Тёмный

AL XAMDULILLAHWAXAAN KU ARKEY SALAATU LEYLKA 

Amino Shiiqunaa
Подписаться 17 тыс.
Просмотров 42 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

30 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 210   
@Gurey12
@Gurey12 3 месяца назад
Wallahi marwalbo aan qiyamu layl tukado waxan dareema qof walbo inu uu I jeclanaya oo I xiisenaya xitaa cadowgeyga waan isla yaaba kadib aan soo xasuusta inan xalay hilaayay dartiis u soo kacay 😢
@fatimaali-ch5ft
@fatimaali-ch5ft 3 месяца назад
Msha allh abyo
@SHUCAYBDUCAYSTE
@SHUCAYBDUCAYSTE 2 месяца назад
M.a m.a m.a sii wad wll😮
@Massive-kf4gj
@Massive-kf4gj 2 месяца назад
Haa wlhi
@barwakoabdikadir2532
@barwakoabdikadir2532 2 месяца назад
Tas ben Maaha
@Ogaalsidee
@Ogaalsidee 2 месяца назад
Thanks
@abdalleali354
@abdalleali354 3 месяца назад
Suuratul baqara iyo astaqfaartana halla tijaabiyo Insha Allah, mahadsanid ukhti sidaad noola wadaagtay arrintan.
@haa8793
@haa8793 3 месяца назад
Diinta tijabo maahan saxib wa waxsugan e yaqiinso in aad heleiso istiqfaar tijabi baqara tijabi waxaas waxaa laga dhaxlaa quus o Hadhow markaad weyso waad shakini kartaa qalbiga gacanta nogumajiro alle marku rabo ayuu gadiyaa e ilahay kubari yaqiin istiqfaarso sida adigo hada heleysid waxaad rabtid yaqiin yaqiin yaqiin
@Khaalid4220
@Khaalid4220 2 месяца назад
Diinta ilahay tijaabo ma gasho Ee wa yaqiin ,yaqiinta alle aya bixiya sxb
@abdalleali354
@abdalleali354 2 месяца назад
@@haa8793 waa runtaa dhankaas marka laga eego lkn anigu waxaan la hadlayaa dadka ilaahey u xusa si ay Alle u raaligeliyaan dabadeedna ku kalsoon baahiyahooda in Alle sidii uu khayrku kujiro ogadhigayo, ee maba ujeedo qof aduunyo uun kafakaraya waana kaas kan hadhow markii uu waayo wixii yaraa ee aduunyada ah quusanaya. Suuratul baqara iyo astaqfaar joogta ahna waa waawaynka maba fahmi karaan sirta ku jirta dad aqoontooda diimeed ay yartahay, mahadsanid.
@osamadaud9206
@osamadaud9206 3 месяца назад
صَدق مَن قال: فإذا أعياك أمرٌ وتحدّى الأمر حدّه قُم بجوف الليل سِرّاً واسأل الرحمن وَحدَه
@Saaraguled8
@Saaraguled8 2 месяца назад
Ilaahoow qiyaamuleylka noo fududee❤
@sihamfarah1156
@sihamfarah1156 Месяц назад
Ameen ❤
@farxiyafiska7650
@farxiyafiska7650 3 месяца назад
Wlll 40 qofka ducuda la qabalya iso ducaya hooyoda caafimaad ilahayo siiyo
@NimcoSagal-kl3ff
@NimcoSagal-kl3ff 2 дня назад
Dikriga aan ugu jeclahay oon caajaaib ka arkay waa xawqalada Hablahaygiiyooow kudadaala qalbiyaal لا حول ولاقوة الابالله العلي{ العظيم {
@abdullahihussein3808
@abdullahihussein3808 3 месяца назад
Jazakallahu kheiran walasheen mowduuc aad muhiim u ah aankafaaidaysanay allaha kuxifdiyo walal
@hamdihussein5231
@hamdihussein5231 3 месяца назад
Mahadsanid Abayo Wlh Wax Badan Waan Ka Arkay Qiyaamul Laylka Allah Ha Iga Dhigo Mid Daainta
