Тёмный

ABDIFATAH YARE IYO AYAAN WADANI | SOO HOR CAASHAQA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021 

ABDI ASKARI TUBE
Подписаться 1,7 млн
Просмотров 1,3 млн
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 271   
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 года назад
Ereyadiii Dhaqtarkii Jacaylka Ustaad Abwaan Maxamed Cali Kaariye Legend Xusuustii Codadkii Samatar Iyo Khadiijo Khalanjo Iyo dib unooleyntiii Cabdifitaax yare iyo ayaan Wadani Waxbaaa ka dhacay intaan ogyn ha ogaadaan imika
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 года назад
Laxamkii Lugeey
@user-bk4ex3zm6o
@user-bk4ex3zm6o 3 года назад
Inta sarirtoda ku cideyso is muuuji bal✌😂
@lacallatubemedia8089
@lacallatubemedia8089 3 года назад
Team sariirta
@geedixasan4601
@geedixasan4601 3 года назад
Team sarir ani umul ahay sarirta aa ku ciidoyaa👍😂😁
@lacallatubemedia8089
@lacallatubemedia8089 3 года назад
Umul cafimaad qabta insha alaah adiga iyo nuunahaga yar ciid wanaaagsan
@Schools-d2t
@Schools-d2t 3 года назад
Me sariirtayda
@naimasharrif5273
@naimasharrif5273 3 года назад
Waykana maxaa rabtin an idin ka jifane 🤣
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 3 года назад
Xidigta muqdisho ayaan wadani qofta keliya nooleeyso heesiihii hore ❤❤❤
@Jarmalka1251
@Jarmalka1251 3 года назад
Ayaan wadani gabadh heesta hada oo ka cod mcn ma jirto wlhi marka dawado fanka ayeeyba ijecleysiidaa
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 3 года назад
Shaadiyo sharaf ka dhax bax dadka heesaayo 🤣🤣 Libaax laba maaha abdiaskari tube keep going yarka shida muqdisho cadeey 🇸🇴🇸🇴❤❤
@wehliyefareey4425
@wehliyefareey4425 3 года назад
Sxb Sacdiyo la aanteed masraxa marooraayo mashallah. Iyo saygeeda Abdifitaax new jub.👉🏼🎷🎼.
@hamdafarah7619
@hamdafarah7619 3 года назад
Adiku a
@Boqoradda
@Boqoradda Год назад
Hhhhhhhhhh ma aragtaa
@mustafebulshaale2648
@mustafebulshaale2648 3 года назад
Gabdhaan Ayaan waan ka helay wlhi, caadi maahan qurux cod iyo deganaan ayay isku darsatay.
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 года назад
Ihihihihihihiii waatan yartan qaybaan ka ahay.absuttly
@bellasisou1044
@bellasisou1044 3 года назад
Mashallah waa xasuustii hoblada waabari xasan aadaan iyo khadiija qalanjo hadaan khaldamay isaxa ciid mubarak dhamaan umada soomaaliyed meel kastooy joogaan 🎆🎉♥️🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@asmaaadan3754
@asmaaadan3754 3 года назад
Maalllaawlllhii💓💓💓💓💓💓🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@deeqcabdi9115
@deeqcabdi9115 3 года назад
@@asmaaadan3754 gym. ,57ujiutb
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 года назад
Ereyadiii dhaqtarkii jacaylka Abwaan maxamed cali kaariye
@xamdixamdi5117
@xamdixamdi5117 2 года назад
@@asmaaadan3754 kkkkkkk
@xamdixamdi5117
@xamdixamdi5117 2 года назад
O11i11111111
@Shacni724
