Тёмный

Aar Maanta - Tahriib | Live In Minneapolis (Somali Music 2018) 

Aar Maanta
Подписаться 101 тыс.
Просмотров 23 тыс.
50% 1

Aar Maanta accompanied by Najah on oud and Harbi on percussion brough Somali Music to this year's Nobel Peace Prize Forum, Minneapolis 2018, performing Tahriib or Dangerous Crossings.

Опубликовано:

 

23 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 81   
@garyaqaanzaki2258
@garyaqaanzaki2258 6 лет назад
Aar Manta Magaciisu Wuxuu Ahaa Sacad Wuxuu Ahaa Nin Fiican Oo Qabyaalada Iyo Cunfigeeda Neceb. Wuxuu ahaa qofka Glasska Ugu Nasabsan. 15 Sanno Man Arag Insha allah Waxan Rajeynayaa In Isaga Iyo Asxaabtii Kale Ee Daafaha Dunida Ku Kala Maqani aanu maalib Is Heli Doono.
@ahmedcademaahanhesahan8391
@ahmedcademaahanhesahan8391 6 лет назад
H
@Amirwaye12
@Amirwaye12 6 лет назад
Insha allah
@StrivingSoul00
@StrivingSoul00 2 года назад
mr dolvin 😂😂😂
@ridwaanfarah5296
@ridwaanfarah5296 6 лет назад
waleen qof walbo fanan ma ahan. best fanan iga dheh .waad uqalantaa inaan kuku faano
@zuhaipmohamed9889
@zuhaipmohamed9889 6 лет назад
Team of Aar maanta like i saray please. i love you fans Aar maanta❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@nimcohappy6347
@nimcohappy6347 4 года назад
Armaanta wllky waanku taageera markaste waxaan kuducaystaa inaan marun kulakulmo i.a allha marun haykaatuso wllo mrun somlia imow
@shuceybkarie2619
@shuceybkarie2619 6 лет назад
Wacyi galinta migadisho iyo hargeisa iyo keyna inaad kabilaawdo tahay heesahan oo kale meesha ku manaasab ah lagu qaada 💯✊👌🙏
@moohafittness5429
@moohafittness5429 5 лет назад
Ax yaa best singer somali armaanta
@Amalhirad320
@Amalhirad320 6 лет назад
Nice fanan Aar maanta Absolutely true my Allah makes peacefully awear country inshallah Amiin 🇸🇴🇸🇴❤️😭
@jamiilweheliye
@jamiilweheliye 6 лет назад
Haybad weye sawdkuye Nin is hawlay heli waaa @aar_maanta best Somali Singer 🎤
@maprukajoqor9119
@maprukajoqor9119 6 лет назад
Abitiyo horumar wacan fanan ad uu qaliya ayad uu tahyi somalida
@ataxmakixaajibanaadir3499
@ataxmakixaajibanaadir3499 6 лет назад
aarmaanta guul ayaan kuu rajeynayaa
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 6 лет назад
Aarmaanta we love you my proh keep the going for ever from Swizterland
@abdulahiahmed9687
@abdulahiahmed9687 5 лет назад
Afla dhaqdhaqaajiyay baratay buyuur talent kaa baldaawo Hambalyo aar maanta
@safwanhalac9813
@safwanhalac9813 6 лет назад
Wlha Aar Maanta Cod Lguma GaarO You Are Best Fanaan Inthe World Keep Going
@abdirisakmohamedtarey1326
@abdirisakmohamedtarey1326 6 лет назад
Xaqiiq si khaas ah ayaan u jeclahay AarMaanta waana fanaanka kaliya ee aan tagero fankiisa waa hido Somalia Mar imow aan kula kulmee Fanaan somaliyeed oo dhab ah
@amiirkaamiirada4756
@amiirkaamiirada4756 5 лет назад
😭tahriip wa dhibato cidii ila so tahriiptay unba ila garan meshii walbayd
@muztaphaabdi715
@muztaphaabdi715 5 лет назад
Fanaanka somaliyed wakhti xaadirkan ee live u heesa much respect 😍
@mdhaqane3033
@mdhaqane3033 6 лет назад
