Тёмный

ABDIWELI KINGEERO FT MALYUUN MAANKA NEW SONG EEGABA IHANO OFFICIAL VIDEO 2020 

Balanbaalis Studio
Подписаться 997 тыс.
Просмотров 917 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

27 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 640   
@adammohammedkhassim547
@adammohammedkhassim547 4 года назад
Gabadha codkeeda ianaba caadi ma aha qofki ila aragtay like🤔
@kingsson3142
@kingsson3142 4 года назад
Ha wllhi sxb caadi mahan codkeeda so cute no. 1
@mahamedegan5648
@mahamedegan5648 4 года назад
Ppp M a
@nimaohureiri9635
@nimaohureiri9635 4 года назад
Labaduba ma kala dhacaan wlhi m.a codku waa hibo alle bixiyo
@nasriinamagan5738
@nasriinamagan5738 4 года назад
Gabadha laxanka qamar way keentay sidiisa oo kle ujiideysaa 👍🎧
@Bb-zm4pj
@Bb-zm4pj 4 года назад
Kal iyo Laab bey U keentay 😂 Waa ila Aragtay
@nasriinamagan5738
@nasriinamagan5738 4 года назад
@@Bb-zm4pj fanaaninta qaar ka fcn tahay gabadhan horumar gaaree sidan haday ku socoto way dagan tahay laxanka way keentay wayna asturantay 👌
@Bb-zm4pj
@Bb-zm4pj 4 года назад
@@nasriinamagan5738 Haa wa runtaa Ereyada Abwaanka waala xifdin karaa Lkn Laxanka in La Keeno way Dhib badantahay. Gabadhaan na way keentay cod na wee leedahay. Haa we asturantahay Ma aqaano beri hadii ay Lacag hesho in sida kiin jaamac cml naqaneyso
@nasriinamagan5738
@nasriinamagan5738 4 года назад
@@Bb-zm4pj kiin jamac way ka dartay wlhi runta wax usheego la adahay showga ay Minneapolis ku qabatay saaid wye koley aakhiro war sugaa ilhy gabadhan saas kama dhigo
@amalmohamed4240
@amalmohamed4240 3 года назад
Haa wlhi🥰
@alishabbe949
@alishabbe949 3 года назад
Hamplyo malyuun iyo sharma war ano raadinaaye intaa kasoo dhacee like dhac ku sii
@richman9183
@richman9183 4 года назад
Anoon arkin in laxanka qamar sugani kuqoranyahy baan gartay legend qamar laxankgu wa fadhiya
@godeygacalotv3662
@godeygacalotv3662 4 года назад
Somalia 🇸🇴 hadii aduun wax la is kugu tarayo wiilkan walahaay waa fanaan sida uu balan balis wax oogu qabanayo aan u qaabno Abdi wali ibraahim 🙏🙏♥️fanaan dad yar hadan taalanti leh dad aan waxbo aheyn ayaad buun buuneysaane 🙏🙏🙏 keep going bro tagaaro hiil iyo hoob kula ahey 🙏🙏🙏Somalia 🇸🇴ha noolaato
@albertoyahya
@albertoyahya 4 года назад
Walaahi fanaan mahaa inantaa cod macaan kayar faladeg wuu dhaamaa uun
@albertoyahya
@albertoyahya 4 года назад
@@Balanbaalis kayar hargaysa geeya bro markaa wuu soo baxayaa hadaad wax uqanaysaan ood uhiilinaysaan ama taageeraysaan
@superfun1819
@superfun1819 4 года назад
@@albertoyahya amuus
@albertoyahya
@albertoyahya 4 года назад
@@superfun1819 maxd igu aamusiinaysa wllo
@GudonHamud
@GudonHamud Год назад
​12
@deeyoo
@deeyoo 4 года назад
Kingeero & Maanka Saami & Kaskey & Balanbaalis Ileyska iyo iftiinka Muqdisho❤🙏
@horusocodmedia
@horusocodmedia 4 года назад
Legend Deeyoo Halyeey Hore Oo Soo Saaray Fanaaninta Ugu Wayn Somalida Samine Barteeda ayuu Haya Shaqo Wacan
@mohamedahmed-sm8bl
@mohamedahmed-sm8bl 4 года назад
@@horusocodmedia adinkaba Horumar Baad Ku Sameeseen Fanka Soomaaliyeed
@ahmedtaatiko30
@ahmedtaatiko30 4 года назад
Laxan wlhy anaan fiirin gartay unuu Qamar suugani leeyahay Mucjisada fanka wlky qamar sugaani intii amin san uunuu qamar suugani Lipaxa fanka yahay lek dhac igu sii
@sasqarimdiis8482
@sasqarimdiis8482 4 года назад
Ado raali ah i fahansii waxa lagawada laxan?