@Shacni724 3 года назад
Waa wareey ayaan wadani walee cod waa haysaa❤️❤️❤️🙉
@hirsaaqaofficail2329
@hirsaaqaofficail2329 3 года назад
Iid mubaarak umada islaamka ah farxada iida awgeed 1k igaadhsiya
@isroali4774
@isroali4774 3 года назад
Mn sha allh runtii sndka fananinta reer muqdisho waxba lagama qaban karo inaba caadi maha nooladan idi leyhy fnaninteena abdi fitaax yre iyo ayaan wadani laba fanan aan jeclhy
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 3 года назад
Maadaama tacsi taalo ma ahayn in barnaamijkan la dhigo Alla fanaaninta maba naxayan
@Najmabdullahii
@Najmabdullahii 3 года назад
ayado nool ladhigay
@hodanyusuf5495
@hodanyusuf5495 3 года назад
Cajib walahi reer muqdisho waxay bareten labiski iyo meykabki
@liibaanahmed8533
@liibaanahmed8533 3 года назад
Mustaf karama ninka kaliya fanka muqdisho noleeyey beat qurxoon teempo mcn dren leh
@suldankasomaliya3257
@suldankasomaliya3257 3 года назад
Xaqiiq👏💯😘sxb beenta mhn
@suldankasomaliya3257
@suldankasomaliya3257 3 года назад
Legend @mustafe karaama👏👏👏💯🥰
@Abduljeylani
@Abduljeylani 3 года назад
Meel buu Mustaf music-ga ka qaldey
@guureeye8459
@guureeye8459 3 года назад
Inta heestaan maanta ugu horeeyso ismuujiya
@hanadahmed8389
@hanadahmed8389 3 года назад
hehehe ma adigaa somali ah hadaad heestani garan wayday
@odayibnuoday1919
@odayibnuoday1919 3 года назад
2010 miyaad dhalatay
@kingasadlove3411
@kingasadlove3411 3 года назад
Anaa kula mid ah maanta igu horeyso 🤔
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 3 года назад
Eid mubarak Free falastin wll uduceeya rer falastin in cadowga Alle kaqaado
@HOBYOELECTRONICS008
@HOBYOELECTRONICS008 3 года назад
Ameeeen
@bashkatube8630
@bashkatube8630 3 года назад
Askari sxb heestii shaado iyo c fatax nososii daa
@iimaanhassan8095
@iimaanhassan8095 3 года назад
Abdifatax yare iyo ayaan wadani heestan xasuus ayaan na galisiin alla yaa cisak❤️🥰
@faraxabdiahmed6819
@faraxabdiahmed6819 3 года назад
Ninka ugu degan fanaaniinta waa m tobanle
@kumikumi224
@kumikumi224 3 года назад
Inanta ugu codka macan fananinta muqdisho boqorada codka ayaan wadani
@prettysweaty7523
@prettysweaty7523 3 года назад
Shaadiyo gaadhkey ku jirtaa wlhi fariid dheh halkaa kaga hay 😂😂😂😂
@miskimohamed9868
@miskimohamed9868 3 года назад
Ayaan wadani gabar fankeda jeclahay hore u soco❤❤❤
@samsamadam9641
@samsamadam9641 3 года назад
Wow one of the best 👌 songs 🎵 👏 heesihii hore wax gaara malaha waah waah aan kamaqli jirey my hooyo calashan eesh calaaa 🥰🤣😂❤❤👍👍👏👏👏 iyo waliba best fananiim ayaan wadani iyo cabdifitaax yare codkooda halaasigaah maasha Allah 🥰😍👏❤👏👏
@mohamedbuaalechannel2396
@mohamedbuaalechannel2396 3 года назад
Legend Abdi fatax iyo ayan wadani ciid mubaark bahda fanka dhamaan
@Osoble_69
@Osoble_69 10 месяцев назад
ayaan wadani waaw💯👏 ayaan wadani wlh waxaa moodaa fanaanadii hore waa talented cod alle ugu deeqay xaqiiq
