Тёмный

AHZAAB OSMAN 2014 HILACA ROOBKA OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN) 

Liibaan Jama
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 4,2 млн
50% 1

MAHADNAQII HASSAN WADO
CODKII: AHZAB OSMAN
MUSIC BY: SAID ALI WINKEEY
VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
EDITED CAMERA BY: LIIBAAN JAMA
SOOSAARIDII: STUDIO LIIBAAN
Liibaan Jama Website
Copy Right Liibaan Jama

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,5 тыс.   
@amiindeutschlandofficials7981
@amiindeutschlandofficials7981 4 года назад
intii iga dambeysa ee daawaneysan misan akhridey community 2020 plz like ✌✌
@xudeyfixuseyn7680
@xudeyfixuseyn7680 3 месяца назад
2024 ayan dawnayaa ee ma nooshahy😂
@asmaasu
@asmaasu 4 месяца назад
Still I'm listen 2024 yaa ila mida❤😊
@Awoaden137
@Awoaden137 4 месяца назад
Me 🫶🏼💕
@fardowsabashiir6618
@fardowsabashiir6618 3 года назад
2021 Hada daawaneyso like iyo comment isii ❤️❤️
@updimajiidrashiid4238
@updimajiidrashiid4238 3 года назад
Ha macaneey
@daauudburcaawi1151
@daauudburcaawi1151 2 года назад
Keep going huuno
@AwesomeExperiencez
@AwesomeExperiencez 2 года назад
2022 💕
@maxamedqadar9874
@maxamedqadar9874 6 месяцев назад
@@AwesomeExperiencez 2024
@AwesomeExperiencez
@AwesomeExperiencez 6 месяцев назад
@@maxamedqadar9874 war Bari waa soon maxamadow 😅
@laynqabow7000
@laynqabow7000 2 года назад
Heestan waxay ugu leedahay xusuus ii gaara 2016 waqtigaas oo aan hargaysa hadhwanaag joogay niyada waxa igaga jiray inaan tahriibo ila waqtigaa ayaan heestan aad u dhagaystay lkn jacayl uma aan dhagaysan se Waxaan u dhagsyanyey inaan hadafkagayga gaadho ilahayna waa ii fududeeyey inkasta oo waqti badan iga soo baxay suudaan liibiya Tunisia jasaair ilaa sadex sano bay igu qaadatay inaan yurub soo galo axlm maanta hadafkagii waan garay faraxad iigu noolaada asxaabta janada ayaa inoo balana by now France pris
@user-ts2ys1nf1x
@user-ts2ys1nf1x Год назад
Ani xit EE I WAD NOOH😂
@Sukeyna_Matan4077
@Sukeyna_Matan4077 9 месяцев назад
3sano kadib kuarky😂manoshahy
@FarxiyoXasan-mq7ut
@FarxiyoXasan-mq7ut Месяц назад
Aamin🤲
@apdirahmanaadan5928
@apdirahmanaadan5928 2 года назад
2023 i still love❤ this song
@amuun_xoxo
@amuun_xoxo 2 года назад
Illahay Hana garsiyo maba la garinee😂😂
@simonabdulkadir6531
@simonabdulkadir6531 2 года назад
Amiin ilhy hana garsiyo kkk
@libanali8528
@libanali8528 Год назад
😂😂😂😂😂
@HusseinAbdullah-l8c
@HusseinAbdullah-l8c 10 месяцев назад
I like it
@mohamedissa7049
@mohamedissa7049 4 года назад
