Тёмный

ABDISATAR : MAXAA KA DHAXEEYAY DILKA ENG  

HANOOLAATO
Подписаться 494 тыс.
Просмотров 395 тыс.
50% 1

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Опубликовано:

 

3 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,1 тыс.   
@qadroahmed4255
@qadroahmed4255 2 года назад
Maasha alaah ilaahey haku xifdiyo cabdi sataar hanoo laato horo mar wacan ayaan idiim rajey nayaa ayaanle rabi haku dhowro walaalkey
@ficanfilsan7583
@ficanfilsan7583 2 года назад
Abdi sataar mashllh ilcadaw ilahey kumatuso waa aqligii oo qof ah illahow ku badbadi mashllh tabarakalah🥰
@IsmailIsmail-zb1jc
@IsmailIsmail-zb1jc 2 года назад
Meeshaan soomaali baa ka hadlaysa, idin-kuna soomaali baad tihiin, waana fahmaysaan hadana English baad qoraysaan. Mahadsanid ayaanle, abdisatar si ragga raganimo leh oo fiican buu u hadlay.
@Ahmed.Deejey
@Ahmed.Deejey 2 года назад
Hahaha dadkaan waa dad diiwan gashan english kaan na qorshe ayaa ku jiro barnaamijkaan tashwiish badan ayaa iga jira 🧐
@deqahussein3821
@deqahussein3821 Год назад
​@@Ahmed.Deejeyppp.l0.
@kulmi1
@kulmi1 Год назад
Subxana Allah wabixamdih subxana Allah Al cadiim wa Allahu akbar
@hooyomacan4936
@hooyomacan4936 Год назад
Ninkaan waa lagend wlhi laandheere guuleyso❤
@manlikezakaado6135
@manlikezakaado6135 2 года назад
Masha Allah, naf inaa la huro wye sida dakeena kle iyo kuwa sosocdaba ubadbadaan👏🏽👏🏽🙌🏾🙌🏾
@hajiomarhajji1321
@hajiomarhajji1321 2 года назад
Thankz ayaane & abdisatar xogta aad nala wadaagten
@jacfarcraxmaan5152
@jacfarcraxmaan5152 2 года назад
C.sataar alle ayaa kugu Filan horey usoco waanaanu ku taageersanahay hadaanu reer hargaysa nahay
@berdilacshe6046
@berdilacshe6046 2 года назад
👍👍👍👍👍👍👍👍 hanolaato dhaman alhaa inoo xafido
@saidma1683
@saidma1683 2 года назад
Cabdi. Istaar. Walaahi. Waa. Geesi. Somali I da. Ku. Weentahay. Bro. Ilaahay. Haku. Xafido. Adookale. Ayaa. Wadanka. Ayaa. Kubahan.wall.alaha.ku.xafido
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 2 года назад
Aamiin yaarabi
@asisoabdi3573
@asisoabdi3573 2 года назад
Masha allah waaw iigailmeesii allaha hakudhaafo ✅✅✅♥️♥️♥️😭😭😭
@aliabdalla1623
@aliabdalla1623 2 года назад
Hadaa waxyaabahan xamar kasocdo maqashid oodhan aa ilin ah iska admeyso is adkey.
@haboonabdi4887
@haboonabdi4887 2 года назад
Allh haku barakeeyo wlalky wariyee dacad tahy
@xiisoshorts9819
@xiisoshorts9819 2 года назад
cabdisataar halyey qaran allaha ku xifdiyo🙏
@abdiwalimohamud1270
@abdiwalimohamud1270 2 года назад
Thanks Ayanle for exposing assassins inside the government and Abdisatar has a lot of information.
