Тёмный

Abwaan Gabay Ku Karbaashay Xisbiga Waddani. 

jaamac Gadhka
Подписаться 17 тыс.
Просмотров 911 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

26 окт 2017

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 715   
@naasirgaas288
@naasirgaas288 6 лет назад
Aaad iyo aad ban ugu bogay abwaankan da'dayda ah ilahy ha kugu guuleyo himiladada Shp
@warsanalihaji1477
@warsanalihaji1477 5 лет назад
Mnsh allaah
@user-tk6ww3xt6m
@user-tk6ww3xt6m 2 месяца назад
😂😂😂😂😢😢😢😢😢😢😅😅😅😅
@calicali9510
@calicali9510 4 года назад
Aftahan inuu yahay intii Igu raacsanay liketa
@bashiirjibriil2604
@bashiirjibriil2604 4 года назад
wllo
@mahamedcr7junior354
@mahamedcr7junior354 4 года назад
Aftahan mahe waa ina dhilo
@r3gor629
@r3gor629 4 года назад
@@mahamedcr7junior354 hhhh😂😂
@r3gor629
@r3gor629 4 года назад
@@mahamedcr7junior354 hhh Indha adeegiisaan ka YaabaY Anu😂😂
@aliamohamed7096
@aliamohamed7096 6 лет назад
waankuugu ogaa geesinimada nin rageed isha ilaahow ka qabo inanka yar saqajaamiinta xaasidaysa yaaahuuu
@caliibrahin9093
@caliibrahin9093 4 года назад
and
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Месяц назад
Aamiin
@Qadafi-
@Qadafi- 2 года назад
Wlhi rer waqoyi cadi mahan murtidada hoyga fanka waya hargeysa ❤️
@mustafeyuusuf8677
@mustafeyuusuf8677 6 лет назад
Mansha alla caqliga iyo raganimadu waa hadyad ilahay bixiyo. Maxaa umalaynaysaan hadii ilahay daayo oo uu sii noolaado. Waxa dhici karta inuu ilahay inooga dhigo kii hogaanka inoo qaban lahaa ee nimcada ina gelin lahaa. Ilaahow noo daa isaga iyo dhalin yarada kale ee soo korayaba. Weliba kuwa aqoonta leh. Aaaamiiin aaaamiiin
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 года назад
Qeyrkey waxa iga reebayo qarashka weeyaan kulahaa Waa runtis dhaalinyarada alle wax ha siiyo😑
@shadiyaali9076
@shadiyaali9076 6 лет назад
waa lagu soo dhashaa fariidnimada bal ilmahan eega rabi waxa fiican hala kulmiyo intuu noolyahay
@abdirahmanrashid4526
@abdirahmanrashid4526 6 лет назад
Amiin walal wa talented waxan ka yaaby kaftan ka ragnimada masha Allah wa geesi yar
@siciidwarsamemuuuse311
@siciidwarsamemuuuse311 5 лет назад
Laila sky AlSo waan taageersanhy
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 5 лет назад
Laila sky waxa nagula qoraaayo gabayadiii carabtiii hore waxaaa aaad iyo aaad uwanaagsan in school lada lagu qoro iyo buuugaaagta gabayada caruuurtani
@abdiazizaweys7340
@abdiazizaweys7340 6 лет назад
Masha Allah Inkastoo Reermuqdisho ahay hada waan taageersanahay wiilkaan yar. Allaha u ziyaadiyo Xikmadiisa iyo garashadiisa dheer.
