Тёмный

Aduunyada Nin Dhoofiyo | Maxamed S Tubeec | Aduunyada Nin Dhoofiyo Ninkii Dagan Dhulkii hooyo 

DHUGMAAL LYRICS
Подписаться 111 тыс.
Просмотров 975 тыс.
50% 1

Heesta : Adduunyada Nin Dhoofiyo
Erayada : Xuseen Aw Faarax
Luuqda : Maxamed S Tubeec
LYRICS: DHUGMAAL LYRICS
QORAALKA HEESTA (LYRICS)
✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍
Adduunyada nin dhoofiyoo
Ninkii degan dhulkii hooyo
Nin dhergiyo nin dhowr qaday
Aan dheef hayn
Dhedig iyo laboodba
Hawli kama dhamaatee
Qof walibaa wixii dhibay
Dhafoorkay ku taalaa
Ana dhaawacaygii
Jacayl dhidibka aastaan
La dheeldheeliyaa
,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,
Amba kuguma dhaafeen
Haday taadu dheelido eh
Maxaa dhacay dhankaagay ?
U jiiftaa dhaliishuye
Ma dhiirado nimaan garab
Wax lagula dhisaynine
Nafta dhool hilaaciyo
Dhibic baa u muuqdee
Ana dhaawacaygii
Jacayl dhidibka aastaan
La dheeldheeliyaa
,, ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,
Jacaylkeedu dhuuxiyo
Lafaha wuu u dhaadhacaye
Dhulkoo doog dhir iyo ubax
Dhamaan hadheeyeen
Dhawristeeda oo qudha
Ayaan dhawr ku qadayaa
Wali dhaban mid kula mida
Kama dhalanin adduunkee
Ana dhaawacaygii
Jacayl dhidibka aastaan
La dheeldheeliyaa
#dhugmaal_lyrics #tubeec

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 198   
@shukriali7215
@shukriali7215 Год назад
Kabanaka waa ninka sida qoobabaka fardaaha kaga shanqarsiiyo Allah how macariisto Jim shiikh muumin iyo Tubeec boqoqrka 2023- juun ❤Friday
@rashidhassan572
@rashidhassan572 Месяц назад
Adeer kabanka macallinka tumayo ma ahan Jiim ee waa Xasan Great
@abduqani4951
@abduqani4951 6 месяцев назад
Nin rageed waayuhu xiniiyaha qabteen oo Labo dible u xidhan baan ahay Qaarada Africa maxay rag ciishaay aduunyo aabaha was ilaahayow nolosha aan ku jiro nolol dhaanta ku waydiistay😢🙏
@IsmaelAdanisack
@IsmaelAdanisack 6 месяцев назад
Keligaa ma ahn. Sxp
@abduqani4951
@abduqani4951 6 месяцев назад
​@@IsmaelAdanisack sxb insha Allah Ilaahay ayaynu talo saaranayna🙏❤️
@mnz2028
@mnz2028 4 месяца назад
​@@abduqani4951 shaqeyso sxp Africa ito duniduba shaqey kaaga baahan yhiin
@AbdiraxmaanMaxamed-fq7wq
@AbdiraxmaanMaxamed-fq7wq 6 месяцев назад
Ma dhiirado niman garab wax lagula dhisayn😢 waxan dhagaysanaya 16/2/2024 habeen jimce ah oo xaladaha aduunka igu adag yihin insha allaah waxan sooxasuusan dona anigo nolasha heer aan ka gadhay allena haw naxaristo adeerkay maxamed saleeban tubeec🤲
@IsmaelAdanisack
@IsmaelAdanisack 6 месяцев назад
Ugaas keligaa ma ahn
@Hodan__cadeyy
@Hodan__cadeyy 3 месяца назад
Ani xita kula mida ahay lkn ani xaladayda way kala duwan tahay adunyoy hoy😢
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Месяц назад
Garab aan alle Aheyn Ma Jiro Ogoow!!...SXB.
