Тёмный

Afhayeenka Guud ee Habar Awal oo Hada Ka Hadlay Sida uu u arko Go,aanka Habarjeclo. 

XOGTA QARSOON
Подписаться 28 тыс.
Просмотров 26 тыс.
50% 1

Afhayeenka Guud ee Habar Awal oo Hada Ka Hadlay Sida uu u arko Go,aanka Habarjeclo.
waraysi aanu la yeelan doono afhayeenka guud ee subeer awal cawil cilmi rooble.
Cawil waxaan ka waraysan doona go,aamada kasoo baxay shir ka dhacay ceel afweyn oo uu qabteen qaar ka mid saladiinta habarjeclo iyaga oo ku go,amiyay inay …….

Опубликовано:

 

9 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 240   
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 13 часов назад
Inshallah wuu soi noqon doona madaxwayne muuse Biixi iyo xusbiga kulmiye
@IsmailSuleyman-ur8jh
@IsmailSuleyman-ur8jh 5 часов назад
Nacaskan habar jeclo waa mid saldiin ayaa hogaamisa wuxuu raba inu qabiil uqaybiyo habar jeclo waa umad isku duuban mansha allah asc
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 13 часов назад
Habar Awal way isku kalsoon tahay❤❤❤❤❤❤
@AbdikarimNuur-d8s
@AbdikarimNuur-d8s 13 часов назад
Waar is adkaynta aan iska dayno muuse isagaa umada ka shaqaysan wayee maalintuu ina xaashi ku badashsy ina xaashi ayuu jabay
@amnoali8348
@amnoali8348 10 часов назад
❤❤❤❤❤
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 10 часов назад
Dhadiga isaaq.munafaqadood iskuu dirkood baa laa bartay
@caliducaale464
@caliducaale464 13 часов назад
Kaasi shir ictisaam buu ahaa aseer namana metelo
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 14 часов назад
HADAANU NAHAY HJECLO KUWAN QOLKA ISGU ISGU XIDHAY WAA KUWII AWALBA HUWANTA LA SOCOTAY EE ICTISAAMKA AHAYD WAXAANA HOGAAMINAYA SULDAANKA XIRSI ICTISAAM,ANAGU SHIRWEYNAHAYAGII HJECLO SULDAAN CABDILLAHI WUXUU NAGULA TALIYAY INAANU DAWLADAYADA RAACNO OO AABU TAAGEERNO. WA BILAAHI TAWFIIQ
@MABDI-nj4pz
@MABDI-nj4pz 12 часов назад
Imikaba caawaba waa ka hadlaaya ee raac suldaanka aad sheegayso Waad dhegeysan kartaa
@husse0512
@husse0512 11 часов назад
Buus Hjeclo ma tihid
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 10 часов назад
Adiga oo ahaa dhadiga isaaq baroor barigaa waa mid dhadiga isaaq waa laa bartay munafaqadood
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 2 часа назад
Afar oday 4 cod uumbay leeyihiin! Dalku waa dimuqraadi qof iyo hal cod ! Qof dhiman mooyee, qof walba isagaa go'aankiisa leh! Qabiil qabiilna cidi uma codayso.
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 Час назад
HADAAD H JECLO TAHAY MAXAAD KU QABTAA DAWLADAN ANUGU WAXAAN AHAY AADAN MAXAMED ADEERKAY SIILAANYO DAWLAD KAMILA AYUU U DHIBAY MUSE MEEDAY DAWLADII FARTEENA AYEYNU EEDNAY ISAGUNA AFKIISA AYUU EEDI INSHAALLAH
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 Час назад
Anagu hadaanu nahay H Jeclo dani nooguma jirto Muuse iyo Kulmiye why Colaad xun ayuu faraha noo galiyey wuxuu Adeerkay Siilaanyo ka so shaqeeyey ayuu siyar u dumiyey Jiiraankayagii ayuu nagu diray hadana H yoons ayey dantayadu ku jirtaa Habar Awal maxay noogu filantahay
@aminahassan1173
@aminahassan1173 13 часов назад
Illaahay baa boqora habar jeclo maaha wax afar huwanihi gacantooda kujira hj somaliland bay difaacaysaa
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 Час назад
MUUSE WUXU NAGU YIDHI FARTIINA AYEYDUN EEDI ISAGUNA AFKIISA AYUU EEDI INSHAALLAH H JECLO NA WAA MID
@nuurtocali6033
@nuurtocali6033 8 часов назад
Super pawer waa dawlad dhamaystiran.cidna uma baahna waaa soo noqonysaaa mar labaaad.anaaa huba kulmiye❤❤❤❤❤❤❤
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu 9 часов назад
Munaafaq waxba muukala qaybin ee waa arin leysla gartey
@ducoqabe-z3b
@ducoqabe-z3b 5 часов назад
intuu caruurtisi yurub gaystay ayuu ku leeyahay, qabyalad baa nala baray. Adiga ayaa iska qabyaaladaysnaa marka hore sxb h. awal afkooda kuma hadli kartide, muuse 7 daa sano muxuu qabtay. cidamadi maye, sool meeday, yaa qaatay masuliyadi 25 August. hantidi qaranku meeday, dawoyinka iyo raashinka dhacay ee bulshada laga ibinayo yaa ka masuula?
