Тёмный

(AHUN) Maxamuud M. Xassan (kabanle)|| heestii “sida halable aar oo”|| with lyrics 

Daah Qaad
Подписаться 8 тыс.
Просмотров 129 тыс.
50% 1

Waa hees aad u macaan
Inkastoo heestu aysan nadiif ahayn hadana waan waayay mid nadiifa
Sidaa darteed waa dhici kartaa inaan wax khalday

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 77   
@abdulqadirabdulhamid4080
@abdulqadirabdulhamid4080 3 года назад
Heestan waxa kamaqlay markii iigu Horaysay Oday Ragii hore ah Oo Kaban Dhawaqa afkiisa kasameeya
@CabdinaasirMaxamed-fw1jr
@CabdinaasirMaxamed-fw1jr Год назад
Anba asigaan soo arkay hoy hoy ayuu ku haaye oday cod mcn
@KHaLiEtHMaHaMeTh
@KHaLiEtHMaHaMeTh 6 месяцев назад
i anpa isaga kasoo racay
@yussufhassan5265
@yussufhassan5265 6 месяцев назад
Kulamid baan ahy weliBa odayga codkiisaa fiican
@qalbinuura8340
@qalbinuura8340 6 месяцев назад
Masoo wada raadina🤣​@@yussufhassan5265
@KhaalidNuu
@KhaalidNuu 6 месяцев назад
Lkn ereyada xitaa isku mid mahan ​@@yussufhassan5265
@joombaar8121
@joombaar8121 4 года назад
Maxamed m xasan kabanle aun codkiisa caadi ma ahayn kabanka habkuu utumayana cid keeni karto ma jirayso inta iga danbayso like ta igu cimaamada
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 года назад
Waagaa kugu beryaaya hesihii dhageetsigood ilaa habeen danbe ayaan hayaa by naasir cadaalo .
@wiilkareerxaaji8577
@wiilkareerxaaji8577 6 месяцев назад
Marqaankaba ayaka i saxa​@@cabdinasirclle2453
@manowali6110
@manowali6110 3 года назад
Kaban ka wlh wanku jiboode....qarami hees igadex....way iga gadhantex boqolki ba boqol....❤❤❤💪💪100%
@rayanmustafe5473
@rayanmustafe5473 5 месяцев назад
Loo dhameeyay heensaha ayay sax ku tahay
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 Год назад
Qalbiga ayay xadantaynaysaa hees isu dheelitiran laxan midbaa codka kabanka Nice thanks
@abdullahi77.
@abdullahi77. 6 месяцев назад
Heestaan oo lyrics keeda iyo codkeeduba ey fasiix yihiin waa wayey
@usaamemaxamuud21
@usaamemaxamuud21 7 месяцев назад
Father of love waa Maxamad cali kaariye ❤
@eymakay2
@eymakay2 3 года назад
"Sida halable aaroo Inta uu hal geel dilay U hillaacay dhiigoo Laga hoy dhabeeynaa" Iska sax
@raaghenuur3228
@raaghenuur3228 2 года назад
Wll adna kaa qaldantahy Sida halabla aaro Inta uu hal geel dilay U hilaacay kayntoo Layga hoydo beelaha Sida sax yacni marka libax carada imado oo dadku (beelahu baqdin mel ka galan socodka io dhaqaqa yareyan ) sidaas weeyan
@mctube5558
@mctube5558 Год назад
Armay tahay Laga hoydo dheelaha(cayaaraha habeenkii lasameeyo in layska daayo baqdin laga baqayo libaaxa
@alihaji9416
@alihaji9416 Год назад
Sidda halable aaroo inta uu hal geel dilay u hilaabtay kaytoo laga hoydo dheelaha Heestaan waxaa iska leh abwaan, fanaan Ali shaacir
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 Год назад
Suugaanta qofka yaqaan kelmadaas waxa weeye u hilaacay dhiigo tuduca ka horeeya ayaa markhaati ka ah
@Eylboy
@Eylboy 6 месяцев назад
​@@mctube5558laga hoydo beelaha xolaha laga xaraysto
@Gabdh_tuulo
@Gabdh_tuulo Год назад
I hanaan ku leeyahay Halaqiyo abeesadaa Horarkiyo waraabaha Hilbaheyga ha u wadhin😰
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 3 года назад
Fanaanka heesta qaadayo waa Cali Shaacir ee ma ahan Maxamuud Kabanle
@britishboy53wiilboqortooyo33
@britishboy53wiilboqortooyo33 3 года назад
Sxbo originallleka heest ints ka helaa
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 3 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-DqeY4i1y4fk.html
@regularwarya
@regularwarya 2 года назад
@@HadithiAbdulle Hubaal cuudka waxaa haya Qoolleey cudkuse kiisa uma eka. Linkiga waan raacay with all due respect aad ayuu oga gacan culus yahay suda ay imika u baxayso.
