Тёмный

Abdirisaaq Anshax - Waayihii Adkaa Suldaan Seerar Ladies Night Show Hargeysa 2020 

Waqal WStudío
Подписаться 2,4 млн
Просмотров 2 млн
50% 1

#SuldaanSeeraarLadiesNightShow
Abdirisaaq Anshax, Suldaan Seeraar, Hees Cusub, Somali song, Hees shidan, Dhaanto, Music Video, Waqal Studio
Suldaan Seeraar Ladies Night Show Hargeisa Crown Hotel 2020

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 745   
@yummyyummy8263
@yummyyummy8263 4 года назад
Intaa garanaysaa inay gabadha Anshax tahy inanti jilaysay heesti calizaki ee jacaylkaygiii horaay ♥️🥰🙏
@kistoboy4800
@kistoboy4800 4 года назад
𝐰𝐥𝐥𝐨 𝐢𝐢 𝐬𝐚𝐫 𝐝𝐮𝐛𝐬𝐜𝐫𝐢𝐛𝐞 𝐩𝐥𝐳 ❣️❣️❣️❣️❣️ 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 ru-vid.com/show-UCwNQM8ikxNz3_iEsA0NGnEw
@stayblue759
@stayblue759 4 года назад
Wa LafTeeDi. Mnzha allah. Wa Marwo Qurux BaDaN. 😍
@dwecck2578
@dwecck2578 4 года назад
Gabadhisi maha lkn way rajaynayan
@hothohenna790
@hothohenna790 4 года назад
Aniga ☝️
@hayaabintusln3122
@hayaabintusln3122 4 года назад
@@dwecck2578 wa u guursaday wll Hanbalyada ayanka arkay instagram kaa
@afrahabdi9981
@afrahabdi9981 4 года назад
Inta Heestan arooska Anshax & Ayaan ka dib Dawaaneysa Like isaara
@sakikooshin1282
@sakikooshin1282 3 года назад
AniH🤣
@laabsifeeyeofficial
@laabsifeeyeofficial 4 года назад
Waqal studio ninka fanka soomaliyeed caalamka tusay Waku salamay sxb
@iLkacaseofficiall1
@iLkacaseofficiall1 4 года назад
Subscripe ii saar plse wlloh qlli
@abwaancaqlisameofficial6919
@abwaancaqlisameofficial6919 4 года назад
Wan ku soo saaray wll adana soo booqo Chanelkayga subscribe mahadsani
@abwaancaqlisameofficial6919
@abwaancaqlisameofficial6919 4 года назад
@@iLkacaseofficiall1 subscribe
@umulkheyrmaxamed8721
@umulkheyrmaxamed8721 4 года назад
😂😂😂😂😂😂
@najaadhupi4619
@najaadhupi4619 4 года назад
Heestan waa ay igu socota please isoo duceeya in aan alle aduun iyo akhiro toona igu khasarin caawa burco aan ku dawanaya horeena Hargeisa ku dawaday ee igu soo duceeya in aan ka baxo nolosha adag gabadha walashin oo kale ah baa aan ahaye 😭😭
@moxxtarmahamedo1021
@moxxtarmahamedo1021 4 года назад
Waa ku duceyyey Anu wl✊🏿
@AN-xv1er
@AN-xv1er 4 года назад
Walaal ilaahay hakuu sahloumuurahaaga oodhanba
@munaabdale8863
@munaabdale8863 4 года назад
Ilahy wll haa kaa saro nolasha adag
@ahmedadem1829
@ahmedadem1829 4 года назад
Ilahay idamkii nolol.adigiyo qoyskaagaba badasha kugu duceyey wll
@falisyuusuf1675
@falisyuusuf1675 4 года назад
wll ilaahy ha sahlo amuurahaaga
@cabdicasiismaxamud3560
