Тёмный

ABOOTO KUTUBEY 

QAANSO
Подписаться 16 тыс.
Просмотров 118 тыс.
50% 1

Видеоклипы

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 59   
@ahmedzaki218
@ahmedzaki218 6 лет назад
Alla ya raxma jeete iyo ilkacase ayadoo moobeel jirin ayaan raadiyow canjalad ku dhageesanjirnay walaahi xusuus
@samira-mp3vp
@samira-mp3vp 6 лет назад
Ahmed Zaki ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-LcshJZ5DaEY.html
@samira-mp3vp
@samira-mp3vp 6 лет назад
Asc
@fuadyareofficials1390
@fuadyareofficials1390 6 лет назад
Allow u wada naxariiso dhmantood insha allah
@PeeleyBoy
@PeeleyBoy Год назад
allah❤❤❤❤❤
@mahamediman4219
@mahamediman4219 Месяц назад
Alaha u naxariisto jeyte iyo ilka case walaahi caadi ma aheeyn jeeyte
@abdirahmanlakiyare3082
@abdirahmanlakiyare3082 6 лет назад
Kkkkkkkkkkkkk alaha u naxariisto jeyte iyo ilkacase
@abdifatahabdullahi5588
@abdifatahabdullahi5588 4 года назад
ilaahow naxaristisa idinka waraaabe ilkacase 2014 hotel city plaz ayan sawir kula galay allaya raxma
@hassanabdulaahi3687
@hassanabdulaahi3687 4 года назад
Wlhi waa xasuus ruwaayada abooto kutuway waxan ku daawaday shanemo qadiijo duqow degmada madiino maalin kasto oo jimco ah ruwaayad ayaa ka daawan jiray 2002 waa xasuus haadatana RU-vid ayaa ka daawanaya 2019 bisha Dec
@qadrahassan3973
@qadrahassan3973 4 года назад
Wankuu saaray shaleemo qadiijo anaa daris la ahaa
@yahyemaska-ns9hq
@yahyemaska-ns9hq 11 месяцев назад
xasuus ahaan usoo aaday allaha u raxmado jilaayeesheenii
@adnaanabdullahi1991
@adnaanabdullahi1991 6 лет назад
Hhhhhh shaarbo odxaahaaa nugu muday kulahaaaaa ilahoow unaxariiso labadooda
@deiqomohamed646
@deiqomohamed646 6 лет назад
NinKa NaaG IsLaMeD FuuuLo TiiSa LaGa KoRaaaaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohamedahmed-ij2sw
@mohamedahmed-ij2sw 7 лет назад
ruwaayadaan riwaayadaha soomaliyed mida ugu fiican ay ka mid tahay
@caydaruuscumar648
@caydaruuscumar648 5 лет назад
alaha unaxariisto ilka case iyo sxbkii jaake waana ruwayada ugu wanaagsan ruwayadaha somaliyeed
@Jamaalmw22
@Jamaalmw22 5 лет назад
ruwaayadaan 1998 baala jilay waxaa kujiro nimca cali xasan c/salaan jiimi cali camuudi jeyte iyo ilkacase shamso omar osman maye surqo
@muusehashi7024
@muusehashi7024 6 лет назад
ilaaahow janadiii kawraabi ragan waa dad umada somliyeed ay jecelyihiin alaa yaaa arxama
@sawiradedadhamaan1725
@sawiradedadhamaan1725 4 года назад
2020 yaa ila daawanayo
@ibraahimcali5253
@ibraahimcali5253 5 месяцев назад
😂😂
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Год назад
