Тёмный

Abwaan Dhiirane oo Legend Cabdalla Yusuf Hanuuniye Hoygiisa ku booqday. 

Baxdo cable Tv
Подписаться 1,1 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

Share like comment SUBSCRIBE

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 26   
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 года назад
Allow cimri dheer ku sii abwaan yusuf ha nuniyr fananita aadka y jeclahay ayuu ku jiraa❤❤❤❤💓💓💓💓
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Месяц назад
Cabdulle yuusuf Hanuuniye, barbaarkii ku dhashay magaalada ceelbuur ee hibaddiisa fanneed ku qabsaday magaalada muqdisho iyo guud ahaan gayiga Soomaalida, Hanuuniye waxa uu ahaa Fan dhameestiran si kale haddaan u dhigno wuxuu ahaa muscijasadii fanka Soomaalida, wuxuu ahaa hal abuur wax kusoo kordhiyay heesaha Soomaalida, wuxuu ahaa Abwaan, mullaxan iyo kabaniiste, marna wuxuu ahaa heesaa cajiiba oo marba halka loo eego waxa uu noqonayaa kuwa ugu sareeya jaadkiisa. Hanuniye waxa uu ahaa nin neceb tartanka iyo wax yaabaha la nooca ah kuwaas oo xaqiiqdii ah wax aan wanaagsanayd qofku hadduu hibo leeyaahay uma baahna in la dhaho waad tartamaysaa ee in isaga laga codsadaa mudan, kolkii uu diiday tartan iyo hawlihii uusan rabin waa ay diiday Kooxdii Waaberi albaabkana way ka soo xidhatay isna uma joojin ee waa uu iska sii watay hawlihiisii oo uu is ogaa in hibadiisa aysan qarinayn koox si gaar ah ugu heshiisay. Waxa ay soo saareen Riwaayadii ugu horeysay isaga iyo koox kale ee anaan caan bixin waana riwaayadii uu ugu baxay magaca " Hanuuniye" Riwaayaddaas waxa ay kaga hadlayeen dhalinyarada miyiga ka yimaada ee magaalada soo gala iyo disa ay u qariso mawjadda magaaladu oo qayba meel galaan kuwa looga bayaqo in ay tareenka malwadda raacaan oo darbiyada ku cabbaan daroogada ayuu ka hanuuninayay waana halka uu ka raacay magacu dhab ahaantiima waaba hanuuniye oo kolka aad dhagaysato "Guri guri ku dumay iyo Dalkii idinkaa qaribay" ayaad ogaanaysaa inuu waligiiba ahaa nin hanuunin iyo wanaag ka shaqeeya. Intaa kadib Hanuuniye wuxuu noqday hiboole aan fankiisa qarsoomin, iyo mucjisa yar oo hooballadii waaweeyna oo jooga qabsaday magaalada muqdisho. Heesihii ugu horeeyay uu qaado, walibana uu gacantiisa ku tunto. Cabdalla Y. Hanuuniye 1978 ayuu soo saaray Album qariyay kooxihii waaweynaa ee kolkii hore diiday waana Album-kii caanka ahaa ee "Baddu laydh qaboobaa" heesihii ku jiray Album-kaa si weyn ayay ugu dhex baaheed suuqa oo kuwo dadku ay aad u xiisaynayaan ayay noqdeen Hanuuniyena waa ay soo shaacbaxday hinadii aan la qarin karahayn ee ku abuurnayd waxa uuna noqday mid ay u kala tartamaan kooxihii jiray oo dhan xitaa Waabaridii kolkii hore diiday. Hanuuniye codka talmoon iyo hibadiisa dabiiciga ah waxaa u dheereyd ruuxaaniyad u gaar ah, iyo in laxamadiisu ahaayeen jaad gooniya oo dareen gaar lagu sameeyo. Waxaa xusid mudan in kooxdii waabeeri uu marka hore diidmada kala kulmay, in ay u baahdaan, laguna amray maamulkii kooxdaas in la keeno kooxda mucjisadaan cusub, waxa aynu u arkayeen haddii ninkani uu koox kale galo inay suuqa ka baxayso Waabari oo ninkaa si ay u keenaanba waa u tafaxayteen. Rag badan oo isku dayay inay Hanuuniye tashkiiliyaan kuwaas oo qaybba koox ka socotay, Cismaan gacanloow oo rabay in uu safar dibadda ah u baxo Hanuuniye ay saaxiib ahaayeen ayaa fasax weydiistay maamulkii kooxdii waaberi, iyagoo xujo uga dhigay in booskiisa uu keeno Hanuuniye si loo fasaxo. Sidaas ayuuna Hanuuniye uga mid noqday kooxdii uu markii hore diidmada kala kulmay ee Waabari.
