Тёмный

ADKAATAY RAGGOW DAG DAGA JOOJIYA PLZ😂| ASBUUCAN WAXBA LA ISKUMA REEBAN WLHI😂 | ARAGTIDA DADWAYNAHA🔥 

Zaki Bin Xaaji
Подписаться 822 тыс.
Просмотров 137 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

11 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 372   
@bardaaleabdi285
@bardaaleabdi285 Год назад
Woow super vidéo bro fourn Djibouti 🇩🇯 ❤
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 Год назад
Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend
@AhmedbashiirBk-lh8xk
@AhmedbashiirBk-lh8xk Год назад
Djibouti 🇩🇯 ❤❤
@Omhero17
@Omhero17 Год назад
Fourn😂😂
@user-ko1dm9ef1f
@user-ko1dm9ef1f Год назад
Form Djibouti
@ZekiSeid-nm4zi
@ZekiSeid-nm4zi Год назад
hadii aad tahy kulaha fromdjibouti 😂 waa dhaqan xun tahy i aamin
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille Год назад
Inta sariirta saaran waa salaamay 😂😂
@Abdullahinawawi
@Abdullahinawawi Год назад
Oo walaal ma todobada fiidnimaa garoonka xaadirtaa cishe ka horaa 😂 oday oday la kaftamay kasoo qaad😂
@muuseabdimuuse2077
@muuseabdimuuse2077 Год назад
Ma mayd baa na mooday sariirta saaran kulaha😂
@hafsaosmaan8992
@hafsaosmaan8992 Год назад
Dumarland is not easy😂😂😂wasiir wan ku salamay✋
@KAFTANLOWGA_10
@KAFTANLOWGA_10 Год назад
Dumarland yaa katahay😂😂 cato-land cayil-land Gabar-land mise garoob-land?😂😂😂
@haadiyowcadeofficial4011
@haadiyowcadeofficial4011 Год назад
Jwb kma arko
@xafsadahirladan
@xafsadahirladan Год назад
Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Abdurahmaan_masoud
@Abdurahmaan_masoud Год назад
Asc walalahayga qaaliga ah ee soomaliyeed wllyal wxn soo gudbiya qeyrka marka igu garab qabta oo isoo booqda alle haidin sharfee 😢❤🥺🥺❣️
@kadidjakatijoli999
@kadidjakatijoli999 11 месяцев назад
Wasiir wan ku wadaa from Djibouti 🇩🇯🇩🇯❤
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Год назад
Aragtida dad weynaha wa barnaamijka ugu xiisaha badan wazaarada Mahadsanid waziirkeena zaki bin xaaji shaqo wacan ayaa noo haysaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedabdalla7811
@mohamedabdalla7811 Год назад
Barnaamij aan xiiseeyo in bdn 😂💯❤️Team Saraakiisha
@mohamedhimilo6064
@mohamedhimilo6064 Год назад
Saĺiga nabiga sareedo ldh SCW❤❤❤
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Год назад
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤
@cumarcusman-ee9sl
@cumarcusman-ee9sl Год назад
Wazir waa kaa qabnaa hadan nahay zarakisha reer comment'land isn't easy 😂😂❤
@maslaxmaxamedcumar
@maslaxmaxamedcumar Год назад
Emotional damage aaway wasiir kaama heyna maalmahan
@faadumomaxyadiin2813
@faadumomaxyadiin2813 Год назад
Asxp wasirka wan 1m buu uqalmaya an garsino madama an Sara kisha nahay ❤❤
@awilhassan3290
@awilhassan3290 Год назад