@apdirahman1433
@apdirahman1433 10 месяцев назад
Heeskan waxay sitoosa UGA turjumaysaa wadciga manta dadka qurbaha intay aadeen dadkoodiina dayriyay 😢😢.... ilaahow kuu naxariiso M S TUBEEC
@abdirizackmuhumed8742
@abdirizackmuhumed8742 11 месяцев назад
Alaha unaxaristo boqorka codka Mohamed sulemaan tubeec sidokle jiim axyaa kaban inaba caadi Aheen walalaheyda somaliyedoow waxaan idinka salamayaa congo magaalo layirahdo kolwezi ilhay wadanka nbd ha inooga digo amiiin
@mmmcade4399
@mmmcade4399 8 месяцев назад
Wardee wadanka waa nabadi ilow
@husseinkh3644
@husseinkh3644 7 месяцев назад
Shiino igu salaam marka zambia ku labato
@abdiwalimkhalif
@abdiwalimkhalif 3 месяца назад
13/june/2024 waxaan ku suganahay caasimada ummada Somaliyed mugdisho gaar Ahaan degmada faca weyn ee waaberi. Alle ha unaxariisto fanaankii weynaa tubeec😢
@AbdirahmanAbdikariin-pb1jk
@AbdirahmanAbdikariin-pb1jk 11 месяцев назад
Wlhi waa hees qiimo badan axsan hees ilahoow kuu naxariiso fanankeena m s tubeec 😭😭😭😭😭
@najiibboss7364
@najiibboss7364 26 дней назад
Qof weliba wixii dhibay dhafoorkey ku taalaa❤
@user-cj5jh1wu8j
@user-cj5jh1wu8j Год назад
Waxaan ku dhgaysanayaa galgaduud iyo hiiraan meeshay iskaga xidhmaan khawaarijta Ayaan la dagaalamayaa bud bud meel la dhaho 29 4 2023
@mohamedabdulahiabdi2081
@mohamedabdulahiabdi2081 Год назад
Guul iyo gobanimo Ayan idin rajaynayana inshlh dhulkaygii oo xor ah ilahay ayaan ka barinay. Guuleesta jeeshkayagaw.
@farmajoinaabdullahi8771
@farmajoinaabdullahi8771 Год назад
Guuulayso zxb
@mudalibhaarin5542
@mudalibhaarin5542 Год назад
Xashaa sxp Galkio ban jogaa guul ban kula jecalhy
@abdinasirdahie4107
@abdinasirdahie4107 Год назад
Sxb rabi bimankaa ha kaa bad baadsho heesba ma maqli karaane
@aminaaweys1524
@aminaaweys1524 3 месяца назад
Ma nooshahay walaalo😢
@mrlaabane8264
@mrlaabane8264 Год назад
maxamed saleeban tubeec, boqor codka allh hakuu naxariisto waxaan jooga South Sudan 🇸🇩
@zeylacibraahim3217
@zeylacibraahim3217 Год назад
Ilaahay hakuugu nabad yeelo wll
@user-rs1on5bq3x
@user-rs1on5bq3x 8 месяцев назад
Boqorka codka Waxan dhagaysanayaa /2024/1/10/ saacadu waa 9:00 hapenimo aniga iyo laba kamida asaxbtayda waxan jognaa Adis ababa inshalla waxaynoo tahay hapen xusuus taarikhiyanle ❤
@mohameddhoof5212
@mohameddhoof5212 7 месяцев назад
Ana waan kaa danbeeyay wxn dhagaysanaya wakhti habeena saacadu waa 11:02 ee fiid nimo 8/2/2024 waa aniga iyo laba saxibaday ah iyo gurigayga oo ah jig jiga wxn replyda kuugu soo galay wx badan baynu iskaga mid noqonay😀
@updirahimomar5388
@updirahimomar5388 Год назад
Heestan xusen awfaarax muu lahayn Maxamed cali kaariye ayaa lahaa
@shaadirigatube
@shaadirigatube Год назад
Heestan qof u qaad hadii lay yidhaa aabahaybaan u qaadi lahaa oo si wayn ii dayacay😔 lakin alhamdulilah hooyaday ayaa silic walba ila martay oo ii nool
@Mohamed_A_Alpha
@Mohamed_A_Alpha Год назад
nio wllhi waa kawada simanahay arinkaas HOOYO MAACAAN Allah inoo dhaafo cimri dheer oo cibaado leh wax walba hooyo ilasoo martay asoon waxba iga ogeyn haas eythay hadda waxba umaqabo wana caawiyaa
@abdikaadirmohamedissa6382
@abdikaadirmohamedissa6382 11 месяцев назад
Hooyo Allah kuu xifdiyo aabana allha xaqa allaha tuso
@husseinkh3644
@husseinkh3644 7 месяцев назад