@zahrayonis6553
@zahrayonis6553 Час назад
❤️ MashaAllah ❤️ wa ❤️ ruunta ❤️ xaqiiq ❤️ geesi 🔥 guul 🔥 inshallah 🔥 amiin 🔥 amiin 🔥 amiin ❤️❤️❤️❤️❤️ guuuul 🔥 somaliland 🔥 guuuul 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@AbdikarimNuur-d8s
@AbdikarimNuur-d8s 13 часов назад
Af hayeen ka jilicsan maan arag waar muuse isagaa cidkasta albaabka ka xidhay suldaan caaqil culimo ganacsato markaa aftagisaa waxaa dhalay ee habaneeyo ciro dufaanaa iskawata hadaa maxaa umadii wada jeclaysiiyey dee dadkii ayuu dhuunta wada gashaday isagoon madaxwayne gaadhin kana umadii wuu iska eryey xinif iyo buuni cod ha siiyaan
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 3 часа назад
Muuse shicibka Somaliland oo dhan baa taageeraya! Afar oday cidda ay doonaan ha ahaadaana waxay leeyihiin uun afar cod. Waa dimuqraadi dalku qof walba codkiisa isagaa u xor ah ee looma codeeyo qabiil qabiil.
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 13 часов назад
Asc rer abtiyaashey ma matala afarta gadh dharayash ah hadan nahay Habar Awal iyo Habar jeclo we are kulmiye don’t worry group ka ixtisaam guul muuse biixi Abdi guul cidanka qarank guul ciidanka SSB guul kulmiye ❤
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 10 часов назад
Munafaqadii dhadiga isaaq laa bartay
@Cabdirashiid-o5t
@Cabdirashiid-o5t 13 часов назад
Habarjeclo wakulmiye dhaman
@Weliwaqal
@Weliwaqal 7 часов назад
Marka ya ku weydiyay Wadnaha ayad nagu rideee😂
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 3 часа назад
Kulmiye 💚🧡💚 ayaa soo baxaya Hadan Habar jeclo nahay nama matalan odayasha boqorku Hogaaaminayo
@JamacYusuf-eb4ck
@JamacYusuf-eb4ck Час назад
Waxaad ilawsantahay Gokiiyaraa Ee labada mitirahaa Ee madobaa Eecidlada ahaa Ee Aanay habar Awal iyo Habarkale toona kuuraacaynin Caqlina kuuma dhina Cimrina kuumashina. CAdaaladana waad kafogtahay Ehelunaar ayaad kucadahaye Alle hakusohadeeyo oxaqa hakuwaafajiyo
@DaahirCabdiwahab
@DaahirCabdiwahab 13 часов назад
Asc hada ayaan ana kudoortay afhayeenka beeshayda ee guud odayna waskii dadkiisa iskuwata guul iyo gobanimo insha.alaah
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 13 часов назад
Asc waar kuwaney mamayalan Habar jeclo waayo waa ku wii ka tirsana wadani waa ku wii aha ururkii ixtisaam ee ka dambay waxii ka dhacay burrito gacan libax guul Somaliland guul kulmiye ❤
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 10 часов назад
Buurta gacan libaax waa dhul garaaxjis waa dadkii soo dayay makhnuudkii ina askar baroortii dhadiga isaaq iskuu dirkiin baa laa bartay
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 10 часов назад
Dofaarkaan dhadiga isaaq ama habar awale waxa donay inuu iskuu diro hj
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 40 минут назад
hj boqorkooda kama dabo hadalayan iskuna diri maysan anaga gudi baa noo hadashaa
@NuraQallib
@NuraQallib 5 часов назад
Waxaad isleeday iskudir hj waar waa reer midaysan
@MohamedAxmed-b4b
@MohamedAxmed-b4b 5 часов назад
War.anagu.waxaanu..nahay..habarjeclo.manihin..huwan..boqorku.waahuan
@nouhmohamed6261
@nouhmohamed6261 11 часов назад
Adeer anagaa habarjeclo ah oo taageersan kulmiye iyo muuse biixi
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 10 часов назад
Adigu wa a tahay dog habar awale
@fartuunfartuun8784
@fartuunfartuun8784 7 часов назад