Heestan ma darensa nen micnaha ay ku fadhiso lkn waxan dib umilicsadey 11-3-2020 markii lagursadey gabadhii Aan ifka ugu jeclaa😭😭💔💘dhib malahan bedel qeyr qaba insha Allah 👍🙏
@sakicabdi4943
@sakicabdi4943 3 года назад
😭😭😭😭sorry kulamid ahysxp
@shamso3683
@shamso3683 2 года назад
🥺😿Kula mid ahay qofkna jcla naag ayuu hada ninkeda yahay 4sano oo dhana been iyo jcyl beena ayu igu wadaya🤦‍♂️💔
@decocade1659
@decocade1659 2 года назад
@@shamso3683 sorry hada single matahay🥺
@mustafemaxamed7680
@mustafemaxamed7680 Год назад
Anba.inantan jeclaa.wa la iga gursaday idinla.mid ahay
@Lone-d5w
@Lone-d5w 2 года назад
Still i,m listen 2022 🥰Hada iga danbeso like mxa kudiidee
@hothandaggan3681
@hothandaggan3681 Год назад
Like you
@maankey6048
@maankey6048 Год назад
Wakasaa hoo😒😒
@justtt.4nx_p7
@justtt.4nx_p7 Год назад
29/jan/2023
@abdirahmansalaad5234
@abdirahmansalaad5234 Год назад
@@justtt.4nx_p7 April 27❤😁👂🏽🫰🏾
@haniitaofficialchannel
@haniitaofficialchannel Год назад
Maqan waxa igu waalay heskan 2023😂😂😂🫶
@bashkamohamed1913
@bashkamohamed1913 4 года назад
If you watching 2020 ✌❤💙🇸🇴
@iqraabdi9881
@iqraabdi9881 4 года назад
2020 hadii dawaneysid like ta soo fasax😂😄
@sowdamuxidiin4801
@sowdamuxidiin4801 4 года назад
✌🥰
@ncm9871
@ncm9871 4 года назад
Wanakan😅🙋‍♀️
@asxardirir8620
@asxardirir8620 4 года назад
Hahahaha waikanhee
@yopovaroyp2248
@yopovaroyp2248 4 года назад
🤣🤣Wax kale
@deeqamuuse7143
@deeqamuuse7143 4 года назад
@@sowdamuxidiin4801 ⁰⁰00
@muhudinabukar7073
@muhudinabukar7073 2 года назад
Heestaan waxaa daawanayaa sanadka 2021 dhamaadkiisa ii doo siyaasada Somalia ee kacsan thy taariikhdana ee ku beegan thy 27/12/2021 habeen talaado soo galeeso saacadana ee thy 11:56 xasuus wlaahi heestaan jaceelka hawaaro ayaa leeyhy aniga 2016/ ilaa upto know ayaa hal qof jeclahy balse wali isma guursan hadii aa iga dambeeso heestaan daawashadeeda ii soo ducee jaceelkeyga maria mar un in uu guuleesto❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰😥🥲🙏
@Ayub_Hassan
@Ayub_Hassan 2 года назад
Alle ha idinku gulleeyo wll amn😍😍
@AsiyaSharmake-bk9oc
@AsiyaSharmake-bk9oc Месяц назад
Allle haydin ku guleyo wll❤
@amiinaraab5020
@amiinaraab5020 3 года назад
Qofkii hestan aan kubartay waa unaga hoseya cawa Alaha kunaxaristo 🤲🤲🤲
@SaynabAadan-ji9uf
@SaynabAadan-ji9uf 9 месяцев назад
Allow unaxariiso wax walpa u
@deequnibea5850
@deequnibea5850 5 лет назад
2019 ya Ila wanayo🤤😅✌🏿❤️🇸🇴❤️🔐
@nimcocabdullahi9422
@nimcocabdullahi9422 5 лет назад
🙋‍♀️
@samramohamud7710
@samramohamud7710 5 лет назад
Anineh😂
@Abdisalamjannah
@Abdisalamjannah 5 лет назад
Ani 😂😂😂😂😂😂
@fardowsamire3468
@fardowsamire3468 5 лет назад
@@samramohamud7710 🙋
