Тёмный

Aduunka Waxaa oogu Qiimo badan Dumarka wanaagsan || Sh Xassaan 

Daarul Xadiith
Подписаться 98 тыс.
Просмотров 21 тыс.
50% 1

BOOQO daarulxadiith​​​​​​.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xa...

Опубликовано:

 

26 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 38   
@abdiy.mohamed7489
@abdiy.mohamed7489 2 года назад
Ilaahayow gabdhaha muslimaadka ah nooxafid..shaydhaan iyo inta xunba kailaali..aamiin ya rabbi
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 года назад
اللهم اجعلنا رجالا صالحين وارزقنا زوجات صالحات وارزقنا ذرية طيبة إنك سميع الدعاء
@abdullahihussein3808
@abdullahihussein3808 2 года назад
اللهم امين يارب
@sayidcalisayidcalimacalim223
@sayidcalisayidcalimacalim223 2 года назад
يالها من امرءة عظيمة امرءة عمر المختار لو كن النساء كلهن هكذا ما بقي كافر واحد في أراض المسلمين نسأل الله السلامات من كل الآفات شكرا لكم
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 года назад
حقا والله، Ilaahy haka yeelo dumarkeena sidaas, wada halgamyaal gob ah baanu noon lahyn rageena oo idil😅❤🤍🏳
@abdinasirali3460
@abdinasirali3460 Год назад
آمين.
@mubashirmohamuud9748
@mubashirmohamuud9748 2 года назад
Jazaakallaahu kheyr sheykhanaa xassaan, baraarujintaada walee cashir in ay unoqoto ayaa wanaagsanaan laheyd mid xaliye labaxay oo gabdhaha iyo dumarka muslimiinta soomaaliyeed.
@Degelkakheyrka
@Degelkakheyrka 2 года назад
Waarun. Yaa Rabi Xaas wanagsan igu arzaaq.
@adenmohamed4760
@adenmohamed4760 2 года назад
Aamiin yaa rabi
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 года назад
Aameen adiguna sidoo kale ilaahy hakaa yeelo nin wanaagsan
@IkraanAli-qp4fw
@IkraanAli-qp4fw Год назад
Amiin wll
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 года назад
ماشاءالله تبارك الله بارك الله فيك وجزاكم الله خيرا
@CabdiAbdi-b8p
@CabdiAbdi-b8p Месяц назад
Jzkllah sheekhana❤️
@islamispeace8623
@islamispeace8623 2 года назад
ALLAHA BARAKEEYO GABDHEHEENNA MUSLIMAADKA AH EE QAALLIGA AH.
@rumaanmacalin
@rumaanmacalin 2 года назад
Shugran sheikhana jazakalahu qeyr ala haku sharfo
@yasinyusuf6605
@yasinyusuf6605 2 года назад
MashaAllah fadilatu sh xassan
@umalkhayraxmedcabdi4177
@umalkhayraxmedcabdi4177 Месяц назад
Masha llah
@aishasheikh9785
@aishasheikh9785 11 месяцев назад
Ilaahow ku xafid❤❤❤❤❤
@Abuujeylaani43
@Abuujeylaani43 2 года назад
اللهم ارحم موتانا وموتى المسلمين
@islamispeace8623
@islamispeace8623 2 года назад
Mansha Allah waa cajiib
@sayidfarah3009
@sayidfarah3009 2 года назад
ninki xasan ahaa maanta dumarka waa u jabay
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 года назад
Hhhh, wax magar ayaad iska tahy inadeer, sheekhu waxba uma jabine xaqiiqada jirtuu kahadley, ee wax fahan
@samowade1300
@samowade1300 2 года назад
Sheekhu xaqiiqada ayuu ka hadlaa , ee la qabso hadda hadii horay qalad aad ka fahamsaneed.
@hafsahussein2016
@hafsahussein2016 Год назад
Waligiis ba ragguu la xisaabtami jiray gabar asagoo la tirsaday lama sheegin
@qanaatuqurtubah
@qanaatuqurtubah Год назад
Dumar nin u roon inuu yahay baa laysku raacay dumarna wax kama sheego fahamkaa kugu yar
@Maryan_idil
@Maryan_idil 11 месяцев назад
Lakiin lagama yaabo inuu rag u jabo waligiiba ragay is hayeen 2:48 Dhegtii bugtaa yeelkeed
@shiikhmaxamed4050
@shiikhmaxamed4050 2 года назад
لا تکرهوا البنات فانهن المونسات الغانيات
@ahmed-bs9l
@ahmed-bs9l 2 года назад
الغانيات🚫
@Maryan_idil
@Maryan_idil 11 месяцев назад
*الغاليات* ✅
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 Год назад
Wadaad Soomali oo Dumarka xaqooda ka sheekeya waa noo Kow😂😂😂😂
@Candy.r43
@Candy.r43 Год назад
Sax wallahi waa kow 😂🫢🫢
@Maryan_idil
@Maryan_idil 11 месяцев назад
Sheekh barakoow, nacas weeye ninkii dumar nacab u haystaa.
@mulidabdilahi7218
@mulidabdilahi7218 2 года назад
Sida dameerkii hurdo hh
@abubokor0628
@abubokor0628 2 года назад
Se weyi ninka walidkii jacayl koda udhiman ma naag bani aadan bu udhiman
@noooo8999
@noooo8999 2 года назад
Waa kugu racay runti. Walidkay hadan u dhiman nin ama gabar uma dhinteen walee
@naasirmacruuf5636
@naasirmacruuf5636 2 года назад
Caruur ba tihiin adeer waaaya Arag noqda
@noooo8999
@noooo8999 2 года назад
@@naasirmacruuf5636 marka sii wayo aragnoqota ayaba walidka sii jeclataa adeer
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 года назад
@@noooo8999 wlle waanu wada ognahy jeceel waalid wax kaqiimo badan ineysan jirin lkn arinta laga hadlayo waa in lamaanuhu jeclkoodu kugu abuurmo markaad is guursatiin oo isjeclaatin halka jecelka waalidka uu yhy mid fitri ah oo qofku kudhasho marwalba uu sii Koro oo barbaaro qofku usii kordhayo jecelkaasi, taasa ayaa keeneyso jecelka waalidiinta inuu noqdo mid fitri ah halka jecelka lamaanuhu isku qaadan inuu yhy mid biloobma markeey is bartaan si xalaal ahna isku guursadaan, Jeclka noocaas ee bilwga ahi oo laabta ruuxa bini'aadamka kubatay muda aad uyar kudaheed ayaa keenaya markuu qofku waayo mise laga jaro ineey laabtu istaagto uu wadnu go'o ( uu udhinto qofku), Waxaan rajeynayaa inaad habayaratee wax uun kafahmtey wll
Далее
БЕЛКА СЬЕЛА КОТЕНКА?#cat
00:13
Просмотров 1,4 млн
Qisadii Shurayx ibnu haani || Sh Xassaan
15:00
Просмотров 90 тыс.