Тёмный

ABDIRAHMAAN NASRI FT AYANNA | MA-ADAA OFFICIAL VIDEO 

Abdirahman Nasri
Подписаться 212 тыс.
Просмотров 10 млн
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,4 тыс.   
@Qalinle11
@Qalinle11 2 года назад
LYRICS: A. NASRI: Jacayl igu xaadiraa Naftii xadantaynayoo Xasuusta markaan yar galo Intaan xawilmaan baxaa. AYANNA: Xad dhaaf weeyaan cishqiga Xabiibi aan kuu qaboo Xisaab kuma koobayee Miyaan xakamayn karaa? CHORUS: Xiddigta caashaqa shidaa ma adaa? Xiskayga middii hantiday ma adaa? Qof aan laga xiiso goyn ma adaa? Waddada loo maro xubbigu ma adaa? PAGE 2 A NASRI: Xafiisbaa kuugu yaal, Niyadda xarun aad u wayn, Xiskana adigaa dagoo, Qalbiga hantiyoo xukuma AYANNA: Xubnaha oo idil dhammaan Ilaa xiddidada wadnaha Ayaad u xaq u yeelatee Xayaati ku soo dhawoow. CHORUS: Xiddigta caashaqa shidaa ma adaa? Xiskayga middii hantiday ma adaa? Qof aan laga xiiso goyn ma adaa? Waddada loo maro xubbigu ma adaa? Qalinle.
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 2 года назад
amazing lyrics abwaan waa ku Salam
@aymankasaanostudio1000
@aymankasaanostudio1000 2 года назад
Abwan erayada Maskaxda ayaad soo marisay👍 Another level
@hamdaadem935
@hamdaadem935 2 года назад
Msha allah abwaan dhaaf 🥰🙌
@queenfatma4763
@queenfatma4763 2 года назад
P
@mariamelmiofficial7541
@mariamelmiofficial7541 2 года назад
M.a abwan qalinle rabbi maskxdada haku dhafo 🥰
@mohahassan-ps5cm
@mohahassan-ps5cm 6 месяцев назад
Inta 2024 dawaneyso salaman ❤😂✈️
@Max_Amiin
@Max_Amiin 2 года назад
MA OGTAHAY Waxkastoo macaan waxa kasii macaan waa Quraan kee!
@zafahtiinaupdikariim4406
@zafahtiinaupdikariim4406 2 года назад
Mxa halkan Ku keenay adigo og inu quranku Ka macaaNyhy
@hasandaahir309
@hasandaahir309 2 года назад
Qur aan ku wuxuu la hadlaya quluubtena wuxuu ka hadlaya qura aan ku wax soo socda wax la soo dhaafay wax imika taagan xaalada nolosha saxda ah waa waxay ku jirta qur aan ka oo la raaco
@ShalanbacShalambac
@ShalanbacShalambac Год назад
❤❤❤❤❤❤😅😅😅😊😊😊
@ShalanbacShalambac
@ShalanbacShalambac Год назад
❤❤❤❤
@LexlutherVII
@LexlutherVII 11 месяцев назад
@@zafahtiinaupdikariim4406 waa like ii see😂😂
@MOSTAFEKANTE341
@MOSTAFEKANTE341 Год назад
Heesaha 100/boqol waxa kamacan oo qulubtu ku dagto waa quranka alle❤❤
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Год назад
Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️❤❤❤🇸🇴🥰🥰🥰🥰💢💯❤🤍💚💟 Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan🌹🌹❤❤💢💢💯
@nimcocabdulahimuxumed8839
@nimcocabdulahimuxumed8839 Год назад
M.a wll 🧑‍⚕️💕
@maryanabdirahman9812
@maryanabdirahman9812 Год назад
Scw scw❤
@proviserahmeddeeq3082
@proviserahmeddeeq3082 Год назад
Haaheey.❤💯
@gasherijuster1424
@gasherijuster1424 Год назад
@Caasho-pi2vu
@Caasho-pi2vu 9 месяцев назад
Scw
@abdallaisse3303
@abdallaisse3303 2 года назад
Inta sii og iney heestan 1 millon kor u dhaafi doonto 👀👋🏽
@saliimashaadiiofficial8356
@saliimashaadiiofficial8356 Год назад
My boy my Gilr 🤍❤😊
@xamdajaamac8928
@xamdajaamac8928 5 месяцев назад
Way dhaaftayba 10million bay gaadhaysaa tani
@xasankayseaadan7433
@xasankayseaadan7433 2 года назад
Heesaha waxaa ka macaan qur,aanka alle yaa igu raacsan❤❤❤❤❤🖐
@cabdicaawiye587
@cabdicaawiye587 2 года назад
Aniga
@yasminismailelmogeelmoge1255
@yasminismailelmogeelmoge1255 2 года назад
Me
@khallomahad8792
@khallomahad8792 2 года назад
Xayawaan naga aamu laxyaya ciyaysaa
@xasankayseaadan7433