Wasiir vedio yowga emotional ka ina ka reebto bay ahed kan emotional maha ee dulmi😄😄
@NaimaMuhammad-kn3lq
@NaimaMuhammad-kn3lq Год назад
6:06 Anaa dareemay 😢qacdaas wllhi maskiinka ishiisa allaha ka koriyo qaladko dhanna waxaa leh ridhwan oo ka jarin video😢
@sayidaliclahi
@sayidaliclahi Год назад
WAZIRKA 1M I.A WAA GARI DONTA LBH❤👑
@Quruxsan-ut9qb
@Quruxsan-ut9qb Год назад
4:21 Xaliimo isn't easy 😂😂
@boojadheere
@boojadheere Год назад
Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ❤❤❤
@safiyosiciid3204
@safiyosiciid3204 Год назад
Maskiin wlhi waa ka naxay jawaab xataa wuu waayey waryaa lugaha iskaalso maad soo galiyo marka kuma aysan aragteen ama luga soo cadey 😂😂😂😂😂😂😂
@profalcadaala
@profalcadaala Год назад
Asc❤Dhalinyaro Waxaan ku jirnaa Chellenge Wxn Tartan kula Jirnaa Kenyaati Fadlan na taageer somalinimo Nagu soo Biir Guul iyo Gobonimo Insha Allah
@yoabou1508
@yoabou1508 Год назад
keeep going bro zaki bin xaaje love saar ❤❤😂 from djibouti❤
@ubahindho3414
@ubahindho3414 Год назад
Inu yidhaahdo bayahaayd kasoco Waji iyo lugo iskumid marka horeba maahee gabdhow xishoodka yaanlagatagin 😢🙇‍♀️
@aidarusmohamedabdulle5871
@aidarusmohamedabdulle5871 Год назад
Zaki bin xaajiyow 24 hrs commenti qosolkiisa iyi qaraaxadiisa wato ayaan qoraa waligeey commentigeey ma aadan soo qaadanin ee meesha commntiyada aad ka soo qortid ma fb baa mise tiktok aan dhinacaas u bateee😂😂
@zakibinxaaji
@zakibinxaaji Год назад
labadaba waa kaso qaada
@beeniofficial1913
@beeniofficial1913 Год назад
Bruder waxa lasoqora oo lasoqata inyar oo jugta culus ah adigunah waxad soqoraysa Wax baden marka sokob nabarkedanah hawadato Marka wakusoqaden ok nafta kheyr usheeg
@faraxsane22
@faraxsane22 Год назад
nio wxi o dhan wa so gabisy muqal walbo 4 comment bes a ka so qadaty bahasha sideedi ku celi waziir
@Mohamed-ge8cm
@Mohamed-ge8cm Год назад
Qaracaw wllhi waa marki uhoresey ee si kal iyo laba iga qoslisay 😂😂😂😂
@munasaryusuf5000
@munasaryusuf5000 Год назад
waziir lovta igu sharaf ❤️☝️
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Год назад
Xalimo is not easy ahaa😂😂😂😂
@bushramohamed3291
@bushramohamed3291 Год назад
gabdha wax fcn maysan samayn niman asagis ah bay ku horcebaysay xata wuu jawabi kari wayay😢💔
@muzamilsharif43
@muzamilsharif43 Год назад
Waziirka ninka raga inaa uhiiliso aheed waxbaa kusii dheeshe 😌
@muuminosahal2759
@muuminosahal2759 Год назад
Meydkooda wey jiiteen RaGa sidaan filaayo 😂😂😂😂
@suadsaid-of5mq
@suadsaid-of5mq Год назад
Program cajiib leh waaye you are so talented ugaas
@saddamcabdirahman5606
@saddamcabdirahman5606 Год назад
Wlhi xaaji wayka nixisay ishisa allah haka badbaadiyo tan var way dhaaftay lkn isgna waa dabal inu buuq furtay ahyd xata hadi lagu qabtay
@ShaaficiYassin
@ShaaficiYassin Год назад
