Тёмный

ABDIKARIM ALI SHAAH | DHAAWAC UMA GAYSAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024 

Waqal WStudío
Подписаться 2,4 млн
Просмотров 1,6 млн
50% 1

Abdikarim Ali Shaah
Song: Dhaawac Uma Gaysan
Ereyada: Maxamed Shilke
Laxanka: A A Shaah
Music: Furinle
Camera: Gt & Khadar Waqal
Editing: Khadar Waqal
Afro Waqal Furinle Pro

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 835   
@WaqalStudio
@WaqalStudio 2 месяца назад
•Uma dhigin, dhigeed wali habeen dhaafso kuma seexan. •Kuma dhihin, dhaliil iyo afxumo,kulama dheeraynin •Mana dhibin, dharaar kulay ku tahay dhaawac uma gaysan. •Kuma dhiqin, dhamys waxan anficin kula mulama soo dhiiran. •Uma dhilin,dhud aan ubax ka bixin dhaayo uma saarin. •Mana dhicin, dhambaal xun uma dirin dhiillo kuma eegin. •Kama dhixin, dhuldheer ugama kicin kama ag' dheeraanin •Kuma dhisin, dhantaal nacab i faray Dhegaha maan siinin.> •Mana dhimin, dhankaan siday Xubbiga dheeli kama muuqan.> •Igu dhidib dhamaad male cishqigan waranka ii dhaabay> •Ima dhugan dhawaystaye iyadu dhawr iskuma hawlin •Mana dhayin dhibtuu qabo boggani dheeho garanmayso •Kama dhixin, dhuldheer ugama kicin kama ag' dheeraanin.> •Kuma dhisin dhantaal nacab i faray Dhegaha maan siinin.> •Mana dhimin, dhankaan siday Xubbigi dheeli kama muuqan.>
@alquraankariimchenel1971
@alquraankariimchenel1971 2 месяца назад
🎉❤❤
@YaxyeCabdulaahi
@YaxyeCabdulaahi 2 месяца назад
Wow Heesta sanadka❤
@user-px9gw1ku4t
@user-px9gw1ku4t 2 месяца назад
Sida aad muuqaalka u duubteen, iyo meesha ku duubteen kama helin shaqsi ahaan.
@gurey_muzeh
@gurey_muzeh 2 месяца назад
Wxb Leclaan LaHaa Codka Heesta in cod Yar Kadaba dhawaaqo Oo isla Heesta aH Best bay kasii ahaanlayd ❤
@fatumaiftin6787
@fatumaiftin6787 2 месяца назад
Woow woow woow cajab the best song 🎵 🎵 ❤
@apdinazircolompia9938
@apdinazircolompia9938 2 месяца назад
Abdikariin Hadduu GOATkaga yahay Love ii saar ❤
@HanitaMohamed
@HanitaMohamed 2 месяца назад
@nafiisamahdi3417
@nafiisamahdi3417 2 месяца назад
@XuseenDheere-sz8se
@XuseenDheere-sz8se 2 месяца назад
@FartunDubow-rm3dz
@FartunDubow-rm3dz 2 месяца назад
​@@HanitaMohamed😢😢😢😢
@FartunDubow-rm3dz
@FartunDubow-rm3dz 2 месяца назад
Did😮
@Ina1-t7
@Ina1-t7 2 месяца назад
Waba so gashe ku sali nabiga scw scw❤
@abwaanxamsecishqi6635
@abwaanxamsecishqi6635 2 месяца назад
scw scw
@thekingmohmeth1435
@thekingmohmeth1435 2 месяца назад
Scw scw scw scw scw
@user-lb5zy5fv7l
@user-lb5zy5fv7l 2 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@aminamohamed8986
@aminamohamed8986 2 месяца назад
Scw
@user-vm2zz4si6w
@user-vm2zz4si6w 2 месяца назад
Scw
@ayeeyokoriz4781