@xasankayseaadan7433 2 года назад
@@khallomahad8792 futadaada ayaa ka akhlaaq wacan afkaaga ee ogow
@mohamedmohamadinho432
@mohamedmohamadinho432 2 года назад
M.a Aniga
@gasira1173
@gasira1173 2 года назад
indho lamaano noqon rabaad ila ledihiin keep going my couple 🔥🥀❤
@fardosayusuf5858
@fardosayusuf5858 2 года назад
Anaa soowaday Wlhi waa iga hor dhahday kasheeke
@gasira1173
@gasira1173 2 года назад
@@fardosayusuf5858 wn isla jcl nhy🤣
@HaZa12
@HaZa12 2 года назад
Anaa dhihi rby 🙆🏻‍♀️😂
@muscabcade2262
@muscabcade2262 2 года назад
Same that mar horaa saas dhahay 😆😆😆
@gasira1173
@gasira1173 2 года назад
@@muscabcade2262 somaha
@hajialiinthehouse8170
@hajialiinthehouse8170 2 года назад
Dhageysiga heesaha waxa Ka wngsn. Qur’anka. Eebe 🥰
@osamaabdulahi4213
@osamaabdulahi4213 2 года назад
It’s true but what brought you here
@Ahlee4333
@Ahlee4333 2 года назад
Waa ruun walal .but maxa inta kaheysa
@israbishar2712
@israbishar2712 2 года назад
illahay Amarkii labadan fanan si aan caadi ahayn ayan utagera wana isla jeclahay 🥰😘
@maxamadcirro384
@maxamadcirro384 2 года назад
Kkkk isku dar noh aan durbanka wa loo tuma hno
@suhaybdejeli5741
@suhaybdejeli5741 2 года назад
Adbad uu dhaqan xuntahay maa ayana ayad iledahay ilow 😭😭😭🤎
@israbishar2712
@israbishar2712 2 года назад
@@suhaybdejeli5741 haaa ilaw
@zafahtiinaupdikariim4406
@zafahtiinaupdikariim4406 2 года назад
Waa raFtaY wLhi😂
@maxamadcirro384
@maxamadcirro384 2 года назад
@@suhaybdejeli5741 xisabta Miya ka warartey
@Kabtan.
@Kabtan. 9 месяцев назад
Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay☺️hadaa iga danbayso Like isaar🤗🙏
@HamseApdirahman-i1i
@HamseApdirahman-i1i 9 месяцев назад
😂
@aaminaosmanmohamed2989
@aaminaosmanmohamed2989 8 месяцев назад
Aad io aad kaptan😮
@shaaydaanwase1695
@shaaydaanwase1695 2 года назад
Salaada Hala ilaaliyo soomaaliyeey 🥺🥺
@zafahtiinaupdikariim4406
@zafahtiinaupdikariim4406 2 года назад
Wyhy lkn ila halkaN mad joogta
@shaaydaanwase1695
@shaaydaanwase1695 2 года назад
@@zafahtiinaupdikariim4406 abaayo Salaada ilaali 🥰🥺
@rithwarithwashaaficiupdula6421
@rithwarithwashaaficiupdula6421 2 года назад
Tiktok io meel.kasta ma tagan tahY🤣
@israayusuf2292
@israayusuf2292 2 года назад
Walalo adi meel walba ku nacay🤦‍♀️wllhi
@shaaydaanwase1695
@shaaydaanwase1695 2 года назад
@@israayusuf2292 abaayo Salaada ilaali 🥰🥺🥺
@bishaaragahmedia
@bishaaragahmedia 2 года назад
AYANASRI - Cabsi Cabsi 🔥🔥🔥
@abdallaeid045
@abdallaeid045 2 года назад
Codkeedaad ku Saaqmee🎧 Iyo Quruxdeeda saaida👸💖 Woooow🔥 AnyWay Heestu Waa Another Level✅💯
@xalimacali8794
@xalimacali8794 2 года назад
🤏👌👍🤞❤🤴❤👸💘
@cabdigujipages9358
@cabdigujipages9358 2 месяца назад
Heesaha waxa ka macaan quraanka inta igu raacsan❤❤❤
@muhiyadinadanmoumin4579
@muhiyadinadanmoumin4579 2 года назад
Markay samaroon iyo isaaq hees wada qaadayan maxad sugi lee dadkii suuganta lahaa is on fire 🔥🔥💣
@ismahanibrahimmahamoud397
@ismahanibrahimmahamoud397 2 года назад
Dadki xadarda loga hadhay gob ba is heshay 👸🏽🤴🎤
@kaafiyayaasin7512
@kaafiyayaasin7512 2 года назад
No more qabiil
@gagagaga9489
@gagagaga9489 2 года назад
Sorry bro no more qabiil fanka lagama ogola qabiil #👍like isaara intii qabyalada neceb only somalinimo naga badan walalnimo naga badan
@abdixavi1855
@abdixavi1855 2 года назад
Nin yahow fanan qabil malaha samali o dhan ayo o heesaya oo matala marka xanunka qabilka kala bax mesha aya qabilkoda ko weydiyay ya xawan?