@cabdicasiismaxamud3560 4 года назад
Wax walb Waxa ka mcn Hadalka alle
@ruqiyoruqiyo8338
@ruqiyoruqiyo8338 4 года назад
Saxiix wlhi😍😍
@abdullahimahamudhassan9779
@abdullahimahamudhassan9779 4 года назад
Waqal Nin Tagay🔥🙌 Maqaxidada si joogto Ah Ayan shaaha uga cabaa✌ Dadka Ila Mid Ah Farta Taaga☝️
@naimamohamud934
@naimamohamud934 4 года назад
My queen ayaaan maxan hargasa isla xijinay wllhi waxad ahad sxbad qaliya ale rerkaga ha ku barakeyo ❤️🥰
@shaamproduction820
@shaamproduction820 4 года назад
Ninkan abdirisaq anshax ducoyinkisa wa lo aqbala heesti dajiya ogeyne heestana ducadedi wa lo aqbaley😍❤
@aizhamaxamed7263
@aizhamaxamed7263 4 года назад
Anshax waa fanaanka kaliye hadii fanaan dooro ley dhohoo guurzan lahaa wlhi inkaztu iga weyn yahay one love waqal studio 😘
@somalistar6762
@somalistar6762 4 года назад
Aniga aya kujoogo bbe
@muhaahmed8363
@muhaahmed8363 4 года назад
Sidii qof xaflad dhigneysa ayaY iso labisTy si hablha meesha jooga ugu duwanto naaG adaG dheH
@hothohenna790
@hothohenna790 4 года назад
Hhhh masidaasa
@safiabashiir5491
@safiabashiir5491 4 года назад
Anaba ka yaaba is idhi gabadhana meesha ma xafladaba ku dhiganaysa 🤣🤣🤣
@happyahmad9689
@happyahmad9689 4 года назад
Naag nool weey keep gowing iga dheh
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 4 года назад
@@hothohenna790 Aniga in aroos tahan modayey Ma Gabadhii Anshax baa marka 🤣🤣
@zuzicaday8928
@zuzicaday8928 4 года назад
@@shafaarmoha9479 waa jacaylkiisii mardhow buu meherkoodu dhacayaaa #Anshax iyo #Edebsan
@subeersudaysi7591
@subeersudaysi7591 4 года назад
Bk heesihiisi meeye waqalow nio legendka naga soo fasax heesihiisa
@kistoboy4800
@kistoboy4800 4 года назад
𝐰𝐥𝐥𝐨 𝐢𝐢 𝐬𝐚𝐫 𝐝𝐮𝐛𝐬𝐜𝐫𝐢𝐛𝐞 𝐩𝐥𝐳 ❣️❣️❣️❣️❣️ 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 ru-vid.com/show-UCwNQM8ikxNz3_iEsA0NGnEw
@iidhashi9610
@iidhashi9610 4 года назад
Waa laguu soo fasaxaya zxb
@suldaankhadar3380
@suldaankhadar3380 4 года назад
Wax layaqan guurso wax layaqan halagu dhale . Duriyada ka guurso wa British ka somalide saas waxa igu yidhi nin wayno wayo so jirey. Isku wara ban leyahay lamaanaha 👑👸❤️👑✌️
@hamdacigeofficial6033
@hamdacigeofficial6033 4 года назад
Inta inanta darteed udawanaysa like🤗
@abdimalikamirtawane282
@abdimalikamirtawane282 4 года назад
From dirisle😂
@aaminagoohfuny6710
@aaminagoohfuny6710 4 года назад
Wllhy aniga inta darteed heesta u dawaanaya
@somalilandbaazka3262
@somalilandbaazka3262 4 года назад
Somaliland iyo hargaysa hoyga fanka
