Тёмный

ABDI NAGEEYE & BASHIIR ABDI WARAYSI XIISA GAAR AH LEH. 

BRIT SOMALI TV
Подписаться 473 тыс.
Просмотров 138 тыс.
50% 1

WIILASHII TAARIIKHDA KA DHIGAY TOKYO 2020 OO MARKII UGU HORAYSAY WARAYSI WADA-JIR AH BIXIYAY.
Somali athletes Abdi Nageeye and Bashir Abdi made history in the 2020 Tokyo Olympics. In the last few minutes, Bashir got injured but he pulled through thanks to Abdi's encouragement and support which is Somali tradition and made history. Their dream came true and their story is an inspiration to millions around the world, Somali and non-Somali. I'd like to thank them both for allowing us to do this exclusive interview. Big thanks to Yahye Adam and Mohamed Holland who organised this with me. Thanks for watching.

Опубликовано:

 

11 авг 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 618   
@umuelias
@umuelias 2 года назад
Mash allh waxa igudhacday maran wado maraye an gbr somalia o wadada goynesa tareen kuyimi eyado ilmo yar gari kuwado dadka wadada maraye wlhi wey qeyliyen anigi dadka qeylinaye masugine wan isku tuuray wadadi ano isleh wax un badbada usame eyada ama canuga alxm asaga wuuturay okaliya wuka istagay san unaxay oo nafteyda ugu biimeye ila hada waka yapanahy mana garanen gbdha dareenka wllnimo mid an iskuberay mahee ee waxba ijiidaye dhankeda alxm inan somali ahay
@saamquen7928
@saamquen7928 2 года назад
Oo iyadu ma waalneed ilmaha yar iyo naftedi taadiba wa haligi gaadhay
@maryan4436
@maryan4436 2 года назад
Maasha alaah alaha ku dhooro
@hannasharaf5459
@hannasharaf5459 2 года назад
Sax anigoo xamilo ah ayan bas aa sarnaa London nin tuug ah wiil somali ah jeebkisa kala baxay wallet kiisa goor aa ku booday iyo ninka soo u xoog badan yahay ismalahan marka wax aan la aqoon ayaa ku wado.
@muminochanel5191
@muminochanel5191 2 года назад
Manshallah i love it somalinimada hawaarto
@hamdiqaalid5324
@hamdiqaalid5324 2 года назад
Ax ax wan ilmeyey qaali mahadsanid wlhy dhiiga somali biyo maha ax
@mshuurshe
@mshuurshe 2 года назад
Couple days ago when i saw the video i couldn’t stop crying, of course it was a happy tears, Well done guys i’m so proud of you. Somalinimada ha waarto❤️❤️❤️❤️
@daahircadde177
@daahircadde177 2 года назад
Similarly I'm so masha Allah.
@ahmedsaacidhassan4254
@ahmedsaacidhassan4254 2 года назад
We still life🙁
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 года назад
masha allah thank you
@Abadir1001
@Abadir1001 2 года назад
Yasmin we all felt the same ty.Reminds me Khadra Dahir went to Jigjiga from Hargeisa few years ago, and sang an emotional moving song. " Hilbaheena isku yaalee'
@Abadir1001
@Abadir1001 2 года назад
'isma huri karnoo halbo wada dhashiyo, hal qudha ayaynu nahay '
@Xalimo421
@Xalimo421 2 года назад
Dhiiga ku jiro wiilkas wa dhiigi saxda ahaay ee somaliga.Masha allah.🇸🇴
@maryan4436
@maryan4436 2 года назад
Nageeye waa fiicnaanti oo qof ah waa soomalinimadii oo qof ah waa kudayashadii oo qof please be like NAGEEYE
@qasimabdi4254
@qasimabdi4254 2 года назад
Exactly
@aishaomar2695
@aishaomar2695 2 года назад
Inshallah❤❤
@hassanxirsi6484
@hassanxirsi6484 2 года назад
Aad iyo aad walaal
@sadiadini3079
@sadiadini3079 2 года назад
Ad iyo aad
@abdulfatahjamar7314
@abdulfatahjamar7314 2 года назад
The Nageeye runner was spewing kcaanist history lesson also these two runners are friends in real life so the gesture had nothing to with Z00malinimo.
