Тёмный

Abwaan Axmed Saleebaan Bidde oo ka sheekaynaya Qisada ay ku timi heesta Dad hadaad is qabataan 

SAAB TV
Подписаться 481 тыс.
Просмотров 194 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

14 дек 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 113   
@moabdirahmantv7233
@moabdirahmantv7233 4 года назад
Allh cumriga hakuu dheereeyo axmed saleebaan bide abwaanka ugu heesaha badan somalida
@khalidkilas.6552
@khalidkilas.6552 3 года назад
Cimriga iyo caafimadkaba alle ha ku barayo adeer ahmed saleeban bide inta dhimatayna alle haw naxariisto amiin yaa allah
@Warbaahinta_somaliland
@Warbaahinta_somaliland 17 дней назад
Kabanka iga hagaaji Haddaan anigu tumi lahaa waan kaga hadashiin lahaa cuudka
@jegelskermig15
@jegelskermig15 2 года назад
This is the legend of the nation maashaalah.
@abdullahijeyjey91
@abdullahijeyjey91 Год назад
❤❤❤❤❤legend man for the long period
@kahinshukri2127
@kahinshukri2127 3 года назад
afmadow waaaw degmo weyn meshaaan ku dhashay allow ku dhowr
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 Год назад
Maasha Allaha Allahayow cimriga iyo caafimaadkaba u dheeree.
@asalsomalilanderhargaysaaw6850
@asalsomalilanderhargaysaaw6850 4 года назад
Abwaan axmed saleebaan bidde KOOXDII ONKOD EE CIIMADA ASLUUBTA AYAAAN KU XASUUSTAA
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 2 года назад
Onkod shaqo kuma lahayn waaberi ayuu ka tirsanaa.
@anascabdiqani
@anascabdiqani 9 месяцев назад
Maasha allaah weed hadu ku deeyo gaboob ban ku deyneeni ilaahey cumriga ha u dheeryo
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 2 года назад
Allaah cimriga howdheereyo caafimaadna howgudaro abwaan qaaliya weeyan tiim xikmad ayuukasii qiiqaya
@adaruzmohamed2207
@adaruzmohamed2207 4 года назад
HEESTA🙏 CURINTEEDA HUMAAGA SAWIR LAGU SAR GOYO IYO KALA MUDAN MIDA ABKA💑 LIHI ❤CALEK ABWAAN
@abdirazak7374
@abdirazak7374 3 года назад
Caqliga iyo cimriga alle hakuu barakeeyo Aakhina fardawsa macbuudku kugu casuun Dhakhtarkii jacaylkoow axmedow
@maxamedjeego4853
@maxamedjeego4853 3 года назад
Waa qiso xajiba iyo hees mcn🎤🎤🎤🎤
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 Год назад
Abwaanka ugu riwaayadaha badan soomaalida 47 riwaayadood ayuu sameeyay ale cimriga ha ubarakeeye
@mahamodalishire8793
@mahamodalishire8793 Год назад
addunyo habenkii axmed mooge tiyaatarka nooga qaadayey waa fadhiyey .illaahow cimriga noo barakee qiyaastii 35sano kahor
@cbdrisaaqdubaddubad2175
@cbdrisaaqdubaddubad2175 Год назад
Macha allah tabaraka laah alle haku sii siyaadiyo
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 5 месяцев назад
Masha allaha alahuma baarik alle cimriga iyo cfmadkaba haydiin barakeeyo ❤❤❤❤❤
@user-bk3jk5op6r
@user-bk3jk5op6r 2 месяца назад
Kkkk ar bal been wayna😂😂
@sharifsouleiman4257
@sharifsouleiman4257 2 года назад
A Legend Ahmed saleebaan Bideh
@qadhaqadha9085
@qadhaqadha9085 4 года назад
Abwan murti mira dhashay dhaliya wa ina saleebaan bide
@kahakawusar5802
@kahakawusar5802 3 года назад
Aderkay mcn ❤️❤️❤️❤️
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 года назад
Waa hees taariikh mudan
@Mohanmedfidhin
@Mohanmedfidhin 2 месяца назад
Abwaan qaali ah buu ahaa allayaraxma
@hanadolad2061
@hanadolad2061 8 дней назад
Well done
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 года назад
Nice waa hees dareen leh
@AfcadaaweAfcadaawe
@AfcadaaweAfcadaawe 3 месяца назад
Wlhi rag waa kii jab soo mara ar hawenkaaa khayr ilaah ha idin siiyo
@abdiajaama3699
@abdiajaama3699 4 года назад
First comment
@abdihasanwaes349
@abdihasanwaes349 Месяц назад
Faking kabanka ayuu kaxumeeyay codku waa top
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 3 года назад
Abwaan axmed saleebaan bidde Allow Barakeh If iyo Aakhiroba !!!