@dhalboqortoyo5806
@dhalboqortoyo5806 4 года назад
Hdaad sidyda mrkad anshax aragty so cararty like igu sharaf
@deqalul1096
@deqalul1096 4 года назад
*Nimcaduna dadka qar weuga dartaa wena lumisaa allow mida kudago isahal😥 dadka ila mida allow usahal😍 dadka ishelayna allow cumriga isugu dhamee🌹💯 yaa Allah AMIN😥 🙏*
@aragsanabdallah9683
@aragsanabdallah9683 4 года назад
Amiin
@updirahmanfahmi2415
@updirahmanfahmi2415 4 года назад
Qamar haduu nasiim masraxa soo saari lahaa sidaa anshax baa dib looga bixi lahaaa 😂😂😂😂
@aryanali6527
@aryanali6527 4 года назад
🤣🤣🤣commentiga kaliyee iga qosliyay
@najmahassan7403
@najmahassan7403 4 года назад
Runtaa😂
@updirahmanfahmi2415
@updirahmanfahmi2415 4 года назад
😂😂😂😂😂councilku ha shQaystaan
@shabcanhassan7644
@shabcanhassan7644 4 года назад
😂😂🖐𝗺𝗶𝘆𝘂 𝘄𝗮𝗹𝗻𝘆𝗮𝘆 𝗺𝗮 𝘇𝘂𝘂𝗾𝘂 𝗶𝘇𝗸𝗮 𝘅𝗶𝗱𝗵𝗮𝗬𝗮 𝗵𝗮𝘄𝘇𝗵𝗶𝘇𝘂 𝘄𝗮𝘁𝗮𝘆𝗲😅
@noonecares6018
@noonecares6018 4 года назад
Kkkkkkkkkk aad iyo aaad
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 года назад
Showga suldaan seerar waala isku arkay fanaanin halis ah ayaa iskugu timid anshax qamar sugaani 😊✌️
@abshirhussein3803
@abshirhussein3803 4 года назад
Aaar wiilkii akisho sowka kala kacsaday meeshii adeer naga meesha dumashiyana wn ku tuurnay cumamada 😍😍😍😍😍😍🙏🙏🙏🙏🙏
@xamsebile4833
@xamsebile4833 4 года назад
*wlhi heestaa aaba igu socoteY ilaaa malintii la qaday kama daaalo ameeen*
@marshaaldaadis8483
@marshaaldaadis8483 4 года назад
Nimcaduna dadka qaar way uga dartaa wanay lumisaaye midaan hanuunka iiga weecinbaan rabow kuwaydiistay ❤
@kaletwiseman1
@kaletwiseman1 4 года назад
Sariirtada maku dul dawanysaa😂😂😂
@pamelajama3684
@pamelajama3684 4 года назад
Maye ta jaarka😂😂
@Xamuudichannel
@Xamuudichannel 4 года назад
Falalow 🤣
@kaletwiseman1
@kaletwiseman1 4 года назад
@@Xamuudichannel waxy dee😂😂
@shugricabdullahi5782
@shugricabdullahi5782 4 года назад
Mya
@hoodaali640
@hoodaali640 4 года назад
Hhhh Haa wlhi yaa kuushegay aboowe🤣🤣
@sulub_boychennel2156
@sulub_boychennel2156 4 года назад
Qofki rer borama ah farta so taag 👍
@Little_D815
@Little_D815 4 года назад
Reer boorama maxay kasoo donayaan meeshan dhashii sheekh madarbaa maraysee 😂😂
@juweriajama1436
@juweriajama1436 4 года назад
Mayihi lknse waan idin jeclahy wllhie❤🙋‍♀️
@sulub_boychennel2156
@sulub_boychennel2156 4 года назад
@@juweriajama1436 tnx wll allaha ku xafido
@sulub_boychennel2156
@sulub_boychennel2156 4 года назад
@@Little_D815 hhhhh miyaa wa ogolahy wllshy
@sulub_boychennel2156
@sulub_boychennel2156 4 года назад
