Тёмный

ABDIAZIZ ISKILAAJI|CARAFO|TRUE STORY|OFFICIAL VIDEO 2024 

Kaarshe Production
Подписаться 127 тыс.
Просмотров 1 млн
50% 1

TRUE STORY
CARAFO
ABDIAZIZ ISKILAAJI
Ereyada:cabdirahmaan qoslaaye
Music:mustafa galde
Laxankii:Iskilaaji
Camira&Editing:A.kaarshe
----------------
Contact us our platforms
/ @kaarshe Production
/ ahmedkaarshe
Twitter: / ahmed-karshe
Kaarshe_9
TikTok: / ahmedkarshe
Email: Ahmedmohamedkarshe@gmail.com
____________________________________________________________
Copyright © 2023 Kaarshe production. All rights reserved

Опубликовано:

 

7 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 302   
@SuldanIid
@SuldanIid 4 месяца назад
Xaaskayga iyo Hooyaday mcn Aya heestan u qalanta ilaahay Abaalkiina jannada haka dhigo Hooyo mcn iyo Xaaskayga Adeeca Janno ❤😢
@IdilRashiid
@IdilRashiid 4 месяца назад
Qiimaha heestan waxa u qalanta hooyo macan ilaahy cimiriga iyo caafimaadka ha u dheereyo inta ay ka dhimatyna rabbi naxariisti jano haka warabio❤
@DEQASHODE
@DEQASHODE 4 месяца назад
Aaamiiin yaaa rabi
@AHMEDABDULAHI-f7p
@AHMEDABDULAHI-f7p 4 месяца назад
Amiin
@abasdahir8480
@abasdahir8480 4 месяца назад
@@AHMEDABDULAHI-f7po
@abasdahir8480
@abasdahir8480 4 месяца назад
Mm I
@abasdahir8480
@abasdahir8480 4 месяца назад
@@DEQASHODEmm
@rabiilerooble4395
@rabiilerooble4395 4 месяца назад
Udug la asley uunkaad u tahay ubax arooryaade Qurux baa ilwaadkeeda tahy Aad u Qaro weyne Dadnimaa astaanteeda thy Iyo abkeediiye Amaantaad amaanteeda thy Aan afkoobeyne Inta aad Ayaamaha cakiran Ii ahayd ciirsi Ama aan duruufaha ad adag Kaa irkadey maalmo Ma iloobo intaad ii tartiyo Garab istaagiiye 😢 Kaan ahay inaan kugu ahaa Adi Qirayaa 👌 Oxygen Ruuxbaa u thy Aadmi kuu jecel😘 Arin iyo aduunbaa u thy 🌎 aayo Nololeede ❤ Ma Aqaano Eray aan ku dhaho 😇 Oo Abaal guda ee 🙏
@abdishakourismail4175
@abdishakourismail4175 3 месяца назад
Hooyo Macaan ❤
@sagalabdiabdilahi2279
@sagalabdiabdilahi2279 4 месяца назад
Erayadaan hooyo uunba uqalmaan❤allow ikada mamo mcn inta dhimatay rabi ha unaxariisto ❤❤❤
@guuleedrooble300
@guuleedrooble300 4 месяца назад
Inta ila dareena inay heestani hooyo ku wacan tahay like ta ku qabta
@CumarFaarax-gj3zi
@CumarFaarax-gj3zi 4 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@daryeelkatimaha272
@daryeelkatimaha272 4 месяца назад
Hooyooyinka iyo qof walbo abaal ku galay😢😢😢😢
@MustafeMohamed-zk9iz
@MustafeMohamed-zk9iz 4 месяца назад
Hooyo mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MalyuunBarkhad-i9k
@MalyuunBarkhad-i9k 4 месяца назад
Awoowo😢&ayeeyo ayay ku fiicantahay❤❤❤❤wll😢😢😢
@maryanabdullahiahmed
@maryanabdullahiahmed 3 месяца назад
@@MustafeMohamed-zk9izbuggy B gh y h b. Be like 😊him B n I uguuvvvuny
@CudoonHoney
@CudoonHoney 4 месяца назад
oxgyena ruux baad utahy Admi kuu jecele arin iyo aduun baa utahy aaayo nololeede maqaano eray aan ku dhoho oo abaal gudo eee kuuu ogi intaad igashoo urka kaa idhiyeee 🤴🏻🌍♥️