@nastexonehal177
@nastexonehal177 5 лет назад
Ani😀
@swaggboi1228
@swaggboi1228 4 года назад
Heestan inta ika dampeso dhagesaneso❤🥰 yaa dawanyo 2020________2024👑🙋‍♂️
@mariacabdi4913
@mariacabdi4913 Год назад
4/7/2023 Tue 1:53 am
@alibashiribrahim9895
@alibashiribrahim9895 5 лет назад
Hillac robka wlhi waxan dageysan hestan 2014 markaas nolal mcn Baan kujir Xasus wlhi bal like Iska saar
@seaditeyib9070
@seaditeyib9070 5 лет назад
Mo too bro
@badraismaaciil64
@badraismaaciil64 5 лет назад
asc
@yaskayaska9349
@yaskayaska9349 4 года назад
Shout out to Hassan wado this song came out 1998 Djibouti
@rayaanxcrahman4343
@rayaanxcrahman4343 4 года назад
noloshi maka bxaday
@dakanefarah9368
@dakanefarah9368 4 года назад
Alibashir ibrahim sorry bro
@theclassicman6730
@theclassicman6730 Год назад
Tuesday 4 october 2022 who still listen to this masterpiece song Go on fly and rise up you hands 👐 ❤️❤️
@xareed1
@xareed1 2 года назад
nin lawaayay 😥😥 waxan ka daawan jiray barnaamij kii bariida iyo bogaadin ee ay nimco samriye soo dayn jirtay ama galab wanagsan 🥰🙌
@khadarmoxmed.4906
@khadarmoxmed.4906 Месяц назад
Legend waa halkaan ku bartayba.
@izumi4954
@izumi4954 4 года назад
Stay at home 🏡 baan ku jirna😂waxa iman doonta malin Uu qof akhri doonO CommentaYgan💕
@jimcaaleabdrisaq6609
@jimcaaleabdrisaq6609 3 года назад
Anaa arkaya hda ee ma nooshay😂😂
@izumi4954
@izumi4954 3 года назад
@@jimcaaleabdrisaq6609 AlhamdulilaaH wali Waan CunaYa😂💔
@jimcaaleabdrisaq6609
@jimcaaleabdrisaq6609 3 года назад
@xanaan somalilander safiya Masha Allah alle cimriga hku kala kiciyo
@dhashiidarawishta3058
@dhashiidarawishta3058 3 года назад
😂😂😂😂
@cawilyare9491
@cawilyare9491 3 года назад
@@jimcaaleabdrisaq6609 1¹aàqqqqpp1q⁰00qp 0q0pqqqq
@maxamudluzio9899
@maxamudluzio9899 4 года назад
2020 just now hadaad daawaneyso Like billahay❤
@lakiali2253
@lakiali2253 3 года назад
Duni duni halwzan hawaawi beena dadow hogaanzan 🙃😔🥺2020 November 15 waan iska sooboqday😀❤️
@justsaywow766
@justsaywow766 4 года назад
2020ka wixii ka dambeeyay yaa yimid wllo ilhy waxaan kaaga baryay sanad khayr inuu kaaga dhigo sanadkaan
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 года назад
aamiin wll dhamaanteenba
@bashirmedia7383
@bashirmedia7383 4 года назад
2020 January yaa jiifka ka.daawanayo farta taag ☝️☝️like ta na ha baqiilin wll
@keeyowyare3141
@keeyowyare3141 4 года назад
👆
@naima1045
@naima1045 4 года назад
14 /1/2020 anaa kula mida👌👌
@sakicadde4696
@sakicadde4696 4 года назад
☝️☝️☝️☝️☝️
@xamzejaamacbiciidfuul7895
@xamzejaamacbiciidfuul7895 4 года назад
War orod badnidaa?
