Тёмный

Ajakis sheeko qosol badan wiil reer xamar ah oo dameer iibsaday 

Shabelle TV
Подписаться 111 тыс.
Просмотров 120 тыс.
50% 1

Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
/ @shabelletv5037

Опубликовано:

 

16 апр 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 120   
@Makhal643
@Makhal643 2 года назад
Allaha ku naxariisto Abti Abdi Muridi dheere Ajakis 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@abdisalamshiine1174
@abdisalamshiine1174 2 года назад
Allow kuu maxriiso baaba ajakis🤲😞😥💔🖤🌹
@aliabdullahi4165
@aliabdullahi4165 2 года назад
Allah ku naxariisto🤲 weli waad naga qoslinesa
@kittygirlarmy2651
@kittygirlarmy2651 2 года назад
Allah kuu naxaristo
@sadiacabdi1536
@sadiacabdi1536 2 года назад
Allahaku naxaristo Janada fardowso allahey haka warabiyo amiin
@deeqamohamed4429
@deeqamohamed4429 2 года назад
Allaah yarxamak Aajakis. Jannatul Farduusa Al aclaa Allaha ka yeelo gurigaaga Allaahuma Aamiin dhamaan ehelkiisa iyo Ummadda Soomaaliyeedna Samir Allaha wada siiyo Aamiin.
@abdullahimrdacad9161
@abdullahimrdacad9161 Год назад
⁵⅚⅝⅞⁸⁸⁹⅘
@wezy5510
@wezy5510 2 года назад
Allah Unaxristo legendary 🙏 🙌
@ezansudeysi6472
@ezansudeysi6472 Год назад
Alahu kuu naxriisto 😭❤😭😭
@samatarmohamed1117
@samatarmohamed1117 4 месяца назад
Amiin
@cabdilaahixassan5415
@cabdilaahixassan5415 2 года назад
Allle haw naxariisto 😢😢😢😢😢
@Ashranov
@Ashranov 2 года назад
Rabbi naxariistiisa hakaa waraabiyo, Jannatul Fardawsana ku sii insha'allaah aamiin
@shumey_ahmed
@shumey_ahmed Год назад
الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته ويلهم أهله وذويه الصبر
@abdulkadirsandhere1662
@abdulkadirsandhere1662 11 месяцев назад
😮M🎉
@MKlein-hp2jd
@MKlein-hp2jd 2 месяца назад
Amiiin ya Rab
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 25 дней назад
Aameeeen
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 2 года назад
Inaa lilah wainaa ilahay raajicun ilahow qabrigiisa uwaasici yaarabi aamiin 😭
@xaawaluulaa4299
@xaawaluulaa4299 2 года назад
Allaha ku naxriisto janndul fardows alle haka waraabiyo
@axmedaxmed7408
@axmedaxmed7408 2 года назад
Allah ha unaxariisto
@abdirizakhassanmataan2264
@abdirizakhassanmataan2264 2 года назад
Allow unaxariso baba ajakis 😭😭😭😭
@farhiamohamedabdi4293
@farhiamohamedabdi4293 2 года назад
Alla ha unaxaristo jantul fardowsa alla hakawarabiyo ajakis
@mohamudhirsi250
@mohamudhirsi250 Месяц назад
Allow ku naxariso
@aliyareoffecie
@aliyareoffecie 3 года назад
Ajakis waxan aqana mudo ka badan 20 sano waligey na lama kul min reer xamar na wan ahay sabab abdi muridi dhere ILOVE ❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdullahiabud7823
@abdullahiabud7823 3 года назад
20sana aaaa walee ma yarid
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 года назад
@@abdullahiabud7823 weynaanta ceeb miya ajakis ba ka si weyn
@cabdilaahixassan5415
@cabdilaahixassan5415 2 года назад
Alle haw naxariisto 😢
@calimuusemaxamed5471
@calimuusemaxamed5471 2 года назад
Allah yaraxma😔
@Aminaabdi-oo3jc
@Aminaabdi-oo3jc Месяц назад
Allah ku Naxariisto😢
@somgalaxy4445
@somgalaxy4445 2 года назад
Allaha ha u raximo Ajakis
@yahyamohamed8177
@yahyamohamed8177 2 года назад
Allaaah haunaxariisto kitaabkiisa midigta allaah haka siiyo aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@bushraabdi8564
@bushraabdi8564 2 года назад
Allah ha u naxariisto ajakis 😭
@xilkasibraahim4919
@xilkasibraahim4919 3 года назад
Masha allaha shabeele waligaa jir jog
@user-ri1cs9nt1v
@user-ri1cs9nt1v 25 дней назад
Allow unaxariiso