Wayel ciyalkisa nolen ciyalki sidhalen jogan hal iligaa ledahay kafilka nabarkisa hadi ciyalka looshegin wayelkaa sheegaaya wayel melkaluu kusodhashay ciyalka walidkin adomo rumeystan qaain rumeysta niicersanaya qofka walidka lanol arxibo inuu kuyahay hada walidka udeyso tisa aba qaainimada ogadumisaa gurigisa lacoleysiisaa lataliyihis noqotaa dadaa dadki dumiyen kana kuxolo ilaalsaday gurigis dunsaday xolo iiguimoow dad adiga halaguugu yimado
@user-od7zf4qc3m
@user-od7zf4qc3m 6 лет назад
Maseerka aduunka alloow idiin naxariiso
@ahmedyuusufgamaadiid6379
@ahmedyuusufgamaadiid6379 Год назад
ilaahay ha unaxariisto dhamaan intii dhimatay ee riwaayadan ku jirto amiin amiin
@mohammedabdiyuusuf4307
@mohammedabdiyuusuf4307 6 лет назад
Yadawanaayo Hada 2018
@aluul6875
@aluul6875 6 лет назад
Mohammed Abdi yuusuf wallahi 3/27/18 aan daawanaayaa
@cadifaden4347
@cadifaden4347 Год назад
Downloading
@alfananmohamednairobi5497
@alfananmohamednairobi5497 7 лет назад
Waaa xasuus ubahaan in la so xasuusto
@genyohussein5862
@genyohussein5862 6 лет назад
Rag Culuz iga dhehy runti subxallahsubxallahSUBXALLAH Alley yaraxma amiiyrabiamiiyrabi amiiyrabi amiiyrabi amiiyrabi amiiyrabi amiiyrabiamiiyrabi
@deiqomohamed646
@deiqomohamed646 6 лет назад
LaCaLa UGu QaTaRSaN 😂😂😂😂😂😂😂
@ahmedjaangoan7549
@ahmedjaangoan7549 5 лет назад
Cumar Cismaan Maye mala aqoon waayey. Qof qalanjo ah oo is heysta, birimo tiibo ah oo laba lafood ah sow kuuma dirsan? 😂😂😂
@deiqomohamed646
@deiqomohamed646 6 лет назад
AbYo IGa DaBaLeeH 😂😂😂😂😂Nin BeeSaaNi AyaN AhY KuLaHaa Oo DhaLiN YaRo Ah 😂😂😂😂😂😂😂😂
@ak.0-010
@ak.0-010 3 года назад
islan eedadey baa kudharan jirtay qufulka qabriga nabiga oo sacudiga tagi jirtay waqtiga nabada maqabsan qufulka qabriga
@abdilahiabdilahi6597
@abdilahiabdilahi6597 6 лет назад
Ilahayow hadii lagu fooneeyo feeraha ii xanuunaan weeeba walantahay kulahaa
@FC_7MAN
@FC_7MAN 2 года назад
Abuu fulan waa ab lajiren iyo aboto lajireen
@FC_7MAN
@FC_7MAN 2 года назад
Arosyada oo haldarin iyo kursi caga loogeyo waqtigan darinta naftiged cag kasameysantahay sheko cashin aruris hes matacbade burweynow ma agtay mamulki dalkena ma aragtay aryada danmidteda mid mukef mad lacag somali loisticmalo labadas oolahesto yaubadan mukef yauhiliyo lacagtis hawo laguxiray
@munirahmed4365
@munirahmed4365 6 лет назад
Ilahaay kuu naxaristo
@HaashimAhmedali-fe5yi
@HaashimAhmedali-fe5yi 8 месяцев назад
Waayo.waayo
@Jamaalmw22
@Jamaalmw22 4 года назад
heesaha ruwaayada waa heersare waayo waayo 90maadkii ey eheed 😩😩😩😩😩
@OmaROmaR-uu2tl
@OmaROmaR-uu2tl 4 года назад
Alow unaxriiso labadooda
@samriycade7004
@samriycade7004 7 лет назад