@@kistoboy4800 wa ku saray sbscrbe wll
@caishakhatun5759
@caishakhatun5759 4 года назад
Hsblaha reer hargeysa qurux masha Allah
@loveumom2746
@loveumom2746 4 года назад
Ninkaaan aduunka u jeclahy qurx dadnimo karti aqoon ilaahy waa isiiyy lkn fanaan iyo social mediaba ma jecli iskamana ag dhawin illaahy guurkga kuu barkeeyo nolol qurx bdn wll iyo hanuunba illahy haku siiyo
@khuuriye
@khuuriye 4 года назад
Amin wll alaha ku siiyo 😁
@Abdirahiim
@Abdirahiim 4 года назад
MiyAnan Somali ahayn mxa like laygu saari wayey 1k like qasab igu gaadhsiyo wll😁🤣 kaftankeyga wye
@nimahism4390
@nimahism4390 3 года назад
Ed
@kamaalamarre5519
@kamaalamarre5519 3 года назад
Anakusinayo saixb adigana isii
@quensafa4829
@quensafa4829 4 года назад
Woow showgii hablaha Hargeysa iyo wacdarihii Suldaan 😍
@rayaanaragsan5339
@rayaanaragsan5339 4 года назад
wlhi inantu zaaid u qurux bdn thy mnsha Allah 💎💎❤❤❤❤
@fayzacheik1115
@fayzacheik1115 4 года назад
Ninka kaliye ducaysta one love c/risaq anshax❤❤❤
@subeela1438
@subeela1438 4 года назад
Anshax caabr buu radinyey wlhi naagaha waay ku dhag djagan asana uma jeedo xabiisu raadsan mshanalah alah ha iskumkiin daayo #
@habsahassan3189
@habsahassan3189 4 года назад
Manshallah Dhoolo tus cajiibaa buu sameeyey anshax isha hablaha alle haka badbadiyo 😂
@amalali7104
@amalali7104 4 года назад
Qalanjo qaybsamiwayday ❤️❤️❤️ mash Allah tabaraka Allah wllo quruxeey
@saacidanuura6049
@saacidanuura6049 4 года назад
hablaha edabsan buu kala soo baxay masha allah allow isku kiin daaaa❤️❤️❤️❤️❣️❤️❣️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ninaabdi1529
@ninaabdi1529 4 года назад
Ma gabadhi labaad ba walal mise wa ti hore un
@asmaibrahimibrahim5073
@asmaibrahimibrahim5073 4 года назад
daaaa
@fatmamohammed3935
@fatmamohammed3935 4 года назад
@@ninaabdi1529 wa tulabaad
@muunacabdiaadan5869
@muunacabdiaadan5869 4 года назад
Nin nagtasaba Faray
@kistoboy4800
@kistoboy4800 4 года назад
𝐰𝐥𝐥𝐨 𝐢𝐢 𝐬𝐚𝐫 𝐝𝐮𝐛𝐬𝐜𝐫𝐢𝐛𝐞 𝐩𝐥𝐳 ❣️❣️❣️❣️❣️ 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 ru-vid.com/show-UCwNQM8ikxNz3_iEsA0NGnEw
@mahdepjanic4182
@mahdepjanic4182 4 года назад
Anshax inuu Legend yahy inta qirsan ismujiya🔥
@abdikhaliqofficial6198
@abdikhaliqofficial6198 4 года назад
waqal studio besta studio hambalyo ban idin leyahay 15minites in 2k
@soumeyamohamed3154
@soumeyamohamed3154 4 года назад
Ayyy jacayloo😩❤️Anshax iyo ayaan👏💍
@maankaabchannel6364
@maankaabchannel6364 4 года назад
Jacayl waxan lama dhaho imikuunbuu furi tiihoreba waakiisoofuree...🙄.