@sahalfarhan1953
@sahalfarhan1953 2 года назад
Waxaan ku weydiiyey maxay noolaan sawtan is dhamaysay midbA midbuu xabad lagaadayaa halkee lagi xisaabin reer koofureed
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 2 года назад
Yariisow iyo Ikraan Tahaliil iyo intii kalo Xaqdarada loo dilay xqoda allah soo iftiiniyo insha allah
@ismailnaafobileoffcial2522
@ismailnaafobileoffcial2522 Год назад
Really a surprise so much thank you
@alidamey2276
@alidamey2276 2 года назад
Thank You Mr.Cabdi Sataar.Si Fiican Baad U Hadashey Allahana Kaa,Ajir Siiyo Run Sheegiddaada.Haddaad Wax Beena Ku Darteyna,Allaha Kaa Cafiyo
@nurcaqilka9464
@nurcaqilka9464 2 года назад
Abdisatar bro ilaah Haku xifdiyo xog muhiim eh ayaa nala wadagte thanks bro
@upirashid
@upirashid 2 года назад
Thank you Abdisitar & Ayaanle for exposing criminals and assassinators.
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 8 месяцев назад
Alllàahu akbar subxaan allah
@marianomar7111
@marianomar7111 2 года назад
Feel pain waye walaahi inginer Yariisow insho Allah xaqiisa ilaaheey hasoo bixiyo
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 2 года назад
Cabdisatar waa geesi sir badan u iftiniyay umada soomaliyeed ee allah xafido
@kabbiilatube6800
@kabbiilatube6800 2 года назад
Aamiin
@abdullahibile3089
@abdullahibile3089 2 года назад
Subxaanallah
@abdallabashiir707
@abdallabashiir707 2 года назад
This is the kind of we want to save the country tomorrow Masha allah Thanks ayaanle and abtisataar🇸🇴❤
@hamdamohamud8704
@hamdamohamud8704 2 года назад
We should all stand up for our people right because our country needs us
@giniKhaliif
@giniKhaliif 6 месяцев назад
Allaha u naxariisto yariisow
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 2 года назад
Abdisitaar waa geesi waliba si cabsi la’aan ah uga hadlay arinka engineer yariisow iyo Ikraan tahliil fahad Yasiin waa lagula xisaabtamaa insha allah
@mahadabdishakurmahdiyare2232
@mahadabdishakurmahdiyare2232 2 года назад
Thanks hanoolato
@saidhassansaid5340
@saidhassansaid5340 2 года назад
Abdi satar iyo Ayaanle Allah nii xafido:dadka umada dhiigeeda cabaya maanta maalina eheen ayaa jawab lagarabaa
@selmi4459
@selmi4459 2 года назад
Cabdisitaar,, caadi maahan,,waa la wada leeyahay dilkii,,eng yariisoow,,laxanka waa la wada saaray,,👍
@مریم-ل2و
@مریم-ل2و 2 года назад
Ya Allah soomaaliay Allah noomaqan
@cabdiwarsame9088
@cabdiwarsame9088 2 года назад
msh llaah walee waa yaab arintaan waa arin weyn oo qatarteeda leh hadii aan si aada laysaga ilaalin dawlada hada jirtana waa loo yaabaa si aada ayeey u jilicsantahay ayaanle mahadsanid
@umumaxamed9578
@umumaxamed9578 2 года назад
Anigoo dowlada ku jirin ayaan gartay in eng yariisow dilkisi ay ka danbeeyeen dowlada qadar iyo fahad iyo farmaajo
@Dhigow
@Dhigow 2 года назад
Cabsi cabsi walhi waan ooyay walashey aaa intay ka tagty canada 🇨🇦 ayeey ku xoogi rabeen nisa marka anigoo uk 🇬🇧 jooga ayaan cabsooday walhi
@hanimohamud6753
@hanimohamud6753 Год назад
Inti dhimatay Alaha u naxariisto inta nool neh Alaha badbadiyo koley cid cadalad raadineyso ma aragnee
@abdifatahosman9615
@abdifatahosman9615 2 года назад
Ayaanle very good gentlemen
@cebloguuled6800
@cebloguuled6800 2 года назад
Manshallaha tabarkallaha Allaha kuxufdiiyo waa gesi gesi dhaya damiir kiiso nolyahay mantana Somali kuyaryahay nin lamidah waxana noharay cadaqate iyo caloshisa ushaqaste Allah naqabto Somalina maslaxadood camka Allah tuso
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 2 года назад
Allah hawnaxaristo Eng Yarisow
@mohamedabdulkadirosman7860
@mohamedabdulkadirosman7860 2 года назад
👌Waa Xalane yaasha 🇸🇴 ee maanta 👏👏 Allaah haxafido 2 doodaba 🤲.
