa sameeyaan maahayn caruurtu waayo wax walba inay waalidnimo ku iloobaan
@maryanhassan7386
@maryanhassan7386 3 года назад
Ilmaha ilaahey ha ka baqeen abahood ha cafiyaan qalad qalad laguma saxo
@faskachannel2236
@faskachannel2236 3 года назад
اللهم إني أسألك العافية في الدنيا والآخرة، اللهم إني أسألك العفو والعافية في ديني ودنياي وأهلي ومالي، اللهم استر عوراتي وآمن روعاتي، اللهم احفظني من بين يديَّ ومن خلفي وعن يميني وعن شمالي ومن فوقي وأعوذ بعظمتك أن أغتال من تحتي
@faysadaahir5449
@faysadaahir5449 3 года назад
Iskacafiya abihiin idinkana ilaahay haidincafio
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 3 года назад
illahay ha usoo hanuuniyo aabihii baa caasiyoobay caruurtiina way caasiyobay .ilaahayow awaadisa usoo hanuuni
@xalimosharaf4116
@xalimosharaf4116 3 года назад
Walaalow illaahay haku barakeeyo fadlan waxaan ku dhihi lahaa waa inaad dhex gashid caruurtaas raadi iskuna heshiisii eyaga iyo aabahood insha,allaahu waad ku guuleysanee anagana ducadaan kugu soo kaalmeyneynaa cid adiga kaaga roon ma arko illaahay ha kugu garab galo
@nasramohamud4388
@nasramohamud4388 3 года назад
Cws masha allah alle ha ku xafido
@queendeeqa2128
@queendeeqa2128 3 года назад
Waalid gartiisa gar gardaradiisa gar janada ayaa lagu tagaa waalidkooda ha iska cafiyaan aduunka waa maalmo kooban
@fahmaburaale7067
@fahmaburaale7067 3 года назад
Haa walal waa runtaa aniga maba la yaabani waalidkaas iga la yaabanahy dad baaba waalidka kaliya eedeynayo
@xuseenalmakhzoumi4516
@xuseenalmakhzoumi4516 3 года назад
Waa sax queen deeqa
@quenaishaabdi6177
@quenaishaabdi6177 3 года назад
Waa sax wuxii qald uu gale waalidka adi waa cafin kartaaa lkn xaqa awlaada laga galo alla baa so saraayo
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 3 года назад
@@fahmaburaale7067 ma caruurta la yaaban tahay
@Cici_mimi
@Cici_mimi 3 года назад
Nin Kudeeeyriyay Oo Mas'uuliyadiiisa Tuuray Hooyadeeyna Gooyay Baa Cafintiisa Jano Lagu Galaa? Nayaa queen Deeqa Been Badnidaaana? Ilaahayba Macifin Oo Dayuuus Buu Ugu Wacay Xisaabtiisana Weey Sugin S Why Loocafinaayaa?
@luulabdulahi7617
@luulabdulahi7617 3 года назад
😭😭😭😭😭😭waa xanuun sheekada illah qalbiyada ha u wada qaboobsho subxanallah
@roodaturkish9521
@roodaturkish9521 3 года назад
asc wllo waxad kuridhahdaa saliga nabiga badso una ducee dheh ilaahyba quluubtoda kuso celin wayo ilaahyba quluubtoda gacanta ku haya allena how soceliyow❤❤
@abdulrazakadam2920
@abdulrazakadam2920 3 года назад
Waxba ha ku daalin, Kani mid Allah garanaya maaha. Hadduu Allah garanayo sidaas ubadkiisa uma dayaceen. Tan kale, isaga su'aalaha dadka ayuu ka calool yoobay ee wax kalgacal oo niyadiisa ka yimi uma hayo carruurtiisa. Xaq uguma laha inay saamaxaan, ee Goblankaas haku dhinto.
