Тёмный

Al Musaamix Kariim, iyo Qiso laba weji yeelatay ?!🤔 

Fatima Muna channel
Подписаться 93 тыс.
Просмотров 91 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 120   
@ummunabilakram9130
@ummunabilakram9130 3 года назад
Wlhi cafis ku wuu fiicanyahay waayo anigana hooyaday way i tuurtay oo xataa markay hooyadeed so salamayso aysan i salaami jirin oo ay oran jirtay doqontiiba meeshaa tagan . Markaan anigoo 10 jira ah aan u imi way dili jirtay dadkana ku oron jirtay taasi waa doqon . Shaqo iga tan badana way ii tiri jirtay hadana waan caawiyaa waana iska caafiyey iyadoo aan xataa ii raali gelin .
@mallikamustafa7175
@mallikamustafa7175 3 года назад
😔😔😔 sorrry xbbti
@FatimaMunachannel
@FatimaMunachannel 3 года назад
Walaalo gacalooy Allah hooyo xaqa ha tuso qalbigaaga ha ka masaxo xasuusta xanuunka badan. Adiguna wanaaga iyo baarinimada waxa aad ku helaysa liibaanta adunka iyo ta aakhiro insha Allah ❤️Mac Mac sister ❤️😘😘
@ummunabilakram9130
@ummunabilakram9130 3 года назад
@@FatimaMunachannel mahadsanid walaashay
@yusufbashiir3987
@yusufbashiir3987 3 года назад
Asc rabadan karim ilahay qer haku siyo amiin
@umaayashukri1603
@umaayashukri1603 3 года назад
Alla qalbi adagaa mailaheeda ayey saas ula dhaqmeysaa
@ifrahhersi7554
@ifrahhersi7554 3 года назад
Somalidu waa sunta harkaha durba weey kaa copy yeyen almusamix horey usoco abaayo.
@feierniemandsland7059
@feierniemandsland7059 3 года назад
Fikir aa dhamaaday walalo 🤓
@sahraabdi9699
@sahraabdi9699 3 года назад
Haa ma aragtey waan arkey. Lkn qof aan Fatima Muna aheyn iiguma baxdo
@GuwopJay2
@GuwopJay2 3 года назад
somalidu waadad yaableh walaal allaha soo hadeeyo
@mysticbeast8243
@mysticbeast8243 3 года назад
Aad iyo aad somali makala hadhan oo waa suntii hargaha waa wada copy miran
@luuleyali5171
@luuleyali5171 3 года назад
Waliba Mid Hodon online ka yidhahdo ayaa copyaaysay
@dr.kabila
@dr.kabila 3 года назад
Ilaahi hooyo somaliyeed hooyo nooga dhigay baa mahad leh alhmdulilah ❤️❤️♥️
@gutalehashi8860
@gutalehashi8860 3 года назад
Sheekadani si gaar ah ayey ani iitaababaysaa. 40 sano ayaan jiraa welina hooyadey weji uma arag intaan garaad sadey. 3 sano anoo jira ayey ayeeyo iyo awoowe iigeysey ani iyo walaalkay iga yar. Hada 12 sano meelahaas xidhiidh ayaan lahayn. Waan biilaa, waan ka warqabaa, walaashey ayaa dalkii kuhaysa. Waa qof iska xanuusan waanan udedaalaa. Runtii muddo badan ayaan ciishaysnaa. Mana rabin inaan lahadlo ama raadiyo. Waxaan dad ka aan i aqoon ku odhan jiray wey dhimatay hooyo.Sikastaba ha ahaatee, 30 sano markaan kudhawaadey ayaan ula xidhiidhay hooyo anoo ka baqaya in Allaah iigu cadhoodo hadaan xidhiidhin waayo.Waddankii 1997 ayaa iigu dambeysey. Dal uma xiiso, hooyo uma xiiso. Waxaanad ogaataan xiisaha, jacaylka iyo naxariistu waa wax lagu beero qalbiyada aadanaha .Waxaan usheegayaa hablaha Soomaaliyeed iyo wiilashaba inta kujira ama akhriyi doona qoraal kan. Xasuusnaada maah maah da tidhaah "Latuuraa Baa La Tuugaa ".Caruurta Rabbi idinka beeray ama aad dhalaysaan. Markaad la nooshihiin unaxariista,hadilina oo jacayl umuujiya. Waalidkood hadaad kala tagtaana dhiigiina hatuurina ee xaqooda siiya. Rabbi ka baqa oo cid kasta xuquuqdeeda hadduudsiyina.Ramadaan Kariim kulligiin.