@abdinaserkolonbiya2935
@abdinaserkolonbiya2935 5 лет назад
Wll hamar jog ama melkale jog muhimadu waa somalinimada
@mucashaqsomalilndr1241
@mucashaqsomalilndr1241 3 года назад
Wa inankini uun Wll wa isla imagine😍🥰
@rossrays695
@rossrays695 6 лет назад
😂😂😂😂so funny libax mana dhalay fariidsana soo baar baar iga wala fariid wu iga qosliyay caqliga wa lo dhasha iyo raganimada inan ka yarii rag 50 ka caqli badan wa umadaydii masha allah soo baaar baaar 😍😍😍
@manitbaacy3413
@manitbaacy3413 6 лет назад
ross rays kkkkk waa aftahaniinta soo koraya
@abubakarabdilahi9867
@abubakarabdilahi9867 6 лет назад
ross rays bhfxzfhhcc
@usaametayasiir2199
@usaametayasiir2199 2 года назад
Uuu rooble baahane ka mid yahay
@farhiakaftan7689
@farhiakaftan7689 2 года назад
@@usaametayasiir2199 siilka Hooyadaa baa baahan wacaloow
@zuhurfarax4495
@zuhurfarax4495 Год назад
Side kale waan ku haysta so barbaar hooyo mcn
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 5 лет назад
Wiilkaan waa Mashallah illaheey habarakeeyo anoo reer #Koonfur aadbaan kaka helay gabaygiisa
@naasirkaarshe8773
@naasirkaarshe8773 6 лет назад
Mansha allah ninkan yari waa fariid alle ha daayo caqliga iyo maskaxdana alle ha u barakeeyo Waa abwaan u baahan in la garab galo
@subeeromer8826
@subeeromer8826 6 лет назад
Walaahi waan ka helay abwaankan yar, fariid fariid dhalay 😂😂😂😂😂😂
@sihaammawliid4665
@sihaammawliid4665 6 лет назад
MASHA ALLH NIN RAGED WEYN ILLAHY CAQLIGA HAKU SIYAADIYO
@shrguutaale1
@shrguutaale1 6 лет назад
Mansha allh war yarkan inaba caadi maaaha inkastooo anan xisbigan uu taageersnyhy taageerin Lkn waan kala fikir dowaanna karnaaa balse wlhy waaaaaa rijaaal
@shireshow
@shireshow 5 лет назад
Mashallah Mashallah Allaw Dhawr Wiilkan. Innaba Caadi maaha
@Xareed26
@Xareed26 6 лет назад
wlhi ninkan yar waa libaaax waxaan aqaany isagoo cruura magaciisuna jaamac buu ahaa yaraantiisii buu schoolka ka gabyi jiray iminkan mxd ka filan inuu madax tooyada ka gabyo
@abdiqadir4112
@abdiqadir4112 6 лет назад
Max ,
@abdihakimmahamad1476
@abdihakimmahamad1476 6 лет назад
Max Hhhhhhhhhhh
@jam13467
@jam13467 6 лет назад
Max thnks sxp
@Xareed26
@Xareed26 6 лет назад
Jaamac Ibraahim jaaamc miyaad igaran
@jam13467
@jam13467 6 лет назад
Max May sxp
@wanaagguudbiiye7770
@wanaagguudbiiye7770 2 года назад
inta kherka jecel alle ha ini barakeyo muradkiina gacanta midigta ha ini saro irsaqada alle ha ini wasiciiyo 1ksubscribe igarsiya bisha barakeysan ❤❤❤❤
@sudawaabqurux423
@sudawaabqurux423 5 лет назад
Maansha'Allah fariidnimada iyo Waxgaradnimadu waa u dhalasho
@nuurnageeye8116
@nuurnageeye8116 5 лет назад
Somalilnd 🇬🇶 waa dadka ka wanagsan majir baan aaminsnhy aniga dhankastaba
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 6 лет назад
Kaan yaare maa soraan baa dhaalaye Wuu uu EEG yaahaye like ii sare qofki Igu raacsan 😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣
@tayasiirhoodo550
@tayasiirhoodo550 6 лет назад
Best Abwaan da yar xafidullah yariisow 100 laal ayad ka xigmad badantahay masha Allah