@bintucabdala3238
@bintucabdala3238 2 года назад
😭😭😭😭❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴 walhi waann ilmeeyey illahow somalia israacdey ina Tus💖🎁🎁🎊🎊🎊🎊🌹👏👏👏 guulaan lailobeen
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 года назад
Way fiicnaan lahayd in la helo somali is raacda lkn taasi hadaanay suurto galayn waxaa ka fiican In laga fikiro maxaa xal ah halkee wax laga bilaabaa dhibka somaliya haystaana dalkoo dhan kama taagna deegaano somaaliyeed oodegan oo nabad ah ayaa jira
@ahmethkaderofficial1639
@ahmethkaderofficial1639 2 года назад
Anaga Ilaahay Soomaalia Nama Raaciyo
@Xalimo421
@Xalimo421 2 года назад
Aamiin
@codkashacabkagarisa0077
@codkashacabkagarisa0077 2 года назад
Anigo iyo ku dhashy kuna barbaray Kenya waxan jecla gushina sababta wa somali nimo wlhi horey usocda walalayaal😘
@somaliofficialtube9016
@somaliofficialtube9016 2 года назад
Waa arin geesinimo leh👍👍❤❤ Somali Allah sidaas okale haka wada dhigo
@hodankeyf3592
@hodankeyf3592 2 года назад
اللهم آمين يارب العالمين 🤲🤲
@umusheikhabdalaikhyaar2082
@umusheikhabdalaikhyaar2082 2 года назад
Allaahuma Aamiin Wllo
@saskianuur6062
@saskianuur6062 2 года назад
Mashallaaa 99 jeer ban ilmeyay malintii aad guleysaten waxaan daremay somalinimada macaankeda waxaad Naa barteen jecelka dhiiga somalinimo guleysta wiilashayadii guushina waa taan umada somaliyeed 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@naagmudug1647
@naagmudug1647 2 года назад
Labada wiil o is caawisay ba guul keentay ka warran 50m qof o somali ah hadday is caawiyan guusha aan keeni karno 😩😭
@khayre6754
@khayre6754 2 года назад
Nageeye waa nin dhaqankii somalida asalka ahaa leh waa nin xigmad iyo karti badan horumar wacan ayaan u rajeynayaa runtii. Sidoo kale walalkeen kale bashiir Abdi.
@munalizashow5969
@munalizashow5969 2 года назад
mashAllaah we proud of Nageeye showing Love of Somali ❤🙌👑🇸🇴🏃‍♂️👏👏👏👍😍😘
@noorbille6691
@noorbille6691 2 года назад
Love u all
@elhaanegeh2019
@elhaanegeh2019 2 года назад
Well done boys! You made us extremely proud.
@hanadhalyeeyofficial2897
@hanadhalyeeyofficial2897 2 года назад
Wlkeyga iga weyn abdirahman nageye 🏃‍♂️🐐 Goat
@najmafarah6696
@najmafarah6696 2 года назад
Abdihafid wallhi Waa Wariye Rasmi ah walaal ilahy hanookaa daayo .. Wiilasha Somaliyeed Hambalyo leeyahy manshallah tabarakallah 🥰🥰🥰🥰Somali Nimadaan Dadka kaga Sareeynaaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Farxad baad noo soo hoyiseen guulaysta walaalayaal 🇸🇴🥰🇸🇴🥰🇸🇴
@shukri1395
@shukri1395 2 года назад
What a moment and I was in tears when I was them win. Sharaf iyo wanaag bay shaqesteen una muujiyeen dadwenynaha Somaliyeed💚💚
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 2 года назад
Nageeye record 41 sano kahor ayuu jabiyay Nederland waa legend ❤️❤️❤️ Gold ayaan ka sugeenaa 2024 Insha Allah ❤️
@mohamedosmanyoussouf6002
@mohamedosmanyoussouf6002 2 года назад
Waxey dhigeen taariikh dhaxal gal ah (Somaliyey toosoo toosoo isku tiirsada, hadba kiina taag daranee taageera weligiine)wey rumeyeen halqabsigaa!!! Mahadsanid Abdi Hafiid
@sheekeeye369
@sheekeeye369 2 года назад
NAGEEYE IYO BASHIR LEGENDS💯
@Khaatumo411
