Тёмный

(AHUN) Cumar Nuur Cabdulle|| heestii “maxaan galay?”|| with lyrics 

Daah Qaad
Подписаться 8 тыс.
Просмотров 36 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 18   
@abdiyare4308
@abdiyare4308 2 года назад
Alla yaraxam1980 isagoo habeen kaheesaya toyaatarkii ayaan fasx iskuul ka imi hargaysa ayaan ku daawady tiyaatarkii xamar walaaho waan ilmeeyey waxaan u qiry boqrka codka soomalida
@fiigsanetalks3412
@fiigsanetalks3412 4 года назад
Waaaw!!! Cumar ilaahaw u naxariiso Nin cod macaan buu ahaaaa
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 года назад
AUN Laba cumar baan maqlaa! Cumar dhuule oo kabanka tumaayo iyo Cumar nuur cabdulle oo codkiisi mucjisa ahaa nooga dhaxal tagay. 🥰❤
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb 3 года назад
Mucjisadii codka Cumar Nuur cabddulle, Fanaan kan Reerkiisa oo sheekhyo ka soo jeeda, ayaa u diiday Fanka. Sidaa ayuu uga baxay. Hadduu Ku sii jiri lahaa Fanaan ka cod macaan ma soo maray Somalida.
@abdullahiali1394
@abdullahiali1394 4 года назад
allah yaa raxmo raaximiin cumar nuur cabdule waa fanaanka aan heesahiisa jacelhy iyo codkiisaba
@abduqadiraxmedsharibabduqa1133
@abduqadiraxmedsharibabduqa1133 2 года назад
Cajiin cod Aun cumar nuur cabdule
@ismaciilaxmednuur6900
@ismaciilaxmednuur6900 Год назад
Kabanka cumar dhuule miya maqlaya mise dhagaheyga waaye
@mahadamadaxyar2165
@mahadamadaxyar2165 Год назад
Cumar Nur Cabdule Lejen Cod Macan
@abduqadiraxmedsharibabduqa1133
@abduqadiraxmedsharibabduqa1133 3 года назад
Cod dahabi eh Aun cumar
@Mohanmedfidhin
@Mohanmedfidhin 4 месяца назад
❤❤❤❤❤❤
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 2 года назад
Tubeec ninkaana uga xaq lahaa boqorka codka shaki igama jiro
@baariyoo
@baariyoo 2 года назад
AUN labadaba lkn Maxamed Salebaan ayaa ku horeeyay fanka maadaamaa uu da' ahaanna ka weynaa cumar. Aun cumar waxey isku waqti ahaayeen siduu isagaba sheegay wareysi Xassan aadan isku degmana ka wada yimaadeen diinsion. Waa la kala weynaa oo lais xushmeeyn jiray fanka sida hadda oo kale ma ahayn subxaana Allaahiye
@mjjariiban
@mjjariiban 4 года назад
Kabanka Cumar dhuule miyaa tumaya mise anaa mooday
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 3 года назад
Waa kabankii Cumar heeskan oo Cumar qaadahayana waa arkay.
@shiilalle
@shiilalle 4 года назад
Cajiib Wallee COD waa kan
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 3 года назад
Faladegan fariin u reeb bro hhhhhhh
@shiilalle
@shiilalle Год назад
​@@ismailalihasan9519 Horta in aan aqaan soo kama horrayso
@Mohanmedfidhin
@Mohanmedfidhin 4 месяца назад
❤❤❤
Далее
Cumar Nuur Cabdulle  Hees Hanaan Socodka Laafyaha
7:42
Cumar N Cabdulle | Dusha Timaha Guudkee |
7:16
Просмотров 59 тыс.
Борщ в стиле высокой кухни!
00:57
WAREYSI ALLAHA U NAXARIISTEE CUMAR NUUR CABDULLE
17:45
Просмотров 3,8 тыс.
Axmed Biif | Amaal | 2024 | Janno Lyrics
5:44
Просмотров 8 тыс.
CUMAR NUUR CABDULLE
8:01
Просмотров 989
Cumar dhuule || Bulliyeey shinbiryahay with lyrics
6:49