Kulmiye ayey nu nahay ❤🎉
@ahmedyuusuf5375
@ahmedyuusuf5375 6 часов назад
Xininyo salaax
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 14 часов назад
Gudomiye marwalba kulmiye Wuu sonoqonaya mwayne iyo Xisbi kulmiyaba sland guuuul
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 3 часа назад
Waa sidaa run 💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚👍💯
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 4 часа назад
Wadani uma baahna cod u xisbi ku noqdo habarjeclo waa kaa horeysaa, ina Kaahin haduu nin naf leh yahay oo fariid ah muuse biixi ayuu runta u sheegi lahaa oo ku odhan waar muusoow waa lagu nacee i banee aniga hagbadu waa gacantayadii, mida kale ina Xaashi waa siyaasiga qudha ee maanta habarjeclo Ku jira waana madaxweynaha badali dona Cirro 😊
@ShaimaSicid
@ShaimaSicid 8 часов назад
Kuwan leh hj kulmiye banu la socona weynagii berigoo hore dooranaye mxa lga faaidey war hj majoratiga waa wdani nacasnimada la fadhiista
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 10 часов назад
Munafaqadii habar awale iskuu dirkii reer ahaa kuu cashii jireen
@advyser
@advyser Час назад
Wuxuu ibraahim caydiid sanadka sheegayay baa run noqday
@kaafiherz6930
@kaafiherz6930 10 минут назад
Neef haku wareegaalaysan habarjecee kulmiye ka hadal. Habarjeclo goaankeeda salaadiinbaa leh.
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu 9 часов назад
Dameer ciyey ciro waa halyey cidii awal diidaa ma huwanbaa hadii tiina ay noqonweydo ma xamar baa larabaa
@Xudeyfa
@Xudeyfa Час назад
H/Awal dee waa gorooyooy gabal ku dhac. dhamaan qabiiladii waa isu baheysteen.
@iftin2024
@iftin2024 8 часов назад
Odaygani ma waalanyahay mise waa nacas mida kale muxuu xirsi ugu meeraysanayaa, habarawaleey ha niyad jabina oo ma iyagaa xilka wareegtada ah iska leh. Yahuu waar waanu midaysanahaye ha nasoo dhexgelin diradiraale yohow😂
@cabdiaxmed3577
@cabdiaxmed3577 8 часов назад
Waar kabada nin waa isku. Reer sheekh usaxaaq. Ee qabyaalada iskadaa af hayeen. Hadal jilicsan baad ku hadlaysaa wadanka waa la ilana leeyahay. Ceebta muuse inoo gaystay. Wax kaxuni ina soo marimayso
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 14 часов назад
𝐡𝐚𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐣𝐞𝐞𝐜𝐥𝐨 𝐦𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐥𝐚𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚𝐲 𝐬𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐫𝐚𝐲𝐬𝐨
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 10 часов назад
Dhadiga isaaq baroor iyo munafaqadiin laa bartay
@Wanaagsane
@Wanaagsane 4 часа назад
Wll awalow iiimansada goaanka idinka ka baxaye, musharaxnimadii kaahinba lahaa idinka isku dhajiyee iska tashada, waxba habarjeclo hakala gurinee
@DaahirCabdiwahab
@DaahirCabdiwahab 13 часов назад
Asc idinkoo igaraali ah waxaan qabaa inaan ogaado xogta dhabta ah su.aal goobta aan kudooranay afhayeenka beesha
@mohamedsamotalis8173
@mohamedsamotalis8173 5 часов назад
Habarjeclo waxay rabtaa in Habar yonis Kaah la soo saarto (codka MW lagu iibsado) Habar Awalna Kulmiye u soo saarto (BILAASH) iyagoo Muuse Biixi ridaya..kkkk waa ciyaar BARAAZILI ah. HABAR AWAL waxaan kula talinayaa inay soo saarto Muuse Biixi iyo horseed iyo Hilaac oo wax la kala iibsado... KULMIYE HA DHACO...NINKII LAHAA BAA KA GUURAY...