@abdourahmanabdoul-kader4092
@abdourahmanabdoul-kader4092 4 года назад
09 /02 / 2020
@Ahmed_sh.khalif10
@Ahmed_sh.khalif10 Год назад
Still listening 20 August 2023 awal hore waan iska dhagaysan jiry lkn caawa gabadhii aan jeclaa ayaa ballankii igaga baxday mid klena iga raacday 😢💔 waxan rajaynayaa inaan dib uso bookhan doono anigoo bogsaday heerna ka gaadhay nolosha una mahad celinaya qoftaasi waxay noloshayda u tary❤ if allh say😊
@abdiasismohamed896
@abdiasismohamed896 5 лет назад
Waryaa ila dawaanaya o jaceylkiisu ka maqantey heestan 2019 ❤❤❤❤❤❤😭
@cabdulaahiaxmed7035
@cabdulaahiaxmed7035 2 года назад
Aniga lkn waqtiga is badalay ani 2022 walibo hben sabti ah sacdu 11:20
@cabdiaxmedboss1521
@cabdiaxmedboss1521 3 года назад
Heestan wiil aan sxb nahay waliba ilmo adeer aan wada nahay baan ku xasuusan gari aan wada jirnay ku dhageysan jirnay allow janadi firdowso kaa waraapi ku iga gooyay allow adaa garasoor ah dabar jar al.shabab mar uun waan idiinla degalaa insha Allah waliba bilaa mushaar aniga oo qaranka ugu shaqeynayo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Joya11
@Joya11 Год назад
Rabi Naxariistii jano haka waraabiyo 😥
@IbrahimEagle
@IbrahimEagle 10 лет назад
as always my brother from another mother you do a great JOB. I am proud to call you a Friend
@khadarmoxmed.4906
@khadarmoxmed.4906 Месяц назад
Saxib ma nooshay Hadda
@hamseosmaan
@hamseosmaan 2 месяца назад
Heestan markii iigu horaysay waxaan ka daawaday TV 2015kii wakhtigaas heestaan tv yada ku Arko maan illaawi jirin sababto ah waan yaraa heestana waxay Ahayd hees Aan Aad u taageeray.maanta Ayaan RU-vid ka soo searching gareeyay oo taariikhdu tahay 2024 haddaad igaga danbayso waxaan kuu rajaynayaa guul iyo inaad .unbeaten kaga gudubto dhibaatooyinka nolosha❤
@AraweeloAli-qx1mt
@AraweeloAli-qx1mt Месяц назад
Wakhti qiimo bdn buu ahaa wakhti gaas😢
@xamda6266
@xamda6266 2 месяца назад
2024 inta dawanysa o hestan jecelan jirty 👍 😅😅😂
@haamudsiraad8610
@haamudsiraad8610 2 месяца назад
Adoo iskaa bulaaa lol
@xamda6266
@xamda6266 2 месяца назад
Ha wlhie😅😂😂😂​@@haamudsiraad8610
@caanobooro1446
@caanobooro1446 5 лет назад
April 2019 inta jiifka ku dhageeysaneesa like ta igu sharaf wll mcn mhdsanid😂😂😂🤣🤣🤣💯💯💯🙏🙏🙏👇👇👇❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴inaba caadi ma aha heesta
@Fadxi632
@Fadxi632 5 лет назад
Manzh allh 💗👏
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 года назад
@@Fadxi632 mhdsanid
@seedsomalikoob2250
@seedsomalikoob2250 Год назад
yaa dawanaya 2023/6/24 😮 hilaca roobka hobaanta geedka illayska hoyga gabadh hagagsan yartaan u haysteee haweeentan taanka doortay miyay habar hog ii godaysay haaaa allow habaabin hawla igaadhay naftan u heelan harmad u hiilin😢
@maryamacusmaan9085
@maryamacusmaan9085 Год назад
Anigaa kula mid ah
@karti-soor
@karti-soor 2 года назад
"... Top lyrics and song musical instruments perfect 👌.. Mash Allah talented young singer, with postures &gestures.