Buuq inuu sameeyo ayay ahayd waa run😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@BahjaAxmed-ut6qr
@BahjaAxmed-ut6qr Год назад
#wazir wa canshuranyahay jiita yanu nagu qurmine😅 agah culusa mida kle🦁Iskana dulqata idinka is cheating garayn wayaye xaliimad so adaysa adon warba iska hayn war shaqaysta #Xaliimo isn't Easy Bayey mcn 👸🔥🤴faraxow nuclear ba ino dhaxa😅
@libanjapan9771
@libanjapan9771 Год назад
The king of Reaction team wasiirka❤
@abdirahmanibrahim-vb5jn
@abdirahmanibrahim-vb5jn Год назад
Duko maqrib❤😂😂😅
@filsanfilsanmaxamed22
@filsanfilsanmaxamed22 Год назад
Baastarad weeye wlhi wiilka si umay galin wlhi wanka naxay😢😢😢
@zaharahassan8349
@zaharahassan8349 Год назад
Congratulations wasir 600k coming soon
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 Год назад
Wcs wrx wbr sxb kow kow iwad sheeekada ana an dhageste maxad sheegiidonta allahayow qeerkadhik amiin guuul wacan iyo intaa samaha jacel insha allah
@suldaankajaceylka4942
@suldaankajaceylka4942 Год назад
So qor I love you hooyo mcn 😭 ❤️ 😭😭😭😭😭 plzSo qor I love you hooyo mcn 😭 ❤️ 😭😭😭😭😭 plzSo qor I love you hooyo mcn 😭 ❤️ 😭😭😭😭😭 plzSo qor I love you hooyo mcn 😭 ❤️ 😭😭😭😭😭 plzSo qor I love you hooyo mcn 😭 ❤️ 😭😭😭😭😭 plzSo qor I love you hooyo mcn 😭 ❤️ 😭😭😭😭😭 plzSo qor I love you hooyo mcn 😭 ❤️ 😭😭😭😭😭 plzSo qor I love you hooyo mcn 😭 ❤️ 😭😭😭😭😭 plz
@Xaali941
@Xaali941 8 месяцев назад
Nabi mahmed Allhu musali cala saydina mahmed qof ka wangzn Adunka ma so Marin 😢
@husseinahmedali2879
@husseinahmedali2879 Год назад
Keep going my pro zaki 👍
@Mohanabdi110
@Mohanabdi110 Год назад
war illeen tanoo kale waxaa igu yaabka iyo naxdinta badnaa kii barnaamijka ridwaan isaq is cadeeyay suu u naxay wuu taagnaan waayay xitaa 😥😥😥😥😥😥😥😥
@user-sn8tz4mv6p
@user-sn8tz4mv6p Год назад
Zakiyoow waa I gaadey😂😂😂
@AmalCali-p7l
@AmalCali-p7l Год назад
Wlhi waan ka naxay sidaa inay dhahdo ma ahayn
@RidwaanAadan-hg1oq
@RidwaanAadan-hg1oq Год назад
Wasiir shiiqa asaa ka mid ah😂
@ina_suldaan
@ina_suldaan Год назад
😂wlahy bilagy berka dhulka imi😂😂😂😂
@SaabiriinNuur-ym1qo
@SaabiriinNuur-ym1qo Год назад
War nio zakiyow shilalka talefanada waad ilowdaye malmahan dib usoo eeg wllo😂😂
@Taqwa901
@Taqwa901 Год назад
Aar sheeq waa shiikha xaafadeena 😮waawareey wsiir see camal hee 😅@Zakibinxaaji
@aynimohamed3926
@aynimohamed3926 Год назад
Naagtaas waaan dharbaaxi lahaa wax kasto ha dhacdee
@aqbalmacalinirshate8211
@aqbalmacalinirshate8211 Год назад
Shaqo aanshaqadeeda ahayn ayay gabadhaasi aaday malaysdhihi karaa😂😂😂
@zhakirmaxamed6649
@zhakirmaxamed6649 Год назад
Barnaamijla ardidada daweynaha ha la so daahin wasiir
@axmedCiise-yy7lv
@axmedCiise-yy7lv Год назад
Saki pin xaaji waan ku taagera taliye pin 📌 igu qabo
@falisgaal
@falisgaal Год назад