Umaleen maayo maanta intaa aad aabo katitsatay qof Somali ah oo aan abihi katirsanayn alx lkn kuligeen hooya ku baxsanay ilaahey ha u dambi dhaafo hooyo kastoo somaliyeed
@SuperKahin
@SuperKahin Месяц назад
Riwaayadii ka samray aabahay ayay kujirtay waxaa la dhigay 1973kii
@mohamedabdulahiabdi2081
@mohamedabdulahiabdi2081 Год назад
This song carries a deep meaning about self-satisfaction, you can't understand what satisfaction means, if a person doesn't feel satisfied. Our Somalis, you see someone who has gone to America,Europe, upto Asia but he is not satisfied with his life. On the contrary, you see a person who has never faced any problems in his country. God bless our country and make us happy
@uhadalchannel7418
@uhadalchannel7418 Год назад
Aniga sidaas ayaan ahaa sanado aankunoolaa yurub alx hada muqdisho aan daganaha nabad aanqabaa ayadoo wax igamaqan jirin xaga farxad kumahaaysan alle ayaamahadleh nagu amaansaday intaasna waankusooceshay lkn mafaraxsaneen
@abdirasaqmusse6694
@abdirasaqmusse6694 Год назад
Alaah ha u naxariisto maxamed saleebaan tubeec hees qaali
@adangouled5039
@adangouled5039 Год назад
Amin rabi aqfirhu wa arhamhu
@omarkahin8962
@omarkahin8962 Год назад
26/3/2023 ramadan Wxn kudhagaysana magalada adid ababa wxn ahay arday kaaada master program wadanka ethiopia
@usaamemaxamuud599
@usaamemaxamuud599 4 месяца назад
Qof walibaa wixi dhibaa dhaforkey ku talaa ❤️🥺
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 4 дня назад
"Ma dhiirado nimaan garab, wax laguula dhisaynee"......😢😢😢
@abdullahibulla
@abdullahibulla 23 дня назад
🎤🐐 goatka fanka somaliya tubeec allow unaxariiso
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 10 месяцев назад
Ereyadii abwaan maxamed cali kaariye ilaahay ha u naxariistee Codkii maxamed saleebaan tubeec ilaahay ha u naxariistee Laxankii xasan sabriye afrax(xasan_giraydh)ilaahay ha u naxariistee Riwaayadii Aabahay Ka Samraye Ee Adiga ee curatay sanadkii 1973kii
@cabdinuurafeey
@cabdinuurafeey 10 месяцев назад
Hacantuna waa isla Xasan AUN sow maaha?
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 10 месяцев назад
@@cabdinuurafeey haa sxb
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 9 месяцев назад
3.maalin iyo 3.habeen oo isku xiga ayaan dhageysanayaa sababta wan garan la ahey
@maxmedhadi
@maxmedhadi Год назад
Alow kunaxaristo maxamed saleban
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Год назад
Nice ahn boqorka codka markaan waa kaban
@alisaid2008
@alisaid2008 Год назад
Mirihii m.c.kaariye laxankii x.gareyd cadka m.s.tubeec
@SuperKahin
@SuperKahin Месяц назад
Riwaayadi ka samray aabahay 1973kii
@user-gw9ve1ry7n
@user-gw9ve1ry7n Год назад
Watqigu wa jawi qawow rod go aa ino da ay alxm waxan ka dhageysanaya muqdisho jawigeyga wa daganyhy 14 jul/7/2023)Hawen jimco ah dhulko dog dhir iyo ubax dhaman hareyen allah unaxristo Aun maxamed saleban tubeec inan qado ku hamwenahy hestan xilgay inoqotaba )(
@CumarXusen-xd3to
@CumarXusen-xd3to 2 месяца назад
Tubeec fanaan kama dabeni wale ilhoow kunaxariiso😢❤❤❤❤
@sehramoha3868
@sehramoha3868 Год назад
02/06/2023...🥺🤎Wlhi Anoo Ilmeynaya Ayaan dhageysanayaa Heestaan Ciiil Aduunyo darteed 😭 Ma dhiirado Ninanaa garab wax lagula dhiseen..💯👍😒
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 Год назад
Wll amuuraha illahey ha fududeeyo insha Allah.