@AbdiwahidWadani
@AbdiwahidWadani 3 года назад
wllkey illahey subxana watacala qalbigaga ha dajiyo hooyana maadama hada ee da thy oo xanunsan thy wlh jaanis aad janada ku gasho ayaad heysataa. hooyo xaqeedi kama soo bixin lkn kaagi ha hilmaamin oo adigu illahey dartii hooyo ugu naxariiso oo hadhigin halkii eey ku dhiktay. xiriirka hooyo aad hada la Lee dhy sii wanaaji
@gutalehashi8860
@gutalehashi8860 3 года назад
@@AbdiwahidWadani mahadsanid wllo. iinsha Allah saas ayey noqon wllo.
@iqranuur6320
@iqranuur6320 3 года назад
Kwrn ilmihi ayago calosha ku jiran la inkiry e kitabka laga maray in anu asiga dhalin e asigo dunidan iman qofka ma laga yaba inu bal ilhey kuwa kle siyo
@gutalehashi8860
@gutalehashi8860 3 года назад
@@iqranuur6320Nin ka dhashiisa inkiraya koley dembi ayuu galay. Lkn dee Allaah haddii uu wax uqoray inuu dhalo wuu dhali walaal haddaan la habaarin.
@filfilocAhmed
@filfilocAhmed 3 года назад
Wcs wll Mansha allha no soo badi insha allah 💕
@muntaas1xuseen984
@muntaas1xuseen984 3 года назад
Alloow hooyo ha cadabin intii alle siiyey yey dayicin anigana alle ha ii siiyo kuwa bariya oo an is calfano amiin amiin
@sahraabdi9699
@sahraabdi9699 3 года назад
Aamiin
@shukrihasan5765
@shukrihasan5765 3 года назад
Subxanallaah Subxanallaah waan ka naxay gabadha hoyadeed inay saas u ladhaqanto Ilaahey SWT nama tuso taaso kale
@fadumaali4556
@fadumaali4556 3 года назад
Mashaa Allaha baaraka laaha
@umiali1785
@umiali1785 3 года назад
Hoyadaas inuu iska cafiyo oo uu san wax kale ku darsan weeye. Maxaa jir khaladyo aad u xun oo badan ayay samaysay maamadu. Isagu aabe fiican buu ahaa oo inantiisii xutaa guur uga haray Mashallah. Waa aabe qaaliya!!!
@umaayashukri1603
@umaayashukri1603 3 года назад
Waa runtaa faadumo hooyadu hadii ey xuntahay gabadhuna yartahay wax badan ayaa qaldama aniga ina adeerkey ayaa yurub ka yimid gabadh yar ayuu guursaday laakiin hooyadeed ayaa aheyd qof kulul oo dabeecad qalafsan gabadhii 4 maqsin ayuu u goglay waa baxay intii uusan sedax bil maqneyn ayuu yimid waxa uu yimid aqalkii oo maran oo aan shey aalin alaab cusub ayuu soo iibiyay doorkaan walaalkiis ayaa ka socda iyo saaxiibkiis alaabtii uu soo iibiyay ayay asigoo dhowr cisho keliya jooga gabadhii yareyd rartay fadhigii jiifkii qadadii wallahi maalmahaas waan u tagnay aniga iyo gabadh kale oo walaashey ah ragii oo dhulka fadhfadhiya waxaan ku iri aaway alaabtii waxa uu igu yiri waa la raray kedib waa iska baxay hadana waa soo laabtay alaab kale ayuu dhigay waa la raray markaan wuu carooday odayaal ayey gaartay gabadha aabeheed iyo adeeradeen odayga gabadha dhalayna waan is xignaa balse hooyadu waa qolo kale odaygii waxa uu yiri wiilkaan waa laga qaldanyahay gabadhaan iyo hooyadeedna waan kari waayay tolow adiga intii muranku socday ilmo yar oo ey dhashay wey dhimatay laakiin uur ayey hadana qaaday aqal kale ayuu goglay kedib waa baxay wax yar kedib ayuu soo noqday maxaad ii dhiibatay waxa uu yiri wallahi baanan alaab danbe dhigeyn ee dhulka ayaan wada jiifeynaa kedib ilma yar ayey dhashay waxaa la gaaray in wax walba oo lagu dhibaateyn karo la sameeyo ilmihii caanihiisa sidii dhalo caano geel ah ayaa maalin walba gesac caano keen la dhahaa wax walba oo dhiba sidii uu ugu samraayay ayuu markii danbe iska furay gabadh kale ayuu guursaday alx maalina qeylo kama yeerin ilma yar ayeyna hada u heysaa kaalay iska arag marka hadii hooyo xun ey gabadh yar oo aan garaad ku filan laheyn madaxa ka qabsato waa wareer iyo dhib badan