Taas maaha qof ween subxaanallah gabdho afkiina il ha u keensanina wa adinka cilaajada buuxe waxa lasuuxesiin wa il adeeg
@xuralcaynh2252
@xuralcaynh2252 Год назад
Jidbaan marayaa qosolkiiba iga dhamaday waxan iska dhigayaa in antalefan kuhadlayo si ayna dadka ilayaabin wakuwataa wariir 😂😂😂
@MohamedIbrahim-i5r
@MohamedIbrahim-i5r Год назад
Sheekh jaabur alle hano daayo ❤❤❤❤
@zakiemuhamad3813
@zakiemuhamad3813 Год назад
Waziir waaku salaabay ❤
@MaanoMuhidin
@MaanoMuhidin Год назад
Wlhi waa wiilkii igu horeyay an ku arko nocan
@ayaanshariif3885
@ayaanshariif3885 Год назад
Waziir adiga naftaada waan kaashakiyey ma isku xaday😆😆😆😆😆😆
@drsumo4329
@drsumo4329 Год назад
Wasir wan ku salamay Keep going
@ayaanlecabdilaahi5111
@ayaanlecabdilaahi5111 Год назад
Mid reer mudug ah baa igu matali lahaa lk masaakiin nabar lala heley maxad ku taqaan qiyaamihiisaa oogsadey
@shamsamohamed8330
@shamsamohamed8330 Год назад
Watching from Garissa cadey❤
@SundusmohamedJamac-bf1ri
@SundusmohamedJamac-bf1ri Год назад
😢😢wakanaxay wlhi wiilka doofarada ishiisa haku dhacdo mardanbe dadka iskamaygadeen 😢😊
@abdallaabdirahmaan9091
@abdallaabdirahmaan9091 Год назад
Sxb ma fiicneen inaa video gaas soo qaadato oo wiilka laceebenaayo inaa uceeb qarisid baa ficneed lkn video yada dadka laceebenaayo hasoo qadan sxb oo u astur dadka cebahooda adna alle ayaa cebahaaga asturayee
@Aajayare91
@Aajayare91 Год назад
gabo oo aan lugahiisa laga arkeynin moo soo gishto asaa is fashilay😂😅
@cadercumar3753
@cadercumar3753 Год назад
Elle beerka war iga tag waad iga qosliseyye 😂😂😂😂😂
@mohameddabar8212
@mohameddabar8212 Год назад
Naagta ninka rabto ninkeyga aya ku dhara lcg ayu leyahay lkn guriga ayad iga shaqeyne ila so xirir abayo
@MssSadia252
@MssSadia252 Год назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Wasiir waan ku wadanaa maba ku gaadi karno 😂
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 Год назад
Marxunkan dhabarka aadii😂
@user-xw9ct2qh3b
@user-xw9ct2qh3b Год назад
Viva team wasiirka ❤❤
@nura6
@nura6 Год назад
Aax wiilkaan 😢saa ugu naxay gabdho iyo wiilal isku dhaama sidaan😢😢😢
@samiiramohamed
@samiiramohamed Год назад
Waalhi sidoo kale waa ka naxay ani😢
@hamzamaalim8-pg3xt
@hamzamaalim8-pg3xt Год назад
War maiskadhaho marada koruqad anaa wax kutusayee😂😂😂😂😂😂😂😂
@fardowsaabdul4076
@fardowsaabdul4076 Год назад
Wlhi waan ka nxay 😢 video ga ugu dambeyo wiilka wuu hadli waaye😢
@MiinaApdi
@MiinaApdi Год назад
Waziirka waan ku salaamay ❤
@mabruukamuhumed5934
@mabruukamuhumed5934 Год назад
600K coming soon wasiir🖐️
@bilandahir9854
@bilandahir9854 Год назад
Wlh ana horta dhahy ninkas ishiisa Allah ka badbadiyo si xun u gashy
@ApdaleValverde
@ApdaleValverde Год назад
Wlhi waa sheekhi masajidka jaarka
@mukhtaarmaxamed9997
@mukhtaarmaxamed9997 Год назад
Waaaan ku salaamay wasiir.