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 4 года назад
Wlh beentaa maha
@cabdallaile9980
@cabdallaile9980 4 года назад
@@sasqarimdiis8482 qaabka erayada loo dhahayo ama loogu dhawaaqayo
@ahmedtaatiko30
@ahmedtaatiko30 4 года назад
@@sasqarimdiis8482 hhhh waxa laga wado fartuun balarka soo waydii 😁😁😁
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 года назад
Ileen waa halkay heestu ka macaan thy laxanka maxed wardi baa meesha maraya
@Drlove-mi7ip
@Drlove-mi7ip 4 года назад
Saami cade heestaan adaa soo saaray sxb somalida tageero badan ayeey kuu hayaan waliga garab taagnoow jiilka cusub
@dhagaweyne61
@dhagaweyne61 4 года назад
Wiilkaan sow ma ahan wiilkii ku jiray tartanka fanka muqdisho
@cadnaancadeofficial8604
@cadnaancadeofficial8604 4 года назад
Walee waa cod macan fananka dada yar ya iguracsan like isaar🤗🤗🤗😘😘😘🤗🤗🤗🤗🤩🤩
@boodhari1912
@boodhari1912 4 года назад
Tan hees lama dhihi karo ee mucjiso intii hees la qaadayay waa heesta kaliya een ka qayliyay 10 jeer waan kusoo cel celiyaa markay dhamaataba suumanka 😱🔥🌹❤️👍👌 Abdiwali kingeero iyo malyuun maanka waadka baxsateen 🙏🌹👌🔥
@matabaanmedia1714
@matabaanmedia1714 4 года назад
Wlh hees io bar weeye Codka 100% Laxanka100% Misic100% Erayada100% Edit100% Camera100%
@zamzamabdi8348
@zamzamabdi8348 4 года назад
Wiil yarroo cod wacan wow m.a❤👌😍
@Suldaan-Maakhiri
@Suldaan-Maakhiri 4 года назад
wllo subscribe isaar ado mahadsan
@murtisameofficiall4360
@murtisameofficiall4360 4 года назад
LAXANKA WAXA LEH MUCJISADA FANKA LEGEND QAMAR SUGAANI
@juweriahashi4515
@juweriahashi4515 4 года назад
Ayyy wiilka Yar codkisa Iga Gadan Ani 🔥🔥🔥🔥❤️ Heesta laxankeeda cadi mha wlhi Mucjida ineel laxamayee Qamar sugaani 💯💯🔥❤️
@farhanabdulkadirmohamed1525
@farhanabdulkadirmohamed1525 4 года назад
gabar ta codkeeda 100% waa cajiib 🥰❤🙆‍♀️ Naagta waa ba jeclaaday wlhi hooyoy warsaneey keep going pea ❤🤣 Like ta haila dhaafina tnx ❤
@Nihaal___khaliif
@Nihaal___khaliif 4 года назад
Adi Neh Anaa ku jecladaY zidaa U zoo QorTaY QoraaLka Quruxda Padan Baby 😊😙😂😢🤦‍♀️
@alimohamed9960
@alimohamed9960 4 года назад
@@Nihaal___khaliif Adigana anigaa kujecel magacada quruxwaye 😂😍😢
@kaafiyoomar6443
@kaafiyoomar6443 4 года назад
@@alimohamed9960 adina ana ku jeclady sawirka kusaran qurux waye😆
@alimohamed9960
@alimohamed9960 4 года назад
@@kaafiyoomar6443 😂😂maxaa ku dhahaa hee hadalka dhanaa igu xirmay waligey si kaftan xataa la iima dhihin wan kujeclahay 🤣😂
@kaafiyoomar6443
@kaafiyoomar6443 4 года назад
@@alimohamed9960 😂😂😂maskiin dhiban baa tahy hada ana ka dharjinayo 😂😂
@abdiqadiromar8269
@abdiqadiromar8269 4 года назад
malyuun is best fav song nice keep going sisther_🔥 and bro
@roosbashiir8626
@roosbashiir8626 4 года назад
