Тёмный

Ahmed Gacayte Amina Abdilahi 

iraad2011
Подписаться 6 тыс.
Просмотров 559 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 106   
@xuseennuur1576
@xuseennuur1576 21 день назад
Cod saafibah 😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤5/10/2024
@mohamouda.dualle0277
@mohamouda.dualle0277 9 месяцев назад
Lo'da waxaa la dhehaa iyadaa ugu dhal jecel. Jacayl dartii sacu waa ilmeeyaa markuu arko wayshiisa/waykiisa Waa sida odayaal hore laga dheegtey. Sacna waysha uu dhalo Sidig kama jeclaadoo Sanka lama rooree Sidig: neef hooyadii dhimatay Oo mid kale jaqa. Dadkaa hore akhlaaq iyo xikmad ayay lahaayeen Maxaase bedelwy qoom qaawan Oo qaylinaaya Rabi yasir.
@adandagacada3258
@adandagacada3258 5 месяцев назад
Waa runtaa lipaax
@cumarlaki1419
@cumarlaki1419 3 месяца назад
Cajiib waa asiibtay
@WllTobanle12
@WllTobanle12 Месяц назад
Ayadaba way qawantahay fananadan magalka ayay sidas ka jirte reer maglnimadi hore iska dheh
@ShukriCabdirahmaan
@ShukriCabdirahmaan 14 дней назад
Xigmad io akhlaaq 2024 (10) Illahy haunaxaristo haday dhinteen
@Pappv-chuloSaska
@Pappv-chuloSaska 7 месяцев назад
Who is here 2024??!!
@yusufmohamed8588
@yusufmohamed8588 3 месяца назад
Yp
@SaadaDaoud-zg6iv
@SaadaDaoud-zg6iv 4 часа назад
Somali music is a beautiful
@HassanCumar-y3v
@HassanCumar-y3v 15 дней назад
Ala yarxam 11/10/2024xasuus
@HalisTa..22
@HalisTa..22 5 месяцев назад
Waad isahayatoo Kaa seexan waayay Dhowr saniyo googo,e Cirka sare u eego Kaa seexan waayoo Ku safaaday noloshee Ilaa lagu su,aaloon Kugu seego aakhiro Waan kula socdaaye Kuma saamaxaayee Jeer suur dhawaaqoo Maseegtada aan gaadhne Haduu samir wax tari laa Ama uu sad noqon laa Mudaan kaa dhur sugayee Adoon saaca igu xidhin Saranseerna igu wadin Ama seydhi wacadkii Ama sidaa igu qaado🙇‍♂️ Run ahaanti heestan aad ayey ii taabataa marka aan dhageysanayo Shekadan mid lamida iheysata tu aan gacal iyo xigaal nahay ayaan u silloonahay muddo 4 sano ah hadan u sheegan lahana waxan kayaabi inay tan un jawaab ii noqoto👇 Sacna waysha uu dhalo Sanka kalama rooroo Sidig kama jeclaadee Sidaasan ka dhiganahay oo issa sudhan waxaan nahay Sokeeye iyo walaala ah💔🤦‍♂️ At 17-may-2024 one of my worst days in my life😕
@RahmoAbdulle-tp2wo
@RahmoAbdulle-tp2wo 2 месяца назад
❤❤❤😂😂
@Ma_Duusha
@Ma_Duusha 2 месяца назад
Wax no sheeg camo
@sayidahmedsheikhzamaani4897
@sayidahmedsheikhzamaani4897 21 день назад
Mahdsanid walal sida add nogu caawisay qoraalka heeska adne xaaladada wey hagaagi,dontaa
@AbdihakiinshacurFarah
@AbdihakiinshacurFarah День назад
Shp waxan filaya hada wax kasta iney kuu hagagen waqtigii adkaana aad dhaaftey waxan ku rajeynayaa wanag o dhan shp❤😮
@2Gkin
@2Gkin 19 часов назад
Anyone else 2024😢
@apdiraxiinmaxamuud8041
@apdiraxiinmaxamuud8041 6 месяцев назад
Waxaan dhagaysanayaa habeen iid ah taariikhduna tahay 10 /4/2024 caleyk caleyk ❤
@xasanxuseen9897
@xasanxuseen9897 10 месяцев назад
Ilaahoow unaxariiso fanaanitan iyo dhamaan muslimiintaba
@karbajeawale934
@karbajeawale934 9 месяцев назад
Rabi naxariistii jano hawadasiiyo singub iyo labada fanaanba maanta waynaga hooseeyaane insha;allaah
@ExcitedCake-qu1rm
@ExcitedCake-qu1rm 22 дня назад
2024 idin dhagaysanoya ilahow idin naxariso
@Xulkaqaraamka
@Xulkaqaraamka Год назад
Dhammaantood wey dhinteen abwaan singub, ahmedow gacayte yuusuf, aamina abdillaahi, abdinasir macalin caydiid, alle ha u naxariisto dhammaantood runtii aduunyadu qiimo badan malaha geeri hadii aad ka badbaadidna gabow baadan ka badbaadi karin.