@Khaatumo411 2 года назад
Aaway dadki yiri Abdi Nageeye waa reer Somaliland 🤣😂🤣 Abdi Nageeye waa reer Gedo lahjadas waa reer guriga gobolka Gedo iyo Jubboyinka ayaa lagugu hadlaa. Nageeye waa magaalo reer Xasanka dago. Abdi Baashir na reer Sanaag maha ee waa reer Dhagaxbuur kkkkkk
@quruxsan70
@quruxsan70 2 года назад
@@Khaatumo411 Somali daqankedaa waye qof wuxunaaa eheen dakada kasaraan
@abdiazizahmedosman1147
@abdiazizahmedosman1147 2 года назад
Am runner i stay in south Africa special Durban i run 10km please my brother abdi nageya I'll need ur advice
@kingmohamed7416
@kingmohamed7416 2 года назад
Yaaa ila sugayo SOMALIYEY like sar hadii kale comment kabax
@cabdimaaximunyeofficial3916
@cabdimaaximunyeofficial3916 2 года назад
Mashaa alaah niyadaad udhisteen soomaali oo dhan waan idiinku faanaa guuleeyta walaalayaal sulute adigana legend wariye qaran my brother cabdixaafid well done
@khadarmediapro
@khadarmediapro 2 года назад
Mashaa Allah tabaarakallah, Sir Mohamed Farah iyo Abdi Nageeye iyo Bashiir Abdi waxaa ee mudan yihiin in lagu qorro Taariikhda Somalia marwalba Somalinimadu waa lama huraaan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙
@hamdiqaalid5324
@hamdiqaalid5324 2 года назад
Ax ax ax somalinimo maaha wax fudud alxamdulilaah hadan Islam ahey somali ka dhashey lixaadkeyga taam yahey alxamdulilaah waxan raba mahadsanid in an dhaho iyo hanbalyo ba walalahey guul ayad no geenteen
@aomapeads449
@aomapeads449 2 года назад
Masha Allah waa wax lagu farxo soomali is caawinaysa legend Mohamed farah Mahadsanid 🇸🇴❤️
@namiin3034
@namiin3034 2 года назад
MashaAllah so proud of our Olympians 🥈🥉 and I'm so happy they all work together and Mohamed farax🥇 is looking out for his brothers, well done Dahabshill 👏🏽 great interview Abdixafid 💝💝💝💝💓💓💓💓💓
@abdullmajor3
@abdullmajor3 2 года назад
These two legends deserves a statue 🙏 Labadaan wiil taalo ayey mudan yihiin ❤
@ibrahimdhere
@ibrahimdhere 2 года назад
Saas weeyan
@muhudiinmaygag6840
@muhudiinmaygag6840 2 года назад
mashlh wadi yarsiyihiin
@abdullahibaadidon4539
@abdullahibaadidon4539 2 года назад
Maya sxp , you’re exaggerating the moment, they would have deserved a statue if they had runned for their mother country
@guureguurre338
@guureguurre338 2 года назад
@@abdullahibaadidon4539 that's right
@iqlaasabdi6900
@iqlaasabdi6900 2 года назад
Q!mnoygv
@fadomomahamed7556
@fadomomahamed7556 2 года назад
Bababab cabdixaafid rug cadaa laabteena lasocdo waan jeclaa in ragaan wareeysi laga qaado maasha alaah waanku farax sanahy guusheen 🥰💞💞💚💚👌👏👏👏👏
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 2 года назад
Nageeye waa gobanimadii oo qof ah 😻 bashiir❤️
@theoriginaldhol3032
@theoriginaldhol3032 2 года назад
Mansha Allah keep going guys you make us proud
@rnuura334
@rnuura334 2 года назад
Maansha Allaah Reer Dhagaxbuur Weeye Wiilku Ismuujiya Reer Dhagaxbuur DDS🇬🇶🇬🇶🇬🇶❤️❤️❤️
@adoontiialle3162
@adoontiialle3162 2 года назад
Wll calankaan kan dds ma aha iska hubi
@rnuura334
@rnuura334 2 года назад
@@adoontiialle3162 Keed Umaleyneysaa Haduuna Ahayn Calamadu Qaarbaa Isu,Eg Lakin Meel Beykukala Duwanyihiine Ufiirso Fiida Hore Maxaa Kaaga Muuqda?
