Тёмный

AF SOMALI SCHIZOPHRENIA & ANTI-PSYCHOTICS 

MediSom
Подписаться 41 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

Schizophrenia guud mar Aetiology theories and holistic managememnt
www.rcpsych.ac.uk/expertadvic...
• Tardive Dyskinesia
• Video
• Parkinson's Disease - ...

Опубликовано:

 

20 авг 2018

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 30   
@fdfamily9490
@fdfamily9490 Месяц назад
Thanks brother well explained
@dr.timajilac5988
@dr.timajilac5988 5 лет назад
maashaa Allah ustaad runti aad baan uga faaidney waano cashiro muhim inoo wada ah gaar ahn Aniga waadna ku mahadsantahy.
@MaanoShimoe
@MaanoShimoe Месяц назад
Thanks a lot ustaad
@burhanhassan4610
@burhanhassan4610 5 лет назад
Shukran
@hassanmussa7530
@hassanmussa7530 2 года назад
Thanks a lot macalin. Allah ha ku barakeeyo
@idila4491
@idila4491 5 лет назад
Thank you wlal 😊 you the best 👍👍. I was hoping if you could please do a video about the basic EKG translate. Plzzzzz 🙏🙏🙏.
@ayanlefarahibrahim3385
@ayanlefarahibrahim3385 5 лет назад
Thnx sir H.M.Ali
@user-xw3pz4dd2n
@user-xw3pz4dd2n 10 месяцев назад
Wa mahadsantahy macalin waka faidy casharkan
@balafyozz5839
@balafyozz5839 4 года назад
thank u wlhy hdan dhigta
@mohanjr
@mohanjr 5 лет назад
thnks u more vedios plz
@najiibcalimohamed1190
@najiibcalimohamed1190 Год назад
alla maxa mar hore ku arki wayya
@Gamification969
@Gamification969 5 лет назад
mahadsantahy macalin aad u wanagsan baad tahay :) macalin adigo rali ah codsi: waxad soo gelisaa waxbarashada xisaabta
@maryamhusein7521
@maryamhusein7521 5 лет назад
PLZ WLL SOO GALI DRUGS NEURODEGENERATIVE DISEASE
@farahmohamedyusuf7347
@farahmohamedyusuf7347 5 лет назад
ACK.dr.maasha allah waan fahanay intabadan .dr.fadlan waa casharo qiimo badan waxan ani jeclaanlahaa .waxa casharka ku jiro ereyo aad uadag waad noodulmaratay .sida bizarre paranoi waad adagyihiin fadlan terminology ahaan .wixii danbe faahfaahi linkigiina waan arki waayey .mahadsanid
@MEDISOM
@MEDISOM 5 лет назад
Ws walaal insha allah casharada soo socda ayaan ku qeexi doonaa insha allah linkiyada decription ka video ga hoostiiis ayuu ku qoranyahay hadii kor aa u laabatiid
@snapchatlasoco164
@snapchatlasoco164 5 лет назад
Noo soo badi ustd plz
@abdiquduusnajib8363
@abdiquduusnajib8363 3 года назад
ustaad ad ayad umahadsantahay Schizophrenia malaga yaaba qofka inuu ka caafimaado
@MEDISOM
@MEDISOM 3 года назад
Cudurkan sida ugu dhaqso badan hadii loo daaweeyo mudo ka yar hal sano gudihiisa 80% way ka bogsadaan xanuunka. Laakiin nasiib daro wuu soo laablaabtaa oo waxaa dhici karta xanuunka inuu soo laabto sanado yar gudihiisa. Calaamadaha ay adagtahay in la daaweeyo waxaa ka mid ah hadal la’aan, is daryeelid la’aan, qofkii xanuunsanaa oo bulshada ka fogaada oo hadal iyo isdhexgal aan samaynin, iyo garashadiisa caqliga ah inay yaraato.
@caaqilacademy1497
@caaqilacademy1497 5 лет назад
Masha allaaah ustaad si aan kugu mahad celiyo xitaa ma aqaani sababtoo ah aaad ayaa noogu faa ideysey waxaan kaa cod saneyaa ustaad inaaa noo soo sheegto xaruuntaada intee kutaallaaa my dear lecture
@MEDISOM
@MEDISOM 5 лет назад
Soo dhowoow walaal UK ayaan daganahay waqtiga oo ciriiri ah dartiisa waa ka xumahay mustaqbalka dhow masoo gelin karo laakiin insha allah mustaqbalka hadaan fursad helo waa soo gelin doonaa
@farahmohamedyusuf7347
@farahmohamedyusuf7347 5 лет назад
Ack. Dr.aad baan kuu salaammin bacda salaan aad baan kuugu mahad celin balse waxan u malayn in aad malaha mashquushay
@MEDISOM
@MEDISOM 5 лет назад
Ws wr wb waan mashquulay bilahan laakiin mardhow ayaan casharo cusub soo gelin doonaa insha allah
@farahmohamedyusuf7347
@farahmohamedyusuf7347 5 лет назад
Insha allah khyrbaan kuu rajayn dr .
@caaqilacademy1497
@caaqilacademy1497 5 лет назад
@@MEDISOM Dr ustaad waan dareenney bilahaan inaad mashquul gashey ustaadi waxaad noo soo gelisaa hady macquul tahy casharo biochemistiry ah
@skyblackholles5403
@skyblackholles5403 3 года назад
Waxaa lagu daaween karaa quraan ka kariim ka ah
@asmabaashe737
@asmabaashe737 3 года назад
schizophrenia
Далее
AF SOMALI EPILEPSY & ANTI-EPILEPTICS
1:11:15
Просмотров 3,8 тыс.
What is Schizophrenia?
2:34
Просмотров 133 тыс.
Caafimaadka Maskaxda (Mental Health - Somali)
4:01
Просмотров 4,7 тыс.
Dalmar iyo Dr. Abbas Xanuunka waalida
24:59
Просмотров 15 тыс.
Blood Transfusion  Somali
4:54
Просмотров 9 тыс.
Mental health. afsomali.
52:46
Просмотров 3,7 тыс.
Af Somali Gooryaanka Hookworm
12:38
Просмотров 443
Xanuunka Waalida (Schizophrenia)
19:18
Просмотров 2,4 тыс.
AF SOMALI HELICOBACTER PYLORI INFECTION
22:41
Просмотров 5 тыс.
AF SOMALI PHARMACOLOGY AGONIST VS ANTAGONIST
20:49
Просмотров 6 тыс.
AF SOMALI SHOCK
36:56
Просмотров 6 тыс.