@AbdiFatah-bu4hg
@AbdiFatah-bu4hg Месяц назад
Wiilka tunbuga tumaya isaga war ma uhaysa
@AbdirahmanElmi-f5k
@AbdirahmanElmi-f5k 10 дней назад
​@@AbdiFatah-bu4hg waa abdinaasir macalin caydiid. Wuu dhintay isaguna. Alle ha u wada naxariisto
@AbdiFatah-bu4hg
@AbdiFatah-bu4hg 10 дней назад
@@AbdirahmanElmi-f5k abdinaasir waan garanaya kabanka ayuu tumaya tunbuga ayaan jeedaa saaxib bahalka durbaanka oo kale ah
@Mahmudyare
@Mahmudyare Месяц назад
Allah haŵnaxaristo yarabi
@abdisalahsheikh
@abdisalahsheikh 11 месяцев назад
Alyomu naquulu lal insi ahaulai iyakum kaanu yacbuduun
@HaajiGuutaalle
@HaajiGuutaalle 3 месяца назад
IllhoW unaxariiso inagana dibadood hana hoojinin🤲🤲😢
@MaxmaedYare-m8n
@MaxmaedYare-m8n 7 месяцев назад
❤️❤️❤️❤️👌🏻👌🏻👌🏻👍🏻🙏🏻🙏🏻
@MaxamedcaliAwliyo
@MaxamedcaliAwliyo 6 месяцев назад
❤😂🎉😢😢😮😅😊😊😅😮😮😮😢😢🎉😂😂❤😊Z
@CabdirashidDiiriye-lb1zj
@CabdirashidDiiriye-lb1zj Год назад
Haduu Samir wax Tari laha ama uu sad noqon laha muda. Ka dhor sugaye axya heesto alle ha unxriisto AUN Amino abdullahi xirsi favorite song 🎵 ♥️ 💖 ❤️
@khadarqadaafi4371
@khadarqadaafi4371 3 месяца назад
❤anigiyo zxbkay guulleed ismaciil maxan cidlo ku qaadiii jiranay ama a good aroosyo kusiii soconadaa dhexda bahalo nagaga nixiyeen anagoo dhagaysanaynaa ❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamedcabdi6197
@maxamedcabdi6197 8 месяцев назад
Axyaa heeso alle ha idin naxariisto dhamaantiin intii dhimatay
@dooxjoogcawil4092
@dooxjoogcawil4092 4 месяца назад
Sanadaba waxaan ahaa nin jacaylku saratagay seedaha jidh kiisee 😢😢😢
@samiyacabdi3768
@samiyacabdi3768 5 дней назад
salkuu dhii gii ayaan kuuyee samir Anlahane my dhiiga ❤ cabdirashiid axmed askar
@AbdihakiinshacurFarah
@AbdihakiinshacurFarah День назад
Hello 2024 meshan jogna 😂
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 9 месяцев назад
Ilaahow u naxariiso sangub.