@ilhan6838
@ilhan6838 3 месяца назад
Amina shequna sidan kula socday halmar kuwayey wanku walwalay walal waxa isdhahay gabadhi maxa helay
@shugrishacaniaxmed6394
@shugrishacaniaxmed6394 Месяц назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي الكريمة حللت أهلا وسهلا بك انا جديدة في قناتك ❤❤❤❤🎉🎉
@husienaadan401
@husienaadan401 3 месяца назад
با ر ك الله Macalimada waa runteyda sheikh cabdirashiid hadii aad mar welba aad dhegeysineyso Qalbigaaga waa xasilaaa
@AbdullahiAli-f6k
@AbdullahiAli-f6k 2 месяца назад
Masha allah Sh.abdirashid allah hanoo xafido waxa jirto arin arin murug igu heyso markasta oo sheydan qalbigeyga quus ku soo rido ayaan dhageystaa misane rajo hor leh ayaa igasho
@aragsanahmed-gt7dn
@aragsanahmed-gt7dn 2 месяца назад
allah waxaan ku weydinaya wll waxa jceshahy oo ku kheyr ah in uu allah ku siiyo kuuna so dhaweyo faraj kheyr leh
@AbdullahiAli-f6k
@AbdullahiAli-f6k 2 месяца назад
Aamiin dhamaateenaba insha allah wllshey​@@aragsanahmed-gt7dn
@AbdullahiAli-f6k
@AbdullahiAli-f6k 2 месяца назад
Aamiin wllshey dhamaateenaba waad mahsan thay​@@aragsanahmed-gt7dn
@hassannoorali2586
@hassannoorali2586 3 месяца назад
Guul ayan ku rajeenaya adun iyo akhiro, adiga iyo asxaabtaba inshaalah. Ilaahay hanisku keen keen jannatul firdows.
@yousufali7095
@yousufali7095 2 месяца назад
Asc wlo toobigigan aad ka uqiimaha badan iyo dacwadan sharafta leh ee aad wado aad ayad ugu mahadsantahay sifican baad ugubbinaysaa manshallah. Lkn waxan jeclaysatay inan faalo iyo talo kabixiyo lkn anigu runtii comments makadhigo public hadad aragto farintan igasowac inshallah
@faar12ali2
@faar12ali2 2 месяца назад
qalbigan kadereemay hadalkada quruxda badan rabi haku jeclado qaaliyay
@AminaMaxamed-ef4wd
@AminaMaxamed-ef4wd 3 месяца назад
Xppti😢aniga maahida uwyn Allahhna hy fudaydiyo Ina soo ducee in ii sahlo riyadyda ugu qurixda badn😢❤wan sugaaa alhhna hayla garab galo😢😢
@ayanmohamed2357
@ayanmohamed2357 3 месяца назад
Asc aminay ilahay hakuxifdiyo quruxey ❤ wad dhudhubate m.a
@MascuudJimale
@MascuudJimale Месяц назад
aamina waa gabadhaa ee illaaheey sabab uga dhigay inan dunida nabad uga noolaado mar labaad illaahoow ku dhoowr abaayo waxaan ku faa iday qisooyinkeedii albaqra
@libantahlilsalat
@libantahlilsalat 3 месяца назад
❤ masha allh. Wlahi wan lacajabay. Sida aad inogutilmamtay salatu laylka.& ducada. Baqara , allj kubarakeyo walshey amina.
@hooyasharaf
@hooyasharaf Месяц назад
Masha Allah xabibti shukran❤
@zackmohali9468
@zackmohali9468 3 месяца назад
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar
@mohamedmohamud9691
@mohamedmohamud9691 2 месяца назад
Jazzakallahu khayran wll aad iyo aad yaad u mahadsantahay. Never seen a lady Sheikha like you. Mashallah!!!