@xabiibadaahir3547
@xabiibadaahir3547 2 года назад
Rtrrtf
@xabiibadaahir3547
@xabiibadaahir3547 2 года назад
Hooyadaa was
@Somalinimo-e9z
@Somalinimo-e9z 2 года назад
@@xabiibadaahir3547 adi mxaa tahay qofkeese cayneysa duliyad edeb daran asaga wxa donto ka sheg mxa hoyadis ku geye ama hooyaba 😠😡😡😡😡
@samiiroamiiro5892
@samiiroamiiro5892 2 года назад
Wakhti kale somaliyeey👁nisa
@AbuIbrahim84
@AbuIbrahim84 2 года назад
Thank you very much both Ayaanle and Abdisitar for the significant information you shared with us.
@onlineteaching9888
@onlineteaching9888 2 года назад
555lxj
@Shimbirakore
@Shimbirakore 2 года назад
Hadaad fahamtay waxa ay ka hadleen maxaa kuu diidaya walaal in aad Afkaaga hooyo kaga falcelisid ileen nimanku ingiriis kuma hadlin oo Afkooda ayay ku hadleene mise ma taqaanid sida Afka Somaliga wax loogu qoro oo hadii ay sidaa tahay waa kuu cudurdaar balse waxaan ku dhihilahaa baro qorida afkaaga hooyo.
@nunowibrahim6094
@nunowibrahim6094 2 года назад
Google taafir ayaa jiro walal
@fdayr5519
@fdayr5519 2 года назад
ما شاءالله الله
@abdihakimhersi2912
@abdihakimhersi2912 2 года назад
This is by far one of the Best and the most powerful interview ever conducted by Ayaanle...I consider his broadcast similar to 60 minutes. Very well done, Ayaanle 👏
@mhassan0163
@mhassan0163 2 года назад
I agree with you. It's almost an eye witness account, insider, whistle blower. Well done, well detailed well presented. He took a huge risk. Well done
@mohamedabdullahi421
@mohamedabdullahi421 2 года назад
Thanks ayanle and abdisatar
@saalimahmed9000
@saalimahmed9000 2 года назад
Acwb masha allah ( waa nin dhalinyaro ah oo wadani ah waana ku mahadsan yahay dareenkiisa dhabta ah ee uu nala wadaagay) , waxaan kale oo codsanayaa in ay soo baxaan dad kale oo sidaan oo kale u iftiimiya xaqiiqda jirta) allah Ha idin barakeeyo labadiinaba
@awilali1246
@awilali1246 2 года назад
Abdusatar,illhay ha ku xafido, AMEEN YA ALLAH
@upirashid
@upirashid 2 года назад
Abdisitar is a whistleblower. he's a hero!
@abdinajibmohamed8794
@abdinajibmohamed8794 2 года назад
Ayaanle adaa umhdsnthy Abdisatar ilahey haku ilaaliyo wadankeena wa gacan galay
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 2 года назад
Waale Soomaaliya cadow badan oo wadani iska dhigaya aya jira!