@mohacade6559
@mohacade6559 2 года назад
Allah unaxariisto 💕❣💞
@ramloshikhmaxamed5264
@ramloshikhmaxamed5264 2 года назад
Alle ha unaxaristo
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 Год назад
gabadha khatraaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaayfaraxsaneey yarta naaago waxbadan iga waawaynyihiin familyyyyyyyyyyyyyyyyy reerxamar ahay. qaasahaaanwadajir
@jawahircabd8369
@jawahircabd8369 2 года назад
Alle ha unaxaristo 😭ajakis
@AYAANDDHOL
@AYAANDDHOL 20 дней назад
Allah ya rahmaa
@user-ev5de1tz3v
@user-ev5de1tz3v 11 месяцев назад
Allah ya raxma
@samiyare1400
@samiyare1400 4 месяца назад
Illahay haw naxariisto
@qadarabdullahi5298
@qadarabdullahi5298 2 года назад
ALAOW INAXARISO ABAHAY😭🤲
@cabdulahiaxmeda6115
@cabdulahiaxmeda6115 2 года назад
Wll
@hussenabdiqadir3931
@hussenabdiqadir3931 2 года назад
Alah ha kuu naxriisto baaba ajakis
@muzamilbudaboss3251
@muzamilbudaboss3251 2 года назад
Ilahey janatul fardos kawarabi walalkeyn ajakid
@laztkinginaapdullahi9961
@laztkinginaapdullahi9961 2 года назад
Alle haku naxariisto aabe ajakis
@nimcoamar8308
@nimcoamar8308 2 года назад
Ilahayow unaxariso
@ummuahmed3043
@ummuahmed3043 2 года назад
Allah u naxaristo ajakis Jana fardowsona allaha geyo
@ashaali9734
@ashaali9734 2 года назад
Allaha ha u naxariisto aaja 😭😭😭😭
@mediaproduction6015
@mediaproduction6015 2 года назад
Amiin Amiin Ajaa wuxuu ahaa iftiinka Xamar Cadey
@khadijosheikh6042
@khadijosheikh6042 2 года назад
Aamiin yaa raabbi
@harunabdirazaq6796
@harunabdirazaq6796 2 года назад
Aallah u naxariistoo Aamiin
@maryamaalaayaxafiidaamiin8749
@maryamaalaayaxafiidaamiin8749 2 года назад
Alow lunaxariiso yarabi
@siciidcabdi7117
@siciidcabdi7117 2 года назад
Allaha u naxariisto
@xubixubi229
@xubixubi229 3 года назад
Ajakis saxiibo yutuubkaiisheegnoh waan kukalakicinaa
@yusufuk9925
@yusufuk9925 3 года назад
Ok
@alisaleh7506
@alisaleh7506 4 месяца назад
Ajakis ilaahow kuu naxariiso
@raaxoxasan97
@raaxoxasan97 2 года назад
Allah yarxalma Aajakis
@omarkazakh6436
@omarkazakh6436 2 года назад
Allah ha unaxaristo aad baan ujeclahay duco iga mudanyahay
@liiboojo4220
@liiboojo4220 Год назад
allaha unaxriisto
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 2 года назад
Allah yaa raxma inaga waan iska qosleenaa raboow adaa xaal og🥺😥
@abdifatahmoulid
@abdifatahmoulid Год назад
Ilaahi ha uu naxariisto
@aliguleed6748
@aliguleed6748 Год назад
Ajakis hhhhhhh allaha unaxariisto
@xiska1official769
@xiska1official769 2 года назад
Alle ha unaxariisto insha allah
@cabdulqaadirmaxamed1222
@cabdulqaadirmaxamed1222 2 года назад
Alle ha unaxariisto
@bluesomaliaofficial4180
@bluesomaliaofficial4180 3 дня назад
😂😂😂😂 ilahow ku naxariiso
@aminomohamedibrahim5410
@aminomohamedibrahim5410 2 года назад
Amiin
@libanhirsi7646
@libanhirsi7646 3 года назад
Ajakis xariif sheekadan waa sarbeeb cidii aqli leh baa fahmaysa nin culus!
@ahmedrezw691
@ahmedrezw691 3 года назад
tolow qoleed buu haystaa koloy anigu ma fahmin sheekeda cid ay ku soco ama loola jeedo
@keeeypato933
@keeeypato933 2 года назад
Casiimada raaga dameerada kuuwado uu hestaaa
@hafsonuur5828
@hafsonuur5828 2 года назад
Allha ku naxariito
@osmanlyrics900
@osmanlyrics900 2 года назад
Alle ha una xariisto
@axmedcabdiqadir5436
@axmedcabdiqadir5436 2 года назад
Allaah kuu naxriisto
@abdirahman3272
@abdirahman3272 2 года назад
Ajakis alle ha u naxariisto😭😭😭
@axmedcade7
@axmedcade7 2 года назад
Wlhi ilaa iyo hada waan la murugeysnahay geeridiisa allow kuu naxariiso
@aliguleed6748