@superkimzee9003
@superkimzee9003 4 месяца назад
Oxygen ruux baad utahay admi kuu jecele Arin iyo aduun baa utahay aayo nololeede maaqaano eray aan kuu dhoho oo abaal gudo eee kuu ogi intaad igaashoo urka kaa idhiyee
@munaliizaCabdi
@munaliizaCabdi 3 месяца назад
heestan ma arkin lakiin waax isoo diray xjigayga dhib dheef wada qaybsanay waaxaan wada joognaa 6sano ilahy ubad khayr qaba hana siiyo love you amore mio❤😢
@somalitiktokvedios2090
@somalitiktokvedios2090 3 месяца назад
E1
@axmedabubakar7921
@axmedabubakar7921 3 месяца назад
aamin aamin ilmo D D D anfaca allle ha idin siiyo😢
@Qumaneey
@Qumaneey Месяц назад
Ilmo bariyaal ah allah ku siyo abayo sabar wa helesan i.a quraan na isasa saara i.a 😢
@alfanangalasyare
@alfanangalasyare 3 месяца назад
Hooyo mcn iyo xaskayga ilahay labada ii xafid waa garbahayge ❤🎉🎉amiin Amiin ❤❤❤🎉🎉
@abdifatahgiire2408
@abdifatahgiire2408 4 месяца назад
Carafo hooyadii maa ladhaa heestan waalid lee u qalmo❤❤❤❤❤
@hodanabiib5299
@hodanabiib5299 4 месяца назад
Wlhi heestan walalkey pa UQALMA CURADKI HOYADEY HAMSE ❤....IMSS YOU WLL❤
@FatimaMohamed233
@FatimaMohamed233 2 месяца назад
Ayeeydy mcn heeskan iska leh ma aqaan Eray aan ku dhaho oo abaal guda’e Noloshyda oo idil weye ayeeydy mcn ilhow cimri dheer iyo. Cafimd ku sii noloshyda waxad la so marty ma ilaawo maxd naftda Ii hurty😢❤❤❤
@RahmoMohamedAbdi
@RahmoMohamedAbdi 4 месяца назад
Fananinta somaliyed iskalaji iyo bk ba murti ku hesijiray lkn bk fanka waka baxay iskalajila alah ka madobeyo 😊
@BadracabdiYousufmaxamed
@BadracabdiYousufmaxamed 4 месяца назад
Hooyo mcn ilahayo ikaa daa
@umalkhairfarahismail3271
@umalkhairfarahismail3271 4 месяца назад
Hees qiimaleh hooyo macaan ale haykaa daayo caafimadna hakusiyaadiyo akhirana jano fardawsana abaal gud hakaadhigo hooyo macaneey 😢
@MustafmohamedSaney
@MustafmohamedSaney 3 месяца назад
Allow amiiin
@Amina_624
@Amina_624 4 месяца назад
Heeeees waaa dhaaafte wlhi ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ayaninadee176
@ayaninadee176 4 месяца назад
Maanshallah hees quruxoon 🎉❤👏 🙌 👌
@CashoaxmedAli
@CashoaxmedAli 4 месяца назад
Hooyo mcn aga jogaaga kaliyan u xisay janooy Allah igu simo intan ku imaanayo adigo cafimad qaba iyo anigo cafimad qaba manta waxa iga nasiib fican qofka kaso Tooso. Guriga hoyaadis ina sha allah waxan allah ka barayaya inan dib u gulaano janooy aadun iyo 😢😢😢😢😢😢Aqiraba taahay Hooyo mcn ❤
@cabdiraxmanmuumin2417
@cabdiraxmanmuumin2417 3 месяца назад
Wlhi hestan hoyadey iyo boqoradeyda o kunool dalka sacudi carabi iga mudan❤❤❤ Iga gudooma 2bada boqor❤❤❤
@mohaudnoor520
@mohaudnoor520 3 месяца назад
Hoyo iyo dum cimri dher❤
@muadanas5741
@muadanas5741 4 месяца назад
Hooyo ❤mcn......nolasheydii......ilahy ka ika dayo..... cafimad iyo farxad .....iyo..... ciimri dher.....ayan ku rajeynaya🎉🎉
@hindaabshir9469
@hindaabshir9469 4 месяца назад
Ayyyyyyy Fanaaanka sooomaalida ugu jeclhy ❤
@Bashka-nm7wg