@ayeeyokoriz4781 2 месяца назад
Wakhti ma u haysaa inaad saliga nabiga ku salido scw scw😢
@ajabtv336
@ajabtv336 2 месяца назад
Scw
@user-fe9ul1ou3x
@user-fe9ul1ou3x 2 месяца назад
Scw
@AamiizhSundos
@AamiizhSundos 2 месяца назад
swc❤❤
@aminamohamed8986
@aminamohamed8986 2 месяца назад
Scw
@user-pv6ct3rs2m
@user-pv6ct3rs2m 2 месяца назад
Scw scw scw scw❤❤
@ameinzead6472
@ameinzead6472 2 месяца назад
Waxay dadkan saliga nabiga Like taa ku radsanaya 👀 heesta intad dawatan ayar iska baxa khayr hele 🫡😂😂
@user-qe9lj8hh7x
@user-qe9lj8hh7x 2 месяца назад
Halmar xabiib keena mohamad kuwada salino scw❤
@cabdalemaxamed
@cabdalemaxamed 2 месяца назад
Scw scw
@mouwlidsiyad9600
@mouwlidsiyad9600 2 месяца назад
Scw scw scw scw❤❤❤
@thekingmohmeth1435
@thekingmohmeth1435 2 месяца назад
Scw scw. Scw
@hamdasalax
@hamdasalax 2 месяца назад
Scw❤
@Abdiqani__Hasan
@Abdiqani__Hasan 2 месяца назад
Scw
@cabdalemaxamed
@cabdalemaxamed 2 месяца назад
Dhagaysiga heesaha waxa ka macaan dhagaysiga quraanka kariimka ha like is saar walalo
@nirigofficial5673
@nirigofficial5673 2 месяца назад
Wr awr cadiiya tahay wllhiye cid aan ogeyn ma jirte quranka meelahaan ha keniin
@engmaahir8408
@engmaahir8408 2 месяца назад
Hoyada lawasyee hadaa maxaad kasoo doontay meesha quraanka ku dawarsiga kadaaa😢
@cabdalemaxamed
@cabdalemaxamed 2 месяца назад
@@engmaahir8408 hooyada aad cayaysaa Wata ku dhacay hooyona cay ma leh
@aslimed5476
@aslimed5476 2 месяца назад
​@@engmaahir8408 ceeb hoyo waa hoyo mahoyada ayad wasiii laxayd adiku
@Hiposh
@Hiposh 2 месяца назад
Wax walan😂😂😂😂😂​@@engmaahir8408
@AsadSaleeban
@AsadSaleeban 2 месяца назад
Inta kufaraxsan inuu soonoqdy goetkii like
@updirahmanmohamet8694
@updirahmanmohamet8694 2 месяца назад
Waaba goat🐐
@dj.rockets
@dj.rockets 2 месяца назад
Abdikariin Ali Mahamud 🐐🫡
@cwaliindhacade6875
@cwaliindhacade6875 2 месяца назад
Aabaha fanka ninka klia ee loogu jecel yahay gayiga somaliyeed❤
@cabdigujipages9358
@cabdigujipages9358 Месяц назад
Wah wah ckarin Ali Shah cadi maha hestan wan idin salamy onley somalilanders ♥️🤍💚✌️👈❤️
@KhaalidSallo
@KhaalidSallo Месяц назад
Goatku waa naa walay
@tayaysteinayuusuf3776
@tayaysteinayuusuf3776 2 месяца назад
Gout wuu dhaafay kani oo waa awr baar qab ah 😂❤ ina cali shaah the king of somali singers wakhti xaadirkan la joogo
@user-vf4qz1vh8z
@user-vf4qz1vh8z 2 месяца назад
Heesta aniga igu socotaba 😭💔 dadow aaan idin digee waligaa hal qof naftaada ha wada siiin igu kalsoonow waa kalmada maanta dad badan dhawac ka dhigtay 😭😭😭😭😭😭💔💔💔🙌🏻🙌🏻🙌🏻🙌🏻🙌🏻
@faadumomaxmad7550
@faadumomaxmad7550 2 месяца назад
Sorry 😢
@khadarcadami1956
@khadarcadami1956 2 месяца назад