xireey xuuriyo dhuxul (alfanan jeytee) alla ya raxma ..dhoobloow xirsi taraarax (alfanan ilkacase ) Alla ya raxma
@alikhalif6370
@alikhalif6370 6 лет назад
Samriy Cade o
@deiqomohamed646
@deiqomohamed646 6 лет назад
CoDaa LoBaHaN YaHaY KuLaHaa IsKa HeeeS Ma AhaN
@deiqomohamed646
@deiqomohamed646 6 лет назад
MaSeeeR Ka AduuNKa😂😂😂😂😂😂😂😂
@fahadabdulleasir9974
@fahadabdulleasir9974 4 года назад
Jeyte caadi ma ahan runti isaga dhan waa shactiro lee
@axmeddaacad4013
@axmeddaacad4013 3 года назад
Asc qanciso wn ku salaamy
@abdullahishiiq9356
@abdullahishiiq9356 2 года назад
1:22:56 heestaas heesaha aduunka ugu qalisan waaye u qadayo
@tuumaabdinoormursal8132
@tuumaabdinoormursal8132 6 лет назад
Hussein arab xasuus waye riwayadan
@xayaatxilwa8256
@xayaatxilwa8256 2 года назад
54 layirahdaa kulahaa
@deiqomohamed646
@deiqomohamed646 6 лет назад
ALLa JaYTe QaBiiL U DiLeeN Ah Ah Ah
@gardhaalechannel3503
@gardhaalechannel3503 5 лет назад
Wlaaley warkaas ma jiraaa
@cabdinaasir5181
@cabdinaasir5181 4 года назад
Nuur isman jeyte waxa lagu dilay mana pooliyo waxana lo dilay aano qabiil
@cabdinaasir5181
@cabdinaasir5181 4 года назад
Allaha un dhamantod
@fadumiiniaxmedcafi7425
@fadumiiniaxmedcafi7425 5 лет назад
😂😂😂kkkkkk
@ahmedbileofficial4593
@ahmedbileofficial4593 7 лет назад
riwaayadaan qadiimi waaa 2005 ayaan radiya kadhageysan jiray
@selfdiscipline296
@selfdiscipline296 Год назад
majaajiladaan oo cassette ku duuban ayaa dhageysan jiray 1997
@genyohussein5862
@genyohussein5862 6 лет назад
Kkkkkkkkkk
@frontierarts
@frontierarts 6 лет назад
Kkkkk rag majooga miyaa kaalaya kala qabta
@miangg8206
@miangg8206 7 лет назад
g
@deiqomohamed646
@deiqomohamed646 6 лет назад
GuRiGa FuRaHa KoR LoGa XiRaY😂😂😂😂😂SaaS KuLaHaa QoF SoGaLi KaRo MaLaHaN MaNa BiXi KaRTiD😁😁😁😁😁😀😀😁😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Далее
RIWAAYADII MASHAAKILKII JACEYLKA QEYBTII 1 WAAD
17:26
aboota kutubeey
32:07
Просмотров 345 тыс.
Dropping In from the Clouds 🌁
00:17
Просмотров 1 млн
Мама знает где все документы
00:21
Riwaayad goosgoos
1:31:46
Просмотров 222 тыс.
SHEEKO GAABAN UBADKAAGA LAMA INKIRO
23:12
Просмотров 587 тыс.
beenay waa run
2:34:08
Просмотров 333 тыс.
Waa riwaayadii Ragow aarsi haween u adkaysta markiina
46:07
Cali hiiraan, Marshaale iyo .. (Sheeko)
35:10
Просмотров 269 тыс.
Ruwaayadii Lacala, Jayte Iyo Ilkacase. A.H.N
27:27
Просмотров 990 тыс.
IIWAD SHEEKADA, HADANE IIWAD
51:09
Просмотров 271 тыс.
Abooto Kutubeey
32:07
Просмотров 413 тыс.
гладиатор/рыцарь
1:45
Просмотров 1,3 млн
NЮ - Отпустил (Mood video)
3:10
Просмотров 85 тыс.
OG Buda - Сабака (A.D.H.D)
2:19
Просмотров 146 тыс.
Когда ты молчишь
4:00
Просмотров 152 тыс.