Тёмный

ADEEGA GURIGA IYO SIDAAN U NIDAAMSADO 

Munas Home
Подписаться 24 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Created with Wondershare Filmora

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 40   
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 3 года назад
Masha Allah Walaal Soomaliyeed Oo Ah Clean & Knighted & Also, Amazing, Organizer Ah Horey U Soco Abayo Absolutely, Walaal Ku Dayasho Mudan Ayaad Tahay!!! Gaar Hamigaaga Ama Waxa Aad Rabto In Aad Aad Ka Gaartid! Nolashaada Insha Allah!! / 👍👏✌️🥰💯👑
@MunasHome
@MunasHome 3 года назад
Aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay qaali dumar💕💕
@maanomohammed1269
@maanomohammed1269 3 года назад
Masha allaah
@umuiimaanmohammed7203
@umuiimaanmohammed7203 3 года назад
Mashaa allah Habo sida quruxda badan ee aadnoola wadaagtay waxaa tahay hooyo kudayasho mudan allaha ku xifdiyo
@MunasHome
@MunasHome 3 года назад
Allahuma Aamin dhamaanteenba Habo macaan 💕❤️
@maryanmohamed5142
@maryanmohamed5142 3 года назад
Maashaa Allaah aad aa ugashaqeysay
@umunabiila8178
@umunabiila8178 3 года назад
ماشاء الله
@bintkismayokitchen34
@bintkismayokitchen34 3 года назад
بسم الله ماشاء الله تسلم ايدك 👍🌹
@munaabdirahman1221
@munaabdirahman1221 3 года назад
Masha allah nidaam fican muna qurux ❤️
@annaahmed2564
@annaahmed2564 3 года назад
Thank you very much xabiibtii jzklq Inaba cadi ma aha your organic masha Allah xabiibtii keep it up good work qaaliyeey.
@umumaida6601
@umumaida6601 3 года назад
Masha allh abayo plz asxabta ku xiran abayo ii soo boqo RU-vid keega plz asxabta
@annaahmed2564
@annaahmed2564 3 года назад
Xabiibtii noo soo badi organic aad baan aga helay qaaliyeey jzklq.
@faizam523
@faizam523 3 года назад
Good job girl! You're an amazing organizer.👍👏❤
@MunasHome
@MunasHome 3 года назад
Mahadsnaid Abaayo 💕💕
@faizam523
@faizam523 3 года назад
@@MunasHome Adaa mudan qaali🥰
@mohmaedabdulaahi1868
@mohmaedabdulaahi1868 3 года назад
Manshaa alaah abaayo mcn
@hodanahmed5845
@hodanahmed5845 3 года назад
Manshalaha muuna wan ku sugayaga manshalah ilahy ha ku xifdiyo
@MunasHome
@MunasHome 3 года назад
Shukran xbty 💕💕
@hooyo01hawo71
@hooyo01hawo71 3 года назад
masha allaha
@umamiinmuqtar811
@umamiinmuqtar811 2 года назад
meelkastood joogto allaha ku xafdiyo.
@cadeycabdule9129
@cadeycabdule9129 Год назад
Asc walashay, abayo kugu cusub ahay mashlah mashlah guriga side unadamisay alahuma baarik ❤❤, abayo dhaloyinka kuwa waaweyn xage kadlbatay ,inksto isku mel jogin, raqis miya hhh qeybta dhaqalaha kujira,
@MunasHome
@MunasHome Год назад
wsc wrb soo dhawoow xbty, dhalooyinka waxaan ka soo gaday Dollar store, waxaan haysaa muda ilaa 4 sano ah qiimahoodane waa iska ok qaali, waxaad sameyn kartaa bil walba xooga soo gado dhaqaalaha sanadahaan aad ayuu isku badalay waan dareemi karaa abaayo
@lilyhi6777
@lilyhi6777 3 года назад
Gabadha uurka leh ma cabikarta