@aamiincali6919
@aamiincali6919 Год назад
Adaa shaqaysanaaya hadad iska dhaafto barnaamijkq brother
@abdirahmanahmed264
@abdirahmanahmed264 Год назад
Videos oo qosol waye
@SugulleOzman
@SugulleOzman Год назад
Ragow Ciyarta Half time ka joojiya😂😂😂😂
@kajnan
@kajnan Год назад
Guri gubtay ayaan ka badbaaday muu Iska dhaho 😂 ilaa jilbahaa I guban 😂😂 Raggow Creamka dumarka ha lo dhaafo
@KhadarXariir-rh9nh
@KhadarXariir-rh9nh Год назад
Ilahow hamigeyga ii rumee❤
@axmedkoronto4694
@axmedkoronto4694 Год назад
Wale waa yaab bal maxan ka fiirinaa oo inoo ruxee🤣😁
@samarassan6
@samarassan6 Год назад
Aniguna onlinekaagibaan ku agwareegaaye
@xidigtahanaaofficial7529
@xidigtahanaaofficial7529 Год назад
Hhhhh maanta wuu shidnaa barnamijka
@ayaanahmed1547
@ayaanahmed1547 Год назад
Wiilka maxay saa ugugashay nagtuu waan kaxay walahl
@hassanamin5128
@hassanamin5128 Год назад
Qoftan qoq mahyee lacagaa rabtaaa😂😂😂😂
@ayaanlecabdilaahi5111
@ayaanlecabdilaahi5111 Год назад
War wuxu ma silig baa mase waa laf cad kuruskey ruxeee bey qalad fahantey😂😂😂😂😂
@foosabdull3197
@foosabdull3197 Год назад
Zaki xaaji ❤😂😂😂😂
@user-sp8sz3ow7i
@user-sp8sz3ow7i Год назад
Dumarland isnʼt easy😂😂😂😂😂😂❤
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Год назад
Hadiii aadan is difaaci karin jirkaada ha cadeeynin wa Xikmada totobaadka waziir wax kale tahay 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@mohameddubad7663
@mohameddubad7663 Год назад
Aduunka waa waxan ugu jeclahy maag daba yar
@user-zv3ty6ed6l
@user-zv3ty6ed6l Год назад
Waziir waan kusalaamay
@ahmetyuu8802
@ahmetyuu8802 Год назад
#raga is cadiiyay dhißkas aa haysto mel kasto aay tagaan seriously 🦧🙆🏻‍♂️😂
@rouki9529
@rouki9529 Год назад
Anu brnamijkan kaliyan kadawda igu qaado wzir 😂
@suleqakulac1662
@suleqakulac1662 Год назад
Ana ahy wlhi wan rali giliyay wilkas lkn asiga wajiga bis iska daqay😅
@AbdirahmanXubeir
@AbdirahmanXubeir Год назад
Gawada Wilka kuyacde banracsanyahya
@user-yn5vg6dh8r
@user-yn5vg6dh8r Год назад
Wasiir waan kusalamayaa
@bisharojamac3108
@bisharojamac3108 Год назад
Wasiir waa edeb daran tahay nagadaa barnaamijyadu hanagu silcin raali ahw wasir intan waa canane😅😅😅
Далее
Почему не Попал?!
00:15
Просмотров 27 тыс.
Что думаете?
00:54
Просмотров 790 тыс.
ДОМИК ДЛЯ БЕРЕМЕННОЙ БЕЛКИ#cat
00:45
bisle oo live logu bahdilay iyo Dadri oo yabay
10:41
Просмотров 1,3 тыс.
Почему не Попал?!
00:15
Просмотров 27 тыс.