@abdisahal5246
@abdisahal5246 2 года назад
Qabiil leee kaduumay
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 года назад
@@rnuura334 walal reer DDS waa dad gob ah oo somalinimadu ku weyntahy una soo halgamay lkn hadi lagu yirahdo calanka waa calan ajnabi kumana matalo hadu xita uu egyahay ma ceeb ba??
@rnuura334
@rnuura334 2 года назад
@@abdisahal5246 Maxaad Kawadaa Ma,Ciilbaa Kuhaya Udhimo Ciilkaas
@salahbulle904
@salahbulle904 9 месяцев назад
I was watching that day and I was thrilled and very much liked Nageye's encouraging hand. I 'm a Kenyan but nonetheless I really was happy for the medals to go to the two somalis
@MD-ke8ny
@MD-ke8ny 2 года назад
sharaf iyo karaamo korkiina ha ahaato Abdi Nageeye iyo Bashiir Abdi. ma maleysan kartid wadanka aan ku noolahay ee Holland sida aay ugu war haayaaan maalmahan oo dhan Gobanimada uu MUUJIYAY Abdi Nageeye iyo Bashiir Cabdi From Belguim.
@Joyqouting
@Joyqouting 2 года назад
Mashalah, they got us emotional watching them and cheering them, well done brothers
@aishamuse3271
@aishamuse3271 2 года назад
I knew you would interview them, well done Mudane Abdihafid for this ❤️❤️
@ayaancdey9627
@ayaancdey9627 2 года назад
isna isagu kafikirayey kan kalana sosoco buleyahay wlhi dhiiga somalinimadu wa cajaib ilahay hanamideyo qabiilka iyo qabyalada allha naga saro somalinimadu hasarayso🇸🇴🇸🇴🇸🇴qof somaliyo dhibataysan hada aragto dhiga kudhaqaqaya ismaba celin kartid🥰
@se7806
@se7806 2 года назад
Masha Allah illahayoo umada somaliyeed midka dhig oo horumar iyo nabad galyo sii. Wiilashani iyo Mo Farah waxay ina barayan waxyaba badan oo keena horumarka nolosha Please take notes and don’t loose hope. ❤️❤️❤️
@fatmarashid3231
@fatmarashid3231 2 года назад
You made us proud 🇸🇴...walahi I cried of happiness 😭
@MariaHassan-uf4lb
@MariaHassan-uf4lb 2 года назад
Maasha Allah walalnimo macana 💖💖
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 2 года назад
We are proud of you guys. Guuleysta
@SR-zj3cs
@SR-zj3cs 2 года назад
Mashallah tabarak Allah, guulysta walalayaal🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷
@khadiijamohamed4478
@khadiijamohamed4478 2 года назад
Mnsha allah ilahay somali haysudaayo cadawgana hakadhexsaaro guul iyo magac taariikhi ah mnsha allah ❣❣❣💙💙🇸🇴🇸🇴👏
@suaadmohamed4316
@suaadmohamed4316 2 года назад
Dahabshiil’ Nageeyo’ Mo Faraha’ and Badhiir Abdi thank you all’ may Allah bless you all 🙏🙏
@msa1662
@msa1662 2 года назад
Nageeye wa somalilan dadki lahaay codkan masomaliland eh
@am.b5688
@am.b5688 2 года назад
@@msa1662 Somaliland waa English= Dhulka Somaalida, marka waxba lama weydiiyo qof raba inuu magaciisa af English ku sheego! Waa anigoo ku dhaha Axmed la ima dhaho ee Ahmed dheh!