@juweumar5075
@juweumar5075 2 года назад
DURIYADA IYO SAMARON WAA DADKA SUGANTA KA MASULA SOMALINIMO CID MA DIDANA
@abuukarciise4488
@abuukarciise4488 2 года назад
Wllhi ninka cabdi raxmaan nasri io ninka la dhaho cabdi kariin cali shaah ilaahey cod iyo dhuun buu saaray keep going
@nimco2891
@nimco2891 2 года назад
Maanaa umaleeya Mise way isku soo baxayaan labdani😅🥰👸👑♥️
@atisar3246
@atisar3246 2 года назад
Weyba isla shekeystaan
@Degaliah
@Degaliah 2 года назад
Allaha ha isku beego♥️
@MacruufXaaji
@MacruufXaaji 4 месяца назад
❤❤❤
@a.hakimsufi4910
@a.hakimsufi4910 2 года назад
Jamhuuriyada barekeysan 🟩⬜🟥✌️ waad na walaysan 😂✌️ Gobolka raga 🦁 + gobolka tacliinta 💡 = 💎
@axmeddaacad9497
@axmeddaacad9497 Год назад
Qoftaan waa jabuutiyan sxb kkk
@apdikarimsantooz9437
@apdikarimsantooz9437 Год назад
​@@axmeddaacad9497 waa reer boorama inder
@yasacabdulahi8214
@yasacabdulahi8214 2 года назад
Fanaanka ugu caqliga badan qofta way ka dhertahay fadhi ayey heesta noogu dhameyeen 😃 Legend keep going ✊🏽❤️
@mariaelmi5724
@mariaelmi5724 2 года назад
🤣🤣🤣
@ZakiGaming510
@ZakiGaming510 2 года назад
😂😂😂
@nadramohamed836
@nadramohamed836 2 года назад
😂😂😂
@exolandarmyhowaboutthat6912
@exolandarmyhowaboutthat6912 2 года назад
Hhhhh hh
@muunaabdi869
@muunaabdi869 2 года назад
😂😂😭💔way ka dheertahy wlhi wa runtaa
@naimamohamoud1950
@naimamohamoud1950 2 года назад
Markay burco iyo borama is helay . Oof caleeg😉❤️ daadka jamuriyada ayuun ba waxa samaynkara.