@idilawad3233
@idilawad3233 Год назад
Ilahay hakugarabgalo xuska ilahay badi wad kabaxaysa wllo
@abwaandunee7720
@abwaandunee7720 Год назад
Nin walba wayihiisaa culays saray angaba waxa na dhagay sinaya wax yar maaha😢
@mohamedmohamud4940
@mohamedmohamud4940 Год назад
Allow amuuraha sahal apyo adiga samir dhibka waa laga baxaya
@billegure2564
@billegure2564 Год назад
Erayaddii mahomed cali kaariye Aabahii jecelka Allaha u naxariisto dhamaantood
@Mucaad-ey9ub
@Mucaad-ey9ub 3 месяца назад
Ilahy hawnaxaristo tubeec aqyasrta midkastana ilhy hawsahlo muradkusa oo xalal ah
@musadheer5974
@musadheer5974 Год назад
Amba kuguma dhaafeen hady taadu dheelido'e Mohamed saleban [17/ 8/2023] khamiis 6 :30 galabnimo 😢😢😢 ft64
@Kweensunami
@Kweensunami Год назад
Heestan jaceel uma dhagesto duruuf baan u dhageystaa ala MAXAN ereyo ka badalay abaheey u duubay block unbu isaara maalinrafaadka waan ka bixi
@buhdlesomali
@buhdlesomali Год назад
Insha Allah sister
@hassanhajiali745
@hassanhajiali745 Год назад
Samir uqtii aduun waa har
@mudalibhaarin5542
@mudalibhaarin5542 Год назад
Wa kula dareemayaah wll mcn 😢
@wiilwaal7114
@wiilwaal7114 Год назад
Abaayo abaha usamir oo waliga hadhibsanin lagayaba ineysan aheyn sida ad adigu modaye Wallow an kaxumaday inu block kusaaro Adana waa walidka
@Mohamoud-ox1hd
@Mohamoud-ox1hd 11 месяцев назад
Mxaad samaysay
@mayowaadama
@mayowaadama Год назад
Hestaan dadna murugo aduun ayay u dhageystan dadna jacel darti allow amuraha sahal 8/6/2023/baidoa bay
@suhuurcabdirahmanmaxamed7294
@suhuurcabdirahmanmaxamed7294 5 месяцев назад
Qof waliba waxii dhibay dhafoorkay kaga taal . Ilahayow nolashan nolal dhaanta .17/3/2024 haben 2:48pm 😢❤
@yaasmineyurup-kf8qb
@yaasmineyurup-kf8qb Год назад
Aztaan ladhel dheliyaaaa
@KM-jc5hl
@KM-jc5hl Год назад
Igaa Cabo liketa I’m glad today club nine
@dhugmaallyrics
@dhugmaallyrics Год назад
Mahadsanid walaal
@boorkakakac
@boorkakakac 22 дня назад
Amba kuguma dhaafeen hadeey taada dheelido ee mxaa dhacay dhankaagey u jiiftaa dhaliishuye😢
@cabdinajiibmaxamuud9643
@cabdinajiibmaxamuud9643 Год назад
abwaan maxamed cali kaariYe iska leh heeskaN
@updirahimomar5388
@updirahimomar5388 Год назад
Wlllo waa xuseen aw faarax dubad
@sayidka6911
@sayidka6911 6 месяцев назад
Maxamed cali kaariye, riwaayaddii aabahey ka samray ee adiga.