@taatiko9183
@taatiko9183 2 года назад
Abdixafidow bro Ramla wareysi inoga soo qaad kheyr Allah haku siiyee from Mogadishu Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤝🤝🤝guuleyso wll
@shukrimuuse537
@shukrimuuse537 2 года назад
Maansha Allah tabaraka llah rag culus buyuur somaali Mo Farah nageeye and Cabdi Bashir ❤️💖🎉🎉🙌🙌🙏💐👑💯😍👍
@wazzadehuntur9510
@wazzadehuntur9510 2 года назад
Legends abdi nageeye and bashir Abdi dhigo biya ma ahan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅
@naimaquruxchannel1186
@naimaquruxchannel1186 2 года назад
Am so proud of this guy's❤️
@hodmanqurux9164
@hodmanqurux9164 2 года назад
wlh ilin ayaa iga imaate markaa arke wiilashaan soomaali nimadaa nagu ween😍😍😍😍🥰🤩
@somcana
@somcana 2 года назад
MaashaaAllah. Jariiracyo. Daawashadiina. Love.
@guureguurre338
@guureguurre338 2 года назад
Masha ALLAH... iyago dhowr qof ah bay ka dhexbexeen kumanaan ciyaartow ah taasi waxay ku tusaysa adkaanta iyo talent tiga Somalida. waa in Dalka laga raadiya qof walba oo dhalinyaro ah waxuu xirfad ama talent u leeyahay
@faisakasim2138
@faisakasim2138 2 года назад
Maasha Allah Mahadsanid Abdihafid iyo 2labadan wiil oo kale Ilaah hanoo badiya🤲🤲
@salmaali2142
@salmaali2142 2 года назад
Kings Masha Allah! 👑🥺❤️
@hafsahassan1471
@hafsahassan1471 2 года назад
Masha Allah igaa badan guuleeystaa 💙
@lamiahassan887
@lamiahassan887 2 года назад
Thank you so much for this abdihafid❤️
@TheAbdiugaas
@TheAbdiugaas 2 года назад
Guul iyo gobonimo........ Somali.Alle haku so celiyo jecalkii Awowyadeen...... congratulations
@mjaama84
@mjaama84 2 года назад
👍👍❤❤❤REER HOLLAND HADAA NAHAY WAAN GUUL SOMALIDA HOLLAND IYO GUUD AHAAN SOMALIDA USOO HOYATAY
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 2 года назад
Thank you abdihafid waxaan jeclaanlahaa somalidu inay saasoo kale isu jecladaaan😔💔🤴🏻🤴🏻🇸🇴🦁
@abnsml9289
@abnsml9289 2 года назад
Somalinimadu waa sinji ee calanka buluuga ah maaha
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 2 года назад
@@abnsml9289 somaali hadad tahay calankaasi waa kaaga
@xamralive
@xamralive 2 года назад
Maashaa Allaah Wiilasheena waan ku farax sanahay guushooda
@shermakeemoallem3342
@shermakeemoallem3342 2 года назад
Masha allah so proud our boys somali guul marwalbo.