@caaqilyare6416
@caaqilyare6416 2 года назад
Aad & Aad
@ubahmohamed276
@ubahmohamed276 2 года назад
Alle ha u naxariisto Injineer yariisow Balse waxaan 1numeeysaheeynin naaga is qarxisay 2 hadaay naag is qarxisay ay ku doodayan waan maqalnay in si aan caadi aheey leeysku baaro maxaase kaamirada keenay in la keenin macluumada Koleey aduunkan waa laga taga yariisowne waqtigiisa ku ekay meeshas 3 balse kii shirqoolay iyo kii abaabulay kuli adunka Alle Ayaa ugu jaasinaa dhiiga ay galeen 4 qabiilkiisa yariisow waa Abgaal. Abgaalkane 100 hadii laga dilo maba raadshan sababtow u dhintay horeey ugu socdaan ,sorry waa arin aan aad u dhibsaday dilka joogtada ah
@abdullahihusseinmuhammed901
@abdullahihusseinmuhammed901 2 года назад
Geesi geesi dhalay Allah haku xifdiyo waxan nasiisay xogo muhiim ah
@WIILWAAL1
@WIILWAAL1 2 года назад
Abdisatar nin top ah
@xidigajabarti772
@xidigajabarti772 2 года назад
Subxanalah ma naag basabor kenya haysta ayaa sirdoonkeena ahayd inaalilah walee somalia oo dowlad noqota cirkaa ka dhaw
@kaafipro6540
@kaafipro6540 2 года назад
Fahad yasiin passport heysta marka
@archialleli6516
@archialleli6516 2 года назад
Somali meel kasta waxa madax ka ah nin qurbo joog ah una dhawday in wadanka uu sito dhalashadiisu inu hawlo badan uga qabto siyasada somalida gabihedba
@hamzahoussein1513
@hamzahoussein1513 2 года назад
Subxanallah 😱 😱 😱
@saalaxcabdulaahi6772
@saalaxcabdulaahi6772 2 года назад
Rumahanti abdi sataar waxaan oran karaa waa shaqsi kudayasha mudan sxb hora usoco xaqu ma hugoobo anagana garabkaga ayaan nahay insha allah
@fartunadow2551
@fartunadow2551 8 месяцев назад
ALAHA UNAXARIITO JANATUL FARDOWSO ALAHA GEEYO 🤲🤲🤲😢
@mhrzcadawe5540
@mhrzcadawe5540 2 года назад
Looks like Abdisatar is clearly proofing some secret
@zeinabumu.hamza.1234
@zeinabumu.hamza.1234 2 года назад
Meeelba ixaanunteey saka markaan.dhaaameystey wareeysiigaaan intaaa.xun allow naga.khaaabo ammin.oo daadkeena noo jecleysii dalkoodee amiin
@AppleXaaji-wh1eb
@AppleXaaji-wh1eb Год назад
Ar kan8 waa beenlow ayaanle ku afuuf beentà illaaheyna waa ku xisaabin doonaa
@diabetesbitch9267
@diabetesbitch9267 2 года назад
Save your country from invisible enemies Long live Somali
@shadiyaxiiz7508
@shadiyaxiiz7508 2 года назад
walee aakhiro warbayal
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 2 года назад
Masha allaaaaah wa Geeeesi Garabwayay insha Allaah Guuleyso C Sataar✅❣️
@axmedyuusuf4674
@axmedyuusuf4674 2 года назад
Dad ayaa isku dayi doona xaqa iney dabooolaan lkn ma qarin karaan hadii alle idmo dulmigu wuu suuulayah ma waarayoh
@zamzamzakaria8556
@zamzamzakaria8556 2 года назад
Insha allah
@warisroobo1759
@warisroobo1759 2 года назад
Allah ayaaku mahadsan Rabbigii Naga badbaadiyey Shartii ay Wadanka ku hayeen Subxaanallah waa laba Shabaab oo wadankiiba BAA'biyey.Waxaan Rajeynayaa InQiyaanadooda wax laga bartey.
@abaasmohamed6338
@abaasmohamed6338 2 года назад
Mahdsanid
@ahzaab553
@ahzaab553 2 года назад
Ayaanle best journalist bro big respect. 👌
@berdilacshe6046
@berdilacshe6046 2 года назад
Wlhi wiilkan waa sax
@xasanbariise381
@xasanbariise381 2 года назад
Ninkaan waa nin khabiir ah oo caqli badan waxa uu sheegayo 95$ run ayay udhawyihiin in labaaro ayay ubaahanyihiin oo xasan khayre lawaydiiyo arinkaan waxna laga waydiiyo
@xaamudxasan1056
@xaamudxasan1056 2 года назад
Alle ha unaxariisto inti dhimatay Oona xaq darada lagu dilay
@zahradaahir7845
@zahradaahir7845 2 года назад
Wlhi wuu yaryahy shaqsi Abdi sataar ookale ah ilaahow dadka wanagsan noo badi 🤲
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 2 года назад
Aamiin yaarabi
@abdirahmanhussein6230
@abdirahmanhussein6230 11 месяцев назад
abdisataar safka hore ayaanu kuwada tukana marwalba
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 2 года назад
Nice to hear ypì
@mohamedabdifatahmohamed7480
@mohamedabdifatahmohamed7480 2 года назад
Mahadsanid wll Abdisatar, Illaahayna isagaa wax badbaadiya'e ee alle haka nabad geliyo sharkooda.
