Тёмный

Abdiqaadir saahil qaadiro jacayl heestii Raxma ❤ 

khaalid official
Подписаться 1,3 тыс.
Просмотров 106 тыс.
50% 1

Rays iyo ramaas baxay iyo Rucubta keeduhu ima Raali galiyaan = waxa aan la rooraa hadba raad udhigayaa Raxmo Adiga weeyaan) Rafaad mooyee Raaxo kugu waayee Reerkiinu Aniga ima raboo Ra,yigeena labadeenu Riyo maahe waa Run )

Опубликовано:

 

6 ноя 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 106   
@amiishgele8302
@amiishgele8302 4 года назад
Xx😢😢😢walhi jacaylka wa dhibato 4years wiil kii aan jecelha ayaan wayey Rucumda wadnaha iyo qalbiga ku raco ka reebi waye waxan ku leyahay long live anigu kugu daysan kaligay caashaqn qaliyow kurabdii lga go wadnha
@khaalidofficial7092
@khaalidofficial7092 3 года назад
Sorry qurxeey pink ayaaan kugu sharfay😭
@frontiermedia8772
@frontiermedia8772 3 года назад
Sorry abaayo adunka manta aniga aya marxaladan tagan ALLAH hanataagero
@ramadanonline5817
@ramadanonline5817 2 года назад
Walaal sorry
@falastinfalastin6916
@falastinfalastin6916 Год назад
Sorry sister after 2 years aniga cawa comentiga reply ku so galay🥺😘😘
@cabdinuuryaasiingeelle2396
@cabdinuuryaasiingeelle2396 Год назад
Sorry 😢
@hassanabdiawqalinle880
@hassanabdiawqalinle880 4 года назад
2010 kadib caawa ayaan dhagaysanaya 2020❤️❤️❤️❤️🎧🎧🎧🎧🎧
@suleimanosman7113
@suleimanosman7113 3 года назад
xaqiiqdii midaan oo kale anay i heshay , 8 sano ayaan weli walaalay isoo jaleec ka la'ahay weli, " Heestaan weliba xasuus ayay igu leedahay oo anoo dareewal ka ah gaari aan watay ayaan ku waayi gaaray lugahayga mid ka mid ah, kaaga sii darane way i ogtahay in aan dunida ka eeganayo ax ax ax
@aarowjimale4648
@aarowjimale4648 Год назад
Hada wali u xiseyneysa sidi hees cusub ano kale love calyada adeer😪🤚
@waranjacyl2332
@waranjacyl2332 3 года назад
RAFAAD MOOYE RAAXO KUGU WAYEE Reer KiiNU ANIGa IMA RABO RAYGEENA LABADEENU BEEN MAHEE WAA RUN😭 JACYL XGEE KA GALNA 😭
@liibaanahmed6139
@liibaanahmed6139 2 месяца назад
Favorite song 18/5/2024❤ hadaa iga danbayso like isaar😮
@msstaliso
@msstaliso 2 месяца назад
20 5 2024
@zuldanmohamud3555
@zuldanmohamud3555 2 года назад
2010 kadib iyo Caawa Xasuus 07/02/2022 Qofteydii waa dhimatey aan waaga jeclaa ilahey janadii hageeyo😭😭😰
@saedqozta5386
@saedqozta5386 6 месяцев назад
😢😢😢😢 isku modnahay zxp ana waa oga dhimatay jacaylkayga waxan soo bilabnay 2010 heestan banu wada dhagaysan jirnay, 2022ki bay iga dhimatay anoo joga wadanka turkiga geeri kedis ah bay igu noqoty habenki iyado aanu wada hadlayno ban arortina geeridedi maqlay 😢😢
@askaribaxsada4028
@askaribaxsada4028 3 года назад
Caawa ayuu askarigu la kulmay heesta isagoo RU-vid-ka dhex wareegaya iyo heestan xusuus walhi 2011 wakhti macaaanaaa😭❤❤
@ubaxiinamaxamed4669
@ubaxiinamaxamed4669 Год назад
Rafaad moye raaxo kugu wayay Wlhi hestn xasustyda ayey qyb Wayn kaqadaty wxn isku maleya inan maxbuus caashaq ahy xoriyad dhn madaremo oyintuna wa iii dheri qalbiga ixanuuna Mr wlbo an dhagysto
@XamdiahmedjamacXamdiahmedjaama
@XamdiahmedjamacXamdiahmedjaama 10 дней назад
21 July 2024 Axad dareen jacyl dareemaya qofka iga danboyoow is duceee wlle inan helo kan is jecel nahay ❤😢❤❤❤🎉🎉🎉