@zizuzidane8780
@zizuzidane8780 4 года назад
M a ninkan waa Legend wlhi Ereyga fanaan dadka loogu talagalay weeye M a ×2 asaga into afadiiza quruxda badan m a ❤🔥
@kellyjames5099
@kellyjames5099 4 года назад
Ayan mohamed salah iyo abdirizak anshax❤❤❤❤
@nimcosiciidabdi8180
@nimcosiciidabdi8180 4 года назад
Wllo ma xasskiisibaa gabdhu mansha allah
@inaalimohammed3278
@inaalimohammed3278 4 года назад
@@nimcosiciidabdi8180 haaa
@kellyjames5099
@kellyjames5099 4 года назад
@@nimcosiciidabdi8180 mayee waa coming soon huno
@gymerboi6759
@gymerboi6759 4 года назад
Waa heestii ugu shidnayd showgii xlay uguna daawshada badnayd inta iLa argtay likE
@nadaabdi3606
@nadaabdi3606 4 года назад
Ayaan iyo anshax beutiful couples 😍😍😍
@mohmetabdi8983
@mohmetabdi8983 4 года назад
Anshax wuu faiday aroosbu dhigtay😂😂😂♥️
@umulkheyrmaxamed8721
@umulkheyrmaxamed8721 4 года назад
😂😂😂😂😂😂😂😂
@kikokayaahee7951
@kikokayaahee7951 4 года назад
Anshax in the building keep going Fans kaaga ayaan kamid ahay 🤙🏾
@Naji_moha
@Naji_moha 4 года назад
Waqal studio heelka fanka soomaaliyeed❣🔥 Anshax in the building 👏👏
@munajama8885
@munajama8885 4 года назад
inta og in uu anshax gabadh ugbaad la dhaho qabi jiray like
@saxarlaelmi571
@saxarlaelmi571 4 года назад
Tani ma mid cusubbaa walal? Ma furay mise waa la guursaday? Maanan fahmine.
@jennyfromtheblock5564
@jennyfromtheblock5564 4 года назад
@@saxarlaelmi571 waa xaaskiisa cusub
@saxarlaelmi571
@saxarlaelmi571 4 года назад
@@jennyfromtheblock5564 gabadhii hore muu qabaa.
@jennyfromtheblock5564
@jennyfromtheblock5564 4 года назад
@@saxarlaelmi571 may uu furay
@mohamedozil9470
@mohamedozil9470 4 года назад
maxa idinka.Galay idinka
@sirsamale546
@sirsamale546 4 года назад
Waqal studio 5sano ee soo socota iga walee dayaxa ayuu gaadhayaa 💜🔥💯
@istarahmed9326
@istarahmed9326 4 года назад
Inta OG anshax sxbtiis ine thy gabadhi hesti cali zaki jacelkeygi hore jilesay like isaara😀😀
@mdbhqmdbhq4209
@mdbhqmdbhq4209 4 года назад
Saxib mahe waaxas carur uu hayisaa
@amranmohamed8812
@amranmohamed8812 4 года назад
Inta ilaaragte anshax inuuu islantisa indaha kuradhiye love dac kusiya💞💞💞
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 года назад
Xafladaa shidan in aan joogaan jeclaa hablahaa qurquruxda badan la caweeyo from London
@kamtv403
@kamtv403 4 года назад
Wow anshax xidiga kali aan dhaheysto heysihiisa 😍😍😍 Jag baan kug ahay
@iLkacaseofficiall1
@iLkacaseofficiall1 4 года назад
Subscripe ii saar plse wlloh
@rashidosmankhayr9007
@rashidosmankhayr9007 3 года назад
Anshax and ayaan many congratulations your wedding we love 💘 ❤ ♥ 💕 you many thanks and many Congratulations all best
@wasiiraessa9404
@wasiiraessa9404 4 года назад
Anshax io edebsan isku wara♥️
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 года назад
Xanta tiktok 😂😂😂
@kistoboy4800
@kistoboy4800 4 года назад