@mohommedhassan2444
@mohommedhassan2444 6 лет назад
Maashaala wiil da'yar dhe...allaah xaafidag
@baazhebushaaro7796
@baazhebushaaro7796 2 года назад
P
@aminayusuf9852
@aminayusuf9852 3 года назад
mansha allaah aad iyo aaad baan uguu boogay abwaan geesiga yar hoore uusooco abwaan xigmada diir baad uu leedahy waan ku ooga soomaliland hoora usoco💚💚❤wll qali
@cadnanm.mascuud5052
@cadnanm.mascuud5052 6 лет назад
Rageedi soo weynow adeero mustaqbal fican baan Ku rajaynayaa
@abdiazizsalah912
@abdiazizsalah912 4 года назад
Masha allaah. Fariid fariid dhalay
@aliabdiiid2
@aliabdiiid2 6 лет назад
war ninkani waa inan yar oo cajiiba masha allaah
@cabdishawo67
@cabdishawo67 6 лет назад
Masnshaa alaah waa talent ala hadaaye soobarbaa inshallah in mushar looqoro ayuu istaahilaa walee
@Yesboss143
@Yesboss143 6 лет назад
masha allah wA inan yar oo fariid ah wlhi wuu iga qosliyay😂😂😂
@maxmedindho6419
@maxmedindho6419 4 года назад
2019 dawataY like izar
@wiilowiilo6720
@wiilowiilo6720 6 лет назад
maasha allaah tabaarakalaah so barbaar wasiir cadaani inaka hilaawin eeesh qiyaask
@jam13467
@jam13467 6 лет назад
waad mahadsnty wll
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 5 дней назад
Reer Burco yaa xigmad iyo abwaanimo ku gaadhYa❤❤❤❤
@hoodomuuse4690
@hoodomuuse4690 6 лет назад
6:50 dee ilmadeeradiina iskala soo hadla ileen caaqilo ayaad haysataane miyay waalan yihiin dadku wlhi caadi ban u qoslay 😂😂😂😂 hadal cadaa ka yari ALLE haku dhawro
@jamalkainamohamed4362
@jamalkainamohamed4362 6 лет назад
3:43 😂😂😂😂😂😂 alla Beeerka
@gamalfarah7131
@gamalfarah7131 2 года назад
Mansha Allah wiillka yar Illahay ha barakeeyo
@aa.aftaag3272
@aa.aftaag3272 5 лет назад
Wiilkan yari waa nin habarjeclo ah Wuxuu tusaale u yahay raganimada iyo geesinimada iyo aftahanimada ay u dhasheen beesha h/jeclo taasi oo ah u dhalasho
@abdiwahabjibril4549
@abdiwahabjibril4549 2 года назад
futo xumaantiisa waa la gartaa inuu siibakhti yahay
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 29 дней назад
Gaajo ka hadlisa!
@AhmedbiciideAhmed
@AhmedbiciideAhmed 4 года назад
GOBOLKA RAGA much love from BURCO
@abdirahmanrashid4526
@abdirahmanrashid4526 6 лет назад
Where is this boy now I'm going to see more of this boy he is so talented I hope he will be the future president of somaliland so proud to be somalilander he is genius
@adanturu4851
@adanturu4851 4 года назад
Somaliland maqora waa somaali
@moforexmo1271
@moforexmo1271 4 года назад
Moqdisho ayuu joogaa maanta, Farmaajo shaqaaleysiiyey
@bilansaed8351
@bilansaed8351 3 года назад
Ali
@sportschanell6
@sportschanell6 Год назад
Hadeer wa shaqaale wasaarad warfaafin
@khaalidcabdi5701
@khaalidcabdi5701 6 лет назад
Kkkkkkkkkk Kkkkkkkkkk waa nin Cajiib aha ilaahay ha xafido walalnimada soomaaliyeed ilaahay ha soo celiyo
@museibrahim8517
@museibrahim8517 6 лет назад
Khaalid Cabdi. Wllnimo hadaba way jirtaa lkn midnimo ka quuso weligees soo noqonmayso. Waax wax la eeday mana Iman doonto inta dunida lagu noolyey.