@NuraQallib
@NuraQallib 5 часов назад
Habarawal ma aabihiin baale soomaalilaan reerbari waa israacayaan illaahay hanaga kiindhexsaaro
@mohumadhusseinbarqadle803
@mohumadhusseinbarqadle803 8 часов назад
Nacaskaasi qabiildhan ayay afhayeen ugadhigeen waa reer ba ay oo jabay way udhamaatay inshaa alaah
@kaltunwarsame3072
@kaltunwarsame3072 59 минут назад
Kkk buur madow wayanu garaneenaha ninku yahaay buur madaaw somaha ninki shalaay huuwaanata u hiilinaayaay u abatirinaayay 9 tiin kala yaaci habarhii huwaanate dhinatay kkk laha hebaalayo ayeeyadiy shan iyo toobanaad ayeey ii aheed waa ninki huuwanata u hiilinaay codadaka huuwanata boqol cod u duubayeey laga hayo hadaalina horaaha lo yidhi 🐖 doofaar ma daahiro xisabigan huuwaanata ay ka shidaal qaataan hadaayanaan xisabiga huuwaanata masharuuc ka so qaatay ayaanan 👆🏾🤚🏽 ayaan ku ridiin maali kalehe ayaanu ka sheekayan walaahi 🧏🏽‍♂️
@mahdibihi5095
@mahdibihi5095 7 часов назад
Weyku qasaren habar jeclo muse biixi
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 10 часов назад
Heego caawa qac ba yaadhay afhayeenka a Habar awal dhiiqo ku jirtaa Barbara iyo gibileey waa xisbiga waddani is daldal😂😂😂😂😂
@ShukriCilmi-i9b
@ShukriCilmi-i9b 5 минут назад
Absulidli, habar jeclo ma taqaanide hangu dhex waalan jeegaantii cagtaa la mariyay
@ahmedyuusuf5375
@ahmedyuusuf5375 6 часов назад
H. Jeclo iyagaa iska kaa xiga, Waxba kaama gelin taladooda iyagaa iska leh, doqonkani waxa uu na leeyahay danta H.jeclo aniga ayaa ka aqaana. Adeer H.jeclo afkaaga ku kala qaybsami mayso meel iskasoo saara
@abdulkadirali6971
@abdulkadirali6971 7 часов назад
Habar awal wayba isa siiyeen beesha habar jeclo wuxuu doqonsanaa jeegaantaasi waa baabaday
@mohmedhetro9391
@mohmedhetro9391 9 часов назад
Ogow hadii ciro uu soo baxo xirsi inuu soo baxayo Waayo waxay ku salaysanyihiin hal xisbi Teeda kale isku dir ma taqaano habar jeclo Habarjeclo isn’t easy Kaashka kuma kala baydhaan awoow
@MaysaFaraax-xb6ql
@MaysaFaraax-xb6ql 6 часов назад
Hj marba is bahaysi dhista halki dantinu ku jirta idinka yaqaan
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 3 часа назад
Ninkan afhayank habrawl ya u doortey? Wa meel qof kasta wuxu rabo iska sheeganayo, suxanallah
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 13 часов назад
💚💚💚💛💛💛❤️❤️💚💚💛❤️💕
@cabdilahisareye
@cabdilahisareye 6 часов назад
Kani wuu riyoonayaa maalin cad
@EngCabdiqadir
@EngCabdiqadir 14 часов назад
Masha alla af hayeeen
@Janno190
@Janno190 12 часов назад
Waar hadalkii oo dhan cabadiraxmaan ciro iyo xisbigiisa habarjeclo cod um hayso raga hungurigu qaaday habarjeclo uma taliyaan cod bixiyayaashu iyagaa xaq u leh cida ay codkooda siinayaan habarjeclo waa kulmiye nimaan kuu rarini yaanu kuu furin habarjeooy cadawgeena waad garanaysaan Bawdada markii aan ka jabay iyo boqonka taagiisa habaeenkii way bidhana lahaa bahalkii cawlaaye ragii buurta dheer igala baxay beerka ka ogsooni Bah cilaamo goortay iga dul booyaysay ba sadhaysan inay baga i yidhi beerka ka ogsooni walee wadani waxay cod helayaan habarjeclo maryaha tuurtay xadhko u qaata oo ku xidh xidha
@Jibriil595
@Jibriil595 8 часов назад
Adigu Xisbiga Wadani kumaba jirtide maxaa kaagalay,Danahaaga ka hadal
@AbdirahimYaqub
@AbdirahimYaqub 11 часов назад