@roodaturkish9521
@roodaturkish9521 3 года назад
@@abdulrazakadam2920 wllo warun khalad wuu galay hadana waa walid hadan lakala roonaan waxba masaxmayan midkale qalbiga cidi maxukunto lkn afka wanaag haga muujistaan si akhiradooda iyo ubadkooduba ugu Hagaagan form hargeysa mahadsanid wllky
@dinihomoh973
@dinihomoh973 3 года назад
Marnah walid qalad malahan ee ilahay ha sojeediyo carurta I hope hadu aabe mcn iinolaan lahay Allah unaxariisto aabe waa qali wax kasto oo dhaco wlhi inte haysta Allah uudaayo aabe
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 года назад
Allaha u soo jeediyo caruurtiisa baariyaalna uga dhigo. Ina laaha maca saabiriin.
@sahrasheikh4373
@sahrasheikh4373 3 года назад
allah ha u gargaaro abahaas
@munaali2388
@munaali2388 3 года назад
Allaha u soo xanuuniyo ilmahiisa Allaha ayaa wax xanuuniyo aad ayaan uga xumahay runtii in aay iska cafiyaan ayaa fiicneed aabohooda macan
@abdallabucuf6264
@abdallabucuf6264 3 года назад
Wax lacafiyo ma.istaahielo
@nimcaodiyow1596
@nimcaodiyow1596 3 года назад
@@abdallabucuf6264 walaal si kaste u uxumaado waa aabe laguma dayan karo ineey cafiyaan oo baari unoqdaan ayaa qurux badhan qalbigooda allah soo jeediyo aamiin
@xamdixasan5809
@xamdixasan5809 3 года назад
Aabaha macaan intuu joogaa ma midka hooyadood oo umul ah dayacay ee aan gadaal usoo fiirin ee markii uu tabar yaraaday oo cuqubadii aduunka uga soobaxday soo raadsaday miyaad aabo macaan u taqaanaa aabo waxaa ah midka ilmahiisa koriyo
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 3 года назад
@@xamdixasan5809 wa runta mcnto somaalidu wa dad wareersan
@fatimanourahmed703
@fatimanourahmed703 3 года назад
Alle ha ku caawiyo
@fatimahassan6872
@fatimahassan6872 3 года назад
😥😥😥😥😥😥waalidka si kasta oo qalad u galo xataa haduu gaal yahay xaqii waalid nimo waa leeyahay mana laga cafinayo xaqiisa
@khadijac9841
@khadijac9841 3 года назад
Sax
@farduusahmed6171
@farduusahmed6171 3 года назад
Oo hadaanu Karin oo masuuliyadii illahay Ka saaray uu dayacay oo cidla kaga tegay iyagoo Hooyadood xanuunsan oo weliba rajoobeen ma habeen uu raaxaysanayey buu khaq ugu yeeshay
@kaaha1233
@kaaha1233 3 года назад
@@farduusahmed6171 waa suaal isweydiin mudan abayaal badan oo sidaasa ayaa jira aniga abahay wuu nolyhy hadana hoyadey ayaa iso korisey waxna i bartey marka raga somaliyed cebtooda mahee waa cadadooda
@fatimahassan6872
@fatimahassan6872 3 года назад
@@farduusahmed6171 waalidku wax kasta oo uu sameyo xaqiisa wuu kugu leeyahay maha wax ku haraya wuu idayacay xataa hadu ku dilo lama toogan karo xaqa waa walidka halkasa ilahay gaar siiyey lakiin adigu hadad walidka disho waa lagu toganaya dhaxalna kuma yeelan karto
@fatimahassan6872
@fatimahassan6872 3 года назад
@@farduusahmed6171 30sano oo u ku dayacay waxa ka weeyn halka habeen xaquu kugu yeeshay
@axmedcilmi6433
@axmedcilmi6433 3 года назад
Waa dhacdo xanuun badan Eng c/ziis Realy aad iyo aad ayaa u mahadsantahay Barnaamijkaan horay u siiwad Soomaalida aad ayey kuugu mahadceliyeen aan anigu ka mid ahay masuul
@faizaqawdhan6021