@fatimamuktaar5968
@fatimamuktaar5968 5 лет назад
Habarjeclo
@saidmacalinyuusuf9972
@saidmacalinyuusuf9972 6 лет назад
Masha Allah whi nin raged aftahane ilahay haku xafido in kasto Aan tager sanen xisbigada uun tagero wadani
@azlmcl198
@azlmcl198 6 лет назад
Bismilaahi raxmaani raxiim indho adakaa yarku cali jaamac haabiil iyo maxamed nuur fadalna ma gabey dheegtay waar yaan isha odayadu kugu dhicin intaad ictraaf dooneyso
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 28 дней назад
Maanshaa alaah ilaahayhaku dhawro adeer caqliga ALLA hakuu daayo
@cabdisalaandhuubane9350
@cabdisalaandhuubane9350 4 года назад
Libaahaan waan wataa wa abwaan buuxa keep going
@daldeeqducaysan882
@daldeeqducaysan882 6 лет назад
*Ma sha Allah gob dheh*
@khalidyoussuf3767
@khalidyoussuf3767 5 лет назад
Qaar gabayga kujaasaya inta ila aragtey liketa
@necbiyanacaypka7391
@necbiyanacaypka7391 6 лет назад
Mansha Allah illow kudaa wiilkan yar caqliga kujire baldhugo
@istaahilahmedxasan4402
@istaahilahmedxasan4402 Год назад
Masha allh caq liga wa lo dhasha lays kama dhige
@umumaxmuud4347
@umumaxmuud4347 6 лет назад
mashaa allaah
@abdulsamatar4612
@abdulsamatar4612 6 лет назад
mashallllaaaaah wlll hanbalyo hanbalyo
@munamohamed7683
@munamohamed7683 6 лет назад
mansha Allah geesinimada waa loo dhashaa fariid noolow
@calicabdiaar1084
@calicabdiaar1084 6 лет назад
Masha Allah abti ama haqabyaaladeeyo ama ha,iskadaayee ilmahanyari waa geesi waalaahay
@saluumisaid8471
@saluumisaid8471 6 лет назад
maashaa allaah . lakiin dhaleecaynta muukadaayo
@cabdiraxmaancase6650
@cabdiraxmaancase6650 6 лет назад
maasha allaah alle ha barakeeyo wiilkaa yar
@usaametayasiir2199
@usaametayasiir2199 2 года назад
Walaahi waa wiil aad karti badan oo waliba ragnimo ku darsaday 50 jirada maantana wuu dhaamaa uu ka mid ygy Mr.(Rooble baahane ) Cunaaga weyn
@kayaabsheNin
@kayaabsheNin 6 лет назад
walee waa rageedii geesi iga dheh ragaas ayaa noosoo kacaya walee xigmad iyo murtiduba waa halkay taalo soomaaliland waxwalba waa u dahalad ee layskama dhigo
@sadiqsoofe9181
@sadiqsoofe9181 5 лет назад
manshaallah
@FA-on6qw
@FA-on6qw 5 лет назад
Siyaasi soo kacaya. Alaha ku daayo waa wiil yaro fiican. Hala dhiiri geliyo!
@dheehsaninaahmed7004
@dheehsaninaahmed7004 6 лет назад
Waar ninkani caadi maaha Wlhi waa shaqoo doonbee😂😂😂😂
@munacabdale5618
@munacabdale5618 6 лет назад
manzha allah fariid isha bini aadamka alle haka qabto
@axmeddheereoffical7115
@axmeddheereoffical7115 6 лет назад
Mashaa allah
@samatarsam4514
@samatarsam4514 6 лет назад
From Borama Waar kayari balaayaysanaa nin adg dhe way dhacady tad filysay dhe 5 iyo 0 wadni laga badshaye soo koroo kobaca dhe nin raga wlhi burco u soo kacay
@saciidmohamed4946
@saciidmohamed4946 4 года назад
Xariif waaye kan walaahi, cadaaniyow warbaahinta igu dar hhhhh.
@Ahmedahmed-me7hl
@Ahmedahmed-me7hl 6 лет назад
Maasha alaah il iyo cawriba la'aw
@shabeel7467
@shabeel7467 4 года назад
Maasha allah fariid.