Waa gull
@rashaail4191
@rashaail4191 13 часов назад
Kunani waa tuugtii ciro iyo xirsi ku shaqaynaysay ciidamdada ssb waainay garaacaan buurmdaw waa khaani maadaama uu raacay huwantii waxaan modayey inuu intaa garaad dhaamo waaba xaywaan wayn muusa abokir iyo maxamed abokar cumar jibriil iska xilaaliya kootiyafa balayaadh maanta ayaye ugu darnaayeen hanarjeclo afarka tuug ee huwanta u shaqynaysa laaya waa waxay rabaan inay xamar a dinku daraan tuug i tidaamaah. Xamar lacag u qortay
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 9 часов назад
Dhadiga isaaq baroor cawaa
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 12 часов назад
Aniga sida ila muuqata habar jeclo uunba gala jabtay qayb burco iyo qayb ceel afweyna noqdin labada garab midna maxamed kahin wato midna maxamud xaashi 😂😂😂
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 31 минуту назад
Cawil duufle duufle duufle
@danabguuled5491
@danabguuled5491 8 часов назад
Hsbst jeclo oo' dhan mashs ee waa inta Ciro qadaadiicda siiye oo' keliya, Anigu waxaan ahay Habar jeclo vodkaygana xor ayaan u ahay Ciro iyo xaashi midna ma siinaasyo doorashadun qabiil maaha
@abdigouled6801
@abdigouled6801 9 часов назад
Habarjeclo power wa kulmiye bourmadow wa tuug Habarjeclo waxa taliya suldan gud bourmadow wa nacas ictisam nacaladba ku tale
@KhadarCilmi-wv9cn
@KhadarCilmi-wv9cn 14 часов назад
ADEROOY MESHA WAXBA INOOMA YAALANE S.C.ROOBLE RAAC
@AhmedmohamedyoussoufYoussoufah
@AhmedmohamedyoussoufYoussoufah 13 часов назад
Waxad ka waran xalada in kahim cawa sxb assaga habarjecyl cob ma siineysa
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 5 часов назад
Sool Bari Cirro weydii isagaa qaranka jebiyey munaafaqa /madow waa laaluush qaate
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 13 часов назад
1. Xirsi uma tartamayo Madaxweynenimo. 2. Xirsi waxaa cajabisa Gudoomiyenimo xisbi-qaran. 3. Xirsi dhaqaale ayuu geliyey dhisida Ciro iyo Waddani. 4. Xirsi lagama hayo inuu ka tanasuulay Waddani. 5. 2025 ilaa 2035 fursada gudoomiyenimo, waxay u egtahay in hab gardaro ah looga xaabsaday. 6. Xirsi isgaa laga rabaa inuu muujiyo cududiisa codbixin ee uu haysto. 7. Hadaanu Xirsi hayn cododka reerkiisa, waxaa u hadhay inuu iskaashi la galo: Ururada kale. 8. Waxaa kaloo u banaan inuu jiritaanka Waddani muran geliyo, intaan xilka laga xayuubin. 9. Boqor Buurmadow wuxuu toos uga hor yimi go'aankuu Ciro gaadhay ee ahaa: codka siiya Ciro+Waddani. Ta dhibka noqoneysaa waxay tahay, Ciro oo go'aan gaadhay, Boqor Buurmodow hadu wado kale ku maquuniyo... yaa aaminaya Ciro? Nin waxaa lagu gartaa adkeysigiisa, go'aan qaadasadiisa iyo badheedhkiisa. Laba nin mid baa BEENAALE noqonaya: - Ciro ma yahy beenale? - Buurmadow ma yahay beenale? Haduu Ciro beenaale ka dhigo Baruurta Madoow... dhib intee leeg ayeey goyn kartaa qorshaha Ciro iyo Waddani? Baruur Madow daruur dheer ayuu ku dul niikinaya... Isma qabato Mideynta H.Jeclo iyo kala dooroshada Xirsi iyo Xaashi. Ciro ayuu simbiririxo u qorsheeyey. - Diid Baruurta Madow, oo ha ku cawrido. - Yeel Baruurta madow, oo noqo doqon bilaa go'aan ah oo laqanyo ku dambee. Baruurta dhulka isjiideysaa, simbiririxoy u qorsheeysay Ciro. 😅 balaayo madow iyo cawriyadeeda... waar bal quraan ku akhriya Ciro..