Here's iyo bar iyo laxankii mucjisadii fanka Sugaani iyo xidigaha xamar Cady Wax kale guulaysta
@drrazan5239
@drrazan5239 4 года назад
Cunugan mudo kooban kadib wa is cadeyn doonaa inta igu racsan liketa
@nuurjeenyochannel1979
@nuurjeenyochannel1979 4 года назад
Malyuun manka waxan sugnaba waa adigo qamar suugani hees laqadaya ❤❤
@farhanyasin22
@farhanyasin22 4 года назад
KingeerO Ft MaLyuun.........Hore U Socda🦁👌❤
@sadaliyechannel143
@sadaliyechannel143 4 года назад
Sxbyaal subscribe ka ha ila dhaafin
@farhanyasin22
@farhanyasin22 4 года назад
Adnah IsaaR👌
@sadaliyechannel143
@sadaliyechannel143 4 года назад
@@farhanyasin22 waan kuusarey
@xayaatmohammad5596
@xayaatmohammad5596 4 года назад
Ooo iyo Aaaa Markaan maqlaa daremay laxanka Qamar suugani INUU yahay
@mohamudabdirashiid4097
@mohamudabdirashiid4097 4 года назад
HHahahhh
@ahmedsadiiq8435
@ahmedsadiiq8435 4 года назад
Laxanka gabadha haysaa Lxnka qamar sugani
@ahmedmohammed3732
@ahmedmohammed3732 4 года назад
Ehehehe Laxankii Qamar Suugaani Ninkaasi Wu Tagay Wlhidaa .
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 года назад
Nooc walbaH laxankoodu usaara....🤣
@ahmedmohammed3732
@ahmedmohammed3732 4 года назад
@@khaliifmahamoutt7037 Wan Yaabana Hesta Markaan Dhagaysanayay Xagay Ka Macaantahy Baan Lahaa Show Laxankii Qamar Baa iidhadhanaya
@kingcabdiraxman8599
@kingcabdiraxman8599 4 года назад
Abti ninkaasi caadi maaha siduu jecel yahay ayuu saaraa qamar waa wax kale
@fathumaupdimoha1110
@fathumaupdimoha1110 4 года назад
Omg! *KINGERO* io *MALYUN* makala dhacan keep going legends Mustaqbal faneed bad ledihin♥️🙏
@Ronaldothegoat73
@Ronaldothegoat73 4 года назад
10 mar markaan soo dhageystay baan comentiga soo aaday xidiga xamar cabdi wali kingeero iyo malyuun maanka waad ka baxsateen hees iyo badh fanaaniin cod mcn baa nooso baxeen horay usocda❤❤😍😍😍
@iskufilan9151
@iskufilan9151 4 года назад
@@Ronaldothegoat73 Haye xabiibti iska tir qoralkan
@iskufilan9151
@iskufilan9151 4 года назад
@@Ronaldothegoat73 abayo waku waaye adiga iso qabo +254706466769
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 4 года назад
😱😱Wax kala waa wlh heesta 2 mar ku ceshtay horay usocoda malyuun iyo abdiwali
@armaanyare252
@armaanyare252 3 года назад
Wllhi horaa ka gartey micjisada fanka qamar inu hestan kalin wen ka qatey laxan waali eh ayu sarey wku wta legend
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 года назад
Qamar suugaani laxankiiisiibaa meesha marayaaa lkin erayadu waaa eber
@mohamudabdirashiid4097
@mohamudabdirashiid4097 4 года назад
Laxanku waa wax kale wllhi boqor laxanka sugaani👏 Abdiweli weli yare waa xidiga usoobaxay muqdisho Gabadhuna ma xuma way la keentay. Hore usocda dhalinyaro.