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 Год назад
Heestan waxaan ku xasuustaaa gabadh aan isku fasal ahayn waxaan wada dhigan jirnay school la dhaho darwiish oo ah dugsi hoose dhexe oo kuyaalo magalada buuhoodle gabadhu waxay nagu soo biirtay ama iskoolka soo gashay markaan saddexaadka ahayn markaan 4aad noqonay baan gabadhii aad u jeceladay wana markii igu horaysay aan wax jeclaado da'aadaydu markaa waxaan jiray 10 sano gabadhii waxba uma sheegan oo waan ka baqi jiray inkastoo wiilasha aan isku fasalka ahayn badidoodu aad u xiisayn jireen gabadha waxaan xasuustaa xitaa warqado ayey u qori jireen yaduna waxaas umaba jeedin oo maamulka iskoolka ayey ka dacwaysaaa markaa anigane taas baa dib ii riday oo aan wax ugu sheegan wayey markaan 5aadka u baasaynay ayaan anigu ka badashay iskoolkii meel la yirahado bursalax oo mudug hoostagta baan u dabashay waagane mobilo io waxaas lama hadal hayn oo meel aan kala xariiro ma jirin oo xitaa yaan waxba u sheegane aan xaladeeda io caafimaadkeeda kawarhaayo hase ahaatee niyada ayaan sidii ugu haystay gabadhii io jacaylkaan u qabay heestana magaceeda oo ku jira ayaaan u dhagaysan jiray markaan hesstan maqlo gabadhii baan soo xasuustaa Gabadhii sidii banan wax ugu sheegan xitaa waan ku soo noqoday buuhoodloo jacaylkaygii koobaad sidaas baan isku seegnay hada Gabadhii waxaan ka warhelay mar in la guursaday hadase wax aan kaga waramo garan maayo cawa xasuus bay i galisay heestani io 12 sano ayey dib igu celisay bilanaa xasuusuhu.💔🥺
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 Год назад
2012kii xilli aan galkacayo iyo jaceyl caruurnimo ayaan ku xasuustaa heestan sxb ...... Ciyaalkii hore iyaga is fahmaya masuul 😁
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 Год назад
@@Ahmed_somali_6 saxiib gacaliye jacaylka ciyaalnimada kugu galo mid aad marnaba hilmaamayso maaha wlhi. MasuuL si wayn baan kuu sallamay.👋
@hodanmahamed2299
@hodanmahamed2299 Год назад
Alxamdulilah dheh saxib adigoo weyn oo safiican wax u garto hadusan ku helin
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 Год назад
@@hodanmahamed2299 yaraanta buu ka sii xun yahay malaha.💔😂
@hanfisamawade8105
@hanfisamawade8105 4 года назад
Wlhi qisadan aney igu dhacdey gabdha jeclaa ayey reerkoodu inacbaayeen kadin wxay laraben wiil inaderkeda wxay kudadaalaan inay nakala goyaan way nakala dileen waanan waayey jcylkan mudo usamraayey ax ax hibo alle hadaayo meel ay joogtaba heestan aney iqusaysaa waliba sidaren leh anooyarna wan dhageysan jirey manta qiso igudhacdey katurjuntey anoo yar wxan dhageysn jira igu noqdey dhab
@zunaliboqoradamuqdisho312
@zunaliboqoradamuqdisho312 4 года назад
Waxanun wlhi 😭
@RahmaHassan-mo9kp
@RahmaHassan-mo9kp 15 часов назад
Rafad moye raaxo ku gu waye.30 julay 7/ 2024
@Xilkasmedia
@Xilkasmedia 3 года назад
*Sadex sano ka badan ayaan raadinayay heestan*
@salmazandarella7493
@salmazandarella7493 4 года назад
7 year ka dib caawa ayaan helay xasuus wlhi
@mahamud_oodkac
@mahamud_oodkac Месяц назад
2024 Ayaan dhagaysanaya xasuus 2016 dhagaysan jiray