@fatmaosman7432
@fatmaosman7432 3 года назад
Abayo mcn granolada nosogeli ama linkiga sodhig wn wayay
@umamiinmuqtar811
@umamiinmuqtar811 2 года назад
asc abayo ma wanagsantahay abayo wan kaa walwalay miyaad mashquushay mise waalaga jabsaday chanellka
@ilwadbire5054
@ilwadbire5054 3 года назад
Mnsha alah qurux lkn cuntada aad kariso markay sö hadho xage galisa malinwalba ma cunto fresh karisa wall?????????????????
@MunasHome
@MunasHome 3 года назад
Abaayo haa maalin walba cunto Fresh ah ayaa kariyaa hadii cuntada soo hartane dhalooyin yaryar oo isku dabool ah ayaan shubaa qeybta hoose ee cagaarka igu jiraan ayaan geliyaa 💕💕
@deqoleylon1434
@deqoleylon1434 3 года назад
Abaayo yogarki sida logu sameeyo rice cooker clipkaas iisoo dir
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 2 года назад
Maxaa kugu dhacay abaayo wan ku xiisnay
@dekafilsan9991
@dekafilsan9991 2 года назад
Wll maxad barata ilawadaag abaayo
@fartunmohamed710
@fartunmohamed710 3 года назад
Asc muno abaayo aadbad umahadsantahay
@fartunmohamed710
@fartunmohamed710 3 года назад
Abaayo wallaahi aad ayaan udaalaa ilaa aan markaan guriga imaado waxba maqabsan karo
@user-hc4pj5mj5i
@user-hc4pj5mj5i 3 года назад
Masha alaah abayo wad ka shaqeysay lkn mid ban la yaabay hada nahay dadka africa ku nool khastan neerobi waxa alaab iyo raashin la so gadayo bisha wad yaabesa iyo dadkan sida quruxda badan e u adegnayan waxa u fakiray ani ahaan dadkan ine ku dadlalan furudka iyo yoghart canaha waxyabahas halka anga bariis iyo baasto ku dadaleeno munaz mahdsnid mcnto
@fatmahashi9575
@fatmahashi9575 3 года назад
Anaa layaabo markasto 500$ raashin Lee kasoo baxshaa waan kuwareray
@user-hc4pj5mj5i
@user-hc4pj5mj5i 3 года назад
@@fatmahashi9575 wa yaabay runti ma aqaan waxa qaladan
@shamsiinaali8908
@shamsiinaali8908 3 года назад
@@user-hc4pj5mj5i Muna ku dayda hadee haa reer africa tihiin nidaamiya habka aad u soo adeegeysaan
@user-hc4pj5mj5i
@user-hc4pj5mj5i 3 года назад
@@shamsiinaali8908 wan isku dayay lkn wa ku guulesan way
@MunasHome
@MunasHome 3 года назад
Soo dhawoow Abaayo macaan 💕 tass been la aadan ku sheegin inta badan hadii aan somali nahay adeega cuntada qorshe kuma soo gadano ee Wax walba oo aan rabna ayaa iska soo adeeganaa taasne waxey keenta cunto xumo iyo dhaqaalo daro
@fatimamohamedahmed5540
@fatimamohamedahmed5540 3 года назад
Abyo intee ka helaaa mugadidho ayaa joogaa
@MunasHome
@MunasHome 3 года назад
Abaayo macaan ma ogi hadi muqdisho laga helaayo 💕
Далее
Jadwalka Caruurta Maalinah
6:27
Просмотров 8 тыс.
Bike Challenge
00:20
Просмотров 23 млн
ILMAHA CUNTADA DIIDA SIDEE LAGU DAWEEYAA?
16:59
Просмотров 34 тыс.
SIDA LOO ISTICMAALO TAREENKA IYO BUSKA CANADA
20:43
Просмотров 5 тыс.
English Conversation 19 | Everyday English
26:55
Просмотров 7 млн
FILO PART 121
27:44
Просмотров 275 тыс.
JADWALKEYGA MAALINLAHA EE JIMCAHA ✨
8:36
Просмотров 1 тыс.