Much respect aarmanta waxaad tahay fanaan iyo wadani u damqada dadkiisa
@hamdahabimana8399
@hamdahabimana8399 6 лет назад
This song makes me so sad
@abdinafacmahad964
@abdinafacmahad964 5 лет назад
Fanaan la hubo aarmanta
@Noon129
@Noon129 6 лет назад
Armaanta Allah ha inoo daayo bulshada suu ula socdan jeclahey
@drliibaancali955
@drliibaancali955 6 лет назад
Armanta iyo cali dhanto o inee isku ekyihin qofkii ilaqabo commentiga ha igusoo qoro ama like
@suhaibomar4287
@suhaibomar4287 6 лет назад
liibaan cali haa inbadan sxb
@kunkaronnaasir1862
@kunkaronnaasir1862 6 лет назад
Way isku egyin
@abdirahmanHajisaid
@abdirahmanHajisaid 6 лет назад
Aniga hada isku egnahay ka waran
@nacimosalat2338
@nacimosalat2338 6 лет назад
liibaan cali haa wa run waye isku egyihiin
@jamalmohamed8766
@jamalmohamed8766 6 лет назад
Haa sxb waana laba nin oo ilma adeera ah
@salmoabdi7780
@salmoabdi7780 6 лет назад
Dhibka tahariibka wa mid nagu badan aar maanta wiil umada baraarujiya weey masha allh
@jablibaax
@jablibaax 6 лет назад
Waa fananka kaliyee mnta si toosa u heesi kara (without playback )
@husniboy5829
@husniboy5829 6 лет назад
Aar maanta waad ku mahadsan tahay Sidaad dhalinta uga digeyso Halista tahriibta Wan ku faraxsan nahay horay u soco sxp 👏👏
@snowchannal5680
@snowchannal5680 6 лет назад
aar manta taagero buuxa ku ahay i love u
@senyorritaabdulkariim3529
@senyorritaabdulkariim3529 6 лет назад
😢😢wa hees tiiranyoleh iyo dhiirigalin dhalinta ku socota allaw wadankeena nabad nooga dhig 😢😢
@Hanuuniyamedia
@Hanuuniyamedia 6 лет назад
Fananka kaliya manta live u Heesi karo Aarmaanta keep Going👏👏👏
@kowsarjama6069
@kowsarjama6069 6 лет назад
Well done, kabanka waa najax Cali saleebaan gani ❤❤
@khaalidmuhe4254
@khaalidmuhe4254 6 лет назад
Armanta fanan puxa ayad datahay pro fankana meelsare ayad ka gadhay horay usoco pro fanaanintana wxn ka codsanlaha inay kugu daydaan wali ma arag wx fankaga wax kashega wax ku amano moyee ✌️💯💯
@abdoostar4207
@abdoostar4207 6 лет назад
Top qofkii daniirle xaadaa kacaysa
@jiirlaqe2087
@jiirlaqe2087 6 лет назад
Aar manta fanaan cod macaan 👏👏👏
@nasraabda1709
@nasraabda1709 6 лет назад
Wwwwwww. Xal fanaan. Cumri dher iyo cafimad
@samiiraabdilahi4673
@samiiraabdilahi4673 6 лет назад
Aar manta waa fanan jira
@isramohamed8543
@isramohamed8543 6 лет назад
fanaan qliya aarmnta ✋
@KOKO-BULLE_8p5r
@KOKO-BULLE_8p5r 5 лет назад
❤️❤️ caawa hesahaga dhan waa soo du maray hal mar xataa kama caajisin wllhi 😘❤️10/11/2018
@calicabdifarax9059
@calicabdifarax9059 5 лет назад
Awbare city
@mohamedmohamedmohamedmoham582
@mohamedmohamedmohamedmoham582 6 лет назад
Rijaal rer jigjiga big respect
@suganta.dahson
@suganta.dahson 6 лет назад
Aar manta wadani dhaba dareen somalinimo wall halkaa kawad dhiri galin dhalinta somaliyeed
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 6 лет назад
Ku soo dhawoow Minnesota .
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 7 месяцев назад
War adigu. Miyanad tahriibin bal wxn eega
@hamzeomeraden5113
