Тёмный

Afurka galabta waa layla cayriyey😂 

dhaqan kaaba
Подписаться 225 тыс.
Просмотров 36 тыс.
50% 1

Facebook page dhaqankaaba

Опубликовано:

 

15 апр 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 116   
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Год назад
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜🤍💜💟✨
@makoislaw
@makoislaw Год назад
Ukun dhabad 😂 wlhi waan fuuray masha allaah digaaga so iibso xabibti abaarta xita makaa dhimaneyso
@berity8173
@berity8173 Год назад
Alla wax canjeero lagu cuno shakshuko u jeclhy ❤😂
@fatumaabdullahigure7478
@fatumaabdullahigure7478 Год назад
Masha allah walaal caafimaad ku afura waa afur aad u qurux badan i like it
@ikranquruxchannel9540
@ikranquruxchannel9540 Год назад
MashaAllah ❤❤❤❤❤❤ ramadhan mubarak ✨💖💛💕
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 Год назад
Dhaqan kaabay wiilka ukunta diiday lama yaabayo waa nin cad iyo caano ku soo koray anigaan kula hadlaya baa saas ahaa yaraantaydii miyi baan kusoo koray 1999 baa nairobi la ikeenay saa reerkii baa ukun karsaday wiswis sankaan ka qabsaday kkkk hadana ilaahay baa og Saan u cuno kkk
@RawdaAhmed67
@RawdaAhmed67 Год назад
Waa runtod rag geel io ari mahane wax kale aan qalan jirin baad shibir ukunted sisay dhaqan kabay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@hafsaahmed9901
@hafsaahmed9901 Год назад
Reer miyiga bes ma ahn raga halyeyada haldoorada ah ee u dhashy galmudug iyo waqoyi Bari Bari bakool gado we necbanyihin ukunta iyo caloleyda madaxa mushalalida maskaxda iyo moo's la jabjabiyey ...
@shukriahmed964
@shukriahmed964 Год назад
Walle inee yihiin cidanaan aqaan reer galmudug doorada waxaan unaqanaa dhinbir😂
@ikranquruxchannel9540
@ikranquruxchannel9540 Год назад
Walalaheyga somaliyeed 😍♥❤ Allah gacaantina haidin barakeyo isoo booqda chanelkaan Allah daartis please ♥❤🙏😢😊
@user-kd3cf3ix2m
@user-kd3cf3ix2m Год назад
Abaayo shiishiida caafimaad Ahaan ma fiicna yaan yada bes isticmaal hadaad ka maarmikarto iska daa hadaadan ka maarmikarina Alle hanii daweeyo❤🎉 waan ku jeclahay waana ku taageeraa
@musemuse1507
@musemuse1507 Год назад
Waxaaba qaladaa idinkoo dhulkii xoolaha jooga inaad caanaboore wax ku qasataan saan saxmaahan waa dhaqan dhumis inaad dadka baadiyaha tusto inay caanahooda wax ku qastan ayeey aheed
@quenraxma292
@quenraxma292 Год назад
War gabadhena Aan meel fiican gaarsiiyo soomaaliyeey shaqo sharfan bay ino haysaaye mahadaanidin🥰🥰🥰❤
@AbbasAli-me4ez
@AbbasAli-me4ez Год назад
Firi saan ma ahan dhaqanka Somalida waxaad u eg tahry Shiico
@____Cumar____
@____Cumar____ Год назад
Mnsha allah gabar karti badan hore u soco wll khayr badan hortaada alle ha ka yeelo.
@aliabdi7545
@aliabdi7545 Год назад
M.a abaaayo horoy uso
@jamilanor653
@jamilanor653 16 часов назад
Dhabad waa shegi jiren markan arko😅
@aminaamish242
@aminaamish242 Год назад
Waxan soxasustay abtigey o Badiya kayimid bn qado usameyay biya ovacado ishiday kasu afka sas usaray uff wamaxay waxan malaxda ueg alaa rer Badiya yaqyaqsi badana 😂😂😂😂😂 ucc waa fruitki Dana e ukenay ubaigacayay
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q Год назад
Hadee naceen ani iisoo dhiib walahi wee iga heysa beri afurka sameysana I.a 😂
@user-rq8gy7jn3q
@user-rq8gy7jn3q Год назад
Dhaqan kaba is not easy❤
Далее
Dalxiiskii g/ hiraan iyo jawigeena saka
11:31
Просмотров 48 тыс.
Aniga qisadayda halkay kabilaabatay
15:28
Просмотров 164 тыс.
Поём вместе с CLEXXD🥵 | WICSUR #shorts
01:00
Чистка пляжа с золотом
00:49
Просмотров 174 тыс.
DAILY ROUTINE-JAWALKEYGA CAADIGA  HOOYO SOMALI
10:06
Просмотров 76 тыс.
Jawi robaad iyo jadwalkeena galabta
9:00
Просмотров 44 тыс.