𝐰𝐥𝐥𝐨 𝐢𝐢 𝐬𝐚𝐫 𝐝𝐮𝐛𝐬𝐜𝐫𝐢𝐛𝐞 𝐩𝐥𝐳 ❣️❣️❣️❣️❣️ 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 ru-vid.com/show-UCwNQM8ikxNz3_iEsA0NGnEw
@mohmetabdi8983
@mohmetabdi8983 4 года назад
B M channel wa xaaski anshax
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 года назад
*Nasri weyne, nasiib waasico* *Wabi barwaaqeed ah* *Libin horowmar i waarisaan* *Rabboow ku weydiistayee* *Oo dhaaxaan waa iyo aroor* *Weelkaan hayn culayee* *Wakhtigoo ii samaadaan* *Rabboow ku weydiistayee* *Nimcaduna dadka qaar* *Way uga dartaa* *Waanay lumisaayee* *Mid aan hanuunka iga weecin baan* *Rabboow ku weydiistayee* *Aduunna laba, laba wada jiroo* *Guri calaf ku weegaaray* *Ayaa waswaasiyo* *Ifka ka ladda' weerkii kaliyaadee* *Xul gayaan, diin wacan* *Dhaqan-san iyo weehad iga dhaya* *Idajiya, farxad ii wada* *Ugub iyo wadna-ladha tiirsha* *Warsan, weedhsan qurux leh* *ii haga jacayl i waraabshaa* *Gob wacad leh, wehel daacad iyo* *Reer san ila waabaa* *Hankaa baa waayihii adkaa iyo* *Wiiqin iga meydhaa* *Adaa waaxid iigu deeqoo* *Weyne kugu mahadshaa* *Wax na dura,* *Wax na dira* *Wax na daara* *Wax na kala geeya* *Inaad wax na dhiba* *Naga weecisaan weynoow* *Weynoow, weynoow ku weydiistay* *Nolol wacan, nolol waafiya* *Nolol wanaag ii leh* *Nolol nasri iyo ray-rayn wadata baan* *Rabbiyoow ku weydiistay* *Farxad waartiyo guul an wiiqmin baan* *Rabbiyoow ku weydiistayee* *Aakhirana wabiyada jannada* *Rabbiyoow ku weydiistayee* Ereyadii Abwaan Talasame Codkii Anshax
@barrowbarre6411
@barrowbarre6411 3 года назад
Aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay midhaha heesta oo aad dadka la qeybsatay saaxib
@abwaanqarandoon3321
@abwaanqarandoon3321 2 года назад
Nasr
@abwaanqarandoon3321
@abwaanqarandoon3321 2 года назад
Nasri weyne nasiib waasico Wabi barwaaqeed ah Libin horomar i waarisaan Rabboow ku waydiistayee
@abdullabdula1769
@abdullabdula1769 4 года назад
Wow edabsan iyo anshax iiskunuuraayan wlhi caadhow Allah iidhnkabadbaadhiya
@somalitiktok32
@somalitiktok32 4 года назад
*Hadad kabalan iyo jiif kudawaneyso like ta haila dhaafina*
@abdireshassan58
@abdireshassan58 4 года назад
Waww inaba cadi ma ahaa showgan qatar wag hablaha hargeysaa allow nodaa hablaha hargeysaa
@shukriabdi4279
@shukriabdi4279 4 года назад
subxanallah gadhihii somaliyed qawnida Miya qurux noqotay nin qawan ma arkeysid
@hodanmohammed8476
@hodanmohammed8476 4 года назад
Ala xly hdal may karayn wlhie meeshu❤hore u soco suldaaan
@mawletmoadammawletmoadam9133
@mawletmoadammawletmoadam9133 4 года назад
Weeewe First One 👌
@guuleedcabdiciise541
@guuleedcabdiciise541 4 года назад
Waaaaaaaw Abdirisaaq Anshax go head bro fanan shidan waan ku wadana
@iLkacaseofficiall1
@iLkacaseofficiall1 4 года назад
Subscripe ii saar plse wlloh
@farhiyojama9956
@farhiyojama9956 4 года назад
Mansha allah hamabalyo fanaankayga anshax wooow 🎁♥️she is so beautiful Mansha allah
@kingmaanka186