@Bashka-nm7wg 3 месяца назад
❤Masha allah❤ my dear iskiraaji I love u qali❤
@abdirihmanhassan4550
@abdirihmanhassan4550 4 месяца назад
Inta aad ayamahan cakiran ii ahayd ciirsi ama aan duruufaha ad adag kaa ir kaday maalmo ma ilaawo inta ii dartay garab istaage intan ahay Adiga kugu ahay🥺 Ma Aqaano EraY aan ku dhaho oo AbaaL gudaye😢 kuu ogi inta ii gasho uurka ka iriye 🥺 👸 ••Xili adaG aya ku bartay waliba goob aan asxab iyo family iga ag dhawayn xiliga adag aya qofkaga saxda la ogada in kasto wayuhu isku kaya samixi wayay 🥰Alle Meel kasta ha kugu dhawro 🤲••21/9/2023♤
@ubahzubeir5751
@ubahzubeir5751 2 месяца назад
❤❤❤❤❤
@abdinaasir9723
@abdinaasir9723 4 месяца назад
Legendary Heesahaaga dhami waa top
@najmainaabdourahmann3134
@najmainaabdourahmann3134 2 месяца назад
Ma cousine Amina ali Moussa est filsan ali Moussa wad u qalanta heestan ❤❤😢🙏🏽🙏🏽
@ikranabib7919
@ikranabib7919 4 месяца назад
Wow a great song from the legend iskalaji thanks wllo ❤❤❤❤❤❤
@dhagasayn6370
@dhagasayn6370 4 месяца назад
Hooyo allah cimriga iyo caafimadkaba allah hakuuu dheereeyo ❤
@abkowabullaahi3655
@abkowabullaahi3655 Месяц назад
Waya iga gadaan tahaya isakiraji heest nuxur aya ku jirato inser nolow❤❤❤❤❤❤❤❤
@AyaanBilaan11111vvcff
@AyaanBilaan11111vvcff 4 месяца назад
Fanan ugu heesaha macan ee an Marna falognoqon maayaan marna ina abti guùl ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@habiibaawale2097
@habiibaawale2097 4 месяца назад
Ay hees iyo bar Iskalaaji my singer👌❤️
@dekadhore5555
@dekadhore5555 3 месяца назад
I listen to day date is 11/06/24 I remember this song my little sister help for me everything I said guys everything I mean she did to me my dream true I love you shukari Hassan abdi 🎉❤🎉❤😊
@alfanangalasyare
@alfanangalasyare 3 месяца назад
Abdiraxman qoslaye abwan qima badan abdicasis iskilaaji fanan qima badan jiira jooga gooba tihine❤🎉🎉🎉🎉
@leilaosmanleilaosman7482
@leilaosmanleilaosman7482 2 месяца назад
Hooyo mcn ❤️
@saidmohamed2052
@saidmohamed2052 4 месяца назад
Saan u heesa ama iska daaya fanka, axsan fanaan iskalaaji👌☺️
@Sherazadebella
@Sherazadebella 4 месяца назад
Mashaallah i liket ❤❤❤
@maandeeqahmed6300
@maandeeqahmed6300 4 месяца назад
Hooyo macaan baa u qalanta heestan hooyo macaan illhy hakuu naxariisto la,aan waa nolol la,aan walhy hooyo 😭😭
@Mahamed284
@Mahamed284 4 месяца назад
Marti la jecelyahay allaha ka dhigo
@amirah3889
@amirah3889 4 месяца назад
Inta aad ayaamaha cakiran ii ahayd ciirsi Ama aan duruufaha ad adag kaa irkaday maalmo Ma ilaawo intaad ii tartiyo garab istaagiiye Tan aan ahay inaan kugu ahaan ani qiraayaaye🥹Ⓜ️❤ Nin gob ah oo ku jecel ku ilaashada ,hal maalina aan kuu ogolaanin silac inaad muteysato dhib kastana garab kaaga ah kaana ilaaliyay kaligaa inaad dhib la ilmeyso,farxad io murugba kula qeybsaday baa erayadas u qalmo Rabbiyow wan haystaa mid xad la’aan ii jecel ana aan u jeclahay ee calaf iskugu kaaya dar..