@faizaqawdhan6021 3 года назад
Inkastuu nabsi galy hadna waa walid iny samxaan abohood pleas samaxa wabihiin ilhy dartii ulhdlda oo soo dhaweeya
@xilkascade
@xilkascade 3 года назад
Wlh qisada anaka oo kale nahaysata weeye alxm hooyadey wey inooshahay ILaahey cimrigeeda ha u dheereeyo iyo caafimaad Inshlh
@ilyasfarah5070
@ilyasfarah5070 3 года назад
Aniga aabe ayaan ahay 3 gabar ii jogto 5 4 3 ilaah ha iideesto mana dayici doono nolasheyda yurubne waan jogaa oo ogahay xaalada ilmaha somaliyeed ilmo aan dhalin aan caawiyaa marmar oo dariska oo aabe heesan waxaan leeyahay waalidka wax yaale qaar waa lasixi karaaa nolosha waa dadaal ee ilmaha haloo sabro iyo xaajidada mana dibbadno nolasha asc
@nasteha874
@nasteha874 2 года назад
Abaha ama hoyo da hade qirtan qaladkoda wa inlacafiya inta qirata yare 🙌🏾
@murathassan5474
@murathassan5474 3 года назад
Wllhi waaa dhibaato waan kaxumy
@aaminamaxamud2537
@aaminamaxamud2537 3 года назад
Aaaaaa wlhy waa xanuun illaah ban idinku dharshii unaxariita aabihiin alle haydiin naxariistee alle waa cafis badane adoomada iscafiyana waa u naxariistaa cafiya aabihiin waa cadced casar jogtee
@melikamohamed3683
@melikamohamed3683 3 года назад
Haduu aabe qaldamay ahaa wey tagtay taas waxaa laga yaabaa inuu awoowe fiican noqdo ee caasinimo ka fogaada
@abdulrazakadam2920
@abdulrazakadam2920 3 года назад
Maaha caasinimo, Ilaahayna ubadkaas ku ciqaabi maayo caasinimo. Ilaahay iyo Aakhiro Haku cabsi gelinina, Ilaahay Ninka sidaas ubadkiisii u galay, isaga ayaa dambiga uu caruurta ka galay ku cadaab mudnaya.
@masaai-cw4lz
@masaai-cw4lz 3 года назад
Aabeyaal badan ayaa saas oo kale ah awlaada caruurtoodana dambi kuma laha waayo asagaa dayacay
@Cici_mimi
@Cici_mimi 3 года назад
@@abdulrazakadam2920 Walal Waad Mahadsantahay. Rabbi Caqliga Hakuu Daayo. Dadkaan Ilaahay Iyo Cabsi Beey Saas Ugu Meeyreesanayaan Ayagoo Dayuusyaal Aan Caruurtoodda Korsanin Sidda Ninkaan Oo Kale Qiil Usameenayaan.
@kadijalove4769
@kadijalove4769 3 года назад
Wlh waaa xanuun ilmahaa markee kaa maqan yihiiin aadan ilmo kale heeesan xanuun keeda lee dahy Hal wiil markuu dhintay oo cidlo dareemay 4 ta waxaa dhihi lahaaa Allah waxuu jeclyahy qofka cafiska badan ee cafiye waa aabihiiin dhiiigios tihiiiin Si ee caruurtiiiina baari idiiinku noqdaan thnks❤️😭🙏🏽
@nasrahussain4398
@nasrahussain4398 3 года назад
walal Horta waanku Salamaya RunTI Caloosha yaa igaa xanuunTay AriinTan AbaHa Somaliyeed HaysaTa lakiin Adiga Waaxan Fiilaya inn aad Joogtiid muqdisho waa Hadii aan Qaldaneen Br0ther Maad uTaagtid Madaama eey joogan muqdisho waa igaa codsi manaa Aqaano odaygan Anigu waaxan uBaryaya only ilhaahey uuN ThAnk you
@qalbiqalbidajiye1124
@qalbiqalbidajiye1124 3 года назад
Ax ax aad ban uga xumahay Rabi qalbigooda hausoo jeediyo Pliz abayasha somali caruurta Yaan la cuqdadeen
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 года назад
Waa nabsigii uu ka galey miskiintii iyo caruurtii ma aha aabe ee adigu alle ka baq
@cudoonali865
@cudoonali865 3 года назад
Dee caawi oo xali reerka ,maqaldame waa Allh.Aabahaa iyo caruurta uudhalay .