🎉
@NoAhTaNi01
@NoAhTaNi01 Месяц назад
Waa sida i haysata wall dusha sare ayuu iga damqanaya qalbigu hadan taabto wllhi😢🥺😫daacad qofkii ahow xaalkaa ba'🥺
@xamzeapdimuzze6833
@xamzeapdimuzze6833 2 месяца назад
Heesha waxkamacan quraanka❤❤
@GuuleedCabdilaahi-gp6ze
@GuuleedCabdilaahi-gp6ze 2 месяца назад
Sidaaa weeyn wll❤
@SalaadoAhmed-jd1tz
@SalaadoAhmed-jd1tz 2 месяца назад
Dhegeyso hee meshan ha ku qorine
@shaficicxakiin6730
@shaficicxakiin6730 2 месяца назад
Hadii laguqoro maxakamacna ​@@SalaadoAhmed-jd1tz
@NaimaAhmed-kk5gt
@NaimaAhmed-kk5gt Месяц назад
​@@SalaadoAhmed-jd1tz walagushegay de maxala qaylinaysa
@Mohamedaydiid230
@Mohamedaydiid230 2 месяца назад
Gaotka fanka inuu yahay ma shakibaa kaaga jira🐐🔥
@user-xc4cs3tk7x
@user-xc4cs3tk7x 2 месяца назад
Runtii goatku waa the best singer ka geyga somalida ta kle waqal studio waxn ku xidhahay wakhti aan yareyn heestan sida loo duubay iyo dhaman wax walba ku sabsan waa the best 100%❤
@AsmaDhaaki-oe3lv
@AsmaDhaaki-oe3lv 2 месяца назад
Shilke iyo abdikariin oo isu tagay!!🔥🔥
@Cabdisamed_maxamed
@Cabdisamed_maxamed 2 месяца назад
From wiil gabooye 🫡 Hore usoco goat 🐐 /kariin ali shaah 💯
@abdiraxmanshsullaiman9038
@abdiraxmanshsullaiman9038 2 месяца назад
Hooyadaa ninkeeda ha habeen walba ku bashala Gobaaye
@Lamineyamal_g
@Lamineyamal_g 2 месяца назад
Caan ma ihi lkn like igu sharfa aan caan iska baadhe😂
@xafidxariir214
@xafidxariir214 2 месяца назад
hees cajiiba iyo wakhti cajiba oo anku jiro khayrba danbeya like sar hada igadanbayso😢
@AbdishakurOmar-hh8tc
@AbdishakurOmar-hh8tc 2 месяца назад
Heeesta ugu daawashada badan Ayey noqon doonta heestan ❤
@Abdirizak_kaawiyada
@Abdirizak_kaawiyada 2 месяца назад
Hadaa iga danbayso like iisaar Waxay isoo gaartay heestani Taarikhda aduunka 🌎= 25 / 06 / 2024 Tariikhda Ethiopia 🇪🇹= 18 / 10 / 2016 Maalin = taalaada From jigjiga Ethiopia 🇪🇹 qabalayga 10aad , soonka 8aad , xafada dhagaxa ine gurme ✌️ Xogtaydoo dhan idinla wadaagee igu qaaTa😂😂
@HamdasagalOsman
@HamdasagalOsman 2 месяца назад
Alleh haku nabad galiyo wl ❤
@kordahap4016
@kordahap4016 2 месяца назад
Illahay Safarkaaga Hakuu fuduudeyo Lkn Wxanooo Interview ah Yaaa Kuweydiistay 😂😂
@Abdirizak_kaawiyada
@Abdirizak_kaawiyada 2 месяца назад
@@kordahap4016 waa qayb kamida bilaa camalka 😅😅😅
@fatumaiftin6787
@fatumaiftin6787 2 месяца назад
Allah kuu fududeeyo bi.idnilaah kariim guuleyso
@sabirinali5122
@sabirinali5122 2 месяца назад
Oo jaar baanu nahaye 😮
@GuuleedFaysal-g3r
@GuuleedFaysal-g3r Месяц назад
Yaa iku raacsan inuu A.A shaah yahay goatka🐐 fanka🎉
@daadsocial2989
@daadsocial2989 2 месяца назад