@MaryamaAbdulahi-er5ug
@MaryamaAbdulahi-er5ug 19 дней назад
Wllhi wa ilmey🥹🥹🥹
@idilidil7744
@idilidil7744 3 месяца назад
Shukran walal
@abdulahiise1119
@abdulahiise1119 3 месяца назад
اختي العزيزة جزاك الله خيرا واحسن الله اليك
@Muktafiabillah11
@Muktafiabillah11 3 месяца назад
بارك الله فيك اختي
@haldhaaabdi2158
@haldhaaabdi2158 3 месяца назад
Mashllh sister well come back ❤
@aminoshiiqunaa
@aminoshiiqunaa 3 месяца назад
Inshaa Allah isoo duceeya
@haldhaaabdi2158
@haldhaaabdi2158 3 месяца назад
@@aminoshiiqunaa Alle culeeska hakaaqaado muraadkagana Alle hakuu sahlo abaayo, anigana isooducee muraad baan leeyahaye😍
@maankaali4239
@maankaali4239 2 месяца назад
Meeqo saac baa ladugadaa ❤
@حميراءعبدالله
@حميراءعبدالله 2 месяца назад
2: habiinimo ayaaa aad ufiicn wall
@farxiyoaxmedxaashi7440
@farxiyoaxmedxaashi7440 3 месяца назад
Masha allah tabarakallah shukran xabiibti jassaakallaahu hkeyr
@hodansheikh8743
@hodansheikh8743 3 месяца назад
M.a
@FaadumCali
@FaadumCali 3 месяца назад
Mnsha allaah abyo illahay haku xafido noosoo badi noo soo alle bariga iyo ducada 🥰
@ayaanburhan5966
@ayaanburhan5966 3 месяца назад
Jasakllaah janatul firdaws
@aminasheikh2481
@aminasheikh2481 3 месяца назад
Noo soo noqo quruxeey❤
@ConfusedNorthernLights-dr9wo
@ConfusedNorthernLights-dr9wo Месяц назад
👍👍💞💞💞💞💞💞💞
@alhudaquraancenter1635
@alhudaquraancenter1635 3 месяца назад
Asc .... Aamino wll waxaan rabay inaan kula wadaago arin muhiima may dhaafi kartaa meel aan kala soo xidhiidho....mahadsanid
@Khayr120
@Khayr120 3 месяца назад
Aniga iisheeg wll
@aminoshiiqunaa
@aminoshiiqunaa 2 месяца назад
Walaal Facebook ga iga soo wac
@giamilabosir8789
@giamilabosir8789 3 месяца назад
MASHA ALLAH, ALLAH ku xifdiyo, Muradkaadana DEG DEG ALLAHA KU SIIYO MACANTO ANNSGANA DIFOO KALE
@hawoahmed1093
@hawoahmed1093 3 месяца назад
جزاك الله خيرا ❤❤❤❤❤
@RahmaAhmed-ie3yy
@RahmaAhmed-ie3yy 3 месяца назад
Rabbi yadaf murada ke sif ha gutuu habibtii
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 3 месяца назад
Lipstick wll iska dhaaf waa hadey indhaheygu saxan yihiin.
@أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب
@أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب 3 месяца назад
جزاك اللّه خير الجزاء يا أختاه الله يحفظك ويسعدك ويعطيك العافية .
@cumarcabaaye856
@cumarcabaaye856 3 месяца назад
Qof walpa arimahiiza alle haufududeeya walalayaal aan isu ducayno❤🙏🤝
@AishaRashid-bh5sy
@AishaRashid-bh5sy 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@juweriaismail4065
@juweriaismail4065 2 месяца назад
Waan u takan jiray hada ma tukado ilaa laba week isoo duceeya in ilaahay I fududeeyo sirtu nolosha waa qiyamulayl❤
@halimohassan8471
@halimohassan8471 3 месяца назад
Masha allah allha kuxifdiyo walaal qaali
@saxarlajama6499
@saxarlajama6499 3 месяца назад
Abaayo maasha Allah,jazaakumu laah kheyran kheyr badan baan kaa faaiidey ,Allaha kuu sahla amuurahaado dhan waxaad jeceshay oo janada u horeessno ha ku siiyo❤
@fatma23muxyadin79
@fatma23muxyadin79 2 месяца назад
horay usoco abayo ❤
@MahatMohamed-kc3lx
@MahatMohamed-kc3lx 3 месяца назад
Jazakallaahuwall....
@sowdafarah181
@sowdafarah181 3 месяца назад
Asc aaminooy xakee ku maqneet waayo badan waa kuu xiisnay ❤
@hamdiali2033
@hamdiali2033 3 месяца назад
Maasha alah tabaarakalah xabiibatii Albi aamina cadeey qaaliyatii wan kuu xiisay subacaagii codka qurxoonaa abaayo alaha Ku xifdiyo adiga iyo famligaaga
@aminoshiiqunaa
@aminoshiiqunaa 2 месяца назад
Xamdiyeey qurux badan aniga xataa waan idin xiisey
@hassannoorali2586
@hassannoorali2586 3 месяца назад
Amiii❤🎉🎉.