@kingmaanka186 4 года назад
Abdirzaq Anshax wan ku tagera runtii from muqdisho 🥰🥰🙏
@axmedkalluun2912
@axmedkalluun2912 4 года назад
Anshax iyo waqal studio inta taageerto like 👍 dhac ku sii
@Liveworld204
@Liveworld204 4 года назад
Alle waynidisa xasuso. Cadabta xasuso. Codkaka macaan quraan ku akhri wll. Waad libani aduun iyo akhiraba
@xeefo
@xeefo 4 года назад
Wow 😍keep going fananka kaliya een ka wato Somali oo dhan
@the_zhakir
@the_zhakir 4 года назад
As they said :) 💙 Wa inaad ushaqaystaa Janada iyo hablaha hargaisa ❤
@iLkacaseofficiall1
@iLkacaseofficiall1 4 года назад
Subscripe ii saar plse wlloh qlli
@stayhappychennel7808
@stayhappychennel7808 4 года назад
Laandheere Anshax Wllhy Heestan Wa Midii Qarniga ❤❤❤🙏😎
@misraabdirhman5959
@misraabdirhman5959 4 года назад
Maansha allaah c,risaaq anshax horay u soco nin degan oo masuul ah weeye
@nabadoonahmed7438
@nabadoonahmed7438 3 года назад
inta daawatay kadib guurkooda like saaara
@sultanguleid8651
@sultanguleid8651 4 года назад
We are repoblic of somaliland 💚💭❤️ somalilnd 💚💭❤️ somalilnd 💚💭❤️ somalilnd 💚💭❤️ somalilnd 💚💭❤️ somalilnd 💚💭❤️ somalilnd 💚💭❤️ somalilnd 💚💭❤️ somalilnd 💚💭❤️ somalilnd 💚💭
@nimaawaleh5373
@nimaawaleh5373 4 года назад
Edbsan gabdhii heesti cali zaki eh jacylkygiiii hore jilysay❤❤
@qalbisan5683
@qalbisan5683 4 года назад
Manshallah Alaik Allah haysukiin daayo Anshax iyo Marwadiisa Qaaliga Ah, Isku waar waligiin
@canbecabdisamad4820
@canbecabdisamad4820 3 года назад
Masha Allah abdirsqa anshax aroos wcn mid kheer qaab wad jir
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu Месяц назад
Waaw fanan qaaliya xariir axmed ❤❤❤
@salmahirsi5088
@salmahirsi5088 3 года назад
Inaan duriyadii biciide tahay quruxdaaa lagugu garanayaaaa edabsan anis keeping xbbti qli
@osmanak5391
@osmanak5391 4 года назад
aamiin allahayoow rabiyoow ,,, ka ilaali aniga iyo qayrkayba ,, waa inta daacad isku jecel ama jacaylkooda ku guri yagleelay aamin raboow....
@ciiseyare100
@ciiseyare100 4 года назад
Welcome anshax imsa sugaysa 1 m views like
@sharaxsharax3337
@sharaxsharax3337 4 года назад
Wllhi heestan maalin aan dhagey san mlhn hadey iga dhamaato xitaa ku soo cewh ceshtaa
@iidmaxamed9611
@iidmaxamed9611 4 года назад
Anshax gaabadhisa bash baan ku ahay ceeb miyaaa anay way waa layigaa guursaday isku waara
@aliindhayare9423
@aliindhayare9423 3 года назад
Wakhtigoo iisamaadaan rabiyow ku waydiistay🤲🤲🤲🤲
@mariaahmedmacaf3156
@mariaahmedmacaf3156 4 года назад
wow haplahayagii haypada laha ❤viva hargeisa jano💋
@cawil__tiiko__officail7922
@cawil__tiiko__officail7922 4 года назад
Iam firs suldanki Geeska iyo fanantii hargiza Hablhii casimada alle hayna barakeyo subscrib isaar wll🥰🥰🥰🥰🥰🤩
@adansaleban8437
@adansaleban8437 4 года назад
M.a Anshax iyo marwadiisaba ilaahey Farxad iyo nolol mcaanba Haku gallado Cidkastoo Isjecelna ilaahey Haysku Calfo 💐💎❤🔥⚘🌎💌