Heestan Xaraf Raaceeduu Waa "k" Waana Erayada ugu adag Afkeena SooMaliga Macal marka La Laxamaynayo Lakin uu Soo Dhigey ninka odeygii 👍
@GuuleedCabdilaahi-gp6ze
@GuuleedCabdilaahi-gp6ze 2 месяца назад
Shl❤
@axmedabdirizaq251
@axmedabdirizaq251 2 месяца назад
Dh. weeye Waxanad aqoon ulahayn markaad istiraaa kasheekeee😂
@cabdiqadirabdi4909
@cabdiqadirabdi4909 Месяц назад
XaraF Racedu wa "DH" yaku so walaY AbTiYo. 😂😂😂
@Apwaanka_Duriyadah
@Apwaanka_Duriyadah 2 месяца назад
The best fanaan
@mariishcabdalla9614
@mariishcabdalla9614 2 месяца назад
Abti Apdkariim ali shah rooxanta fanka ❤dhawac uma geysan 😢
@Awale.british
@Awale.british 2 месяца назад
Boqorka Laxamada Ina Ali shaah 🎉❤
@xasancumar2674
@xasancumar2674 2 месяца назад
Walalahena falastiin an uwada duceyno ❤❤ wll
@SayidCali-sg1fe
@SayidCali-sg1fe 2 месяца назад
GOATKA FANKA MAYKAL ALI MAXAMUUD XUSSEIN SHAAH ❤🐐
@abdihakiinabdilaahi6090
@abdihakiinabdilaahi6090 2 месяца назад
Waa Kan Ani Goat 🐐 kyagii 2024🎉❤
@AbdifstaxAxmed
@AbdifstaxAxmed 2 месяца назад
Ali shaah goat 🐐 fanka
@apdikariinmoh880
@apdikariinmoh880 2 месяца назад
Abdikariin Ali shaaH nasiib ayaanu ku leenahy inaad noo heesto lambar 1 fanaanka aanku daydo waa adiga wallaal sidaad dhalinyarada fanka jecel u garab taagan tahayna waa mid xusid mudan Abaalkaagana mar ayaad ka helaysaa l ina Ali tea❤
@Apwaanka_Duriyadah
@Apwaanka_Duriyadah Месяц назад
Haddaan ka mid ahay abwaaniinta landers ka waan u qiray inuu yahay mucalim sare inkaa ina cali shaaah❤❤❤❤ Sharaf iyo karaamoh
@hamdadaahir6037
@hamdadaahir6037 2 месяца назад
Fanaan an ahyn ina Alli tea miyaa jira hada❤🎉🎉
@alexsandaro756
@alexsandaro756 2 месяца назад
May mAa jiro wlshy😊
@user-kp8qy9ej4o
@user-kp8qy9ej4o 2 месяца назад
Axsan yaa xilwa mr goat nin loo xiisay lna sugyy wlee wxaad kumqnayd wxyar mysan ahyne wakaa hynaa goat❤
@Mohamethmaanzi
@Mohamethmaanzi 2 месяца назад
ENna ALi ZhaaH Tea GoAt 🐐
@officialabdikariimalishaah2625
@officialabdikariimalishaah2625 2 месяца назад
Ha laydin arko idinkana My Funs 🎉❤
@MUBAARIGBULSHAAWI
@MUBAARIGBULSHAAWI 2 месяца назад
Haye GOatka labaadow😂❤
@GuuleedFaysal-g3r
@GuuleedFaysal-g3r 2 месяца назад
Uuuuu 😂😂 A.A. shaah layaab layaab 👍👍👍👍👍
@Khedirmed
@Khedirmed 2 месяца назад
Www fanan laxamysteh goatku lapo maaha A.A Shaah big respect 🐐❤
@zackabaas1668
@zackabaas1668 2 месяца назад
abdikarim ali mohamoud husein greatest of all time(goat)🐐
@MujtaanMohamet
@MujtaanMohamet 2 месяца назад
The Goat really maykal Ali shaah 🐐🔥
@yoonizmaano
@yoonizmaano 2 месяца назад
Goat Kuna Ha ino heso Idinkuna Dhagesta CiYal Qamarow bause😊
@queenanaya275
@queenanaya275 2 месяца назад