@boqolgeelechannel2961
@boqolgeelechannel2961 3 года назад
Qisadan cml ane i hysataa ani lkn sidan waa ka duwan thy aniga aabahay dhowr mar kulanay lkn wax xariir ah malihin Hooyaday iso korsatay aabe ma arkin kalgacaylkisa iyo hanti u leeyhy 😢
@filsanaxmed9471
@filsanaxmed9471 3 года назад
Udhawow adi tus jacayl waxa laga yaba in qalbigagu xasilo wax badana iska badalan wixi dhacayna aad ilowdo raxmda eebe ayaa haya isku day in aad ado aad manta xiririso
@boqolgeelechannel2961
@boqolgeelechannel2961 3 года назад
@@filsanaxmed9471 mahadsanid abayo👏 wan samenaa inshallah
@umuhudeifaumuhudeifa5929
@umuhudeifaumuhudeifa5929 3 года назад
Alla iska cafiya aabihiina alaha idin cafiyee magefe waa ilaahey ee aabihiina farxad siiya
@phatushmoumin7434
@phatushmoumin7434 3 года назад
Ilaahay ha is jecleysiyo wiil iyo waalit kalam marman😭😭😭😭😭😭
@fadumoabdullahi8514
@fadumoabdullahi8514 3 года назад
Subhanalah waa waalidkood ineey sidees ula dhaqman mahan waayi waa waalid asaga iska leh danbigii uuka galay markeey yarayeen laakiin hada ayagaa qalad kale ku daraayo waayo cuqubadaas ma joogsaneeyso waxaan ilaahey uweydiinayo ineey is cafiyaan oo faraxada wada qaataan cuqdadana iska bixiyaan
@deeqoolol4351
@deeqoolol4351 3 года назад
Haa walaahi waa qiso xannunbada please aabihiin. la haadla. waa nasiibadantihiin
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 3 года назад
Abdi Aziiz waa will wanaagsan Ilaahay hakuxafido
@aminahassan1173
@aminahassan1173 3 года назад
Illaahay ayaa xumaan kabasahan caruureey iska cafiya aabaha idinkay dantiintahaye
@raahosheilh5621
@raahosheilh5621 3 года назад
Wallhi waan kaxumahay aniga caruur ayaan layahay abuhud ilamasokurin marwalmaha waan kuqasmaa in ayay lahadlaan waan idin baryaa abe iska cafiya
@namelos2963
@namelos2963 3 года назад
Nabsigu waa cajiib😭😭😭
@samiroabshir9616
@samiroabshir9616 3 года назад
Ilahy ha u sahlo caruurtiisa
@fartuunfarahfarah4729
@fartuunfarahfarah4729 3 года назад
Aabo waaye qurbaha waa dhibadanyahay ee aabihiin u hiiliya maanta wixii hore iska iloowa walaalayaal ilaahay ha usoo hadeeyo caruurtiisa
@kadijamohamed9368
@kadijamohamed9368 3 года назад
Alle ayaa qulubta rugrugo alle ha uga dhigo bariyaal abahoda walidka sikasto qalad u galo lagama cadgosan karo oo waa walidkii ku dhaley ee aad ka berantey rabi ayaan uga baryayaa in ey midowaan ubadkas iyo aabahoda allahuma amiin 🤲
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 3 года назад
Ayada qaldaneyd sheekadaas wa yaqaanan raga somaliyeed badankooda ninkaste ilmahiisa dayaco haloo dayo go.aanka caruurta ayaga leh iney cafiyaan iyo iney ciqaaban 😡🥵
@rahmamahad6226
@rahmamahad6226 3 года назад
Subxaan Allah walaalyaal iska cafiya aabihi Alle haydin cafiyo idinkana
@princesssabrin3989