@abdiyusufabdirahman6039
@abdiyusufabdirahman6039 2 года назад
IQRRA INDHO UF BAA LAGU YIRI CARIIRI JECLAA, WAA NAAG JILICSAN DHUUSO
@rahmahassan4543
@rahmahassan4543 3 года назад
Shaadiya odayga ilaalis ku heesa ya ila argy kkkkkk
@sheekeeye369
@sheekeeye369 3 года назад
Xusuus weyn Samatar iyo Khadiijo qalanjo❤💯
@ladanq5197
@ladanq5197 3 года назад
Ayaan wadani waa gabadh cod magool camal haysato codkaa waxaa ka daran daganaanta 👍👍👍👍👍👍👍👍
@ikraanzalleepan5421
@ikraanzalleepan5421 3 года назад
waaaw hetan mcn waye mesha di ayay dhigin Cabdifatah iyo Ayn wadani💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@leylaladanm2290
@leylaladanm2290 3 года назад
Armey shadiyo run run moodaye ayaan beerka loga dhacaa kkkkkk
@najaxcawil1578
@najaxcawil1578 3 года назад
Ayaan wadani iyaduma waa xaas say odhanaysa
@aminaosman1807
@aminaosman1807 Год назад
Masha allaah walaahi waalaga marmey fanaanintii reer waqooyi viva koofur
@abdihakimmohamed3196
@abdihakimmohamed3196 3 года назад
Shaadiya sharaf caadi maaha. Heesta iyo sawirka kor ay kalasocotaa. Waaaaaaaw
@khalidahmedindhoindho8780
@khalidahmedindhoindho8780 3 года назад
Mansha allah ayan aad ayaad u cod macaan tahy rabi hakuu siyaadiyo Ciid Mubaarak
@istel3283
@istel3283 3 года назад
Walee anigu waa ku heeysataa Ayaan wadani iyo abdifitah yare💙💜🇸🇴❤xamar cadeey waa shideen💜❤🇸🇴waayo waayo waliba heestaan Kuma jirto❤💜💙🙏soo badiyaha heesihii hore ee talntaaliga ahaa❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎤🎤🎤🎤
@ruunxasancadeey7862
@ruunxasancadeey7862 3 года назад
Wow fanin cod mcn wlhi samatar magol io dales xabibo xasan toxow salaad darbi faninti muqdisho wad uqalantan
@hilaalali3054
@hilaalali3054 3 года назад
Shadiyo...isku kalsoonaanta baro....mile baa lagaa arkaa maseyrkaage.....
@behumble3829
@behumble3829 3 года назад
Ayaan wadani fananintii hore waxba iigama duwana wlaahi gacana u taagay
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 года назад
Iyo kabadanba.qadarinta waatan.👋👋👋👋👋👋👋👋dunida galaba waa caynbacayn.waaqifna.
@suweydaqurux869
@suweydaqurux869 3 года назад
Masha allh abdi fitax yare codba ku dhamada 🇸🇴🇸🇴
@kaanuulyrics9895
@kaanuulyrics9895 3 года назад
Askariyow tank you mcn badan kaa sugeynaa
@umumunawar4442
@umumunawar4442 3 года назад
Horta shaadiyo maxad liskuqawisaa garbasarta maad saratidh walaaley kolbo dhambi waad kujirtaye
@dekafarah8299
@dekafarah8299 3 года назад
Qof qaawan biyo iskama dhowro
@farhiaali5107
@farhiaali5107 3 года назад
Ciid MUBAARAK dhamaantiin
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 3 года назад
fadlan cidda Darteed igu sara subscribed
@nuursheick1182
@nuursheick1182 2 года назад
wad shidan tihin cabdi fatax yare hestan xasuus wlhi
@nasrohuseyin9829
@nasrohuseyin9829 3 года назад
ayan wadan wa qof Qalbi saafiya
@samataraadan3972
@samataraadan3972 3 года назад