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q 4 месяца назад
Abwaanka hadii jehada fiican loo jeheeyo dadka way isusoo dhawayn hadii kalena khatar bay kunoqon karaan wadajirka bulsha
@mahamedkhadar7595
@mahamedkhadar7595 6 лет назад
Alle ilahel gees geesi dhalay 👌👌👍
@hassankadar7934
@hassankadar7934 Год назад
Legend legend dhalay geezi💛💚 💚❤🤍
@hamsemouse685
@hamsemouse685 6 лет назад
mSha allah wlee waa geesi
@zirzcadd9382
@zirzcadd9382 6 лет назад
😂😂😂😂Mas weye wlhi nio kani
@zuhurshakwin2951
@zuhurshakwin2951 6 лет назад
Masha Allah allow nookadaa o isha iyo carabkaba kaajeedi
@mohamedgreen1163
@mohamedgreen1163 6 лет назад
Masha allaaaaaah waaa geeeeesi walaaahi
@jeedyaman9784
@jeedyaman9784 Год назад
Kuu dhiibnaye muusow xilkii dhiibsana jiiraye geesaha ka dhaaba dawldnimo waa dhalashadadiye mash allha ❤🙏
@ahmedqabayo557
@ahmedqabayo557 6 лет назад
Masha allah waaa geesi xigmad kuduugan tahay allow dhor
@johnjey3803
@johnjey3803 6 лет назад
Mansha Allah cajib wil igadheh hooyo dhashy
@blackdunya2590
@blackdunya2590 6 лет назад
MaanshaAllah rag rag dhlay weeyen kan yari maskaxda saaran iyo garaadkiisa rag waawayn ayuu ilaaa xad dhaama aan waxba islahayn markaa waxaan rajaynayaa inay madaxda dalka gacan qabato ninkaan yar runtii waaloo baahan yahay waa dadkii berito dalka wax uqaban lahaa
@diomondabdi1759
@diomondabdi1759 5 лет назад
Masha allh waa wiil yar oo maskax badan allha ku dhwro 👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@ahmedxajimuse392
@ahmedxajimuse392 5 лет назад
He is in hargeisa now
@kaabaali565
@kaabaali565 6 лет назад
Oooooop mnsha Allah afkaga cano lagu qabay alle haku dhowro
@AbdirahmanMaxamed1
@AbdirahmanMaxamed1 Месяц назад
MUUQALKANI WAA 2017KII OO MUUSE UMADO DHAN U RAACSANYD . LKN HADA WAALAGA KALA DAREERAY. NINKANINA WAA DADKA FARTOODA EEDAY. somalialnd guul💚🤍❤️
@arahmandaud8355
@arahmandaud8355 6 лет назад
Mnsha allah wlhi kani waa dhoodaan oo yar allow ku daa hno.soo bar baar somali koly ruux hormakiisa ma jecle allow ku daaa
@emanupdy1040
@emanupdy1040 6 лет назад
Fariid wiilazha far dheer Nlw geeziga 😘😘😘😘😘
@ayanmuse9764
@ayanmuse9764 6 лет назад
Mansha allah waad uqalanta xigmada aad ku gudbisey
@saamiyaali2617
@saamiyaali2617 6 лет назад
Fariid yar 100 dhaman bila arin ah Allow isha ka duwo
@abdussalamhussein9772
@abdussalamhussein9772 6 лет назад
mashallah this young man he's very element
@cabdicali8973
@cabdicali8973 4 года назад
Bn
@muparikzhafe4486
@muparikzhafe4486 4 года назад
Masha allah labax lbaaax dhalay
@user-gv7oh5zx3j
@user-gv7oh5zx3j 4 года назад
ماشاء لله تبارك الله
@socdaal
@socdaal 5 лет назад
walaalahena reer waqooyi waa dad xikmad badan ilaahay ha u siyaadiyo nabada iyo hor marka in ay maalin un gartaan somalinimada wax ka weyn in aysan jirin waan rajeynayaa waayo dad kala maarmo manihin islaamne waan wada nahay jaceylka walaalkaa muslimka ahne waa waajib midka kula dhashayne waaba kaaga sii dhow yahay umada kale oo xaq walaaltinimo ayuu kugu yeelanayaa....marka ilahay kheyr ha ina wada waafajiyo.