@shaaficiwarsame8813
@shaaficiwarsame8813 3 месяца назад
M. Alle haku xiftiyo 2 daaroodba
@Liyan710
@Liyan710 3 месяца назад
Abayo isoo duceya inu Alle igu arsaqo owlad salix ah wali hooyo ma noqon
@CashoAbdi-i3f
@CashoAbdi-i3f 2 месяца назад
Abaayo ilhey ha ku siiyo❤
@sowdafarah181
@sowdafarah181 3 месяца назад
Waa kaa sugeenaa inaa nooga sheeso anakana waa ku la farxi doonaa
@Deqoliban2023-xe1yj
@Deqoliban2023-xe1yj 3 месяца назад
Ascww abayo masha Allah abayo masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah
@sgyuytew
@sgyuytew 2 месяца назад
صلى الله عليه وسلم
@fatma23muxyadin79
@fatma23muxyadin79 2 месяца назад
mansha allah
@zaytuunmohamed9620
@zaytuunmohamed9620 2 месяца назад
Plz anqh isoo boqo xbbti SIMAN MAXAMED CHANNEL
@MohamedNoormohamed-lc4rg
@MohamedNoormohamed-lc4rg 3 месяца назад
Diintena suban waxey kuso biyo shubate un in aduunyo un wx loga hello war akhiradina hagajiya waxa iyo wx kabdan wad kuheleysane
@sapnaaabdidahir2209
@sapnaaabdidahir2209 3 месяца назад
Aniga waxaan doonayaa inaan qur,aanka xifdiyo weyna ii suurta gali la,dahy markaan is iraahdo bilow oon dhexda sii maraa intiii dambaa iga lunta kadib waan kaniyad jabaa hddana dib baan usoo celiyaaa culeys aad uweyn baab iga fuula😢 plz talo isiiya waa dhibanhy walaalahey😢
@Shacni04
@Shacni04 2 месяца назад
Abayo ha isku badin inta xifdineyso aniga waxan malin walba xifdiya hal boog xiliga salada subax kadibna salada marka tukaneyso ku tuko booga ad xifdisay malin walba sida same kama cajiseysid
@fatma23muxyadin79
@fatma23muxyadin79 2 месяца назад
shukran abayo
@saafihaji7383
@saafihaji7383 Месяц назад
Abayo wan kusalaamay mida kale waxan kaa codsanayaa inaad nala wadaagto suurat Yaasiin iyo inta ugu fiican tiro laga aqriyo dadka qaar 7 jeer hal fadhi ku aqriyaan dadne 4 ama 3 jeer inta ugu fiican nala wadaag waa codsi Allaah ku barakeeyo ❤
@muniirahassan664
@muniirahassan664 3 месяца назад
Masha allah walashey allah naga yeelo ahlo dikri
@MahdiabdiSharebbb
@MahdiabdiSharebbb 3 месяца назад
Lamabarkaa abyo
@HiboSaalax-j9u
@HiboSaalax-j9u 2 месяца назад
Ilahow inoo fududee qiyamu leylka yarabi yaaraxmn
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 2 месяца назад
M.a wll Run ayaad sheegtay allaha kuxifdiyo ❤❤❤
@Simane2233
@Simane2233 2 месяца назад
Isoo duceya wllayal arin aa leyehe in ilahey ii fududeeyo😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Eng.Amiir.
@Eng.Amiir. 2 месяца назад
Waa Markii igu horeesay oo an arko qof dumar ah oo sheikhad ah oo RU-vidr ah masha Allah Guulayso wll.
@AishaRashid-bh5sy
@AishaRashid-bh5sy 2 месяца назад
Xabibitii waan ku raba luuqa
@abdelkadirjorginho
@abdelkadirjorginho 3 месяца назад
mahadssanid habo
@Jazmine-j7n
@Jazmine-j7n Месяц назад
SHUKran abyo qurux bdneey❤❤❤🙏🙏🙏🙏
@MUMTAZSEID-t1w
@MUMTAZSEID-t1w 3 месяца назад
Amina qali
@Massive-kf4gj
@Massive-kf4gj 2 месяца назад
M.a abyo illahi hainowadhafudhudheyo
@AtiqaD328
@AtiqaD328 3 месяца назад
Asc aqyarta walashen khayr ilaahay ha siiyo lkn suratu yasin waxay la mid thy suradaha kale ee quranka suratu baqar Rasulken scw aya naga la dardarmy ee sas u ogada hda rabtid fadliga ku so aroore suradaha tafsirka ka dhageysta sa u kala baratan wabilaaahi towfiq
@abdulahinuraaya6709
@abdulahinuraaya6709 3 месяца назад
Jizaakumulaah qayr @@
@osobabdalla8208
@osobabdalla8208 3 месяца назад
Masha Allah.