Shaadiya sharaf kor bay ka daawanaysaa Heesta😂
@munazabdi9223
@munazabdi9223 3 года назад
Ayaan wadani boqorada codka❤️
@osmanshareefahmedyahya4336
@osmanshareefahmedyahya4336 2 года назад
Masha Allah Wallaal 👍 Codad Halaasi Ah Xasuus Hore Xasan Aadan Iyo Qalanja
@mohamedsharif7156
@mohamedsharif7156 3 года назад
My fav legend 👏👏👏,
@dheemandhaladofficial6018
@dheemandhaladofficial6018 3 года назад
Shadiyo masera keeda anaa daree maya
@xamdixaajimuuse5014
@xamdixaajimuuse5014 3 года назад
Wooooow cod bay haysa ileen ayaan
@ikraancaday9525
@ikraancaday9525 3 года назад
Walal nosogali hesti gabadha mesha kaqady ee calaf io wad moye
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 года назад
Tanoon laqabanin ama laylawaadin farxadbaan heee hee khatraaaaaaaay.haweeen dumaraaaaaaay.maalin caday
@UseeyJajjab-se5py
@UseeyJajjab-se5py Год назад
What beutyful song ayan wadani iyo abdifitah yare
@farhiahussein5544
@farhiahussein5544 3 года назад
War heesta laxankeedii hore garaacista ka dhaaf ayaan wadani xoogaa soo dhaweysba🤣
@princejuba
@princejuba 3 года назад
Ayaan Dhoola cadeyskeeda quruxbadan weliba xishood wata masha allah
@guuyareguuyare4992
@guuyareguuyare4992 3 года назад
Eid mubarak
@ladanxaaji6671
@ladanxaaji6671 3 года назад
Xusustii xasan adan iyo qadiijo qalanjo ....hees hore
@abdiqafarkulow9589
@abdiqafarkulow9589 2 года назад
Abdifatah yare aniga u iga fican yahay wlhi ninka sharka xad wataaa nagtisu ayu selfie lagaliya firi
@atirishomagalo6480
@atirishomagalo6480 3 года назад
Boqorada codka ❤️❤️❤️
@farhiahassan2109
@farhiahassan2109 3 года назад
Nin naagtiisa maslaxa kula saaran la hees makii laku yiraahdo waa wadnaxanuun🤣🤣
@naimasharrif5273
@naimasharrif5273 3 года назад
Wlhi waan qosley
@saidanur2820
@saidanur2820 3 года назад
Abdifatah manshaallah wow
@daletaalidaleta8838
@daletaalidaleta8838 3 года назад
Xasuutii. Xasan Adan samatar iyo mamii khadiijo qalanjo, 1978
@baxsaniitabaxsanta5796
@baxsaniitabaxsanta5796 3 года назад
Labadii xul ooliisku helay maxaa kasoo bixikarad isleedahay. Waasidaaaan
@haldoordumar6770
@haldoordumar6770 3 года назад
Heeso cusub leyihin maxa udiiday hesihi hore uunbay sharafta kaga ciyarayaane
@shariifcabdulqaadir4608
@shariifcabdulqaadir4608 Год назад
Legend wn ku wataaa lan dheeri 2 mahn
@aishakiin4071
@aishakiin4071 3 года назад
Shaadiya sharaf naag Ada Amanka adkee.
@ahmeddayib8121
@ahmeddayib8121 3 года назад
Wan ku haystaa Ayan wadani
@fartunmohamed8253
@fartunmohamed8253 3 года назад
Ayxaa cod Ayaan wadani love u huuno 🥰
@hodanahmedhodanahmed9453
@hodanahmedhodanahmed9453 3 года назад
Shadiyoy damir mjiro miya ninka nag kle ayu leya warkas hhh
@usaamaosman308
@usaamaosman308 3 года назад
Boqorad cod baxsan ayaan wadani waxey astaan utahey fanka somalida iyo fanaaniinta
@J_Dub63
@J_Dub63 2 года назад
Heesihii hore wax dhaama lama hayo !