@sacdiyoabanuur2949
@sacdiyoabanuur2949 2 года назад
Lawadiina jecel dhab ma niga dhaxeeyo illah calafkiina ha isku kiin daro ❤🥰 wa isku so baxesane masha allah ♥
@KhadarIsmaciil-ed8fr
@KhadarIsmaciil-ed8fr 9 месяцев назад
2024 hadad dawanaysid like 😅
@KawsarAxmed-t1t
@KawsarAxmed-t1t 27 дней назад
Qkddds I
@hargeisaiyomartideedii8255
@hargeisaiyomartideedii8255 2 года назад
May the book of Allah be your guide ❤️never too late to be better 💪
@khadijahassan9390
@khadijahassan9390 2 года назад
Amiin yaa Allah
@Ggg-wi3uo
@Ggg-wi3uo 2 года назад
Ameen ❤️
@Julius.nova456
@Julius.nova456 6 месяцев назад
I'm just letting you know ,I genuinely hate you 😊
@AxmedSiciid-sv5me
@AxmedSiciid-sv5me 15 дней назад
Heestaan walhi gabar aan aad u jeclahy oo la dhaho fatuush ayaa marar badn isla qaadi jirne waa hees aan ku xasuuata boqorada alaha ii daye🙈💕💞😫
@amenboss8633
@amenboss8633 2 года назад
OMG😱 Layaab Layaab another level🎵 golden voices 🏅🎤🏅WOow ❤🥳
@sacdiyoraaxo7552
@sacdiyoraaxo7552 2 года назад
Wiilkaan malintuu gabadhan warysanayay ayaan kadareemay inuu saaid ujecelyahay hadana wakas indha isjecel isma eegi karaan kuwo isguursan doonay u egyihin 🥰🤲
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 2 года назад
Alha isu bareekeeyo guur hada ikumidoobaan heaaha alha kamadibeeyo
@Abdirahmaan0
@Abdirahmaan0 2 года назад
hestan markayyy Hal milyan gaadho. ilma adeerayaal isoo qabta.🥵 wixii iGa danbeyow Like Hayla Dhafinnnna.😳
@nuraftehisong5513
@nuraftehisong5513 2 года назад
Korbayba u dhaaftay
@khayraad
@khayraad 2 года назад
Wey garty 😁
@safiyosafiyo1845
@safiyosafiyo1845 3 месяца назад
😂😂
@rayaanclaahiMed
@rayaanclaahiMed 23 дня назад
10m😂
@daaroodyousuf7516
@daaroodyousuf7516 2 года назад
Her voice is unique ❤️🔥
@ahlam13123
@ahlam13123 2 года назад
Ax yaa sowd😘 Waad isku soo baxaysaan indho lamaano noqon rabaa leedihiin😅🤭🤭
@fosab9518
@fosab9518 2 года назад
I'm obsessed with this song 🔥 its so catchy. Beautiful voices. Hore usocda two legends
@mihiimsalwa2971
@mihiimsalwa2971 2 года назад
duryaadi reer sheekh saxaaq cabdiraxmaan nasri guul lLove👌👌❤❤💯💯
@nene3262
@nene3262 Год назад
Ninkaan wa daarood
@hanaadi656
@hanaadi656 Год назад
​@@nene3262 😂😂 wa isaaq 😊
@MunoAliMohamed-i2k
@MunoAliMohamed-i2k 7 месяцев назад
March 2024 hada iga kadib hestan dhegensato jecel ku haayo I Amin 😂
@heesahamaanta8071
@heesahamaanta8071 2 года назад
Walaalkey ila dhashoow horey usoco nasri my boy❤️😍
@sakariyeabdiasismohamed2495
@sakariyeabdiasismohamed2495 2 года назад
Xubnaha oo oo idl dhamaan Ilaa xididada wadnaha❤ Jah walax walax ban daremayaa❤🌏
@Abdiqani.asmar10
@Abdiqani.asmar10 2 года назад
Dhowr sano ka hor baan oga abdirahman nasri in Uu fanka qabsan doono 🔥🔥 keep going bro
@Abdiraxmansomali
@Abdiraxmansomali 2 года назад
Mystery box is a new imo gift series, renewed every two months. Its exquisite design brings quality to gifts.