@Cabdi12-g2f
@Cabdi12-g2f 5 часов назад
Habarjeclo way tageersanthy hadalka boqorka
@abdicash8787
@abdicash8787 8 часов назад
Hj , waaaaaaa. Kulmiye ,
@abdirazakmahamoud2829
@abdirazakmahamoud2829 6 часов назад
Xirsi Inuu Nin Adagyahay, Kii Hadlaaba Wuu Ku Waalanayaa, Wixii La Waydiiyayba Kamuu Jawaabine Xirsibuu Xag Xaganayaa.
@MOHAMUDMOHAMED-d7n
@MOHAMUDMOHAMED-d7n 7 часов назад
Garaad xumada ku taageera muuse waxaad mood aa in aanay qaagaadhin siyaasiyan waa maati
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk 2 часа назад
HEEGO XAAL AAN AHAYN ISKU DIR MA YAQAANAAN😅😅😅
@ahmedgoryahmedgory
@ahmedgoryahmedgory 9 часов назад
This gentleman his analysis is 98% correct i.e musa aboker is 34% of Haberjalo and mohamed Abork r 66% of Haberjalo tribe which means musa aboker supports Ero as slaves of ero tribe party from that view Mosa aboker have no weight while they ignored Hersi chairmanship of Ero party form that view Hersi will change his mind and he will join Mohmed Aboker Kulmya party insha Allah
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 2 часа назад
Xisbiga Waddani cod uu ku soo vaxo oo ka badan wuu haystaa, ee waxba ha isku xoqin isbahaysiga!!
@IsmailSuleyman-ur8jh
@IsmailSuleyman-ur8jh 6 часов назад
Ninkan makale garanayo habjeclo ayuu labo beelood ku sheegay maaha labo beelood ee soo baro kkk
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 6 часов назад
Madaxweeynaha Somaliland waa C/Ciro waaye hanbalyo
@HilaaHilaac
@HilaaHilaac 6 часов назад
HJ IYO BARI MA AHA IN LAXASUUSTO MARKA DOORASHO JIRTO KELIYA. RAG CADAALAD WAAYEY SIDA CAWSHA KALA YAAC.
@IdilCabdi107
@IdilCabdi107 13 часов назад
Waa ictisaam waxa meesha ku shiray kaasina ma aha boqor waa nin waalan anakaa abarjeclo ah oo kulmiye ah
@Burcawi24
@Burcawi24 8 часов назад
Kkkkkkkkkkkkkkk bye bye kulmiye 😂😂😂 😂😂😂😂
@abdijama6977
@abdijama6977 11 часов назад
Ninkii dhamaa ee afhayeenka sheeganayey waxkale markuu garan waayey wuxuu ku waashay H/jeclo baa kal jabtay Miyaanu Garanayn Suldaanka guud ee Maxamed Abokor Suldaan Guuleed inuu Go.aanka qaybtiisa lahaaa
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 10 часов назад
Munafaqadii habar awale iskuu dirkood
@abdihassan2371
@abdihassan2371 9 часов назад
Bal nacaskan leh reeekaygiina 90% wuu qabyaalad buu isku raacay hj iyana Labo ayey ukala jabtay Taasi waa bacaaaaaaac
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 13 часов назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 guuuuuuul ciro
@raaidamaxamed2237
@raaidamaxamed2237 7 часов назад
Maxaa xirsi kagalay mahab awalbaa xirsi mida kale salaadiintii habar awal oo suldaankii guud ee sureel awal inuu isbahaysiga lasocdo dhisayan dhagtar cirro
@AbdikarimNuur-d8s
@AbdikarimNuur-d8s 13 часов назад
Waxba yaan lays giijin muuse isagaa shaqaysan waayey 7sano ayuu dalka hogaminayee hayska baneeyo kursiga habarjeclo warkedu waa cadaane
@abdirazakmahamoud2829
@abdirazakmahamoud2829 6 часов назад
Badhya Culustii Kulmiye Caawa Qacbaa Ka Yeedhay.