@hamzeomeraden5113 6 лет назад
aar manta waa ku tageera
@majidhochannel4820
@majidhochannel4820 6 лет назад
Whitout plypack axsan song
@majidhochannel4820
@majidhochannel4820 6 лет назад
@@deromar4803 abtigaa ban ahey wll barasho wngsan wiil ban ahey
@ikraam6747
@ikraam6747 6 лет назад
Aar taageerahaaga 1aad ayn ahey😳 horey usoco walaalkey😍
@meriemmubarek5151
@meriemmubarek5151 6 лет назад
Aar mannta 💋❤
@jamalmohamed8766
@jamalmohamed8766 6 лет назад
Aarka maanta😍😍😍😍😍😍😍
@nicaamamaxamed1747
@nicaamamaxamed1747 6 лет назад
aar mnta nolow wlky😍
@abdalemahamed1126
@abdalemahamed1126 6 лет назад
Aar manta waa fananka kaliya ee dhanka wannagsan fanka kaga jira marka loo eego fananinta somalida.
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 4 года назад
🇮🇹🇮🇹🇮🇹😭😭😭😭😭😭🇮🇹🇮🇹🇮🇹😭😭
@safwaanmohammed2298
@safwaanmohammed2298 6 лет назад
Ar Manta✔️
@sususara1182
@sususara1182 6 лет назад
Wwwwwwwowowow
@shamsoabdi4193
@shamsoabdi4193 6 лет назад
Sax Masha Allah
@darselamahmed7531
@darselamahmed7531 5 лет назад
Though I don't get what it says, i loved it.
@husniboy5829
@husniboy5829 6 лет назад
Sido kale waxan sameeya heesaha Tahriibta iyo heybsooca diidan Si free ah ayaan kugu caawin doona Hadii aad u baahato👍
@uhashi8151
@uhashi8151 6 лет назад
Aar manta keep it up
@amalmaxmed2590
@amalmaxmed2590 6 лет назад
❤❤❤❤❤❤❤❤💖💖💕
@waayoaragmedia3776
@waayoaragmedia3776 6 лет назад
Aar maanta waxa tahay fanaan an heesihiisa dumar badan ku jabsaday marka ilashaqe bro
@shamsoabdi4193
@shamsoabdi4193 6 лет назад
😍😍😍❣️💓💓💞
@faatimamuuse8731
@faatimamuuse8731 6 лет назад
ax😭😭
@ibnugeilla
@ibnugeilla 6 лет назад
Alfanan aarmanta hore uzoco zhp ku taageraa
@ahmedjrsalah7529
@ahmedjrsalah7529 6 лет назад
The one Online☝️ aan Taageero aar maanta like 100 oo Khasab ah aan Helo
@macluumaaddaahsoonmacluuma7898
Ayadoon playback aheeynbuu codkiisa auto tune iyo mixer ba wataa m.a natural auto tune fanaan qaaliya kugu faanaa runtii
@abdiazizabdille2711
@abdiazizabdille2711 6 лет назад
Heesta aduunka
@fardowsa6209
@fardowsa6209 6 лет назад
Cod baa ku idil
@bulshaawishow2024
@bulshaawishow2024 6 лет назад
Ninkan codmeesha kuma hayo muu cobaadada iska badsado
@nasraabda1709
@nasraabda1709 6 лет назад
Ani Somali. Intaa ayaa kunacaa. Wlhi.
@bulshaawishow2024
@bulshaawishow2024 6 лет назад
@@nasraabda1709 adi yaa amaantaada lacag kugu siinaya Ma qabyaalad ayaa kusoo kicisay
@jiirlaqe2087
@jiirlaqe2087 6 лет назад
Sxb kula yaabi maayo magacaaga ayaa cadaynaya dhibka kuhaysta 😂😂😂
@hoyomcnto9570
@hoyomcnto9570 6 лет назад
I love u ar maanta will u married me am a girl
@hamzeomeraden5113
@hamzeomeraden5113 6 лет назад
www
@Abdirisak_Sharif
@Abdirisak_Sharif 6 лет назад
Tahriibka 👎👎👎👎🖓🖓🖓🖓😡😡
Далее
Tahriib 'Dangerous Crossings' (SOMALI MUSIC 2017)
5:25
Aar Maanta - Deeqa | Somali Airlines (Official Video)
8:52
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
Просмотров 466 тыс.
Hudeidi - Uur Hooyo (Feat. Aar Maanta)
4:27
Просмотров 1 млн
Mohsen Yeganeh - Behet Ghol Midam ( I promise you )
4:45