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Год назад
Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲
@shaydhanwase
@shaydhanwase Год назад
allahuma ameen
@quenrayanna2596
@quenrayanna2596 2 года назад
Ayyyyyy dadkii fanka loogu tala galay 🙆‍♀️🙇‍♀️🐵🦧 Indho jacayl baa ka muuqda lapadan fanan ♥️ allaw isku calaf way ku soo bxayaane❤💉🥰
@AhmedSuufi-f6s
@AhmedSuufi-f6s Месяц назад
Inanta markay qoslayso inaba cadi mahan runti Masha allah markasta iska faraxsanow abayo murugo ilaahey kuma tuso insha alah
@omer2111
@omer2111 2 года назад
Um from Ethiopian 🇪🇹...i like this music🤩 voice quality 100%🎤 Video quality 100%👌 lyrics 100💪👌 Acting 100%😘😘😘
@greatshidane
@greatshidane 2 года назад
Her voice is everything🔥🥺🥰
@degenmuuse6637
@degenmuuse6637 2 года назад
yam uk ran hi krru
@greatshidane
@greatshidane 2 года назад
@@degenmuuse6637 what?🤔
@maajiddguuto2400
@maajiddguuto2400 2 года назад
labadan inu wax ka dhaxeyo bay ila egtahay hadad igu racsantahy like🥰
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 года назад
Labadan yaryar jacayl ayaa ka dhexeeya ayaan filaya meesha waxba ku jira😂😍hees shidan dhalinyaro shidan💯😍
@somaliyameni202
@somaliyameni202 2 года назад
I can't waitttttt 2 legendary nd Goldens voice 🙏😩🔥🔥🔥❤ shabalaasa
@sacdiyoabanuur2949
@sacdiyoabanuur2949 2 года назад
Nio comments wa ka wayey xagee ka baxday🤔
@somaliyameni202
@somaliyameni202 2 года назад
@@sacdiyoabanuur2949 mashqul aduun abayo 🥺
@sacdiyoabanuur2949
@sacdiyoabanuur2949 2 года назад
Masha allah kheer illahay haka dhigo mashquul ka
@somaliyameni202
@somaliyameni202 2 года назад
@@sacdiyoabanuur2949 insha allh abyo mahadsanid adina ❤
@NajiiPAhmed12
@NajiiPAhmed12 11 месяцев назад
Xasusta mrkan yar galo intan. Xawilman baxa😢💔
@nazaemabdirizak1892
@nazaemabdirizak1892 2 года назад
Ayy amazing 🔥🎶Ayanna and abdirahman nasri waa another level wixiinu keep going wll🙏🥰
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 10 месяцев назад
Xidigta caasha❤❤
@khalitmohamett682
@khalitmohamett682 2 года назад
Inta aaminsan in heestani ay 1 million gaadhayso 👍like
@songclips9890
@songclips9890 2 года назад
Rag yar yaraysi malaha wallhi fanaaniinta soomaliyeed way cod macaan yihiin dhamaan abdirahman nasri legendary
@aminahmed7376
@aminahmed7376 2 года назад
LEGEND ABDIRAHMAN NASRI BRO WAN KU WATA CESH CALA VOICE AYA FANKA KU DHAX JOGTA MACALA LAXAMO MCN
@CukaashCabdullaahi
@CukaashCabdullaahi 9 месяцев назад
Waa w heestaan waaba mucjisoda love
@Mohamett_ilkacase
@Mohamett_ilkacase 2 года назад
ugu yarab 10 mar ayaan ku ceshtay walle fanaanin waa dhaaften another level 🔥🫀❤️‍🔥
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 2 года назад
Sabab 😂😂😂
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Месяц назад
Wa Wa Wa waaaa xaadayskay Taaagtey❤❤❤
@cabdirisaakck8610
@cabdirisaakck8610 2 года назад
Ayaaana way badashy toonka ay ka heesi jirtay another level waye wlhi❤ Big fan Ayaana❤👋 Markay heestu halkaaas maryso aanba ayaaana ka hely 2:05
@Mr_UAE.Official
@Mr_UAE.Official 2 года назад
Hore u soco sxb legend the one and only abdirahman hussien ✅👍⬆️🥰
@mudanehamse6527
@mudanehamse6527 2 года назад
Erayada Abwaan Abdiqaadir Qalinle woow, laxan, musig iyo video asal ahna waa loo sameeyey. Team Waqal heesahaas shidan oo kale noo soo galiya channelka 👍
@40Durkiya
@40Durkiya 2 года назад
Indr Ayaana barteeda dhigtay sanadkan Adiyo indrta haboon nuura ayuu nii shidan yahay ✊✊💪🏽💪🏽💪🏽🥰🥰🥰
@NimcoDagan-l9l
@NimcoDagan-l9l 7 месяцев назад
Go va
@AhmedRashidsomali
@AhmedRashidsomali 2 года назад
1: Codka 100 % 🔥 2: Stylka 100 % 🔥 3: laxanka 100% 🔥 4: Erayada 100% 🔥 5:Editing 100% 🔥
@ayuupmohamed
@ayuupmohamed 2 года назад
Wllhi Hees wey dhaftY 100 mar daawadY💋🌹🙈💯💞
@siyaadshire9915
@siyaadshire9915 2 года назад
ONE Always ✊🏿 Alxamdulillah Yaa Allah to the Knowledge people 💯.!!!!!