@AxmedSaleban-wp7xg
@AxmedSaleban-wp7xg 5 месяцев назад
Fovarite sonG ❤
@abduafar1194
@abduafar1194 3 года назад
I am afar love you somali song ❤❤❤
@khaalidofficial7092
@khaalidofficial7092 3 года назад
Thanks Brother 👏
@abdifataxdahir2746
@abdifataxdahir2746 3 года назад
Ax caawo jclka aan la ooyni haayo wlhi waa xanuun qof 2 sano aan is jcln ayaa famlikeeda ii diideen wlhi wax walba oon sameeyo waa ii dideen wlhiwaayo waa iqayaneen ayada iyo hooyadeed wlhi wiil yar oo walallkeed ayaa waxa uu iyiri waa laguursaday is buuc ka hor wlhi waan suuxsanaa muda 3 saac kabadan ax - 8; 2; 20201 aaaa ax
@fatxiyamaxamed731
@fatxiyamaxamed731 3 года назад
Sorry😢 wlllky badal khayr qaba allah haku siiyo
@DheemanDhaldarwiish
@DheemanDhaldarwiish Месяц назад
Sorry 😢
@dooxjoogcawil4092
@dooxjoogcawil4092 Месяц назад
6/6/ 2024 Habeen jimcaha goobtu waa Hargaysa mirqaanku aad buu usareeyaa caawa 😊😊
@mustafakhadar5077
@mustafakhadar5077 4 года назад
Erayada codka laxnka musica 100%🥰☺️ waxn dambe heso maha wan ku caajisa ku wan wax dhaama lawaa 😂😂
@gaadhhadafkaaga5009
@gaadhhadafkaaga5009 Год назад
Heestan waxad moda iny toos igu socoto sidan wuidhihi jiry sidaasu ku dhinty alha ku naxriisto
@saedtotti
@saedtotti 3 года назад
Xasusta an haysto wa heskan 2013 😥
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 года назад
2010 𝐤𝐚 𝐝𝐢𝐛 𝐜𝐚𝐰𝐚𝐧 𝐝𝐡𝐞𝐠𝐞𝐲𝐬𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚 10 𝐣𝐮𝐧𝐞 2020
@mustafakhadar5077
@mustafakhadar5077 4 года назад
Me too ☺️
@mostaphehaadish53
@mostaphehaadish53 3 года назад
2021, isku dookh beynu ahy weligenba amira.
@khaluudiomar3200
@khaluudiomar3200 4 года назад
Waxaaan aaan la rooraa hadba raad udhigayaa Raxmo adiga weeyaan ❤❤❤🙏
@rehanpae1312
@rehanpae1312 4 года назад
Hhhh runtaa miyaa
@RumaanUl
@RumaanUl 21 день назад
2024 dawanayaaa😂😊
@mahamedhaaji6193
@mahamedhaaji6193 2 месяца назад
2014 ka dib maanta ayaan dhagaysanayaa
@moupianno3483
@moupianno3483 4 года назад
Wwww wa magacaygih raxma 😘
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 года назад
*Still waching in 2022😢*
@SharmakejamacNuur-uo8ou
@SharmakejamacNuur-uo8ou Год назад
After 2010 caawa xasuus Baan usoo Galay aniga Hamigayga qayb ka mida alle ii Rumeeyey alxa nin wax bartay shaqaysta ❤️🐐
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Год назад
Wahwah
@user-er3gu3td8f
@user-er3gu3td8f 2 месяца назад
19/may/2024🥺
@user-oq5yh6wd1b
@user-oq5yh6wd1b 22 дня назад
Me😅
@FilfilmaxedCabdi-ke9lt
@FilfilmaxedCabdi-ke9lt 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ax walhii qof ayn xusuustaa ❤❤❤❤the a lot of people who ❤❤❤❤❤❤❤
@zubeirabukar6624
@zubeirabukar6624 Год назад
Rafaad moyee raxo kgu wayee Rerkiina aniga ima rabo Ra’ayiga labadena riyo mahine wa run😢😢😢😢
@mohamedalamein4336
@mohamedalamein4336 3 года назад
xasus jacaylkygi kowad ayan xasustay 2013 iyo sidi aan ukala tagnay Ma ilaawo waligay ilahay Ha daayo hada wa xaas la qabo Ku Nool america anigana iskabulo iyo Hargysa Nolol fiican iyo Farxad baan u rajeya marwalba
@MariaMaria-fg5vd
@MariaMaria-fg5vd 3 года назад
Sory bro 😿🙏
@user-rx9pn4wv1i
@user-rx9pn4wv1i 5 месяцев назад