@ayaatbutterflyfaisalawale4442
@ayaatbutterflyfaisalawale4442 2 года назад
🌹🌹🌹🌹❤❤❤❤💋💋💋💞💞💞🌹🌹🌹🌹
@abdelahiabdirihmanjama4000
@abdelahiabdirihmanjama4000 3 года назад
Maan sha alaah
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 года назад
Ninkaan super
@dahirgodsouleiman922
@dahirgodsouleiman922 2 года назад
18 mars 2022.
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Год назад
genarations baan kawaday.mashaaaaaaalah
@asalraacmedia
@asalraacmedia 4 года назад
Heestan wa heesta an adka ujecalhy
@aaminaahmed218
@aaminaahmed218 Год назад
Nacatulaahi afwayne iyo xaaroodba
@OmaliMedia-zv1bs
@OmaliMedia-zv1bs Месяц назад
Af wayne markuu yiri ayuu iga dhintay. Sidaan u dhagaysanaayey ayunbaa hal mar kala wareegay
@xasancali1298
@xasancali1298 9 месяцев назад
Qiso jacayl❤
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Год назад
Dumaaarcadceed shamsaay tii sedexaad yarey baan naago badnaaa ka ahay.khatrodahirna waa laydhahaaa family gabadhatan faraxsaney yatey.iyaaaaaaaa ttttttttt
@yuusufaxmed9652
@yuusufaxmed9652 3 года назад
Abwaan.allah.hadaayo
@Qarjiofficialofficial
@Qarjiofficialofficial 8 месяцев назад
Ma qurux badan qof dhiintay inad aflakadeyso ragu wey is layan weyna hashiiyan marka cuuqdada iska daa qof weyn aya tahay
@rashidgoondibi1454
@rashidgoondibi1454 Год назад
Waayo waayo
@nasrahaji313
@nasrahaji313 4 года назад
60 shilin Soomaali ah
@saynab7503
@saynab7503 Год назад
War haku ciyaarin heeska
@abdiali7666
@abdiali7666 4 года назад
Cod ki ahmed mooge ya helaya
@mohamoudahmed6621
@mohamoudahmed6621 2 года назад
Inaa sheekaddan marhore helay aheed maraa waaxid. Anigay sannadkan igu dhacday.hhh my friends iisuceeya inaan kabogsado. Qofkastowna ogow wax kusto kugu dhaca Dadba kaaga Horeeyey.
@nasrocabdidaahir1784
@nasrocabdidaahir1784 2 года назад
Allaha ku boogo dhayo
@samatarqanciye3439
@samatarqanciye3439 4 года назад
Warkaasa war waayeel ah
@maxamedkhaliif9680
@maxamedkhaliif9680 4 года назад
aduun heesta ax
@aliabdule8387
@aliabdule8387 3 года назад
Wa xamaroo ileen cidna wax kusiin maysee ,imiga hooda ma barteen tolow
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 3 года назад
Wali wey u shaxaad tagaan
@bilansiyaad7334
@bilansiyaad7334 3 года назад
Wowo
@CumarAadanmuuse
@CumarAadanmuuse 2 месяца назад
fanku ba waa qraami
@dekawale2324
@dekawale2324 3 года назад
Shay kastoo nafta u daran waxbaa lagula daalaaa. Balo waxa ugu digo kulul dabci xume jacayl. Very talent Abwan Ahmed saleban bide
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Год назад
Qofbaa dadka waala ama jahwareeriya.Xaqiiq aaan hus iska dhahno ama saan maaha.buux busmilah iyaaah
@souleimandahirgod8504
@souleimandahirgod8504 2 года назад
08 mars 2022
@xoraycaanomawaaye52
@xoraycaanomawaaye52 3 года назад
Axmed s.bide dhowr heesood oo uu dowlada uqaaday hadana siyaabo kale oga bixinaya fasiraad baa jira.