@hindi3522
@hindi3522 4 года назад
2019 ya ila dhagesanaya?😍😍😍👏heez io badh walah😊☺
@dahircadde605
@dahircadde605 4 года назад
Somaalidu doqonsanaaa meshaaan yaaa jacel ka hadlaayo Naag khayaamaleey ah ayeeey heestu ka hadlesaaa Kuwa kuleh jecelkeeygi ayaan kusoo xasuustay jacelkeygi ayaan isla dhageeesan jiray
@inaaliahmed29
@inaaliahmed29 4 года назад
😂😂wlhi beenta mhn
@amranali6867
@amranali6867 7 месяцев назад
😂😂😂
@raqiaalimuuse1715
@raqiaalimuuse1715 6 лет назад
Hilaaca roopka hopaanta geedka inta ka heshY like ii saara 😍
@abdellazamriya6434
@abdellazamriya6434 6 лет назад
Raqia ali muuse nice song
@shiineomar6851
@shiineomar6851 6 лет назад
Raqia ali muuse
@Mmm-wz1vw
@Mmm-wz1vw 5 лет назад
Heescusub
@Mmm-wz1vw
@Mmm-wz1vw 5 лет назад
Jecely
@eng-faysalsuleiman1313
@eng-faysalsuleiman1313 3 года назад
Wooow adbay iqancisay
@guuleedmaxamed5906
@guuleedmaxamed5906 2 года назад
Heestan waxaan dhagaysanyaa maanta oo ay taariikhdu tahay 2022 2 15 Mid yar oon wada soconay unban shalay ku arkay iyadoo mid kale la socota oo malinta jcylka aduunka la xusaysa aduunyo.😔 shaydaan hagogan😪 like saar xiligad aragto
@Queenkl2fe4ic4b
@Queenkl2fe4ic4b 8 месяцев назад
Anaha hadqa araaky😂 wiil baajkiisa aan sarnaa aa ii shid i dhahy😂
@joshjohn8842
@joshjohn8842 9 лет назад
Axyaa AHSAB,codqurxoon,style wanaagsan,asturaad fiican,deganaansho,wiil dayar,you are one of the youngest who show our children a good act.WELL DONE
@nushbeibbeib7367
@nushbeibbeib7367 6 лет назад
josh john 0
@libanabdi4197
@libanabdi4197 6 лет назад
josh john mansha allha weeyan wllka qaaali
@halimahussein8201
@halimahussein8201 6 лет назад
Inxun kuma egta
@burci2
@burci2 8 лет назад
Aar macalinkii quraanka ii dhigi jiray goormuu heesaha bartay inuu qaado.. Waa aduun iska aakhiru zamaana..
@kairohassan7448
@kairohassan7448 8 лет назад
kkkkkk it is not
@ridwaanaahmed.geyseyalqeys2872
wwwwwwwwe nc pg
@muniirheytham8017
@muniirheytham8017 8 лет назад
Kkk
@omaryare404
@omaryare404 7 лет назад
BURCI sida magacaaga kamuuqata reer waqoyi baad tahay cunugaana waa reer kismaayo kaana yar ninkaan aad ledahay quraan buu ibari jirey xagee isku taqaniin laqabsi dheeridaa
@abdishakurabdullahi578
@abdishakurabdullahi578 7 лет назад
Omar Yare it does'n make any sence the name
@nuurhajji7258
@nuurhajji7258 5 лет назад
August 2019 inta dawaneso like❤ 💑👈
@Khayre166
@Khayre166 Год назад
Ilaahow heesaha na nacsii waa Balwadda keliya aan iska joojin waayey hooyo ayaa in badan iiga duceyso Allah ha ii aqbalo
@runmisebeen7985
@runmisebeen7985 5 лет назад
@Ahzaab weli ma arag fanaan Soomaaliyeed oo sidaada oo kale u heysayo. You are the best somali singer i have ever seen so far. Guul iyo horumar ayaan kuu rajeynayaa. Hore u soco brother noolow.
@Mohamett-143
@Mohamett-143 5 лет назад
August 2019 ayan dawanayaaa ee farta soo taag ☝️
@mrsyos
@mrsyos 9 лет назад
And an old song becomes a new one...I heard this song back in Djibouti in 1997, still you got a beautiful voice..Keep it up..
