Тёмный

ADOO SOMALIA JOOGO SIDEE ACCOUNT CLICKBANK LOOGA FURTAA 

Gelle Bashir
Подписаться 265 тыс.
Просмотров 27 тыс.
50% 1

www.mozilla.or...
nordvpn.com/nl...

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 102   
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
t.me/gellebashir
@fixpro7168
@fixpro7168 3 года назад
Walaal vpn ki qaabka dalka loo dooranayo bal naga caawi,
@amm9849
@amm9849 3 года назад
Sxb linkiga markaad koobiyayso sideed past ugu dhahaysaa fb AMA Instagram noosheeg sxb
@kingibraa6038
@kingibraa6038 3 года назад
Zxb tax id payee name see laga yeelaa
@maxamedxusencismaan1564
@maxamedxusencismaan1564 3 года назад
Asc
@harperkarsyn7402
@harperkarsyn7402 3 года назад
i dont mean to be offtopic but does any of you know of a tool to get back into an instagram account?? I was stupid forgot my password. I would appreciate any tips you can offer me.
@Islaam252
@Islaam252 3 месяца назад
Wcs waraxma (TULAAHI) WABARAKAATU
@farhanabdihashi5816
@farhanabdihashi5816 2 года назад
Mr geele mahadasanid inbadan shaqo fiican baad uhaysaa bulshada
@ibrahimclaahi3137
@ibrahimclaahi3137 3 года назад
Asc gelle waad mahadsantahay, marka hore waad dadaashay, laakiin dadaalkaagii waad la kala hadhay , shaqaduna ma dhamaystiran, waayo waxaan daawaday nin pakasitani ah , oo kaaga wanaagsan habka loo samaynay , waxaan jeclayn in aad noo hagar baxdi oo na caawisd intaad awoodo
@garaadfx481
@garaadfx481 3 года назад
please nagu caawi ninkaa linkgiisa wll pakistanig ah
@Omar-mf9nd
@Omar-mf9nd 2 года назад
Walaal geelle bashiir waad mahadsantahay nio click Bank waan iska diwan geliyay laakiin PayPal account sideen u sameystaa hada faintan aragto iisoo jawab
@ceelbuur607
@ceelbuur607 2 года назад
SXB ADO SOMALIA JOOGO SIDEE ISKAAGA DIIWAANGELISAY MA IGU CAAWIN KARTTAA ADOO MAHADSAN
@MudahirDahir
@MudahirDahir 3 года назад
maaha alah sxb aadbaan uga faaidnay wll suaal ayan qabaa wll habkii aan uga shaqaysan lahayn cashar nooga soo diyaari wll mhdsnd
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
ok wll
@daarulnicma8248
@daarulnicma8248 3 года назад
si wngsan wllky MX yeelay raja baad na galisay in aan un wax ka qawano aalada interneedka
@iam_neeha1906
@iam_neeha1906 2 года назад
Wax maqabsatay hee 4month kaso wareegte
@yaraani2526
@yaraani2526 Месяц назад
Wcs
@barokheyraadkadalkaagahooy383
@barokheyraadkadalkaagahooy383 2 года назад
Mahadsanid
@CreativeLovely
@CreativeLovely Год назад
xog kala dhiman ba so galisay sxb.. hadi aad fake address galiso sidee lacagtada ula bixi donta ama ugu diri doonta documents for verification
@abdinasirmohamed1137
@abdinasirmohamed1137 2 года назад
ASC WLL waan ku slmy sln kadib sideen ku samaysan karaa clibbank anigoo joogo Ethiopia maada aad video gan aad samaysay mudo hal sano laga joogo ii sheeg bro
@fatimamahad4703
@fatimamahad4703 3 года назад
Wll ado raliya sual aya kuweydin wxn laygu dhahy clickbank somalia logama shaqeen karo mxa kajiro?