@habibasamatar6158
@habibasamatar6158 2 года назад
Well done guy SOMALIA
@marwomandeq804
@marwomandeq804 2 года назад
Maasha alaah wiilasheena geesiyaasha ah noolaada thanks my brother Abdixaafid 🥰🥰🥰👏👏👏💪🏼💪🏼🇸🇴
@rahmaabdullah6820
@rahmaabdullah6820 2 года назад
Masha allah allah yaxfidakum😍❤️
@osmanismael4521
@osmanismael4521 2 года назад
Masha Allah Waa tusaale qiimo badan dhalinyarada Somaliyeed. Mahadsanid wariye sare Abdihafid inaad nooso tabiso waraysigan qiimaha badan
@ayaanaden7978
@ayaanaden7978 2 года назад
Guuul nageeeyo
@ayaanaden7978
@ayaanaden7978 2 года назад
Guuul guuul
@hodan8669
@hodan8669 2 года назад
Nageyey is the brother everyone needs well done guys 👏 ✔ 🙌
@hodhannoor3643
@hodhannoor3643 2 года назад
I felt emotional for watching this
@sucdi1758
@sucdi1758 2 года назад
Masha alah abdi nageeye mesha tariiq o ka dhigay somalinimo cad ee eheed dhuuxa iyo dhiiga o ka turjumay wadankee u cararayen waa hilmameenba Masha alh Aad ayan ugu farxay 2 doodaba
@sihaamahmed2895
@sihaamahmed2895 2 года назад
Mashallaah waxaa natusteen somalinimada waxey tahay allaha idin xafido
@asleyali9506
@asleyali9506 2 года назад
Mashalla guul guul Somalis guys! Proud of y
@rnuura334
@rnuura334 2 года назад
Maansha Allaah Guulleysta❤️❤️❤️
@wardahaji7260
@wardahaji7260 2 года назад
Masha Allah keep going abdi nageeye❤bashir👍❤❤❤🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪
@mohamedbishar3309
@mohamedbishar3309 2 года назад
Masha’allah💯
@lulnur1150
@lulnur1150 2 года назад
🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴❤❤❤💙🇸🇴💙🇸🇴 waa na sharafteen hadaan nahay Somali 💙🇸🇴💙 NAGEEYE💙 IYO BASHIIRBA💙
@faadumo3718
@faadumo3718 2 года назад
Maasha Allah Allah waa sax
@saamquen7928
@saamquen7928 2 года назад
Walhi waa ooyey maalintaa wiilka qalbi wanagiisa
@abdirisaqnur6118
@abdirisaqnur6118 2 года назад
Beenta ma aha ilin ayaa I soo dhaaftay
@burhanhassan524
@burhanhassan524 2 года назад
mansha ALLAH guulaysta somalida oodhanba idunku dayanaysa saa isku gacan qabateen, waxaane jeclaan lahaa madaxda somalida inay idunku daydan idinkuna iskusoo sharaxdan inaad somaliya ood madaxda kamid noqotan gulaysta insha ALLAH
@safiyororaye1641
@safiyororaye1641 2 года назад
Masha allah tabarakallah xaqiiqdi waan ku qancay hadalkooda iyo fikradooda 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@jafarally55
@jafarally55 2 года назад
MashaAllah! Very proud of you guys .
@geniabdimohamud2594
@geniabdimohamud2594 2 года назад
MashaAllah at iyo aan ugufarxay wiilasha soomaaliyet kuluguut saan alaha kadhigo
@istaahilabdullah5084
@istaahilabdullah5084 2 года назад
ماشاء الله تبارك الرحمن
@maslahahmed966
@maslahahmed966 2 года назад
Mansha,allah guulaysta
@isku-dubba-ridnaan384
@isku-dubba-ridnaan384 2 года назад
Waa salaamayaa Cabdixaafid iyo labada orodyahan ee Soomaaliyeed.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 года назад
Abdi Nageeye Bashiir abdi addunka waa idinak yaabey sidaad yeesheen idinka oo kala wadan ah lakin nasiib xumo somalida baraha bulshada waa somali maay laheyn waxey laaahen waa reer heabel iyo waa reer habel illahow somali qabiilka ka saar amiin oo mid walba gobalkiisa u barwaaqee
@xassanibraahim516
@xassanibraahim516 2 года назад
Masha.allh 2 deena libaax hor usocod wanaagsan walaalayaaal
@daganahmed2487
@daganahmed2487 2 года назад
Mashaallah tabarakallah guuuul badan idiiN rajeeynaaaa inshallah 🇸🇴♥️🙏
@hooyoali8142
@hooyoali8142 2 года назад
Masha Allah baaraka Allah brothers who helped each other that’s brotherhood, guul iyo gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️🇸🇴🥰❤️❤️❤️❤️
@faadumo3718
@faadumo3718 2 года назад
Maasha Allah
@n3imaaaa979
@n3imaaaa979 2 года назад
Mnsha Allah tabarikalaah
@abdifatahwarsame1987
@abdifatahwarsame1987 2 года назад
welldone guys.proud of you Somalinimo ha waarto..