@zakiisaac12
@zakiisaac12 9 лет назад
Hassan wado
@khadarmoxmed.4906
@khadarmoxmed.4906 Месяц назад
​@@zakiisaac12ooma Horaa loo qaaday
@lovetolove3960
@lovetolove3960 2 года назад
Still listening 2022 golden voice
@monahupdihrahmanali7555
@monahupdihrahmanali7555 2 года назад
Still listening the beautiful voice azhap othman
@somoshDelAhmed
@somoshDelAhmed 2 года назад
❤️❤️❤️
@sucadoahmed9262
@sucadoahmed9262 2 года назад
Wallyal waxad ishegtan wiikan meshuu ka baxay😫🥱
@khadarmoxmed.4906
@khadarmoxmed.4906 Месяц назад
Waa Reer Yurub wll Hadda Reer Ceerigaabo ahaa
@zackyqalinle3881
@zackyqalinle3881 5 лет назад
Walalke hada tagero utahay misane hada dawaneso Mmmmm ❤🙏 like dhac dhac
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 Год назад
Jimce 6|01|2023 time 4:05 habeenimo baan dhagaysanayaa heestan cajiibka ah.❤️✌️
@ilhan6359
@ilhan6359 Год назад
Anigana cawa ban dhageysanaya 9:16😢😊 habenimo ah tariiqa 2/8/2023
@anzalhanchi9095
@anzalhanchi9095 8 лет назад
Ur talented wth voice maa Shaa Allah ahzaab... kiip it up frankly u re playd it perfect....grt
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 4 года назад
Heestan fanaan ka xaqa u le wa re jibuti waxana la dhaha: Hassan wado
@sheeylong9946
@sheeylong9946 3 года назад
Saaaax
@bureeqomahamed1609
@bureeqomahamed1609 3 года назад
10/28/2020❤ban dhgysnayaa anigoo jira 19sno😻
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 2 года назад
Wooow. Sir axsaab, the best fanaan.
@abdirizakalidaad8508
@abdirizakalidaad8508 9 лет назад
Duni dunii duni halawsan hawaawi been ah dadaa uhogansan... Caadi ma ahan
@nuradinrahoy5886
@nuradinrahoy5886 6 лет назад
Yeaahh bro
@mamomacaan1238
@mamomacaan1238 6 лет назад
Nice song HILAACA ROOBKAA HOOBAANTA GEEDKA ILAYSKA HOYGAA GABADH HAGAAGSAN YARTAAN U HAYSTEE
@BasraShariif
@BasraShariif 9 лет назад
my fav song so far ..........
@muxiyadiinaaden1466
@muxiyadiinaaden1466 8 лет назад
wwwwwww hhhhhhhh ich lieb.sng
@maryanmuse7375
@maryanmuse7375 7 лет назад
Really hestan way itabatay
@adeshabdirahman7739
@adeshabdirahman7739 6 месяцев назад
Woow heestani xiisahiida iga mabao 2014 ilaa 2024 wa waqti badan
@HamzaAhmed-kg8id
@HamzaAhmed-kg8id 4 года назад
Yaa ila dawanaya 2020❤️😎🤗
@amalhussein4543
@amalhussein4543 4 года назад
Hamza Ahmed aniga
@safiyacalioomaroomar8670
@safiyacalioomaroomar8670 2 года назад
Waayaha aduunyada marbaa jirtay heestan aan afar azxabtaydii barigaa ay heestu Soo baxday aan ku jeclayn lkn maaanta wixiiyo azxaba nimaba meel ka dhacay maantana kaligay baa dhagaysan noloshu way soconuun 2022_/ 2015 ilaa hada kama xiiso dhicin heestan ahzaab nlw zhp
@NOGOBAAWI
@NOGOBAAWI 5 лет назад
2019 Hadaad Daawanayso Like Soomaali wayneey
@Siciiddhiif14
@Siciiddhiif14 Год назад
Xasuus gaara bay heestani igu leedahay waana jeclahay yaa daawanaya 2022 oo dhamaad 24-dec🥰🥰
@amalahmed5169
@amalahmed5169 8 лет назад
codkiisa wax lasiista lahayn omg nice voice🔥🔥
@warsuganmedia914