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 2 года назад
@@regularwarya odeyga wuu duqoobay sidaa buu u gacan cuslaaday. Kabanistayaasha marka ay gaboobaan wey gacantooda wey cuslaataa.
@galoolqudhac
@galoolqudhac Год назад
Yaa huba inuu maxamuud kabanle yahey kabankuun baa ah
@MaxamedCaydiid-ug6ej
@MaxamedCaydiid-ug6ej 6 месяцев назад
Sida halable aar
@feisalhussein6456
@feisalhussein6456 4 года назад
Sxb waad mahadsantahay marka hore dadaalka aad samaysay qoraalka ereyada ayaa wax badan kaa khaldanyihiin horay usoco ayaan kuleeyahay heeskaan si gaar ah baan u jeclhy AUN al fanaan kabanle
@daahqaad
@daahqaad 4 года назад
Heeskoo nadiif ah waan waayay masuul
@abdulqadirabdulhamid4080
@abdulqadirabdulhamid4080 3 года назад
Saa walaal wixii qaldan od ujeedid maaku soqortid Community Mise wa iska qiyaastay in wax qaldanyihiin
@CabdilaahiCiise-ww3qi
@CabdilaahiCiise-ww3qi 2 месяца назад
Sida halable aaroo inta uu halgeel dilay uhilaacay dhiigoo laga hooydhabeyaa hiirtaanyo ciilqaba kahinragay laabto
@abdiomar6799
@abdiomar6799 Год назад
Oo hawda orodkana daruuraha harsanayoo haaddu aanay gaarayn
@siidcumar-yj1gi
@siidcumar-yj1gi Год назад
Meel luuqaad kaso bixisay wlhi
@fanwaafankiihoreamabaricis3963
@fanwaafankiihoreamabaricis3963 4 года назад
wooooow fan waa fnkii waayo waayo🌺🌹🌷🌸💐🐾🍄
@warfaalifeshow7584
@warfaalifeshow7584 3 года назад
Kabankaa iga gadan Inaba caadi maaha lkn maxamuud kabanle inuu aheyn baan u maleyn
@alihaji9416
@alihaji9416 Год назад
Haa waa runtaa oo waa cali shaacir music isagaa tuntay, mirahana isagaa leh
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 4 года назад
Halaqiyo waraabaha Hilbaheyga ha uwarin Adna haada ha isiin!!🙌
@daahqaad
@daahqaad 4 года назад
Onkood Media Production Adna haada ha i siin☑️
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 4 года назад
@@daahqaad Haa saaxib heestu macaana💋
@daahqaad
@daahqaad 4 года назад
Onkood Media Production Haa zxp wuxu Kabanle ciyaar MA aha
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 4 года назад
@@daahqaad Aad iyo aad sxb subscribe iisar sxb waanku saariye🙌
@HamzeAbdiGacan-dp5kr
@HamzeAbdiGacan-dp5kr Год назад
Axyaa hees axyaa kaban
@ubax7758
@ubax7758 6 месяцев назад
Heesta hawen waa lahubiya inte ka hela😢
@CabkaJr
@CabkaJr 6 месяцев назад
Waa iyada
@dhulgariir
@dhulgariir 9 месяцев назад
U hilaacay dhiigoo Maaha u hilaacay kayntoo/no
@QashowBoy
@QashowBoy 9 месяцев назад
Esh cala hes❤
@abdiomar6799
@abdiomar6799 Год назад
Ma ahan kabanle
@HirabDigfer-iu3rs
@HirabDigfer-iu3rs Год назад
Whli waa hees aad umac
@adandagacada3258
@adandagacada3258 Год назад
Heestaan waan raadiyeey
@qalpinuura9091
@qalpinuura9091 3 года назад
Mahaysaan heesti *ha laguurin cashaqa gaadhiga hayga saarin afka wabi ganaaniyo fowsiyey ha gayn Gado*
@kaamilali1389
@kaamilali1389 Год назад
Aniga hayo wlshy
@abdimohamuud29abdimohamuud31
@abdimohamuud29abdimohamuud31 6 месяцев назад
Inta tik tok ku aragty😂😂
@abdiqafaarsalah5245
@abdiqafaarsalah5245 6 месяцев назад
😂😂😂 waa nakan 😂😂😂
@sahraismail3332
@sahraismail3332 5 месяцев назад
Xaadir 😂😂😂
@sidowadem2233
@sidowadem2233 5 месяцев назад
waxaan u hawo dheerahay hodaneey timahaaga higilkaa hodaneey dhulka haabanaayoo afku halaq madoow iyo han qalloocsigaagee.