@MarwaAli-zb8od
@MarwaAli-zb8od 4 месяца назад
Iskalaaji cidaan dhagysan muxu dhagysta fav all the time❤️❤️❤️🔥
@quruxoday533
@quruxoday533 4 месяца назад
Beautifull song i love it ❤oxygen baad u tahay ruux admiga kuu jecel
@ayaangobaad200
@ayaangobaad200 3 месяца назад
Hooyadey macan baa i so tirtey Allāha idaye cimri dheer iyo cafimad ha isiye ❤i love mom 👸👑
@CasalCasal-r2v
@CasalCasal-r2v 4 месяца назад
Listening June/8 2024 time is 12:02 pm while struggling in the uk 🇬🇧 with my sick dad I appreciate whoever helping me 😢
@IdilRashiid
@IdilRashiid 4 месяца назад
Quick recovery insha allh
@sundusdhalosundusdhalo1446
@sundusdhalosundusdhalo1446 3 месяца назад
Quick recovery insha allah walaalo😢
@somalicrazyclips6566
@somalicrazyclips6566 3 месяца назад
Full recovery In Sha Allah
@faryarmuusa9323
@faryarmuusa9323 3 месяца назад
Allah ha cafiiyo your dad❤
@MustafmohamedSaney
@MustafmohamedSaney 3 месяца назад
Quick shifaaa inshlllh duca kuu awoodaa
@maxamedxasaasi2887
@maxamedxasaasi2887 3 месяца назад
Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 allow nabad noga dhiga aaaaamiiinnaa😢yarbi 😢😢😢😢
@iftincabdulaahi-px7fx
@iftincabdulaahi-px7fx 4 месяца назад
Jah jah iskalji xge no wada wabo nawadye Alka fanan an tagero get going
@Arafoeleye
@Arafoeleye 18 дней назад
Hestaydi❤
@dawladchannel485
@dawladchannel485 4 месяца назад
iskaraaji Top one ☝️ songs 🎺🎻🎷🎸🥁
@Anisahayaan
@Anisahayaan 3 месяца назад
heees way dhaafty tan❤❤❤❤
@RaxmaAdan-d3s
@RaxmaAdan-d3s 4 месяца назад
Iskalaj is not easy 🎉❤❤
@CashoaxmedAli
@CashoaxmedAli 4 месяца назад
Hooyo mcn sahro yuusuf ciise cumar malinti igu aa keed anaan kugu ogeen xoolo ayaan cadow aniga kuso dontay gurigisa. Ima. Aadan canaan pls. Ha iga dilin aniga bixinayo lcgta Hooyo mcn Allah ku xifdiyo abaalkaga ma gudi karo janooy 😢😢😢😢😢
@maxamedcashuur8253
@maxamedcashuur8253 4 месяца назад
😢😢😢😢😢😢😢
@abdifatahgiire2408
@abdifatahgiire2408 4 месяца назад
😢😢😢😢😢
@Hinda2053
@Hinda2053 4 месяца назад
Kuu Ogi Intaad Iigashon Uurka Kaa Iriyoo❤
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 3 месяца назад
Wow❤❤😊
@MunaYusufAhmed
@MunaYusufAhmed 4 месяца назад
Abahry mcn dhabarkiisa igu qadi jiray anigo xanuunsan hospital igeen jjray 😭😭😭😭😭 abaalkada jano allh kadhigo allaw ha iga hormarin🤲🤲🤲❤❤❤❤
@shukriosman2864
@shukriosman2864 3 месяца назад
Anigana anigoo gubtay hoyaday subax kasta way ixambari jirtay hospital iga soo dhayi jirtay weliba waan cuslaa Allah korkeeda cadaabta haka xorayo weligay jeceelkii hayaday qalbigay kama bixin ❤
@sudiissa5701
@sudiissa5701 Месяц назад
Nice song nice voice iskalaaji ❤❤❤
@NadiiraShabelle
@NadiiraShabelle 3 месяца назад
I love you iskalaji❤❤❤ I love you Hooyo mcn alle cumriga ha ku siyadsho
@RahmaHoussein-b2o
@RahmaHoussein-b2o 26 дней назад
Thank you habibi je taime toi habibi qali thank you 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@MaryamoDaauudhuseen
@MaryamoDaauudhuseen 4 месяца назад