Sarkhaan qamar😂 maykal Ali shaah kaligii goat
@hochmouhiyethin
@hochmouhiyethin 2 месяца назад
Greatest of all time in singers of somaliland abdikariin ali shaah really is the best man every times keep going pro 🖐️
@ahmedhuseinbio47
@ahmedhuseinbio47 2 месяца назад
Dhawac uma gaysan Ilahay haynoo boogo dhayo inta Qalbiyada laga jabiyay 😢
@GuuleedCabdilaahi-gp6ze
@GuuleedCabdilaahi-gp6ze 2 месяца назад
Aamin sxb❤
@officialabdikariimalishaah2625
@officialabdikariimalishaah2625 2 месяца назад
Waqal Studio The one and only Asxaabta qaliga ah Salaan Gobeed dhamaantiin waad iga haysaan 🎉❤
@ApdirahamaankaderYuusufA
@ApdirahamaankaderYuusufA 2 месяца назад
Adaa mudan taliye❤
@cabaatohofficial3177
@cabaatohofficial3177 2 месяца назад
Waar kani wuu ku qadhaabanayaa ninkee maaha isagii😂
@MUBAARIGBULSHAAWI
@MUBAARIGBULSHAAWI 2 месяца назад
​@@cabaatohofficial3177Waa isaGah😂❤
@suhaybcabdi2431
@suhaybcabdi2431 2 месяца назад
Ninka xinyaha uga fuQ 😊
@mustafecabdiammaan4899
@mustafecabdiammaan4899 2 месяца назад
Libax
@Nachma_
@Nachma_ 2 месяца назад
Dhawac uma gaysan 😢💔 Wan salamey inta qalbiyada laga dhaawacay ilahay hyno bogo dhayo 😭💔
@user-tf8ue2cq6y
@user-tf8ue2cq6y 2 месяца назад
Wlhy ina cali shaah waa kii ugu fiicnaa abdi vnn waan ku salamy ❤❤❤❤❤❤ ex October iyo goblka raga waxan kasoo salmyaah goblkenii
@SuhuurNour
@SuhuurNour 2 месяца назад
Kuma dhisin dhantal nacab ii faray dhagaha man siinin🥺😢❤
@hamseroyal4425
@hamseroyal4425 2 месяца назад
Goatka fanku waqti munasiba ayaad heestan ku keentay❤🫶
@zhiineozofficial8638
@zhiineozofficial8638 2 месяца назад
Abdikarim Ali Mohamut Shaah Mulkiilaha Fanka 🐐🔥
@Hammi_.
@Hammi_. 2 месяца назад
Mana dhayin dhibtuu qabo bogani dheeho garan mayo 😢❤️‍🩹💔cajiib yaa abwan shilke🔥
@noradinhassan4522
@noradinhassan4522 2 месяца назад
wll ku sali nabiga scw
@farahancadan8966
@farahancadan8966 2 месяца назад
scw scw ❤
@AxmedWaladii-lb4mv
@AxmedWaladii-lb4mv 2 месяца назад
The best fanaan cabdikariin c.shaah Erayada .laxanka music way fadhiyaaan ❤
@MuNazaRMuusEjamac
@MuNazaRMuusEjamac 2 месяца назад
Waapa gariir❤🦁🔥
@dabshide3878
@dabshide3878 2 месяца назад
Goat fanka laysla wada qaaday 🎻🎹🎵 Abdikariin Ali Shaah 🙌🏾💯
@princesskaif2455
@princesskaif2455 2 месяца назад
Goatka fanka ina ali tea 🍵 💯🥰👋
@NafisoAfraxcarale
@NafisoAfraxcarale Месяц назад
Wow fanankena gulayso c/kariin cali shaag❤❤❤❤
@AsadSicid
@AsadSicid 2 месяца назад
Yaaaa gout u yaqaan legankan love soo saara zxb❤
@AbdirahmanAhmed-yy1dd
@AbdirahmanAhmed-yy1dd 2 месяца назад
The real Goat From Jigjiga Dds✅💪
@Muuna_MuhuYodiin_15
@Muuna_MuhuYodiin_15 2 месяца назад
Waapa naar naaar A.A.shaah 🦁🔥 The best RU-vid waqaL studio 🔥