@warsuganmedia914 3 месяца назад
2008, 2009, 2010, 2011, 2012, 2013, 2014 heesihii soo baxay waa iigu baxdaa waa xiligii ugu fiicnaa ee heeso soo baxay ayaan isleeyahay xiligaan burburka yaa igu raacsan
@caraweelodumar7288
@caraweelodumar7288 2 года назад
Still listening to this song 14/11/2021 sweet voice ahzaab Osman
@safiirkareermiyiga6105
@safiirkareermiyiga6105 6 лет назад
Viva ahzaab osman Wlhi taageere qaas ah Kuu ahay saaxiib Nina libintiisa looma diido Horu socod wanaagsan ✌️✌️✌️✌️✌️✌️
@hajjimuzamil59
@hajjimuzamil59 4 месяца назад
Still listening in 2024❤
@tasliimdhaladtasliimdhalad2909
@tasliimdhaladtasliimdhalad2909 3 года назад
Heestii macalinkayaga abwaan sunaari
@hibadmohamed3981
@hibadmohamed3981 5 лет назад
2019 intii Ku dhagysty fasxii ha ila eegaan june 22/2019
@superpoetry8704
@superpoetry8704 5 лет назад
Liban Jama ma recording company baa boowe. Top lyrics MaashAlllaah
@king.karbashonlyonething694
@king.karbashonlyonething694 6 лет назад
Gawadhan ugu jecla adunka Markan isbaraneynay hestan aya no shidnet xaasus badana adunka waa lawadisa galin malinba wa malin 😞❤️😏🤔
@hibaaqwilzan3566
@hibaaqwilzan3566 5 лет назад
2019 /1/11 yaa ila daawanya like 💗
@mcdrama4559
@mcdrama4559 3 года назад
i am still listening 2021 Beautiful voice 🎤
@laylaabdi3478
@laylaabdi3478 4 года назад
Estafrica sahiii iko salaaaah wuuuuuuw kuwaniiini sahii zambaya zikiweeezi indheleye zalah kuwaniiini matoto wakenya anakaleeela.....
@younggurey2371
@younggurey2371 10 лет назад
axzaab wadka baxsata sxb great song n well done best singer ever yr.🎵🎶🎼🎤
@KhadarAbdi-u2m
@KhadarAbdi-u2m 2 месяца назад
Sxb come back nd c ur comment of 9yrs ago memories 😢
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 3 года назад
Hargeisa weli muu iman legend kan. 2021 ayaan dhagaysanayaa
@dfwireless9327
@dfwireless9327 9 лет назад
may ALLAH bless this wedding and rer Kampala who showed up
@abwaanmuuminabdi8839
@abwaanmuuminabdi8839 2 года назад
Liibaan studio iska daaya doqonimada heesta miraheeda waa lagu tuntay waa fanaaniita maata ee luuqadooda aqoon.(haween taan ka doortay miyay (hadaar maaha)waa haadan hoga ii qodaysaay.
@Fathaqamar
@Fathaqamar 5 лет назад
May 2019 😊🙏
@qalbiholcayqalbiholcay3219
@qalbiholcayqalbiholcay3219 5 лет назад
Me😂
@umhassan5406
@umhassan5406 5 лет назад
Umada nabi maxamed ku sali nabigaga csw❤️
@ilwaadquruxcumar602
@ilwaadquruxcumar602 5 лет назад
Scw
@bashirabdi8999
@bashirabdi8999 10 лет назад
Inaba caadi ma aha, great song. Great work lee, can't Waite to see you direct somali movie with your HD camera talent insha Allah. First comment yey
@ogadeniaqueen9224
@ogadeniaqueen9224 8 лет назад
people need to stop saying heetan waxa laha hablow if u don't want to listen hazab's voice just leave it .............. I do really like song it reminds me one my best friend from Minneapolis
@sayidcali6901
@sayidcali6901 5 лет назад
Axsaab osmaan lagend inta dawanysa 2019.8.