@hamsaabdi920
@hamsaabdi920 9 месяцев назад
Dhawristeeda oo qudha ayaan dhowr ku qadayaaaa ❤❤❤❤❤❤❤ walee wa heees iyo fahanan ilahay haku naxriisto ❤
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 Год назад
Alle ha unaxaristo maxamed tubeec Amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin marakanu aasalahani koxadi FARMAJO emadaka noqudhi weede 😂
@alioday7432
@alioday7432 Год назад
Aamiin .. Aamiin ❤❤🙏🙏
@omarmoussaadem920
@omarmoussaadem920 11 месяцев назад
الصوت الذهبي لأعظم فنان الصومالي، عرفه التاريخ الا وهو الراحل / محمد سليمان تبيع. رحمة الله عليه ويتغمده في جناته النعيم. 7:10
@Dacar11
@Dacar11 4 месяца назад
"Nafta dhool hilaaciyo Dhibic baaa u muuqdee" Waa ereyo dhiiri galin u ah qof walba oo kufay ama noloshu ku adkaatay si uu nolosha soo socota uga dabaasho heer sarena u gaadho.❤❤
@hibaaqyusuf1001
@hibaaqyusuf1001 Год назад
AUN boqorkii codka maxamed salleban tubeec 7/6/2023 ayay iso gaadhay ❤
@Cartan7
@Cartan7 Год назад
Waqooyi have had great Somali music and singers
@MohamedBashirAhmed
@MohamedBashirAhmed 9 месяцев назад
Rabi naxaristii janaad hasiiyo wllken alfanan Maxamed saleban tubeec ax yaa cod waa habenimo salaso soo galeyso 27/11/2023 saacaduna tahay 21:17pm habeen jawiga iska daganyhy oo jawi roobed ah
@abdifitaax6724
@abdifitaax6724 Год назад
Wkhi macawiistaa iga dhacday mahan heestaan
@deqjama7619
@deqjama7619 11 месяцев назад
hees xigmad ku buxdo weye allaha unaxaristo tubeec
@SimanMahamed-ne1gh
@SimanMahamed-ne1gh 4 месяца назад
Waxn dhagysanya hbeenimo jumce soo glayso bishuna tahy 19/4/2024 maxamed saleban tubeec ilaahy haunaxaristo 😢❤
@sayidka6911
@sayidka6911 6 месяцев назад
Bililiqada suugaanta jooji, Erayadu waa m.c. kaariye.
@cabdigujipages9358
@cabdigujipages9358 Месяц назад
#qoraal lyrics ❤Adunyada nin dhofiyo ninki daganx2 dhulki hooyo nin dhargiyo nin dhawr qaday an dheeftay dhidigiyo labodba hawlikama dhamate qofweliba wixi dhibay dhafoorkay kaga tala ana dhawacaygii jacayl dhidibka aastaan la dheel dheeliya anba kuguma dhafen haday tadu dheelido e. Aaa maxa dhacay dhankagay u jiifta dhalishuye madhirado niman garab wax lagula dhisayn...... Ana dhawacaygi jcayl dhidibka astan la dheeel dheeliya..ja aylki lafaha io dhuxu u dhadhacaye h... Dhul dogdog dhir io ubax dhaman hadheye dhawristeda o qudha ayan dhawr ku uqadaya weli midkula mida kuma dhalan adunyada ana dhawacaygi jcyl dhidibka astaan la dheeel dheeliyaaa
@user-jv1pb1vj6x
@user-jv1pb1vj6x 6 месяцев назад
Allh hawnaxariisto tubeec waxaanku dhagaysanayaa hargaysa 15/2/2024kkkk😅😅😅😅
@mohamedabdirahman5468
@mohamedabdirahman5468 Год назад
15/04/23 oo ku beegan 24 Soonqaad 1444 Mugadishu Somalia, cuudka qoob fardoodka ah waa ninma?.
@siciidlaarimaxamed-yz6lc
@siciidlaarimaxamed-yz6lc 11 месяцев назад
Jim sheikh mumin baan u maleyn saxib
@bashkagurey8644
@bashkagurey8644 9 месяцев назад
Allow ku naxariso alla maxey mcn thy nafta dhol barwaqiyo dhibicba umuqdo
@ahmedosmaan3869
@ahmedosmaan3869 Год назад
7/6/2023 galab arbaca frome mogdisho+ shaah cades ah like isaar hada iga danbeso
@KamilyareGarissa9736
@KamilyareGarissa9736 11 месяцев назад
waa hees xasuus qaas ah ii leh 19/9/2023 waa maalin talaado ah saacadu 12:27am
@miskimire8415
@miskimire8415 3 дня назад
Dhadig iyo laboodba Hawli kama dhanaatee Qof waliba waxii dhibay dhafoorkay ku taala☹️
@faisalcago3545
@faisalcago3545 Год назад
Mar kii 2baad ayaan dhageeystay after 20yrs maanta ayaa ogaaday micneheeda heestan while I'm stack more than 8hr in Chicago international airport