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Haa wll video kale bn ka sameyey daawo adoo Somalia jogo sad u sameysan lahayd
@mclnbashirmedia6397
@mclnbashirmedia6397 2 года назад
Maashaa allaah
@vladamirputin5617
@vladamirputin5617 2 года назад
manshalah walaal waaan sameystay clickbank lkn markii aan is idhi dib usoo gal yacni login nickname la qorayaa waa kee ma firstname baa ma lastname baa ma emailkii baa . bal walaal taa igasoo caawi waa cilad simple ahe.
@mohmedhaile9397
@mohmedhaile9397 2 года назад
Kana ha ruumaysanina majeerteen khaayina weeye majeereteen ilaahay idin madhi tuugo weeye
@freemeditation4577
@freemeditation4577 2 года назад
Sxbow hdi an hesan number qof dibada joogo kwrn numberka ma optional ba mise waajib waaye
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Must weye wll
@kassimmohamed4912
@kassimmohamed4912 2 года назад
waxbarashadaadu aad bay u liidataa
@iamsomali224
@iamsomali224 3 года назад
Wxn ahay tageere cusub oo kanalka Mahadsanid mudane gelle Si nasib ah baan kuhelay kanalka Wxa thy qofki ugu horeyay ee ka hadla affiliate marketing Wxn jeclan lahaa inad email marketing aad kaso hadasho wll Thanks pro
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
thanks wll
@fuaadkhalif4959
@fuaadkhalif4959 3 года назад
Thanks pro
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Welcome bro
@abdisamadoon9437
@abdisamadoon9437 3 года назад
Guleed zxb ramadaan kareem account nordvpn wuxuu ku waydiinayaa homepage url iyo sawiro iyo wax yaale aadan sheegin markaa bal halka waad boobsiisaye fahfahi mahadsanid alle ha ku xifdiyo
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Alright bro
@TV-tf8rv
@TV-tf8rv 2 года назад
Bro Aniga uganda joogo 3 Ciwan ku sameye Wuu is xiraa Taasi masoo hubi wax yabaha sababayo
@user-hh6hx3rq6h
@user-hh6hx3rq6h 3 года назад
sxb wlhi wan ka qustay waxa dhib ah inad number wadan kale ad hesho iyo email dal kale laga leyahay aad ban u xisenayy lkn banjar bay noqotay
@hano2718
@hano2718 Год назад
Qofaad garanysid oo dalke ku nool i caawi ku dheh
@bushrabilan7636
@bushrabilan7636 2 года назад
Click bank bitcoin wx maku bixiyaa ustad ibnu bashiir
@cabdiraxmaancabdulqaadir2787
@cabdiraxmaancabdulqaadir2787 2 года назад
Kwrn zxp qof jooga sweazerland
@SAANSOORMEDIA
@SAANSOORMEDIA Год назад
Chnelekan wxd ka helaysaa wax ku anfaca aakhiro iyo aduunkaba
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 2 года назад
Qofku hadal badana ma views bu rabaa
@Kidsc829
@Kidsc829 3 года назад
Malin wcn mcalin 🥰
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
WACAN WLL
@Kidsc829
@Kidsc829 3 года назад
@@GelleBashir een mcalin waxn doonayaa
@TV-24_7
@TV-24_7 3 года назад
asc br number aan kala so xariiro ayan ubahanay wayo cashiro an ka bartay aya cilad wali iga haysta macalin thnk u
@sahalmawelo7171
@sahalmawelo7171 3 года назад
Aad baad u mahadsan tahhna wll
@hamdafarah825
@hamdafarah825 Год назад
Ma qof yurub jooga ii muhim ah in aan numberkisa in aan helo
@TV-tf8rv
@TV-tf8rv 2 года назад
Wuu ii sameysamay Wuu iga diida Marka furo
@fartunhajji6339
@fartunhajji6339 2 года назад
Bankga sidee loo gashtaa
@hazhimabbazmohamud8530
@hazhimabbazmohamud8530 3 года назад
Bro anoo turkey jooga see uga sameeeysan karaaah waa iga diidey anigeeeh
@mohamedosman1939
@mohamedosman1939 11 месяцев назад
Waxa weeye waxa weey videoga dhan waxaa ku dhameesay waxa weeye
@daarulnicma8248
@daarulnicma8248 3 года назад
wll mcn sida aad wax u sharaxeeso ma fahmi karo isku day wax wlbo in aad dul istaagto wllky
@abdirahmanfaisal1592
@abdirahmanfaisal1592 3 года назад
Wlo ado mahad san waxan u bahna in ad ku noqoto fiverr sida loga helo link invite lacag mhad znid🙏
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
INSHA ALLAH WLL. CHANNEL FIICAN BAD FURTEY HALKAS KA WAD HOWSHA
@abdirahmanfaisal1592
@abdirahmanfaisal1592 3 года назад
@@GelleBashir shukren wlo
@saadiqyare9858
@saadiqyare9858 3 года назад
Bro si aad lacag ugala baxdid click banka , waxaa muhiim ah in aad taleefoonkaada galisid , somaliyana kuma jirto wadamada telkoda la galin karo sidee macquul ku noqonaysaa inaan lacagta kula baxo bro?????