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh Месяц назад
xarigi kacaanka wali sidi buu usii socdaa. Meelwalbo afkaa la is hayaa wax hadlikaro maleh 😂😂😂
@cabdulqadirxasandiriye1841
@cabdulqadirxasandiriye1841 3 года назад
Aadya aad
@yashi2540
@yashi2540 3 года назад
calooshaa ka soo dhug odhan siduu shaadhka isugu dhajiyay waa aakhiru cimri
@aminaahmed2836
@aminaahmed2836 3 года назад
Axmed S.Bidde waa hanti qaran.
@abdimohamed2250
@abdimohamed2250 Год назад
War heesta ka qabta wuu kufsaday udayga marqansan
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Год назад
gabadha khatraaaaayqarancaday yarey.5
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Год назад
Minyaro marwa bahyarey.
@kingupdishofficial3639
@kingupdishofficial3639 11 месяцев назад
😢
@yaasir1936
@yaasir1936 Год назад
Xamar miyaan wax lays siin jirin waagii hore kkkkk
@suleekhacismaan5696
@suleekhacismaan5696 3 года назад
Waxaan xasuustay dhar iyo sideetenkii aduunyo
@warfaalifeshow7584
@warfaalifeshow7584 3 года назад
Anaga waa nagu sheeko uun waan iska jeclahy suugaantii hore waa xikmad miiran
@fardus5305
@fardus5305 2 года назад
Masha Allah waa ayaamahayagii wanaagsanaa ya salaam
@weedhsanproduction6423
@weedhsanproduction6423 2 года назад
5:04 reer waqooye ahayd oo rer Bari ahayd muxuu ula jeedaa abwaanku?
@abdisamed1dariiqo
@abdisamed1dariiqo 2 года назад
Réer burco,ceerigaabo ama lascanood baan loo yaqaana reer barri marka Somaliland laj oogo
@yuusufaxmed9652
@yuusufaxmed9652 3 года назад
Hanbal.yo
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Год назад
Waleeeee sacabbadan.eeeeeee
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Год назад
gabadha khatraaaayfarxuteeto.generatiins Intee Xamar wadajir kudhashay kana imaaday bakool.Wax waalan CRayzy tantan baa miirqabto.
@fawziyadahir4123
@fawziyadahir4123 Год назад
afka kugo
@muzamuhumed3824
@muzamuhumed3824 3 года назад
Doofaarka xooga leh waa laga ducaystaa
@drmohamoudhassan
@drmohamoudhassan 2 года назад
Wall waa duufanta xooga leh waa laga ducaysta Ee doofarka maha wall
@aminibrahim8360
@aminibrahim8360 Год назад
Duifaanka dhe
@mubarakrashid6754
@mubarakrashid6754 2 года назад
Heesta iyo kabanku ma wada socdaan.
@bazeera5520
@bazeera5520 Год назад
Kkkk
@sadiiqmahamed1720
@sadiiqmahamed1720 3 года назад
Heesaha ninkaa iyo hadii cid kale ku luqeysaba majecli
@nimcoinacismaan2085
@nimcoinacismaan2085 5 месяцев назад
Sabab?
@naafacboi2753
@naafacboi2753 Год назад
😂iidoor ciroolohodu cuqdad buu udhimayaan 😂
@aaminaahmed218
@aaminaahmed218 Год назад
Nacatulaahi daarood walee aday cuqdadi kudishay.nacatullaahi afwaynana
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Год назад
Khatraaaaaaaay copy cat sahraaaykhatraaaaaaayqarancaday yarey.cantrobaqash.