@Xamdamaxamedcumar
@Xamdamaxamedcumar Год назад
ax ax walhi marku dhahayo🥲 xafisbaa kugu yaaal niyada xaruun dadween😙🥰 walhi sidareen ah ayuu uheesay intaa xitaa anuu waniska qirodaa 🥲😅
@dictora1574
@dictora1574 2 года назад
Ilahy amarki lapadan zi unban iskula jecelhY🥰🖤
@Yuslim_somali_CR7
@Yuslim_somali_CR7 10 месяцев назад
Big legends Song Somalia 🇸🇴 is not easy abdirahman nasri ft ayanna 💙🇸🇴🎤🎹🎧
@ibrahimquebec3498
@ibrahimquebec3498 2 года назад
C'est la meilleure chanson que je n'ai jamais vu ,je vous jure on peut dire qui sont des couples comme il chante, je vous félicite vraiment abdourahman nasri et ayaana parce que ils ont une chanson qui rentre dans le cœur ❤😎🔥❤❤
@radwanradwan3810
@radwanradwan3810 2 года назад
Comment tu comprend. la chanson alors que tu est un autre origine ça vas pas
@abdirisakamir985
@abdirisakamir985 2 года назад
What a voice for AYANNA 😍
@AbdiqaniAbdisalan
@AbdiqaniAbdisalan 2 года назад
Amazing 👏voice with two legendary somali signers ayanna and A.nasri
@suhaybdejeli5741
@suhaybdejeli5741 2 года назад
Kulay ayana waan jecla lakin hada farahayga way kasi baxaysa 😭😭🤎
@itsshudaa7
@itsshudaa7 2 года назад
2:01 ooof oof malaha dhab ba laysku jecelyeybaa mshallh ❤❤❤❤
@kamalkacaye
@kamalkacaye 2 года назад
Ay codka.100 style.100 Ayaan and abdirahmaan Nasri keep going 💕❣️💖 idin wataa
@Zr-Muparik_
@Zr-Muparik_ 2 года назад
Waaw Markay Kulmaan Dadkii Fanka Tallent U Lahaa Wa Sidan Nazri Vs Ayanna Wax Kale Wlhi ❤❤❤❤💯💯💯💯❤❤
@feylanmohamet4990
@feylanmohamet4990 2 года назад
Inta yar Uu wajigeda Tinta Ka Qabtay Wof Ehlu Film Un Baa Fahmaya Jah Nin Rer Burco Un weye Nolow Inader ❤️🤦‍♀️
@goosha2978
@goosha2978 2 года назад
heesta inaba caadi maaha. Laxanka aad buu umacaaan yahy. Codkaa ka daran. Erayada. Wwwwww😳😳 Jah.❤️waaaa hestaydiii. Baan dhihi karaaa. ❤️❤️❤️
@ahmedsirad8855
@ahmedsirad8855 2 года назад
Maasha alaah ❤️ Amazing watching from Birmingham UK 🇬🇧 😍
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 2 года назад
Wow laba fanan an jeclahay🥰🌏❤
@XamdaM-uz5zr
@XamdaM-uz5zr 2 года назад
Amazing voices nasri iyo ayaana isku soo baxaysiin sida heesta markaad isla qaadaysiin dhoolacadayntiina beautifull 👏
@suhaybdejeli5741
@suhaybdejeli5741 9 месяцев назад
Ayans 🎉
@sahromuusemuuse4553
@sahromuusemuuse4553 2 года назад
Muqaalka 100% Codka100% Music100% Laxanka100% Erayada100%❤
@nasteexakaneeco6224
@nasteexakaneeco6224 2 года назад
Heestu bilaash ma ahn kuwii jaceel kooda xoojiya noqda 😘😘😘
@xafsacabdiraxmaan9631
@xafsacabdiraxmaan9631 2 года назад
Quruxad inantu ashqaraar masha allah❤
@sabaadcali2935
@sabaadcali2935 2 года назад
Tani hees wadhafty wlhi Ilaa xalay wan xijiyay Qaabyaro jacayl jacyl kamuuqdana Way udubeen😹❤️
@NasraAhmed-b1m
@NasraAhmed-b1m Год назад
Quraank Maacaan walaal ❤❤❤❤🕋💒
@MiskicabdiWeli-s6w
@MiskicabdiWeli-s6w 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
@abumumtaaz8282
@abumumtaaz8282 2 года назад
Ugaaz hees iyo badh wooow ayaana ijeexdee jaw
@rayaanmohamed3746
@rayaanmohamed3746 2 года назад