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Wadan kale telephone kisa gasho
@Chanel_1-0ne
@Chanel_1-0ne 3 года назад
Text now software isticmaal Isagaa kusiin lambar dibada Ood haysan karta 5years xata Software kasu wxu isku xiraya Gmailkaga iyo lambarka uu kusiin dono markasta od gmailkaga galiso Wxu lambarkasu wu kula socda Wd fahanty ban umalayn
@ashaosman3351
@ashaosman3351 2 года назад
@@Chanel_1-0ne sdee nbrka dibada uhela ma app miyaa
@Chanel_1-0ne
@Chanel_1-0ne 2 года назад
@@ashaosman3351 haa wll
@quenmaria5492
@quenmaria5492 3 года назад
Aniga barnamijyadada aad bn ugu xiranahay oo barna mijkasta wan isku daya lkn markasta wax ii hagaga maleh niyad jab uunba kaqadaa wll
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Sorry wll
@shiikhjabuutaawi7259
@shiikhjabuutaawi7259 3 года назад
Wll Google news sida lacag loogala baxo muuqaal ka soo samee
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
E-mail ka markad udirtid bey kuso jawaabayan hadi ay ka helaan Article kaga Bank Account noo so dir bey ku leeyihin.
@cz6150
@cz6150 3 года назад
marwalbo aan galaayo clickbank ma inaa kujiraa vbn jwb wll
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Hadii ad Africa jogtid haa
@cz6150
@cz6150 3 года назад
@@GelleBashir tnx bro
@saahilkaofficial3537
@saahilkaofficial3537 2 года назад
Sxb care iisamey
@Gobmedia1
@Gobmedia1 3 года назад
Saaxiib waxaan iswaydiinayaa hadii aan isticmaalo Addiress fake ah Sidee ayaan ula macaa malayaa Bankyadda Jawaab saxan insha,allaah
@dekeofficial8817
@dekeofficial8817 3 года назад
Sxb adigo mahatsan waxan malagu istimali kara phone 📱sxb jwbta wa xagad
@siadabdishakoursiadpasto1437
@siadabdishakoursiadpasto1437 3 года назад
Zxp upwork sida loo sameesta mkaso hdasho ado rali ah hda xog ka.hayso
@suadadan7760
@suadadan7760 Год назад
Marka hadda ma waxaad leedahy clickbank been u sheeg oo wadan kale sheego aniga oo somalia jooga, somali iyo been been 😅
@maxamedxusencismaan1564
@maxamedxusencismaan1564 3 года назад
Asc Clickbank sxb
@freemeditation4577
@freemeditation4577 2 года назад
Alla lacag jecliya hhhhh
@ezmailchannel9997
@ezmailchannel9997 3 года назад
Somalia meel baas weeyi wlhi
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Aad iyo aad bro
@abdirahman4888
@abdirahman4888 3 года назад
Geele Abshir Aad Baan Kuu Salaamayaa Wll Waanad Mahadsanathay 100% Walaal Waxaa Dhib Nagy Noqotay Markaan Address Aan Bedlay Qaaabka Profile Ka Loo Dhamaystiro Account Wuu Disable Gareenyaa Markaa Wll Sidaan U Buux Buxinaa Profile Adoo Mahadsan Hadaad Doonto Qoraal Noogu Soo Qor Waxan Ka Soo Salaamayaa Magaalada Burco Sxp🙋
@saeedofficial
@saeedofficial 3 года назад
Iq option miyaad iska daysay
@kadisxb2507
@kadisxb2507 2 года назад
