Тёмный

AAMUS // 7 WAQTI OO AAD UBAHAN TAHAY INAAA AAMUSTO👈 

Подписаться
Просмотров 916
% 88

Ahow Naftaada ka duwananta dadka kale waa waxa ka dhigaayo muhiim ka.
Inaa lahaato Hadaf kuguba oo ku diiido nasiinyada waa waxa ka dhigaayo inaa riyadaada daba orodo.
Daruufaha iyo waqtiyada adag kuguma imadan waxan ka ahayn inay badalaan
noloshada ayna kaa dhigan qof adag oo ka duwan qofkaad hada tahay.
U arag guuldarooyinka sidii waayo aragnimo ama cashar. Dadka guulaha gaaro ma rumaysna in guuldarada tahay midka turjumayso awoodooda. Taa badalkeeda waxay u arakan qibrad iyo cashar qiimo leh oo ay wax ka baran karaan kuna hormarin karan naftooda.
Dhiira gali naftaada mar walba una sheeg inaa tahay qof qiima leh oo hadaf u nool.
Hadii aad igu cusubtahay fadlan nagusoo biir oo nasoo raac Subscribe na noo saar. MAHADSANID..
IGALA SOO XIRIIR
Lajecleycawil@gmail.com

Опубликовано:

 

27 дек 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 20   
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 6 месяцев назад
Asc Dadkii layga beerow kal iyo laab aan idin salaaamay 🥰❤️👈
@Miidan5
@Miidan5 6 месяцев назад
masha allah
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 6 месяцев назад
❤❤
@anabali5298
@anabali5298 6 месяцев назад
❤Masha allah xabibti🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉
@ayuubanas6155
@ayuubanas6155 6 месяцев назад
Amiin amiin walashey qaali sister xaq walaaltinimo waaye naga wada dhaxeyso sandakan cusub iyo rabadankaba farxad ku dhameyso insha alaah aan kula kaftamo megekan xaajigaaga hayusin yusan kaa maseyrin wsc we wb
@dgfb73Bd88-qu4ft
@dgfb73Bd88-qu4ft 6 месяцев назад
Masha alah tabaraklaah xbbti shugran walhi wa awood cajiba amusnanta wadku mahadsanthy ❤
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 6 месяцев назад
🥰❤️❤️❤️❤️ so dhawoow xabiibti
@dgfb73Bd88-qu4ft
@dgfb73Bd88-qu4ft 6 месяцев назад
@@LajecleyCawil wan qalbi shugran 🥰
@ayuubanas6155
@ayuubanas6155 6 месяцев назад
Asc walashey qaali Qeyr aduun iyo mid aaqiro Alaah kusiiyo walaahi wan ku farxaa markii aan dhageysto mowduuckasto aad soo dhigto my alaah Rewood you janatul firdows wsc cadow xaasid ahna alaah kumatuso wsc
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 6 месяцев назад
Allahuma Aaneen apoowe 🤲🏽Alla walal qaali aadbaa umahadsan tahay runtii qoralkaaga wanku farxay Allah haku karaameeyo walal macaan ❤️❤️😍
@yaasiryaasir2353
@yaasiryaasir2353 6 месяцев назад
Cilmigaga allah hakusaidiyo 🎉
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 6 месяцев назад
Nolow walal
@deeqsanqaali1884
@deeqsanqaali1884 6 месяцев назад
Maashaa alaah qaali horow soco
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 6 месяцев назад
Noolow xabiibti ❤❤
@XafsoCali-ed8sw
@XafsoCali-ed8sw 6 месяцев назад
Shukran mcnto
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 6 месяцев назад
Soo dhawoow xabiibti❤
@AwoodaHadalka
@AwoodaHadalka 6 месяцев назад
Waanka qaadnay sister 🥰🥰
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 6 месяцев назад
❤❤
@AwoodaHadalka
@AwoodaHadalka 6 месяцев назад
😂😂😂
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 6 месяцев назад
❤❤
Далее
小天使和小丑离家出走#short #angel #clown
00:36
ШОКОЛАДКА МИСТЕРА БИСТА
00:44
Просмотров 760 тыс.
아이들은 못말려 〰️ With #짱구
00:11
Просмотров 567 тыс.