Heesta fmly mudan hoyo aabo abowe abyo wlh malin mel igama tagin alow idin daa ma aqan eray an ku dhaho o abaal gudo ah my nolol❤❤❤❤
@MohaSalaad-wn6rp
@MohaSalaad-wn6rp 3 месяца назад
Marka aan eegey qiimeynta Erayada iyo naxwah heeska waxa cadaatey qofka keliya ee mnta intas lo qudha in ay thahy hooyo mcn allow hooyo mcn caafimaad dheer iyo cibaado suban inta dhimateyna naxriisti jano allow ka waraabi aanmin ❤
@Degan12398
@Degan12398 4 месяца назад
Oxygena ruux baad utahay aadmi kujecele❤ arrin io aduun ba uthy aayo nololede😭 ma aqano erey aan kudhaho abaal gudo’e 🫅🌎kuogi intad iigashon uurka ka iriye, mommy intaad iigashaan uurka ka iriye😭🥹❤️❤️❤️
@idmanxaji4227
@idmanxaji4227 4 месяца назад
Iskalaji hadusan Ahaan laheen heesba kuma ciil bixi laheen nolow intee nolol jirto heesaha karshe mahadsanid dumashi ❤
@jibriilkahin15
@jibriilkahin15 4 месяца назад
Oxygena ruux baad u tahay Aadmi kuu jecele Arin iyo aduun baad u tahay Aayo nololeede Ma aqaano eray aan ku dhaho Oo abaal guda 'e My queen niciima ❤❤❤
@said07-ts9py
@said07-ts9py 22 дня назад
❤❤❤❤iskalaaji
@FaakihaMahad
@FaakihaMahad 2 месяца назад
Heestn Awoogy kliy iska Lee ilhow cafimdk iyo cimrig udhere😢❤
@carabeetocade
@carabeetocade 2 месяца назад
Goat 🐐 qamarka ❤❤❤
@FarahMucad
@FarahMucad 4 месяца назад
Wow Zxpkey kaarshe 🫡❤️🎧✌🏼👀
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 4 месяца назад
Erayadu Waa Top Laakiin Laxanka Waxbaa ka khaldan Waa aragtideyda
@axmeddeeqfaarax1122
@axmeddeeqfaarax1122 4 месяца назад
Waan kugu raacey laxanka iyo erayadu isma leh
@hiboahmed344
@hiboahmed344 3 месяца назад
Dedier a ma belle-sœur une belle sœur pas comme tout les autre une femme forte le paradis sur terre , la mère de mes petite tresor 🥰🥰🥰🥰
@umalkhayrmaxamed2489
@umalkhayrmaxamed2489 3 месяца назад
Hooyo 🥰❤️
@AbdirahmanGelle-v9k
@AbdirahmanGelle-v9k 4 месяца назад
Mansha Allaha Abti Ciise Celeye❤💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕👋
@cabdimaalikkaskeey4881
@cabdimaalikkaskeey4881 2 месяца назад
Inta aad ayaamaha Cakiran ii Aheed Ciirsi Ama aan daruufaha ad adag kaa irkaday maalmo MA ilaawo intaad ii Tartiyo Garab istaagiye ❤❤❤❤❤
@siyaadshire9915
@siyaadshire9915 7 дней назад
My NIGGA Somalia 🇸🇴 SIYAAD Cali Shire 🎉.
@duniyafidow6976
@duniyafidow6976 4 месяца назад
❤ Thank you always
@Dhooley..
@Dhooley.. 3 месяца назад
Heesta hooyo ma loo qaday..😢
@siidkadememphis6505
@siidkadememphis6505 3 месяца назад
Waaw weligey ma maqlin hees udhiganta
@Yaxyearokhohaa
@Yaxyearokhohaa 3 месяца назад
Hooyo mcn❤❤❤
@RaxmoMaxamed-h5t
@RaxmoMaxamed-h5t Месяц назад
Hooyo Mcnto ❤❤❤❤ magudo abalkada alle haika xafido ❤❤❤
@MounaHoussein-rd2lu
@MounaHoussein-rd2lu 2 месяца назад
Thany you. Habibi❤❤❤❤❤❤❤
@Zahra-r1u9k
@Zahra-r1u9k 3 месяца назад
Màchallaah SomaLi baanhay guul guul Muqdisho hooy macaaney Bandir guul❤❤❤❤❤❤Xamre Cadey❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Suisse Genev❤❤❤❤❤❤❤❤
@SharmaakeMohamed-x5k
@SharmaakeMohamed-x5k 2 дня назад
Walashey iga yar qof aan ehen uma malenayo ine intaanba kulansadeen