@musekhadir3888
@musekhadir3888 3 года назад
Muqdisho is on 🔥, Masha Allah hore u socda
@ckhassan4501
@ckhassan4501 Год назад
Ma fav song❤
@youngbinyarrow6442
@youngbinyarrow6442 3 года назад
Baba jey aaawi hee maarkihayo showga
@hodanabdishakur4335
@hodanabdishakur4335 3 года назад
askari sxb hesta shadiyo iyo abdifatah no sadaa
@ciidankaqabta9725
@ciidankaqabta9725 3 года назад
Ciid mubaarak somali maxamed
@abdirahmanabdullahi3491
@abdirahmanabdullahi3491 3 года назад
Eid mubarak somali mohamed
@azhmeercawil6522
@azhmeercawil6522 3 года назад
Awey Ismail Arka
@mariyahassan4897
@mariyahassan4897 3 года назад
heesdi ayaan wadani iyo ismaacil aarka meeday horta soo gali deee
@ahmedabdi6723
@ahmedabdi6723 3 года назад
Fansnkeyqa.manshaalah.cathi.maaha.alahakuhafithu.wankuwataa❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏
@habaysanechannel5293
@habaysanechannel5293 3 года назад
Ayaan wadani baanba kuhaystaa
@malyuuncabdinaasir6261
@malyuuncabdinaasir6261 2 года назад
Tan fanka tuugay latimi
@saidanur2820
@saidanur2820 3 года назад
Wow wow wow yarta
@ruqiabashir2226
@ruqiabashir2226 3 года назад
MASHA ALAAH axsana soot fataax iyo ayaan wadani
@akhanimohamedali8864
@akhanimohamedali8864 3 года назад
Hhhh shaadiyo sharaf 😄😄warku waacad yahay
@maryanaden3748
@maryanaden3748 3 года назад
lkn ayatha bulahesi laha matama xaskisa fanan tahaai
@aliabdirahman2817
@aliabdirahman2817 3 года назад
Ayaan wadani way iga gadantahay wlh codmacaanaa naagta
@aisha665
@aisha665 3 года назад
WAW,HEESTAAN WA KA BAXSATEEN.
@aasiyagaabo2884
@aasiyagaabo2884 2 года назад
Waf🙈❤
@fadumasharaf9377
@fadumasharaf9377 3 года назад
Away hestii ruxaani wadatoo shadiya abdifatah meqa saney sosocotaa hesta
@rahmahassan4543
@rahmahassan4543 3 года назад
Ayaan wadani cod heesa wlh
@akirtulzaturki8119
@akirtulzaturki8119 3 года назад
Mustafa Karaama 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@abdifatahabdullahi3692
@abdifatahabdullahi3692 3 года назад
Shading maseer ayaa hayo
@sharifmoha7053
@sharifmoha7053 3 года назад
Waryaa cabdifitaax cod ayaa ku duugan ee heeso xul haloo soo saaro
@sundusxuseen6506
@sundusxuseen6506 3 года назад
Laydh waynaaa kkkkkkkkko
@axmedxaliimburale1840
@axmedxaliimburale1840 3 года назад
Heesii Hore Inla Kufsado Mooyee Waxkale Mala waayay
@eng-mohamedmohamudahmed8676
@eng-mohamedmohamudahmed8676 3 года назад
Wiilo yaa ila arko
@HassanAli-cr8gh
@HassanAli-cr8gh 3 года назад
Ayan wadan iyo fitaax👌
@queeninqassim1331
@queeninqassim1331 3 года назад
The best song 😥❤
@ismahaanisma304
@ismahaanisma304 3 года назад
msh allah barteedii ayey dhigeen
Далее
Mohamed Kaadheeri Iyo Ubax Darajo
6:25
Просмотров 363 тыс.
3 лайфхака для УШМ
01:00
Просмотров 234 тыс.
Hassan adan samatar somalii song nonstop VOL 2
28:35
Просмотров 364 тыс.
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Просмотров 2,7 млн