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 6 месяцев назад
Wow😊❤
@abdiwelijafaal
@abdiwelijafaal 6 месяцев назад
Nio heeskastoo qaraam ah oo xul ah commentkeedaan kugu arkaaa,fan yaqaan baa tahay saaxiib kkkkk
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 6 месяцев назад
@@abdiwelijafaal wllka gaaladu markasta waxay dhahan old is gold mrkaa mar hadaa danbaabaysid wax aad fahmaysid ood waxna ka fa'iidaysid baa la dhagaysta wllka waad ku mahdsan tahay sidaad mar kasta iila socotay adiguna mar hadaadba commenti kasta oon leeyahy hadaad argtid waxay la micno tahay inaynu labadenu isku dhaqan nahay oo aynu dhagaysano heeshihi hore mrka lgendryy ba tahay geeridu haku ilowdo🖐🖐🖐🫡❤️💯
@AbdikariinDaahir-c2j
@AbdikariinDaahir-c2j 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdikariinDaahir-c2j
@AbdikariinDaahir-c2j 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤
@CabdilaahiCiise-ww3qi
@CabdilaahiCiise-ww3qi 2 месяца назад
❤❤❤🎉
@warsamebeeydheere6322
@warsamebeeydheere6322 3 года назад
Yaa arky ody qadayo heestaan tuug waye wan soqbt kkkkkkkkkk
@axmedabiib157
@axmedabiib157 3 года назад
war muxuu kugu sameeyay
@Gabdh_tuulo
@Gabdh_tuulo Год назад
Kadaa wll😂
@AbdikariinDaahir-c2j
@AbdikariinDaahir-c2j 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 4:13 4:15
@xazzanka3434
@xazzanka3434 6 месяцев назад
Macnaha erayga "halable aar" maxaa lagu sharaxi karaya ma wuxuu noqonaya libaax mamay miya kkk
@MaxamedCaydiid-ug6ej
@MaxamedCaydiid-ug6ej 6 месяцев назад
3:14
@Tahliil-ot4lg4cg4t
@Tahliil-ot4lg4cg4t 29 дней назад
Halable aar waxaa lagu macnee karaa aar aan gaban oo inta badan orod badan erayga halable waa wax degdeg badan oo wixiiba durba qabanayo
@yaasirabdi2640
@yaasirabdi2640 3 года назад
Haa
@yaasirabdi2640
@yaasirabdi2640 3 года назад
Waaw
@liibanmaxamed1412
@liibanmaxamed1412 3 года назад
Iyadoo dhammaystiran lama helo miyaa?
@CabdilaahiCiise-ww3qi
@CabdilaahiCiise-ww3qi 2 месяца назад
Sida halable aaroo inta uu halgeel dilay uhilaacay dhiigoo laga hooydhabeyaa hiirtaanyo ciilqaba kahinragay laabto
@maaxyare3058
@maaxyare3058 5 месяцев назад
❤❤❤❤
@yaasirabdi2640
@yaasirabdi2640 3 года назад
Haa
@yaasirabdi2640
@yaasirabdi2640 3 года назад
💙💜💙💜💙💜💙💜💙💜💙💜💙💜💙💜
@yaasirabdi2640
@yaasirabdi2640 3 года назад
Haa
Далее
Maxamed Mxasan kabanle
10:29
Просмотров 189 тыс.
Kaban  kariyooki ah
8:18
Просмотров 13 тыс.