@FactryMade
@FactryMade 3 года назад
Heestaan 2015 meel aan ku dheeli jirnay PES ayaay kadaarnaan jirtay mar walpo❤️💯xasuus wllhi
@nadarmahamud9107
@nadarmahamud9107 5 лет назад
Kama daalo dhageysigeda 2019🔥👍😂
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 6 лет назад
Waar fanaankan dhalinta yar ma kufsan heesta ee si macaan buu uqaaday ee cayda iyo dacaayada halaga yareeyo. Jiilka dambana wuu u faa'ideeyey oo heesihii hore yu barayaa. Xasuustii Xasan wado. Congratulations Axzaab
@sucadoahmed9262
@sucadoahmed9262 2 года назад
😍2 week baa ka dhiman 2022 walina wan jeclahay heestan😍🥰🥰🤗
@houseofkhadro1831
@houseofkhadro1831 8 месяцев назад
i’m still listening 2024 ❤❤❤❤
@oubahlove5927
@oubahlove5927 9 лет назад
i love this song and ahzaab osman also we love fananita sanadka
@armanadan2166
@armanadan2166 9 лет назад
hy dia
@oubahlove5927
@oubahlove5927 9 лет назад
what mean dia brother
@deckmessi5316
@deckmessi5316 9 лет назад
😭😭😭😭😭😭
@armanadan2166
@armanadan2166 9 лет назад
+Xamda Xubi ..hh
@wyosawce9922
@wyosawce9922 7 лет назад
L123jcm
@Abdirisakabdirisak-g4z
@Abdirisakabdirisak-g4z 9 лет назад
saxiib aad bad heestan ugu soo baxaysaa waxa lagu moodaa xasan wado markaad heestan qaadaysid masha allah.........................................
@gunnery8907
@gunnery8907 Год назад
Hada iga dambeyso like isaar 2023🎉❤
@Anshax_Music
@Anshax_Music Год назад
Hilaaaca roobka❤️
@maryanmohamud2541
@maryanmohamud2541 10 лет назад
Aww i love it 🎶 Well done Ahzaab singer of the year 👏
@abdiwahaabhassan414
@abdiwahaabhassan414 5 лет назад
2019 qofkii daawanaya waa slaamay
@faysalcumarcabdulahi7387
@faysalcumarcabdulahi7387 2 года назад
Still 17 jun 2022 listening the good voice my bro ahzap
@Farhan_Viyolla
@Farhan_Viyolla 10 месяцев назад
2024 stil am listed oh my song😢
@fnurani5160
@fnurani5160 10 лет назад
Ahzaab osman very great song with beautiful voice hormar wannaagsan sxb .(**keep going**)
@Q4D4R
@Q4D4R Месяц назад
Who is listining 2024 🥺😫
@aishaabdiaziiz1896
@aishaabdiaziiz1896 Год назад
2023 still wa jeclahay hestan 🥺❤️
@abdinaasirtime9784
@abdinaasirtime9784 5 лет назад
Hees qiimo leh ahzab ozman fanaan jira😚😚
@assyah9436
@assyah9436 10 лет назад
Mashallah you have an amazing voice..😍😍🙌🙌
@halooyelochannel9798
@halooyelochannel9798 3 месяца назад
2024 hdaa dawaneso hestan legend ba tahy love dhac igusi😂❤
@drakeahmed1965
@drakeahmed1965 9 лет назад
one of the finest Somali singers gratis bro Ahzab👌👍
@ducaysan114channel9
@ducaysan114channel9 6 лет назад
Ahzaab hees iyo cod quruxbadan masha allh😍
Далее
YouTube   Ismoog by Awale Aden
6:08
Просмотров 1,9 млн
Ahzaab Osman ft Aidarus Maliboi  by nageeab joseph
5:30
Tufaax Darajo iyo Mukhtaar Osman  | GOOGAA | 2018
7:50
Diiwaan - Axmed Biif 2010
6:29
Просмотров 8 млн
Idaaya
8:02
Просмотров 3 млн
Ahsaab hees mcn
5:12
Просмотров 53 тыс.