@abdiwaliabdi4059
@abdiwaliabdi4059 Год назад
This is a con man what he is talking is fantasy pure and simple
@hayatiqalbi8426
@hayatiqalbi8426 2 года назад
Subhanalaah
@abdullahDiriye
@abdullahDiriye 2 года назад
Abdisattaar is the Julian Paul Assange of Somalia 🇸🇴 👏 publisher and activist who founded WikiLeaks of Villa Somalia 🇸🇴 may Allah protect you and Hanoolaato of Ayaanle Hussein whom I have a big respect for him.
@عبداللهعثمان-ث5ب9ح
Assange was presenting evidence not some baseless accusations.
@malikomar9982
@malikomar9982 2 года назад
@@عبداللهعثمان-ث5ب9ح well we are talking about Africa you can share your resources other your sources will be eliminated wake up , my brother my country your. Country invaded by arabs who only rule by element of fear and torture for any one with different mind set then theirs .. wake up wake up
@fuadahmed6060
@fuadahmed6060 2 года назад
U are funny hahahahahahaha
@cadar1499
@cadar1499 2 года назад
This is evidence and this video is very important
@geellaqchannel8252
@geellaqchannel8252 2 года назад
Abdisatar guuleeyso naftaada .oo hibeeysay illaah ha ku nabad geliyo .
@fadumoiman7821
@fadumoiman7821 2 года назад
ilaahey ha ku xafido Walakey
@cabdiwarsame9088
@cabdiwarsame9088 2 года назад
msh allaah ayaanle ninkaan somali saxa weeyee su aalaha waaweyn weeydii
@idrisfarah4822
@idrisfarah4822 2 года назад
Waan ka shallaayey 58 daqiiqo oo aan ku khasaariyey dhegayga barnaamijkan. Waxaan rajo ka qabaa in Ayaanle sidaa noo dhaamo.
@diijeyroor5190
@diijeyroor5190 2 года назад
hanoolato sawir kasto no keen
@nimconalka4918
@nimconalka4918 2 года назад
Waraysiga soo isagii ku jiray yaaa tuuray 🥺🥺🥺
@umumaahir3465
@umumaahir3465 2 года назад
Isagaa bixiyay abyo ano dhagesanaya halmar la tuuray
@samiiroamiiro5892
@samiiroamiiro5892 2 года назад
Informashinka wa gartay khadiijo mamo mahadle
@adamibrahim8263
@adamibrahim8263 2 года назад
Thank you Ayaanle for Bringing such a wonderful program. It is extremely Informative. First class program The Gentleman knows a lot about what is going on in Somalia. The supporters of Farmajo are 3 groups that are :- (1) Those who are supporting him for tribal reasons (2)Those who are supporting him for financial reasons (3) Those Alshabab members who are supporting him to keep the Alliance between Alshabab & Farmajo team going The third group is the most extremist group of all amongst the 3. I have got some of them who are distance relatives to me and they are far more extremist than the Tribalists when it comes supporting Farmajo
@ficanfilsan7583
@ficanfilsan7583 2 года назад
Aqligiyo qof ah mashallh🥰
@cadar1499
@cadar1499 2 года назад
Runtaa sheegtay masha Allah somalina ku soo qor please ha arkaanee kuwa aan fahmey
@samiiroamiiro5892
@samiiroamiiro5892 2 года назад
Cabdisitar intuyaqanay ya nool nabad iyo nolol ikraan masha Allah gabar fican SITAR AND FILS WALAL ARIGTIKALE QATAY FAHAD OGADAY TARTAN LAGALAY SOMALIYA NISA 👁wadani
@ashakhalif8260
@ashakhalif8260 2 года назад
Allah ha ku ilaaliyo waxaad tahay daacad
@zahrasaleh4147
@zahrasaleh4147 2 года назад
He looks a special guy.
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 2 года назад
Another level !!! Thank u all.