Old songs ayan sobooqday waxan heeso maha suuganti bay kuciyarayn
@bazmaziyaaj308
@bazmaziyaaj308 2 месяца назад
2024/5/30 mlin jimco ah 🥺yaa ila mid ah
@frontiermedia8772
@frontiermedia8772 3 года назад
My mood is different today seriously touching me
@umaymachannel3868
@umaymachannel3868 2 года назад
Heestan markaan dhagaysto waan ilmeyaa wlhy jcylku waa wax xun oo damiirka xataa kaaqadayah waxba inaay ku dhibina garaysaa ax😭😢😭
@khaalidofficial7092
@khaalidofficial7092 2 года назад
Allah inta is jacel haysku sakhiro😭🤲
@nimcoiidle8600
@nimcoiidle8600 4 года назад
Maxaan searching gareeyay heestan 🥰🥰🥰🥰
@muhsinsayid865
@muhsinsayid865 4 года назад
waxa,aan la,rooraa Hadba raad udhigayaa Rahmoy adiga weyaan'💔💔
@rahmamohamedfaarah7915
@rahmamohamedfaarah7915 2 года назад
SAS mailedahy
@rahmasacad864
@rahmasacad864 3 года назад
2021 dhagaysanyaa ax
@Siciid22
@Siciid22 2 месяца назад
😌😌😌😌😥❤
@MaxamedNuur-o1h
@MaxamedNuur-o1h Месяц назад
Hadaan kulasooxiriir taliye kwrn jaceel.ayaa saaed iihayee hees maiisameeyni
@asmaali6076
@asmaali6076 Год назад
Jawiga gurigayaga wa jawi farxaded oo aroos ba ka jira lkn nafteydu ma frxsana wayo wxn wayey qof an aad ujeclaa wuu iga tagay bila sbb weliba isagoo ii og jcylka aan uqabo wago murug bu iigu dilaaca ilhow hdu qyr igu jiro iiso celi hduusan qeyr ii ahyn na qalbigyga iiga saar 💔😥😥😥😭💔💔
@adenomar8850
@adenomar8850 3 года назад
Waayo waayo wlhi😭😭😭😭
@mowliidyare7853
@mowliidyare7853 4 года назад
Wooow
@suldanmaxamed3098
@suldanmaxamed3098 4 года назад
6 year ka dib zaaka ayaan dhagyzty xasuus wlhi😘
@muhanadsharaf560
@muhanadsharaf560 4 года назад
The/11/6/2020 Mombasa amigo jogo ayn dhagesani haya qaadiro jcyl nin iguwen
@zhiravan99
@zhiravan99 2 года назад
Waagay soo baxdey waan yaraa lkn meelkasta oon ado waan ka maqli jirey majority heesta waan yaqaan 😊🙆‍♂️
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 3 года назад
2013 ayaan bartey heestaan aad ayaan u jeclaaa xilligaas mobile xitaa ma laheyn aniga nin hbenkii aan is arki jirney bay mobile kiisa ku jiri jirtey anne hbenkii ban sugi jirey si aan u dhageysto xasuus iyo waayo waayo ......
@nimcocismaannimcodagan5170
@nimcocismaannimcodagan5170 4 года назад
qaadiro jacyl hesaan jeclhy
@mubaarikcolaad8787
@mubaarikcolaad8787 4 года назад
Anna maatan dhegaysanaya 21/7/2020❤
@sundusosman1575
@sundusosman1575 3 года назад
15 December 2020 😭❤️
@Khaalid155
@Khaalid155 3 года назад
Heestan 2011 ayaan maqlay iiguna danbeysay RU-vid ka Waanka waayay waxaa igu maqaalo ah in heestan ay qusayso qaadiro oo gabadh uu jeclaa loo diiday waa danbiyada waawayn ee somalidu gasho marwalbee maadaamuu gabooye yahay
@user-xw7xn4du4r
@user-xw7xn4du4r Месяц назад
Ninkani gabooye maaha waa nin garxajisa nio
@shakraamediaofficial2310
@shakraamediaofficial2310 4 года назад
2009 cawo ayan soo xasusuti sxb sare thanks alot
@khaalidofficial7092
@khaalidofficial7092 4 года назад
Meto Bro
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 2 года назад
Xasuus anoo yar 2007 dii 😪
@xaawoismaaciiljidow
@xaawoismaaciiljidow 9 месяцев назад
