Тёмный

(AHUN) QASAALI iyo (AHUN) magool oo u jiibinaysa|| heestii “JECAYL DA’ WEYN”|| with lyrics 

Daah Qaad
Подписаться 8 тыс.
Просмотров 2,9 тыс.
50% 1

Hees qaraami ah oo aad u macaan with lyrics
Fadlan subscribe!!
Mahadsanid

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 11   
@engdeeqsaleban7071
@engdeeqsaleban7071 3 года назад
Ereyadi hadraawi Codka maxamed nuur riwayadii ninkii hadima taliyow adiga uhalisaa jiibtii magool Laxnki bashiir xadi
@BashiirTypicalexample
@BashiirTypicalexample 3 месяца назад
Of.alle.hawnaxariisto.dhamaan.maxamed.warsame.qaasaali.magoolerayadii.m.ibrahim.w.hadraawi..ninkahadimo.taliyoow.adigaa.uhalisa
@dr.abdirisakartan4026
@dr.abdirisakartan4026 3 месяца назад
Old is gold
@alihaji9416
@alihaji9416 4 года назад
Subscribe, like iyo comment ayaad ku mudaysatay heesta aan ugu jeclahay heesaha dhaxalka u ah ummada soomaaliyeed. Mahadsanid walale
@daahqaad
@daahqaad 4 года назад
Ali Haji Shukran bro
@fiigsanetalks3412
@fiigsanetalks3412 4 года назад
Miraha hadraawi baa iska leh yaan filin wlhi hees macaan weeye 👌👌
@daahqaad
@daahqaad 4 года назад
Soo dhawoow zxp
@fiigsanetalks3412
@fiigsanetalks3412 4 года назад
sharmake ahmed wn dhawahay wll go forward
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 4 года назад
Meel doob leh maaha adeer waa meel doog leh mida kle heestani ya ku yidhi wa qaraami ? Wey wada qadayan heesta ee ya ku yidhi wey u jiibinaysa adeer ? Tariikhduna maaha dookhaga iyo sidad la jeceshay ee wa siday tahay adeer ereyadana iska wada sax.
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 3 года назад
Lkn si fiican baad ugu sheegi kartay walaalkaa sow maahan adigoon xoogaa si kulul wax sixidda u dhigin. Erayga ugu horreeyaa waa DOOG sida ninkaas wax saxay u sheegay. @@@@@@@@ Meel doog lahoo Aan dedi jirey Ay damaqdayoo Diilalyoonayaa @@@@@@@@ "Doog" macno ahaan halkan naq iyo doog soo baxay laga hadli maayo. Erayga sidoo kale waxaa la dhahaa marka nabar muddo hore kugu dhacay oon dhab u biskoon uu dib eel iyo keyli cusub ka keeno, macna dib u soo labo kacleeyo. Waad dedaashay lkn meelo kaleetana waan u jeedaa/arkaa oo sixid u yar baahan walow qofkii heeska dhegaysanaya aadna afka u yaqaan uu caadi u wada fahmi karaayo maadaama codka AHU Maxamed Warsame fasiix yahay dhuun dahabiya lahaa waagaasna si heer sare ah wax loo duubi jirey. Heesaha maanta la duubaa 2021 sidatan codkoodu uma ahan fasiix, qalabka iyo farsamadu hadday horumartay, mase aqaan sababta oon marar badan is weydiiyey keli ahaan.
@MullaMadar
@MullaMadar 3 года назад
@@AbdiazizSaidAhmed aad iyo aad ugaas
Далее
ОН У ТЕБЯ ЗА ДВЕРЬЮ!
22:33
Просмотров 470 тыс.
How to get skins for FREE? #standoff #skins #coins
00:34
aespa 에스파 'Whiplash' MV
03:11
Просмотров 14 млн
Qamar Lyrics!
8:57
Просмотров 304 тыс.
Cumar Dhuule Ahun | Heesta Gobaad
8:02
Просмотров 9 тыс.
*Xalimo Khliif Magool aun | Heestii Ogow Garina
9:14
ОН У ТЕБЯ ЗА ДВЕРЬЮ!
22:33
Просмотров 470 тыс.