@fadumomaxamedcabdulahi6683
@fadumomaxamedcabdulahi6683 2 года назад
Subxanallah ilahey gabdhaha hano so xoreeyo
@halimaahmed7746
@halimaahmed7746 2 года назад
Wlhi ilaaha no maqan quran badan ha la aqristo cajib
@geellaqchannel8252
@geellaqchannel8252 2 года назад
Abdi saþar walaal qor inta aad noosha .
@shukraanmoha2239
@shukraanmoha2239 2 года назад
Ninkaan wax badan buu ogyahay lkn somali dhagwayn miyaa ka faaidaysanysa
@AliALI-fi4rh
@AliALI-fi4rh 2 года назад
Asc HANOOLAATO ....waa waraysigii Ugu xiiiada badnaa
@magmag584
@magmag584 2 года назад
Thanks Abdisatar & Ayanleh for that significant information.
@nimcoxasan3863
@nimcoxasan3863 2 года назад
Subxanla Axxxxx wlhi waa cajiba wayba
@archialleli6516
@archialleli6516 2 года назад
Warkan waxna way ka jiri karan haba u badnato 70% inta kalena waa hagaajis Lkn wax badan ayu iftiimiyay oo macquul ah
@xaawoadan3695
@xaawoadan3695 2 года назад
Cabdi sitar iyo ayaanle allah idin xafido
@mariaelmi6971
@mariaelmi6971 2 года назад
Waresi kale Noga soo qaad ,,insha alh wlhi waa qiiroday ,, Allow D,D,D Noo Badbadi ,🤲🏿🤲🏿🤲🏿😭😭😭😭😭😢😢😢
@africantv540
@africantv540 2 года назад
Yasir Allah !!! fahadow saan ma aheed
@cadnanwalina2939
@cadnanwalina2939 2 года назад
Eelaygaan si geesinimo leh buu uhadlay lkn asagoo dhaqaale badan haysta siduu uhadli lahaa baana garanaynin 😇
@Bidixo
@Bidixo 2 года назад
Savage 👊🏽
@Omar-en7gq
@Omar-en7gq 2 года назад
Adigoo ka wadisanyahay haduu elaay ama jarred yahay Dalkana waa loo simanyahay
@cadnanwalina2939
@cadnanwalina2939 2 года назад
@@Omar-en7gq dalka hadii loo simanyahy muu jareer madaxwayne noqdo😅
@larsmartin3314
@larsmartin3314 2 года назад
@@cadnanwalina2939 Waligeenba madaxweyne ma yeelanay baa ka horraysa? Soomaalidu dad xoolo dhaqataa ayay intooda badani, markii calanka la qaatayna waxay wax ku dabaqeen ” xeerkii geelayda oo ah moorodug” Sifiican haddii taariikhdeenna loo darso waxayaabo badan baa soo caaridaya oo ku tusuya waxa soomaalida leeleedka ugu wacan!
@maxamedcali4621
@maxamedcali4621 2 года назад
Yariisow iyo ikraan allaha unaxariisto guleyso ayaanle
@uptownmay9042
@uptownmay9042 2 года назад
Hanoolaato Channel Hore u si sooco, Baburkaga qof haa u joojinin, videogaan waa mid muhiim ah Adiganeh is ilaali inshallah
@june6206
@june6206 2 года назад
Beenta iyo qabyalada wad dhe Balkan uu waraysanayo eeg kkkkk
@fanaxleeyfaceedakaroon2656
@fanaxleeyfaceedakaroon2656 2 года назад
ya allah
Далее
CABDULLAAHI MAXAMED NUUR MUXUU KA TAGAY
1:06:21
Просмотров 473 тыс.
LOLLIPOP-SCHUTZ-GADGET 🍭 DAS BRAUCHST DU!
00:28
DR ABDIWAHAAB WAXAA LEYGA AFDUUBAY BARTAMAHA #NAIROBI
1:05:34
MAXAMED CADDOOW : WAXAAN JABNAY KADIB HESHIISKI CARUSHA
1:21:49
LOLLIPOP-SCHUTZ-GADGET 🍭 DAS BRAUCHST DU!
00:28