@somalilandguul8565
@somalilandguul8565 5 лет назад
ABDULGHANI AHMED carabtuba wa walalo isku diina isku luuqada. Isku midaba. Wana dalal kale duwan. Djibuti umad somaliyeed. Hadad kuwa ka marantay. maxa somaliland ku saba dhigay. Hadan adigu iga maarmin.anigu wanka marma .dadtina garta .dhulkina dhista. . Qalbi safiya . Walalnimo iyo siyaasada kala saara reer xamarow. Wa salam alaykum.
@zadick2026
@zadick2026 5 лет назад
@@somalilandguul8565 wlhi mrkaan soo xasuusto waxay dadkaasi inoo geysteen wanka xumaadaa si xun ayay inoo galeen
@farxaanahmed6661
@farxaanahmed6661 5 лет назад
War yarku wA Lipaax sre VilA tarka papa
@farxaanahmed6661
@farxaanahmed6661 5 лет назад
Farhaan
@farxaanahmed6661
@farxaanahmed6661 5 лет назад
@@somalilandguul8565 Hallo wie geht es dir
@khadijaaaddan9925
@khadijaaaddan9925 4 года назад
Mashallah waan taa ger sanhy horay usoco
@farhiyamahomed3234
@farhiyamahomed3234 4 года назад
wiilka udira wax barasho suudan
@tukale199
@tukale199 6 лет назад
.masha Allah
@rayfarrah4130
@rayfarrah4130 6 лет назад
Waa ciyaalkii shiiday gurigii Cirro. lol
@abdimoge3839
@abdimoge3839 6 лет назад
War cunugaa yaar inkaranaa. ManshaAllah aqliga iyo ragnimadaa walodashaa.
@najmareermagal6224
@najmareermagal6224 Год назад
Waan kugu raacay wllhi🤣🤣🤣🤣😍
@sakariyemaxamadcabdullesak6893
@sakariyemaxamadcabdullesak6893 4 года назад
Dadisa iyo masxdiisa ismaleh wlh masha alaaah wlh
@abdirahmanahmed4274
@abdirahmanahmed4274 6 лет назад
Mansh allha esha calaa abwaan qarni
@sahramahamed7157
@sahramahamed7157 Год назад
Wlhy Kan yari wa legen of the legend 😂 wiilkan yar waxab lagam qaban Karo 🙅☝️👍
@SuhaybraysIbnuMohamed-zz1qt
Abwaankani waa fans wllhi zxp keep going
@qayssahalchannel5826
@qayssahalchannel5826 6 лет назад
nin rageed weeyan wlhi nic nic alle ha ku barakeeyo
@halac2532
@halac2532 4 года назад
Mnsha Allah geesi iga dheh
@abdiladiifmohyadin9713
@abdiladiifmohyadin9713 6 лет назад
Masha Allah
@aaminilkacase4476
@aaminilkacase4476 5 лет назад
masha allah
@GOLE_KAFUUL
@GOLE_KAFUUL Месяц назад
Hada yaa waraystabkaa yar wuubyaabi lahaa wlhi😂😊
@xariiryousuf8592
@xariiryousuf8592 5 лет назад
Mansha Allah kanyar wlhi haybad gabay baa ka muuqata
@abwanlakihalganaqaranmoali2675
Www asxan xikmad waba funny shacabka iga hoo🖐🖐👈
Далее
QOSOL MAANSO IYO MADADAALO SHUCEYB
21:05
Просмотров 571 тыс.
Maybe a little TOO much gel 😂
00:12
Просмотров 8 млн
Старый Дим Димыч вернулся😱
00:16
Каха заблудился в горах
00:57
Просмотров 698 тыс.
Qosolkii Aduunka Short Film Sooraan iyo Jawaan
6:38
Просмотров 4,4 млн
Qisadii lagu xidhay Abwaan Shucayb yare .
5:11
Просмотров 65 тыс.
Maybe a little TOO much gel 😂
00:12
Просмотров 8 млн