@yuuyu114
@yuuyu114 4 года назад
Heestan laxankeeda Caadi Maahan! woloo waaku shubtay Ninka saaray waa Laxamiiste Asli ah Midloo Baahanyahay
@abokormaxamed8723
@abokormaxamed8723 4 года назад
Qamar suugaani sow maaha mucjisada fanka sxb
@buudofficial3853
@buudofficial3853 4 года назад
Inta illahay jecel like iyo subscribe isaraa walaalyaal
@sub-wf3ds
@sub-wf3ds 3 года назад
Pp
@sub-wf3ds
@sub-wf3ds 3 года назад
Ppp
@abdiazizcarlos4192
@abdiazizcarlos4192 4 года назад
Laxankii qamar sugaani 👏👏👏👏
@babaafanproj2419
@babaafanproj2419 4 года назад
Gabadha codkeedu inaba caadi maha cidi ila aragta like
@amiinocumar5646
@amiinocumar5646 4 года назад
hes shidan muqal kadaran Saami cade keep going brother Gacanta kama godo
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 года назад
QAMAR SUGAANI ninkaaas waa udaayay laxamada cajiib waaa inta kaheshay laxanka saran hesta sida uu isug dheela tiranyahay Like isaara
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 года назад
Heesta laxanka waxaa saarey mucjisadii fanka Qamar sugaani
@nuurjeenyochannel1979
@nuurjeenyochannel1979 4 года назад
Wale been madan shegin ugaas
@a.rahmana.sataar1905
@a.rahmana.sataar1905 4 года назад
Waa laga dareenaya sxb laxankisa
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 года назад
Nuur Nuur Jeenyo Channel ninkaasi fanka xuurtu ku haystaa 😅
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 года назад
A.rahman a.sataar 190 haa hdabad maqasho hee iyo haa waa qamarka 😅
@daroodcabdulahi1574
@daroodcabdulahi1574 4 года назад
Nio waad ila araktay mucjisada fanka weeye qamar sugaani
@nurhaji1722
@nurhaji1722 4 года назад
Kabaha gabadha hoos eey ka duleeshan rabaa... Aaway kii CK ahaa mahaan shaqaa kuugu dhaafeeyso ebow... codkeeda waa young fiska -_- Abdilwai young legend..
@hibooog3601
@hibooog3601 4 года назад
Woow gabadha love ku ahay masha alah👌 laxanla weykeentweykeentay 100% abdi wali asagana ma yareeysto😊
@ahmeddahir8184
@ahmeddahir8184 4 года назад
Gabadhan hoogooyin gabadh caadi ah ma'aha waa mucjizadii fanka
@farahhassan7829
@farahhassan7829 4 года назад
Abdi wali Fanaanka mustaqbal leh waaw
@libanibrahim2979
@libanibrahim2979 4 года назад
Laxanka ayaa ka garyey inuu leehyay mucjisada fankaa qamar suugani 👌
@Ateye07
@Ateye07 4 года назад
Ereyo dhadhan leh iyo laxan dhameystiran.. horumar wacan dhalinyaro
@abdirazakmohammed8724
@abdirazakmohammed8724 4 года назад
Walee gabadha codeey codeey heesaa. Eeegaba ihanooooo Eeegaba ihanoooooooooo
@nasranalkacabdiraxmaan9364
@nasranalkacabdiraxmaan9364 4 года назад
Hees shidan fanaaniin shidan cabduwali ibrahim & malyuun waaa mahadsantii balanbaalis Studio duubistiina quruxda badan
@Suldaan-Maakhiri
@Suldaan-Maakhiri 4 года назад
Nasra wllo subscribe igu caawi ado mahadsan
@Zurich527
@Zurich527 4 года назад
Wixi hore quba quba fanaaniin yar yar ayaa soo baxay
@Abdulahi_folbiraye7
@Abdulahi_folbiraye7 4 года назад
Malyuun maanka cod layaableh leedahay💔
@cadnaanmaxamed2980
@cadnaanmaxamed2980 4 года назад
Xaqiiq Waad Cod MacaanTiin Keep going
@naftauroon9693
@naftauroon9693 4 года назад
Banankeda talaa hestan kale iska arag🌺🌺♥️🙏🏻
@Suldaan-Maakhiri
@Suldaan-Maakhiri 4 года назад
wllo subscribe igu caawi ado mahadsan
@sagalabdi8191
@sagalabdi8191 4 года назад
Nuunahaana ma fanaan baa!!!!