@hooyomacaan2755
@hooyomacaan2755 3 года назад
Cajiib hoyo calool adag iyo fiican ayey ahaayeen gabadha yar waxaa laga yaabaa in loshegay ereygii ahaa mey dhimato intan iyo wax yaabo badan ooy sameysay oo ninku uusan sheegin lkn edooyinka ey ushegeen gabadha yar wlh cajiib ayey eheed wisada mahadsand walaalo faatima barnamijkaan aad ayaan uxiiseeyaa. Hore usoco Allah yaxfadak ukhti 💕💯💯👍🏻👍🏻💕🌹
@siradm
@siradm 3 года назад
Hooyo ma istaahisho ee Allaha caffiyo! jacayl dani ku jirto iska ilaaliya Allaha na ilaaliyo dhammaanteen
@mohamedyusuf2144
@mohamedyusuf2144 3 года назад
Subaxanalaha waa qiso xanuun badan oo aan la.ilaawin Karen lakin dar ilaahey inu cafiyo bay aheyd igu danbeynti Albabka.kabaxo waxdanbe kudarsan sas u rooneyd akhiradisa
@ruqiahajisalad5102
@ruqiahajisalad5102 3 года назад
Ascsw walshaay fadima xayaata see thy xalada kawarama qaali caruurtadada kawaraan haragaaysa see baad kutahaann maansha allaha adinka wadanaka hooyo jooga qaali anigaa waxaan ahaay qurbaa joogaa ilaa nudo lknnwadanaka waan tagaa lkn waxaannmaar walaba aannseexanaya ama soo oacavwaxaa qaligaayaga kuyaala wadankaayqgq ciidaayada dadakayqga iyo dhaqankaayana wacanada wllo aad baan wlhi blhi tlhi oogu xiisaay hawayana macanaayada waxaan jooga yuraab noo ducaa WLLO anigaa noo soo dacaa inuu wadanaka nabaad nagu soo nabaad galaya xataa ramadaamka waxaad maqalayasaan adanaka iyo elahadada oo dhaan aad latukanaayasaa
@roodacabdi6136
@roodacabdi6136 3 года назад
ilaahay jooj qardaaxi islaam ha ka dhigo ilaahay ayaa hanuunka leh
@maryammohamedmohamud8079
@maryammohamedmohamud8079 3 года назад
aamiin
@salmahoney5804
@salmahoney5804 3 года назад
Wll Islam Maha miya
@lulnur1150
@lulnur1150 3 года назад
Aniga😢 ayay igu dhacday arintani oo hooyaday waxan bartay anigoo 14 jira lkinse alx maanta oon aniguba hooyo ahay hooyaday❤ mcn sxb baa nahay🌹❤💙
@herohero1169
@herohero1169 3 года назад
Subxaanalaah Yaarabi Alaahu Akbar qiso yaableh
@osmanashara1214
@osmanashara1214 2 года назад
Dacwad bey leedahay maxaa kuu geeyay waxba mataqaanidee
@Ceeblacaabi
@Ceeblacaabi 3 года назад
Fatima Qadan Ku Jecliyaa Walal Qali Keep going 😍😍😍😍❤❤❤❤❤😘😘😘😘😘😘💪💪💪💪💪
@hjra.943
@hjra.943 3 года назад
Een barnamij kan abyo hodan baa ku arkey
@Fatima-qw8yj
@Fatima-qw8yj 3 года назад
Asc walalahyg qalig aah fadlan iso boqoda illaahay muurad kina haa nii sahalo inshallh walashin ayan aahee fadlan illaahay Ramadaan nabad haa nagu waad garsiyo aamin 🙏🤲
@maryamabdulkadir6277
@maryamabdulkadir6277 2 года назад
Msha allaah hbo allha noo kaa xifdyo
@sahraabdi9699
@sahraabdi9699 3 года назад
Bisinka naag masiiba ah baa ninka ku soo aadey
@gabadhqaran6402
@gabadhqaran6402 3 года назад
Hooyo maaha tani wax la cafiyan maaha💔💔
@Zahara373
@Zahara373 3 года назад
Subhanallah it’s very sad 😢 what the mother did
@halimohussein9999
@halimohussein9999 3 года назад
Masha Allah waa qiso cajiib ah...hoyodu qalbi adaga subhan Allah
@nimoadan5495
@nimoadan5495 3 года назад
jazakAllahu kheiran abayo
@sahranuura946
@sahranuura946 3 года назад
Subxaanalaah, Cuqubo ayay Qabtaa Qumayda, Mina Laahi ayay ka Fadeexoowday. I cafi ku teh, Yaahuu.