@aliguleed6748 Год назад
Kkkkkkkkk damer oo ilig loogalihaayo
@mohaaaaaa
@mohaaaaaa 2 года назад
Allahakuunaxriisto
@aliguleed6748
@aliguleed6748 Год назад
Ganey
@somali_dhalad1207
@somali_dhalad1207 2 года назад
Alla haw naxaristo
@shariifcumaribraahim7380
@shariifcumaribraahim7380 Год назад
Hhhh alow kunaxariiso
@nadiamohamed1282
@nadiamohamed1282 2 года назад
Ilaahoow janadaada ugu deeq marxuunkan
@qazqaz9339
@qazqaz9339 2 года назад
الله يرحم
@husseinyomechanel8393
@husseinyomechanel8393 3 года назад
Ajakis was Ramadan Kariim
@KINGOFRESPECT735
@KINGOFRESPECT735 Год назад
ALLAX YA RAXMA
@maawlovecalaashaan1266
@maawlovecalaashaan1266 3 года назад
Ajaaaaaaaa
@yusufuk9925
@yusufuk9925 3 года назад
Ajakis Shaactiro Badanaa Ummaa Dameerkii Majoogo kkhh😆😆😊😀
@qadrosiciid2951
@qadrosiciid2951 2 года назад
Allha unaxriisto 😭😭
@Teamtherapy
@Teamtherapy 3 года назад
😂😂😂🔥🔥
@sahroadanabdi4590
@sahroadanabdi4590 2 года назад
Allaha u naxariisto amiin
@aadanmohamed2546
@aadanmohamed2546 2 года назад
Allow u baxiiisto
@Shulaax
@Shulaax 3 года назад
Plz igu cawi premier bank nambarkoda
@user-hn7gi1uj9d
@user-hn7gi1uj9d 2 месяца назад
😂😂😂
@aliguleed6748
@aliguleed6748 2 месяца назад
Kkkkkkkkkkk
@updullahiaj9081
@updullahiaj9081 2 года назад
Ilaahaay haaku naxaaristo
@fardosoabdi4668
@fardosoabdi4668 2 года назад
😭😭😭😭😭
@daanduri4456
@daanduri4456 3 года назад
Sheeko waalan kkk
@mahadow1
@mahadow1 2 года назад
Dameer Ganeey ah 😂😂😂
@user-ls5ed6hw7s
@user-ls5ed6hw7s 2 года назад
😭😭😭😭😭😭😭😭🤲
@somalihanolato741
@somalihanolato741 2 года назад
Dhaafa ajaxis
@aliguleed6748
@aliguleed6748 2 месяца назад
Kkkkkkkkk
@bashiirmacalinmursal5117
@bashiirmacalinmursal5117 3 года назад
Hhhhh Ajakis caadi matihid m,a
@dalmarsheikhabdi728
@dalmarsheikhabdi728 3 года назад
Ajaaa 70 jir kama yara Muqaal laga duubey ee uu Riwaayad ku dhigaayey 2001 intii saas buu la ekaaaa 20 sano ka hor
@igraanaxmed6599
@igraanaxmed6599 3 года назад
AjA kis noolow wll
@fatushyare3207
@fatushyare3207 2 года назад
Allah haunaxarito amiin yarabi 🤲🤲🤲🤲💔😭😭
@fozfarah7927
@fozfarah7927 2 года назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@cabdullecumar4116
@cabdullecumar4116 2 года назад
😂😂😂😂
@fardowsacadey6353
@fardowsacadey6353 2 года назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@primierleaguelatestupdate8324
@primierleaguelatestupdate8324 2 года назад
Allah haunaxariisto
@aliguleed2938
@aliguleed2938 3 года назад
Kkkkkkkķkkkk
@realkoshin
@realkoshin 3 года назад
War Deg Deg ah Buur soconeysa Iran dembigeeda awgeed akhira ziman m.ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-afF5gVsrQYY.html
@shamsodaaud3994
@shamsodaaud3994 3 года назад
Hhhhhhhhh
@cumarcalii1004
@cumarcalii1004 3 года назад
Kkkk
@aishadahir4570
@aishadahir4570 2 года назад
My phone was
@seasead2868
@seasead2868 3 года назад
Ascajakiiswwkusalamay
@sendcali4275
@sendcali4275 Год назад
ⁿķģ⁸ďŕþýů
@dallas5609
@dallas5609 Год назад
I was laughing the whole time. Allah Yarxamu
@maxamadamiin3535
@maxamadamiin3535 10 месяцев назад
Allow u naxariiso
@camarbinmire348
@camarbinmire348 2 года назад
Allaha uu naxaristo
Далее
Siduu udhacay afduubkii ajakis 1993
15:32
Просмотров 75 тыс.
СМОТРИМ YOUTUBE В МАЙНКРАФТЕ
00:34
Просмотров 799 тыс.
Qosol iyo sheekooyin aad u xiiso badan Baraha Bulshada
10:56
ABAHAA OO KA YAABSADAY AJAKIS MASRAXA FURAN 2017
9:09
Просмотров 173 тыс.
AJAKIS IYO JEERI MAXAA KALA HAASTO QOSOL BADANAA
19:19
Просмотров 230 тыс.
SAALAXOW SHEEKO QOSOL BADAN MASKIIN MOWLA UMAQAN
10:33