@user-pb4ce6jz9b
@user-pb4ce6jz9b 2 месяца назад
Iam first 😂❤
@WaqalStudio
@WaqalStudio 2 месяца назад
🎉
@user-pb4ce6jz9b
@user-pb4ce6jz9b 2 месяца назад
Bin igu qapo aaapooy​@@WaqalStudio
@fadxafarxaan6840
@fadxafarxaan6840 2 месяца назад
GOAT fanku wa ninkan wlhi cidi ula tartami karin😮❤
@BuuxDaahir
@BuuxDaahir Месяц назад
Ina shaaah tageere buuxa uahay wlhi goatka fantastic waayeh 😊
@Nimco411
@Nimco411 2 месяца назад
Dhawac uma gaysan😢😢
@mukhtaarmandela3486
@mukhtaarmandela3486 2 месяца назад
Wad la qiirote
@user-ni4qc4qh9g
@user-ni4qc4qh9g 2 месяца назад
goatka fanka abdikariin ali shaah codka 100 ereyada 100 music 100 laxanka 100 king of voice
@hanimohamudmohamed6761
@hanimohamudmohamed6761 16 дней назад
Inta sheegay mid isameyy Baan heesta rbbi ikama qadoh❤️🤴🦁
@KaahaSahar
@KaahaSahar 2 месяца назад
Goatka fanka Micheal Ali Tea❤
@raabimajiid9709
@raabimajiid9709 Месяц назад
Goat Kii fanka Abdikariim Ali Shaah
@rithwaanofficial2280
@rithwaanofficial2280 2 месяца назад
Abdikariin Ali Tea The Real Goat ❤
@deeqarashiid4899
@deeqarashiid4899 2 месяца назад
Michael Ali Mohmoud Husein Michael Ali Tea 0ne and 0nly Goat 🐐 ♥️
@Araweloabdilahi
@Araweloabdilahi 2 месяца назад
Horta dadkan ma xanuusan yihiin saliga nabiga aad heesaha dhex kenaysan maxay tahay sinjiyadina wase wasakhyahay Nacalad idinku dhacdeye nabigu waa ka sharaf badan yahay wax view lagu radiyo Please wax barta inta kabadn ma dulqadnayo inaad nabiga goob aan uqalmin inaad ku dhex xustaan. Qiimaha nabigu garta goobahan oo kle ha kenina please please wax maqla 😢
@GuuleedCabdilaahi-gp6ze
@GuuleedCabdilaahi-gp6ze 2 месяца назад
Waar hooy hana caayin❤😂
@apdalleakani5217
@apdalleakani5217 2 месяца назад
Cabdikariin Cali Maxamuud legendry
@Khalif39
@Khalif39 2 месяца назад
G.O.A.T 🐐
@abdullahiaden1193
@abdullahiaden1193 2 месяца назад
Godka heesta(gaby saddexley ah) iyo laxankuba waa awood sheegasho hibeed🙉 "Uma dhilin, dhud aan ubax lahayn, dhaayo uma saarin" ~shilke
@Maxameddaud-e4e
@Maxameddaud-e4e 2 месяца назад
My GoaT❤
@sakariyegarbiye
@sakariyegarbiye 2 месяца назад
The GoAt 🐐 Apdikarin Ali ŽHaaH
@ayaanmaxamud6267
@ayaanmaxamud6267 2 месяца назад
Halka mar u he's so qado wa malab goat maykal shaah❤
@farhiyoinasaahid-eo2xo
@farhiyoinasaahid-eo2xo 2 месяца назад
kamana dheranin😢
@somalientertainmentcomedy4556
@somalientertainmentcomedy4556 2 месяца назад
Waxano Dhan Waxa Ka Daran musica 🎶 Habka u dhacayo laxan ahan u racayo 🔥🔥🔥Furinle
@JamalFantastic
@JamalFantastic 2 месяца назад
Inta ku faraxsan in goat ku come back sameeyay❤
@xamdamaxamed7735
@xamdamaxamed7735 2 месяца назад