@suleimanMM
@suleimanMM 3 года назад
800k intee bey geesay mise waa laga soo celiyay lacagtaas 18 sano ka hor lacag badan ayay aheed
@susum9099
@susum9099 3 года назад
Hooyo waa qaali laakin waajibkii saaran may gudan lkn inanteedu inay cafiso ayay ahayd ax😢
@erfg2538
@erfg2538 3 года назад
Nabsigiibay aragtay
@ismailessa669
@ismailessa669 3 года назад
Luqada carabiga sifiican baad ugu hadlaysaaye ma wadamada carabtaad ku nooleed
@suwaysfarah5317
@suwaysfarah5317 3 года назад
Luuqada carabiga sida somaliga u baran adoo Somalia jooga..
@hanihassan1766
@hanihassan1766 3 года назад
Cunugta Qalad ma lahan aabaheeed ayay qancinaysay Masha Allah
@hoodoabdilahimoxadi7210
@hoodoabdilahimoxadi7210 3 года назад
Qiso yaable walahi 😭 mahadsanid habo
@haajaramohammed7368
@haajaramohammed7368 3 года назад
Ada mudan habo qali❤🤣
@hoodoabdilahimoxadi7210
@hoodoabdilahimoxadi7210 3 года назад
@@haajaramohammed7368 waraa intana Maa joogta
@haajaramohammed7368
@haajaramohammed7368 3 года назад
@@hoodoabdilahimoxadi7210 haa
@yaquub1
@yaquub1 2 года назад
😭😭😭😭😭
@yaquub1
@yaquub1 2 года назад
😭😭😭
@rahmoahmed7180
@rahmoahmed7180 3 года назад
Mashaa allh nooso badi qisoyinka al musaamax kariim
@dunxx2140
@dunxx2140 3 года назад
subxaanallah
@salmaabukar273
@salmaabukar273 3 года назад
Masha allah
@maryanhashi4273
@maryanhashi4273 3 года назад
Mansh allah walalo allah haku xifidiyo waxa tahay qof mar walabo kherka no so gudbiyo ✅🌹 guul wall Insh allah
@maanmaaltime5351
@maanmaaltime5351 3 года назад
Walal tani qof lacafinkaro ma aha acuudu bilaah
@عاشقةالقران-ر5ت
@عاشقةالقران-ر5ت 3 года назад
subxaanallaah xasbunallaah wanicmal wakiil laxwla walquwata ilaa billaah walciyaadubilaahi
@maryammohamed4294
@maryammohamed4294 3 года назад
Islaantan wan ka naxay markii hore een daawaday
@munamaxamed589
@munamaxamed589 3 года назад
Xaq ima leh in la cafiyo
@wardacabdi6542
@wardacabdi6542 3 года назад
Wn cusubahy wanen idinkiso birey 🔥❤
@mahadmoha2765
@mahadmoha2765 3 года назад
Fatima waxan ka codsan lahaa barnaamijkan kaliya inaad noo codeyso oo codka kaliya noo saartid si aan ku daawano barnaamijku sida uu usocdo iyo fal celinada la is dhaafsanayo Mahadsanid
@khaalidjamaal705
@khaalidjamaal705 3 года назад
Jorge ogolaansho maka haysataa ninka le barnaamijka hhh copy iyo somali dhoobadoodaa mel laga wada qaday
@abdiqaadirxuseen4755
@abdiqaadirxuseen4755 3 года назад
Asc fadumo muna wllo waan ku salamay wll barnaamijka noo codee
@zamdahir3513
@zamdahir3513 3 года назад
Qiso aad u cajiib badan
@saynabismail2646
@saynabismail2646 3 года назад
❤️👏👏👍maasha allaha walaalo waad mahadsantay
@abdikarimdimbil1473
@abdikarimdimbil1473 3 года назад
Iyadaba ustaad joorje ka soo qaadatee fikirkeeda ha sameyso taas baa copy la dhihine
@fadxiyamahamed169
@fadxiyamahamed169 3 года назад
M’n sha allaah❤️❤️❤️❤️
@aswaanmube6714
@aswaanmube6714 3 года назад