@sahalcali4196
@sahalcali4196 4 года назад
Ilahay hadhawro Hanuuniye Nin aan aad ujecelahay ayuu ahaa Dhagaysigiisa
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 года назад
😭😭😭😭 geeri iyo gabow gunta kaliya ma eegaan gobtana wey duudsadaaan CABDALA YUUSUF WARSAME (HANUUNIYE) 💓💓💓💓🙏🙏
@xasancali1298
@xasancali1298 Год назад
Qabiilkiisu yaawaaye ma habargidirbaa sxb
@siradm
@siradm 4 месяца назад
​@@xasancali1298maya, maxaad ku falaysaa qabiilkiisa? Waa fannaan qaran oo dalkiisa dadaal badan galiyay, intaas ayaa kaaga filan ayaa filayaa.
@Geedi143
@Geedi143 4 года назад
Heesta daalo iyo hasha labada geel jecel baan ugu jeckahay heesihiisa legend♥️
@abshircarab18
@abshircarab18 2 года назад
Ninkaan heesahiisa kalama dhacaan
@user-dl2of1st2d
@user-dl2of1st2d Месяц назад
Esh cala fanaan
@ayaanlecabdikariin7538
@ayaanlecabdikariin7538 2 года назад
Illahayow cimari dheer iyo cafimaad dheer si cabdala yuusuf hanuuniye🤩🤩🤩😍😍😍
@adangaydhdeeqgaydh91
@adangaydhdeeqgaydh91 3 года назад
Cabdala yuusuf hanuuniye ha nolado
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 17 дней назад
hanuuniye soo kii lahaa ma ahayn waa alla mahadii mar haday jabhada hubeysan dalki qabsadeen
@mawliidhussein6927
@mawliidhussein6927 Год назад
Ilahaw caafimaadka iyo cimrigaba u dheeree
@qarjiijunior2394
@qarjiijunior2394 2 года назад
Allaha caafiyo taam ah haguusiiyo
@abdihanaanmohamedhalane8844
@abdihanaanmohamedhalane8844 3 года назад
Cashaqa wax munoqon ninkan dhageysan ninkan maragan karo hees hees dhaaftay
@mohamedsaid102
@mohamedsaid102 2 года назад
Nin culus
@farxanwadani.2433
@farxanwadani.2433 4 года назад
Legend.
@baashaal6778
@baashaal6778 4 года назад
Reer baadiyahaan Odayga si xunu ugu qeyliyey, Qofka Markuu da, yahay si degan oo aan qeylo iyo buuq aheynaa loo warestaa
@MBOsman
@MBOsman 3 года назад
Baashaal Xoolo labbisan ayaad tahay, waar ninkani waa weriye fadhiya, oo ka haqabtiran luuqaddiisa hooyo. Laakiin adigu maadaama aad tahay baashaal waxba lama joogtid. Oo dee fahmi kari maysid nuxurka hadalka, marka wixiiba waxay kuula muuqatay qaylo. Ramadaan kariim Baashaalow
@baashaal6778
@baashaal6778 3 года назад
@@MBOsman Wariyenimadu ma aha qof Garabkaadaa fadhiya in aad dhegaha uga qeylisid. Ramadan karem
@jamamusemohamoud5868
@jamamusemohamoud5868 Год назад
​@@MBOsman nadaamka uu legend u waraysanayo uma qalmo haji inanku waxkale ma odhane
@MBOsman
@MBOsman Год назад
@@baashaal6778 Waa hagaag. Xaal baan bixiyey haddaba sxb
@MBOsman
@MBOsman Год назад
@@jamamusemohamoud5868 Waa hagaag. Xaal baan bixiyey haddaba sxb
@ahmedabdi4207
@ahmedabdi4207 2 года назад
Dhirane wa neev xoola ah
@ShaakirAhmed-fo2rq
@ShaakirAhmed-fo2rq Месяц назад
Why?
Далее
Dalkii idinkaa qaribay
8:16
Просмотров 143 тыс.
Abdallah Yusuf Hanuuniye
6:24
Просмотров 173 тыс.
Cabdullahi Y. Hanuuniye - Inanyahay Garaadlaay Lyrics
8:18
DHIRTA YAAN LAJARIN  CABDALE YUSUF HANUUNIYE  HEES CUSUB
5:36