@jwxo9313
@jwxo9313 4 года назад
They are emerging as a forced to reckoned with❤️❤️❤️❤️go young people 💙🇸🇴💙 wadamkiina 🇸🇴🇸🇴💙💙
@kingcabdiraxman8599
@kingcabdiraxman8599 4 года назад
Gabadhan codkeeda waxa qurxinaya laxanka mcn sidii qamar suugani ayay u jiideysaa heesta 👏👏👏👏
@safiyomaxamedofficial9818
@safiyomaxamedofficial9818 4 года назад
Balan balis iyo wdnaha waa kuwa anaga nasoo saaray thnks in badan
@rijaaljr
@rijaaljr 4 года назад
Heestu Dhan Kastaba Wey Ka Dhameystirantahay Wlle Codadka Fanaaniintu Sidoodi Maahin Cod Qabtaha Yuusan Wax Weyn Ka Bedelin Codka Fal-celinteyda Heesta Markaan Dhageystay 👉👇👇 Duubista100% Editing-ka100% Music 100% Laxanka100% Ereyada100% Codadka 99.99% Oo Ay Sbbtu Tahay Mixer-ka 🙏👸🤴🇸🇴❤❤ FanaaniinteeniH Horay U Socda Yqey ❤🇸🇴 Wn Idinku Faanaa Thanks Boqor Saami Cadde Brother Qaaliya Horumarka Dhalinyarada Ayd Qeyn Weyn Ka Qaadatay 🤴🙏❤🇸🇴
@DoctorAhmedYusuf
@DoctorAhmedYusuf 4 года назад
War fanka wa lisku helay ciyaartooyda cusub hala so dhaweeyo
@inasiyaad6100
@inasiyaad6100 4 года назад
Gabadha qamar hees ugusoodhiba walhi halkeeday lasuu dhigysaa niyow😍😍😍😍
@caaliyaabdirahman8204
@caaliyaabdirahman8204 4 года назад
Gangero masha alah wa xidig mukhdisho u so baxay waxasa cod ka ah kan gero guleyso horo usoco
@essateddyofficialmusic
@essateddyofficialmusic 4 года назад
Wlhi anigoon arkin ayaan yidhi laxankani ma qamarba saaray markii danbe ayaaan heesta bilawgeeda ku ceshty saaan arkay legend qamar
@zafariosman4272
@zafariosman4272 4 года назад
Like ma rabi...
@Suldaan-Maakhiri
@Suldaan-Maakhiri 4 года назад
waanku saare anna subscribe ma rabi kkkkk ifahano
@nasteexonalka9854
@nasteexonalka9854 4 года назад
Viva dagmadayda deyniile wan kugu fanaa quruxdaada waa mesha hesta lagu duubay
@ibraahimmaxamed3772
@ibraahimmaxamed3772 4 года назад
Reer xamar fanka waa waseen wlllhi
@cuteblackgirldone3974
@cuteblackgirldone3974 4 года назад
Fuck you isaaq oromo umabahnin hees eeyahy hees un yaqanaa lagu wasye
@zultanphotography9737
@zultanphotography9737 4 года назад
Wooow hadii aad dadadhaan dad badan oo hore franks u joogey waad dhafi doontaan
@maykalelmi1289
@maykalelmi1289 4 года назад
Ma.sha alaah waxan sugna inankii yaraa wuu soobaxay
@hanadraas9233
@hanadraas9233 4 года назад
❤️👌Love Story and new style 🍎👮 Muqdisho City Full Respect ✊ 🙏✈️🌷👑🏡💪🏾
@abdifatahali6247
@abdifatahali6247 4 года назад
Kingeero faananka da.da yar alle hamigaaga hakuu rumeeyo wll
@zaymolabdullahi4775
@zaymolabdullahi4775 4 года назад
Abdiwali wilkan jcla 'tan io tartanki wa ku wty keep gonig
@zakariyebile8316
@zakariyebile8316 4 года назад
Wow xidiga muqdisho iyo xidigta muqdisho oo sobaxy mar labaad
@abdallahussein6326
@abdallahussein6326 4 года назад
Illhey amarkiis deeqo affaro u ekaa walaasheed miyaaa king geero guuleeso Waa kuu jeda manta deeqo affaro aa inoo keentayee
@axmadcumar708
@axmadcumar708 4 года назад
Laxanka hesta inba cadi ma ahn ilen waa mucjisada fanka qamar sugani ninkan laxamadisa waba wax kle wlh m.a Hormar wacan da'yarta fanka
@koshinsaid2672
@koshinsaid2672 4 года назад
M.a fanaaniinta da'da yar @kungeero iyo malyuun Lkn heeeesihii @Fartuun Balbalaarka camal u dhiibteen dhalinyarada................🚦🚥🛑🚥🛑🚦🚦🚦 .........