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Год назад
Horana waxaad kacaban jirtay xanoonka loyaan qaalbi gaariir haadi ugudo gaariir koracana
@flegend194kenedid9
@flegend194kenedid9 2 месяца назад
Listening more than 1000 times
@cabdokhadar5501
@cabdokhadar5501 9 месяцев назад
Allaha unaxariisto labdaba
@shaficicxakiin6730
@shaficicxakiin6730 3 месяца назад
2030 wixidawanaya wasalamaya
@feysalxasan2823
@feysalxasan2823 3 месяца назад
Illhey ha Ina gaarsiiyO inagOo nabd ah wll I.a inTaa io kabdN
@abdinuuribrahimMohamed
@abdinuuribrahimMohamed Месяц назад
I'm here 🎉
@Mahmudyare
@Mahmudyare Месяц назад
Allah hawnaxarissto
@xasanjanjaw2279
@xasanjanjaw2279 10 месяцев назад
Allaha naxariistisa jannada ha kawaasho labadaba
@XassanXaraaro
@XassanXaraaro Год назад
Alle haunaxariisto 2 dubai way inag hooseyaan
@MaxamedXaashimursal
@MaxamedXaashimursal 7 месяцев назад
@kolyeedh1
@kolyeedh1 Месяц назад
Aamiin heesta intii samaysayba waa dhinteen Abwaan singub Gaacayte aamina iyo cabdi naasir macalin
@ifraaxxuseen4485
@ifraaxxuseen4485 10 месяцев назад
Ale haw naxariisto 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@qadrocabdi3766
@qadrocabdi3766 9 дней назад
Aamiin
@khalidkhadar4480
@khalidkhadar4480 6 месяцев назад
Waxaan dhageysanayaa malintii labaad ee iida soonfur 11/04/2024 axyaa hees .
@AbwaanCaateeye
@AbwaanCaateeye 11 часов назад
❤❤❤❤❤ naxariis jano
@MohemedAbdi
@MohemedAbdi Месяц назад
Mè indeed
@CabdulahiAli-y3e
@CabdulahiAli-y3e Месяц назад
❤❤❤❤❤
@ibrahimcomar2294
@ibrahimcomar2294 6 месяцев назад
Allha unaxaristo❤❤❤❤❤
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Год назад
Ardacaday gabadha haablaha ugu shidaada baadan yaataha
@Hasanferrari2021
@Hasanferrari2021 6 месяцев назад
Alle hawnaxristo dhamntod
@arkabartirefaraxoodlay
@arkabartirefaraxoodlay Год назад
alaya raxma labadodaba axmed gacayte iyo aamina cabdilaahi xirsi heest qaaliya sabalo hadu samir wax tarilaha mudaan kaldhusugaye
@YaxyeXasam12-lf1uy
@YaxyeXasam12-lf1uy Год назад
Alle ha unaxariisto dhammaantooda
@katharmohamednuh1258
@katharmohamednuh1258 5 месяцев назад
Allhunaxristo.lbadod
@AhmednourMohamed-ci9ut
@AhmednourMohamed-ci9ut Месяц назад
sing the songs
@ayuboffecial7107
@ayuboffecial7107 5 дней назад
Tolow kii chanel ka laha ma dhinte mise waa nolyahay
@FarhiyaAli-e5r
@FarhiyaAli-e5r 3 месяца назад
12 july 2024
@sacadshyuusuf8977
@sacadshyuusuf8977 Месяц назад
Kuma seexan waligay Sadex igu walahiya Sir aan kugu dilaayee Sahwiyoo jacaylkuna Siduu adiga ku yahay Ayaan kuula simanahee Way noolayaan eryada heestani ilaa inta somali nooshahay
@ayuboffecial7107
@ayuboffecial7107 5 дней назад
17/10/1986 ?