@binuyaminmohamed3916
@binuyaminmohamed3916 4 года назад
Woooow A/ risack anshax inaba caadi ma ahan haba codweynaadee heesuhu qaado ayan kahelaa mansha allh waa nin maskaxdiisa iyo sanadkiisa aan islaheeno maskax Diisa ay weyntahay wan ku wataa zxb 🙏🙏🙏🙏
@koos1302
@koos1302 4 года назад
anshax fanan degan oo cod macaan 😍😍😍
@sacadbustaale3509
@sacadbustaale3509 4 года назад
Dumar furay shakaalkii Duni aakhir samaad Nin Rag meesha kuma jiro Aan ahayn Fanaanka
@Yoolskills
@Yoolskills 4 года назад
*AbdirisaK Anzhax Ismuujiya Funzkiisa oo Like Yacnihii isku muujiya saxibayal*
@adoontiialle6781
@adoontiialle6781 4 года назад
Ma dajiya uu sheegi jiraybaa anshax Anyway farxad ku waara😍❤
@boqran2974
@boqran2974 4 года назад
May dejiya waaa xaaskisi hore waxana la dheha. Ugbad wakii u qaaday heesti ragba u hanwayn hubkaad sidato markaasu sheegaya lkn tan waa mid danbe uu hada guursaday 🙄
@fatimah25
@fatimah25 4 года назад
Anshax iyo qoftiiza 🔥🔥❤
@najahfaarah9235
@najahfaarah9235 4 года назад
Waqal studio ♥️💋🌍❤
@sirdoon1
@sirdoon1 4 года назад
Waar imika hargeysa sowtan noqotey xaramaki barbaarta nasib badana ruux ku nool anaguna waxaas maba argno nolosha mcaan waan soo booqanaya yaa is dhaweyn ilma sheekh isxaaqow
@raynaa122.
@raynaa122. 4 года назад
Aniga
@sirdoon1
@sirdoon1 4 года назад
@@raynaa122. hye iisheeg nabarkaaga
@shaadiaofficial7006
@shaadiaofficial7006 4 года назад
Masha allh hablo shidan iga dheh
@naadiyack8452
@naadiyack8452 4 года назад
Wllhy show suldaan zeeraar waa nin dheer habeenkii waan yabay ba🤣🤣🤣🤣waa kaftan wllky❤❤❤❤
@halimafarah2430
@halimafarah2430 3 года назад
Anashax ducadiisa alla wuu aqbalayay illahayow ulaali nolashada ubadna rabi hasiiyo insha allaha
@abdirashidgaandaa7305
@abdirashidgaandaa7305 4 года назад
Ilahay ujedo wayn buu idiin abuurtay qof walbana keligii ayaa la xisabinaya ha iska khasarinina fursada ilahay idin siiyay jojita akhlaqq xunada ilahay usoo noqda xishooda xishooda waa danteena akhro iyo aduun
@abaawn_caqlisame
@abaawn_caqlisame 4 года назад
𝕎𝕝𝕝𝕠 𝕙𝕒𝕕𝕒𝕒𝕕 𝕒𝕨𝕠𝕠𝕕𝕠 𝕡𝕝𝕒𝕔𝕖 𝕤𝕦𝕓𝕤𝕔𝕣𝕚𝕓𝕖 𝕚𝕤𝕒𝕒𝕣 𝕔𝕙𝕒𝕟𝕒𝕝𝕜𝕒
@quentasha1967
@quentasha1967 4 года назад
AR MESHA CARMALKII HARGEISA MAROOYI FROM BURCO
@nuuraaxmed5451
@nuuraaxmed5451 4 года назад
Woow masha allah tabarakalah alahuma baarik wlky anshax wlhi wnku farxay
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 4 года назад
War gqbadha anshax quruxsana
@shaaficijama5735
@shaaficijama5735 4 года назад
Macha AllaH isku wara wllky Apdi risaaQ AnshaX 💞🌷
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 4 года назад
Team Anshax 🥰🥰🥰🥰
Далее
ABDIRISAQ ANSHAX RAGCATEYN NEW OFFICIAL VIDEO 2021
4:47
Ромарио стал Ромой
00:46
Просмотров 89 тыс.
ABDIRIZAK ANSHAX HEES CUSUB  WADA DHALASHO
5:16
Просмотров 15 тыс.
UGBAAD ARAGSAN - XAQLE OFFICIAL VIDEO
4:17
Просмотров 1,9 млн
Aamina
12:46
Просмотров 334 тыс.
Laabta igu qabo
8:39
Просмотров 13 тыс.