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 года назад
Wallhi wax igu ra.yi ah adaan kaa arky wiilkan codka mcn iyo waxey u dhiibeen waa kala maan wallhi wan ka xumaday mana dhameysanba dhageysigeda lkn dadki ku daalay waqtina ku bixiyay wan tixgelineynaa
@abdishakuur1279
@abdishakuur1279 4 года назад
Gabdha inaba caadi maha wlh cod so jiidasho leh ayee ledahay masha allah labadinaba kalama dhacdan
@ifka9013
@ifka9013 4 года назад
laxanka iyo musikada waa laga dhisay runtii
@nastexowadani9848
@nastexowadani9848 4 года назад
Heston ck hala garsiyo🔥💯💯❤
@arwaruuhi8159
@arwaruuhi8159 4 года назад
Laxanka qamar suuugaan inuu leyhy waalaga fahmaa sida loo jiidaayo wow🙆‍♀️👌👌
@murtisameofficiall4360
@murtisameofficiall4360 4 года назад
laxan weeye ereyo maaha
@duvacandy5673
@duvacandy5673 4 года назад
@@murtisameofficiall4360 ereyba medhihin laxan micnihisa Mataqana?hadaa taqan Arwa waa runteed
@Husseinj1588
@Husseinj1588 4 года назад
Cunugaan inla fasahaadiyay inta igu raacsan like
@amaljokar8338
@amaljokar8338 4 года назад
Keep going Abdi wali wiil yar oo cod cajiib leh🔥
@foziyofankaqaali9428
@foziyofankaqaali9428 4 года назад
Intan majogta amaley
@gkofficial3630
@gkofficial3630 4 года назад
Amal jokar intana majogta waa Ak
@MowliidCabdi-t6g
@MowliidCabdi-t6g 9 месяцев назад
Haa qamar dhuunta yay wax isaga yihin malyuun maanka
@asadhiiraale4761
@asadhiiraale4761 4 года назад
Waa erayo aan caadi ahayn runtii marka taageero kuu ahay keep going
@HayayaabeQowrax10
@HayayaabeQowrax10 4 года назад
gabdhaa cod macaan kayari heesta uu ku gaffay
@logan-dx3en
@logan-dx3en 4 года назад
Aryaa yaa qofta jacayl jacal u qaadayba. Cod iyo qurux Ku dhamaatay
@Abdisomalilander1
@Abdisomalilander1 4 года назад
markan fanka shraftiisa ayay muqdisho dib usoo celisay Hambalyo from those who Reer muqdisho and much love you mie People 🙏🙏💕💕💕😍😍😍Hasocdo Ha Hanaqaado Horumarkiinu Dhanwalba 🙏🙏By the way I'm from Hoygii iyo Hooyadi Fanka Harg......💕👏
@hawakiinchannel453
@hawakiinchannel453 4 года назад
Balanbaalis studio hormar wcn inta ka heshay heesta like dhac igu sii hee
@23minutesago80
@23minutesago80 3 года назад
Abdiwali 🥰
@ExmanarovaExmanarova
@ExmanarovaExmanarova 4 месяца назад
😂😂
@najaxmohamud131
@najaxmohamud131 4 года назад
Waxan hesana new xasan adan samater❤💪
@A.H.3530
@A.H.3530 4 года назад
Wlh Lapadan Fanan Ee Yar Yar Ee Waliba Fanka Ku Cusub waxay Dhaaman Fanaanin Oo Badan Øo Fanka Ka Ga Sø Horeeyay. Keep Gøing 👊.