Haday garab qaban lahayd walahi Hormar buu gari allaa nina naagtiisa ma helo
@najmamohamud3396
@najmamohamud3396 3 года назад
mash allaha barnamijk masaabix karem noso badi wn jclhy
@nimosuleiman9493
@nimosuleiman9493 3 года назад
Hooyoba maaha tani subxanallah
@xirsicilmi9744
@xirsicilmi9744 3 года назад
Asc hooyo ilaahow janno firdowsa gee
@suwaysfarah5317
@suwaysfarah5317 3 года назад
Walalkay aniga nolosha udiiday ilaa aan jiray 13 sano ilaa yow mulhaada In lacafiyana uma qalmo Duliga xaqaygii allaha ka muujiyo 😢😢
@canabcabdi1014
@canabcabdi1014 3 года назад
Waa cajiib guurku ka fiirsashuu leeyahay subxanallah
@tatimoussa2179
@tatimoussa2179 3 года назад
Machallah nosobadi huno programmka
@umaayashukri1603
@umaayashukri1603 3 года назад
Bisinka iimaan la aa islaantu
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 3 года назад
Mashallah xbbti 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@hujuumyare1368
@hujuumyare1368 3 года назад
Wlshay wlhi channel kaan waa ku xiranahay waa channel aad iyo aad u macaan 🥰
@zeynabturksuleyman8206
@zeynabturksuleyman8206 3 года назад
Subxanalah nag mafiyo ah ya guursan jiray
@yaasinhaji6419
@yaasinhaji6419 3 года назад
Masha Allah wala,l waanka hela qaabka aad wax usogudbiso,
@dr.kabila
@dr.kabila 3 года назад
Naag xunbay ahayd wax la samaxo uma qalanto
@amaaburhaan990
@amaaburhaan990 3 года назад
Wlhi waa qiso yaab leh
@moutaindew217
@moutaindew217 3 года назад
Mashalaah walal fatima jazaka alaah qayr
@mohamedsaidmohamud5920
@mohamedsaidmohamud5920 3 года назад
Ok
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple 3 года назад
Wacaleku wasalam faatima xabiibtii 😍
@geedi1437
@geedi1437 3 года назад
guulayso wll
@ashosamatar7526
@ashosamatar7526 3 года назад
Wcks walal qaali waan kaa qaadney
@umalkhairmohamedismail4391
@umalkhairmohamedismail4391 3 года назад
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@zahrahassan1889
@zahrahassan1889 3 года назад
Asc Abaayo macaan
@xamdicabdi9459
@xamdicabdi9459 3 года назад
Asc anay igudhacday wana cafiyay hoyady ale ba mahadle
@nimaowacn7434
@nimaowacn7434 3 года назад
Walhi😢
@fardowsamohammed6566
@fardowsamohammed6566 3 года назад
Masha Allah walaal baarakallah fiiki ❤️
@halimafarah2430
@halimafarah2430 3 года назад
Hooyo xun aheed walahi subxanallah ma cafiyeen lakin aabaha aaad uficnaa masha allah
@barnijamac7285
@barnijamac7285 3 года назад
Abaayo waamad kaalad ilmoo shooco laaama imaado ee daad ayaa looga taag waa maanuu inaad shaad laa tiimaadi ilmo waad iskaa joogeso
@tekkerzcentral6943
@tekkerzcentral6943 3 года назад
Wan ku salamay monu wa Aliya masha allaha
@tekkerzcentral6943
@tekkerzcentral6943 3 года назад
💯
@aj6279
@aj6279 3 года назад
Plz muqalkaga kadhig midka yar kanklene kadhig mid wyn
Далее
Airpod Through Glass Trick! 😱 #shorts
00:19
Просмотров 647 тыс.
荧光棒的最佳玩法UP+#short #angel #clown
00:18
5 HAB OO LOO MAAMULO LACAGTA
11:25
Просмотров 73 тыс.