Тёмный

Abwaan Gaariye suugaanta iyo dhaqanka soomaalida. 

Aqoonta Media
Подписаться 3,4 тыс.
Просмотров 21 тыс.
50% 1

To stay up to date with our latest videos, make sure to subscribe to Gurmad Media by clicking the button above this video
Abdwaan Mohamed Hashi Dhamac Gaariye wuxuu ahaa haldoorka afka soomaliga iyo abwaan gabyaa qiimo badan.
Abwaan Gaariye wuxuu si faah faahsan u qaada dhigayaa asalka afka soomaaliga, dhaqanka soomaalida iyo guud ahaan sidii soomaalidu u noolaan jirtay.
Gaariye wuxuu kaa haqab tirayaa afka iyo dhaqanka soomaalida.
daawasho wanaagsan.
Copyright
Muraad Mowlid A. Jama

Кино

Опубликовано:

 

8 мар 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 7   
@AGeele-gd6nw
@AGeele-gd6nw 24 дня назад
Macalin Gaariye Allah ha unaxariisto aamiin
@hamzadaahir3256
@hamzadaahir3256 Год назад
Qurux badanaa Suugaanta soomaaliyed
@abwaanfarxaanandhi1008
@abwaanfarxaanandhi1008 11 месяцев назад
Alle haku naxariisto abwaan gaariye ❤❤❤❤❤❤
@Awoowe21
@Awoowe21 28 дней назад
Ahun tee wuxuu ahaa Macalin Suugaanta ka dhiga Jaamacadii Lafoole. Inuu macalin ahaana waxaad ka garaneysaa sida uu wax inoogu Sharaxayo. Kama dhargo sharaxaadiisa. Mahadsanid
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 8 месяцев назад
Yaasiin.aburaas
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 20 дней назад
Ilahy kuu naxarisay Gaariyow gadasha ma arag oo murug afkeeniye midhihi afsomaligu lahaa buu muran kajoogaaye oo muftaxi murtida meelfog lagutuurye inaan wada madluunahy markale maanta la ogaa
@AbdiMaxamed-vx6qs
@AbdiMaxamed-vx6qs 10 месяцев назад
A
Далее
Maansadii:- ERGO.// Abwaan Gaariye.
25:26
Просмотров 126 тыс.
СМОТРИМ YOUTUBE В МАЙНКРАФТЕ
00:34
Просмотров 720 тыс.
LUUQADA AFSOMALIGA - ABWAAN GAARIYE AUN
35:56
Просмотров 39 тыс.
Gaariye oo Taageeray Khaliif Sh. Maxamed.
14:43
Просмотров 110 тыс.
Все ради семьи!❤️
0:55
Просмотров 2,2 млн