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Месяц назад
Hadaad adoo heesta dhagaysaya Coment akhrinayso like dhac ku sii
@phardowsaSimbalizim
@phardowsaSimbalizim 4 месяца назад
M.a my fvr snger❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@lakiahmed6761
@lakiahmed6761 4 месяца назад
Heeestah hoyo mcn uqalantaaH
@tgrlucky6328
@tgrlucky6328 4 месяца назад
One of the best singer of somalia abdiaziz iskilaaji ❤
@kaltuunali3449
@kaltuunali3449 4 месяца назад
Iskalaji ninka fanka aan ka tageero ❤
@MohamudAhmed-ty3qq
@MohamudAhmed-ty3qq 4 месяца назад
waa hees iyo bar , 🗒️✍️🤚
@ShukriCabduqadir-bb6hr
@ShukriCabduqadir-bb6hr 4 месяца назад
Hestaan mar aan u baahna ayey so baxde ma ilaabin inta ii tartiyo garab istaagiye intan waad I sameysaaye maxaa isku fahmi la,nahay oo mar walba isku qilaafna 🥲🥲🥲🥲
@HodanMohamed-wb6qv
@HodanMohamed-wb6qv 3 месяца назад
Walee heestani hooyadayba ma so dhaafayso ❤❤❤❤❤❤
@AbdullahiTarsan
@AbdullahiTarsan 4 месяца назад
Oxygena ruux baad u tahay aadmi kujecele ❤ Arri io aduun ba u thy aayo noloede 😢 ma aqano erey aan kudhaho abaal gudo e 🤴 kuogi intad iigashon uurka ka iriye xamda gabosan ❤️🫂🥺🙏
@SemsemAli-v7y
@SemsemAli-v7y 3 месяца назад
Cadima ahaa hestan ❤❤❤🌹🌹🌹👏👏👍👍
@marwaanxanuur8892
@marwaanxanuur8892 3 месяца назад
MIDDAAN HEES WAA AY DHAAFTAY. 🔥 ❤❤
@sayruqsadri2163
@sayruqsadri2163 4 месяца назад
Mi fv person❤iskalaji ❤️🤴 ma aqaano eray aan kudhaho oo balgudayo abdirabi
@abdirabbiahmed9158
@abdirabbiahmed9158 4 месяца назад
Dadnimaa astaanteeda tahay iyo abkeediyee😍 amaanta amaanteeda tahay aan afkoobeynin🫅😍
@abdikarimhurre2587
@abdikarimhurre2587 4 месяца назад
Hees murti iyo miiro mcn iskilaaji ugu imaw❤
@ayuubmakaran7277
@ayuubmakaran7277 4 месяца назад
Big boss iskalaaji
@modest_181
@modest_181 2 месяца назад
Love this song ❤❤
@UbaxMaxamed-h9b
@UbaxMaxamed-h9b 4 месяца назад
Hees hooyo weeye tan❤
@hafsoahmed1439
@hafsoahmed1439 4 месяца назад
Tan ahay Ina kugu ahy adiga qiraya 😢❤ Allah ku naxaristo 😭 Aape mcn 😭🥹❤️
@FadumoAbukar-k6z
@FadumoAbukar-k6z 3 месяца назад
Axsan hees❤❤iskalaji❤❤
@abdiaziizsalahahmed8206
@abdiaziizsalahahmed8206 4 месяца назад
Fav.singer cabdicasiis iskalaji❤
@shakuurashacni
@shakuurashacni 3 месяца назад
Listening June 17 /2024 time 9:52 pm hbn salsa ah Eid carafo
@israAliidan
@israAliidan 4 месяца назад
Iskalaji my best fanan iyo hees cajiba❤
@muusesiciidjire4609
@muusesiciidjire4609 4 месяца назад
Mom I live You❤
@siyaadshire9915
@siyaadshire9915 7 дней назад
👉🏾ATL to my family🎶🎵💫🔑 ONE in the world 👁🌎 💯🎶🎵
Далее
ОРБИЗ-ГАН за 1$ vs 10$ vs 100$!
19:01
Просмотров 360 тыс.
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
Просмотров 523 тыс.
Dhakhso iigu soo noqo iskaaji
6:02
Просмотров 8 тыс.
MAXAMED DAYAX -  XASUUSAHA MADOOW OFFICIAL VIDEO 2024
7:50
Iskalaaji Hees Cusub Dhameys   ( Lyrics ) 2018
4:23
Просмотров 1,3 млн
ISKILAAJI | NASRI EEBE | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:04
ABDIRAHMAN NASRI- KUGU MARMAY OFFICIAL VIDEO
4:31
Просмотров 433 тыс.