@user-tr6wd1kl9t
@user-tr6wd1kl9t Месяц назад
Jjjjj
@sir__cmc
@sir__cmc 4 года назад
Dugaagoo ku weerara illeen waad la doodaa
@Somalibanahay1977
@Somalibanahay1977 4 года назад
Dugaagoo kuweereara Yurbaa lagu dabaalaa Weeyan wllo
@qadhaqadha9085
@qadhaqadha9085 4 года назад
Hhhhhhh
@qadhaqadha9085
@qadhaqadha9085 4 года назад
Kkkkkkkkkk wa xamaroo cidna wax ku siin mayso
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 года назад
War tag
@qadhaqadha9085
@qadhaqadha9085 4 года назад
@@caashaqalbi882 hhhhh an imadee meelan ku nolaado may siinaysaa
@faysalismail5901
@faysalismail5901 4 года назад
xamar iyo busaaradeed nas tag dacas 9
@qadhaqadha9085
@qadhaqadha9085 4 года назад
Reer waqooyi col ma latay wllo hadaad latay aynu hashino wiil yaro 23 jirana wan ahay bac mayska sina oo meel aynu ku nolaano ma ino helaysa hhhh
@samiracumar4403
@samiracumar4403 3 года назад
@@qadhaqadha9085 🤣🤣
@nasrahaji313
@nasrahaji313 4 года назад
Danbiilayaasha wadanka dumiyey
@Somalibanahay1977
@Somalibanahay1977 4 года назад
Waaku raac sanahay
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 года назад
Dal baa ma jirin
@kaynaan.
@kaynaan. 3 года назад
Hoobiye iyo qoribaa wax lagu dumin jiree hadaad tidhi afkooday ku dumiyeen waa u raganimee Mhatsanid baayo.
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 3 года назад
Nasra waa saxan tahay. Itoobiya iyo amxaaro iyo ingiriis beey ab ka ab kaba qaad u ahaayeen. Waa dad yar iyo weyn qax, qaxar, qaran dumis, kaba qaad, iyo qiyaano u taagnaa.
@abdikhadarmahadale4708
@abdikhadarmahadale4708 3 года назад
Reer xamar gob weeye soomaali oo dhan ayaa xoog laguheestay xiligaa
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 3 года назад
Oday weyn oo ku faanaayo inuu dalka kasoo hor jeeday. Ina saleeban bidde waa abwaan ha iga harto nooh. Khaa’in qaran buu ahaa. Nabsigu ku qabay.
@zakeriye6995
@zakeriye6995 3 года назад
Somalida bu wax. Laqabay
@ayanyousef5175
@ayanyousef5175 3 года назад
walee axmed saleeban bide iyo raggi la midka ahaaba nabsi ka dheere waaka qabtay adiga iyo kuwi kula mid ka ahaaba lknse waa intanu idinka gobsanee idinku wiirsanmaune alle dhibka haydinka kor qaado.
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 года назад
@@ayanyousef5175 keebuu sharaf badnaa markuu abwaan qaran ahaa oo aduunka hadba dal riwaayad kasoo dhigayey dhaqaalo helayey caafimaadkiisa iyo baahidiisabala.ilaalinayey oo loo xilqabay hadeerna waa abwaan qabiil hargaysa indhuhu ku cadaadeen
@ismailomarfarah9585
@ismailomarfarah9585 Год назад
@@gedefletv6049 Abwaan Qaran muu ahayne markuu afka kala qaadaba jeel baa lagu tuuri jiray, markii danbe dalkaba mabnuuc buu ka ahaa Abu dabay ma soo dhaafi jirin. Taariikhdda dib u baadh.
@rashidgoondibi1454
@rashidgoondibi1454 Год назад
Kkkk
Далее
Taariikhada Abwaan Cali Sugule Dun-carbeed
24:09
Просмотров 47 тыс.
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
Просмотров 4,2 млн
2DROTS vs RISENHAHA! КУБОК ФИФЕРОВ 2 ТУР
11:31
Qaar ka mid ah Qisooyinka Fanka #Astaan Tv
32:02
Просмотров 71 тыс.
Abwaan Reer Burco ah oo u jawaabay Abwaan daaha Gaas
9:35
А где Ахмат?
1:00
Просмотров 5 млн
ийу 😅
0:14
Просмотров 9 млн