@princesssabrin3989 3 года назад
Illahay abaya sidaas ha u ciqaabo aan arko malin un isago sidas ii radinaya lkn anigu ma days dayrsheen
@fatumahassan4812
@fatumahassan4812 3 года назад
Asc Walaalkiis abdiaziz Somali waxay ku maahmaadey intii aad falin ka fiirso boqolaal ilmahowda dayaceyn oo wada single mother ah ayaa buuxa oo aan lala korsaneynin marka aabahaan ilmo Somaliya uu ku dacay oo waxay soo mareyn la wada ogyahay allah u naxariisto hoyadii dhashay oo ilaahey u bixiyey abtiyaladowd marka aabahaas isaga ayaa is dhigay halka uu maanta yaal marka ilaahey caruurtaas wax debi ay leeyihiin ma jiraan xaga waalidka rabi xaqa ha tuso oo ilaahey ha u rujuuciyo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@asmaomer5311
@asmaomer5311 3 года назад
Axeey ax wllyl waxn kula talin lahaa awlaadaas aabahood dayacay in ay iska cafiyaan wlhi nimaan haysanin ayaa dreemi karee 😭😭😭😭 wlhi waa murugo wllyl cafiya oo ducadda ka reebta hada wli jaanis ayaad haystaan intad bari ooyi lahaydeen ee aad odhan lahaydeen bal marku nagu soo noqonoqnayay manu yeelno. Mnta daysta cafiya wllyl wlhi waa murugo anigana iigu duceeya aabahy waxa uu geeriyooday anoo 2jirr ah mntana waxn jirra 22sano wlhi kalmada"AABO" maqalkeedu waa i dhibaa wlhi alle ha u daayo intii hysta intii aan hysana alle ha u naxariisto wlhi aabuhu waa aduunkoo dhan cidii dhadhaminysa 😭😭😭😭😭
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 3 года назад
Laaxawla walaa quwata illaa billaah, ilaahay dembigiisa ha dhaafo, ilmihiisana waxaan dhihi lahaa adinku nabsi ha uga dambeynina aabihiin
@amuu8286
@amuu8286 3 года назад
Jazakallah kheer 🌹 Abe somali waa aabe Allah ku caasiya waa masuuliyad qoskana ee qiimaha badan ula Helen, 20 sano so socda waxaa lagu arki doono aabe somali OO waayeel kali nool. Beertii aad abuurto ayaad miraheed ayaad guran. 😭😭😭😭
@yusramohammed4635
@yusramohammed4635 3 года назад
Wallaahi abahaas waxbaaku dhacay sida muuqatana wax ugaystay illahay caruurtisa hawsoohanuuniyo ilahaybaase wax.og walidiinta hadii aysangudan xaqawalidnimo sidan ayaa danbayndoonta
@qadrodubad2305
@qadrodubad2305 3 года назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭 xanu badana arinti iga oo hisay weye wll Allaah waxaan ka baryay inuu qalbigoda isku dumo
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 3 года назад
Abdulaahi ismaciil sax
@xaliimoibrahim1936
@xaliimoibrahim1936 3 года назад
Wlhi waa qiso xanuun badan allahayow quluubtoda usjecleysii🤲🤲
@umidiini6234
@umidiini6234 3 года назад
Walkey alh ku barkeyo
@abditryhard3529
@abditryhard3529 3 года назад
allaha usoo hadeeyo ilmihiisa
@iibaneeya
@iibaneeya 3 года назад
kheyr alle haku siiyo abdulaziz
Далее
КТО БОИТСЯ КЛОУНОВ?? #shorts
00:20
Просмотров 460 тыс.