@suheebyare-qo6oz
@suheebyare-qo6oz 4 месяца назад
Aad iyo Aad
@hassenhero1745
@hassenhero1745 Год назад
Amina cabdullahi
@FathisiyadMahamed
@FathisiyadMahamed 5 месяцев назад
Hada dhagaysanayaa waana subax hore😢
@AmiiraAlisaid
@AmiiraAlisaid 9 месяцев назад
2024❤😢
@osmanabdulahi5384
@osmanabdulahi5384 11 месяцев назад
Abwaanka abwaaninta allah ya sharfaka mahamud abdulahi zangub ❤❤ we remember you always ❤❤
@kolyeedh1
@kolyeedh1 Месяц назад
Ilaahay hau naxariisto runtii murti buu inooga tagay
@mahamedcabdishakuur5504
@mahamedcabdishakuur5504 5 месяцев назад
AUN❤
@mubaarigmaxamuudguuleed
@mubaarigmaxamuudguuleed Год назад
❤ax yaa hees
@liibaancabdi2034
@liibaancabdi2034 Год назад
😮LolL Ll 😮😮😮p
@RwryfWjhsu
@RwryfWjhsu 2 месяца назад
Waa maxay heestaan
@Shakuurcadaan
@Shakuurcadaan Месяц назад
Asc wsc. Hi
@MustafKarama-mr1ss
@MustafKarama-mr1ss Месяц назад
2024 9 4 Malin galab Ah waqtiga 3 01 pm jawi macan
@SaafiCabdi-c1z
@SaafiCabdi-c1z 4 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@JamaMohamed-cp4gm
@JamaMohamed-cp4gm 3 месяца назад
Helt.dagsa❤
@JamaMohamed-cp4gm
@JamaMohamed-cp4gm 3 месяца назад
Hetta.deyo❤❤❤❤❤❤
@guuleedmaxamed-u3p
@guuleedmaxamed-u3p 2 месяца назад
Asc
@ruushalijamac638
@ruushalijamac638 Год назад
yaasalam waayihii wacnaa aduunyo
@abdisalahsheikh
@abdisalahsheikh 11 месяцев назад
Sheydan says aday biigle
@عثمانمحمد-ت5ي
@عثمانمحمد-ت5ي Год назад
Yaasalaam waayihii wacnaa
@jibriilabdishakurali614
@jibriilabdishakurali614 Год назад
Naf la saaqa baan siday tahay dhalaan sabaalaynayaayee.
@CabdixakiinCawaale
@CabdixakiinCawaale Год назад
ax ax yaa hees mcn
@abdalayare6744
@abdalayare6744 Год назад
Hees aan jeclahay ❤😢
@NajaxfaysalAxmed-zg3fq
@NajaxfaysalAxmed-zg3fq Год назад
Amina axmed
@JamaMohamed-cp4gm
@JamaMohamed-cp4gm 3 месяца назад
Ninbaatey
@abdisalahsheikh
@abdisalahsheikh 11 месяцев назад
Sheydaana la yasaa gaalada xoolaha dhegaha ka goyn oona cuni oo insaanka ah oo aalihatan yucbaduuna min duunilah u baahan allahna u baahan
@ahmedabdirizaknor4200
@ahmedabdirizaknor4200 10 месяцев назад
Sabanka aan hada joogno maxaa loo wayay fananiin sidanoo kale ah waa su'aale
@MustafIbraahim-kv8lv
@MustafIbraahim-kv8lv 7 месяцев назад
Musataf
@MustafIbraahim-kv8lv
@MustafIbraahim-kv8lv 7 месяцев назад
V
@MustafIbraahim-kv8lv
@MustafIbraahim-kv8lv 7 месяцев назад
@Axme341dCabdilaahi-n
@Axme341dCabdilaahi-n 10 месяцев назад
AXMED
@Jodhobmuxumad
@Jodhobmuxumad 8 месяцев назад
🎉🎉🎉
@SaafiCabdi-c1z
@SaafiCabdi-c1z 4 месяца назад
🎉
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Год назад
Logaha isko yara dhawe
@LovelyCoastalBeach-ie9vp
@LovelyCoastalBeach-ie9vp 7 месяцев назад
Wtsh
@kosarhussain2232
@kosarhussain2232 8 месяцев назад
Www
@Shakuurcadaan
@Shakuurcadaan Месяц назад
Hhii
@CabdilahiCiise-ts5fi
@CabdilahiCiise-ts5fi 8 месяцев назад
22
@abdisalahsheikh
@abdisalahsheikh 11 месяцев назад
Alyomu naqulu lil jibril wal mikal ahaulai iyakum yacbuduun aad iiga cabsata iblis
@Somaliololtv
@Somaliololtv 6 месяцев назад
Fakin fakin
@Mahmudyare
@Mahmudyare Месяц назад
Allah haŵnaxaristo yarabi
@munomohamedjama9199
@munomohamedjama9199 6 месяцев назад
❤❤
Далее
Yassiin Ahmed Digfeer iyo Sahra Ileeye.
11:23
Просмотров 96 тыс.
Каха понты
00:40
Просмотров 398 тыс.
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi - sabaalo
8:38
Просмотров 2 млн
Axmed Yasiin Digfeer & Siraad Cabdale
16:50
Просмотров 132 тыс.
Haddaad Dhaayo Leedahay
11:23
Просмотров 11 тыс.
dhirta xididka hoosaa
11:36
Просмотров 167 тыс.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Просмотров 4 млн