@nasraabdi4249
@nasraabdi4249 11 месяцев назад
😂19 sano ka hor ana dhashy hdana kula dhgaysanaya
@HanadAlii
@HanadAlii 2 месяца назад
Hestan wllhi uma dhagaysto jecel ee lkn waxan u dhagaysta hawlaha adun iyo xaladaha ijex jexay eeh lkn waxan ku dajiya xaladaha marka ihysta Mel walba oo ay igag so horbaxadan wan dag sada xata aniga oo haya tiraba shanban so dajiya Alh unaxaristo tubec🎉
@rashidhassan572
@rashidhassan572 9 месяцев назад
Erayadii Maxamed Cali Kaariye, kabankii Xasan Great iyo codkii Tubeec
@abduqani4951
@abduqani4951 6 месяцев назад
Heestan waxay si toos ah uga hadalayaa dhalinyarada qurbaha ku nool ee noloshu ku adkaatay wadankoodina ka soo tegay ilaahayow sidii roon
@abdul-azizabdullahi07
@abdul-azizabdullahi07 Год назад
10/05 2023 waa manta commentiga qoraayo Lkn heestan qali ga ah waxay igu ledahay xasuuz gaar ah oo Qiso igu dhacday 29/07/2021 😢🥵❤
@abdul-azizabdullahi07
@abdul-azizabdullahi07 Год назад
10/05 2023 Is the day I'm writing this comment However this great song has a special memory to me that happened to me on 29/07/2021 😢 ❤ I wish that dear person a satisfactory life😮🎉
@ebyanhashi8618
@ebyanhashi8618 Год назад
Sorry 😢😢
@user-pl5oy8vy7q
@user-pl5oy8vy7q 7 месяцев назад
Waa heesta kaliya aan isku daweeyo alaha kunaxariisto yaa tubeec❤ wanjecla in aanku arko mase dhicin😢
@MaxamedCali-us7xg
@MaxamedCali-us7xg 5 месяцев назад
Cawaa oo bishu tahay 9/04/2024 hapen ciid ah oo dadku faraxsanyihiin aniga lkn qalbiyga waxa ka guuxayaa waxaayabo fara badan ilahay hamigeen ha w
@user-wl8oe6jy3m
@user-wl8oe6jy3m 11 месяцев назад
Aduunyada nin dhoofiyo Ninkii dagan dhulkii hooyo
@RowdoCabdi-kz4ls
@RowdoCabdi-kz4ls 7 месяцев назад
Ale hku naxariisto 7:09 😢😢😢😢😢
@themayor2654
@themayor2654 7 месяцев назад
25/1/2024 habeen Qasmiis dareen iqaas ah aya u dhagaysanayaa 🥹 ma dhiirado Nimaan garab wax lagula dhisaynee
@user-hi2sy3yw5n
@user-hi2sy3yw5n 7 месяцев назад
Waaa sax 😢 alle daruuufaha sahal
@mohamedmohamud173
@mohamedmohamud173 11 месяцев назад
4/10/2023 jcylkeedu dhuuxiyo lafaha wuu u dhaadhacay my beautiful wife ❤❤
@SuusanMahdi-qg4gm
@SuusanMahdi-qg4gm 11 месяцев назад
4/10/2023❤
@KhalidaadanmaxamedKhalidaadanm
@KhalidaadanmaxamedKhalidaadanm 24 дня назад
❤❤
@muraadmohamed-lr3zz
@muraadmohamed-lr3zz Год назад
Allah'a u naxariisto tubeec
@Shaqaleaxmedxasan
@Shaqaleaxmedxasan 8 месяцев назад
Mashaa.allaah.anigo.ah.bol.shaqale.axmed.ogatirsana.cidanka.birmadka.somalilanda.ojoga.tulada.fadhigaab.e.gobalka.sanaag.ayaan.
@ayuushahmed3341
@ayuushahmed3341 11 месяцев назад
Ashqaraar Ashaqaar! Qabrigaaga ku naso abwaane , wax badan dhaaxaad dhagahayaga u raaxaysaye.
@siciidlaarimaxamed-yz6lc
@siciidlaarimaxamed-yz6lc 11 месяцев назад
ma dhiirado nimaan garab wax lagula dhiseynine😢 garab😢
@nasraabdi4249
@nasraabdi4249 11 месяцев назад
😢
@axmedmursal9444
@axmedmursal9444 3 месяца назад
Erayadii maxmed cali kaariye
@abdikafishekh-mohamed7494
@abdikafishekh-mohamed7494 Год назад
17 June 2023 at Gode ….. feeling deep meaning related with the ongoing situation.
@alioday7432
@alioday7432 Год назад
"iimaan Allaa uur buuxiya- buuxsha" Waa Deeq uu Rabbi Nin-kuu Doorto uu Ku Galladdo..Rabbi Wayne aanu ka Tuugno inuu Iimaan Qanjaha jooga Nagu sooryeeyo Gacallow 🙏🙏Aammiin..Aamiin
@saidkhalif7456
@saidkhalif7456 Год назад
Illahaw ku naxariso boqorki codka
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Год назад
Alow u naxriso 😢❤
@Macrobia525BC
@Macrobia525BC 5 месяцев назад
Waayaha suuggaanta soomaalida.