@jdyexaashi7356
@jdyexaashi7356 2 года назад
Ilaahay, ha idin dhooro, hana wada dhooro... Soomaalinimada waxay tahay baad adduunka wada tusteen si walboo gumayste noo kala qeebshay inaysan qeebsamayn GUULAYSTA NAGEEYE & BASHIIR 🇸🇴❤️👍
@Kensey321
@Kensey321 2 года назад
Maa sha Allah So proud of their patriotism, love, and unity they showed. Brotherly love of the highest order. 😍😍😍 Love it.
@abdulfatahjamar7314
@abdulfatahjamar7314 2 года назад
They don't run for Z00malia so what is this patriotism?
@somalienglishmemes9147
@somalienglishmemes9147 2 года назад
@@abdulfatahjamar7314 bro are you amhar i was invegilating you plz tell me??
@zareedomohamud4211
@zareedomohamud4211 2 года назад
U really did it Amazing ❤ Somalia hanoo laato
@jamilamohamed4541
@jamilamohamed4541 2 года назад
Masha Allah my brother keep going
@sacdiyojaamac7568
@sacdiyojaamac7568 2 года назад
Mashaa Allaah
@mohamedabdicate4943
@mohamedabdicate4943 2 года назад
Guuleysta guulestayaal wllyaal somalini mado hawaaro w🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈👌
@edabsan_irikiba
@edabsan_irikiba 2 года назад
Maasha allaah soomali dad iska jecel dunida ma jirto wllhy 😍😍😍😍
@MohamedMohamed-tn7hg
@MohamedMohamed-tn7hg 2 года назад
Masha alaah walaahi ilaa hada qiiradi iyo farxada way iga bixi ladahay horay u socda wiilasheena ducadan idinku kalmaynayna wana qadanaya in an caawino dhalinyarada bilowga ah soomaaliya kor ALLAHA ka dhigo
@malyuundhoore487
@malyuundhoore487 2 года назад
Wiilashan wax fiican ayay sameeyeen 😍👌👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼
@munahassan8296
@munahassan8296 2 года назад
Masha Allah hanbalyo wiilashayba somlaiyeed 😍😍😍
@sharafeya3604
@sharafeya3604 2 года назад
Maashaa alaah ilaahey haxafido wiilasheeyna soomaaliyeed meelkasta eeyjoogaan guulo badan ayaan u rajeeynaa inshaallah,abdihafid ilaahey ha ku xafido
@salmaansomali5789
@salmaansomali5789 2 года назад
Mansha allah waa farxad wada jirka iyo walaalnimada dhirogalinta umada somaliweyn guul love ❤️ guul iyo gobanimo Abdi + Abdi= guul iyo farxad
@boramawi
@boramawi 2 года назад
Barnaamij RU-vid oo Somali ah oo aan dhammaysto baryahan waa kii ugu horreeyey. Sobobtuna wax kale ma ahee waa Jacayl Somalinimo oo ay i dareensiiyeen labada ciyaartoy. Noolaada saaxiibayaal.
@hubi7165
@hubi7165 2 года назад
Maanshalaah daawasho ka fiican wiligay ma daawan aad baan ugu farxay labadaas wiil
@dantadadkaiyodalka7594
@dantadadkaiyodalka7594 2 года назад
Maashaa allh abdi nageeye waxuu caalamka tusay jaceelka somalinimadu waxuu yahay in walaalkiis abdi bashiir uu tusay guulesta somalina waa ku faraxdey wanaagaa isku garabsateen hanoolato somaliya cadawga nagu kala dhex jirana allh naga saro👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾💪🏾👍🏾✅
Далее
Bashir Abdi (BEL) after winning Silver in the 10,000m
2:41
Khabib came to check on Poirier 👀 #UFC302
00:25
Просмотров 586 тыс.
Arigato !! 😂
00:11
Просмотров 3 млн
One year after Tokyo 2020 - Bashir Abdi
2:51
Просмотров 7 тыс.
Sprint Finish In Rotterdam Marathon Men's Race
3:16
Просмотров 145 тыс.
Bashir Abdi in training for Tokyo marathon
3:46
Просмотров 38 тыс.
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | ISRAEL - HAMAS WAR.
34:53
Men's 5,000m Final 🏃‍♂️| Tokyo Replays
22:51