Wll Dhibtaa ma xalisay anney Haddda I heysataaye
@FunnyMoments-gi7uo
@FunnyMoments-gi7uo 3 года назад
Wll blue host affaliate market soogali bz
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Inshallh wll
@manaalacademy9534
@manaalacademy9534 3 года назад
Asc geele bashir abti sual ban ku waydin laha ee whtsp iso sheg thnks
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
instagram ka igala soo hadal wll
@deeq9668
@deeq9668 2 года назад
Oo number somalia magashankaraa markaan delete garayeeyo
@hayaanmedia2272
@hayaanmedia2272 3 года назад
wxan ku weydina mxa muhimada dhan usharaxi weyday wll sida number ka laku heli laha address ka wxaas dhan madan no sheegin
@abdikarimahmed3403
@abdikarimahmed3403 3 года назад
Walal nin vpn isticmali jiaray o ay xanibeen ban daawaday
@xuseenshekhcumar8727
@xuseenshekhcumar8727 3 года назад
ASC walal side Aya uga faidaysankra kilinbank
@kassimmohamed4912
@kassimmohamed4912 2 года назад
Hadalkaagu ma qanciyo dadka
@m.yariisoowchannel9314
@m.yariisoowchannel9314 3 года назад
MUUQAAL SOO DUUB SXP INAN IS DIIWAAN GALIYO AYAAN DOONAA MARKA PAYBAL KA ADOO SOMALIA JOOGO SIDEE LACAG KUGU SODIRAA ISKUNA DIIWAAN GALSHAA
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Ok bro
@queensareedo6940
@queensareedo6940 3 года назад
Mobil ma lagu samayn karaaa
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Haa wll
@aqooniyodiin2141
@aqooniyodiin2141 3 года назад
Wll ani hargaysahoogaa ma izticmaali karaaa
@dekeofficial8817
@dekeofficial8817 3 года назад
Sxb tell phone 📱malagu isticimali kara
@relaxationandrelief2792
@relaxationandrelief2792 3 года назад
Markaan nambarka aan gelinaayo nambar sax ah inaan galiyo soo ma ah si conformation code la iigu soo diro
@hamdiabdullahi4454
@hamdiabdullahi4454 3 года назад
Emailka ayaa laguguso diraya wixi code ah
@deeqacabdi2576
@deeqacabdi2576 6 месяцев назад
Waxba garan meysid ee dadka been ha usheegin tankale maxay saa wax u sharxaysid unscripted u diraar garow
@dahirmohamed116
@dahirmohamed116 3 года назад
Beeenale
Далее
Muuqaal Adigoona Duubin Lacag Ka Samee YouTube
15:29
Просмотров 36 тыс.
кого отпустят гулять чееек
00:53
Butch REACT to Creative way to fix damaged tile!
00:46
Новый хит Люси Чеботиной 😍
00:33
6 shaqo & 6 Xirfado oo 2024 Fursad weyn leh ?
12:51
Просмотров 33 тыс.
ليش مافي علاج للسرطان؟
32:31
Просмотров 1,8 млн
Sidee loo helaa VPN Bilaash Ah....AfSomali
15:02
Просмотров 15 тыс.
Xirfadaha ugu fiican Sanadkan | Talo Muhiim ah
8:10
Просмотров 28 тыс.
5 Fikradood Oo La Xidhiidha Youtube-Ka | $700/Month
10:12
WAA MAXEY E-COMMERCE | SIDEE U BILAABI KARTAA
20:06
Просмотров 46 тыс.
GANACSIGA DROPSHIPPING KA SIDEE LOOGA SHAQEYSTAA.
10:49
кого отпустят гулять чееек
00:53