Wlhi aniga ihesataa rafaad mooyee raaxo kuguwaye xanaan reerkiino imara2016 xasuus wlhi ma xaa ilmeyay
@crizakgeenyo1335
@crizakgeenyo1335 11 месяцев назад
Heestan Xasusbadan Ayay Igu leedahay Runtii waxaa Garanaya Anoo Carura Oo Marka Aan lahayn Wax Xidhidha Waxaa Dhagaysan Markasta Adeerky Taas Oo la Daremijiray Dhipka
@leilamohamed8195
@leilamohamed8195 3 года назад
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@12-moha1
@12-moha1 2 месяца назад
😢 0:12
@DhulCun-oz5tl
@DhulCun-oz5tl 11 месяцев назад
Xanuun weeye Heestani😢😢😢 2:11
@AxmedSaleban-wp7xg
@AxmedSaleban-wp7xg 5 месяцев назад
Heeeskan aadba ujeclaht wagii igu horaysay waxn ku dhagysty gaadhi qaad oo aan tuulO uraacaY wax badan wan radiye cawa wan helaYy kkkkk
@user-bh4rf9vb7j
@user-bh4rf9vb7j 4 года назад
Ala maxaan raadiyay
@mukhtarmohamed1742
@mukhtarmohamed1742 3 года назад
Heestan anoo miyi jooga ayaaan dhagaysan jiray barigii telephoneka chineseka 2021 ayaan dib u helay. Intaaso sano youtubeka ayaan ka raadin jiray caawa ayaan ka helay 10/08/2021
@hafzasaid7732
@hafzasaid7732 3 года назад
Alla hestan maxaa radiyay 1sano marwalba search garenjiriry manta le kugulestay
@zakimohas
@zakimohas 3 года назад
Anaa kulamid ah wlh waan waay mana aqoon fanaanka qaday😭😭
@khaalidofficial7092
@khaalidofficial7092 3 года назад
Chanaalka subscribe saardee waxyaaabo badan ayaaan soo wadnaaaye
@hafzasaid7732
@hafzasaid7732 3 года назад
Marhora saaray wlhy
@khaalidofficial7092
@khaalidofficial7092 3 года назад
Haye marwo 👏
@xalimoabdi9225
@xalimoabdi9225 3 года назад
Hestan wan kahla dhabti
@Cabaaye
@Cabaaye 4 года назад
Heesta meeqo sano radinayay
@Layla068
@Layla068 Месяц назад
15-6/2024🥹😭
@sacadcabdiwahaabc.wahaab1158
@sacadcabdiwahaabc.wahaab1158 3 года назад
Wllhi hees aan ku daaley in badan maantan helay alxm😪😭😭
@updirahman5589
@updirahman5589 3 года назад
Qalbigaa kuracoo kareebi weeyey
@abdimalkahu3387
@abdimalkahu3387 2 года назад
Markii danbe ninkii gabadha raxmo la yiraahdo wuu sixray waana guursaday sixir waaridaad la yiraahdo afka carabi waxaa lagu yirahdaa atiwila ama ma diido caasimada puntland
@abdimalkahu3387
@abdimalkahu3387 2 года назад
Naagta doqonta haday ku jeceshay way ku tumaatidaa hadaad jeclaatona tumaati bay kuu gaystaa labadaba dhayalsiga ay ku bado baana ugu xun nin raga ugu damiirka badan dadka waakan dhayalsiga diida dadkana aan dhayalsan Waayo rasuulkii ilaahay markii kibirka tilmaamayay wuxuu ku sheegay waa Xaqoo la diido dadkoo la yaso
@Ahmedjib
@Ahmedjib Год назад
Subxanallah, lkn wxn moodi jiray heestu inay Abwaanka kusocoto. Isaguna wax uu sixray ma maqlin. 😂
@RahmaHassan-mo9kp
@RahmaHassan-mo9kp 15 часов назад
😢
Далее
Qaadiro jacayl heestii Raxmo
3:38
Просмотров 4,5 тыс.
▼КОРОЛЬ СОЖРАЛ ВСЕХ 👑🍗
29:48
Просмотров 355 тыс.
nabadeey macaney
7:15
Просмотров 802 тыс.
Hani
9:37
Просмотров 9 тыс.
JUBA | XIISAHA BOGAYGIYO| "(NEW STYLE)" 2017
12:22
Просмотров 164 тыс.
qaadiro jacayl nugulaa jacayl 2014
6:06
Просмотров 204 тыс.
Heesti dhawac baa igu yaalo
6:48
Просмотров 1,4 млн
ahmed biif unugyada jirka
5:44
Просмотров 199 тыс.
▼КОРОЛЬ СОЖРАЛ ВСЕХ 👑🍗
29:48
Просмотров 355 тыс.