@iqrashabiin1271
@iqrashabiin1271 3 месяца назад
Ilahow ifududee iga dhig mid mar walbo tukato 🥲🤲🏻🤲🏻
@Zamiaahmed221
@Zamiaahmed221 2 месяца назад
Ustad meymun odawa ma lagu dhaha wa isku cod egtihine
@fatimacadey806
@fatimacadey806 3 месяца назад
اللهم آمين يارب
@shukriidle4732
@shukriidle4732 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤abayo qer alaha haku siiyo
@Saharaaftin
@Saharaaftin 3 месяца назад
Masha allah abayo you lost long times may Allah grant you long life with ibaada 🤲
@maymuunmaxamed8807
@maymuunmaxamed8807 2 месяца назад
Ilaahow naxariistada nagu wafaji yaa Allaah ❤❤❤❤ jisaakallah cadey
@ju4965
@ju4965 2 месяца назад
Masha Allah abaayo ❤
@Sacdiyaabdiazizmahamud-po1rm
@Sacdiyaabdiazizmahamud-po1rm 2 месяца назад
Illhey janooyinkisa hanagu kulmiyo intii kheyrka jecel raxmadiisa iyo jaceylkiisa hanagu arsaaqo ❤
@aragsanahmed-gt7dn
@aragsanahmed-gt7dn 2 месяца назад
allahuma aamiin yaa rabi
@FarxiyaMaxamed-m6u
@FarxiyaMaxamed-m6u 3 месяца назад
Walalayaal waxan idinka cod sanaya iso duceeya in Allah subxanahu wata caala ifidudeyo salatu layl ina fududeye muradadayda yaarabi ifudude muradayda 😢❤
@FarhanAbdikadir-v8n
@FarhanAbdikadir-v8n 2 месяца назад
Manshallah cajiib weyaan qiyamuleyl
@farxaanxaashi3042
@farxaanxaashi3042 2 месяца назад
Masha Allah wll Allah ku barakeyo❤❤❤
@sucaadabdullahiali6127
@sucaadabdullahiali6127 2 месяца назад
Masha allah Ani wn bilaabe waxa darema daganashiyo Farxad
@AyaanCaydiid-rp5yg
@AyaanCaydiid-rp5yg 3 месяца назад
Qisadi albaqra an noso day jirtay wn fadnay markale no bilaw wll
@HaabiilLove
@HaabiilLove 2 месяца назад
Masha allah walal first time aan ku daawaday❤
@khaalidkheyre2513
@khaalidkheyre2513 3 месяца назад
جزاك الله خير الجزاء
@Liyan710
@Liyan710 3 месяца назад
Allow noo sahal umuraha Amen
@AsmaAbokor-r2p
@AsmaAbokor-r2p 3 месяца назад
Masha allh wll wanaga ayan kugu jecladay ilaahay dartii ayan kuu jeclay aaminay ❤❤❤ halkee kala soo xidhiidhaa wll kharka aynu isla faafinee
@rahmahussein7956
@rahmahussein7956 Месяц назад
M.a shukran😊
@AraksanIdleh
@AraksanIdleh Месяц назад
Machallah Amin
@MohamedNoormohamed-lc4rg
@MohamedNoormohamed-lc4rg 3 месяца назад
Abaayo tabliiq maa kuqabo sida yaqiinta iyo kalsoni rabi ayaga aya kufican😊😊😊
@fartunmohamedmuhumed6163
@fartunmohamedmuhumed6163 2 месяца назад
jazakallahu kheyral jazaa abayo❤
@امعبدالله-و5ف6م
@امعبدالله-و5ف6م 3 месяца назад
Haweenow kabaxa intaraneytka rabi kacabsada
@islamicquranchannel2909
@islamicquranchannel2909 2 месяца назад
❤❤❤❤❤ احبك اختي
@faafumodiidii3851
@faafumodiidii3851 2 месяца назад
mashaAllah❤❤
@LeyloCabdi-b5w
@LeyloCabdi-b5w 2 месяца назад
Mash alah ❤❤❤
Далее
SUURATUL BAQRAH MAXAN U AQRINAAYA MAXAAN KA HELAA
27:22
CABSIDA AYUU ILAAH IGA QAADEY SALIGA NABIGA CSW
25:03
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
Дикий Бармалей разозлил всех!
01:00
ТАРАКАН
00:38
Просмотров 1,6 млн
Raadka Ducada ay ku Leedahay Qofka I Ustaada Xamda Xuseen
1:36:59
SUURATUL BAQARAH CAJIIB QISA LAYAAB LEY
23:02
Просмотров 31 тыс.
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45