@أجملالوردة
@أجملالوردة 4 часа назад
Habar awal xagay qabiilada ku barteen
@AliHassan-rp9ue
@AliHassan-rp9ue 12 часов назад
Sheeko jilicsan
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 12 часов назад
CALAACALKA JOOJI . HJECLO go,aankeedu waa mid . MUUSE WAANAGII DHISNEE MUXUU NOOGU ABAAL GUDAY . DADKU KALIGII TALIYE WAY KA WADA YAACEEN XATAA SAYLICI AYAA WADDANI KU BIIRAY 😂😂
@kayseaxmed5591
@kayseaxmed5591 13 часов назад
Nin yaqaana maaha habar jeclo
@MoseMohamed
@MoseMohamed 4 часа назад
Afhayeenka waalan
@Zakariasaam-e9c
@Zakariasaam-e9c 13 часов назад
Adeer annagaa soo saarayna cirro musana ridayna miyaad qarxaysaan super awaloow
@munahaybe6749
@munahaybe6749 12 часов назад
Ma qarxayno idinma qasbayno Somaliland way idinka baladhan tagay lkn xusuusnow 5sanno kadib ado cod doonaya ha no imaan .
@NOREDIN666
@NOREDIN666 12 часов назад
Sheekada QABIILaysigu waa ku daysey. CIRO & M. XAASHI & Somalia ALLAAH BILAAHI. ISRAEL 🇮🇱 iiga sokeysa anigo HJ MAXAMED Abokor ah. Yuhuuda hiil waan u doonan kara lakiin HY & Daarood wllhi banay islaanimo iigu naxayn .
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 9 часов назад
​@@NOREDIN666 adigu dhadiga isaaq dog tahay anyway jewish tihiin heego
@abwaandhabkahadal
@abwaandhabkahadal Час назад
Habar awal ma quusato mana qajisho habar jeclo muuse aragtay arxana kama dhexeeyo afkiisuu eeday ina biixi
@mrd4205
@mrd4205 11 часов назад
We Habar jelco are Kulmiye guul 💯💚💛insha Allah
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 14 часов назад
𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐱𝐛𝐚 𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐚 𝐣𝐢𝐢𝐫𝐚𝐚 𝐛𝐮𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐚𝐰 𝐰𝐚𝐚 𝐡𝐮𝐮𝐰𝐚𝐧𝐞 𝐦𝐮𝐱𝐮 𝐭𝐚𝐚 𝐫𝐚𝐚𝐲𝐚𝐚
@mustafeahmed5555
@mustafeahmed5555 10 часов назад
Anigaa habar jecla waanu dooranaynaa ciro ee adigu max.d ka hadlaysaa af qudhmoone maseerka habar jeclo adiga waxba lagaa wiidiin maayo ee ciidamadii qaranka ee maxaa biista xageed dhigtay
@CaliRermagaal
@CaliRermagaal 10 часов назад
Subaano biyo la waa…..waxa la waayey geelow ninkii waalan baa u dudah
@amnoali8348
@amnoali8348 10 часов назад
التوفيق والنجاح من عند الله وليس من عند بور مادو او هبرجعلو😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 10 часов назад
Qurmiye waxaa lagu aasaa halkii udub lagu aasay
@Xasmas
@Xasmas 12 часов назад
NO ICTISAAM
@abdijama6977
@abdijama6977 11 часов назад
Jeegaan cusub weeye oo adhaxda ka jebisay tii hore Guul Guul Guul Kaah
@XOGAHAADUUNKA-em6ol
@XOGAHAADUUNKA-em6ol 4 часа назад
Buur madow wuu caddaystay inuu argagixisada ictisaam ka mid yahay
@nuurmunye2075
@nuurmunye2075 13 часов назад
Subeer awal is kuma raacsana qabiil iney ugu codeeyaan cidna waliba muse biixi
@SuleemanAdam
@SuleemanAdam 12 часов назад
ALaLehe.Buurmadow.waa.dhiciyeywaLe.habarjecLo.wadai.uma.Codayso.ADNA.sidii.LAkuma.Soo.dhawyo.kuLmiyeWuu.Soo.baxayaa
@museibrahim2796
@museibrahim2796 13 часов назад
Guul JSL somaliland insha Allah
Далее
🤔Угадай постройку | WICSUR #shorts
00:59
Maayir Mooge, ummadda Somaliland farriin u diray.
1:53