@abdirihmaanjuniorfred47
@abdirihmaanjuniorfred47 9 месяцев назад
Hees tubeec ilhy hku raxmado 19/11/2023 hben axada sacadu thy 12:11 oo habeenimo
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 10 месяцев назад
Fairbanks ..........magalad laabed ee ugu wayne Alaska idanka soo salaaamay somaliay wakhtiiga sidaa hilace ii dhafeya cumer dhule ali allah
@HanadAlii
@HanadAlii 2 месяца назад
Hanad
@Musam377
@Musam377 Год назад
9 may 2023
@nadiraabdullahi3828
@nadiraabdullahi3828 Год назад
The king of voice
@MaxamedMadoobe-j5x
@MaxamedMadoobe-j5x 2 месяца назад
Faaa
@mohaisacka
@mohaisacka 8 месяцев назад
Ma dhiiradu nimaan garab wax lagula dhisayn ! 27/12/ 2023
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Год назад
AUN maxamed saleebaan tubeec
@asmakhadar3533
@asmakhadar3533 9 месяцев назад
Maanta waxan kujiraa xalad adag oo duruftu ku hadamaysan tahay😢
@abdirihmaanjuniorfred47
@abdirihmaanjuniorfred47 9 месяцев назад
Wllo alla hku sahlo hdaan wax kula qaban karo wllo waan kula qabanayaaa adoralia qof walashy ah kuma eegankaro dhib wllo
@user-nk9di2lc5l
@user-nk9di2lc5l 4 месяца назад
All yaa tubeec❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤
@janokidschannel7720
@janokidschannel7720 5 месяцев назад
Ax yaa HEES Nin waliba wxii gubay dhafoorkay kutalaa😢😢😢 April 11 24
@HamzaRashadMussa
@HamzaRashadMussa 3 месяца назад
Hesstan anoo dhulka somalia joogaa dhagysan jiry maantana anoo joogaa canada ottowa wxaan soo xasuustay markii aan dalka joogy😢
@CabdilaahiRashiid-jm2ji
@CabdilaahiRashiid-jm2ji 6 месяцев назад
Madhiirado ninkaan la garabsiin anadhaayahaygaa jacayl
@rahmaissllaam4089
@rahmaissllaam4089 6 месяцев назад
26/feb/2024🎉😊.
@CabdilaahiRashiid-jm2ji
@CabdilaahiRashiid-jm2ji 6 месяцев назад
Aduunyada ninkii dhoofiyo ninkii dagandhulkii hooyo aan dheefeyn
@CabdilaahiRashiid-jm2ji
@CabdilaahiRashiid-jm2ji 6 месяцев назад
Adunka ninkii
@MaxamuudMacalinxasan-vx6bh
@MaxamuudMacalinxasan-vx6bh 4 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@apdikaninp5766
@apdikaninp5766 Год назад
Ninki dagan Dhulki hooyo❤🎉
@khadarkhaan7588
@khadarkhaan7588 9 месяцев назад
Alle Qabriga haw nuursho
@MaxamuudSiciid-zj5xi
@MaxamuudSiciid-zj5xi 3 месяца назад
❤❤❤
@bishaaraddegaming2856
@bishaaraddegaming2856 3 месяца назад
Boqorka codka ale ha unaxa riisto
@user-fw2vp1vc2m
@user-fw2vp1vc2m 7 месяцев назад
Maxaa dhacey dhankaageey ujiftaa dhaliishuyeh😢
@mahamudmuxumed1106
@mahamudmuxumed1106 8 месяцев назад
Manta wa 010/01/2024 ❤❤😢
@alinoorabdi9555
@alinoorabdi9555 9 месяцев назад
Caku ciil badhana alaaa aniga heesta wa idaraan micno weyn ayeey kufadidda wlhii😢
Далее
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
Heestii Degan  2009 AHN  Maxamed Saleebaan Tubeec
6:58
Gufaaco
7:36
Просмотров 201 тыс.
Baladwayn
11:06
Просмотров 1,1 млн
dhirta xididka hoosaa
11:36
Просмотров 159 тыс.