Omg tani hees way dhaafty wlhi ❤️🖤
@Farhan-vl1fn
@Farhan-vl1fn 6 месяцев назад
Gacantada Moye Garab Aadmi leeyahay Guushaada haku beerin dariiqa Qodax waxa laga yaaba 💯 ❤ galileo coaual raising
@kipirley5478
@kipirley5478 2 года назад
Jah ayanna quruxbadana mnzha Allah 🥺🥰🔥♥️👸
@amuun_ahmed_11
@amuun_ahmed_11 2 года назад
Hal bil kabacdi Ay ay ay anther level tihin wllhy 2m 1 bil 🤤📷👸👑
@kingzaki215
@kingzaki215 2 года назад
Waan kahelay wlh 100 jeer dawaday weey I dax dagtay hestan fav song 🎧
@MrynDacar
@MrynDacar 10 месяцев назад
Zxp aad u heeso mcnth❤😢
@Ahmett990
@Ahmett990 2 года назад
Ayanna Gabadha Ugu Quruxda Badan Fanaaninta Somalida😱🥰
@Farhan-vl1fn
@Farhan-vl1fn 6 месяцев назад
Gacantada Moye Garab Aadmi leeyahay Guushaada haku Tawton yaa katagi lahaa my hoye wlh nasiib ayad leedihiin ❤❤ galileo coaual raising ❤ Gacantada Moye is garanayao and the other for free time ⌚
@antinahumanityguard1211
@antinahumanityguard1211 2 года назад
Bravo 👏 👏Well done Mr abdirahman nasri best somali singer ever this is really masterpiece 👌 what a beautiful song 🎵 absolutely lovely song and the voice of nasri is other level and beauty ❤ of ayanna stunning 😍 100% best song of the year Just let me say congratulations Mr nasri Bravo caleeg bro God bless u man u are the best thanks for putting 🙏 out such amazing lovely song n we enjoyed it just saying 😊 I'm obsessed with it I can't stop listening n repeatedly
@mustafeahmed1689
@mustafeahmed1689 2 года назад
Kusoco codka iyo ereyada mcn
@DacwaMedia24
@DacwaMedia24 2 года назад
Woow wooow Xidigta cashaqa shiday madaa
@buskulaawi0112
@buskulaawi0112 2 года назад
Waxan hees waa dhaaftey abdi rahman nasri and ayana voice amazing wllhy💑❤
@Cabdale_Yusuf
@Cabdale_Yusuf 2 года назад
Tan wLaHi Hees waY dHaaFtaY .....🥰🥰👏👏
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 2 года назад
amazing voices 🎤💯💯🔥🎙hit song 🎵the best musician Adam and beat 💯🎼🎻🎹🔥🔥Melody fantastic 💯👍💯💯💯
@neimamohameddaher3605
@neimamohameddaher3605 2 года назад
Coofka 100%labadinaa aayana qurux machaallah hees mcn ayyy
@normoh585
@normoh585 2 года назад
Hadaaan daawaynso iyadoo half milion gaadhay saalaama ayaa ku leeyahay
@daakir9955
@daakir9955 2 года назад
Wraa heesta calendar siiya legends baa is helee Wll Nasri ft Ayaana❤🙏
@Abdulkga
@Abdulkga 2 года назад
Beautiful song by two great artists!
@abdirahmaniid9970
@abdirahmaniid9970 2 года назад
m.a
@crizakmuktar3478
@crizakmuktar3478 2 года назад
Gabdha afkeedu macanaa , quruxbadanaa wlhi tan waa demand
@samadonka1028
@samadonka1028 2 года назад
Laxanka Caadi Maaha Music Dj ADAM On the Beat ❤️👑
Далее
На самом деле, все не просто 😂
00:45
UFC 308: Пресс-конференция
35:18
Просмотров 578 тыс.
ABDIRAHMAN NASRI | REER-MAGAAL OFFICAL VIDEO
3:18
KFTAN IYO SU,AAL WITH AYANNA... AYANNA IYO NASRI
11:36
Просмотров 508 тыс.
SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023
5:09
Dad Baa Xumaan Ila Daba Socda
7:14
Просмотров 73 тыс.
MUSTAFE KANTE QALBI KULA MIDOOBAY
5:01
Просмотров 18 тыс.