@daudic1829
@daudic1829 4 года назад
Fanaanin banaan kooga yaalla horay u socda abdi weli iyo malyuuun🖤
@wllmo9164
@wllmo9164 4 года назад
Maymuun maanka codkeedu waa fadhiya wax badan baanu sugayneynay gabadh codkeedu fadhiyo keep going maymuun
@maryanakuchkuch6943
@maryanakuchkuch6943 4 года назад
Qoftan soo actor maaheyn markii horeba waan arkijiray ciyaalka xaafada ayado filman lajileyso
@safiyotahliilchannel6885
@safiyotahliilchannel6885 4 года назад
Waaaw anoo cabdi wali yare ujeedo washidan tahay hestaan
@sargaduudalchannel
@sargaduudalchannel 4 года назад
SAAMI CADDE GACANTA KUMA GO'DO BRO QAALI WAAN KAAGA MAHAD CELINAYAAA MUUQAALKA QURUXDA BADAN MAHADSANID BRO
@kingcabdiraxman8599
@kingcabdiraxman8599 4 года назад
Qamar suugaani gacanbaanu taagay ani waa mucjisada fanka laxanka macaankiisa heestii wax kle labadan fanaana way cod macan yihiin Qamarka 🙏🙏🙏🙏🙏
@markalemidnimo3859
@markalemidnimo3859 4 года назад
Meeshan kadaaya tuugitaanka oo heesta dhagaysta, duco iyo waxaasna meelbeey ku qurux badanyihiin ee halala tago.....hadaad akhrido dhaaf
@haboonmaxamuud8413
@haboonmaxamuud8413 4 года назад
Wax garad waxi loga bahna mahe wax kale ayey ku wadan 😂😂
@markalemidnimo3859
@markalemidnimo3859 4 года назад
@@haboonmaxamuud8413 kkkkk inder aniga hees meel ay ka baxayso ruux xanuunsan iyo wax kale toona niyad fadhida uguma ducayn karo, wallow heesahan danbe aanan dhagaysan oo meesha commentiga uun ku qoray hadana baryo iyo walaal sidaas iisamee baan nagu waaleen.
@Ronaldothegoat73
@Ronaldothegoat73 4 года назад
@@markalemidnimo3859 Hhhh wlh runtaad usheegtay hadii la arkabo baryo iyo like ii saar lee meesha uso galaan🤣🤣
@gobadahmed7098
@gobadahmed7098 4 года назад
Reer magaalnimada lasameeyaa sidan oookle like isar lama soo taagnaadee aaway asxabyii tuugsida cad wadatay
@hodancabdi1669
@hodancabdi1669 4 года назад
Kkkk waxaan ka yaabay hadaa quraan ka jeceshay like isaar beey lee yihiin yaaab
@mustafembc
@mustafembc 4 года назад
Cabdi wali fanan mustqbal leh hore usoco zxb
@ayanadan7832
@ayanadan7832 4 года назад
Fananin dad yar keep going balanbalis studio waa channel oo iska jeclhy keep going brp 🥰💋
@zimanjigis9892
@zimanjigis9892 3 года назад
Yaa ilaa dawanaya malyuun manka oo marwo ah misana uur leh🤣🥰
@dacarmaxamed4505
@dacarmaxamed4505 3 года назад
Adi maxaa kaa galay hadey uur leedahay ileen ninbaa u yeeshayee yaab😆😆😆
@Omar_pod
@Omar_pod 4 года назад
5 daqiiqo ma joojin karnaa daawashada muuqaalkaan si aan u dhageysano uguna raaxeysano codka Maariya Muqdizho. ❤ 🙏 So Underrated Artist. 😭😭
@saamiroffcial1012
@saamiroffcial1012 4 года назад
Nin aan ku dayzado Salim kaskey camermankeygq
@faariscaqowsaeed9339
@faariscaqowsaeed9339 4 года назад
Gbdha codkeeda wlhi waxaa moodaa inay waligeed heesi jirtay keep going siss🙏😍
@asiamohamuud3522
@asiamohamuud3522 4 года назад
firs view 👌
Далее
NIMCAAN HILAAC| Waan Ku dhigayaa 2024
7:17
Просмотров 676 тыс.
Гаджет из даркнета 📦
00:45
Просмотров 266 тыс.
KHADAR KEEYOW | MASHUP | NEW SOMALI MUSIC 2022
8:25