Goatka fanka Ina Ali Tea❤❤🎉😊
@user-jq1nh2ub5l
@user-jq1nh2ub5l 2 месяца назад
Yasalam goat 🐐🔥
@SleepyAutoRace-rm1fz
@SleepyAutoRace-rm1fz 2 месяца назад
Ninka Qudha fans kisa codka DeeQsiya Goat 🐐 updikariin aLi mohamud xuseeN 🎉
@fuadabdiraxmanismaciil5317
@fuadabdiraxmanismaciil5317 2 месяца назад
Reer burconimadu waa Haybad The best clkarin iyo shilke ka shaqeeyaY
@user-mq5hc6fq6t
@user-mq5hc6fq6t 2 месяца назад
Cabdi Kariim Cali ShaaH Goat 🐐🎤
@BukhaariReermagaal
@BukhaariReermagaal 2 месяца назад
Goat
@Ahmedshaakir291
@Ahmedshaakir291 2 месяца назад
The Goat❤
@mashalayepoi7621
@mashalayepoi7621 2 месяца назад
Second goat after qamarka🐐🔥
@user-yh8vt6oj2h
@user-yh8vt6oj2h 2 месяца назад
A.A.Shaah goat
@user-ex2hg8vv4j
@user-ex2hg8vv4j 2 месяца назад
Ina ali shaah Nin shaqadisa haysto❤
@Ahmetzaki00
@Ahmetzaki00 2 месяца назад
Waxan talent ayuu u leyahay sida BK GOAT🐐 KA QUDHA ee iminka fanku hayso A.A.SHAAH like ii saar hadad iga dambayso 🎉🎉
@WajaaleKaafi
@WajaaleKaafi Месяц назад
Goetka Hargysi ledahay cL kariin Cali Shaah☝️🔥🔥🔥
@KHADARHASANKhadarhasan
@KHADARHASANKhadarhasan 2 месяца назад
The one only legend Abdi KaRiN ali shah really goat 🐐
@abdifatahbritizh3141
@abdifatahbritizh3141 2 месяца назад
The 🐐 goat
@amiinzuldan955
@amiinzuldan955 2 месяца назад
waryaaaaa cabdikariim ali shaah king voice waxanaaa i deeqdaaa
@NejlaMohmeth
@NejlaMohmeth 2 месяца назад
Goatkeyga ❤🐐🫶
@mohamedsiradabdi5176
@mohamedsiradabdi5176 2 месяца назад
Damiinka ugu weyn faniinta hadda heesta, dhamaan heesihiisu waa hal laxan, xita dadka uu heesaha u laxameeyo waa sidisay u heesan, fadlan fanka laxanka halka ah ka daa oo heesaha u dhiibo laxamaystayaasha kale.
@Ahmed2857-j6x
@Ahmed2857-j6x 2 месяца назад
Ninka guska uga fuq, ragu makala masayree
@avvvvo7000
@avvvvo7000 2 месяца назад
​@@Ahmed2857-j6xgus maxaa meesha keenay waa fikirkiisa e? Heesihiisu way isu wada ekadeen oo tani waxay kaga duwantahay heesahiisa hore garanmaayo...aan ahayn erayada
@MukhtaarAbdihalim
@MukhtaarAbdihalim 2 месяца назад
Qofkaad dhaliileyso inuu kugaranaayo ayaa muhiim ah goatka fanka weeye ninkani dhaxanka isagaa sameeya
@rashiidacrashiid5291
@rashiidacrashiid5291 2 месяца назад
mucjisada fanka ina ali tea
@faysaibrahimfaysacali
@faysaibrahimfaysacali 2 месяца назад
Apdikarin ali maxmuud Hussein shah❤
@raabimajiid9709
@raabimajiid9709 Месяц назад
Goat faanka Abdikariim Ali Shaah keep going libaax
Далее
MAXAMED MAAME - JAWI OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:30
Просмотров 62 тыс.
ABDIRAHMAN NASRI KU DARDAARAY DAWAADA OFFICIAL VIDEO
3:35
MAXAMED DAYAX -  XASUUSAHA MADOOW OFFICIAL VIDEO 2024
7:50