Тёмный

ABIY AHMED OO UGA BAXAY SOMALILAND HESHISKII BADDA IYO BELARUS OO ITOOBIYA UU SHEGTAY IN MUSE BIXI.. 

MAANRAAC TV
Подписаться 57 тыс.
Просмотров 5 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

29 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 36   
@ANWELLIJAAMAA
@ANWELLIJAAMAA 2 часа назад
Mind your Failed Somalia. Waste no time on Somaliland.
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 12 минут назад
Maan Raac TV , Mahadsanid. Somaliland, Abiy waxuu rabaa inuu xoog amba xeelad badda somaliland ku qaato. Somaliland na way fahamsantahay Abiy iyo Khiyaamadiisa. Si dhib yar na ku qaadan maayo badda Somaliland. Somaliland na diyaar bay u yihiin dhulkooda inay ka difaacaan damaca Oramo. Dagaalna waxba lagaga qaadimaayo oo geel jirahayaga ayaa ku fillan.
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Час назад
kkkk muuse Iyo oromadiisa weey fashilmeen waxa uu is lahaa ciyaal abaarso badhida weyn tahey maxey qaban Waa bisado is ceebeyey qadaadyar ta Waa la qaxin somaliya soomali baa leh dhulka kaguuraa qotiyahey qoora saalax looma bahna
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 Час назад
Suaal tigree markii ay qabsatay itoobiya ee malaz zanaawi reesal wasaare ka aha so ereteriya muu siin labada dagadood casab iyo misawa marka itoobiya Maxey u qabsan weydey labada dakadood?
@somalimedianetwork5602
@somalimedianetwork5602 44 минуты назад
Benalle xacid cagdheer
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Час назад
Dameer abey isagoo jebeysen ee la deldalayanu arki dhawan
@ANWELLIJAAMAA
@ANWELLIJAAMAA Час назад
look these two jaarer. Mind your own business. Somaliland is for Somalilanders
@abdiali319
@abdiali319 57 минут назад
Cagdheereey khuraafaadka isku akhriya. Somaliland marka ay ictiraafka oo khasab ah hesho magaca Somaaliba way bedelaysaa. Somaali dambena sheegan mayno. Waxaanu la baxaynaa DIRLAND
@Mahmedahmedkahinkahin
@Mahmedahmedkahinkahin Час назад
Beenaale ayaan tahay biix waa legend ee dadka runta sheeg
@omerjibril7318
@omerjibril7318 2 часа назад
Abiy Ahmed prime Minister of Ethiopia 🇪🇹 He cry for help to Belarus 🇧🇾 President Belarus 🇧🇾 Country self they have Sea 🌊 ? No Sea but Belarus 🇧🇾 Country how they are doing Business with other Countries ?
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h 55 минут назад
Waar, muusejuudaan iibkiina usocon waayey ee fartiina ku aarsada reer somalilandnow.
@suleymanweyrah991
@suleymanweyrah991 3 часа назад
Waxaan dhacayn bay yaryarkani ku riyoonayaan. Siddee u rumaysanaysaan Somaliland bay Somaliya dib u maamulaysaa. Jibadii lixdankii jab baa ka dambeeyey sxb.
@roodanuur461
@roodanuur461 2 часа назад
Hjortar kuukayoy man somalibatihin maaxa kan gaalay somaliland waayab
@ANWELLIJAAMAA
@ANWELLIJAAMAA Час назад
failed Somalia
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 3 часа назад
Anaga wasna Ethiopia tuugta ilahay kagodey
@ANWELLIJAAMAA
@ANWELLIJAAMAA Час назад
Viva Ethiopia. Viva Somaliland . down Failed Somalia
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim Час назад
@ANWELLIJAAMAA oromo stupide fuckin
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib Час назад
Guuuuuuul hero abiy and muuse
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib Час назад
Soomaliland way jirtaa iyadaa leh ciideeda cirkeeda badooda iyadaa xor u ah.
@ahmedbenahmed2061
@ahmedbenahmed2061 Час назад
Beenalee
@MahamoudIsse
@MahamoudIsse Час назад
Somalia halkee ah dhulka iyo badda aad shegaysaan waa jamhuuriyada Somaliland nacasyahaw
@saleebanali2905
@saleebanali2905 2 часа назад
WALAWEYN TEEDIIBA TAAG ULA OO MID KALE ISKU QAADAY SOOMAALIYA WEY DHIMATAY 1991 GUUSHA SOMALILAND
@zakariamohamedabdi220
@zakariamohamedabdi220 2 часа назад
Bacaaac somaliland ka quusta. Somaliya waa cadowga kaliya ee aan leenahay. Guul somaliland
@faclon.
@faclon. Час назад
🤣🤣🤣🤣Dee madaxweynuhu wuxuu dareemay bbc iney qadaad weyn leedahay wuu idin karahsanayey xogna inu idin siiyo muu rabin leef leefka kala dul taga somaliland
@ANWELLIJAAMAA
@ANWELLIJAAMAA 2 часа назад
beenta jooji Ethiopia is desperate for access to Res Sea and has got it. It will take after election.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Час назад
DACAYADA QADAAD WEYN IYO OGAADEEN SHAYDAAN WATO FARAHA KALA BAXA JAMUURIYADA BARAKEYSAN
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Час назад
Cabaad weyn Oromo awel xarshin bad qaban anagu abaarso edeb barayna beejada amxaar miya boowe u booyi qadaad yarey qore yarts
@alinoor6515
@alinoor6515 Час назад
Aby is helpless and desperate
@mohamednajibegeh31
@mohamednajibegeh31 3 часа назад
somaliand dorasha ayey galaysa muuse laba goorba waa tagaya wata1 de dorasho inuu kutago 90% shacabku Abdiraxmaan Cirro ayey watan 2 labade hadi dorashada carqaladeyo oo kushubtana wuu tagaya diyarba loo yahay wado kasta uu kutagayo waa lagu anba bixin somaliland waa beelo isu tagay besha manta kursiga sugaysa waa mesha somaliand belaha dega ugu badan uguna dhulweyin min cerigaabo ilaa salaxley degan deganka intas la,eeg hadi ay kudhawaqan inay qadaceen natijada hal sac gudaheda ayuu kudhaqan galaya nadam shaqenayana majirayo dhaman gobalada dalko dhan waxa iman donta in borama 3 dib la iskugu yimado wixii khaldamayna halkas lagu saxo
@maanraactv
@maanraactv 3 часа назад
Barnaamij ayaan ka Soo samayna Doorashada Somaliland Insha Allah...
@cirka4497
@cirka4497 2 часа назад
Beenta
@ANWELLIJAAMAA
@ANWELLIJAAMAA 2 часа назад
Beenaale qaawan
Далее
Always Help the Needy
00:28
Просмотров 15 млн